QISADA 60 JIR IGURSADAY SHAQA SARIIR AMA FURIIN MIDNA KAWAYAY

  Рет қаралды 417,962

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 3 700
@Sharma_cade
@Sharma_cade Ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@ubahalinur2253
@ubahalinur2253 Ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم با رك على محمد وعلى ال محمد كما با ركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم أنك حميد مجيد ♥️💖❤
@fayzabarkhadcisman9937
@fayzabarkhadcisman9937 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@ApdulahiMuumin-zz1do
@ApdulahiMuumin-zz1do Ай бұрын
𝐒𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 ❤
@MalikaSouldan
@MalikaSouldan Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusracabdinasri8084
@yusracabdinasri8084 Ай бұрын
Scw scw
@user-ky7eb9kq1u
@user-ky7eb9kq1u Ай бұрын
Hadii wax lagu nafisaayo Quraan ka Kariimka halagu nafiso wll layaal alle halaga cabsado❤
@sawdasawdaabdulhi-fu6ot
@sawdasawdaabdulhi-fu6ot Ай бұрын
Aad iyo aad ❤
@AHMEYBISHAR-rb5zx
@AHMEYBISHAR-rb5zx Ай бұрын
Masha Allah
@JamiloJamac
@JamiloJamac Ай бұрын
Sax ❤waihl quran kabadsada
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 Ай бұрын
Wlhi tasaa beyn eheyn. Waxaa wey dhici karaan iney sheegto lkn ma eheyn. Hadey baraha iney kasoo muuqato rabto. Xitaa mey sheeko xariir noo sheegto
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
NAAGTAN BADAWADA AH DIIN HADEY TAQAAN WAXAAN UMADA LAMA HORTIMADEN MA XISHOOTADA
@amira_somalia
@amira_somalia 26 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 🕋❤️👍🏻🤲🏻
@FerhanAhmed-zo6og
@FerhanAhmed-zo6og 24 күн бұрын
Scw
@AadanmaxamedLiiban
@AadanmaxamedLiiban 10 күн бұрын
Scw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw
@SacdiaMowllid
@SacdiaMowllid 9 күн бұрын
Scw scw scw swc swc
@FaraxXasan-hk4sb
@FaraxXasan-hk4sb 5 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@FaraxXasan-hk4sb
@FaraxXasan-hk4sb 5 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@OGAALchannele
@OGAALchannele 29 күн бұрын
Away DaDki jecla xbibi keena muxamed scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 25 күн бұрын
Scw
@FerhanAhmed-zo6og
@FerhanAhmed-zo6og 24 күн бұрын
Scw
@nuurnuur1234
@nuurnuur1234 23 күн бұрын
Scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 6 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@MohaCadde-dy3fz
@MohaCadde-dy3fz Ай бұрын
Nabi muxamed wuxu yidhi magacayga markaad maqashaan igu saliya(SCW)❤️
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j Ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان ربي العظيم اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@user-yy1ov8ue6t
@user-yy1ov8ue6t Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين اللهم
@turabiabokar7535
@turabiabokar7535 Ай бұрын
Salalhu calayhim wasalam
@kinsiqarbooshe779
@kinsiqarbooshe779 Ай бұрын
Ridwanaw dadka marka hore so badh maskaxdoda inay miyir qaban
@user-ev9ge2wj8j
@user-ev9ge2wj8j Ай бұрын
عليه افضل الصلاه والسلام
@dekaahmed6738
@dekaahmed6738 Ай бұрын
Marabno part two ila codeeya please 😮maxey kaloo sowadaa wax haray malahan 🤐🤐😤
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 Ай бұрын
Porn hub stories 😂😅
@fkiin142
@fkiin142 Ай бұрын
Wlhi waad iga qoslise😂😂🤦‍♀️
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire Ай бұрын
😂😂😂
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 Ай бұрын
Ridwaan qeybta labaad jooji qoftaan aqlaaq maleh qofka caabeha dadka kale faafiya waa malcuun adigoo sharaftada ilaalinayo qeybta labaad hasoo deynin hadad awoodi kartid qeybtaan kowaad ka saar
@najahhasan7524
@najahhasan7524 Ай бұрын
Ma rapno
@daadachannel6952
@daadachannel6952 Ай бұрын
Wax laga xishoodo ayee dadka Lahor imanayaan xishoodkii waa kadhamaday dumarka badankooda inta xishoodka kudanbeyso I love you dhamantiina ❤💯🥰
@suhaybsaajid3952
@suhaybsaajid3952 Ай бұрын
Kan soogudbinaya kwrn ustd
@ZagalMahmed
@ZagalMahmed Ай бұрын
Haa whli wllo ❤
@user-rw8fo1bc9d
@user-rw8fo1bc9d Ай бұрын
Sidookale ❤❤❤abyo
@daadachannel6952
@daadachannel6952 Ай бұрын
@@suhaybsaajid3952 waa nin waalan
@HamzaCade-of8ph
@HamzaCade-of8ph 29 күн бұрын
Their year nolasha dhadka hesato wale ma arken waha ku biman wllo iska tag plz u levels movies dawo
@hawaryaqueenibrahim9086
@hawaryaqueenibrahim9086 Ай бұрын
Ridwan if you read comments please we don’t want part 2 of this story it’s not good to listen about someone being humiliated like that it could be a lie she just made it up to ruin someone’s reputation, we’re Muslims our hijab shouldn’t be for hiding identity like this woman she’s doing hijab means having self respect and knowing what to say in public or not to say at all
@mohamettyonis1267
@mohamettyonis1267 Ай бұрын
Wax grad❤
@raaqiamohamed3521
@raaqiamohamed3521 29 күн бұрын
i really agree with u r idea
@haywareerin266
@haywareerin266 29 күн бұрын
100% agree 👍
@haywareerin266
@haywareerin266 29 күн бұрын
Subxaan Allah nobody wants to hear the second part of her story 😊
@hfm9834
@hfm9834 29 күн бұрын
Absolutely 💯 and please take this video down.
@sanayasiin4728
@sanayasiin4728 Ай бұрын
Nabi muxamed wuxu yidhi magacayga markaad maqashaan igu saliya (Scw)
@Macalindugsi23
@Macalindugsi23 Ай бұрын
Scw
@NaciimoClaahi-he1ws
@NaciimoClaahi-he1ws 29 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@user-hp7ji5nk8t
@user-hp7ji5nk8t 29 күн бұрын
Salallahu caleyhi wasalam
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 29 күн бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@CabdisalaamYaxye
@CabdisalaamYaxye 29 күн бұрын
sallalaahu calayhi wasallam
@serynnasaikym689
@serynnasaikym689 Ай бұрын
SubhanaALLAH saan waa fidno, war ridhwaanow waxaan kasaar meesha ilaahay kabaq, dad muslim baa kugu xeran. Waxaan dhaqan iyo diinba uma lihinee. 😢ilaahayow xishoodka hanaga qaadin.
@mataanciided2731
@mataanciided2731 Ай бұрын
Wll waxan waa dhibato bulshada heysato marka in laga xishodo ma ahan ee waa inla isku dayo sidi lagu xalin lahaa marka siqaldan ha u fahmin
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Ай бұрын
Ma xumo lakin in public laga dhigo ma fiicno haduu mar qoys yahey waa in hoos loo xaliya
@mataanciided2731
@mataanciided2731 Ай бұрын
@@deeqaabdullahi5777 adinkey dan idin tahay odayaasha iyo dhalin yarada waad kala garaneysan
@kiinay4946
@kiinay4946 Ай бұрын
Hamigii gu guursaday ba wuulahaa lkn wuu xanuunsanaankaraa baabasiir wuu nax naxi karaa 😂ama wee kaqajilsiisay oo wax meesha kumahesid dhahday miskiin 60 bujiraa wa run buu is dhahay lkn wll I fur is ma fahmeeno kabadan waxaan waa ceeeeeb 20 jiraa kulahaa ,+ 3 nin waa lasoo guursaday gabadhan igumasocodo shekadeda Maxaa PARTi. 2 AH
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
@@mataanciided2731 Maxaan u qaban karna ama aan ku soo kordhin karnaa? Arinkan iyada iyo ninkeeda ayeey ka dhexeeysa ama Ha daaweeyso ama Ha iska furto.
@AnfacMaxamed23
@AnfacMaxamed23 28 күн бұрын
Nabsigu scw wuu naclady kuwo guryahoda iyo go goshooda Ka shekeya😢
@user-ci6wu1dp2c
@user-ci6wu1dp2c 26 күн бұрын
Scw❤
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 25 күн бұрын
Scw
@supawithdacream5626
@supawithdacream5626 15 күн бұрын
Yea he really detested it dayouth female behavior
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 9 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤
@AyaanOsman-gj6vz
@AyaanOsman-gj6vz Күн бұрын
Walhy wah run subaxanlah ilhay hakusugao iman sarcan qabo😢😢😢
@fatthi10
@fatthi10 28 күн бұрын
From tiktok dam dalaq kulaha naya xishow nacldyehe feeraha ween😭😭😂
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 28 күн бұрын
3 nin so martey odey 60 jira bay aakhirki u tagtey yadaba bohol ahed 😂😂
@XikmomaxamedAhmed
@XikmomaxamedAhmed 10 күн бұрын
😂😂😂​@@Inaopthisalam
@maxamudabdi8732
@maxamudabdi8732 Ай бұрын
War Allah ka baq marabno party 2 inta igu raacsan please like
@AbdirahmanOmarali-zy6qg
@AbdirahmanOmarali-zy6qg Ай бұрын
Ninka la haysto adiga miyaa maxaa waaye kuleelka ku hayo
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 Ай бұрын
Marabno walashay iyo gabadhayda wax anan ka ogoladeen ka ogolan maayo gabadh somaliyeed ama muslimad ah
@nasramohamed1447
@nasramohamed1447 Ай бұрын
Taaas camal waaaa ceeb diiin ahaaan iyo daqaaaan ahaaaan wayo waxaaa camal in ad astuurto ayaa ka wanagsan waxas camal ceeb iyo lama arkan allow naaaa😂astuuuur
@fartunfarax2877
@fartunfarax2877 Ай бұрын
Marabno😊
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Ай бұрын
dlaq dam hala xiro
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️😢
@abdiazizyousuf9633
@abdiazizyousuf9633 Ай бұрын
Koko yay meel walba mad jogtaa 😂
@jamacnaleye3992
@jamacnaleye3992 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@jamacnaleye3992
@jamacnaleye3992 Ай бұрын
2024 maa larabaa in gabdhaha lacag lagu qanciyo 😂😂😂😂😂 ragoow intaad naan dumarka ku hor cebobin dhaqtarka taga oo isdaaweya dagalka sariirtu waa ka daranyahey dagaalkii 2003 NATO ku qaaday wadanka lRAQ😂😂😂
@jamacnaleye3992
@jamacnaleye3992 Ай бұрын
Xalimana naga xishon meyso😂😂😂😂😂
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q Ай бұрын
Scw Scw scw Scw Scw Scw Scw Scw❤❤❤❤❤❤❤
@hudaomar1044
@hudaomar1044 29 күн бұрын
سبحانك ربي ما أعظمك اللهم لقد ظهر الفساد في الأرض و في البحر الله ألهما ارحمنا تحت التراب هاذا أخر زمان
@mounahersi2254
@mounahersi2254 17 күн бұрын
Dumarka Reer Somalia iyo Ethiopia mabaa dafaan 20 sano😂😂😂😂 3 guur iyo ubaad waana 20 jir Very funny
@user-ew3lh6xl2w
@user-ew3lh6xl2w Ай бұрын
20 jir 3 guur bilowga sheekada Ayaba been kubilaabatay inta ila aragtay liketa
@FatimaMohamed-fh9tx
@FatimaMohamed-fh9tx Ай бұрын
Waa runted gur io da a iskuma xirna wll. Way noqon karta
@FarhiaMukhtar
@FarhiaMukhtar Ай бұрын
Ridwn nagada dee waxan camal kuma haysano waa been iska caad
@lilmaali9087
@lilmaali9087 Ай бұрын
At least 25 waa jirta da'day khaldysaa
@machoclachocla4298
@machoclachocla4298 Ай бұрын
nagaha badhankoda 20jir maba daafan ba ee iskafahma
@catikaisse279
@catikaisse279 Ай бұрын
Abgaalka dhaqankaas ayay leyihin gbdhoida 12 lagu bixiyaa hla yaabin
@abdiaziizraage
@abdiaziizraage Ай бұрын
Ridwaanoow qoftaasi ookle yeesan ku ceebeyn ee bal kafiirso waxyaabokale ayaa soodhici kareee qiimahaaga yeesan hoos udhigin
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Ай бұрын
absolute kuma racsanin dhaqan xumada nagtan
@SahalAbdi-pr1ur
@SahalAbdi-pr1ur Ай бұрын
Ridwaan dalaq dam from wasiirka
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Ай бұрын
​@@ardhoyahmed6189 Naag ka kulul dunida kuma noola 😂😂😂😂 Diinta ma ogala in la is ceebeeyo Tan kle ayado ceebay ayeyba iska furi kartaa
@haboon6195
@haboon6195 Ай бұрын
Team dalaq dam Miyaad tahay 😂😂😂
@qamarsharif1595
@qamarsharif1595 29 күн бұрын
@@MOHAMUD550 2000$ keen ayu dahay hadha furin rabto marka weyka arsaneysa
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Ай бұрын
😂😂😂 inta jecel ridwaan maxkmada in lageeyo dlaq dmna la xiro like saara
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 27 күн бұрын
😂😂
@qaduurabinuqaduur2704
@qaduurabinuqaduur2704 27 күн бұрын
@@Kawsarcabdisalam Markuu Gashto, Balaq Balaq🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munowarde4148
@munowarde4148 22 күн бұрын
dlaq qmnaytpwfs❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abuukarfaysal
@abuukarfaysal 14 күн бұрын
Ku Sali nabigen maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@bashkacade4642
@bashkacade4642 Ай бұрын
Team subxanalah wan ina salaamay😂
@HodanHussein-dv2tw
@HodanHussein-dv2tw 27 күн бұрын
Subxanllah
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 26 күн бұрын
Adigu show alleba kama baqdid
@MalyounAa
@MalyounAa Ай бұрын
AAn ku salino xabibkena scw 😊❤
@user-pk1nd3fj6v
@user-pk1nd3fj6v Ай бұрын
Scw ❤❤❤
@user-bi9ut8bh5s
@user-bi9ut8bh5s 25 күн бұрын
Scw❤
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 25 күн бұрын
Scw
@kaahakiinahmed5463
@kaahakiinahmed5463 Ай бұрын
Naag nool waaye naa hadla ma waxaa unooshihiin in kaliya niila isticmaalo raga ha leyska dhiciyo💪💪💪💪
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 29 күн бұрын
Nacalaa kugu yaal
@kaahakiinahmed5463
@kaahakiinahmed5463 29 күн бұрын
Nijaas dalaq dam eh​@@Sigma_male0000
@XananAli-om5fq
@XananAli-om5fq 28 күн бұрын
Hhhhh mashegi markaa😂😂😂😂😂
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 26 күн бұрын
Naaag qooqan baa tahay adigu😅
@mcabdalla118gmail3
@mcabdalla118gmail3 12 күн бұрын
Adiga ayaa ubaahan nin Kaga qaylisiiya naa Isla xishooda oo weel hagagsan raga ula yimaada waxaa so dhawaa xagiina
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 Ай бұрын
Subhanallaah allaahu akbar. Kan ridhwaan isaaq .xitaa culumada kenya siiba nairobi waxba kamaqliwaa dhankasta. Markasta way habaaraan.mudo 10 Sano waxuu kushaqaystaa fuxshi ..fidno iyo ceebaha muslimiinta
@saciidali1849
@saciidali1849 Ай бұрын
Sharaftaada haku cayaarin !! Nin Naagtii in aad waraysati asagoon Raali ka ahayn waa khalad
@Iyuuuust
@Iyuuuust Ай бұрын
Qofka isaga wxu shegaya go an ka garaya qofkle lagu xiri mayo inksto qoftan in laceshta ay ku ficneyd ncsta
@nasriinsuuban8349
@nasriinsuuban8349 Ай бұрын
War tani ayadaba xishoodki iyo xayadi ka tagtey ka naagta ka dhigta ku dhib qaba😂
@zahrahabarwa3322
@zahrahabarwa3322 Ай бұрын
Nin naagtii maxa kawadaa naagtani auadaaba Dacwaahe. Asxaabta tuushaka damaaya wata waalooyaabaa tv ga Riwaan aamardhow laga xaadirinaa.
@Umonan
@Umonan Ай бұрын
Muxu wax ugu furey wajigeda nagtan aqas
@ibraahimhassey5378
@ibraahimhassey5378 Ай бұрын
Hadii shaqeysan waayo waa la wareysanaa maxaa wuu is ogyahay maxaa naag ugeeyay
@warkalkaaltv
@warkalkaaltv Ай бұрын
Inta fahansan in sheeko been ah tahay like isaara 😂😂
@honestchanel1351
@honestchanel1351 Ай бұрын
Walahi waan ku wataa aniga like kasii like😂
@xassaanjameeco3450
@xassaanjameeco3450 Ай бұрын
Waa been caadi ah
@FatumDahir
@FatumDahir Ай бұрын
Sax
@JawaahirabdiRahmanahmed-vt7hb
@JawaahirabdiRahmanahmed-vt7hb Ай бұрын
Sadax walahi wan kasayaa wana dhab lakin waxaas malayacniga ayaba ah wax laga. Xishodo
@mohamedozzy1446
@mohamedozzy1446 Ай бұрын
War waxan wa been😂😂😂
@lamafilaan6968
@lamafilaan6968 Ай бұрын
Ridwan taana makudhiined Subhanallah Rabigada kaxiisho wll dadka dhanka xuun inad wareysii kaqaadid ayaaadba kuqaldantahay
@Amaal.ahmett
@Amaal.ahmett 27 күн бұрын
from tiktok dalaq dam😭😂😂😂👍🏿💔
@sacdiaahmett-sx1gd
@sacdiaahmett-sx1gd 27 күн бұрын
Same 😂
@IlyasGulled
@IlyasGulled 15 күн бұрын
Same😂💔😭
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Ай бұрын
Dlaq dam inta jecel maxkamada in lageeyo like saara Diinta islaamka raali kma aha in la is ceebeeyo fadliga gaarana way leedahay ceebaha dadka marka aad asturto marka dlaq dam waxay awoda ayado ceebayn dadka inay ka tagto
@muslimo123caalin9
@muslimo123caalin9 29 күн бұрын
Wlhi dacad Ayn u qoslay dalaq dam kulaha😂
@mouminnuur8442
@mouminnuur8442 16 күн бұрын
War shabaab aya mudan in la diilo.
@JihaamCabdirahman
@JihaamCabdirahman Ай бұрын
Subhanallh ridwan isagaa isku naxayba wll tan prt2 geeda xitaa ma rabno naga xishooda iska daaf😭😂😂
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. Ай бұрын
😂😂wax an laga nixin miya waxani nagtu miyay walaty! Mise caanbax unbay radinaysa! Ninka hadi ay waxba ka wayday May iga fura dhahdo waa maxay laso shirtagt!
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Ай бұрын
​@@IskufilanSido2810hooyad.Dalaq dam ifahan sii bal 😂😂😂😂😂😂
@BadaraanAbdirisaaq
@BadaraanAbdirisaaq Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣subxanllah
@heessharmaboy4936
@heessharmaboy4936 Ай бұрын
Hhhhh😂
@husseinabdi5046
@husseinabdi5046 Ай бұрын
Drama😂
@MawlidAli-ne1zn
@MawlidAli-ne1zn 27 күн бұрын
Waa wax aan fiicnayn in halkan lagu soo bandhigo subxanallah
@user-landa134
@user-landa134 Ай бұрын
Waa aduun wixi laga xishoon jiray lagu faano oo publica wax walba laga sheekeeyo subxaana allah
@axmadkaskeey3388
@axmadkaskeey3388 Ай бұрын
🕋aan ku wada salino nawigeyna suban scw scw scw scw 🕋
@fatmaomar2659
@fatmaomar2659 Ай бұрын
Scw
@user-pf7bc1hk1r
@user-pf7bc1hk1r Ай бұрын
Asc ❤
@user-rx9th4zu1t
@user-rx9th4zu1t 16 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Ай бұрын
Aduuka hormar usocdaa halka soomalidu sariir lee ka sheekeenayaan Allah khaatuma hanoo wanaajiyo
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r Ай бұрын
Soomaali naagahoodo Hami ayaa kuwareeray😢😢😢😢waa wax barasho lacaanta
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 Ай бұрын
Soomaalidii sex frustration ayaa ku dhacay dadkii wax kalooy qabtaan ma lahan maskaxdoodii ayaa funto noqotay.
@faizomacalin-uh1kw
@faizomacalin-uh1kw Ай бұрын
Absolutely
@saidoomar1019
@saidoomar1019 Ай бұрын
Subxana allah waxaan wax umada lahor keeno maahan allah ka xishoda
@user-oq6bs1gg6p
@user-oq6bs1gg6p 29 күн бұрын
Subxa,allha allaa xiishooda wll inta xishaatana thanks bn leenhy lkn
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Ай бұрын
Subhanallah subhanallah allow na astur aduun Iyo akhiraba Walal waxan Dhaqan islaam Iyo Dhaqan soomaali midna Mahan subhanallah allow xiska ha Naga qadin
@ayubalimohamed7956
@ayubalimohamed7956 Ай бұрын
Aaamiin yea rabi
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Ай бұрын
😂😂😂😂
@IkraanHassan-cv8yc
@IkraanHassan-cv8yc Ай бұрын
Ridwaan qof muxtaram ayaa Ila egatahy masha allah lkin waxyabaha qaar ka fiirso in aadan sameynin sharaftada ilasho dadka aad wax u soo gudbineysidne ixtiraam salam 🥰
@FatumDahir
@FatumDahir Ай бұрын
Your right wa nag walan how can he take interviews with this can of people shame of you ridwan can you remove this video it’s not good for community
@helawanassah7112
@helawanassah7112 Ай бұрын
Qisadaan ridwanow markaan si ficn uu firiyey 👌been ayaa ku jirto sida u fahan ❤ waan ni salamey sxb
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 27 күн бұрын
😂😂really
@HorsidMedia_2938
@HorsidMedia_2938 Ай бұрын
SubxaaAllahi SubxaaAllahi SubxaaAllahi SubxaaAllahi hishoodka Allah haku Soo ceeliyo abyoo adiga nh walalkeyga ridwan please Allah kabaaqa oo wax oo kle Islamka ha usoo quudbin
@Cadeey
@Cadeey Ай бұрын
Subxanallah Ridwanoow ❌🙃❌maxa qaldaan maxa ka wareeysaneysa naag ka sheekeeyneeyso gogasheeda habeenkii iyo 2 habeenki 3 xaad qofkaan aan xishooneyn hawareeysaniin Bismillah 🫢🫢🫢🫢
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Ай бұрын
Hno Wa Adun Mcnkii Ka DhamadaY.😩
@Cadeey
@Cadeey Ай бұрын
@@user-cs8wy9pj5r Ha walahi 🫢🫢🫢
@CiiseLegan
@CiiseLegan Ай бұрын
SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM SALLALAAHU CALEEYHI WASALLAM
@TEAM_QABQAB-45
@TEAM_QABQAB-45 15 күн бұрын
Team Asad one 1000 like
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 Ай бұрын
Please wllo waxan mardanbe haa noo keenin ilahay dartii uudhaaf niin wcn thy naagaha xun xun iska dhaf ama qisooynka xun xun 😮😮😮
@YahyeFarah-kx7zx
@YahyeFarah-kx7zx Ай бұрын
Naafis quruanka kariiim lagu naaafisaa taas sax
@ZeybabMacalin
@ZeybabMacalin Ай бұрын
Absolutely 💯
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Ай бұрын
qoftan quraan mrabto waa kulu shahay sababto ah dlaq dam ayaba halkan keentay
@sabaadmumin6275
@sabaadmumin6275 Ай бұрын
waa naaag bila dhaqan ah allaw ha naceebeen subxan Allah 😢😢😢😢
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Ай бұрын
Maye walaal waa shaacitiro waa dhalinyarada wax ayqabtaan waayay
@user-em2ru2lk3r
@user-em2ru2lk3r Ай бұрын
Ilahy hayna as turo markad asturan thy kaligaa ma astur nid family odhanba asturan inanadina kafdami karo iyo abaha somalida reerka kaliyee uku sharafda badan wa isaq ❤❤❤❤
@user-un9bn4gm9e
@user-un9bn4gm9e 8 күн бұрын
Ilahayow falastiin ugargaar😢
@leylaadanhassan6597
@leylaadanhassan6597 Ай бұрын
Subxanallah walhi xishodki wuu damaday 😢😢😢😢😢😢
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 Ай бұрын
Ridawaan ilaaheye Ka xishod hadeye iyad oo dumar xishon waydeye adigu ilaaheye Ka xishoda oo waxn wax la dheedgo ma ah ee rabi Ka baqa
@shushu2370
@shushu2370 Ай бұрын
Maxaa kageley biriqoodhan dadka afka qabtadee wakhtigii laisciqabijirey waa dhamtey
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 29 күн бұрын
@@shushu2370Marka la idinka tago oo ninka naagta naco ayey sariirtoda ka shekeyan uff
@Najoum-yr4of
@Najoum-yr4of Ай бұрын
iimaanka beesho xishoodkii xagee kaa aaday subhanallah😮 ninkan waxaan odhan lahaa dad kugu xidhan Ayaan nahay wax anshax leh diintana aan meel uga dhacayn oo dad waa wayn dhageysan kadhan noso gudbi fadeexadan umada ha uso gudbin subhanallah
@shamisali4599
@shamisali4599 24 күн бұрын
Gabadha waxaa kun jeer kaxun ninkan waree sanayo waxas bulshada usoo dayay ilahey cebtada ma asturo 😢naga xishood nagah fasiqada ee maryaheda ka shekeyneso hana hor kenen uff
@user-amazoonee
@user-amazoonee Ай бұрын
Ridhwan walal tan part tetha haasogalinin ,Bed issues are secretive and it's sin one to expose to third parties 😢subhannalah ,😊
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Ай бұрын
Waqti fidna baa lagu jiraa oo waxkasta hunguri laga raadinayo subxaanallah ilaahey halaga baqo oo hala isku xishoodo umada indhahooda iyo 🤭dhagahooda hala ilaaliyo
@abdiazizdahir1641
@abdiazizdahir1641 Ай бұрын
Just write langauage you understand well, ha is wareerinin, because what you write no one understood it.
@roda9968
@roda9968 Ай бұрын
Subxana allah dadki waxay garan la’yihin waxa si gaara loo dhamaysto iyo waxa bulshada lala wadaago malin walba waxa la arkaya wax ka daran tii hore ridwan hadi u wax kasta dadka ka dhegeysto waxa iman donaa wax yaalo kuwan ka daran sida wax u socdaan please ridwan dadka ka jooji wax yalaha qaarkod ad dadka uso gudbineyso
@RAAQIYOMAXAMED-yj5gn
@RAAQIYOMAXAMED-yj5gn 20 күн бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah warkale male illahow na astur
@abdig6153
@abdig6153 7 күн бұрын
Subhana ALLAH ALLAH atuapushe nayo anyway just want to say Asc ridwan
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 Ай бұрын
Dalaq dam waxay dee yaab Ridwan waxaadan walasha u ogolateen inay public uga shekayso please gabar kale haka ogolaan Allah ba irziqaaga qoray wll😢
@user-yc6kh4yh4t
@user-yc6kh4yh4t Ай бұрын
😂😂😂😂 walle Wan kula yabanahay dalaq dam kulah subxannallah Illahaw khatumada no tosi
@whome4851
@whome4851 Ай бұрын
Part 2 hadaad keento report aan kuu taaban, waxaan akhlaaqdo xun ee beenaleeyda ah hanoo keenin.
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 22 күн бұрын
Hadaan arkay clip kaan ninkaan waxaan umalaynayaa in dadkaan uu hashiis lasoo galo waxa uu soo tabiyaa akhlaaq xumo Iyo sumcadii raga Iyo hablaha soomaaliyeed ayuu dhulka lajaray war itaqulaah jooji meesha qaabka daran ee aad ka raadineeyso irsaaqada.
@user-zf4ly7li2p
@user-zf4ly7li2p 29 күн бұрын
Asxabay cawa jumce weyan xbbkiina nabad galiyo iyo naxariis kurkiisa ha ahaato aan ku wada salino scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sadiahassansamaara2673
@sadiahassansamaara2673 Ай бұрын
Ar gogosha lagama hdlo bisinkeee gabadhaan diinta lama soo barin miyaa subxaankee🤔🤔🤔
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t Ай бұрын
Subaxnallah
@W-ir1yw
@W-ir1yw 29 күн бұрын
adun Yab ku furan yhy Ayn joog na wllhi
@NasiyaHoussein
@NasiyaHoussein Ай бұрын
Rudwan isaak wllo anaga iyo caruurtabu waya ku dawana plz video oo kale haa soo galin waa dhaqan xumo wn xada gudub rali na Kama nooqonano wllhy in la dumiyo plz plz caruur badan iyo dharin yar oo wali gursan aya jira Mn uu fcn wxn oo kale mrka boss wn kugu qadanayan ee mr kale in ay dhicin wllo plz dumarka wxn leeyh han isku xiishono oo raga aa uu dhaxanay yaa wx laga sheegin ma qurux badan wn dhaqan xumo qofka wx wngsn in aad uu ceeb qariisid ✋✋✋✋✋
@ilyaasOmar
@ilyaasOmar Ай бұрын
Sax waaye waxan cml mawanag sano😮
@RaaxoCumar-kl5bq
@RaaxoCumar-kl5bq Ай бұрын
Haa wlhi ano kale baa arkayo😂😂
@RaaxoCumar-kl5bq
@RaaxoCumar-kl5bq Ай бұрын
😂
@dahabojama8379
@dahabojama8379 Ай бұрын
Ma waxad dawatan bad wayday inta ninkan dawanayso wllo
@faraxcabdiraxmaan7575
@faraxcabdiraxmaan7575 25 күн бұрын
True
@AbdirahmanShmohamed-safaa
@AbdirahmanShmohamed-safaa 26 күн бұрын
Subxanallah Ridwaan xishoodkii awo bro Part 2 haso dhigin
@user-lz8qu8of6w
@user-lz8qu8of6w Ай бұрын
Ridwaan isska Allah ka cabso waxan waxa lasoodayo mahan brother
@user-ko6xd3lu9k
@user-ko6xd3lu9k Ай бұрын
An kusalina nabiger scw scw scw
@user-ko6xd3lu9k
@user-ko6xd3lu9k Ай бұрын
@user-tv6qv4um2p
@user-tv6qv4um2p Ай бұрын
Scw scw scw scw
@user-pk1nd3fj6v
@user-pk1nd3fj6v Ай бұрын
Scw
@maskatomaari8608
@maskatomaari8608 Ай бұрын
Scw Scw
@aminaaweys1524
@aminaaweys1524 Ай бұрын
Dalaq dam kulahaa wallahi wa aakhiru zaman bal waxay laso shirtagtay iyo kan hunguriga ka raadinaya reeraha gogoshooda
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 Ай бұрын
😂😢😂
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 Ай бұрын
Sidee dalaq loo dhahay hadaan wax jirin tan waa beenteen kaaraan xattaa way ku been abuuran ee waa ciyaalka nayroobi iyo xeryaha qaxootiga ku hallaabay
@DelightfulHouses-ff1cz
@DelightfulHouses-ff1cz Ай бұрын
Oo mawaxaad rabyey inay gurriga usiijogto wixii biriq ah halaga tago dumarow
@aminaaweys1524
@aminaaweys1524 Ай бұрын
@@DelightfulHouses-ff1cz ama ha jogto ama ha tagtee ma ridwaan isaq baa wax u xalinaya
@user-sz4tv6kt7z
@user-sz4tv6kt7z 29 күн бұрын
Subxana Allah ridh wan sida u sosocote sidan makente subscribed na hada ayan kalanoqonaya
@jamaalabdi
@jamaalabdi 21 күн бұрын
Waa Adduunyo macaankii ka dhammaaday oo xishood kii iyo xayadii laga tegay belo ku dalaq siisay
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Subxanalah ilaahey kabaq gabarey xishoo iskadaa alle baa sidaas kadhigee ama ku qaado ama isdaaa kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw akhiraa danbeysee
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Ай бұрын
Saxiix abayo runtad ka hadashey abyo mxey macno ah sameyne hadey ka sheekeyso ilahey hana asturo dhamaan ❤
@maryanshire9423
@maryanshire9423 28 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@Filsan6236
@Filsan6236 Ай бұрын
Ridwan nin wayn ba tahay dad badan oo inaad ixtiraamto kaa mudan ayaa kugu xiran waxaanoo kale bulshada ha usoo gudbin sharaftaada ilaasho dadkana ixtiraam bilaahi calayk
@muusemuuse3721
@muusemuuse3721 Ай бұрын
saas weeye taliye
@Axmed-gs8vr
@Axmed-gs8vr 24 күн бұрын
Shekada waxanka fahmey Dhalaq dam
@QadroIsmail-gt9pr
@QadroIsmail-gt9pr Ай бұрын
Dadka dhan shekadan wey dhalilsan yihin like na walasaraya maxa dhacay ridwanow waxan waa dhaqan xumo bulshada halawadagin plz
@xaawocismaan2407
@xaawocismaan2407 Ай бұрын
Alla manooli dalaQ dam 😂😂😂😂😂
@daadihiso
@daadihiso Ай бұрын
Mayabtay 😂😂😂
@fatimahassan5009
@fatimahassan5009 Ай бұрын
Dam😂😂😂
@hayataden6499
@hayataden6499 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-gt4zh1dr5x
@user-gt4zh1dr5x Ай бұрын
Damdamdam😂😂😂😂😂😂
@SiciidoAbdislam
@SiciidoAbdislam Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@SafaabdullahiSafa
@SafaabdullahiSafa Ай бұрын
Subxaanallah gabadhan xishoodki xage ka aaday ridwan somali badan oo carur iyo walidb leh ayaa kugu xidhan dhaqanada noocana hawso gudbin wll dhaqan famli ka dhaxeeya maaha wax ka sheekayntiisa lagu nafiso qaybta 2badna haso gudbin
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Ай бұрын
Subaxaanalah Ilaahow ada weyn waa beenteed wax bey isku dhex wadaa gabadhan Ilaahow na cafi
@AnimaSaida
@AnimaSaida Ай бұрын
Inkaar qabto waceeeb arimaha sariirta iyo gurigaada hakashekeyn ninkaaga ad islasexaten o dharkaaga ah seed ugu shekeyneysaa 😢😢😢
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 Ай бұрын
Ama daweeyso ama iska fur dheh laxda
@Msskavya9139
@Msskavya9139 Ай бұрын
Wa dayuusnimo wlhi waxasi acudubilahi imankii iyo damiirki dadka wukasi dhamanya😢
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 Ай бұрын
wa shaydanimo qofka sarirtisa ka shekeyo
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Ай бұрын
Aduunyo jogow maxa aragti ku laaban tane mano dambeysey war maxa waaye xishood darinad bisinka meeshan ku yabey ban dhadhiya
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 28 күн бұрын
​@@Msskavya9139waliggeyga sariirta kama shekeyneen dumarka ka fogaada ninkagu wa dharka
@cawilosman-me9rz
@cawilosman-me9rz Ай бұрын
Subhanalah ilaahay ha laga cabsado dadka ceebahoda ha la astur dubna idin soo booqon laayo wllyal ilaahay ha laga cabsado😢😢
@FarxiyoIstelka
@FarxiyoIstelka 29 күн бұрын
Sharkkkkkk
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 Ай бұрын
13 sano ku guursaty, 3dax nin iyo inta qarsan. Walee Faaraxaan Dalaq Bohol.... Waaa wareey
@NajmaAbdi-hf5yk
@NajmaAbdi-hf5yk 22 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam 💖 ♥ ❤ ❤
@Ohioans1989
@Ohioans1989 Ай бұрын
20 years old and married 3 times, this story seems fake.
@zamalmehrain6264
@zamalmehrain6264 Ай бұрын
Rer somali wah walbo kafilo hita 7yrs hade garan nin be raban😂😂😂😂yahuu deh
@user-mi1uq4kx1t
@user-mi1uq4kx1t Ай бұрын
unfortunately that happens in Somalia, people sell their kids for mehr money.
@abdimohamed6596
@abdimohamed6596 Ай бұрын
Naagtaan Shukri baa la dhahaa anigaa aqaana hal guur ayay soo martay balse sheekadaan waa fake Ridwan ayaana duruufta uga faa’iidaysanaya
@MaankaAhmed123
@MaankaAhmed123 Ай бұрын
Walhi dheh abyo​@@abdimohamed6596
@MaankaAhmed123
@MaankaAhmed123 Ай бұрын
Sorry yaa abowe ku dhihiraby
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi Ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@turabiabokar7535
@turabiabokar7535 Ай бұрын
Salalhu calayhim wasalam
@ugbaadhani
@ugbaadhani Ай бұрын
😢 scw scw scw scw scw scw
@UmalAbdi-uf3jg
@UmalAbdi-uf3jg 20 күн бұрын
Maxa ku qooran qabta labad 😢😢ii sooshega wllllll
@user-re2iv3pz6b
@user-re2iv3pz6b 26 күн бұрын
salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ 🥰 ♥️ ❤❤❤❤
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj Ай бұрын
Iimaanka lagaa qaad wr maxy tiri hooqey hooqey zeroo kulahaa wr ridwaanow ceeeb ilma daawada meeshan wxy sariirtu😂😭
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 Ай бұрын
Dalaq dam ku qoslay 😂 See dalaq loo dhahay haddaan wax jirin balo ku waraysatay dheh sheeko ay kusoo caan baxdo ayay rabtay wayse ka xumaatay
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj Ай бұрын
@@EngAbdalla4009 😂 battery low
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c Ай бұрын
Xishood daranaa subxaanallah
@HiboSahardiid
@HiboSahardiid Ай бұрын
Team Dalaq Dam wan idin salaamay 😂😂
@user-ov8cl9os3s
@user-ov8cl9os3s Ай бұрын
frmdlq
@sucdiali2700
@sucdiali2700 Ай бұрын
Brother ilaaheey ka xishoo waxan cml hanoo sogalinin thanks
@amednuur3490
@amednuur3490 Ай бұрын
Free ambulance waa kan Gurmad adeg adeg ah 😂😂😂😂😂😂😂
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
20 jir 3 nin mareysa guurgii sadexaad mareysa allaah ha sahlo 🫵🫵🫵
@anuushali2144
@anuushali2144 Ай бұрын
20jir nagtan weyn majirto😂
@user-bg5jw3sg5v
@user-bg5jw3sg5v 28 күн бұрын
We waiting part 2 pls ridwan kkkkk ridwan i like ur recation
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r 29 күн бұрын
Gooorob Dacwo Qabto Yaaab badanaaa hadsbad Nin ku Dhaqda Heshayyy. Alhamdullahi
@sundussaciid4088
@sundussaciid4088 22 күн бұрын
😅😅
@fatimadahir7379
@fatimadahir7379 Ай бұрын
Ano dawanaya xishoodey wlhi🙈 ina ka shekeyo iska daaye yaahu wlle hooyo iyo aabe i dhalay ine si wacan iigu so koriyeen alx 60jir gursane saa waxad rabta waxkasta 10/10 ine ku noqdan hadu ku anfacen iska fur aamusne xita cidiina inaa u sheegta qalad ah bala yhy dhaqanka laheen naga aamus
@ismacilaxmadcali15
@ismacilaxmadcali15 Ай бұрын
suubanaha scw waxaan camal wuu kahatlay waxa oo na dhahay cadaaba usuk naatay niinkii ka sheekeyo xaaskiisa iyo naak tii ka shekeyso nin keda war I'll illaah kacabso
@esraaliabdi
@esraaliabdi 25 күн бұрын
20 jirki ba hogay 😂😂😭😭😭💔
@DR.SHILKE
@DR.SHILKE Ай бұрын
Abayo maad hagtid badawnimaa hayseee😂😂😂 Subxana allah
@Munajaamac899
@Munajaamac899 Ай бұрын
Dalaq dem kulahaaa wllhi waa iga qoslidey 😂😂😂😂
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 Ай бұрын
Gabar maa tahay mise ciwaanka ku qaraabanoosaa wiil tahay😂😂😂
@user-ff4hk7db4j
@user-ff4hk7db4j Ай бұрын
Kkkkkk
@Cebla407
@Cebla407 Ай бұрын
Me too dalaq dam 😂😂😂
@AniisaAadan-fm1cl
@AniisaAadan-fm1cl Ай бұрын
Alle ceeb teena astuur yaa rabi
@sofiyasaid528
@sofiyasaid528 Ай бұрын
lacag lee ku raacday 60 jirka
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 Ай бұрын
Ma iyadaa 20jir ah 😂😂😂waa 40 wllhi ugu yaraan
@iftinahmed8701
@iftinahmed8701 Ай бұрын
In la dhaarto wax sahlan maaha walaal ilaaheey Wuxuu leeyahay midkastoo dharbadan ma jecli
@nusaymaaxmed2885
@nusaymaaxmed2885 Ай бұрын
Alla subxanlaah war wxan maxa waye rudwan xishodkii wa dhamaday wllhi
@BishaaroNuur-bp4uw
@BishaaroNuur-bp4uw 29 күн бұрын
Ridwaan walal waxan wax fcn mahan kasaar meshan video ga dad badan ayaa ku tagero oo ku firsado ceeb calag markii horaba ayadaa qaladka lee naa naga xushoo oo raga abaha oo kalle intad gursato melaha haku dacayadeen ee alle kabaq waxaa iman donto malin laqad sana yahay oo laqawan yahay alle haku hanuniyo
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Ай бұрын
Subxanallh 😭 waxan mesha kasar ridwanow nin weeno muxtarama tahaye sharaftadada dhawac ugesanee😮
AX! XASKAYGA AAD  ISKU JECLEN LAKIN QASAB LA IGAGA WATAY
46:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 43 М.
Универ. 10 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:04:59
Комедии 2023
Рет қаралды 2,8 МЛН
Just try to use a cool gadget 😍
00:33
123 GO! SHORTS
Рет қаралды 85 МЛН
PART 3: DOOD KULUL XAQIIQYO IDIN KAQARSONA MSS UUNSI & ABDIFATAH
17:49
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 585 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 118 М.
GAROOB IGA WEEN QUDBISIRO IGILISAY KADIB SIR UQARSANED OGADAY
25:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 61 М.
OOMAAR BARBAR OO HEES DALAQ DAM AH SO QAADEY🤣🤣🤣🤣🤣
14:51
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
0:17
OKUNJATA
Рет қаралды 4,4 МЛН
1❤️ #shorts
0:17
Saito
Рет қаралды 27 МЛН
I want to play games. #doflamingo
0:20
OHIOBOSS SATOYU
Рет қаралды 11 МЛН
Щенок Нашёл Маму 🥹❤️
0:31
ДоброShorts
Рет қаралды 4,8 МЛН
小路飞被臭死啦!#海贼王#路飞
0:27
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 7 МЛН
ПРЕДСКАЗАТЕЛЬ БУДУЮЩЕГО
1:00
КиноХост
Рет қаралды 4,1 МЛН