No video

Qiso Cajiib ah || Qiyaanadii Qasiir iyo Dilkii Boqoraddii Zabaa || Shariff Dhawiil

  Рет қаралды 284,821

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 91
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 3 жыл бұрын
Sh shariif dhawiil waa kanzi wallaahi qisooyinka iyo adabka iyo naxwaha iyo sarfiga iyo balaaqada iyo gabayadii carabta ma umaleynaayo sh soomaali kabadiyo jiro
@udubmedia8120
@udubmedia8120 5 жыл бұрын
انا طالب خاصة اللغة العربية ما رأيت احدا اعلم شيخ شريف طويل اللغة العربية وڜيخ الخاشعي haa walahi labaduba waa culimadayda oo Sh. khaashici ajruumi ilaa alfiya waan hoos fadhiyay, iyo kutubta kale ee cilmiga ah.... Alle ha inoo xafido sh. khaashici, sh.shariif iyo sh.Nuur cali jamac waa saddexda sheekh ee maanta somali cilmiga luuqada ugu yaqaan
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 5 жыл бұрын
Sh shariif dhawiil uun baan sharaxiisa fahmaa
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 5 жыл бұрын
Ilaahay Hay noo xifdiYo
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 5 жыл бұрын
Mlt Ahmed shaacir Sheekhuadad sheegi maba arkine itus bal wll Aggah
@user-kj5cj2wy6i
@user-kj5cj2wy6i 3 жыл бұрын
Mashalaah aniguna zidokalae wankadhagaysta casharaanta sh khshoci iyo sh sharif walahy runtii waculumada hargaysa ee uhaysada lugada arabigaah waw ilahay haidin ziyadiyo Lak dhaeh apaaayo hhhhh 😉🤗⚘
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 Жыл бұрын
+ sh Abuukar xassan maalin Waa sheekh Ku fiican dhanka luqada Naxwa wasarfi .walbalaaqah
@malyunismail2109
@malyunismail2109 4 жыл бұрын
ماشاءالله استاذي العزيز الله يبارك رب يحفظك من كل سوء ومكروه
@shukriismail5179
@shukriismail5179 3 жыл бұрын
0
@burakobte146
@burakobte146 5 жыл бұрын
Masha allh ilahay hano xifdiyo shiqena 😍🤘😍
@ashrafqadar5799
@ashrafqadar5799 5 жыл бұрын
Hhh Raila iyo uhuru wesaxiben bentaa maahan
@munocali9272
@munocali9272 5 жыл бұрын
Maasha allah wallaahi aaadban ujeclahay qisaska xikmadeysan
@Shaaficimaxamadmaxmuud
@Shaaficimaxamadmaxmuud 5 жыл бұрын
Maasha allh ilaahw inoo xafid sheekh shariif dawiil
@abdirahmanhussein9488
@abdirahmanhussein9488 5 жыл бұрын
Maashaa allaaah waa Caalim Lughawi Shariifka
@seynab5
@seynab5 5 жыл бұрын
Jaamac xurbe beentaa maahan masha allah labadaas Sheikh aniga naxwe ayaga ka bartay weligeyna wejiwwji uma arag janada allah nagu kulmiyo dunyo hadan ku arkin labadaan sheekh
@khadijahassan2594
@khadijahassan2594 5 жыл бұрын
Msha Allah sh.shariff dhawiil
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 5 жыл бұрын
القصير بصير
@rahmohassan388
@rahmohassan388 5 жыл бұрын
Masha Allah
@shiraaryare4113
@shiraaryare4113 5 жыл бұрын
mashaalah shiiiq shariif alah xifdiyo
@mohaaz3929
@mohaaz3929 4 жыл бұрын
Masjidkee laga aqrinayay?? Islii ka xage
@kafaaidaqoon
@kafaaidaqoon 5 жыл бұрын
Masha allh ilahay hano xifdiyo Sheekheena
@huckaherci
@huckaherci 5 жыл бұрын
Qisadan film an ku daawaday ❤😍
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 4 жыл бұрын
Waa filmkii ii sheeg magaciisa
@qummanqalanjo4570
@qummanqalanjo4570 5 жыл бұрын
Waa qiso xigmad badan runtii
@issacknura7869
@issacknura7869 5 жыл бұрын
ماشاالله
@osmansharif6841
@osmansharif6841 5 жыл бұрын
Waa sheeko macaan mashaallah.jazakalahu qeer
@zuleimanmoumin1031
@zuleimanmoumin1031 5 жыл бұрын
Macha aallah aallah yaxfadka ustaad sh.shariif
@cabdiyare4948
@cabdiyare4948 5 жыл бұрын
Ar ninyahw ii soo ogaada suu u bartay sheekhu cilmiga anna aan u barteee
@Hassaansubey
@Hassaansubey 4 жыл бұрын
Masha.allah dheh waad barane
@shiraaryare4113
@shiraaryare4113 5 жыл бұрын
Runti wa subixi igu qosol badned subixi Qisadan uu ino shegayay shiqa
@udubmedia8120
@udubmedia8120 5 жыл бұрын
waxaan ka dhagaystay kitaabka qadriga, Abu shujaac, manduumooyin iyo Alfiyatu ibnu maalik oo hada aan ka wado cajalka oo aan dhagaysto
@user-je3kq9ce4z
@user-je3kq9ce4z 2 жыл бұрын
سبحان الله
@aliabdulle3002
@aliabdulle3002 4 жыл бұрын
Macalinkygii masha alh
@xaliimoosman4993
@xaliimoosman4993 Жыл бұрын
Sheekh inoo soo badi
@jaamacxurbe8264
@jaamacxurbe8264 5 жыл бұрын
انا طالب خاصة اللغة العربية ما رأيت احدا اعلم شيخ شريف طويل اللغة العربية وڜيخ الخاشعي
@baiyobaijamki4694
@baiyobaijamki4694 5 жыл бұрын
Jaamac Xurbe xagee bu cashiraha ka bixiyaa walal aan imadheee
@hodaa2823
@hodaa2823 5 жыл бұрын
Maashaa Allaah sax anigaba labadooda ayaan ka bartaa Al Firdows Allaha ku abaal Mariyo shuyuuqdeena
@hodaa2823
@hodaa2823 5 жыл бұрын
@@baiyobaijamki4694 KZfaq ayey casharadooda ku jiraan magacyadooda ku qor
@Niaje2011
@Niaje2011 5 жыл бұрын
Zackayow Abdi Sheekh khaashici kzfaq.info/get/bejne/p6p3aLd_rd_GcY0.html
@raxmadrabbi1578
@raxmadrabbi1578 5 жыл бұрын
@@baiyobaijamki4694 hadda jamacatu raafu buu macalin kayahay iyo machad jamacada hoos gala wlllo xafada isli nairobi
@zakihantiye7917
@zakihantiye7917 5 жыл бұрын
Masha allah
@basradagane3972
@basradagane3972 5 жыл бұрын
Sheikh waigaqoslise anigo vedio ga dhamesanin kkkk
@waleedosman1259
@waleedosman1259 5 жыл бұрын
Waa Cajiib
@issacknura7869
@issacknura7869 5 жыл бұрын
شيخ شريف طويل
@user-qp6zu2np1t
@user-qp6zu2np1t 5 жыл бұрын
والله لم أر أحدا أجمل صورة من شريف طويل
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mnsha allah
@yanyocombe1872
@yanyocombe1872 5 жыл бұрын
Macalinimo ayaa loo dhalay Sheikhan
@badriismaacil6781
@badriismaacil6781 5 жыл бұрын
ها هو شيخى
@muftiabdulrahman3417
@muftiabdulrahman3417 5 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 5 жыл бұрын
Caqli waaye
@maxcabdi343
@maxcabdi343 5 жыл бұрын
Sheekadani yara filim bay u eegtahay. Magaca boqoradu waa kii boqoradii saba ee quraanku sheegay. Hasha qasiir waxay isku magac iyo sifo yihiin hashii nabiga. Boqoradu waxay u dhimatay sidii boqoradii ina kisra ee sunta fargalka ka cabtay . Please igu caawiya kitaabka qisadani ku qorantay
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 5 жыл бұрын
Max Cabdi Kitabka Qadriga Abu shujaaca Manduumooyinka iyo alfiyatu ibnu Malik bay ku jirtaa baa ladhahay wll
@Abddul100K
@Abddul100K 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 masha allah 💯👌🏾👌🏾
@abuuxamzatafsiirchannel365
@abuuxamzatafsiirchannel365 5 жыл бұрын
🍒🎂🍡BISHAARO 🍒🎂🍡 🍒🎂🍡BISHAARO 🍒🎂🍡 🍒🎂🍡BISHAARO 🍒🎂🍡 🍒🎂🍡BISHAARO 🍒🎂🍡 🍒🎂🍡BISHAARO 🍒🎂🍡
@cabaasshcabdi1864
@cabaasshcabdi1864 Жыл бұрын
Raila iyo uhur way saaxiibeen 😅😅😅 7: 08
@abduali9162
@abduali9162 5 жыл бұрын
Somali
@soondreamtv2348
@soondreamtv2348 5 жыл бұрын
hhh masha allah
@Abdo-zy9cu
@Abdo-zy9cu 5 жыл бұрын
Sheekhan sheekooyinka ma wuxuu ka soo qaata Kutaabka Alfi Layla waa Layla???? Waxay u eegyihiin kuwiin aan ku akhriyay Kitaabka. هذه قصص من الكتاب الف ليلة وليلة ؟؟؟؟
@anabd6914
@anabd6914 4 жыл бұрын
0 60
@nabadraadshe
@nabadraadshe 5 жыл бұрын
Khuraafaad.
@idleProm
@idleProm 4 жыл бұрын
Sheikh ciyaal xaafada camal ayuu qisada u aqrinayaa 😂
@gicilo386
@gicilo386 4 жыл бұрын
Shiiqan wax kale waaye
@abdiqadarxaadsan3278
@abdiqadarxaadsan3278 4 жыл бұрын
Sharif dawill waa nan ficaan weye
@CloseThatBackdoor
@CloseThatBackdoor 4 жыл бұрын
isku xishoo wll
@CloseThatBackdoor
@CloseThatBackdoor 4 жыл бұрын
Ixtiraam malihide!
@CloseThatBackdoor
@CloseThatBackdoor 4 жыл бұрын
@@gicilo386 Isku xishooda ma aqligaa leydinka galey
@icegameryt5919
@icegameryt5919 5 жыл бұрын
Sheikh fadlan markaad qiso sheegaysid sifiican usoo diyaari Hadaad tiraah tid ninka magaciisii waan ilaaway. Macna samayn mayso hadalkana yara adkee
@ibraahinxasan8917
@ibraahinxasan8917 5 жыл бұрын
Aar hdad adu wx iska hayso iskee! Naag ba thyeh ha mixinad hadline
@gicilo386
@gicilo386 4 жыл бұрын
Hadaaba kane wax kasheegtay sheeko wax kama taqaanid
@omaryahya7258
@omaryahya7258 5 жыл бұрын
Mashallah😄🤣😅
@user-oj2po3eq4d
@user-oj2po3eq4d 3 жыл бұрын
Mashqac
@farhanyusef4568
@farhanyusef4568 2 жыл бұрын
Mnsh alah
@abduali9162
@abduali9162 5 жыл бұрын
Asc
@Notalt17
@Notalt17 5 жыл бұрын
Wcs
@hawamahamoud405
@hawamahamoud405 4 жыл бұрын
Wcs
@user-hr5cz5np9k
@user-hr5cz5np9k 9 ай бұрын
Soobadi
@Ajay-rx6pk
@Ajay-rx6pk 5 жыл бұрын
Mansha allah
@caliguhaad6907
@caliguhaad6907 5 жыл бұрын
Sheekhan Allaah dartiisaan u jeclahay
@mohamedawil3749
@mohamedawil3749 5 жыл бұрын
Shiekhow qer allha ku siiyo lkn kuguma raacin nagaha caqliga iyo diinta way ku dhimantahaye kuguma raacin
@jecliyawanaaga8869
@jecliyawanaaga8869 5 жыл бұрын
Mohamed Awil Waa xadith nabiga scw..manibiga khilafaysa..
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 4 жыл бұрын
@@jecliyawanaaga8869 nabiga sbbtow u yiri ma sheegi karta adigu
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk. ....... in rag loogu talo-galay ma kula tahay!
@mariahussien2187
@mariahussien2187 5 жыл бұрын
Kkkkk🤔
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Masha allah
@soondreamtv2348
@soondreamtv2348 5 жыл бұрын
hhhh masha allah
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 14 МЛН
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 31 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Dagaaladii Jaahiliga ee Carabta (حرب البسوس) Sh Shariif Dhawiil
14:41
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 13 М.
Qisso aad u xanuunbadan Boqor Gaaloobay Sh Xassaan
19:55
Qalaafe Media
Рет қаралды 212 М.
Muxaadadro cuusub  || Sheekh Mustafe xaaji ismaciil || BBS MALL
53:57
Qiso Xanuun badan nin 25_sano  ka badan ilmo aan dhalin Sh Maxamed Diini
20:17
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2024) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:37
Ansaaru Sunna Trust
Рет қаралды 55 М.
Isbedelada Xoogan Ee Caalamka kasocda┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
58:14
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 14 МЛН