Qisadda Heesta Bun & u samee Salool Malaha Saar-baa Hayee”Abwaan Saar oo heestaas ka waramaya

  Рет қаралды 28,739

Universal TV

Universal TV

Жыл бұрын

Пікірлер: 26
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial Ай бұрын
Walee la isma xaqiree ninkan miraha uu sameeyo waa another level masha allah keep going bro
@Hamsedhamac
@Hamsedhamac 11 ай бұрын
Labka kiisa adag abwaan saar the legendary
@salebanali5329
@salebanali5329 11 ай бұрын
Abwaan saar waa nin degan hore u soco
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 11 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك Ninkani waa aftahan
@nimcoopsiyeh8046
@nimcoopsiyeh8046 10 ай бұрын
6:14 6:15 6:19 6:19
@user-jz1dl3rj5t
@user-jz1dl3rj5t 11 ай бұрын
Abwaan saar legand waxaba kama badali karo 😂😂
@user-hl4bs4gu7u
@user-hl4bs4gu7u 9 ай бұрын
Masha allah afkaaga caana lagu qabey abwaan
@user-ec1uy6td9e
@user-ec1uy6td9e 11 ай бұрын
Mashal aallah
@user-pp2bo3ly3p
@user-pp2bo3ly3p 3 ай бұрын
Ninkan Wariye maha marka waxan o dhan laha abwanku wu buxaa Wariye kale ha waraysto
@rahmaahmed1058
@rahmaahmed1058 11 ай бұрын
Abwaan saar barasho wcn
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Abwaan saar xigmad fiican baad leedahey ❤❤❤❤
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 11 ай бұрын
Dadku inta badan fanaanka heesta qaday uun bay yaqan lakin maskaxda ka danbaysa ma yaqanan ninkan ereyada u sameeya waa cajiib nolosha dhabtana way ka turjumaan
@axlaamabdirahman1082
@axlaamabdirahman1082 11 ай бұрын
Masha Allah abwaan Saar zxiip hore usoco ❤😊
@mumtaazmohamed8496
@mumtaazmohamed8496 11 ай бұрын
Xaashi ibraahim siciid waxaan bartay ano primery ah ❤Alle hakundaayo wll
@HamseSADRI
@HamseSADRI 11 ай бұрын
Nin Codkar ah Abwaan Saar
@MubarakAhmed-ul9cm
@MubarakAhmed-ul9cm 2 ай бұрын
Abwaan saar waaa abaaan somaliland runtii miwaadima
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 8 ай бұрын
Lgend abwaan saar.❤
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 11 ай бұрын
Abwaan saar libaax weeye
@777-y4k
@777-y4k 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@colaadphotography5955
@colaadphotography5955 11 ай бұрын
Horta abwaankan heesihiisa oo dhan uu axmed aarshe uu qado ma reer samatarnimo ayu ugu dhiiba waa yaabe
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 11 ай бұрын
Ha degdegin nio ninkani waa nin ayuupa oo reer muuminee
@zamiiraadan4618
@zamiiraadan4618 11 ай бұрын
o ma rer samatar ba abwanku
@user-pp2bo3ly3p
@user-pp2bo3ly3p 3 ай бұрын
@@sakariyeabdi9046iskalaaji aya qaada oo waxa qaada suldaan seraaar
@Gubaddo
@Gubaddo 2 ай бұрын
Ayuubka iyo samatarka lama kala saarikaro oo waa dad dhaleeyo ah oo waxbadan wadaaga​@@sakariyeabdi9046
@aadenjaamac5602
@aadenjaamac5602 11 ай бұрын
Abwaan saar waxa uu ka hadla xaqiiqada marka jirta ❤
@nimohassanali8008
@nimohassanali8008 11 ай бұрын
kani wariye maaha bilaa dhaqan aan xirfad lahayn weeye yaa ku idhi dadka hadalkaa lagu badh jaraa
Abwaan Saar iyo bandhiga suugantiisa ee Hargeysa
46:56
MM Somali TV
Рет қаралды 32 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 135 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 4,4 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
37:12
Hilin Show
Рет қаралды 36 М.
Qiso Jacayla Abwaan Sidiiq Burmad Hees
1:00:36
Ahmed,dey Show
Рет қаралды 5 М.
Abwaan Axmed Cali Cantar qaar ka mid ah heesaha uu hal-abuuray.
28:09
Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda
37:41
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 42 М.
Abwaan Siddiiq Burmad
46:05
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 58 М.
Igu sir weeyaan Caashaqu -  Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
50:28
Hilin Show
Рет қаралды 25 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 135 МЛН