QISADII AY KUSOO DAGDAY SUURATUL MUJAADALAH (DOODII)

  Рет қаралды 89,998

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

6 жыл бұрын

Qisadaan waxay ka sheekeynaysaa Qisada ay kusoo dagday Suuradda Al Mujaadallah ama Doodii waa Qadsamicallah, Waxayna qisadaan dhax martay Saxaabiga Awth Bin As-Saamit iyo Xaaskiisa Khawlah Bin Thaclabah, Waxayna u dacwootay Alle Weyne iyada oo u tagday Rasuulka Alle Muxamed SCW.

Пікірлер: 125
@saapirisxaaq5242
@saapirisxaaq5242 6 жыл бұрын
islam sidaas Dumarka u sharfay oo sidaas u ilaaliyay ayaa maanta gaalada waxay sheeganayan in xuquuqda Gabdhaha ay ilaaliyaaan kuwaasi oo hore u aasi jiray inta ay ay san diintaan macaan soo dagin
@moabdi1506
@moabdi1506 3 жыл бұрын
Waxaad qortay mafahman
@alimuhudin9980
@alimuhudin9980 6 жыл бұрын
M allah jazakalah bahda radio buula xubey
@kingmaame3786
@kingmaame3786 4 жыл бұрын
Allaa allaa diinteen macaana alx ilaahay islaamnimo inoogu maneestay💗
@cumarcaskaofficial9034
@cumarcaskaofficial9034 6 жыл бұрын
Masha Allah 😍
@ayansldahmed8885
@ayansldahmed8885 4 жыл бұрын
Mashallah mar wlba allaah mahad iska leh Wiilka kheyrka nala jecel walahi Allah dartiis u jeclahey Allaha ku xifdiyoh wll qalih Xasanaad miisaankaga Aakhiro Allaha kuu kordhiyo Aamiin 🌹
@ahmedawes5199
@ahmedawes5199 6 жыл бұрын
Jasaka Aalaha qera
@abdiwahaabyasiinosman403
@abdiwahaabyasiinosman403 6 жыл бұрын
masha allah sxb sare noso badi qisooyinkaan sxb qali ah asxaabta Ramadan wanagsan
@diisofficialchannel5011
@diisofficialchannel5011 6 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah lh
@mohamedabdirahman6939
@mohamedabdirahman6939 6 жыл бұрын
يقول اوس بن ثابت في زوجته "أنت على كظهر آمي "
@x-qanciyetube2022
@x-qanciyetube2022 5 жыл бұрын
islam sidaas Dumarka u sharfay oo sidaas u ilaaliyay ayaa maanta gaalada waxay sheeganayan in xuquuqda Gabdhaha ay ilaaliyaaan kuwaasi oo hore u aasi jiray inta ay san diintaan macaan soo dagin
@drmajidzandani1185
@drmajidzandani1185 6 жыл бұрын
Shukran akhii waad noo faaidaysay qiso faaaido badan
@moabdi1506
@moabdi1506 3 жыл бұрын
Maansha'allaah ilaahyow dambiyadeena dhaaf
@1xbetfreemoney750
@1xbetfreemoney750 6 жыл бұрын
Masha allah Jazaaka allah sxp illaahay hakaa abaal mariyo
@haawaluul5328
@haawaluul5328 6 жыл бұрын
masha Allah waa qiso ku cibro qadasho mudan Jazaa kumullah Qeyran Radiyoow Buulo xuubey noso badiya qisoyinka si aan ugu faideysano
@bahdoonyuusuf8964
@bahdoonyuusuf8964 5 жыл бұрын
Idaacada buula xuubey waan taageer sanahay waxaana ka codsanayaa inay xidiga ama kowkabka loo yaqaanno saturn ay warbixin macluumaadkiisa ah wax nooga sheegtaan waa abuur ilaahay ka mid ah makhluukhaadka kale e.
@sooyaal1862
@sooyaal1862 6 жыл бұрын
*MANSHAA ALLAH*
@taariikhdacaalamka3637
@taariikhdacaalamka3637 6 жыл бұрын
Mash allha
@abdirizakmohamud3792
@abdirizakmohamud3792 6 жыл бұрын
Jazaka.allah
@asmahassan953
@asmahassan953 6 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sheikh Allah kuxafido yaa rabi
@abdisamedmoalimaadam4179
@abdisamedmoalimaadam4179 6 жыл бұрын
Mashalah ilahey ha idin dhaafo😍😍 like ha iga baqiilina
@calimaxamud4874
@calimaxamud4874 Жыл бұрын
Jazaakumulaah walal qof kheyr ka jacal ayaataha
@user-kv1te9ol1x
@user-kv1te9ol1x 5 жыл бұрын
iLaahayaw xaasaskeena ama gabdhahayna noohadaaji dhaqanka gaaLada kaiLaaLi
@aliabdi6922
@aliabdi6922 5 жыл бұрын
mshallh jasakllh mshallh jasakllh
@lulahasan7191
@lulahasan7191 6 жыл бұрын
Maashaa Allah moo danaani wax noo danaaniyo maheysanee jazaakalaahu
@engtarabi209
@engtarabi209 5 жыл бұрын
Masha ALLAH radio buulo xuubeey ALLAHA Idin xafido dhamaantiin kuna dadaala baranaamijyadaan oo kale MAHADSANIDIIN.
@ayanlenuur9860
@ayanlenuur9860 Жыл бұрын
Allaxamdulilah.illow.adamahad.oodil.kusugnatay
@caawiyeciiltirecali603
@caawiyeciiltirecali603 6 жыл бұрын
Maasha allh wllkeey radio buula xuubeey Ifka raaxo ku noolaaw Aakhirana jano😍😍😍
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
Shugran sheikh 😘👍
@zahrasiman9434
@zahrasiman9434 6 жыл бұрын
Wax ma garato baa ku gabood fashay diinta sidaa umacaan oo unaxarista badan oo xaqii dumarka meel uga dhacay oo gaalo udarayeye oo iblays iyo gaalina isaga dhigeen kuwa khayr u wada ALLOW NA BAD BAADI AAAMIIN
@sayidka8629
@sayidka8629 5 жыл бұрын
sh. quranka aqrinayo magacis zxp iga cawiya
@rahmaali265
@rahmaali265 5 жыл бұрын
Masha allah ilahay haku barakeeyo
@higlo12
@higlo12 5 жыл бұрын
masha alaah
@duraayeomar1685
@duraayeomar1685 6 жыл бұрын
Walaaal qali ado mahadsan Barnamij Yadan cml noso badi plz❤🙌
@ugaaskasomaliyeed1846
@ugaaskasomaliyeed1846 5 жыл бұрын
Allh na fahan siiyo
@abdiadan5961
@abdiadan5961 6 жыл бұрын
Masha allaah jazakalaahu khayr wll
@isxaqabukar5409
@isxaqabukar5409 6 жыл бұрын
masha allah 50 wa muslimad khaalis ah
@queenhonestly2226
@queenhonestly2226 6 жыл бұрын
Saalan sare dhamaan tiin asxabeey
@lulahasan7191
@lulahasan7191 6 жыл бұрын
queen Honestly cslm wrwb
@deeqoxasan3306
@deeqoxasan3306 5 жыл бұрын
queen Honestly what aname
@askachannel1892
@askachannel1892 6 жыл бұрын
Masha allah asxaabey xasaskiin xushmeeya
@Muwaxid10
@Muwaxid10 6 жыл бұрын
Masha alah ustaad shkrn in badan
@abdihakinjamadaar3727
@abdihakinjamadaar3727 6 жыл бұрын
Mnsha allah walaal waad Mahaad santahy
@inamohamed3998
@inamohamed3998 5 жыл бұрын
Jazakallaaahu khayran
@baajobaajo4340
@baajobaajo4340 6 жыл бұрын
Maasha allaah
@kacaanfamily1505
@kacaanfamily1505 6 жыл бұрын
Mashallah jazakallah
@faatmacismaan8905
@faatmacismaan8905 6 жыл бұрын
Walal jazaa,kallahu qeyr
@xaajicabdi1795
@xaajicabdi1795 6 жыл бұрын
Maa shaalah
@adanidriss8647
@adanidriss8647 6 жыл бұрын
maacha allah wll
@muniiradam4459
@muniiradam4459 6 жыл бұрын
Ilahay hakuunaxariisto
@cfataaxmuxumedducaale4156
@cfataaxmuxumedducaale4156 5 жыл бұрын
Masha ya alahh
@angelinajoli801
@angelinajoli801 6 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey
@deeqoxasan3306
@deeqoxasan3306 5 жыл бұрын
Angelina Joli hindida aa badsatay
@shonetag5879
@shonetag5879 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرآ
@CadnaanIsmacil-rz2yb
@CadnaanIsmacil-rz2yb Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suhanahpipeh7401
@suhanahpipeh7401 6 жыл бұрын
JazakallaH
@Cabdimuse58
@Cabdimuse58 6 жыл бұрын
Mansha Allah ❤
@aaminahussein422
@aaminahussein422 6 жыл бұрын
يا اللة 🤔
@rashkaadenzz9767
@rashkaadenzz9767 4 жыл бұрын
Mashallah beautiful qisooo
@mohamedjuneyd9372
@mohamedjuneyd9372 Жыл бұрын
Aamiin 🤲
@hamda114aweys6
@hamda114aweys6 6 жыл бұрын
jazakalaah kheir khairal jazaa
@nazrudinoprahim7522
@nazrudinoprahim7522 4 жыл бұрын
Machallah wll qali
@ahmedissack9550
@ahmedissack9550 6 жыл бұрын
Jazakumu Allahu kher Akhi
@studioalwacdo3824
@studioalwacdo3824 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@zunduzbarre6435
@zunduzbarre6435 6 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي😍😍
@kamalalnazir1653
@kamalalnazir1653 5 жыл бұрын
Mansha allah
@sharmaakexasan658
@sharmaakexasan658 5 жыл бұрын
Mash allh
@abdirahim1408
@abdirahim1408 2 жыл бұрын
Manshlah brother thanks
@hassanabdihassanabdi393
@hassanabdihassanabdi393 4 жыл бұрын
Manshallah
@Abdisatar
@Abdisatar 6 жыл бұрын
JazakaAllah bro Xassan
@geniusguy9984
@geniusguy9984 4 жыл бұрын
Wĺl, lixdan qof oo laquudina lixdan maalmodh myaa laquudina mse hal maalin le ayaa lixdankas laqudi n
@alixzaanislam5541
@alixzaanislam5541 6 жыл бұрын
Aaamiiin yaa rabbalcalamiin
@abdirahmanxiiir7766
@abdirahmanxiiir7766 4 жыл бұрын
Mnsha allH
@duranabdo90
@duranabdo90 6 жыл бұрын
Qisadaan waxaad nala wadaagtay dhawr sano ka hor baan filayaa
@yuusufmuxumed2118
@yuusufmuxumed2118 6 жыл бұрын
Durran Daljir yvvsvf
@duranabdo90
@duranabdo90 6 жыл бұрын
@@yuusufmuxumed2118 ma fahmin.
@suldanahmedofficials3188
@suldanahmedofficials3188 6 жыл бұрын
Inta iga danbaysa like isaaar
@mohamedabdikormekorme6475
@mohamedabdikormekorme6475 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@omarsholi7718
@omarsholi7718 6 жыл бұрын
Asc
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 2 жыл бұрын
Masha allah
@cabdulqafarahmedawdhegleya6046
@cabdulqafarahmedawdhegleya6046 6 жыл бұрын
مشاءالله
@liibaancabdulaahi8700
@liibaancabdulaahi8700 6 жыл бұрын
masha allah wllkena qaliga ah mahadsanid
@ZadoSiciid-gu2ub
@ZadoSiciid-gu2ub Жыл бұрын
Masha aallaah
@c.kariimcumar9659
@c.kariimcumar9659 6 жыл бұрын
Jasakalahu khayr
@abdikaniomar3398
@abdikaniomar3398 5 жыл бұрын
Thank
@abdikariinbk9117
@abdikariinbk9117 6 жыл бұрын
mansh allah
@abdikaniomar3398
@abdikaniomar3398 5 жыл бұрын
Wllo waxan kugu tilmamo mahayo ee casharada noosi wad wayo faa iido ayee bulshada uleyihiin
@somalitiktoktv7511
@somalitiktoktv7511 6 жыл бұрын
Sheikha quranka aqrinayo magacisa wll
@abdenourmohamedfrey3178
@abdenourmohamedfrey3178 6 жыл бұрын
Sheikh mahamud khalil al
@diini235
@diini235 4 жыл бұрын
الشبخ محمود الحصري ama khaliik
@ruuxaani6868
@ruuxaani6868 6 жыл бұрын
jazaakallaah walaal
@hamzehazzanezze892
@hamzehazzanezze892 3 жыл бұрын
Alle ha Ku barakeeyo walaal👍😅😢🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@ibrahimmousse1516
@ibrahimmousse1516 5 жыл бұрын
2018
@husseinmahamud7198
@husseinmahamud7198 5 жыл бұрын
Wcs
@welovereds6594
@welovereds6594 4 жыл бұрын
Mncha allH shp allha ku parakeyo anaga allha naga dhigo kuwii ku wana qaata🥱
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 6 жыл бұрын
Jsakallaah wlal
@salaaxudiinalayuubi4377
@salaaxudiinalayuubi4377 6 жыл бұрын
War yaawaaye dadka dislike siisay qisadaan cajiibka ah ma gaalaaa subxana Allah
@antospubg7116
@antospubg7116 3 жыл бұрын
Waa ineysn Kala garaneen dislike iyo like
@fartuunClahi
@fartuunClahi 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@xaawocali1346
@xaawocali1346 2 жыл бұрын
Mshalaah wlle aadban ujeclahy codkaga iyo tasfiirka quranka qalbiga igu dega waqti walba wan dhagesta
@yussufasmer7561
@yussufasmer7561 3 жыл бұрын
mahadsanid ustaad🙏
@highmediaproduction3773
@highmediaproduction3773 4 жыл бұрын
Jazakallaah🙏
@fatimacabdi
@fatimacabdi 6 ай бұрын
Scw
@hanadcade1744
@hanadcade1744 4 жыл бұрын
Bal fiiriya dumarka sida lo sharfay anagane wan ku tumanaaaa Oh oh oh
@xaawocali1346
@xaawocali1346 2 жыл бұрын
Mshalaah
@Mo_khaire
@Mo_khaire 6 жыл бұрын
Wllo adoo raaliya waxaan kaa codsan lahaa inaad qisadii wllkeen ali banat nooso galiso channelka
@karaamaone7569
@karaamaone7569 3 жыл бұрын
Maancha alaah dumarka ha la ilaaliyo waa nimco ilaahay inoogu deeqee
@studioalwacdo3824
@studioalwacdo3824 4 жыл бұрын
Danbidhaf alahakasiye
@faysalgarad9115
@faysalgarad9115 6 жыл бұрын
Wlala shekha quranka aqrinaya magaciisa igu cawi plzz
@ilyas9555
@ilyas9555 5 жыл бұрын
waa qaariga aan ugu jeclahay waa Sheekh Maxamuud khaliil al xusary. hadaad youtube ka raadinaysid ku qor Mohamud khalil al Husary.
@cgnmcnmmgasjkzzmnk1165
@cgnmcnmmgasjkzzmnk1165 3 жыл бұрын
scw
@FaAGTe_FaAGTe
@FaAGTe_FaAGTe 4 жыл бұрын
asc___dhamaaan____sida____udhan tihiin ___yaaa ii sheegi kara shiikha quranka aqrinaayo????
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 13 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Qisadii Nabi Isxaaq CS | Nabi uu Dhalay Nabi, isna dhalay Nabi
8:08
RABIGAA XASUUSNOW  MAR WALBA IYO MEEL KASTA
10:32
Ahlantube
Рет қаралды 870
Maxeey Aaminsan Yihiin Yahuuda, Maxayse ka aaminsan yihiin Alle Wayne
8:38
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 96 М.
MUCJISADA QUR'AANKA IYO SAYNISKA: SHINNIDA IYO NOLOSHEEDA
9:26
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 209 М.
Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Hashii Mucjisada aheyd Iyo Ciqaabtii Reer Thamuud
10:57