Qisada heesta Kaftan/ Kaxbaan ahay ee ay Hibo Nuura qaado

  Рет қаралды 136,594

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

7 жыл бұрын

heestan waxa erayadeeda isugu tagay Abwaanada kala ah Yuusuf Aadan Alaale, Xasan Ganey, iyo Cali Sugule laxankana waxa saaray Cabdikariim Jiir oo Cumar Seerbiya qisada uga waramay

Пікірлер: 46
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 4 жыл бұрын
Nin fanka iyo bulshada miisaan kuleh mulaxan cabdi kariim qaarey ku magac dheer jiir
@osmanweheliye6241
@osmanweheliye6241 2 жыл бұрын
Abwan jiir allah yarxamah shalay ayuu geeriyoday qabrigiisa allah uwaasiciyo
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 5 жыл бұрын
Sxb wxn kaaa codsaneeenaaa heeesta hibo nuuuro eeee laaaaaley qisadeeeda nooosooo diyaaaari
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 6 жыл бұрын
Cumar zxp marqaankii baa nagu kala goysay ee waraysi nin ragga dhagaysan karo noo keen waxay daqiiqaddu
@adenosman5768
@adenosman5768 6 жыл бұрын
Aden A. Awburre ma ila aragtay Seerbiya naga dhaaf yaaqay
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 2 жыл бұрын
Jiir allaha u naxariisto maanta ayuu muqdisho ku geer yooday
@eng_geelle2004
@eng_geelle2004 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto walal keen mulaxamiiste aan dib loo arkeyn badalkiisa
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 5 ай бұрын
Woof.wariye.waa.curmar.seerbaya.un.markay.noqoto.fanka.soomamaliyed.laxamayste.c.kariin.farax.jiir.alle.hawnaxariiste
@garadkaofficial1395
@garadkaofficial1395 Жыл бұрын
Abaawan caamir baa hore u yidhi... Shan meel uu roob helay oo shuux yari ka wacn yhy..... Ayaa jirta.....
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
Walee jiir waa wiil hoog bal fiiri siduu wax isagu duba ridayo
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 3 жыл бұрын
Ya salaaaaaam
@drabdifatahali6451
@drabdifatahali6451 Жыл бұрын
Gabadhi waala joog halka raga qaarkood moodaan lacag doon inay yihiin haweenku.
@qubqac9913
@qubqac9913 6 жыл бұрын
Fanka soomaalidii hore waxa uu uga fiican yahay kan maanta, heestan ayaa tusaale u ah, inta ruux ee isugu tagtay , midba gobol ayuu ka yimid, waa kaase , hees qabiil caan ha noqoto.
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 4 жыл бұрын
AHUN yusuf adan iyo AHUN cali sugule iyo xasan ganey sadexduba hal gobol bay kasoo wada jeedaaan
@thefiber100
@thefiber100 2 жыл бұрын
@@musphaibrahim171 waad ku sugtay
@aishakuus60
@aishakuus60 3 жыл бұрын
DAD WAA DADKII HORE
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Heeska xusuus gaara u leedahay Aabahay qaali waayo calafka kala geeyey Hibo Nuura iyo Aabahay Waxay noqon lahayd Hooyadey Nasiibku haddu kala fogeen aad baan u salamayaa Maama Hibo Nuura waa qof qaali ah si gaara noga mudan xushmad iyo qadarin laga qiyaasi karin waayo wey na so xidhidhisaa had iyo jeer Mararna wey na so boqotaa USA ilaa Australia, Sydney Sido kale wakhtiga fasaxa galno boqosha ugu tagaynay USA heer sare no so dhawaysa Markasta Sida hooyaday oo kale noo haysaa mudada la joogno wakhtiga waxa ahaa arday Alxamdu lillah waktigan waxaan ahay professer ku takhasusay dekedaha iyo macdanta bada kana dhiga Jaamacad Qaranka ee Australia Waa ilaahay Mahadiis Mar dhow baan rajaynaya maamo hibo ka so qayb gasho arooskayga gabadha guursan rabo iyada maamo hibo ila jeclaatay waxan layahay waligaa mahadsanid ilaahay cimriga iyo cafimaadka ha ku barakeeyo
@ibrahimsaid4346
@ibrahimsaid4346 3 жыл бұрын
Ahmad mahfoud, ma reer boorame ayaa tahay bro?
@faisahassan2165
@faisahassan2165 2 жыл бұрын
Maasha allah qofka aan umadiisa aan u mahad celinin rabigiisana uma mahad celinyo
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle yarxama
@liibaanotmaan6720
@liibaanotmaan6720 7 жыл бұрын
Cumar sxp badana wareysida waad nagu kala go'ysaa Adeer xiniinyaha hana qaban dee😂
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 6 жыл бұрын
5 daqiiqo kaliya mid kasta adna mindhaa like igamma heshid
@kananhashi8078
@kananhashi8078 6 жыл бұрын
walee dad waa dadkiihore waxaan hada jooge waa qashin oo aniga aan ka mid ahayd
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
kanan hashi 😂😂 maya adigu qashin maahid aboowe
@munatakar3228
@munatakar3228 6 жыл бұрын
waa runta bro wx kasta wa waxi hore wax hada jero waxba ma,ahan
@sagalhaji5511
@sagalhaji5511 5 жыл бұрын
kanan hashi hhhhh
@bashkaali4980
@bashkaali4980 5 жыл бұрын
Sxb dadkii hore waa lugu daysa karaa waana lala mid noqo karaa aniguba waxaan ahay hal-abuur waana ogahay inta an la egahay marka lama gaabiyo
@hooyo1442
@hooyo1442 2 жыл бұрын
@@qaradd4265 😅😅😅😅😅😅
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 3 жыл бұрын
💯💯💯💯💯
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 6 ай бұрын
kax bn ahey ma ogthy waxa lo qaadey abshir farah shire gabadha u qaadeyna umudunia 5:11 xilga bey ahey saacatu
@mosyabdi631
@mosyabdi631 5 жыл бұрын
Cumarow sxb maxaad yusuf aadan alaale taariikhdisa uduubi wayday
@mustafaaden736
@mustafaaden736 Жыл бұрын
Weriyaha oo keliya, Mr Cumar Seerbiya ayay biyo hor yaallaan. 🤔
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
Abwaanka magiciiisa igu cawiya
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Siciid Farax Cabdikariin Faarax Qaarey Jiir ninka kale ee ag fadhiyaa isna waa mucjiso kale oo xaga laxanka macalin ku ahaa Xasan Sabriye Afrax ( Xasan Gareyt)
@hannacadey5195
@hannacadey5195 6 жыл бұрын
Siciid Farax waamulaxeyste.Xasn.jiir.qaarey.sidasolosoco
@abshircumar7254
@abshircumar7254 6 жыл бұрын
Abdikariin jiir
@muniir3654
@muniir3654 5 жыл бұрын
Waa sidaa sheegtay xasan gareed mucjiso kaluu ahaa heestii hooyo baan xasuustaa ee uu laxameeyay
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Kula mid ahay
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 6 жыл бұрын
cajiib walee ...xilli iyo waqti ayaa layaab leh
@abdirashidsicid1797
@abdirashidsicid1797 Жыл бұрын
Aar uunsigu dhib badanaa🤣
@kaahinyare7566
@kaahinyare7566 5 жыл бұрын
Adeer. Ninkani sida uu sheegayaa waxba kama jiraan taariikhda yaan la kufsan
@nuradinduqow1826
@nuradinduqow1826 4 жыл бұрын
Ninkii codka sameeyay miyaad ku heysataa yaab 🤔🤔
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Xoolo 1991 kaddib baad dhalataye ma Ika jiir oo Heesaha soomaaliyeed brankooda laxameegay baad ku haystaa xaaraan quute waaxid
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Oo maxaad qoonsatay koley anigu Cabdikariin Jiir nin qamaamuurta fanka ka mid ah baan u aqaanaaye, hadii aad dhaliil u hayso sheeg, markaasaa dood lagula furi karaaye?
🔴 LIVE: Israel War On Gaza Children | UNSC Moot | DAWN News English
3:16:07
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,3 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 2,7 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 99 МЛН
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:55
Qisada heesta Yufle  ee Kinsi Xaaji Aadan qaaday
9:59
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 62 М.
Barnaamij Gaar Ah Ilahay Ha u Naxariistee Mulaxin Cabdi kariin Jiir
21:42
Qisada Heesta Haatuf | Abwaan Hadraawi Iyo Xabaashii Cilmi Boondhari
11:29