Qiso Cajiib Ah Mucjisaadki Cumar binu Al Khadaab RCW II Sh Xassaan

  Рет қаралды 13,578

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

Жыл бұрын

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​

Пікірлер: 19
@MubarikJARMANY-rs2rj
@MubarikJARMANY-rs2rj Күн бұрын
Alla kuyaqn sheqow
@itaqillaa
@itaqillaa Жыл бұрын
Masha ALLaah ALLaahu'ma 'Ahfidnaa' Rabbi Salee calaa Muxammed 'Rabbi salee Calaa mukhtaariyada' Rabbi salee calaa wasalam 😘 أللهم إجعلنا من صبرين واجعلنا من شكرين أللهم إجعلنا من المتقين
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
@leyla M gelle: Adiga sidee u aragtaa in Meherka(lagac ama xoolo) lagu xalaalaysto (lagu banaysto) qofka dumarka "farjigeeda".. (waxaan qof Soomaali oo yay-yax ku jiro afkiisa ma soo qaban karo) ? waa sida uu Shiekh Xasaan af-carabiga ku sheegay inta aan ka fahmay (hadii kale waa aniga ).
@abdimajiidahmed2841
@abdimajiidahmed2841 Жыл бұрын
ماشاء الله
@itaqillaa
@itaqillaa Жыл бұрын
Masha ALLaah
@Shamuurecabdi
@Shamuurecabdi Жыл бұрын
Alshabaab dad wacdinaayo subxaanAllah
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
@Mowliid: Al-shaabaab way kaga dhawyihiin Soomaaldia oo dhan marka loo eego diinta Islaamka .. in Kutubka la isku maamulo ayey rabaan.. Barlamaan cilmaani ah sida kan Soomaaliya way ka soo hor jeedaan... in fagaaro lagu dilo dadka sinaystay (siiba dumarka) waa astaantooda... in bulshada la koontaroola in ay gar wayn la baxaan.. salaada la isku qasbo ...waa shareecada Islaamka... adiga hadaa muslim tahay maxaad ugu soo horjeedaa Al-shabaab ama shiek Xasaan (oo ah wadaad runta ka sheega wuxuu aaminsanyahay oo barax-tirnayn)
@cuntochannel9154
@cuntochannel9154 Жыл бұрын
Jahliga iska dhaaf ninka cinwaanka qorayow mucjisada waxay ka djacdaa anbiyada iyo rususha inta kasoo hartay oo saalixiin ahna sida saxaabada waxa kadhaca waxaa ladhahaa karaamo xitaa sh ibnu teymiya ka fiiri majmuuciisa
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
@Cunto Channel: Mucjiso keen markii la yiri Nabi Maxamed Suuradda Isra wuxuu ku jawaabay: ama Ilaahay:? waxaa noo diiday in aan mucjiro la imaano, kuwii hore ayaa beeniyey: ..Ilaahy oo leh.. wamaa manacanaa (waxaa noo diiday) ... Suuradda haddaa sii wado ka eeg waxay waydiiyeen kuffaar Qureesh iyo sida macquulka ahayn ee loogu jawaabay.... waa maxay mucjiso...? maxaa hadda loo waayey.. dad ayaa hadda dhaha waxaa na af-duufay UFO... adiga ma aaminsantahay in UFO ay af-duubtay dad?
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
Xasaan: Meherka in lagu furto Naagta farjigeeda af-soomaali maxaad ugu macnayn waysay?
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
Qoroofaadkaan xad ma laha.... waxaan sidee lagu aaminaa? ....
@mohamedukash8788
@mohamedukash8788 Жыл бұрын
Munaafiq xayawaan oo an caqli laheyn ayaatahay eeyahow
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
@@mohamedukash8788 Jininiyo ayaa nin qabsadeen, adiga ma caddayn kartaa... munaafaq waxaa ah qofkii been ka sheega wuxuu aaminsanyahasy sidaada oo kale... ani qoroofaadkaas ma aaminisani.. haddii caddayn Ła keeno markaas waa gooni... eey iyo doofaarba adigaa ah...
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
@@mohamedukash8788 Quraanka iyo Xadiisyada Bukhaari iyo Muslim ma aqrisay?
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
Jin iyo Shandaaka in uu jiro yaa caddayn kara? 7 bilyan oo qof ayaa ku nool adduunka ...car ..hal qof halaga soo helo caddayn kara jinka, shandaanka .. Juul wamaa Juuj .iwm? ... Qof Jaziira Carab ku noolaa ayaa jiri waa iska aaminaynaa ha ii la imaan... Cigaal shiidaad iyo Dheg-dheer yaa aaminay?
@NaleBS1870
@NaleBS1870 Жыл бұрын
Gaal Ilaaahey iyo Rasuulkiisa ka Furtay inaa tahay ayaad is cadeeysay hadaad Towbad keenina Naarta ayaa kuu dambeyn doonta Cadawgii Alloow
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
@@NaleBS1870 Sidee u aragta in xariir iyo wax aan manco saas ku fadhin la mamnuuco. addoonsina la ogolaaday? wixii quraanka ku qornaa Ayaan soo qaatay. Hadday wasaas noqden cadowga Ilaahaaga.. diintaada baro... ..Caddaabta wpa tii carabtii badawga loogu hanjabi jiray...
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Жыл бұрын
Meherka naagta ayaa gudaheeda lagu xalaashadaa (waa aqlaaq noocee ah?) "Lacag ama xoolo ayaa qof dhan hoosteeda lagu furanayaa kadibna ii celi la leeyahay, ....... dhaqan carbeed .... qof Soomaali oo sidaas u dhaqma ma jiraa amanta?
@MubarikJARMANY-rs2rj
@MubarikJARMANY-rs2rj Күн бұрын
Hooyo mcn waa qaali meherkuna ayadakaqalisan
3 Marxalad Usomarey Saxaabiga Camr Ibnu Caas Iyo Dardaarankisii Sh Xassaan Abu Salmaan
24:23
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 15 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 20 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Q6-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:20:55
Qalaafe Media
Рет қаралды 23 М.
Siiradii Cumar Binu Cabdicasiis Sh Almis Sh Yaxye Sh Ibraahim
1:21:35
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 58 М.
Qiso Cajiib Ah || Caku ! Hadalkaa Mu Qofkale Ku Hadlo Abu Cubeydow || Sh Xassaan Abu Salmaan
12:44
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 4,4 М.
Qiso Cajiib Ah Waligey Qof Bani Aadam Ah Kama Cabsanin Ee Itilmam Ninka Sh Xassaan Xuseen
7:07
Daarul Fiqhi دار الفقه وأصوله
Рет қаралды 6 М.
18 Xikmo oo Cumar Binu Khadhab ka sugan Sh Xassaan
1:05:16
Qalaafe Media
Рет қаралды 15 М.
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 76 М.
Qiso cajiib Ah || Jaabir RA iyo Subanaha Scw Sh Xassaan
22:31
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 20 М.
ИСТОРИЯ ПОВТОРЯЕТСЯ🧨
0:16
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 445 М.
Flash!快速穿衣服😂 #short
0:13
崩壞的英文老師 Nina
Рет қаралды 27 МЛН
как пройти скулбоя за 36 секунд?
0:22
Holy Baam
Рет қаралды 1,7 МЛН
小丑与白天使遇见丧尸?#short #angel #clown
0:32
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН