Qisaada Nolosheyda | FULL DOCUMENTARY 💔

  Рет қаралды 225,808

Zaki Somali

Zaki Somali

Жыл бұрын

#truestory 💔

Пікірлер: 1 500
@Zaki_somaali
@Zaki_somaali Жыл бұрын
Qisada Madhameysatay Waxan Usameyay in Wax Lagabarto Oo Dhalinyarada Eey Horey Usocdan Oo Aysan Niyad Jabin Dadka Xumanta Soqoraya Wakuwa Aanan Wax Wanag Raabin Noloshana Kaa Qustay Nolada 🙏
@ajmaancooper7569
@ajmaancooper7569 Жыл бұрын
Haa🥺💔
@whilex2027
@whilex2027 Жыл бұрын
Haa wali waan dawanayaa
@whilex2027
@whilex2027 Жыл бұрын
Lkn zxp vedio sogali waad mashqulsanthy
@Sabnaa2
@Sabnaa2 Жыл бұрын
Haa💔
@ayaancdy9248
@ayaancdy9248 Жыл бұрын
Sorry wlll
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🤲❤🕋
@abdikadarsalatali1375
@abdikadarsalatali1375 Жыл бұрын
Nabigiga kusalinyaa ledahy nag gaal wey kusarantahy subxanllah
@maxkamadawareegtaofficial7645
@maxkamadawareegtaofficial7645 Жыл бұрын
Mahadsanid wl wxad amaantay jacylkaygiii shukrn
@bilanhaji4470
@bilanhaji4470 Жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤
@dhemanassia3180
@dhemanassia3180 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@GxjJxjbd
@GxjJxjbd 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@Abdirizak44
@Abdirizak44 Жыл бұрын
Noloshan dhan oo aad arkeyso qofba maalin ayuw leeyahay sxb, hal talana iga qaado, “mrksto o aad alle dhankisa usii dhawaato wxaad noqoneysa mid guuleysta wlhi” Mrka sxbkeyow waxaan kuu rajeyna hormar wacan, cidkasto oo ku colaadisay ama ku xaqirtay iska cafi, guuleyso markale legend.❤️
@KhaalidStudio129
@KhaalidStudio129 Жыл бұрын
Hye Wllo Qli
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Жыл бұрын
Zaki aad iyo aad baan kuu daawada anigoo ah madaxweyne Mohamed abdullahi faraajo.adeer keep going
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
Awesome! Congratulations
@faizacadawe2872
@faizacadawe2872 Жыл бұрын
Wyqfj ye bag hai hk
@dauudyare4656
@dauudyare4656 Жыл бұрын
Asad hagio Waan ku salamaya lpx
@jatelonazra3431
@jatelonazra3431 Жыл бұрын
War asadka reallyga ah maahan dadkan kuligood wa neefyaal wllhi 😉😘
@dauudyare4656
@dauudyare4656 Жыл бұрын
@@jatelonazra3431 hadan ogaday llpax
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 8 ай бұрын
Safiyo
@abdirizakfarah4988
@abdirizakfarah4988 Жыл бұрын
Life will teach you so many lessons bro 😞but always raise your head up and never ever let someone humiliated or count you less❤️💯.
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊❤
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 8 ай бұрын
Safiyo
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 7 ай бұрын
Safiyo
@nasrathe3389
@nasrathe3389 Жыл бұрын
Huray u soco abowe mcn ilahay baa nin rag ah ka dhgay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❣️
@abdiwalirashid2968
@abdiwalirashid2968 Жыл бұрын
We face many storms in life, some which we think will never end. Allah can make what seems impossible, possible. No matter what happens in life no matter who tries to get in between the things u try to achieve or who tries to stop you, just remember to never give up,don’t listen to anyone who tells u, u can’t. Success in life is not to always conquer. It’s to never give up👍
@isma0657
@isma0657 Жыл бұрын
Abdiwali Kadeed
@rithwaan716
@rithwaan716 Жыл бұрын
Nin raga wakii soo mara jab keep going Big Bro waxkle kaa aminsanaa lkn manta iskay bartay
@Keysar_omerrr7386
@Keysar_omerrr7386 Жыл бұрын
waa nolosha aan imika ku jiro imisa qof ayaan garab ka codsaday fariintayda eeg oo dhaafa lkn maalin un waan guulaysan✊✊😭
@Rama____1
@Rama____1 Жыл бұрын
Abowe plz cidna ha waydisan adi un dadaal wad gareysa I.a
@nastehamoha9812
@nastehamoha9812 Жыл бұрын
I,n Malin waad guleysaneysaa
@mohamedibraahim6013
@mohamedibraahim6013 Жыл бұрын
Haa
@cabdullahbihi1902
@cabdullahbihi1902 Жыл бұрын
Insha'allaah sxb 🙏🙏🙏🙏
@hayatkawrahhoussein4756
@hayatkawrahhoussein4756 Жыл бұрын
Wllky qali wlh si niyada kugu so ducaynaya adiga iyo inta kula midkaba wax khayr qaba inu allah siyo
@axmedgurayalghazi7195
@axmedgurayalghazi7195 Жыл бұрын
Qof dadnimo iyo wanag leh oo talent leh ayad tahay hore u soco keep going bro 🙋‍♂️🙋‍♂️👉
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😊
@shaymaalrisakmohamed2555
@shaymaalrisakmohamed2555 Жыл бұрын
Respect people around you because you never know tomorrow what will happen 🥺👏
@umuifraax3019
@umuifraax3019 Жыл бұрын
Zaki wll qali guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo 500k
@abdirahmankownzi
@abdirahmankownzi Жыл бұрын
Noloshaan waa iska imtixaan pro every time ku dadaal raali galinta eebe wax wlpo wee ku hoos iman doonaan in.a🙌
@addehaji1768
@addehaji1768 Жыл бұрын
Sxp aad aad an ugu qiroday ayad tiri xaqiq waye taas😭
@dhereye3202
@dhereye3202 Жыл бұрын
Two legends always legends keeps goings saki somali and idirsile abdi go forwards 💪💘💖💯
@s_and_h_4ever
@s_and_h_4ever Жыл бұрын
Oh my God this made me cry 😭😭 one day one time u will overcome this pain walalkey ❤️❤️ just smile we love seeing ur smile and all will be well ❤️
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊❤
@lamiahassan887
@lamiahassan887 Жыл бұрын
Guulayso wll❤️
@fatumaibrahim1473
@fatumaibrahim1473 Жыл бұрын
No don't cry..you're a hardworking person and insha Allah sky is the limit for you.You are doing good MashaAllah keep going.we got you
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan please ena igu so bir ❤😊❤❤
@fatumaibrahim1473
@fatumaibrahim1473 Жыл бұрын
@@amalamuli376 ok sweets. Subscribed.
@nuuraabdiismaail815
@nuuraabdiismaail815 Жыл бұрын
Masha Allah waalidku waa qali gaar ahaan hooyo mcn❤❤ Allow Waalidka noo xafid
@kadidjaradwankadidjaradwan7098
@kadidjaradwankadidjaradwan7098 Жыл бұрын
Machallah wll zaki Somalie waa kuu jeclahay wll mcn Hore U soore ❤
@suhaibben
@suhaibben Жыл бұрын
Asc walala mcn ha niiyed jabin horaya uu soco wakhatiigu kuma ciilo guul 👏👏good luck
@hayatcannal
@hayatcannal Жыл бұрын
MashaAllah zakariya ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍❤️
@majidcade4733
@majidcade4733 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🤲
@saadiasudii50
@saadiasudii50 Жыл бұрын
Scw
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم ❤
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 Жыл бұрын
الله أكبر ❤
@nafisomire7071
@nafisomire7071 Жыл бұрын
Masha alaah alaaha kuxifdiyo hamigaagana hasareeyo ilaaheey haku garab qabto
@fatimaali4343
@fatimaali4343 Жыл бұрын
Maa Shaa Allah may Allah bless you my dear son 💜💜💙💙💚💚💯🤲🤲🤲
@mukhtaarofficial
@mukhtaarofficial Жыл бұрын
i hope You're Going 1m Bradey🥺Haniyad Jabin🙏🏼🤦🏻‍♂️Nolosha illaha Baxsho
@ayaanmohamed8664
@ayaanmohamed8664 Жыл бұрын
Never give up pro qof aan jab soo marin ma jiro adna haysku mashquulin wixii tagayy shalayy sas baad ahayd mantana wadiga maliyiin dada kasbaday anagaa garabkaaga taagan wllky horayy usoco♥️🤴
@ibtisamibrahim6396
@ibtisamibrahim6396 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😘😘😘😂😂
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Жыл бұрын
‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم ❤
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 Жыл бұрын
الله أكبر ❤
@chanalqotoqooto9085
@chanalqotoqooto9085 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤
@daahircigaal4768
@daahircigaal4768 Жыл бұрын
Kaliya dunida dadka nolosha adag ku soo koray ayaa wax ka qabsada noqdane dadka wng sameeya inta badan nin aan dhul marin dhaayo maleh been mahan horay usoco sxb
@AbdoulkaderAli
@AbdoulkaderAli Жыл бұрын
bro zaki somali wlhi qof qalbi wangsan ayaa tahaya shaa allah horay uu soco ayaaa kuu leyahay wlhi aad ayaa uguu faraxsanahay inaad daad aan tagero video lasoo dibtii hada drisleh abdi aad u tagero shushu cabdalah oo ah gabadh kaliya een arko dhaqan wangsan youtoubarda hada iyo family qamar sogani iyo dumashi rayan bajaj shaaa allah horomar wangsan nii rajaynyaa❤❤❤
@faisomohamed8453
@faisomohamed8453 Жыл бұрын
Wll hore usoco wali muqalka madhamesan hadna comanti ayan kaso bixiyay wll nolosha kuma xumeyso the legend ♥ ❤ 👌
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 Жыл бұрын
Naf raqiis,ah majirtee nolaha kala nasib badan dadka wangsana waa la imtixana qof kibir kujirana waa qof aqli gaba horey usoco wllo
@najmayasin3559
@najmayasin3559 Жыл бұрын
Walaal qof qalpi wanaagsan batahy horbarna wad garee insha Allah somaliyoo dhan a garabkada tagan qof iyo laba xun waxba hakasoo qadin horay usoco 👏👏
@canabaadan1401
@canabaadan1401 Жыл бұрын
Masha Allah Allen hakuxiifidiyo walle
@mahirjunior493
@mahirjunior493 Жыл бұрын
I saw this video today and it inspired me ❤ keep going bro you are very strong person 🥰
@kafiyoxasanaxmed9576
@kafiyoxasanaxmed9576 Жыл бұрын
Plz wlken aan gaarsiino 1m io kabdn wuu uqalmaaye horay usoco abweh ❤❤❤💯💯✊✊✊✊
@nimcoxasan3455
@nimcoxasan3455 Жыл бұрын
Ax ax wlhii waan oyaye 😭😭😭😭😭😭 hore u soco huuno
@sadaam_king1
@sadaam_king1 4 ай бұрын
Sxpkyga saki soomali only legend keep going🎉🎉🎉
@alihariir7192
@alihariir7192 Жыл бұрын
Noloshu Had yad mahan ee waa Halgan, Dad Badn ayaad Tusaale Utahy lkin Inaad waayahaga Labtada ku haysata Qurxooon waxaa jira Dadbadn oo adoo kala xaladahaas oo kale Somarey Maanta Jooga meeshi ay uso Halgameeen keep Going Bro When N where ❤🙏
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ❤😊❤❤
@samsamadan5447
@samsamadan5447 Жыл бұрын
Walalo waxad tahay wiil Somalia 🇸🇴 An ugu doranlaha mustaqbalka soo socda madaxweyne inu noqdo masha alah caqligaga iyo fariidnimadada❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please 😍
@nasroabukarali2435
@nasroabukarali2435 Жыл бұрын
Walal ilahey haka xifdiyo waxatahay wil aqli badan
@hassanikram143
@hassanikram143 Жыл бұрын
Machallah zaki💪💪💪🥰😍😍💯
@mohameddeeq9169
@mohameddeeq9169 Жыл бұрын
Wlhi calosha ixuresi wllkey inshallah misha hada jogtid mel kasareyso waa gaari donta all the best wllkey 😩👏❤️
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan please ena igu so bir ❤😊😊😊
@abdiazizihafsa8615
@abdiazizihafsa8615 Жыл бұрын
Nin karti badan wli ma arag msha alh wll nin wx walba somaray tahay talenti wad ledahay horey usoco 😢🎉❤❤❤
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Waa codsi sabiscarsb isar
@queenelma4908
@queenelma4908 Жыл бұрын
Wallahi Zaki cidii taqnaa taqan waxan TikTok ka dawan jiray isagoo jiingada video yadiisa kusoo duupa videos oo wiil iyo hooyadii wiil iyo walashii yacnii nocasa sameeya baan TikTok kala socon jiray lkn wallahi nin rageed baa tahay nin raga wakii soo mara jab lkn hadda alx nolol qurux badan baad haysataye waxan kuu rajeyn nolol qurux badan tan hadda aad ku nooshahay iyo mid ka qurux badan waadna ku mahad San tahy taladada alle haku barakeyo walal farxad kunolow💗🤴
@ilyaassaadaq5301
@ilyaassaadaq5301 Жыл бұрын
Waxlala yabo mahan marka somalido dhan lofiriyo waqtikana qofna rebo qofna gudbiyo horay usoco breda
@abdirahmanamohamed9298
@abdirahmanamohamed9298 Жыл бұрын
KEEP GOING MY BROTHER U NEVER GIVE UP 💯 💪
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Жыл бұрын
Zaki somali masha Allah nin aqli badan ayaa tahay runtii sidaa waalidkaaga u wanaajineso ayaan aad u jeclaaday iyo fikradaada dheer ee hamigaa wanaagsan aad tiiksaneso waa wax ku dayasho mudan somaali waxay tiraahdaa dadaalaa waa gaaraa ee ha niyad jabi walaal qaali hore usoco walaalahaa somaaliyeed garabkaaga taagan ayaa kugu filan garabkaaga Allah galo guul iyo gobanimo
@HeyfaSaid-ff2iu
@HeyfaSaid-ff2iu Жыл бұрын
Wey fiicnaan leheed dadka in ay dareeman lkn madareemayan midas wll hooyo iyo aabo aale haku dhaafo😢😢
@zamzamyusuf4919
@zamzamyusuf4919 Жыл бұрын
Mansha allah walal horey u soco guul ayaan ku rajeynayaa insha allah
@zackchris2795
@zackchris2795 Жыл бұрын
No Zaki Don't be cry my brother just try keep hard to do self Don't think another people who hate you no way nobody didn't hate you we all love you and us support to your KZfaq channel ❤️
@maryancb1351
@maryancb1351 Жыл бұрын
Zakria apowe wallhi ani dadka braha bulshada adan ku jeclhy 2020 ilaa maanta 💓💓💓
@Maxamuud
@Maxamuud Жыл бұрын
I.a wa gaareysaa sxb 1m guuleyso sxb noloshaada wxii aad so mrtay dhiirigelin haku noqoto
@ubahsaid9043
@ubahsaid9043 Жыл бұрын
Mashalah idirisleh cawih walalkah 😭😭😭Allah haku cawiyoh huno
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 Жыл бұрын
Asc zaki waan ku jecelnahay aboow nolol dhanba kii dhib soo arko kabaxsan karo Alxamdulilah dheh hada horey usoco Inschaa Allah guuul kuu rajeeyna iyo farxad adiga iyo familkagaba????🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿
@halimaomar6179
@halimaomar6179 Жыл бұрын
Noloshu u dhabar adeeg powe guleyso anaga garabkaga tagan wixi horey u dhcey dib ha ueegin horey u soco😘😍
@zamzamali7555
@zamzamali7555 Жыл бұрын
Thank you for sharing Zaki. We love you! ❤️
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ❤😊😊😊
@YUSKAGOMEY
@YUSKAGOMEY 11 ай бұрын
​@@amalamuli376😮😮
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 9 ай бұрын
Safiyo
@abgey
@abgey Жыл бұрын
Zaki bro hori u soco waxaan maqli jiray dadaalaa wuuu gaaraa ❤️❤️❤️❤️
@sweetheartmuniish9534
@sweetheartmuniish9534 Жыл бұрын
Hore u soco walal waat guuleysan doontaa inshaa Allaah.
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please 😍😍
@samiiroabdikadir8239
@samiiroabdikadir8239 Жыл бұрын
Stay strong my brother inshallah wad guuleysan ❤️❤️💪
@apdiazizmohamedhaashi5945
@apdiazizmohamedhaashi5945 Жыл бұрын
Run Ahaanti Qisadada Wan Dhamestay Zaki Pro Never Give Up Tani WA Aduunyo I.a Wadna Ka Bixi Doonta 🥲💔
@alina-wo3xz
@alina-wo3xz Жыл бұрын
Man sha Allah illahay ha ku xifidiyo walalo horay u soco abowe
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Жыл бұрын
That is great video saki and idiriis masha Allah l loved 😍❤ keep it up good work guys.
@khayrdoon4138
@khayrdoon4138 Жыл бұрын
Dirisle waxa aad iisoo jiidatay sida aad ula dareenka noqotay wiilka wajigaga waxa ka muuqata qisada murugta leh ee wiilku ka sheekaynayo Dirisle qof naxariis badan oo qalbi fiican sida aad dadkaaga ugu damqato ee aad u danayso inaad is garbtaagto waa wax yaabaha aad kaga duwantahaay dadka caanka ah ee kula midka ah walhi wana wax yabaha aan kugu taageero run ahaantii Zaki somali wiiyar oo geesi ah baatahay noloshana wax ka bartay inaad horo mar balaaran garto ayaan ku rajaynayaa wall
@keeyowcomedian0197
@keeyowcomedian0197 Жыл бұрын
💔Life is not balance wlal zaki just hustle and make him ....proud of uh🙏 𝐙𝐀𝐊𝐈 𝐒𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈 💥💯
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊😊😊
@naemahmohammed8626
@naemahmohammed8626 2 ай бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️
@zachary_haji
@zachary_haji Жыл бұрын
life is too many challengs try to push yourself and never give up stay strong . god will help you
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ❤😊😊
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Жыл бұрын
Pls i soo duceeya waqti kama qadanayso wll muraad ayaan leyahay in uu Allah faraj i soo furo🥺🤌🏼
@zakiriye3789
@zakiriye3789 Жыл бұрын
Fataxada kuu maray wllo waad heli insha alh
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Жыл бұрын
@@zakiriye3789 thanks huno❤️🥺
@AhmedMohamed-hx1ky
@AhmedMohamed-hx1ky Жыл бұрын
The secret super star 🎖 Never give up ✊🏿
@istardagan4394
@istardagan4394 Жыл бұрын
Never give up my brother zaki zomali 🥰🥰💞💯
@qaalidumar9605
@qaalidumar9605 Жыл бұрын
Keep going bro never give up nolosha wey nocyo badantahay ✌️
@aliahmedziyad1475
@aliahmedziyad1475 Жыл бұрын
𝐒𝐨𝐫𝐫𝐲 𝐰𝐥𝐥 𝐳𝐚𝐤𝐢 🥺 𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠🥰
@rahmaibrahim4742
@rahmaibrahim4742 Жыл бұрын
Maan sha llha wll hormar wacan Ayaan ku rajaynaya
@hanadbile8287
@hanadbile8287 Жыл бұрын
Nin rag baa tahay sxb inzha Allah heerkaad rabto waad gaareey saa hadii rabi Aad ku xirnaato
@oumalkairemed958
@oumalkairemed958 Жыл бұрын
Ilahay haku barakeyo noloshada huno🙏👊💪
@awaleyare4893
@awaleyare4893 Жыл бұрын
Never give up brother keep going plz 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir plz ❤❤
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Жыл бұрын
Abowe mashaa alllah dadaalkaaga iyo guusha illahay kusiiyay nin aan soojabin maguulaysto
@abdiqadirabdikarim404
@abdiqadirabdikarim404 Жыл бұрын
Wall zaki wàan ku salaamay waxaa tahay legend hore usaco
@AhmedAhmed-po3jv
@AhmedAhmed-po3jv Жыл бұрын
Masha Allah حفظكم الله جميعا
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir plz ❤😍😍
@somfeauterchanel5533
@somfeauterchanel5533 Жыл бұрын
Never give up my bro Always forward🥰❤️
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir plz ❤😊😊😊
@sarahosman7436
@sarahosman7436 Жыл бұрын
Nolosho waa caaqabodo Marka brother haa niyad jaabin Wn ku wata Horay u soco ❤😢
@saynabyusuf2908
@saynabyusuf2908 Жыл бұрын
Wallahi waan qiirooday walalkey saki maxamed Ahmed 💔 waxaad soo martay waqti Adag balse hada waad kagudubtay gadashaada ha fiirin 🤴 hortaad fibrin waxana kuurajaynayaa harumar balaadhan ❤❤❤❤❤💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waana kujecelnahay ee ogow midaa
@saynabyusuf2908
@saynabyusuf2908 Жыл бұрын
Saki ilasoo xixiir walo
@oladmoha5043
@oladmoha5043 Жыл бұрын
Never stop 🙌🏻🛑 my brother
@ayaanhussen4555
@ayaanhussen4555 Жыл бұрын
insha ALLH waad gaadhi wll malyan iyo in ka badan🙏🙏
@hazaanixiish4803
@hazaanixiish4803 Жыл бұрын
Keep going never hope loose talented boy wll qali ❤️❤️
@aishamohamed4406
@aishamohamed4406 Жыл бұрын
Ilahay kagu barakeyo walal, adi iyo terkinaba. Walahy wiil sidada uyar oo edep social media kujoga ayaa tahay. Meel fogna wad gari wayo talent ayad ledahay. Horay usoco bro. Insha alah!
@fooshassanali7553
@fooshassanali7553 Жыл бұрын
Zaki wall mcn ha ujojin xasusahaga hore nolosha qisdeda ma dhamto lkn quf udhabar adeega wlhi nolosha dhapta brto 😥😥
@user-yq1zb1ss2l
@user-yq1zb1ss2l Жыл бұрын
Duruuftu ma ahen wax lgu waaro wlhi qofka hamiga fog lhi duruuftu mhn wax caqabd ku noqota nolosha taasan wax role model u ah saki somaalia iyo anigoo ku jira weli wadadii aan kaga bixi lhaa duruufta u duceeya dadkeen maanta baahda ugu dhimaanyo miyiga ilaahey haynkga korqaado Abaaraha aamiin yaa rabi saki hadaan kugu soo biirey specially KZfaq channel waayo ma ahi dadka isticmlo tiktok anyway ilaahey hku Amaansdo hlkaas ka sii wad wll mcn from somaalind berbara 😊🥰❤
@AhmedAhmed-po3jv
@AhmedAhmed-po3jv Жыл бұрын
Aad ban ooga helay video gan wan qiiroday (waan wacyi galin waaye) Waa waano, Mash Allah Aad ban idiin salamayaa adiyo saxibka Darisle abdi, we love both of you .
@mrnasirapdi7031
@mrnasirapdi7031 Жыл бұрын
Sxp waxa tahay nin gudayasho mudan sxp keep goin 100000%
@mohamedyare5552
@mohamedyare5552 Жыл бұрын
Go forward mi Bruh 🥰
@Maankapoi27
@Maankapoi27 Жыл бұрын
📌 zaki Somalia lph wakuwataa legend lph guushaada halkaa kasiiwad waligaa haniyad jabin sxp anagaa garabkaaga taagan hadaan dawadey wlhy Waa haben jimca ah sxp waxanjuga mugdisho Asxptada waan zalamaya asc 🤝
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Жыл бұрын
Maasha alaah tabaarakalaah zaki my brother ilaahay haku xifdiyo wiil aad u fakiraayo aa tahay noloshu kuma ciisho 😘😘😘😘😘😘🥲🥲
@barwaaqocali7883
@barwaaqocali7883 Жыл бұрын
Maasha laah walalky hore usoco waxaad soo nartana waad ilaawidoontaa🥰❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir plz ❤😊
@darkybrain2545
@darkybrain2545 Жыл бұрын
Somalidu kadeed aragtay kuftay kacday oo kabantay keep giong pro
@nimomohallim8361
@nimomohallim8361 Жыл бұрын
Asc habaryar horayusoc meeshaad rabtowaad gaari inashaalaah alana hakuxifdiiyo
@jaafaryussufjaafaryussuf567
@jaafaryussufjaafaryussuf567 Жыл бұрын
Sxp mcn zaki wa sxpkaga jacfar marwalbo waxan ku dihi laha niver give up walal mcn hore u socoo farxad badan aya ku rajeni donaa😢
@madaale5465
@madaale5465 Жыл бұрын
Way dhacdaa nin aan soo marin jajap iyo wado adag inuu guulaysto hase ahaayee zakiyow waa la so wada mara dhipkan iyo sheekooyin ka adag kuwan hadaba keep go in SHP hana niyad japin waligaa aduun kaana ha is raac racin coz wu kobn yahau😇🙏✍️
@mohan.hassan8260
@mohan.hassan8260 Жыл бұрын
Maxaad shegty nio
@real.zhahid
@real.zhahid Жыл бұрын
Waxan so Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini Ah lkn Ma helin cid igu taageerta
@shafiadan232
@shafiadan232 Жыл бұрын
niyada qayr ushag sxb wad gulasanee insha allah
@nasriasheekh5937
@nasriasheekh5937 Жыл бұрын
Horey u soco wll guleyso I.a
@filimchannel4
@filimchannel4 Жыл бұрын
Sorry brother niyadaa iga jabisay . 😭😩
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Жыл бұрын
Asadow wiilkaan hala gacan qabto waa wiil hami fog leh
@ashaabdi2917
@ashaabdi2917 Жыл бұрын
Sorry brother
@YUSKAGOMEY
@YUSKAGOMEY 11 ай бұрын
​@@ashaabdi2917😅
SAFARKA ADNAN OO LAWADA OYAY IYO ASXABTA OO MACSALAMEYEN 🥲
9:49
BEFORE IYO AFTER QOFKAN ANIGA MIYA QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣…?
10:48
КОМПОТ В СОЛО
00:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
JACAYLKAGI HORE WAC KUDEH ISOLABO | Qalbiga Bash💔 Sorry Falastin
13:00
Fun Fun TV Comedy :🤪Who is stronger?💪
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 3,7 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
0:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН