No video

Qiso cajiiba

  Рет қаралды 56,983

AFIFA

AFIFA

3 жыл бұрын

UMU HAAT AHLU DIGRI 🕌
Q./Filsan#Cafifa#
t.me/FilsanChannel

Пікірлер: 209
@Afifakahiye
@Afifakahiye 3 жыл бұрын
UMU HAAT AHLU DIGRI 🕌 Q./Filsan#Cafifa# t.me/FilsanChannel
@aminamohamed308
@aminamohamed308 3 жыл бұрын
Abyo telegram ima sobaxayo
@qureysh6434
@qureysh6434 3 жыл бұрын
Filsaney abyo si qasaa kurabee arin iheysta kala hadli rabee intee kala soxariiraa
@hodanhashi9119
@hodanhashi9119 3 жыл бұрын
Abayo links wa qaldan yahay
@cawoayaan4917
@cawoayaan4917 3 жыл бұрын
Wall ma soobaxaayo
@faadumoabdirizak3009
@faadumoabdirizak3009 3 жыл бұрын
Man shaall
@marwobuni9872
@marwobuni9872 3 жыл бұрын
Hasbuna’Allah Wa Ni’Mal Wakil 😭 ya Rabbi na ag istaag 🤲 qisadani laba qaybood ayay leedahay qaybtii koobaad walaasheen way aragtay oo ah nasriga Rabbi, qaybtii labaadna way soo socodaa oo ah kuwii dulmiyay in Rabbi soo qabto 😢 ragu hadayna lahayn raganimo ay ku guirsadaan labo ilaahay ha uga xishoodaan, kaas kusii meel gaarayay gabadhaa miskiintaa xisaab ayaa sugaysa, kuwa ka dhacay xaqii miskiintaa ee gaajo badayna waxay isku fureen daaqadihii masaa’iibta 😔 ilaahow hanagu salidin kuwa aanan nixin 🤲 digriga ilaahay iyo Saliga Rasuulkeena S.A.W faa’idada laga helo waxaa ogaan kara cida dareentay macaanka iyo manaafacaadka ay leeyihiin 🥰 ilaahow u siyaadi gabadhaa oo uga aar goo inta dulnisay uguna badal cawad khayr qaba 🤲 Baraka’Allah Feek Habibti 🤲❤️🤲
@umurashaad6869
@umurashaad6869 3 жыл бұрын
Wcs macanto aallaha ku xifdiyo markastaba inshaallah qeyr badan aallaha ku siiyo shukran xabibiti aallaha ku sharfo markastaba inshaallah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️👈💯
@umumunachannel263
@umumunachannel263 3 жыл бұрын
Manshllah Allah Haku xafidoh amiin yarabil calamiin
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha waa qiso cajib ah runti walahi taasi aya ban eheni talo waa tii ilahey waxa walbo arsaqda waa tii Allah Aabyo jizakalaha qeer ilahey haku xafido aduyo iyo aqiro Aamiin Aamiin Yaa rabi
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
Liked before I even watched. Jazakallaahu khayran ukhti
@Afifakahiye
@Afifakahiye 3 жыл бұрын
🥰
@umumaxamed1346
@umumaxamed1346 3 жыл бұрын
Masha allah abyo aad ku jeclahey ilahey dardi anogo niyada kuhaaya muqaalkada iso dhacey wax bdn waa kafaidey
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 жыл бұрын
Aaaaamiin yaarabi aaaaamiin yaarabi dhamaateen xbti
@deqomohamed9037
@deqomohamed9037 2 жыл бұрын
Masha Allah habo allah kuxifdiyo adun iyo aqiro ee habo isow ducay
@hodanali2740
@hodanali2740 3 жыл бұрын
Masha alaah walaalo ilahy hakubarakeeyo janadiisa qaliga ahna hakugeeyo janatulfirdowsa waatausaraysa janooyinka
@HabibaMohamed-mx2wi
@HabibaMohamed-mx2wi 3 жыл бұрын
Masha Allah.TabarakaLah.Cibadada Allah inotoosiyo.Ameen.
@seasesa1365
@seasesa1365 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@drsnajaxismaciil5277
@drsnajaxismaciil5277 3 жыл бұрын
Masha Allah wllshy qali Allah khayr haa ku siyo
@faraxhoodo6897
@faraxhoodo6897 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤👏
@qatraabdirahman9977
@qatraabdirahman9977 3 жыл бұрын
Alaahu akbar waa arin cajiib ah awooda aalaah weeyo
@user-lc9pb8bb9j
@user-lc9pb8bb9j 6 ай бұрын
M.a ❤❤❤❤
@mohamedjaamac5652
@mohamedjaamac5652 3 жыл бұрын
Maashalaah tabaaraka raxmaa Alle ajar iyo xasanaad hakaa siiyo Xabiibtii Aamiin aamiin aamiin
@zeinababass727
@zeinababass727 3 жыл бұрын
Mashallah allahu akbar allahu akbar. Cisa dhan wayiga isisay khair abayo filsan
@ubaxali2985
@ubaxali2985 3 жыл бұрын
Subhanallah allow towfiiqda nawafaji yaa Allah🙏🙏
@fadumommohamed9454
@fadumommohamed9454 3 жыл бұрын
maansha ALAHA waan ku salaamey abaayo filsan waad soo celisay qisooyinki
@khadraoge3951
@khadraoge3951 3 жыл бұрын
Wcs wlshay mashallah
@abdihassan9703
@abdihassan9703 3 жыл бұрын
Masha Allah👍👍👍🤲🤲❤️
@fartuunabdulahi3207
@fartuunabdulahi3207 3 жыл бұрын
Maasha alaah uqti
@Sweetfozicakes_
@Sweetfozicakes_ 3 жыл бұрын
Allahu Akbar Alhamdulillah
@fardowsaguure621
@fardowsaguure621 3 жыл бұрын
Jisokallahul kheer xafidullah xabiibti qaaliyeey guuleyso waligaa xabiibti
@xayatiqurux8306
@xayatiqurux8306 3 жыл бұрын
Mansha allah abyo filsan qer badan alle hakusiyo amin
@saharamaalim8226
@saharamaalim8226 3 жыл бұрын
mashaAllah tabarakallah ukhti....barakallah .. Siz still waiting for miracle of juzu amma...you promise us...love you for the sake of Allah
@Afifakahiye
@Afifakahiye 3 жыл бұрын
Inshallah you win! 💖
@shucaybmawel2674
@shucaybmawel2674 2 жыл бұрын
Maanshaa.allaah.lama.cuno.oolamacaawryo
@seynabsaid8104
@seynabsaid8104 3 жыл бұрын
Mashaa alll filsan mahad sanid
@fatimaali6726
@fatimaali6726 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo Filsan allha ku ku dhawro waa qiso qalbiga taabanayso
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 3 жыл бұрын
Masha allaah macaanto shukran
@ikranmohamed6975
@ikranmohamed6975 3 жыл бұрын
Maasha allah
@f.n6491
@f.n6491 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah
@milgocaress7879
@milgocaress7879 3 жыл бұрын
Mansha Allah ilahey haburakeyo walashey macan
@khadraomar6366
@khadraomar6366 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarkallah Rahman allahu Akbar
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 3 жыл бұрын
Ikhwaanii iisoo duceeya in allaah i caafiyo
@hanaibrahin2008
@hanaibrahin2008 3 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wllo
@xabiiboshidane1162
@xabiiboshidane1162 3 жыл бұрын
Allaha Ku cafiyo abayo
@nuurasiciid332
@nuurasiciid332 3 жыл бұрын
Alle haku caafiyo abaayo
@xabiibomaxamed7075
@xabiibomaxamed7075 3 жыл бұрын
Allh ku cfiyo apyo
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 3 жыл бұрын
@@xabiibomaxamed7075 jzk my sister
@hodanabdi2863
@hodanabdi2863 2 жыл бұрын
Masha allah
@ekraabdullahi5286
@ekraabdullahi5286 3 жыл бұрын
Maansha alah xayaakalah
@sarahfarah5106
@sarahfarah5106 3 жыл бұрын
masha allah
@qureshomohamed4832
@qureshomohamed4832 3 жыл бұрын
Allahu Akhbar thank you sister
@ahmedmawliid8764
@ahmedmawliid8764 3 жыл бұрын
Mzha Alllah
@ayaanmaxamed4253
@ayaanmaxamed4253 3 жыл бұрын
Wlo liahay haku xafido igu sodar qolk saliga nabiga💘
@sareedo8184
@sareedo8184 3 жыл бұрын
Jasakallaah khayr
@salaahhuseinomar2438
@salaahhuseinomar2438 2 жыл бұрын
Masha Allah abyao mct 🌹💯🤲🙏🌷💯💯❤️♥️♥️
@sahramohamud407
@sahramohamud407 3 жыл бұрын
Mansha alah abayo ilahay dartis ku jeceylahay
@Afifakahiye
@Afifakahiye 3 жыл бұрын
🥰💖
@rayaadaxmed4401
@rayaadaxmed4401 3 жыл бұрын
Boqorada yuu tuub ka aam ugh jec lahay maa shaa alaah
@kawsarosmaplnl9892
@kawsarosmaplnl9892 3 жыл бұрын
Masha Allah wa Ilaahay fadligiisa
@nasroyusuf3486
@nasroyusuf3486 3 жыл бұрын
Masha alah walalaley gabar aan jecelnahay bad ahayde xage ka baxday filsaney qisooyinki wad naga goysay noso daa qisooyin badan bad hayse
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 3 жыл бұрын
Habo allah haku xifdiyo
@saharaabdille4892
@saharaabdille4892 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakaAllah
@juweriyahmoha5546
@juweriyahmoha5546 3 жыл бұрын
Mansh Allah wll
@fadumonuur6098
@fadumonuur6098 6 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا اختي انا احب
@munabihe4463
@munabihe4463 3 жыл бұрын
masha Allah tabarakallah jasakallahu khayr will macan ilahay agtisa waxba kuma adko
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 2 жыл бұрын
Alaahu akbar Ilaahay habara keeyo
@safiyahassan8543
@safiyahassan8543 3 жыл бұрын
Masha allah abayo allaha kubarakeyo qisoyin wanagsan ba noo so gudbisaa
@ismahanaden6215
@ismahanaden6215 3 жыл бұрын
Abaayo filsan alla hakubarakeeyo waxaan rabaa in aan kulasooxidhiidho xagaan kaa helaa qayr badaneey
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 3 жыл бұрын
Jasaka alaah abyo waa qiso aan ku farxay
@adonti1alle
@adonti1alle Жыл бұрын
Masha allah i love you sister
@basromahamed9517
@basromahamed9517 3 жыл бұрын
Jasakalaah qeyr abaayo
@rahanoor552
@rahanoor552 3 жыл бұрын
Dhaman reer ahe kher daco cadsi
@ifrahabdirahman2468
@ifrahabdirahman2468 3 жыл бұрын
Alah kubarakeyo abyo qaali
@aminaabdi7523
@aminaabdi7523 3 жыл бұрын
Mashalllah
@asmahasan2751
@asmahasan2751 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@user-lc9pb8bb9j
@user-lc9pb8bb9j 6 ай бұрын
Ha wey i hasaa mcnye😢
@hawaali8333
@hawaali8333 3 жыл бұрын
Mashaa alaah
@yurubabdiqadir837
@yurubabdiqadir837 3 жыл бұрын
Mashallah
@khadraqaaliqun4862
@khadraqaaliqun4862 2 жыл бұрын
Wlhi waa laqiroday Qisadan Allahu akbar
@fatushey8006
@fatushey8006 Жыл бұрын
Subxanallah❤️😭
@aminachannel8191
@aminachannel8191 3 жыл бұрын
Masha Allah sister ♥️♥️🤲🤲❤️😢❤️❤️
@munishmahmed4396
@munishmahmed4396 3 жыл бұрын
Masha Allah Abayo
@mushtaqaden8968
@mushtaqaden8968 2 жыл бұрын
لسلام عليكم
@xamdibashiir-rf8yy
@xamdibashiir-rf8yy Жыл бұрын
Mansha allaha ❤❤❤❤❤
@ifrahahmed1118
@ifrahahmed1118 3 жыл бұрын
Masha allaha
@waacaadiwllowuushaqeenayaa8671
@waacaadiwllowuushaqeenayaa8671 3 жыл бұрын
Jasaakalaahu kheyran xxbti
@Muqdisho20
@Muqdisho20 3 жыл бұрын
Mashallah filsan ahludigriga
@fardosomar5797
@fardosomar5797 3 жыл бұрын
Mahasanid
@ikranadamali4383
@ikranadamali4383 3 жыл бұрын
Allahu akbar
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 3 жыл бұрын
Jassakallah wllo Noso badi
@safiyabilan8078
@safiyabilan8078 3 жыл бұрын
Masha allaah abaayo ilaahay haku dayo
@rumancusmancumar5688
@rumancusmancumar5688 3 жыл бұрын
Masha allh filsan abyo mcn maalintaan ku bartaan nolosheydu is bedeshay mcn allh dartii baan kuu jeclhy maalinta wejiyadu madoobanayaan wejigaaga allah ifiyo qali
@Afifakahiye
@Afifakahiye 3 жыл бұрын
Yaa qaliya shukran dhirigalin tada
@marwobuni9872
@marwobuni9872 3 жыл бұрын
Amen amen Ya Rabbi 🤲❤️🤲
@user-lc9pb8bb9j
@user-lc9pb8bb9j 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@foosaden4034
@foosaden4034 3 жыл бұрын
Nuriso abaayo filsan qeyr badan Allaha ku siyo
@rahmaaden3038
@rahmaaden3038 2 жыл бұрын
Masha alah
@fahiomaxamud6778
@fahiomaxamud6778 3 жыл бұрын
Masha allh
@umusajdamuhammad7723
@umusajdamuhammad7723 3 жыл бұрын
Asc abayoo macan waxan kuriyoday seygeyga abihiis abiihii dalaay oo geriyoday oo muftaax isinayo ee adiga ilahay haku barakeyo riyada adiga ayan kulaqabsaday abaayo macan...waxii qeyr ilahay hakaabalmariyo
@FilsanMohommetAli-zs9mu
@FilsanMohommetAli-zs9mu 5 ай бұрын
❤❤❤
@shukraanmohamed4129
@shukraanmohamed4129 3 жыл бұрын
Maha Allah
@madinamuxudina123
@madinamuxudina123 3 жыл бұрын
Walahi qisadaan qalbikega eey tabatay ilaheey ayaa mahadsan laxamdulillh
@llppexpress9703
@llppexpress9703 3 жыл бұрын
Watha kir fa ina Rikraa tamfacu Mu’miniin. Waa mahadsan tahay walaw aan booskeyga ahayn Hadana Ahlu Rikriga aan ka mid ahay . Waa shaqeeyaa Ilaah haku barakeeyo. Markaa dhageysto. Dhiig aad igilisaa.Mahadsanid.
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Wcs
@rahmaaden3038
@rahmaaden3038 2 жыл бұрын
Naxaris iyo nabad galiyo kor kaga ha ahado
@ashaahmed954
@ashaahmed954 2 жыл бұрын
Jasakallah
@rahmaali7438
@rahmaali7438 3 жыл бұрын
Thanks
@xakimoxakimo3250
@xakimoxakimo3250 3 жыл бұрын
walashay filsan ilaahay ha ku xifdiyo sidaa qayrka ufafinayso xfdlh
@nasroabdullahi6997
@nasroabdullahi6997 3 жыл бұрын
Mashaa allaah abaayo illaahay hakaa ajar siiyo qisooyinka wanaagsan ee aad inalasoo wadaagtid anagana allaha inaga dhigo kuwo waanada qaato
@faysamaxamuud7909
@faysamaxamuud7909 Жыл бұрын
Mash alah
@user-qn5pt1vg3w
@user-qn5pt1vg3w 7 ай бұрын
❤❤❤🥰🥰😍😍
@salmahasan2586
@salmahasan2586 3 жыл бұрын
Asc wll qali allh haku barakeeyo abaal kaagana jano hakadhigo anagana hanagu anfaco khayirka
@dhigowabdi1658
@dhigowabdi1658 3 жыл бұрын
asw quruxy maaanshaaa alh abaayo bilcakis naguma dheeraana waa nagu yareesay waan kusugaynaaa mar waliba iyo sacad waliba jasaklh qer quruxy
@ashaibra2686
@ashaibra2686 3 жыл бұрын
filsaney macanto istaagaramkaga magacis abaayo ilahey hakubarakeye
@bintimaxamedcabdullahi4466
@bintimaxamedcabdullahi4466 3 жыл бұрын
Igu dar walaalaha ahludigriga
@fatu172a3
@fatu172a3 3 жыл бұрын
asc walal filsan iyo asxabta ahlu digir please iso duceya culeys badan ii heysto dhinac walbo, aqriska digirkana dhib igu yahaye waba ka sii jeeda please iso duceya in ilahey culeyska iga qado digirkana ii fududeyo ani iyo intii muslim sideda kale ah amiin ya allah
@maryamisman3372
@maryamisman3372 3 жыл бұрын
Asc abayo igu dear qolka saliva aniga scw
@maryamisman3372
@maryamisman3372 3 жыл бұрын
0720111617
@maryamisman3372
@maryamisman3372 3 жыл бұрын
Waakas talley ga
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Walwal murugo fikir niyad jab shaqo lacan wllshey inten kala soxirir Kara ila tali
@sahramohamud407
@sahramohamud407 3 жыл бұрын
Mansha alah abayo ilahay dartis ayaan jeceylahay walal nagu dar talagaramka
@dekaarshad5155
@dekaarshad5155 3 жыл бұрын
Abayo macanto wa runta
QISO CAJIIBA DIGRIGA KU SAB SAN
12:08
AFIFA
Рет қаралды 48 М.
Qisa cajiba wardiga
10:52
AFIFA
Рет қаралды 42 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 26 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
Qiso /cusub  oo cajiiba
11:33
AFIFA
Рет қаралды 19 М.
QISADAN HADII AAD DHAGAYSATID ISTIQFAARTA MADHAAFI DOONTID
21:25
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 22 М.
Hooyo taan na qanay ma ha miyaa bisinka
16:19
AFIFA
Рет қаралды 4,5 М.
qiso habeenkii koowaad?#qiso
9:59
Hani garaad
Рет қаралды 931
Qiso cajiib digriga iyo fawaid kiisa
12:06
AFIFA
Рет қаралды 30 М.
Axlaa Qisas 👉🏽 Somali qebti 14
15:11
AFIFA
Рет қаралды 96 М.
QISO CAJIIBA DIGRIGA Filsancafifa
11:36
AFIFA
Рет қаралды 24 М.
Qiso Cajiib ah ka dhacday Sucuudiga !
14:25
Fatima Muna channel
Рет қаралды 30 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН