No video

Qisada nuur,ciisa iyo dalaal waa qiso layaableh!!

  Рет қаралды 16,461

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#sawdamohamud#qisoyinka#kadhaca caalamka kadawo halkan like 👍 and subscribe hanaga ilaawin please and please thanks

Пікірлер: 44
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Ай бұрын
Guuuuul guuuuul suuda masha ❤❤❤❤❤❤
@Sa3dush
@Sa3dush Жыл бұрын
Masha allh qisada si wangsan baad noogu soo gudbisey allah kaa ajar siiyo ,kuwa kle neh wan kaa sugeynaa tnkle nuur ayadaa dab gurigeeda ku shidey oo nin mujrim ah gurigeda keentay may ninkeda u sheegto wuu iska qaban lahaa intaas inta ay dhicin.
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Жыл бұрын
Sawda waad mahad san tahay gabadha nuur ah hadey ninkaaa soo dhaweysan dhibkaa mayimaadeen
@mohamedsalat8067
@mohamedsalat8067 Жыл бұрын
Maasha Allah. Allah xakubarakeyi Adun iyo Aqara walashey mcn
@faadumomaxamuud2990
@faadumomaxamuud2990 Жыл бұрын
Mnshaaaah walshy🌹🌹🌹👍👍
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Жыл бұрын
Nasha allh xbbti
@umurowda6887
@umurowda6887 3 ай бұрын
maxabiis
@xasancalikafiye125
@xasancalikafiye125 Жыл бұрын
Maxasbiis
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay abaayo.
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 Жыл бұрын
Waçalakumasalam.walala.galiy
@IntisarOmar-yz6kz
@IntisarOmar-yz6kz 17 күн бұрын
♥️♥️♥️💕💕💕
@cabdinaasir1823
@cabdinaasir1823 Жыл бұрын
Manshaa mahad sanid
@ahmedadan1884
@ahmedadan1884 Жыл бұрын
Waxa layiri waxaad qarsato way kuqarsadan . Nuur marki uu ninkan walan uhanjabayaya hadi shegan lehed o Anan sodaweysaten xalka basiid ayu noqon laha oo damacisa dilka wuu kashifmi laha koley wa wax qornaa . Wiliga wax ha qarsanin ayan kabaranay qisadan . Mahadsanid huno qali
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Жыл бұрын
Welcome back😋
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Жыл бұрын
Man sha alaa abayo
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 Жыл бұрын
Waqtiga aad noo hurtay waad ku mahadsantahy wllo qaali
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Sheka wanagsan
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Жыл бұрын
Hore usoco
@fathiamuktar1368
@fathiamuktar1368 Жыл бұрын
Sheeko cajiib bay ahyd
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 Жыл бұрын
Mashaallaah xabibti lkn waxaan jeclaa dalaal in la dhageeysto oo uu badbaado lkn saacadiisa dhamaatay allaah yar xamuh
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 Жыл бұрын
Wadamadaan Carabtaa iyo kuwa reergalbeedka qofki qofdila dil laguma xukumo miyaa Aniga waan fahmi waayee
@faruqyasinyasin4736
@faruqyasinyasin4736 Жыл бұрын
Maxaabiis
@feisal6592
@feisal6592 Жыл бұрын
Or Hoya binty
@adenali4221
@adenali4221 Жыл бұрын
Asc walal wnkuslamy sowdo
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu. Mahadsanid wll. Maansha Allah. Waa sheeko cajiib ah.
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
😭😭😭
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 Жыл бұрын
Masha allh sowda horay usoco abyo
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Жыл бұрын
Gabadhaas ayada sahlatay arin qatara ninkaa ajnabiya xitaa habaryarteed inaysahlato ma ehen inay sheektay ahayd gabadhiyey cidlo iyo nin ajnabi ah rakaato
@waliohassan8417
@waliohassan8417 Жыл бұрын
Asc
@anisomaxamed8845
@anisomaxamed8845 Жыл бұрын
Walahi waa xanuun qisadan😭😭😭
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Waa qiso caajiaab afaty qabta wan soo dawad Shukra Abayo wllhi cimaro qado aya ku jirta 🥲🥲🥲
@MohammedAhmed-pn8ic
@MohammedAhmed-pn8ic Жыл бұрын
Wallashey sheeko dhab ah Ayan kuu haya
@shamisosman8637
@shamisosman8637 Жыл бұрын
Nabsigaa sidaasa ilaahow nabsi baan Kaa magan galnay
@habibahassan4057
@habibahassan4057 Жыл бұрын
Mashallah siz very nice story
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 Жыл бұрын
Nuur qalad bey gashey markiiay dilaagii wardiye ka fhigatey inkastoo kQadarku jiro Mahadsanid
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
Ok waaynasoogaadhay wll
@hanat9504
@hanat9504 Жыл бұрын
Ilmahatha ciyal Sharma boi waye miyaah hhhhhhh intas nah waa iska kaftan
@muqiimmohamed7573
@muqiimmohamed7573 Жыл бұрын
M.a abayo
@shukribintufaarax4579
@shukribintufaarax4579 Жыл бұрын
Maasha allh allle haku xafido wllshy Qali Allena hakubarakeeyo qoyskaga nolol farxada kunoolaada abid mcnto ❤❤❤
@Maryam-zd2gb
@Maryam-zd2gb Жыл бұрын
Aaamiiiin ya allaah mahadsanid mama wlhi aadban umacansanayaya inu dhinta sugayaya habarqabaha
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
Laakiin waxaan la yaabay waxay gabadhu nin ay ogtahay inuu khatar yahay u soo xeraysatay? Waa la yaabay arintaas
@farduusmacalin8641
@farduusmacalin8641 Жыл бұрын
Maxay uso dhawaystay cadawga WAka xumahy
MARKII ANCURYAAMAY MAXAN KALAKULMAY NINKAYGA!!Q.1@sawdamqaalib
18:01
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 124 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 115 МЛН
QISADA SALWA OO CAJIIB AH!@SawdaBillan
43:25
Sawda Billan
Рет қаралды 39 М.
DURUUFTII SUCAAD WAA QISO MURUGO BADAN!!Q.1/@sawdamqaalib
22:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 33 М.
QISADA USAAMAH IYO GO,AANKISI LAYABKA LAHA!Q.1@SawdaBillan
38:00
Sawda Billan
Рет қаралды 43 М.
Qiso jacayl oo dhexmartay Janaad iyo Ibraahim!@sawdamqaalib
27:13
Sawda Qaalib
Рет қаралды 22 М.
TANI WAA QISDA SAYNAB OO LAYAABKEEDA WADATA!Q.1/@sawdamqaalib
20:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 23 М.