QISADA ARKAAN IYO MAJIID!

  Рет қаралды 29,905

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

9 ай бұрын

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 116
@user-vy7hj8ql7j
@user-vy7hj8ql7j 23 күн бұрын
Mashaa. Aalaah. Sawda. Qurux. ❤❤😊waanjacelay. Abaaya. Camaraderie. ❤❤
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 9 ай бұрын
Qisooyinka dambi baarista kusaabsan aad baan ujecelahay...mahadsanid sowda abaayo ❤❤❤
@user-vy7hj8ql7j
@user-vy7hj8ql7j 23 күн бұрын
Xasbunalaahi. Wanimal. Wakiil❤❤❤
@suadiaden8855
@suadiaden8855 9 ай бұрын
Mashallah yaa umu muniira allah ha kuu barkeeyo dukaankaaga iyo caruurtaada Waxaan ku leeyahay alfa mabaruuk waan kuu imaan lahaa laakiin waxaan ku noolaha Toronto hadaab imaada xamar waan ku soo raadin inshallah allah dartiis ayaan kuu jecalah allah ha ii kaadeysto ku barkeeyo aamiin
@faisahussein1231
@faisahussein1231 9 ай бұрын
Mashalla Mashalla Mashalla ❤❤❤❤Walashay qali ❤️ 👌 ✨️ ilahay haku barakeeyo❤❤❤❤❤❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 9 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 9 ай бұрын
Ufff Damiir Xumaaa😢 Musiibo Alle ku rid 😢😢😢
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 9 ай бұрын
Subxaanalaah waa musiibo aad u daran, laakiin waxaan is leeyahay gabadha kadis ayeey arintu ku noqotay ee is meey laheeyn reerkaaga sidaas ha loo xasuuqo wiiixsa qalbigeeda ku jiray ilaah baa og
@user-gg7sm9nq9l
@user-gg7sm9nq9l 15 күн бұрын
Hadeysan raali ka aheyn maxay walshed ushegtay oo u mention tay😢balaayada
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 9 ай бұрын
Maasha Allah Sawdaay Rabbi haku barakeeyo ganacsigaaga
@nuurcabdi8951
@nuurcabdi8951 9 ай бұрын
Xasbunallah xaq umay lahayn noolansho😢
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 9 ай бұрын
Alloow Falastiin Guul sii Insha'allah shadaba Allaha Janada geeyo dhaawacana Allaha u booga dhayo Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guul Guul Falastiin Insha'allah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin
@safiyasacad485
@safiyasacad485 9 ай бұрын
wcs wr Wb Qali Allah ku Xafido Dukaankaad Allah kuu barakeeyo Hamblyo Hamblyo ❤,Allah U Gargaaro Walaaldeen Reer falastiin
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 9 ай бұрын
Masha Allah abayo Allah haku barakeyo waxad furtay dunkan wanagsan masha Allah markad raga ugu baqdo inay ka adegtan Wan ku camira insha Allah hada gabdhaha uyertay gabdhow u camira walashey Drs sawda
@xabiiboaxmad1220
@xabiiboaxmad1220 6 ай бұрын
Mahadsanid ❤❤
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u 9 ай бұрын
Subxaanallah wallee iyadana dhibkay reerkeeda ugaysatay kuway dhashay baa ka jaray
@aminamohamed847
@aminamohamed847 4 ай бұрын
Abayo Dukaanka u bixi Sawda Waayo adigaa ka mudan gabadhada. Markasta hooyada ayaa ah wow.
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 9 ай бұрын
Inalilaahi wa ina ilali rajucuun war gabadhu damir xuma ma ehelkedi o sidaas lo dilaya bay egaysay
@aminanur3754
@aminanur3754 9 ай бұрын
Hawo masha allah ayaan taan qataraaa noqote dhaqso aa baartiyada soo galisaaa
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 9 ай бұрын
Mhdsanid wlashy illaahy khayr hku siiyo
@shaadiyanuura9991
@shaadiyanuura9991 9 ай бұрын
Runtii waaqiso natusinaysa waxyaalo badan oo manta dadkenu kusuganyhn jasalah ukhtii❤❤
@Nasro283
@Nasro283 9 ай бұрын
Maasha allah wad no sodhaqsatay Q2
@user-ym9yd2ys5b
@user-ym9yd2ys5b 5 ай бұрын
Lbrkga ino reb always rbaa
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 9 ай бұрын
Aad bad umahadsantahayna sida aad hore noogu soo dayseyna sheekada .kuwa sirdoonka/dambi baadhista ahna noogusoo badina .
@user-iw6tw2dj8l
@user-iw6tw2dj8l 2 күн бұрын
Masha Allah Allah kubarakeyo dukanka❤🎉
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Maasha allaah my abaayo sowda cadeey
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 9 ай бұрын
Haa allah habarakeeyo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Maasha allaah habo muniira yarey allaha kuxifdiyo adiga iyo waaidka walaalaha amiiiiiiiiin yaarabi
@faisahussein1231
@faisahussein1231 9 ай бұрын
Subxanalah subxanalah subxanalah
@shaadiyanuura9991
@shaadiyanuura9991 9 ай бұрын
Masha allah qliyey mahadsanid waad noguso dhakhsatay alaha kubarakeyo
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 ай бұрын
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 9 ай бұрын
Ilahey hakuu barakeeyo Aboayo hadan somaliya jogi laha Mel kale wax kama gaten balse waxan joga Nairobi Kenya
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 9 ай бұрын
Subxanallah Allow naga badbaadhi xasidsanaa gawada
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 9 ай бұрын
Subxanalah inalilah waina ilehi rajicun musiiba Allah kurido xawayaanta
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 9 ай бұрын
Bisinka ilaahayoow waxaas ha igu keenin intaas Asaga kaqaado qoriga kudufan lahaa nacalad Anigana waan isku dhufan lahaa😢😢😢😢
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 9 ай бұрын
Walaahi waa xanuun waxaas 😢😢😢
@ahmedduale4748
@ahmedduale4748 9 ай бұрын
Guul adiga iyo ganacsigaaga
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 9 ай бұрын
ilhy hakuu barakeyo oo hakuu bulaliyo marwo qaliyey
@hawoartan6910
@hawoartan6910 9 ай бұрын
Sawda janooy❤❤
@aminanur3754
@aminanur3754 9 ай бұрын
Hawo allah ku barakeeyo ganacsigaaga aad baan kuu jcljy lacag hadaad heesto waan kuuu imaan lahaaa lkn soorry
@ahmedduale4748
@ahmedduale4748 9 ай бұрын
Cajiib ahaa
@kadijaali4753
@kadijaali4753 9 ай бұрын
Masha Allah abayo Allaah ku barakeyo dukanka insha Allah marka xamar imado ku iman insha Allah
@Lunamayayat
@Lunamayayat 9 ай бұрын
Hi 3:10
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 9 ай бұрын
Mashaaa Allaaaah Allahayow beecsharadaada kuu barakeee oo cadawgaaaga jabi ilxumi kuma aragto mabruuuk calayki
@ugbaadmohamed4897
@ugbaadmohamed4897 9 ай бұрын
Abaayo Hanbalyo Hanbalyo kun jeer Hanbalyo Abaayo sawda keep going Abaayo ganac sataa Noqotay Alah ganacsigaaga hakuu barakeeyo❤❤❤
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 9 ай бұрын
mahadsanid xbbti
@hodanadan7255
@hodanadan7255 2 ай бұрын
Walaasheed sideey udabtay ayaanka naxay
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 9 ай бұрын
Subxaan allah walahay wa qiso xanuun badan ilahay haw naxaristo reerkas nuur cala nuur wall ilahay haku barakeyo business kaga anu kumaso gaari karo uk ayan joga
@farxiyamalin
@farxiyamalin 9 ай бұрын
Masha Allah tabaarakallah xbbti sowda ❤ dhaqsaa soo galisay
@user-rh3pr3mc1v
@user-rh3pr3mc1v 9 ай бұрын
Masha allah abayo ilahay hakuu barakeeyo dukaanka Insh allah wan so booqan doona
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 9 ай бұрын
Thank you Wan sugaayay q2
@Najminaa
@Najminaa 9 ай бұрын
Mahadsanid 👍 abyo qeybtan aad usugeen🥰🙏
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 9 ай бұрын
Alle ha u gargaaro Falastiin, Waa Qiso cajiiba takoorku ma wanaagsan a
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 9 ай бұрын
Wajeneyad
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 9 ай бұрын
Masha allaah sowdo qaali ❤❤
@user-vy7hj8ql7j
@user-vy7hj8ql7j 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-kg6gb1xx7r
@user-kg6gb1xx7r 9 ай бұрын
Naan sha alaah xbbti dukaan Ka alah kuubarakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufawale4755
@yusufawale4755 9 ай бұрын
Mahadsanid sawda
@kafiyakaireh7849
@kafiyakaireh7849 9 ай бұрын
Mahadsanik houn no so baadii houn
@Najminaa
@Najminaa 9 ай бұрын
Abyo 🧕sowdaay🌹 xafadena tagera lagug yhy m a❤guul iYO hormare wacn kurajeyni inshaAllah ✍️✍️
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
Mahadsanid wllo ❤❤❤
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 9 ай бұрын
Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah 😢
@Shamso-dp1tg
@Shamso-dp1tg 9 ай бұрын
❤agah.hn.macan
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 9 ай бұрын
Masha allah dukanka Allah ku barakeeyo ilmaha yaranka anigaba sasan ahay canuga yaranka ma aqaan sa
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 9 ай бұрын
Mansh Allaah illaahay ha ku barakeyo muniira ha ka beliin
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 9 ай бұрын
Part one anoo hadda dhameste aa iga la so gaarte 😂
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Ай бұрын
subxanalah nin dartis ma famliy udila
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 9 ай бұрын
wan ku salame wlshey ducada kugu jclhy abyo hore usoco
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 ай бұрын
Subxaanalah 😭😢😢
@afnaanabdi5189
@afnaanabdi5189 9 ай бұрын
Maasha allah tabraka allah, ilahay hakuutbarakeeyo, waan ka fogahay muqdisho ee waa kuu imani lahaa
@safiyasacad485
@safiyasacad485 9 ай бұрын
Subaxan Allah wlhi waa Arin Argagax Mudan Allah Naga bad baadiyo
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 9 ай бұрын
Adi dhaqtarad matahay habo
@shukrisharaf
@shukrisharaf 9 ай бұрын
Mashaa allaah abaayo dukaanka allahaa kuu barakeeyo Vallog nooga soo samee inshaa allaah ❤
@umuahlaam4170
@umuahlaam4170 9 ай бұрын
Walee intaa qiso dhageysanaaye tan mid ka xun ma dhageesan subxaanalaah
@faatimaali2609
@faatimaali2609 9 ай бұрын
سبحان الله
@sadiohassan4828
@sadiohassan4828 9 ай бұрын
Maansha Allaha abaayo waa wisp murugo leh faqiir nimo layskuma naco Abtiga wayka hoos baxday talada intaas qof inay dhintaan baa qoray Allah ha unaxariisto,Dukaanka waaba imaan lahaa holiday xamar hadaan imaado inshaa Allah Dukaanka kuyaaca reer Muqdisho.🌹❤️🌷
@bashirdulane9580
@bashirdulane9580 9 ай бұрын
Shukran sowdaa
@user-qh4hl1fz2v
@user-qh4hl1fz2v 9 ай бұрын
Masha Allaah hambalyo huuno USA
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 9 ай бұрын
Wadanbi
@caworuwayda8901
@caworuwayda8901 9 ай бұрын
masha Allaah 50 k comming soon
@SamsamAbshir-jd6bx
@SamsamAbshir-jd6bx 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-ue5id1ux3r
@user-ue5id1ux3r 8 ай бұрын
Subxanalah
@UbaxCabdikarinxasan
@UbaxCabdikarinxasan 9 ай бұрын
Mansha Allah allah habarakeeyo ganacsigaada abaayo ❤❤❤insha Allah markaan muqdisho imaado ayaan boqon donaa muniira cosmetics insha Allah
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 9 ай бұрын
Taas anba waanka shakiyay maaskaraato ma arki karo qofan asba taagneeyn ama toos banaanka uimaan
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 9 ай бұрын
Subxanallah
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 9 ай бұрын
Abyo qisoyinkan okale noso baadi plz
@xalwaahmed854
@xalwaahmed854 9 ай бұрын
😮😮😮
@wacanmuse7865
@wacanmuse7865 9 ай бұрын
Cadaalad sidaasi maha cauurta intaad u qori tuurto kuu nasiibku siiyo in aad dukanka ugu magac darto ayay ahayd curad iyo ka u yar baa caruurti kale ka waalay.
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 9 ай бұрын
Waxaan kabaqaa Arkaan ineey ayada kadambeysa wixi dhacay. Weli anihoon Qasada aan dhageysan.
@wacanmuse7865
@wacanmuse7865 9 ай бұрын
Ala raga uun ban moodi jiray in uu caqligu hoosta ka galo sow dumarkaba ka daran illahayow aanu caqligu liiska iga galin.
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 9 ай бұрын
إذا اتاكم من ترضون دينه وخلقه فزوجوه
@mariastories8851
@mariastories8851 7 ай бұрын
Xasbuna allah wanicmall wakiil dhiimo insha allah ilahy ku dil musiibo weeyee naagtaasii😢😢😢
@inaelmi
@inaelmi 9 ай бұрын
Hy.inshAlh Walugusoobuqan❤❤
@rayaanaxmed9317
@rayaanaxmed9317 9 ай бұрын
Markii horaba waan iska gartay inuu majiid kaayay dadka ayaduna doqon bay ahayd dambiile hadaa qariso xaqaa kuqabanaya
@anissaomar8660
@anissaomar8660 9 ай бұрын
❤❤
@user-kj1nk1ry8g
@user-kj1nk1ry8g Ай бұрын
😢😢😢
@ileysfarah1586
@ileysfarah1586 9 ай бұрын
Dukanka intee ku yaalaa
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 9 ай бұрын
Subxanallah😢😢💔💔😭😭
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 9 ай бұрын
Wafariid
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 9 ай бұрын
Calama kududhacday
@user-ce6qk4dv5y
@user-ce6qk4dv5y 9 ай бұрын
Shalay marka dhageesanaye qeebta 1aad ban gartay in Gawadhu kadanbesay in familygeda lalayo sidan channelo bdn iyo habo sowdo qisoyinka dilaga ah ugadhagesanaye waxanba iskubadalay danbi baare aan la ogeyn😢😂😂
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 9 ай бұрын
Run iyada miya ka dabeysi bisinka 😢
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
kkkkkkk mahadsanid habo qaali
@user-ce6qk4dv5y
@user-ce6qk4dv5y 9 ай бұрын
@@halimajeylani9243 haa abyo iyada kadanbesay madan dhamesan miyaa qebtan
@user-ce6qk4dv5y
@user-ce6qk4dv5y 9 ай бұрын
@@sawdamqaalib ❤️🙏
@zuuhusien8503
@zuuhusien8503 9 ай бұрын
Mhd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 9 ай бұрын
Hardasan joodna
@quruxsann
@quruxsann 9 ай бұрын
Thnk you 💖
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
You're welcome 😊
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 9 ай бұрын
سبحان الله 😢😢😢😢
Qisada Cabdalla iyo saxiibkii!@sawdamqaalib
15:56
Sawda Qaalib
Рет қаралды 9 М.
QISADA ARKAAN IYO MAJIID!@sawdamqaalib
26:52
Sawda Qaalib
Рет қаралды 32 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 37 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
BAMBI BADHIHII CAQLIGA BADNA O KASHIFAY KIS LAYAABLEH!@sawdamqaalib
31:29
WUXU KUGURSADAY RAKAATO BALSE MAXA KARACAY! Q.1 @sawdamqaalib
20:50
Sawda Qaalib
Рет қаралды 28 М.
19 SANNO KADIB MAXA DHACAY?@sawdamqaalib
29:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 35 М.
DALXISKII ISUBADALAY MASHAQADA!@sawdamqaalib
39:17
Sawda Qaalib
Рет қаралды 52 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН