No video

QISADA JACAYL EE ABWAAN YUUSUF SHAACIR

  Рет қаралды 214,305

Heersare Media

Heersare Media

9 жыл бұрын

Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille (Yuusuf Shaacir) ayaa weriye Siddiid Maxamed Burmad uga warramay qiso jacayl oo noloshiisa saamayn ku leh.

Пікірлер: 111
@HeersareMedia
@HeersareMedia Жыл бұрын
Faldlan Channelka SUBSCRIBE-ta ha la dhaafin, si aanad u seegin barnaamijyada iyo muuqaallada danbe ee aanu soo gelin doonno. Waxa kalood nagu caawisaa LIKE IYO SHARE, si dad kale uga faa'idaystaan xogaha aad bogatay ee waxtarka leh.
@xamsehagoog4268
@xamsehagoog4268 5 жыл бұрын
Abwaan yuusuf shaacir ILaahay haku xafido bulshada meel mugleH bad ugu jirtaaye
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
walhy abwaaan shaacir qalbiguuu ka hadlay jacaylow waleeee xishoood malihid
@shagaxle11
@shagaxle11 5 жыл бұрын
Xaqiiqdu waxay tahay boqorka abwaanada wakhtigan aynu joogno hadaan lays xaasidaynin Yusuf shaacir weeye... Ilahay afka iyo aqoontaba haku barakeeyo abwaan
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Heestan anigoo kolkaygii horeba jeclaa ayay qisadanina isii jeclaysiiyey. 2021 baan dhageystay, Iminkana waa 2023. Waqti 🖕
@maxamedyuusuf3155
@maxamedyuusuf3155 6 жыл бұрын
Aabahay maansha allh Wlee caadih ma tihid hhhh allh keep you dad
@mohamedabdirizakm.baaxeer7887
@mohamedabdirizakm.baaxeer7887 5 жыл бұрын
Kkkkk
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 5 жыл бұрын
Eedadaa waa inaad hees u sameysaa! 😂
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 жыл бұрын
Mcha allah wad nasiip badan thy
@hipagahmet5611
@hipagahmet5611 4 жыл бұрын
Beenta daah aabah maahe nameka same
@qarandoonyaybooshle6987
@qarandoonyaybooshle6987 4 жыл бұрын
Maxamed Yuusuf aabbe qaaliyaa ku dhalay
@mohamoudomarasawe5981
@mohamoudomarasawe5981 5 жыл бұрын
Masha allah alle haku.sharfo abwaaninta soomaliyeed wan tageeraa
@abdirizakisakmohamed3126
@abdirizakisakmohamed3126 6 жыл бұрын
Maasha allah ilaah ha dhowro abwaanka (yuusuf Shaacir).
@mubarigmaxamed9008
@mubarigmaxamed9008 6 жыл бұрын
kkkkkkkk
@inantamusebihiadeerkauyaha6319
@inantamusebihiadeerkauyaha6319 6 жыл бұрын
Abwaan jecelku waa bilaa naxariis wlee mnshlllha
@somalilanderman6429
@somalilanderman6429 5 жыл бұрын
Mazh allh qiso cajiiba Lkn qizadi Hadraawi ee beerlula ayey isyar matalaaan
@qadracabdi9449
@qadracabdi9449 8 жыл бұрын
masha alaah abwaanka caadi mahan
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
Abwaan Yusuf shaacir waa ninka bedeli doona ala ha u naxariistee abwaan gaariye iyo abwaan hadraawi oo nool
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 6 жыл бұрын
Mashaa llaah waxaadtaya abwaan
@garaadcaabi948
@garaadcaabi948 3 жыл бұрын
Dahab lumay Qiso cajiib 😪💑
@saedyasin2859
@saedyasin2859 2 жыл бұрын
Masha Allah abwan himriga allah hku dhereyo
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
#hhhhhhhh aad baan u taageera gabyaaga ii noolow waan ka helay siduu qisada uga sheekeeyey
@galmudugchannel5762
@galmudugchannel5762 4 жыл бұрын
Like iisaar a wllo
@apdipazidmohamed4093
@apdipazidmohamed4093 2 жыл бұрын
Manshalah abwaaan ka ayaaan si gaara u salamaya
@mahamedsalmaan8986
@mahamedsalmaan8986 5 жыл бұрын
Waa sheeko Mug iyo miisaan leh. Abwaankuna si hufan oo tafatiran ayuu uga sheekeeyay qisadii jacayl ee ka qabsatay London.
@jazuurmoha820
@jazuurmoha820 4 жыл бұрын
Mansha allh abwan shacir.ale hakuu xafido
@yaziinqarboozhe3349
@yaziinqarboozhe3349 8 жыл бұрын
Yusuf Shaacir Alle Ha Ku Dhowro 💜
@drsharmaarkeabdi3902
@drsharmaarkeabdi3902 7 жыл бұрын
mansha allaah
@ahmedabdillah3610
@ahmedabdillah3610 6 жыл бұрын
Med Siad bbarre
@c.jbahluul9584
@c.jbahluul9584 6 жыл бұрын
Hhhhh wlhi abwaanka m.a wuxuu yidhi dabkaa iga dhacay hh
@fadxacisman2572
@fadxacisman2572 4 жыл бұрын
Jir oo joog inaadeer
@caydaruuscali1491
@caydaruuscali1491 6 жыл бұрын
KKK father of love maasha Allah abwaan anay taasookale igudhacday
@ahmednayger7553
@ahmednayger7553 6 жыл бұрын
Caydaruus
@ziciidyare7178
@ziciidyare7178 4 жыл бұрын
waa qiso cajiip wlhi si hufan buu uga sheekeeyey Abwaanku
@daahirqorane806
@daahirqorane806 5 жыл бұрын
Dabkaaa iga tegay kkkkkkkkkk!? Allaaahu akbar
@maxamedcabdilaahi6061
@maxamedcabdilaahi6061 Жыл бұрын
2023ka ayaan sheekadan la socdaa oon fiirsanayaa Heestaana in badan baan iska dhegaysan jiray
@amareveira9357
@amareveira9357 6 жыл бұрын
abwaanka Walee wax baa Ka dhacay
@infaymousson7426
@infaymousson7426 4 жыл бұрын
Waa isla doonasha ilaah
@samatalisabtidoonka6467
@samatalisabtidoonka6467 5 жыл бұрын
abwaanku miyuusanguursan weli single miyaa
@DKMHero
@DKMHero 5 жыл бұрын
samatalis abtidoonka wiiilkiisa ayaaba 20jir ah Dabcan Single Ka weyn Ninkaan
@wardimuztafe634
@wardimuztafe634 4 жыл бұрын
Mazha allh waa izla doonazho ilaaah✊🤙
@hshhsh5454
@hshhsh5454 5 жыл бұрын
Kkkkkkk mashaaallh
@cismaanmaxamed1881
@cismaanmaxamed1881 4 жыл бұрын
abwaanka yuusuf shacir waxa helay jacaylkii hadrawi ku dhacay ee beerlula
@ifrahabdullahi3876
@ifrahabdullahi3876 4 жыл бұрын
Waxbadan baan qoslay, mnsha ALLAH
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
yusuf shacir cadi isagoo fadhiya buu qisdanka sheekna qofkan wa mid ka sii daba macasha lakin qofka raba inu dawadoisgoo soo fadhiya o ka sheekanay dawa cajalda
@dirirmoneyex9458
@dirirmoneyex9458 5 жыл бұрын
Muntaz Issa alaa ilahay haku dhawro fu aad cumar yare fanan codkiisu ila xad i jiito
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂 wlhi wa qosol abwankan
@zuhayliinasaed4940
@zuhayliinasaed4940 10 ай бұрын
2023/9/28 dhagysnya waa sheko cajiiba wlhi jcylka qofkii ku dhaca yaqan wlhi ❤️😊
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂macquul waaye😂😂😂😂😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 жыл бұрын
*_#ONe_**_ oF tHe _**_#Mozt_**_ _**_#SMart_**_ & _**_#ABzoLuteLY_**_ _**_#GeNiouZ_**_ _**_#PerzoN_*
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 жыл бұрын
Aw yuusufoow dahabkii gaadhi dib u raac 😂😂♥️
@saciidnurisaxaaq568
@saciidnurisaxaaq568 2 жыл бұрын
Abwaan aan taageero.
@minaali7925
@minaali7925 6 жыл бұрын
Waaar Waaabn k helay qisadan
@user-lj1ez2os6m
@user-lj1ez2os6m 3 күн бұрын
❤❤
@mahamedabdifatax4417
@mahamedabdifatax4417 4 жыл бұрын
Jacyl dheh
@salmamaxamed5300
@salmamaxamed5300 2 жыл бұрын
Waa.sheeko.igudhacday
@awilsamme6001
@awilsamme6001 2 жыл бұрын
💖
@caydaruuscali1491
@caydaruuscali1491 6 жыл бұрын
kkkk
@user-ek7fx8rz1k
@user-ek7fx8rz1k 4 ай бұрын
2:34
@user-ek7fx8rz1k
@user-ek7fx8rz1k 4 ай бұрын
3:00
@axmeddahirmaxmed5480
@axmeddahirmaxmed5480 5 жыл бұрын
Yuusuf shaacir qiso cajiiba buu soo gudbiyay
@fadxacisman2572
@fadxacisman2572 4 жыл бұрын
Mnsha Allah inaadeerky
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 жыл бұрын
Waa Isla doonasho ilaahe ♥️😂
@saidbey268
@saidbey268 5 жыл бұрын
Kkkkkkk waa cajiib
@mahadsulaiman38
@mahadsulaiman38 4 жыл бұрын
waa qiso mug leh abwaan
@zaytuunighannel140
@zaytuunighannel140 3 жыл бұрын
Nasiib badanaa hadna ayaan daranaa
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah runtii🫀🥲abwaanku hadda gabadhaas mauuna guursan miya
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 7 ай бұрын
Alla maxaad dumaro rag aad waasheen idinkuna hadii la idin jeclaado waad is adkayaysaan😢💔🥺
@xassanducaale3757
@xassanducaale3757 6 жыл бұрын
Wariyaaba walan inantee inantu sheegayaad ku sii maqatay
@maxamedsiciid7930
@maxamedsiciid7930 4 жыл бұрын
Runtii qisada waa mid aan ka ilmeeyy saamayteedana leh aragridoodi u horaysay waa 2011 hadana waa 2020 sagaalsano ayaa laga joogaa calafku cajiibsanaa Abwaanka iyo inantaba waa slmy Rabbi mar kale hayskii tuso Alle waxba kuma aha inuu idinka dhigo abiyi hooto awlad isu yesha
@quensamra7989
@quensamra7989 6 жыл бұрын
kkkkk walhy aad ban u qoslay maansha alaah ragbaa is helay caku rag aqoon leh oo us waraysanaya
@farahawil7281
@farahawil7281 5 жыл бұрын
Ilahay ha caafiyo waanshood ...baada caabi na haw naxariisto .....oo gabadhi baydka u tirisay ahayd
@qhmethkahink9850
@qhmethkahink9850 5 жыл бұрын
Yuusuf shaacir
@mashaallaahhirsi4336
@mashaallaahhirsi4336 4 жыл бұрын
Masha allaah
@ilwaadquruxilwad3326
@ilwaadquruxilwad3326 6 жыл бұрын
abwaanka marna waa funy marna shekadiisa waaba yaab 😂😂😘😘
@EAsportsGamer25
@EAsportsGamer25 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Odayga waxbaa helay
@mubashirismail1134
@mubashirismail1134 4 жыл бұрын
sheeko cajiiba yuusuf shaacir
@hananabdulle2482
@hananabdulle2482 4 жыл бұрын
Assalumuh waa alcuum yaala
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 4 жыл бұрын
Wcs walalo
@hshhsh5454
@hshhsh5454 5 жыл бұрын
Cadi mahad wlh
@samawadamuse7467
@samawadamuse7467 7 ай бұрын
Qiso lamaqlo taan u necbahay weeye waligayna ma dhagayso dhagaysana maayo abid
@omarabdihasan3564
@omarabdihasan3564 2 жыл бұрын
Aad baan u taageeraa Abwaanka
@mohsco7654
@mohsco7654 5 жыл бұрын
Yuusuf shaacir cimragaa ha jiro
@mudanexasan2597
@mudanexasan2597 6 жыл бұрын
Gabadhu kugusoo noqnoqotee kkkk
@MaxamedAxmed-hv2en
@MaxamedAxmed-hv2en 2 ай бұрын
Mahemod ahod mose
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 6 жыл бұрын
jcylka iyo uu jcyl haya wan jeclaha
@murtiyomaad482
@murtiyomaad482 6 жыл бұрын
isxaaq badri
@khadraosman7736
@khadraosman7736 5 жыл бұрын
Asc Waxan Rabaa abwankan I naan laxariree ban rabaye.xagenkahelaa
@khadiijobintukhuweyd167
@khadiijobintukhuweyd167 3 жыл бұрын
Kkkkk
@jaamaadaawe9264
@jaamaadaawe9264 3 жыл бұрын
Kal iyo laab Baan u gu raaxaystay Sheekadaan.
@yusufmkdub2794
@yusufmkdub2794 7 жыл бұрын
war jacayl xun baa I belay abwan hees iga sameya rabay
@odayxaajiadan342
@odayxaajiadan342 4 жыл бұрын
Sheeko aad ii xiso galisay oo iga kicisay hurdo😂
@yusufmkdub2794
@yusufmkdub2794 7 жыл бұрын
y
@Abuumascuud2020
@Abuumascuud2020 4 жыл бұрын
Waar abwaanka inanta u doona hhhhhhhhhh
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Oo odey weeyan bee ma doob bu ku weynaday manu hore u guursan mise somali ileyne kolba mid bay cashaqane waxay odeygan weyn gabadha lala radiinaaya
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
majacyl baaaa yaqaaana weynaaan iyo yaraan waaaa kolba siduuu kuugu yimaadeeee malaaaa jacyl baadan waxba ka garanyn
@maxamedxassan4865
@maxamedxassan4865 2 жыл бұрын
Dh
@abdirihimdiyaa7794
@abdirihimdiyaa7794 5 жыл бұрын
Waa waxjira
@saalaxbaddane2183
@saalaxbaddane2183 4 жыл бұрын
Bismillah Qisadani way Qurxoon tahay ee waa copy beerlula Abwaan hadraawi ayaa qisadan nala wadaagay Markaa waxay ahayd in xooga lookala bedelo
@mudanexasan2597
@mudanexasan2597 6 жыл бұрын
kkkk
BARN CAWAYSKA YUUSUF SHAACIR IYO CALI SEENYO 30 09 2013 PART 1
30:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 281 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 42 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 35 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
Gabayo Qiso Jeceyl Dhab ah:- Abwaan Nageeye Cali Khaliif
20:22
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 157 М.
QISO IYO JACEEL  MAAHIR IY
46:11
QADAR SHARIF
Рет қаралды 89 М.
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 71 М.
Maansada HOOYO Abwaan Yuusuf Shaacir
11:59
SKY Cable TV
Рет қаралды 269 М.
JACAYLKII ABWAAN DHEEG EE LA MIDKA AHAA JACALKII HADRAWI EE BERLULA
16:56
BARNAAMIJKA MAHIIGAAN IYO HABEENKA MARTIDA
2:04:54
GOLAHA MAHIIGAAN
Рет қаралды 121 М.