Qisada Gabadhii Quruxdeeda laga Alifay Hees Caana oo kulmisay fanka somalida

  Рет қаралды 88,118

Maal TV

2 ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

www.youtube.com/@maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 124
@Lose_hopeeee
@Lose_hopeeee Ай бұрын
❤walahi waa gabadh qiimayn badan oo qadarin badan oo abaalka gali taqaana waa qof garasho badan ilahay cimri dheer iyo cibaado suuban ha siiYo xaawa oo dhanba nasab ah
@Zeinab2dhgx
@Zeinab2dhgx Ай бұрын
Xaawo Nuura Aad baad ugu mahadsan tahay wareysigaaga qiimaha badan eed bixisey kuna xustey Mafacetfa iyo howshii iyo isxaankii uu ii sameeyey Macalin Daa'uud Cali Masxaf ilaahey Janadii fardowso Ilaahey haka waraabiyo. Waana kusoo raadin doonaa haduu Ilaah raali ka noqdo love you❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Xawa nuura qofkii garanayuunba garanayee sidan weyka qurux banned naag sidey ulabisato ulabisataana may jirin jaarbanu ahyn Djibouti xafada 3axaado looyaqan Q3 way xanuusatey markasa layidhi wuu sixrey da uud allah ha naxariiste ❤❤❤❤
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 Ай бұрын
xaaskiisii ugu horeyey daa uud deris baan eheyn shobto cabdikarim allaha u naxaristo daauud iyo shobto labadaba
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 Ай бұрын
Maashaa'Allaah aniga aabbaheed ayaa I guday Jowhar aabbe Cabdikariin ayaa I guday, reer Jowhar miyaad aheyd wll?
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 Ай бұрын
Aniga reer Jowhar ayaan ahaa, xaafadda Horseed
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y Ай бұрын
Allaha unaxariisto dauda cali musxaf Amiin Amiin Amiin macalinka musiga somali tariikha fanka hoyayadii fanka hobaladii wabari xxx hargaysa
@Nasra-807
@Nasra-807 Ай бұрын
Inantaani waa goob gabar walbana sidaa ma noqoto arag qiimahaa cidna xumaan iyo xanaf kama sheegan afkeeda aamaan iyo wanaag un baa burqanayaa alle cimriga iyo cafimaadka alle ha u baarkeeyo masha allah❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 ай бұрын
Xagan iyo xaganba dayay xamaroo dhan soo maray haween kana xisaabiyay nin xumaan kusheegana xaawa sharaf xaawa nuura xaawa nuura maan Arag
@SharifAbdulle
@SharifAbdulle Ай бұрын
Wlh edeb iyo xushmad leh waaaye qalbi wanagsan mashalaah waxiii kasoo maray wanaaaag iyo xumaaaan waaa waayaha nomosha ha u bixin Ina adeer
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v Ай бұрын
MANSHA ALLAH WAA GABADH QURXBADAN OO CALBI FICAN ILAHAY DADKA QALBIYADOODA AYUU DALACDAA ILAHA INADEER ILAHAY QALBI FIICAN IYO QURUXBA WUU KU SIYEY MANSHA ALLAH .❤
@almas8915
@almas8915 2 ай бұрын
Xawa nuur faras marku dauud guursaday nolow bu galiye Djibouti qofki gurika ugu tagay un baa garanaya quruxey waxba ha tarin 😢❤
@nimconfg
@nimconfg Ай бұрын
Waankusallamay xaawa nuura iyo inaabtigeeyba waana wadasalaamay reer abtiyaal garahaan reer arabsiyo love ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍 💖.
@robleali3722
@robleali3722 Ай бұрын
Alle ha sharfo Xawa-Nuura waa qof Qalbi wanagsan.
@deganomer4032
@deganomer4032 Ай бұрын
Masha allah walhi wa qiso hanuun Lee fouad ilkacase iyo nuura 🥺
@KaamilBeerlule-lp3vo
@KaamilBeerlule-lp3vo Ай бұрын
maal tv way jiraan hablo bdan oo hargaysa jooga o wada qisa ah fadlan noso badi
@careefofficial9019
@careefofficial9019 2 ай бұрын
Mnsh Allh Mamo Xaawa Nuura, Alle Cimriga Iyo Caafimaadkaba Ha U BarakeeYo
@user-bz3jy1vt1y
@user-bz3jy1vt1y Ай бұрын
Allaah ha u naxariisto
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 Ай бұрын
Wareye Xasan maal iyo Xaawa Nuura Aad ayaan u salaamayaa barnaamijka wacan ee ay soo diyaariyayeen mansha Allah illahay ha idin dhawro Aamiin Aamiin 💚🤍♥️💯
@abdullahiabday
@abdullahiabday Ай бұрын
maansha allah cimri dheer iyo cibaada suuban
@tratransportllc1469
@tratransportllc1469 2 ай бұрын
Waa wareysi aad u xiiso badan. Gabadh af tahanad ah, iyo Suxufi xirfad balaaran.
@Xirsishow
@Xirsishow 2 ай бұрын
Manasha alaah oday waaa nin ilahay u qaaday oday nimadii ayuu walahay alle u qaaday
@safia6698
@safia6698 2 ай бұрын
Manshallah Walalo 20 jiir wad ka dhaban yartahy Manshallah tabarikalaah rahmankalaah Allah ha ku xafido 🥰👏🤔
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 2 ай бұрын
Awlaad jacayl dhalay ❤❤❤❤❤
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 ай бұрын
Aamiin ya raaaabi dhamantod janada fardos aamiin ya is
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Cabdil qaadir sanka allah haw naxariisto wa fananka aan salaad salaad kudari jirin shirkj cartana wuxu qaadey heestii safar balategaya
@xayaatxas5559
@xayaatxas5559 Ай бұрын
Ilaah janadi firdowsa haka waraabiyee
@karingarfod9151
@karingarfod9151 2 ай бұрын
Mashaa Allah hadad ba qurux badan tahay wlh ❤❤❤❤❤
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 2 ай бұрын
Wali wa qurux badan tahay masha allaah
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Ай бұрын
Allha unaxaristo dauud cali masxaf
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 ай бұрын
Mansha allaah nuura waa gabar qurux badan
@sabahismael2392
@sabahismael2392 2 ай бұрын
Inanta iyo inankuba Wa dad wanagsan Macha allah😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 ай бұрын
xaawa cabdilaahi xaawa nuura
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 ай бұрын
Yuusuf Caqaayada xagee ayuu qabtay maanta Maal tv isaga an ku niqiin isagoo xogo muhiim ah goobtan ka soo gudbiya naguna maaweeliya e.
@aminahassan4566
@aminahassan4566 2 ай бұрын
😢😢 maan shaa Allah Waa inan aad u qalbi wanaagsan
@saeedosman3016
@saeedosman3016 Ай бұрын
Gabar miisaan leh
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 2 ай бұрын
Ala baxay qurux u dhalatay masha Allah riwaayada ayaan soo daway quruxlay
@mzzmoalim4706
@mzzmoalim4706 2 ай бұрын
Riwaayada ii sheeg
@HRU2100
@HRU2100 2 ай бұрын
VERY FUNNY THIS AMAZING PROGRAMME THANK YOU ALL MAAL MEDIA..
@safia6698
@safia6698 2 ай бұрын
Qurux iyo badh ba ilahy kugu deeqay Walalo
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 2 ай бұрын
War gabadhu qurxanaa ma gaboyaa
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE Ай бұрын
Xasit wa xasit wana munafaqin aqiro Aya lagu horkenidona Abayo Xawo waxatahay qof ad U qalbi wanagsan
@mokhtarabdi5129
@mokhtarabdi5129 2 ай бұрын
Machallah
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 ай бұрын
Waa heersare
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y Ай бұрын
Xaala somalalaya 💕🥰❤️👋
@galoolqudhac
@galoolqudhac 2 ай бұрын
Xaawa nuura waa gabadh qaaliya oo u qalanta in hees iyo 10ba loo tumo
@awliyo1260
@awliyo1260 Ай бұрын
Markay damacday inay daud shaqsiyadisa ka faalooto codkeeda isbadaly axsan xasuus
@ikranabib7919
@ikranabib7919 2 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah it is beautiful story and Fu,aad is my favourite singer ilaahay ha caafiyo. Walal Xaawa nuura waxaad tahay qof qaali oon lahi karin sidaad ugu damqatay our legend Fu,aad ilkacase Allah ha sharfo waana gob iyo caad keed❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 Ай бұрын
Qofkii haya telefonla Cabdi Cumar Cige (Xadhigo) ha ii soo dirio. Waad Mahadsantihiin
@arliyop3199
@arliyop3199 2 ай бұрын
Hayaay eesh calaa barnaamij walaahi waan hurday markan arkay barnaamijkan qiimaha leh hurdadiiba way iga tagtay marqudha ma joojin yaa salaam Alla inantu qiimo iyo quruxba way isku darsatay hadal wanaag ilbaxnimo iyo qalbi saafiya bilaash looguma heesin inankan wariyaha ahna waan salaamayaa waxay ila tahay in aan waji garanayo oon liqsanahay ilaa hada waan soo saari laayahay waayo yaraantii ayaan dusha ka yaqaanay lkn dee waa la waynaadayoo xasuustiibaa naga guurtay magaca aabahay hadaan sheego wuu igaran laha sidaan filayo waan idin salaamaya wll labadiinaba channel kan maal Tv na waan ku xidhanahay mar walba sida looga buufiyo Huwanta😂
@user-yz7gy5pm8g
@user-yz7gy5pm8g 2 ай бұрын
Xaawa nuura waa quruxdii hablaha j.somaliland ee degmada arabsiyo ee gobolka gabiley
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 2 ай бұрын
Maashallah Waayo waayo Xasuus iyo xaawo nuura
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 ай бұрын
Kkk ka yimidey
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 Ай бұрын
Arabsiyo ha sarreyso.
@saredooderas2140
@saredooderas2140 2 ай бұрын
Fuad Ilkacase muxu walah gabadh qurux badan nabsi ka galay Allaha ka dhaafo ninki garan ba garan fuad wan ku aqliyestey isago xarago laandhereya
@KaamilBeerlule-lp3vo
@KaamilBeerlule-lp3vo Ай бұрын
wah waah wayna qapbi taabatay marwadu
@akapdikaafimohamed778
@akapdikaafimohamed778 Ай бұрын
"Aduunyooy Waayo'badan" "Shalay Mid Wanaagsanaa" "Noloshiisuna Ay Wacnayd" "Adaa Maantiyo Wakhigan" "U Xidhay Weer iyo xusuus" @AK__ ✍ 😢😢
@Hersi-wrs
@Hersi-wrs 2 ай бұрын
Abdourahm Ali hersi
@Football-fans327
@Football-fans327 Ай бұрын
M.a
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
Inaadertey waa yaakhii caadi ah
@fardoussamolid4642
@fardoussamolid4642 2 ай бұрын
Noura Asc huno qaali ❤❤❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
maal tv manu ahayn channel uu ka hadali jiray abwaan caaqyaada dalka ka difaci jiray mise wa mid kale
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 Ай бұрын
Khalif cilmi waa nin ka saxsafon ka maxamed aalta la afuufaa
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 ай бұрын
War qisada nuura waa in film laga sameeya waa qiso cajiib ah
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y Ай бұрын
Walahi waa qiso dhaba xawa nuura gabadha qaliya allaha ku barakeyo gabdahena hodanka isaqow inaga daya qofwalba calaf iyo nasiiba qabyalada dabiiba bada ubahan tihiin iclaja 🤔
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 ай бұрын
Cabdi qaadir sanka Ayaa heesta caadiyan uqaaday
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIKEDS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIKE
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 ай бұрын
Anigaaba ka mid ahaa xassan aadan samatar ha isoo cafiyo inshaalaa
@Mudan14
@Mudan14 Ай бұрын
Alla anigaba
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Dadkii naceybku wax walba ilowsiiyay.
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Xitaa qaadka ma cuno.
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 2 ай бұрын
Maasha allaha ❤❤❤❤
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 ай бұрын
Calyadii Fanka 😅😂
@mouhamedgoulwademohamed-wm8nj
@mouhamedgoulwademohamed-wm8nj 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😢😊😂❤😂❤❤😂😂😂😂😂😂asc eshcala jacyl xawa nuura xawa Qali okay okay wad mahad santahay
@kooreebe
@kooreebe 2 ай бұрын
Weyjiraan kuwo badan oo lagu Tilmaamo calyada fanka
@DunXarirachannelNaima
@DunXarirachannelNaima 2 ай бұрын
Ala muxu fuad silciyeey nura
@Ubax-yu7uv
@Ubax-yu7uv Ай бұрын
Hesta magaced
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
SHORTS
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Ай бұрын
Anigaa ah reer Arabsiyo cadey. Dumarkii hore ee Arabsiyo wey xishoon jireen. Maxaa hadda isbedelay
@Xirsishow
@Xirsishow 2 ай бұрын
Maal kii muj 11ka mid ka ahaa
@sumadqaran
@sumadqaran 2 ай бұрын
Qof Ku jecel oo laguu diidayo dhib badanaa🥲💔
@sahraisse2676
@sahraisse2676 Ай бұрын
Aniga laftigayga heeso la ii tiriyey markaan joogey Somalia
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
CABDI HAYBE SWEDEN AYUU JOOGAA
@user-gf2qo9ly8k
@user-gf2qo9ly8k Ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 2 ай бұрын
GABADHAAN QURUX LA SHEEGO UGUMA JEEDO GABDHAHA CAADIGA AYAY KA MID TAHAY
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 2 ай бұрын
Mama waaye gbdh ma hee waqtigeda iyo wajigedan isku muuqan 🤣 maan sha Allah
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali Ай бұрын
30 sano ka hor aya laga waramaya iyado gabdh yaro 19 jira quruxda ka sheege eesh cala 😁
@Amineta.0
@Amineta.0 2 ай бұрын
Nin Afrikaan maxeey ka wadaa iyagu afrikaan maahaniyaa
@umimohamed2323
@umimohamed2323 2 ай бұрын
War reer waqooyiyoo quruxdaat ku faantaan oo somalida kalana aysan arkin maxay tahay aniga wabayabanahay
@ceelsheekhofficial4504
@ceelsheekhofficial4504 Ай бұрын
Wariye Maal waxa uu Iloobay inuu ku soo Gunaanado Heesta loo Qaaday
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 2 ай бұрын
Kkkkkkk nin Afrikaan OMG op idinku miyaanu Afrikaan Ahayn.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Maxaad u qosli jareertu somaliland ma degto Afrikaan uun bay nala yihiine Sida caadiga ah somalidu Afrikaan iskuma taqaan nin kanina waa jareer oo Afrikaan u eeg Sangadhuudhi baanu u naqaan inantani wax xunba kamay hadlin rayiga dad waynahay sheegtay
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob 2 ай бұрын
Garaad ban la hadlaya Xawa hiran ba iska lahad ❤❤ ok .
@user-pk8pf8xv9h
@user-pk8pf8xv9h 2 ай бұрын
Ma nuuro naruura bal iga data geeya
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIKED
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
HIRTA QAMAR SUUDAANI YAA YADHI WAA FANAAN
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@abdi1502
@abdi1502 Ай бұрын
Xay iscadaysay qandho dishey
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
SHARE
@nim7534
@nim7534 2 ай бұрын
Hada ma is qabtaan odayga fuaad
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LEGETA
@AweysQureysh
@AweysQureysh Ай бұрын
Salaan sare hawa nuura
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 Ай бұрын
Reer xamarka wax meey sixraan? Cajiib cajiib illaahoow noo kaalmeey
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
SUBXAANALLAAH war dadka cuna jaadka hadeey ogaan lahaayeen sida uu afkooda u ekyahay meeysan hadleen bulsho masoo dhax galeen war isku xishooda ALLAAH ka baqa
@gaadh-haye9481
@gaadh-haye9481 2 ай бұрын
Kan weriyaha sheeganayaa hadalkaba malwacad ayuu iskaga soo gurayaa sida dadka Loo waraysto maba yaqaano wuxuu u baahanyahay Tababar
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
waa wada aqriyay qoraalka dadka weriyaa iyo inantaba way la dhaceen ana waxaan kuugu daray inuu weriye degan yahay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
SAAFI
@amaladan5579
@amaladan5579 2 ай бұрын
Heesta wali ma😂😂 maqlin0
@nourianeima4636
@nourianeima4636 2 ай бұрын
Fuad ilkacase naaga badna , gabadhan waa tii 5 aad u caruur ka dhalo
@kalafazii7055
@kalafazii7055 Ай бұрын
Waa legend wax badan raaxeestay Maxa guskiisa u xisaabinee 😂😂😂😂
@cadadleyNews
@cadadleyNews 2 ай бұрын
Walaal salaan sare waxaad ubsheegtaa fuaad aabihii Axmed gadhale inuu ku lahaa beero takale labad hablood ee fuaad la dhashay oo islaan eedaday iigu toosan Iya beero ku leeyihiin cadaadlay
@KaamilBeerlule-lp3vo
@KaamilBeerlule-lp3vo Ай бұрын
nasab nasab dhalay marwadanu waa dadka yar ee hda nool waaya arag dhameestiran la dhihi karo