Qisada farax waa qiso layaableh!!

  Рет қаралды 23,244

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#sawdamohamud#qisooyinka_kadhaca calamka oo kutujuman afsoomaali kadaawo halkan please help subscribe to our channel

Пікірлер: 119
@XaawoCabdimaxamuud-b2t
@XaawoCabdimaxamuud-b2t Ай бұрын
ما۶الله تبارک الله
@user-yw4dn3jj7i
@user-yw4dn3jj7i 6 ай бұрын
Maashaa allaah sawda qaalib waa kuwa dhiiri galin iyo.cibro qaadasho mudan.allaha ku barakeeyo qof.diin leh ayaad.tahay
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 Жыл бұрын
Maasha Allaah Waa qiso cibro qadasho leh Shukran wall
@zeytunsalatmaalim4693
@zeytunsalatmaalim4693 Жыл бұрын
Maashaa Allah
@user-ec8ej6cm7r
@user-ec8ej6cm7r 8 күн бұрын
Walshy mcneey ale haku barakeeyo sawda qaalib wlhi waan kujeclhy walshy ❤❤❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@syusuf8318
@syusuf8318 Жыл бұрын
Mashallah mashallah amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin jzk Allah
@ubahhussein2385
@ubahhussein2385 Жыл бұрын
Subxanallah sheekada bilowgeeda iyo markii dahabka qolkeeeda lageeyay ayanba dareemay iney ayada dahabka lahayd 😢subxanallah
@adarashkir7294
@adarashkir7294 Жыл бұрын
Jisakalaahu khayran
@user-ec8ej6cm7r
@user-ec8ej6cm7r 8 күн бұрын
Aaaamin Aaaamin aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin yaarabi aamin aamin aamin yaa rabi ❤❤❤❤❤
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Жыл бұрын
Mansh Allah ilaahay ha kala siiyo ubad qayrqaba❤amiin amiin amiin Aduguna wllo aad ayaad u mahad santahay qisoniika carabta aad ban u jeclahay
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Abayo jazak allah kher wllhi wa qiso caajiaab
@najaxmohamed7841
@najaxmohamed7841 Жыл бұрын
Mash Alh Abyo sowdo Alle ha ku Xifdiyo
@makakhaliffarah2817
@makakhaliffarah2817 2 ай бұрын
Wa alleykum salaam warahmatullaahi wbarakaatuhu
@abdiwahabadon8959
@abdiwahabadon8959 Жыл бұрын
Masha alah
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Amiiiiiin Dr.sawda
@ayanmahadjama6242
@ayanmahadjama6242 Жыл бұрын
Mash.alh xly ano isbitl joga bilabay shekada hadn dhameyty lekna adon hadlin bn sara wll aamin adna allh ku xafido adiyo awldad iyo gurigag
@ubahmohamed1193
@ubahmohamed1193 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا اختي
@caashoaxmed1390
@caashoaxmed1390 Жыл бұрын
Masha allah walhi waku taageera qof wangsan ahya thy gabdh yar o xishood badn tahy allah haku xafido adiyo awladadba aamiiin ani io awladeydana noso duceeya adi io asxaabtaduba insha allah
@user-ec8ej6cm7r
@user-ec8ej6cm7r 8 күн бұрын
Salahu calhi waslm Salahu calhi waslm Salahu calhi waslm ❤😢
@aishamohamedomar7554
@aishamohamedomar7554 Жыл бұрын
Asc abayo qaali macanto talefankaga iso dir walahi arin xanun badan baa gabar noga dhacday waxaan rabaa inaa solan dhigto😭😭😭😭
@kawsarqalanjoaxmedj6006
@kawsarqalanjoaxmedj6006 Жыл бұрын
Mash allaah
@hafsaomar9882
@hafsaomar9882 Жыл бұрын
wad mhsnthy sawda. abaayo mantoo dhan waan ku sugaye
@hindafarah9663
@hindafarah9663 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤
@aishasiciid3846
@aishasiciid3846 Жыл бұрын
Wlhi ilin baa igu so istaktay siduu allle ugu gargarey
@axmedyasin6083
@axmedyasin6083 Жыл бұрын
maansha allaa alle hakuna barakeeyo
@hawoartan6910
@hawoartan6910 Жыл бұрын
Qisoooo. Sowady mnta kuma hayo canjeeladaan ku duban jiry sheekadaada saa goraan dhameyey ma garn jirin maanta bilaa sheeka ahaa wuuuuw la soo dheeree. Hppi
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 4 күн бұрын
Wcs waraxmatullaah wabarakaat
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Жыл бұрын
Masha Allah qisooyinkaga anoo dhamysan maba ii ahan xitaa si dhug leh udhagysta hadi waxyar idhaafo waa kusoo ceshtaa mahadsanid abyo aadba ku wataa
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 ай бұрын
Nice story
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 Жыл бұрын
Wiilka go aanfiican uuqaatay Hooyadiisna wuubadbaadiyay Ceeb Adyunyo Cadaab Aakhiraa kadaran Alle haku sharfo wall
@sacadamahamad93
@sacadamahamad93 Жыл бұрын
Masha Allah Allahuma Amiin
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Waa mahadsantahaa qisayaha wanagsan a soo gudbiso
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Жыл бұрын
Keep goin xbbti
@deeqocabdi2570
@deeqocabdi2570 Жыл бұрын
asc yaa uqtii jasaakallah
@maryammohamed5921
@maryammohamed5921 Жыл бұрын
m.a qiso qurx bdn
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah walashey Allah xaku xifdhiyo horay usoco Inshaallah
@munyeabdow372
@munyeabdow372 Жыл бұрын
Masha allaah. dadaL. waad. Gari. dontaa. hor. U. Soco. Don't stop. Go ahead. Thank you anyway
@aishaabdullahi9289
@aishaabdullahi9289 Жыл бұрын
Mashallah 🥰🥰
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Жыл бұрын
Manash allaah abayo adigan sidokle iyo awaladadab allaah barakeeyo inash allaah🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️
@xalimoshekhabdi1444
@xalimoshekhabdi1444 Жыл бұрын
Masha Allah 🥰
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Жыл бұрын
اللهم يحفظك ويرعاك يا الله اللهم امييييين
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Жыл бұрын
الله أكبر
@cabdirashiidxuseen4547
@cabdirashiidxuseen4547 Жыл бұрын
Sawda maxamuud walaashy waxaad leedahy sharaf qofkula mida majiro wllo hore usoco sharafeey waligaa hays odhan waxba matihid adaa ugu sharafbadan dadka midhiya kujira maasha aaallh Maasha aaallh Maasha aaallh
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Sawda ma xaas ayaa ledahay
@xawoluulcabdi4783
@xawoluulcabdi4783 Жыл бұрын
Amiin abayo Sido kale allaha ku xifdiyo Hal saac in aad so duubto ayan jecla lahaa Ii so duce si qaas ah abayo waxaa IGA xanunsan xajige in mudo ah video yashada niyada ayan kudejistaa inta Badan kheyr aan dhamaan allaha ku siiyo quruxey
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
Masha Allah xaawa luul abayo ayaan gobdoon iyo farxiyo tawakal gabdhas so boqda ayaga neh wad ku nafisi dontaa
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
@@maryamadaud8856asc wll maryan
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
@@daahircabdikorme490 wcs wll welcome
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
@@maryamadaud8856 wll macan wan dhawahay maryan waxagee
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
@@daahircabdikorme490 kenya neirobi ayan walashey sowd ka dawada adneh halke ka dawaneysaa wll tan kale gabdhan shekoyinkeda wad la socota sax maxa ka faaiiday hal iyo labo niga taatabo
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Ilaahay ducadda ha inoo aqbalo. Jazaka Allahu kheyraa
@siciidoaxmed2027
@siciidoaxmed2027 Жыл бұрын
Mash alh xappti ilhy kuxafiyo💚
@sacdiyahori1030
@sacdiyahori1030 Жыл бұрын
Maasha allah abaayo mcnto sowda ilaahay ha ku xifido aduun iyo aaqiro qaali ducadaadana allaha noo wada abalone kuligeen aamiin aamiin aamiin yaa rabil caalami
@XafsaGaas
@XafsaGaas Жыл бұрын
Jasaka laahu khayr❤
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 4 ай бұрын
Masha allah😢
@axmedyare8913
@axmedyare8913 Жыл бұрын
Kama daalo inaan kudawado Halkaa kasiiwad allah hanoo kadaayo
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Mahadsanid wllo qaali ah❤❤❤❤❤❤
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 ай бұрын
Soo dhowow
@xawoluulcabdi4783
@xawoluulcabdi4783 Жыл бұрын
Wcs abayo hore u soco quruxey
@nastexa6091
@nastexa6091 Жыл бұрын
M.a xabiiti
@user-ss8mk5rh3k
@user-ss8mk5rh3k 11 ай бұрын
Mahasani
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
Asc wlshey welcome guruubka qisoyinka ayad ku birtay Masha Allah horay usi abayo ha niyad jabin anaha ku garab taagan gabdhahan ayaan gob doon iyo farxiyo tawakal waa walalaheuna in aad so boqataan isku Daya asxabey Si gabdhan asxabtaas kale neh ey u hesho aniga waxa ka so dhalaba badana gabdhioy. Farxiyo iyo ayn canalkoda so boqda sowdo maxamud Aya ka so dhahaya
@farahshire8275
@farahshire8275 Жыл бұрын
Masha Allah waa qiso cajiib ah Walhi qisoyinkaga Waa wada cajiib bisinka ilahay haku barakeyo adun Iyo khariro Amiin Amiin
@ugaaskabelaadir8467
@ugaaskabelaadir8467 Жыл бұрын
aamin adgu imsaad dhashay
@maxamedaxmedsugule248
@maxamedaxmedsugule248 Жыл бұрын
Mashaa allah sowdo hur u doco mida kalle say gabari ii gashay aan kasga sheekeeyee si jankayga komatiyo oga helo ee wasaabkaaga isii gabar somaalyeed waxaan dhaho ma garanayee
@saidelmi7151
@saidelmi7151 Жыл бұрын
Masha Allah keep going sister!
@hyr6726
@hyr6726 Жыл бұрын
Mash Allah
@abdikadirmohamedmohamud1624
@abdikadirmohamedmohamud1624 Жыл бұрын
Waa qiso cajiiib ah. gbdha Somali hady furinka necban lahyeen Waa iskaga caga juglyn lahyn hhhhgg
@mohammedmgurey1191
@mohammedmgurey1191 Жыл бұрын
mashaa allah ustaad sowdo vedio yadaada aad ayaan ufiirsadaa hada saacdan waa 4:40 bartamaha yurub markaan arkay ilaa aan kadhameysta maanan seexan hakaa kasiiwad waadna kumahadsantahay barnaamijyada dhaxalgalka ah ee asd noo soo gudbineeyso
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Thank you wllo
@mohamedmaalim653
@mohamedmaalim653 Жыл бұрын
Walaaley waxad ku dadsashaa qisooyinka in aysan noqon khayaali .
@hufualihaewfhp5661
@hufualihaewfhp5661 Жыл бұрын
Maashaa alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid wll
@baashecismaan3005
@baashecismaan3005 Жыл бұрын
Suweyd
@abdialinoor2371
@abdialinoor2371 Жыл бұрын
MaashaAllah what a beautiful ending
@kheyrchannel
@kheyrchannel Жыл бұрын
Asc walshy sawda waan ku salamey keep it up sister channel kaa aniga iska leh subscribe sare like sare
@aishafarah7614
@aishafarah7614 Жыл бұрын
😍
@baashecismaan3005
@baashecismaan3005 Жыл бұрын
Lanbarka iisodir
@darksid9120
@darksid9120 5 ай бұрын
@mushtaaqabdii
@mushtaaqabdii Жыл бұрын
Aniga rera Comment ma ihiye ducada wey idhaftay miya😢
@ahmedgreen9477
@ahmedgreen9477 Жыл бұрын
Asc sowda mohamud fadlan lambarkaga mala xeli kara
@ahmedgreen9477
@ahmedgreen9477 Жыл бұрын
Asc abayo mansha ,Allah
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Жыл бұрын
Walashay wad mahad santahay
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء.
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 ай бұрын
Welcome
@siciidmuuse3900
@siciidmuuse3900 Жыл бұрын
Asc lanbarkaga iisoo dir
@hanat9504
@hanat9504 Жыл бұрын
Qisathan manta sithat halmar nogusoo dameyse waadh kumahasantahay wlshy
@abdinasirahmed3361
@abdinasirahmed3361 Жыл бұрын
Mashlh great I wish I could have her number
@siciidomaxamud7282
@siciidomaxamud7282 Жыл бұрын
Wcs wllo dr sowda
@user-mg8es3gp3b
@user-mg8es3gp3b 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Жыл бұрын
Masha allh baayo qaaliya
@user-us8wj2hb3v
@user-us8wj2hb3v 6 ай бұрын
𝖬𝖺𝗌𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖺𝗁
@ahmedadan1884
@ahmedadan1884 Жыл бұрын
Wale yussuf will aqli badan ayuu aha runtii . Rerki Dan asaga aya badbadiyey hadith nabiga wuxu aha SCW runta sheg hadi donta ha qareratee . Maseyrka wa camal sheydan wye runtii
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Жыл бұрын
Mabshaa allah sowda waa dhak hore u soco likiin ani labarkaaga waa kaa waaye
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
wakaa xbbti numberkayga 00252616889436
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
@@sawdamqaalib wll sowdo soomaalida qisooyinka malaha wayqariyaan
@engineerabdirachidaliaden707
@engineerabdirachidaliaden707 Жыл бұрын
Wan ku salamay waalshy qalii xagen kalasoo xidhidha ?
@maryantinomohamed1865
@maryantinomohamed1865 Жыл бұрын
💘💗👩‍❤️‍💋‍👩🌹
@MumTazAhmedQani
@MumTazAhmedQani Ай бұрын
Lambarkada away cadiga ahi
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
Raatib musharaad miyaa wll
@ExcitedCherryBlossoms-xe2ti
@ExcitedCherryBlossoms-xe2ti Ай бұрын
Haa
@user-kc8zr2fu6t
@user-kc8zr2fu6t 7 ай бұрын
Waxaanhayaaqiso Anika Igudhacd Iyomidkalewalaal Iabarkanoosoqor
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
Sc wr wb xbibti allh ku xafido adiga io caruurtaada aaamiin yaa allh
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Жыл бұрын
Mahadsanid xabiibti
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
waxan maqli jiray Alle wakiil ma iisho yacni qof Alle talo saartay ma khasaaro wllhi waa dhab Alla dulmigu foolxumaa gabadha wanaageedii iyo baari nimadeedii ma sidaas bay ugu abaal guday sorry sorry 😭😭😭
@Wsaes
@Wsaes Жыл бұрын
Yab waye😭😭😭😭😭😭😭😭
@nimcoibrahim5874
@nimcoibrahim5874 Жыл бұрын
Wllo number kaaga iysheeg
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
No
@abdiweliadanibrahim9222
@abdiweliadanibrahim9222 Жыл бұрын
Masha alah
@amalhassan8100
@amalhassan8100 8 ай бұрын
Maasha Allah tabarakallah waa qiso aad u qurux badan
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 4 ай бұрын
Jacaylkii Nabiila iyo Hishaam muxu kudambeyey?@sawdamqaalib
22:29
Sawda Qaalib
Рет қаралды 18 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,5 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 118 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 42 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
QISADA ABU AXMED IYO NINKII MACRUUFKA INKIRAY!@sawdamqaalib
25:48
Sawda Qaalib
Рет қаралды 24 М.
ILMAHAYGA KAMID MAAHID HADAAD INA ADEERKAA GUURSATID
28:59
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 10 М.
QISO CAJIIBA OO KUDHACDAY GABADH AAN DARIS AHANJIRNAY!!/@sawdamqaalib
24:37
Qisada Cazaam iyo karolin waa qiso qariiib ah runtii/@sawdamqaalib
16:13
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Sawda Billan
Рет қаралды 40 М.
Ninkii ayaa kadhuntay maalintii arooskeda!@sawdamohamud
31:08
Sawda Qaalib
Рет қаралды 35 М.
Qisada Amal iyo Ayman qeybtii 2AAD@sawdamqaalib
17:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 19 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,5 МЛН