QISA TIME | CAAFIMADKA DHIMIRKA | SOMALI AND MENTAL HEALTH | Naz Ahmed

  Рет қаралды 39,083

Naz Ahmed

Naz Ahmed

2 жыл бұрын

#somalihoyo #somalinutritionist #motherhood #weightloss #bossmom
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
- Amazon Storefront with all of the products in this video:
www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
- www.kitchenstuffplus.com/home...
- Stool chairs: go.magik.ly/ml/16d6g/
- Couch: go.magik.ly/ml/14djo/
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblends.com/discount/...
Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
/ @nazaxmed
CONNECT WITH ME!
♡ Instagram: Naz_nutritionist
♡ Facebook: Naz Ahmed
♡ FB page: Own_ur_health
♡ Snapchat: nastehoas
BUSINESS INQUIRIES ONLY
healthwithnaz@gmail.com
===================================
===================================
FAVOURITE PRODUCTS
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblends.com/discount/...
DEODORANT :
- Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
adamaminerals.idevaffiliate.c...
TECH I USE
Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
Lighting?
Natural Lighting
OR
2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Пікірлер: 240
@NazAxmed
@NazAxmed 2 жыл бұрын
ADIGUNA QISADAADA AMA sheekadaada hoos ku qor FLADAN! - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc - Matcha Powder and 30 days detox tea: If you want to get the matcha superfood green here is the link: USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/NAZ15 or NAZ20 for 20% off (minimum 40$) www.teamiblends.com/discount/NAZ20 - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
@fosiamuse6828
@fosiamuse6828 2 жыл бұрын
Wllo ka soo hadal noocyada dipration
@jamaahmed6316
@jamaahmed6316 2 жыл бұрын
Walaashy I tanso I have same thing please can I get your number where I can contact you
@sophiaahmed9991
@sophiaahmed9991 2 жыл бұрын
So baadi wan u bahanahay
@nhjjcadey930
@nhjjcadey930 2 жыл бұрын
Asc wll aniga walwal badan Isku argay marka dhalay 8bil ihayaa wax ma qabsan karo niyada dhimasho iga jirto waa iska ooya anoo qofna wax ika sameyn qof caburan ahy timihii waa ika dadanaa jirkana xanun cules kadaremaa iftiinka waa udhibaaa mugdi lee inaa kujiro iska rabaa hada diprishin miya
@peacefulmind7745
@peacefulmind7745 2 жыл бұрын
@@nhjjcadey930 Asc walaal ku dadaal saliga nabiga abaayo inchallah u niyo in Allah sub Hana wataala kaaga qaado kurbada. Ilahay ha kaa qaado Aamiin
@munadheerey3463
@munadheerey3463 2 жыл бұрын
Asc , women's health: expectations of being a woman are very high among us Somalis. that we forget that we take care of ourselves. The topic you are talking about. very important whether they were caused by pressure from work, school or people around us. Burnout is a form of depression. Thanks you sister and more videos like this about mental health of women
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 2 жыл бұрын
Abayo quraanka aqri iyo ducada inshaallaah waa guulaysan caafimadka allaaha ayaa haya marka waxa aqrisaa ducadaan سبحان الله الحمدلله ا االله اکبر
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Sax qoraalka is the best saasan uqora me too 10 year's buugtane waan qariya ani waxa walwalku igu abuuri jiray way wada dhaceen intii ubadnayd saan ugu fikiray but salaadan badsan jiray iyo hurdada badan inaan shir shir banaanka ubaxo waxa soo cuno salon every one month aan mar tago waxa rabo soo samaysto 10 year's waxa qoray xasuusa naftayda waan gubay markay bateen 2014 igu danbaysay 2015 waxa bilaabay happy strong life walwal badan ima hayn waan ka nastay
@koko83115
@koko83115 2 жыл бұрын
Abayo maskaxda wa xibin ka midka xibnaha ilahay siiyay oo abuurkisa ah ma fahmaan somalida inay maskaxdu xanunsan karto side xubnaha kale u xnnsadan mrka dadka qaar somalida jaahil nimo way dhaaftay caqligodu ha u bixin ana kaa ku fahmayna oo i so martay xanunkaas kana raysay hore u soco qaali 👏👏🌹❤️
@hibofarah7774
@hibofarah7774 2 жыл бұрын
Asc maamo waanu kaa faaiideysaney Waana waxa fiican waayo dhulkan aynu nimi ayaaba ah depressing, waa casharo fiicane noo soo badi waan u baahanahaye, waxyaabihii horena waab aye na cajabiyesey Abaalkaaga alle ayaad ka heleysaa Inshallaa.
@ummuamiira1575
@ummuamiira1575 2 жыл бұрын
No so badi walaal waa u bahanaheye wax badan aya ka faidey alle haka abalmariyo🌹👍🙏
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Your Somali has improved exponentially. Bravo good on you 👏
@hakh5277
@hakh5277 2 жыл бұрын
MashAllah thanks for sharing this with us. MAY Allah bless you and ease everything for you and your beautiful family 😘😘 And for the news yes you r right since the pandemic we shut down tvs 📺 and devices
@hamdisalah4427
@hamdisalah4427 2 жыл бұрын
Masha Allah, very useful video. Thank you for sharing with us
@hodahassan3889
@hodahassan3889 2 жыл бұрын
Mansh Allah Naz I love it. if you can, we wanna more about this. Also I take lessons about it. " noloshaadu waa sidaad ka dhigato" beautiful
@rachou3460
@rachou3460 2 жыл бұрын
Macha Allah ma chérie tu es tellement instruite ! More vidéos plz. ❤️
@Iftiin501
@Iftiin501 2 жыл бұрын
Masha allah sis this is very amazing video May Allah reward you.
@hodanm33
@hodanm33 2 жыл бұрын
Very helpful and informative. More videos on this topic please. Khair Allaha ku siiyo. Glad your over that hard phase alhamdulilah. Beautiful family 😍
@adonti-alle4634
@adonti-alle4634 2 жыл бұрын
Masha Allah habibti noso badi vedio o kle 💖💖
@wardaalifarah9655
@wardaalifarah9655 2 жыл бұрын
Maasha allah wll Nas Ahmed thanks 🙏
@yaskay7393
@yaskay7393 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay in aad nala wadagtay ❤️🥰 daad badaan baa ka faaideysanaya video 👏🏼👏🏼❤️❤️
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
Soo badi walal. We need more video like this one
@HSH20233
@HSH20233 2 жыл бұрын
I got depressed two times . I did all tests everything was negative. One was burnout and the other was reasons. I am from fine now Alhamdulilah . Both times didn’t know it was depression but after I did a lot of research, I got to know it was depression.
@nabihaabdillahiatteyeh2334
@nabihaabdillahiatteyeh2334 2 жыл бұрын
Machallah Naz hun j'aime bien te idées tu touches de points important
@ikramabsieh2803
@ikramabsieh2803 2 жыл бұрын
C'est vraiment important ce point et surtout j'attends avec impatience vos prochains vidéo sur les personnes toxiques et autres éléments. Merci bcp pour ce beau témoignage
@jannahourdream3861
@jannahourdream3861 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah janagasho duca qabto la meilleure descroyante sisters in allah forever may allah swt grant you firdaws andyour beautiful family 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@amalmoha6519
@amalmoha6519 2 жыл бұрын
My sis actually you are honesty girl keep going
@ibadoilmi6354
@ibadoilmi6354 2 жыл бұрын
Maasha allaah run bäasheetey
@Itsnoteasssy
@Itsnoteasssy 2 жыл бұрын
Waa runtaa. hun! I praise you for your vulnerability thank you for sharing your experiences!
@arafomohamed5917
@arafomohamed5917 2 жыл бұрын
Merci, pour ce sujet car c'est intéressant
@rolaothman7700
@rolaothman7700 2 жыл бұрын
Masha alah naz if you can we wanna more about this 💜
@Mohamedxamze
@Mohamedxamze 2 жыл бұрын
Walaalo walahay waan ku support garee I really agree dear sister i get you motivation for you yeah i will wait the next video for the toxic people
@nimoalin5241
@nimoalin5241 2 жыл бұрын
Masha allah naz I love ❤ you sister keep going. And more qiso like this sis
@hopeanddream5813
@hopeanddream5813 2 жыл бұрын
I am so proud of you Nasteexo Ahmed. I love watching your video and I really like it all. Specially QISA Time Video. You video is going to help alot people who is dealing with Mental Health. Thank you Nasteexo, I would love to share my store with you inshallah.......Thanks again.
@annaahmed2564
@annaahmed2564 2 жыл бұрын
AZ that is very helpful tips waa wax loo bahanyahay in la isku guubabiyo wax fiican weeye .somalida kama hadasho wax yaabahaa oo kale,balse waa loo bahanyahay very serious xanuun ah weeye thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work. Guubaabinta waa wax fiican weeye. Thank sis.
@zaragold1058
@zaragold1058 2 жыл бұрын
Mansha Allah Nasteha Illahay ha ku xafido walaal Aad iyo aad baan kaaga mahad celinaya sida quruxda badan eed noola qaybsatay sheekadaada
@guletizmail8349
@guletizmail8349 2 жыл бұрын
Mnshallah wll wax wanagsan ka hadashay🥰
@drmaryan8832
@drmaryan8832 2 жыл бұрын
Dear naz thanks We need your experience Plz make us more video about anxiety and depression الله يحفظك ويعينك
@abdiasis2428
@abdiasis2428 2 жыл бұрын
Maasha Allah walalo waa barnaamij aad uqurux badan, please noo soo badi walalo nasteexo ahmed❤❤❤🙏🙏🙏🙏😥😥😥😥😭😭😭😭
@leilania.khalif113
@leilania.khalif113 2 жыл бұрын
Thank you sister for sharing with us. Please share with us the breathing techniques
@fatumaali9758
@fatumaali9758 2 жыл бұрын
Dear Naz You are doing a very good job for our community. Good luck and all the best, Dr Fatuma Skek Ali
@dalmarmohamed8849
@dalmarmohamed8849 2 жыл бұрын
Omg I have anxiety series Naz
@hanaabdi798
@hanaabdi798 2 жыл бұрын
Hi Sis: I will like to watch more videos like this.... thanks
@-hannei-mztve8147
@-hannei-mztve8147 2 жыл бұрын
NasteeHo You Are Ma Favour manzha allah .waxad Mooda Inay Aniga Iga Sheekaynayso .💥
@bellamoha446
@bellamoha446 2 жыл бұрын
Mashaallah wllo wa wax faa'ido noo ah no so badi
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 2 жыл бұрын
Masha Allah thanks nastexo
@anabdaher9795
@anabdaher9795 2 жыл бұрын
Masha Allah Naz, très beau témoignage, tt a fait d accord, la dépression existe mais tant que les africains ne la reconnaisse ps, tant k ca reste tabou, c est sûre k ns n avancerons ds rien. C est sûre k MM 98% des somaliens St en depresse. K Allah ns sorte de l ignorance, amiinnn😘😘
@xayaatkef7425
@xayaatkef7425 2 жыл бұрын
Nasteexo more casharadan wlloh alle ha ku xafido😘
@goodidea3403
@goodidea3403 2 жыл бұрын
Nosu badi wll mahadsanid waanu ka faaidne mashalah
@fahm3d88
@fahm3d88 2 жыл бұрын
Allaha kuusiyaadiyo caafimaadkaaga allaha kuxafido noloshaada kahadhay
@aminafarah7012
@aminafarah7012 2 жыл бұрын
Thank you very much, sister, You always bring a very good topic. please do a breathing exercise video and more videos about mental health. Keep up the good work, much love 😘🌺🌺🌹❤️❤️
@naciimacawil2599
@naciimacawil2599 2 жыл бұрын
mash alh abyo naz cadey
@ifraaxcabdi9013
@ifraaxcabdi9013 2 жыл бұрын
Maansha allaha walaalo mcn waxaan ahay dadka kugu xiran illahay haku siyaadiyo noloshada quruxda badan qof kata oo noolna intuu noolaa wax yaabo badan buu soo arkey lakiin dadkeenu ma soo gudbiyaan intooda badan noosii wad wax badan baan kaa faaideysanaa ku noolow farxad iyo caafimaad Adi iyo reerkaaga ❤❤❤
@diijainaadeer9838
@diijainaadeer9838 2 жыл бұрын
Jzkl qeyran for sharing Walaal
@NasriinOfficialVideos
@NasriinOfficialVideos 2 жыл бұрын
Masha Allah waa ka helay wllo ee no soo badi
@sihaamomarqaanax4989
@sihaamomarqaanax4989 2 жыл бұрын
Thank u sis I saw all of that u said may be I am in depression but 'm not sure so try to increase these videos
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 2 жыл бұрын
Naz Ahmed your’e my Teacher 👩‍🏫 caouse I have learned many things that can happen to you in life Thank you Queen 👸🙏🏾
@ismalura7314
@ismalura7314 2 жыл бұрын
Mansha alleh wan ku jecelahay sister
@thegalabs
@thegalabs Жыл бұрын
Maasha allah naz ahmed walal waad ku mahadsan tahay vediogan... its very informative walahi .. thanks you walal. We appreciated
@ifrahibrahim5788
@ifrahibrahim5788 2 жыл бұрын
Nooga sheekeey abaayo thanks ☺️💗
@hodoali5714
@hodoali5714 8 ай бұрын
Jazak allhu khayr wlo qali ❤
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 2 жыл бұрын
Thanks abayo wlhi waxaa badan ayaa kaa faaid malin ma dhicin video aad soo dhigto oo waxaa ka faaid thanks kun keer
@maryanmohamed431
@maryanmohamed431 2 жыл бұрын
Aniguu I hayaa ii soo duceeyo qofkaan ku dhahay xanuun ayaa ihaayo waxay iigu jawaabaan adigoo quraanka dhigaayo maxaa kugu .duceyso only my husband understand and supporting me alhamdililah
@nihaanmohammed745
@nihaanmohammed745 2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo
@foos81
@foos81 2 жыл бұрын
Asc beutiful story masha allah👌👍
@umumohammed7813
@umumohammed7813 2 жыл бұрын
Waxaan rabnaa wax badan oo tan ah. ❤️❤️
@fatimaabdi4011
@fatimaabdi4011 2 жыл бұрын
Yes imamku gacanta Rabi buu kujiraa qofna ma qiyaasi karo
@cabdalamuqtar3336
@cabdalamuqtar3336 2 жыл бұрын
Prophet Mohammed (scw) He got even Depression because of the revelation did not send To him within sex months. That is way he worried too much he said to him self. ALLAH will not trust any more. Then Allah reveled surat Ad-dhuha which against die Depression. I want to tel people who say If you depresse that means your Iman is weak. That means you don't know your Religion.
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 2 жыл бұрын
Naz thanks you sister waa noo hadashaa.
@fatoumaaboubaker7875
@fatoumaaboubaker7875 Жыл бұрын
Huno am.suffering of anxiety issue as well and chronical depression. You are not Alone huno May Allah Dhul Al Jalali Wal Ikram heal us all.
@hakimabeautyabdi9433
@hakimabeautyabdi9433 2 жыл бұрын
Macha Allah tabarakallah très intéressant huno sa m'arrive souvent
@sagalahmed367
@sagalahmed367 2 жыл бұрын
Naz habo xagaan kaala soo xiriiraa
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso alle ha caafiyo umada intii xanuunsan
@monayasin7995
@monayasin7995 2 жыл бұрын
Masha allah wll noo soo badi casharadaan
@AmiraAhmed-gb8sh
@AmiraAhmed-gb8sh 2 жыл бұрын
I like your honesty dear💖 Somali people don't believe those things, but it's a real thing.
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 жыл бұрын
Maansh allah maansh allah keep going abaayo
@maryannoor6730
@maryannoor6730 2 жыл бұрын
Sax my sis allha kuxafido ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fatumaosman7736
@fatumaosman7736 8 ай бұрын
Asc shukran neefiga inaan arkan rabaa Insha Allah
@ummaryam1
@ummaryam1 2 жыл бұрын
Mansha’allah sis thanks for sharing your story. You are my favorite KZfaqr. You are authentic and real. May Allah bless you.
@NazAxmed
@NazAxmed 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@AbdulAli-bl5lo
@AbdulAli-bl5lo 2 жыл бұрын
Masha allah sis 🙏
@filsanmaxamed1498
@filsanmaxamed1498 2 жыл бұрын
way ku mahadsanthy qisada aad nala wadagty lkn wll marka somali ku hadlayso ingishka iska yare somali ayd wax u gudbinaysa gulayso huno qli❤❤❤❤
@kbpost6947
@kbpost6947 2 жыл бұрын
video aad u fiican weeye
@mankaboy3955
@mankaboy3955 2 жыл бұрын
Ilahay hana wada cafiyo alle of them
@cookingwithnuurta8576
@cookingwithnuurta8576 2 жыл бұрын
Masha allah keep going 👍
@azmamahamud9078
@azmamahamud9078 2 жыл бұрын
Soo badi wll naz kuwa noocana
@fadumoali8301
@fadumoali8301 2 жыл бұрын
Bring more naz
@marianali9559
@marianali9559 2 жыл бұрын
Good girl Naz waan kaa faaideysaneynaa noo soo badi.
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 2 жыл бұрын
piz sister so badi wn u baahanahye sbbto ah dhalinta somalida inta badna iygaa is dhiba
@nestehamohame
@nestehamohame 2 жыл бұрын
Thank you so much sister
@YasminOmar-yt9pb
@YasminOmar-yt9pb Жыл бұрын
Huno j’ai eu le même problème Allhadouhiallah que dieu nous protège ma sœur
@saidaomar7486
@saidaomar7486 Жыл бұрын
Daawo ma isticmaashey ever wll
@xamdidahir3448
@xamdidahir3448 2 жыл бұрын
Soo badi abyo nastexa
@koko83115
@koko83115 2 жыл бұрын
Masha allaah abayo 😍😍
@hanaabdi1527
@hanaabdi1527 2 жыл бұрын
Masha allah i love it
@deqamohammed3128
@deqamohammed3128 2 жыл бұрын
Waa run iimaanka alle ayaa og. Somalidu waxay taqaan il iyo jini iyo khurafaad. Xanuunadan jira ma aaminsanaba. Siiba ahaan gabadha umusha ah baa u nugul.
@sucdimahamed6637
@sucdimahamed6637 2 ай бұрын
Masha Allah abyo thanks marka hore marka kale halkee kala soo xariiraaa waxaa rabaa inaa i caawiso haday macquul tahay
@hibohussein1518
@hibohussein1518 Жыл бұрын
Thank you abaayo for sharing.
@hamdiayusuf3229
@hamdiayusuf3229 2 жыл бұрын
Masha allah ❤️❤️
@hakimabeautyabdi9433
@hakimabeautyabdi9433 2 жыл бұрын
Naz je vlais savoir si antidépresseur ont de fait secondaire dsn l prochain vidéo
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Nasteexo ilaahay haku xifdiyo xbbti waan ku jeclahay wallaahi ilaahay dartii wax badan baa ii kordhisaa markasta oo aan ku daawado. Aniga depression monthly ah baa igu dhaca markaasna threpy geyga waan aqaanaa mana ahan kiniin iyo dhaqtar toona waxa aan sameeyaa routine keyga ayaan qurxiyaa sidii horena wax baan ka bedelaa. Waan dhibsadaa inla ila hadlo iyo ina todobaadkaas cuno karis iyo hawl la iga sugo todobaadkaas naftayda ayaan siiyaa. In badan baan research gareeyey menstrual cramps markastana wax aanan markii hore ka ogeyn baan ka ogaadaa.
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 2 жыл бұрын
Asc abayo, waku mahadsantahay inaa ka hadashay mowduuc ee soomalidu u yaqaanan waali, ama iimaan yari, ani dhowr mar aan depresion galay waxan wayay qaab aan uga dhaadhiciyo dadka ii dhaw inaan psychiatrist ha u tago, ugu danbeyn Anaxiety markan garay oo xaladeyda halis sii noqotay waxan go’an ku gaaray inan aado specialist iga, waxa ka murgi jitay waxa ka mid ahaa in qof walba igu diidanyahay inaan psychiatrist noqdo madama doctor GP ahaay takhasuskas aan jeclaa, waa waalanee hagalin, hada doctor ki walaso shekeystay daawuu isiiyay wuu ilaso taliyay, Alxamdulilah Allaa iga cafiyay doctorkane waa u mahad celinaa, hada wadankale aan waxan u joogaa inaan takhasuskas diyaariyo dadkane ka wacyi galiyo, wadnaha siduu u xanuunsaduu maskaxdane u xanuunsataa intaas hadee fahmi lahayen Somalida wee fcnan lehed, waalidane waa xaalada ugu adag ee cudurada maskaxda ku dhoco qofkane xaquu u leeyahay in laga daaweeyo sidaba loo daawyo qofka jabay, wadanaha laga hayo, qalinka u bahan, finanka wajiga uga soo bexeen, wacyigeena Allah kor u qaado
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 жыл бұрын
Salmonella Typhi.Asc abyo mcn hdaa anigaa sidaaz ayan dareemayaa iyo.kabadan Sideen kuhelayaa cawimaad toosaan iso sheeg plz abyo inaan waasho ayan u dhawahy wlhi 😢😢
@guletizmail8349
@guletizmail8349 2 жыл бұрын
@@munahilwa9490 wll aniga aya ku cawin iso jawab Instagram kagana iso qor ok
@safiaabdullahi692
@safiaabdullahi692 2 жыл бұрын
Mashallah thanks sister ❤️
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 2 жыл бұрын
asc abaayo waan ku salamay maash allah abaayo anag ku fahmeyn is ku aragney dhibkaan plz noo soo samey kaa faidesano
@anabhirsi2319
@anabhirsi2319 2 жыл бұрын
Asc mansha allah
@aishaabdillahi2497
@aishaabdillahi2497 2 жыл бұрын
Asc habibti haw are you doing I also enjoy your videos ❤️🤲
@deigamohamed707
@deigamohamed707 Жыл бұрын
Thank you ❤
@zemzemibrahim4620
@zemzemibrahim4620 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo Allah bless you I would like to contact with you cause I have very interesting topic
SOMALI MENTAL HEALTH | Caafimadka Maskaxda | Naz Ahmed
33:36
Naz Ahmed
Рет қаралды 23 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 59 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
The Greatest Taboo
11:08
Glad Tidings Network
Рет қаралды 35 М.
NIYAD-JAB | WALWAL |  MURUGO | DEPRESSION |  MENTAL HEALTH +
57:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
QISADA JACAYLKAYNA... ANIGA IYO ODAGEEGA ❤️❤️❤️ #18
14:45
DADKA NOOCAAS ISKA ILAALI...
12:51
Naz Ahmed
Рет қаралды 14 М.
Depression ( Af Somali)
22:15
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 18 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН