Hye xppti wan ku kaceena azxabey u kaca wllshen se cml wakhti ino hurtaaye mobelka aad taqaaninba subscirbers aan uga saaro like tana sida roobka ugu si daaya ha daawan adon so sarin shaqo wacn✋
@abaayisaaq1321 Жыл бұрын
Ayaaney waan ku salaamey
@fahiimaapdirizak3552 Жыл бұрын
Ayaaney waa wadeynaaye ee hanaga jiifan hadii kale waa dagaaleynaa intaas waa kaftan😂
@xamdaapdy6514 Жыл бұрын
Wcs ayaaneey hagana xanaqin
@ahlaamey3392 Жыл бұрын
Saa usugaaye lee ayaaneey 😂❤
@raxmiishchenal Жыл бұрын
Wlley isku asxab aa nahay intana ma Ila joogtaa farxiyo tawakal kugu arkay comintigeda kep goin saxib😂❤
@ahlaamey3392 Жыл бұрын
@@raxmiishchenal ayy sidoo kle sxb 😭😭😭💜
@raxmiishchenal Жыл бұрын
@@ahlaamey3392 💖💖💖
@HudaMukhtar-gy1pz Жыл бұрын
Ayaane wlhi waxan is dhahi qisdi way ilodey Ayaane
@salmawali3138 Жыл бұрын
Alaa xanuun gabdha way walen 😂😢
@Sabiriin-vt7mf Жыл бұрын
Saxbtay ayaan quruxay ha iga xanaaqin wankugu dayanaye
@nasroismailgeesey9842 Жыл бұрын
Wcs ayaa😊maanta anaa u horeeyey😂😂
@MaxamuudCabdi-ge6ts Жыл бұрын
benha sheegin ana kaso horeyay.😂😂😂😂😂🥰
@nasroismailgeesey9842 Жыл бұрын
Been adaaba sheegaya lbdeena bal fiiri inta minute noo dhaxeysaa😂😂😂is daji wlly maseerka waa lgu jabaaye😊😂
@MaxamuudCabdi-ge6ts Жыл бұрын
@@nasroismailgeesey9842 😂😂😂😂😂wallahi si min qalbi ah aya iga qoslisay👏👏👏😂😂😂😂😂😂😂
@nasroismailgeesey9842 Жыл бұрын
@@MaxamuudCabdi-ge6ts kkkkkk guuleyso abyo🥰👑
@fadumoshiekh-bk2zw Жыл бұрын
Asc huuno waxan jecelnahay qisoyinka gabadha markii lala guursado waxa ay sameeyaan iyo qababka ay u kala duwan yihin maseerka ee noo so badi qisooyinkaas