No video

QISO DHAB AH LIIBAAN DOOR NAFYAHAY MUXIBADA KAJOOG HEES CUSUB VIDEO 2022

  Рет қаралды 1,926,898

Kabarai Films

Kabarai Films

2 жыл бұрын

Singer: Liibaan Door
Lyrics: Ahmed Daaud
Melody: Liibaan Door
Music Composer: Xasan Xidig
Produced by: Kabarai Films
Thank you for watching! :)
━━
Don't forget to subscribe! -:

Get Socialistic and Follow us
Snapchat Kabarai_daimond
instagram Kabarai_Lyrics

Пікірлер: 843
@aminetaarimahaqoyskaiyodhaling
@aminetaarimahaqoyskaiyodhaling Жыл бұрын
Alxamdullilah! Markaad soo kacdo adigoo caafimaad qaba, nabad qaba, noloshaaduna kuu wacan tahay, ogoow waad nimceeysan tahay Nimcooyinka Allah masoo koobi karno. Markasta ood Allah ugu shugridina wuu kuu siyaadinayaa Ka faaiideeyso waqtigaaga Allah isku xir kuna nooloow nolol sharfan
@mariyasandheere7013
@mariyasandheere7013 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@KifaaxShariif
@KifaaxShariif 4 ай бұрын
aad aad😢
@abdallaali8845
@abdallaali8845 2 ай бұрын
Ad iyo Ad ❤
@shuceybhussienissack3737
@shuceybhussienissack3737 Ай бұрын
1❤11q​@@mariyasandheere7013
@APDULWADOD
@APDULWADOD 2 жыл бұрын
Dhowr qiso aaan ka akhriyay falooyinkan kala duwan iyo erayda abwanka ayaa ah kuwa qalbigyga badalay lkn wax qlbi jab ah ma dareemayo kaliya waxan idinku wanin wixii qoran wa qoran yihiin ee ku samra dhawacyada ay daremyan qalbiyadiina 💔😰 sida kheyrku ku jiro Alle ayaa og isaga talo saaro insha allh 💝🔐
@maxamedhanad6535
@maxamedhanad6535 2 жыл бұрын
really
@kiinmohaaa5171
@kiinmohaaa5171 Жыл бұрын
True %%%
@laynqabow7000
@laynqabow7000 8 ай бұрын
Really %
@user-le4hq5co9i
@user-le4hq5co9i 7 ай бұрын
Nalkiisuna wuu damaa😢 Waxaan dhagaysanayaa anoo aad u qalbi jabsan rajadayduna saa u badnayn Lkn ilaahay aan ka quusan naxariistiisa 😭😭😭 2024 1 5 Habeen jimcaa 00:13am
@RahmaHussien-sz1yo
@RahmaHussien-sz1yo 7 ай бұрын
Like me hno , ilaahy baa faraj kuu furi ☺
@AxmednuurReermagaal
@AxmednuurReermagaal 6 күн бұрын
Sorry wllo wan ku dareemi kara Adigu isdawee waa inad meel iska soosarta qofba waa malinki ee sug malinkaga wllo😢😢😢😢😭😭😭👑👑👍👍👍🤲🤲🤲
@happy-ls1st
@happy-ls1st Жыл бұрын
2022 /8/5/ waxan naftayda balan ka qaday in aan qof danbe jeclan oo aan naftayda jeclado waxan ogahay sida lay khiyamay oo lay qalbi jabiyy allow ani xanunka somaray qof ani iga danbeya yaanu marin😭
@user-ht4yg4fd5u
@user-ht4yg4fd5u Жыл бұрын
Ana waxay ahayd 2022/9/14 😊
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 Жыл бұрын
Sxb waligaba isu camir waan huba waa jeclane again and again lakin self control baro sidas loga gudba nafle tahay waa jeclane qof kale
@GuleedhindiSalancabdi-gw5yr
@GuleedhindiSalancabdi-gw5yr Жыл бұрын
@@fuwaascabdala9068 for truelove weeye zxp qali
@user-gj1we3ff8d
@user-gj1we3ff8d 7 ай бұрын
i feel this song wallah 😢😢😢😢😢😢
@WolfProduction-qj6bz
@WolfProduction-qj6bz 3 ай бұрын
Sidas ha dhihin yaqey
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 2 жыл бұрын
Waa habeen saq dhexe saacadu waa 02:13 waa habeen jimca soo galeeso Dadka dhami weey wada hurdaan aniga kaligeey baa soo jeeda heestaan baan iska dhageeysanayaa💔😭 qalbiga xanuun baan ka dareemayaa jaceyl baan la daala dhacaayaa😭
@nazuufootball4990
@nazuufootball4990 2 жыл бұрын
Aniga kula sojeedo wll
@mohawacayz773
@mohawacayz773 2 жыл бұрын
Wn ka xumhy abyo😪
@caraalehusein4734
@caraalehusein4734 2 жыл бұрын
Ilaaah bari Murugta ee duko laba rakac ilaah bari
@sundusabdikani6507
@sundusabdikani6507 2 жыл бұрын
sorry 😢😢
@miskimiami5071
@miskimiami5071 2 жыл бұрын
Srry
@yaxyeaadanarbe6148
@yaxyeaadanarbe6148 2 жыл бұрын
Xaqiiq waa hees aad u macan balse Qofkii dareemaya Jacayl uun lagama hadlaayo Wakhtigaaga meel cidlo ah Haku lumin jacayl jacayl waa waxa qayrkaa kaga hor marayaan inta aad ku jeedo Fananka kaliya cidafahmaysa jacayl uun maaaha Naftaada nafsi haka galin ee dadaal oo horay usoco
@miftahbinarytradingacademy
@miftahbinarytradingacademy 2 жыл бұрын
Dunidan sideedaba waa kulan Aan balan laheyn io kla tag Aan sabab laheyn.
@raxmomohamed1832
@raxmomohamed1832 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@shankaroonmohamed14
@shankaroonmohamed14 Жыл бұрын
Tasa been aheen wllhi
@MinoMaanka-qb1tj
@MinoMaanka-qb1tj 9 ай бұрын
@@miftahbinarytradingacademy waah waah 👏👏👏🫡
@khaalidkhadarcabdi768
@khaalidkhadarcabdi768 6 ай бұрын
Dadka waxa ku jiraa qar xata adan uu quudhi karrin inad dhahdo waa qof xuun Intay wacad lagan hadana kaga baxaya Bacdeen ku meeraysanaya calafka ❤inta qalpiyadu dhigaysee hoos uu ooya liketa haila dhaafin
@user-ex3bt5nj7e
@user-ex3bt5nj7e 3 ай бұрын
Wlhi beentaa ma.ahan wll balan ayey kaqadayan weyna kabaxan
@waabariiste
@waabariiste Жыл бұрын
Qalbiyo dhiigayo ayaan wada aqriyey hadalada ay ku hadleen runtii qof walbow noloshaada horey uwado yaan laga quusan farxada uu leeyahay jacaylka hala raadiyo qofkii booskeeda dhigi lahaa doqon iyo qofaan garasho lahayn yaan deg deg la Isugu dhiibin mudo 7 years ah qof dambe majeclaan xiriir dhab ahna masameen xiriirka dhabta ah xoog laguma keeno asagaa iska imaanaya qalbiyadii isku soo dhawaadaa wada qaybsada💯🔥❤️😍
@khaalidkhadarcabdi768
@khaalidkhadarcabdi768 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤ alle haku siiyo anfaca
@zamzamzamzam5028
@zamzamzamzam5028 2 жыл бұрын
07/2/2022 noloshyda balankaqaaday inan qof danbe u ogalaan inan u ooyo o markasta aan niyada ku hayo wuka tagi ha is raacraacin qof bini adan ah Ogow farxadad qof ka raadsanid inad adigu gacanta ku hayso 🥰
@kismayo_boy1029
@kismayo_boy1029 2 жыл бұрын
I'm agree 💯👋...
@momtazmb1023
@momtazmb1023 2 жыл бұрын
👍😊
@dauddamaari4800
@dauddamaari4800 2 жыл бұрын
Hadal Xaqiiq ah 🥺💔🙏
@Ikrina
@Ikrina 2 жыл бұрын
Xaqii
@suways3332
@suways3332 2 жыл бұрын
Xaqiiqo abaayo mcn
@Ikrina
@Ikrina 2 жыл бұрын
Am I the only one☝️who feels emotional😭 and crying 😭this song 🎶 it touched my heart ♥️
@hodanarashid3031
@hodanarashid3031 2 жыл бұрын
Same as you sorry 💔😢
@umusalmanumusalman6053
@umusalmanumusalman6053 2 жыл бұрын
Not uh alone xabibti
@ahmedHassan-bd7ix
@ahmedHassan-bd7ix 2 жыл бұрын
Naftada jcyl.kaga bahn Forget wxi tagy abaayo
@Ikrina
@Ikrina 2 жыл бұрын
@@ahmedHassan-bd7ix thanks 🙏 aboowe 😍
@mahdimahamed1050
@mahdimahamed1050 2 жыл бұрын
This always happens in life but it’s hurt’s the most those who are feeling this right now 😢😢😢😭😭 it’s experience just be strong and move on
@naruuracaday148
@naruuracaday148 2 жыл бұрын
Nafyahay muxibada kajoog👉❤️🙅‍♀️ Ha galin Iridaha nabsiga 🚪🚶‍♀️ Ha mudan nabar layaab💔😰🤭 Noolow kaligaa xurnimo 💃❤️😘
@queenluul8393
@queenluul8393 2 жыл бұрын
Hal maalin baa isla dhageysanonaa heesta omg🥺😭
@nuursalaad931
@nuursalaad931 2 жыл бұрын
Yea wll
@xayiizepoi1871
@xayiizepoi1871 9 ай бұрын
Erayadan adoo wax dreemaya sooqortay ALLAHAKUU BOOGA DHAYO😢
@naruuracaday148
@naruuracaday148 9 ай бұрын
@@xayiizepoi1871 thanks wll Alhamdulillah hada waanka baaxy xanuunkaas waxaan helay qof ii booga dhayo oo ijecel qofkasto waxan urajeynayaa guul iyo hormar iyo nasiib wcn 🙏🥰
@isaarcabdiqaniisaar8420
@isaarcabdiqaniisaar8420 Жыл бұрын
Heestan shansano ka horeyay ixsuusisy walhi waa dhiiro galin alle dadka qalbiydoodu jecyl ugu banyo ha uqaboo jiyo ameen inshlh
@abdallaanshaxofficial2429
@abdallaanshaxofficial2429 2 жыл бұрын
Wallee abwaanku xaqiiq buu ka hadlay fanaaankuna wuu dareen muujiyay waa xaqiiq wllhi 😭😭😭😭
@nimcosal2359
@nimcosal2359 Жыл бұрын
Waxan guursadey qofkii aan islaha wuu ku haboonyay noloshada .waxan u dhalay sedex ubada aniga iyo ubadkaygaba isku si ayuu noo necebyay wuu naga tagay oo ifurey xataa dib imaso eegin waxan ku noolahay aniga iyo ubadkiisuba. Wan jecelhy oo markasta oohin iyo xasuus kama baxo waxa waxaba igaga daran ma ilaabo wll waxwalba wan sameyey isoo duceeya wll in illahy qalbigayga si fudud iiga saaro😭😭😭
@rahaahmedali7179
@rahaahmedali7179 Жыл бұрын
i.n wakabogsanee ducayso s alad 2 rakco duko oo suno ah niayaysane in ilhy bedel Khyr qabo kugu bedelo asne qalbigaga ilhy lasaaro wna kuso ducyn xapipti
@hafsaiprahiim3952
@hafsaiprahiim3952 Жыл бұрын
Sorry wll Alle qalbiga haku qabojiyo padal khyr qabana haku siiyo ducayso saliga nabigana padso sistr😢💔
@hipakomer4604
@hipakomer4604 Жыл бұрын
Alle qalbiga hakuu qaboojiyo walaal, Qalbigana hakaaga masaxo.😰😰
@sumayaahmed4629
@sumayaahmed4629 Жыл бұрын
Ax ax wlo alle qlbiga hakuu qaboojiyo wllo caruurtaada korso shaqayso niyadaada mashquuli masahlano qofaad noloshaada ku aamintay oo kuxumeeyey
@umuadna8872
@umuadna8872 Жыл бұрын
U liici maysid walashay ilahay qalbiga hakaga reebo korso carurtada cidna ulicimaysid midka khayr badan bad helysa hbty melkasta gbdh balagu xumeynayaa
@khadarkeyofficial7701
@khadarkeyofficial7701 Жыл бұрын
Waa habeen jimce soo galeyso taarikhduna Ay tahay 20-07-2023 ka saacaduna waxay kusii dhowdahay Afar sac habeenimo, waxaa saacado ka hor la iisoo sheegey Gabar tan iyo 2017 kii isla soconay oo Aan is jecleyn inla Aroosaayo Beri oo iyana taarikhdu tahay 21-07-2023 ka, markay iisoo sheegtey in beri Ay Aqal-galeyso indhahayga illinta weyka joogsan waayeen illaa labo rakac oo sune ah Aan tuktay, Gabadha oo waayo badan Aan isla soo marnay tan iyo Shoolka illaa jaamacada Aan ka dhameyno markasta wxn nafteyda u sheegi jiray inay maalin uun ay heli doonto nafta kale ee Ay jeceshahay. Maantana naftii Aan intaas ku sabi jiray waxaa loo soo sheegey naftii in naf kale lala wadaagaayo. Heestan Ayaan dhoor jeer kusoo celcelshay oo Aan leeyahay, nafyahay muxibada ka joog. Caawo laga bilaabo naftayda waxaan u balan qaadaayaa inaysan markale naf kale jeclaan. Allah nasiib xumaa markuu waayuhu ku nabo.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-ms8rc6cp8n
@user-ms8rc6cp8n Ай бұрын
Noolow keliga xornimo
@shugrisiciid2811
@shugrisiciid2811 4 ай бұрын
Meeshan qof walba wuu ku nafisay😢💔illhw dadka khiyanada iyo qalbi jabka umada ku wada ka qabo🤲😢allow kuwa xirìirada wngsan leh isku waari🤲kuwa sideyda oo kle la khiyanay meel wacan iyo qof wngsan sii😢😢💔
@maquusteproduction6571
@maquusteproduction6571 2 жыл бұрын
Noolow Kaligaa Xornimo 🕺.. who’s having such relieved 😌
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 2 жыл бұрын
Omg Dadka Qalbiyada jilicsan Heestani Anfaci myso Xata Hadanan Jacayl Lagaga Baxin 😉
@drakeshadow435
@drakeshadow435 2 жыл бұрын
𝙷𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚕𝚊𝚑𝚒
@drakeshadow435
@drakeshadow435 2 жыл бұрын
𝙱𝚛𝚘𝚝𝚑𝚎𝚛
@nasracali4790
@nasracali4790 4 ай бұрын
Aad iyo aad
@sacdiyacarees5814
@sacdiyacarees5814 2 жыл бұрын
Wlhi been mahaan nusqaaan weyaan jecel nalkiisuna wuudamaa 😢😭😥😰🥺
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
Nafyahay muxibada ka joog💔 Ha galin iridadaha nabsiga🥺 Ha mudan nabaro iyo layaab💔🥺 Nolow kaligaa xornimo✌🥰
@Araga.dunida2023
@Araga.dunida2023 2 жыл бұрын
Qiso Waxan facbok ka bartay qabadh qurux badan oo markaas si gaar ah ii soo jiidatay barasho iyo is wareysi dhowr haben ah ka dib Waxan ogaday gabdha qabiil ahan in anan kala fogeyn Wan is dhaxgalnay oon sificn isku baranay jaceyl ayan u shegtay si dadnimo leh ayey isoo dhaweysay dhibkuse wuxu ka jira anigu dalka ma jooga lkn xili fasax aya isoo dhaw oo mudo sanad ah ayaa iga xigta in xamar tago Waxan wada shekeysano guur ayan ku balanay sanad kadib waxa yimid xiligii aan bixi lahaa hase yeeshee iima suragalnin in aan baxo wan u sheegayay gabadhii in aan fasax waayay waxay igu tiri dhib ma leh Gabadha waxa aan dhowr jeer Ku arkay ayadoo rag la socoto waxan weydiiyay ragani maxay ahaayeen waxay igu tiri waa asxabteyda mar marka qaar ayan arkaa nolosheydii oo rag 12:00 la caweyneysa oonba aniga ii bahneyn dhibkii iyo rafadkii aan kala kulmay habdhaqanka gabadhaas Waxay igu abuurtay murugo koley qofna ma jecli xaaskiisii oo 12:00 habeenimo rag hotel la jooga xitaa hadii ay sxbo yihiin Jaceylkii muga iyo miisaanka lahaa eee aan u qaaday ayaa so yaraaday dhowr jeer oo aan wax u sheegay si jees jees ah ayey igu tiri ragaan maxad ka rabtaa adigu dantaada ka hadal Muragadii aan ka qaaday jaceyl waa iska daayay 🥺✅
@amaalzakari8130
@amaalzakari8130 2 жыл бұрын
Sorry 😞
@anfacilwaad2056
@anfacilwaad2056 2 жыл бұрын
Alle haku boogo dhaho😔✋
@foziyocabdi3622
@foziyocabdi3622 2 жыл бұрын
Is adke anigaba waa kula dhawacanahaye
@raxmoreys9098
@raxmoreys9098 2 жыл бұрын
Sorry wllky🥺gabar ka wngsan oo asturan oo diinta taqaana baan ilahay kaaga baryayaa🤲🥺
@sucaadibrahim7804
@sucaadibrahim7804 2 жыл бұрын
sorry wllhi ilhy gabadh. akhlaaq leh ha ku siiiyo
@sumeira89
@sumeira89 Жыл бұрын
Nusqaan weeyaan jacyl Nalkiisana wuu damaa malaha nuur io ileeys Nabdiga waliga hafarin ______📌💔
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 9 ай бұрын
Nusqan wyen jecayl Nalkisuna Wuu Dan Malaha nuuriyo ilays Nabdiga waliga hafarin😢❤
@dhambaal3
@dhambaal3 2 жыл бұрын
Jaceyl cimrigiisa waa cawaqib xun yhy 4 sano ayaan is jecleen dsruufo awgeed ayey iiga tagtay ilaa hada qalbigeyga kama bixin xasuusteyda eray ay mar idhahdaan aaminay oo ahaa hadaan kala xanaaqno xitaa ha iga fogaan mar walbo waan salaama waanka qosliyaa eraygaas ayaa i dhaawacay dumarka qaar dareen iyo naxariis toona malahan
@ayanabdirashid9679
@ayanabdirashid9679 Жыл бұрын
😥
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
😭😭😭
@munoliiza9803
@munoliiza9803 Жыл бұрын
Sorry wllkey
@aaminacabdiqadir5203
@aaminacabdiqadir5203 Жыл бұрын
Jaceelow hdan ku aamino
@user-tj1ni9ex4v
@user-tj1ni9ex4v 4 ай бұрын
Iga raali noqo😭
@DurbaanMusic
@DurbaanMusic 2 жыл бұрын
waa Haben jimce baxayo Sabtina soo galayso 20/5/2022 9:26 pm Nusqaan weeyaan jacayl Nalkiisuna Wuu Damaa Malaha Nuur iyo Ilays Nabdiga waligaa Ha farin
@mumatiabdi2199
@mumatiabdi2199 Жыл бұрын
Waan cidlonaya ma haysto qof anku kalsony oon u sheegto dhawacyga ilmadu way iga dhamaty sacadan an so qorayo barkayntaydu ilma buxisay heestan marwalba wan dhagysta😢😢
@Maxamedqanciye-qx6py
@Maxamedqanciye-qx6py 5 ай бұрын
Sorry abyo mcn😢😢
@XamdaDubad-y9n
@XamdaDubad-y9n Ай бұрын
Wlhi wan qirody ❤
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Inta tiktok ka soo aragtay
@mendyyooniz2014
@mendyyooniz2014 2 жыл бұрын
Sacado waa 14:30 duhurnimo waxan jogaa mogdisho waxana dhagaysanoya anigu faqiir ah sbbto maahi nin jcylkisa hanti karo 😭 Jacylka waxa fahmi kara ninkii faqiir ah lkn waxaa anfici kara ninkii maal haysta 😭😭😭😭😭
@xigaalchannel8737
@xigaalchannel8737 2 жыл бұрын
Alle hanti haku siiyo wll hantiile inad noqoto ban ku rajeyn
@abizakk
@abizakk 2 жыл бұрын
Waxa dareemi kara okaliya qof si dhaba qof usiyay qalbigisa misna ladhawacay 💔😟 Qalbi 😔
@dhemanomar1375
@dhemanomar1375 2 жыл бұрын
Alla jecel Maxan la oyey Ano qalbijabsan 😭😭😭😭 qofki. Wax jecelado oo hadana la qiyano aya fahami karo heestan jecelow maxan Ku nacay 😭😭😭🙈 har waxad ii garsisay an noloshayda dhani naco qof an ii ogeyn dartisa 😫😫😫🥵🥵🥵
@Zuzu.1432
@Zuzu.1432 2 жыл бұрын
😢😢
@juweeriyajano6768
@juweeriyajano6768 2 жыл бұрын
Laysma raacsho wllo kufoo hadana kac qofkii kaa tagyna la sheer garee qofku arki wayy siduu uqurxoonyahy uwanaag san yahy iyo inaanu wxba unoqonyn dareensii ind isku filn thy kadib intaasa uku filn qalbi jab
@khadarmahamed589
@khadarmahamed589 2 жыл бұрын
Anaa hada nacay nolosha hurdo iyo cuntana aqoon
@ismahanabdilahi7957
@ismahanabdilahi7957 2 жыл бұрын
Isku mid ayaan nahy hn😭😭😭😭😭😭😭
@umalkhayrcabdi4623
@umalkhayrcabdi4623 2 жыл бұрын
@@ismahanabdilahi7957 Hablo is adkeeya wlloyaal Nolosha wx kasta waala soo maraa blse waa la kufaa oo la kacaa jcylka dartiis anuu wx barashadyda ayaan u dayici gaaray dhulkana intuu ila jaray ayaa dartii cosbitaal la iidhigay blse ugu danbyn naftayda runtaan u sheegay oo noloshaydaan hore usii watay Hadana wxn ku jiraa ardayda sandakan form four 4ka ka baxaysa oo examkii ayan June sugaya wxana rajynayaa guul💪aakhiro iyo aduunba ugu danbyn qofkii saas ii galay maanta isaga ayuu jcylkii ku danbeeyy oo Nabsigii ayaa haleelay Nabsiguna sidiisaba ma daaho markaa noloshiina qof bin aadana haw qasaarinina alle🤲bariga iyo cibaadda badsada 🥰never give up gusys
@zackztephan4740
@zackztephan4740 6 ай бұрын
2/2/2024 habeen jimce soo galayo aad baan kuugu xiisayy hadii aad ila hadli karayso waxan ku xasuusin laha balantii aad iga qaaday ee ahayd waligay maku cidlayn doono balse adi taas qalad maku lihid ilaahayba iga kaa jeclaadayy waxan rabay gabartaa dhashay inaad aragtid sida ay kuugu eegtahay waxaad iiga tagtay hal kaa xasuus oon mar walba kugu soo xasuusto fiiri balantii aan kaa qaaday ilaa hada waan ku taaganahayy oo waxaanan rabin jidh aan kaaga ahayn inaan taabto wlhi waan kuu xiisay xaaskaygi salma abdi aadaneyy😢
@user-jv3xp3bq9o
@user-jv3xp3bq9o Ай бұрын
😢
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 жыл бұрын
Who else is feeling EMOTIONAL 😥😥😥
@Ikrina
@Ikrina 2 жыл бұрын
Me❤️‍🔥
@hanaabdi9748
@hanaabdi9748 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭💔💔💔
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 жыл бұрын
@@hanaabdi9748 take it easy 🙏
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 жыл бұрын
@@Ikrina take it easy 🙏
@hafsaali819
@hafsaali819 Жыл бұрын
Me😭
@atharhassan9373
@atharhassan9373 2 жыл бұрын
Waa run jaceyl, faaiido malahan, waana meel eber ah, waayo markuu kaatago qofkaad jecleyd ayaad dareemeysaa
@marwo2285
@marwo2285 2 жыл бұрын
Hablow midh iga qora waligiin nin qalbigiina ha siinina waji male qalbi malaha wayna is badbadalaan 😭😭😭
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 3 ай бұрын
Waxaan dhagaysana caawa oo ay taarikhdu tahay 13/05/24 iga danbeeyow like ta haila dhaafin🙏
@ileysfarah1586
@ileysfarah1586 2 жыл бұрын
Naxdini waa kuu walaal Nasteex waligaa ha filan Nasiib kuna wa madow Haduu wayuhu ku nabo❤❤❤🙏
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 жыл бұрын
Wath A Song ? Tallent Gii Saxdi Wa Codkan Wlhi Keep Going Pro Hadad Qoralkaygan Aragto 👑👑👑👑👑
@mustafabulle849
@mustafabulle849 2 жыл бұрын
Ku darso waana abwaan heesihiisu badanaa waxaa ku luuqeyo qaalid kaamil iyo mohamed tabanle
@abdirahman1489
@abdirahman1489 9 ай бұрын
7 Sano Aan Qalbiga Ku Hayaan lkn Waxaan Lee yahay ii Noloow Iyo Is Aragti Danbe Oo Xiiso Leh 🙋‍♂️
@fadxikhadar8371
@fadxikhadar8371 2 жыл бұрын
Waa hees wxa fahmi kara qof jacayl soo maray____beatiful song perfect voice
@NimcomohamuudDuale-kg1tm
@NimcomohamuudDuale-kg1tm 10 ай бұрын
😭💔
@hanaahmedabdikani8443
@hanaahmedabdikani8443 7 ай бұрын
Waa run ❤
@fahadibrahimahmed6083
@fahadibrahimahmed6083 2 жыл бұрын
markad siso Qalbigaga Qof Anan u Qalmin wa iska sidan. like
@mustafamuxamadhasan2719
@mustafamuxamadhasan2719 2 жыл бұрын
Nafteyday ka jog iridaha nabsiga ka jog cishaqiga waa nafo daran niyada rabatan ku wado nasrina waligis Ma falo nanisana wuu bada qofki u nugladaaa 💚💚💚💚💙💛💛🧡🧡
@feysalabdirahaman929
@feysalabdirahaman929 2 жыл бұрын
Taladan iga qata dadoow hada rabto nolol macaan iyo jaceel dhab ah waliga ruux bini adam aha ha khiyaamin ama rajo been ah ha galinin wayo malinka aad ruux daacad ku ah dhaawaacdo adna ogow dhawacas in u adi kugu dambayn dono marka gabar iyo wilba waxa idin leyahay Nabsiga iska ilaa liya si aaad u heshaan nilol mcaan.
@ayaanmawlit8547
@ayaanmawlit8547 2 жыл бұрын
WA Aduunyo xaalkeed dadko dhan waa la dhaawacay tolow kuwii Wax dha dhawacay maye ✋
@mohawacayz773
@mohawacayz773 2 жыл бұрын
Kuwz marka lazo dhawco ayay imaanayan😆🙏
@abdilaahiduco3547
@abdilaahiduco3547 Жыл бұрын
Heestan iyo qisadeeda mahan mid dhayal ah runtii markasta wan dhagaysta kaliYa waxa dareemi kara hestan qof jacayl wax ka fahansan Qofki aan 5 years kahor is jeclaanay ayaan wali lahadlaa Aniga on wali Arag Ama anan kulmin wakhtigu wu iisamaan maruunban Rajaynayaa inu wakhtigu na wlalaleyo 😢
@zalu________________0744
@zalu________________0744 5 ай бұрын
Ma heshey ayadi wll
@CiyaarJecelofficial
@CiyaarJecelofficial 2 жыл бұрын
It hurts walhi when u re truely in love and u re never respected 😢
@safiyaahmed9645
@safiyaahmed9645 2 жыл бұрын
😢😢
@ruuxdaacadaooyaabay
@ruuxdaacadaooyaabay 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@z-ahmed817
@z-ahmed817 2 жыл бұрын
I feel
@omaanimohamed2939
@omaanimohamed2939 2 жыл бұрын
Yep wlhi
@hooyomacaan2595
@hooyomacaan2595 2 жыл бұрын
@@z-ahmed817 1st
@Marjuu7
@Marjuu7 27 күн бұрын
Noolow Kaligaa Xornimo wee wee💃🏻😁
@farhiaolow591
@farhiaolow591 Жыл бұрын
waa sabbta aan jeceyl unacy qalbi jab iyo daneysi waqti lumis waye calafkagana ilaheey hadduu cafimad kusiiyo shaqeyso waxbaro horumar gaar qof biniadam haucalaclin nagtada jeclow waatalo wllhi
@iman22haji24
@iman22haji24 Жыл бұрын
I needed this song 20 years ago 😊 noolow kaligaa xornimo.
@ayaancabdishakuur4256
@ayaancabdishakuur4256 Жыл бұрын
..
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Sooo dhowow farhiasflower waxbadan lagufarxo.yartayarta jamaaday ihihihihiiii hihihiiiiiihii.
@IlhaanAbdilahi
@IlhaanAbdilahi Жыл бұрын
0
@ShuceybCade-kt3xv
@ShuceybCade-kt3xv 6 ай бұрын
𝙃𝙝
@afrostar626
@afrostar626 2 жыл бұрын
This song have a feeling 💯🥲❤️ Hadii ay ku tabay like I sar plz
@arabuuni23duur21
@arabuuni23duur21 2 жыл бұрын
Wxaa igatagay qofkan jeclaa kudawaaad 2 sano misne sabab la,an bey igatagty Never trust love
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 Жыл бұрын
Ka joogey cishqiga alxamdulilaah qofkaan jeclaa wiilkii uu alle iga siiyey ban jecelyahay intaaba waa ii guul
@Updichanel
@Updichanel 2 жыл бұрын
Heesku Waa Wax kale wlhi Ereyada 100 Codka Jawi Yaroo Dagan 👌💥
@raaxojano8724
@raaxojano8724 2 жыл бұрын
Naxdini waa kuu walal Nasteex waligaa ha filan Nasiibkuna waa madow Haduuu wayuhu ku nabo axsan ereyo😭😭😭😭😭😭
@zaphiay7529
@zaphiay7529 2 жыл бұрын
Jacayl waxa nacay mrkan qof aan nftyda udhiibay se iga yeelay 😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔heestan wlhia nolol 2018 iso xasuusisay oh😭😭😭💔💔💔💔
@chicken4820
@chicken4820 2 жыл бұрын
2021 October. Tii igu dhacday waligeey qofka igu daneeyay ealigeey kama Fileyn in u waxaas igu sameyn doon dhawaq I gaystay iyo qalbi jab aad u weyn waxaan xaxiiqsaday in u jaceelku nasiib yhy. Waqti iyo jaceelka aan qofkaas I dhawac siiyay waligeey qof kle ma siin wuuna I bahdilay si cad oo aan waliba xushmad laheyn lkin waa ka noolahay wixuu dhacay Alxm
@libanabdirahman964
@libanabdirahman964 6 ай бұрын
Sanku waa 2019 mar aan wadankii ku noqdey inanta aan hore isku garaneyney kadib wan u bandhigtey intii yareyd eynu isla naqaaney lkn wey iga diidey ugu dambeyn wey iga aqbashey waxa ey bilowdey jamaacada Master's runtii ana wan ku faraxsanaa waayo waa qofaan daacad u jacelhay o wax walba o hormarkeeda wan jeclaa ana wan shaqeyn jirey waaad iska dareemeysa inan ardayed ah o aabahad aanu ka war heyn lkn adeerked o edeed qabey wu jeclaa allah unaxariisto hda wu dhinte Waxan u ahaa garab iyo gaashan Iyada xita wey ii aheyd qof ii wanagsan ana waxan ku dadaali jirey faraxadeeda hooyadeed wey dhimtay ana waxan ku dadaaleyey inaan booska buuxiyo waan ogahy ma buuxin karo lkn waan isku dayi jirey heer waxan gaadhey sharfteyda wax looga sheego yaa ka aheegya magranysa nin ay iyada wada socon jireen oo mudo badan lugooyey ninkaasi iyadoo mudo jacel ayuu ka tagey o gabdh kale guursadey anagu ninka waxan isku baraney suuqa weyn ee hargysa ma herad aabihiii leeyahy ayey ku taaley reer hargysa badan kood wey garanyaan maherda hadan mageecda sheego 😂 maherd walalkey leeyahana wey iska so horjeedan ana meshas ayan ka shaqeeya isna meshooda Ninkaasi inanta kooto ayey ugu xidhneyd marka wadan imanyo wu so waci jirey markuu tagna mu garneyn adeerka 2019 hda imaado isna wadankii ana dhawr bilood ayan kaso horeeyey isaga Kadib inantii anaga isku wanagsanaaney o ninkii hwada sanadkan lagu cuney isaga dartii 100 nin waxa ka badan wey la sheekeystay lkn isago kale wey heli weyday Ninkeyga o iska dhaka weyn ayaa mesha imid ninki ugu dambeyn arinka wu ogaadey 😮 Heer wuxu gaadhey hub iso qaato Mida kale ee igadaran nin hore o kale oo ey wada socon jireen o ey isku qabiil yihiin o dhakhtar ka weyn ee hargysa ka shaqeyn jirey ayaanba lakala hadhin wan ku arkey habeen waxan ku idhi stop dhaqankaa anigu waxa ma qorayo hadaan nolol ku noqdey wax walba ma qaadanayo Inantii nimanka waa asxaabtey kaliya waan is fahmi weyney ayey laso istaagtey ninaban aho dabeecda raganimda leygma sheekeynayo Inantu nin in ey saaxib la noqoto o saxiib u argto wa macaquul lkn waxaa ninka suurtagal kama agtiisa Waxba yaan hdal kugu daalin marlabaad ayan isku arkey iyagoo wada socda Mar sadexaad waan go aansdey inaan jalkaa ku joojinayo wax walba 2021 August ayan nin taleefankeeda ano iska heysta aan ku arkey jaamacadiina ey qalin jabineyso Waan joojiyey xidhiidhkii o dhan Lkn kaliya waxey ii awoodi weydey In waxaa idhiabaya iga deyso O ey arki weydey noloshaan u ahey Ugu dameyn 8 bilod kadib inaaderkey ayey guurstay Caruurta ey dhasho adeer ayan u ahey wlhi wixi oo rafaad ah hdan caawa so xasuuto ma seexanayo sidaa o aytahy In ey guursatey hormar sameysey wan ku faraxsanhy anigu ilaa hda Weli waxan waan jeclaan kari la ahey 😂😂😂😂 wlhi waa iga dhab Lkn inanta marban jeclaa imikan waan ku faraxsanhey nolosheda allaw guri barwaaqa ayan ku weydiiyey
@najmaabdalla619
@najmaabdalla619 5 ай бұрын
Waad soo jabtay wlhi😂
@MiinaApdi
@MiinaApdi 6 ай бұрын
Single forever😢❤
@FarxiyoRaage-hi3hm
@FarxiyoRaage-hi3hm 4 ай бұрын
😂😂
@KhadiijoSadiiq
@KhadiijoSadiiq 5 күн бұрын
Sorry😢
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 2 жыл бұрын
Jaceylka haduu qofku maamuli karayo, isaga ayaaba iska control i lahaa, oo siduu doono ka yeeli lahaa, lakiin ma-jiro qof taas awooda, keliyaata qofku wuxuu ku war helaa isagoo sidiisii hore ka bedelan oo aan jawi sax ahayn ku jira, lama deyn karo jaceyl lakiin wuxuu xanuun iyo qoomamo qofka ku ridaa markuu wayo qofkiisa.
@kiinmohaaa5171
@kiinmohaaa5171 Жыл бұрын
Haaa wallhiii
@marwaankamil8188
@marwaankamil8188 2 жыл бұрын
Wlhi hees qiro leh abwaanka sameyay midhahan waa qof si fican ugu qoray qisada dhabta ah heeska
@AnshanyareboyMaxamed
@AnshanyareboyMaxamed 5 күн бұрын
Heestan waxaa dareemikara qofkii jacayl ku dhacay kadib looga baxay😮😢😢😢
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 2 жыл бұрын
Ax jecelka xanuun badanaa 2014 ilaa hada jeclahay kusugayaa inta qofkale ama ani kucalfan doono kadib nasiibkeyga Tijaabin doonaa😥😥😓😓
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Fanaaan baaa usoo baxay dalkii waleee. Codkaga,laxanka iyo muusiga waa waxkale erayaduna hadal maleh oheeey ooh!!!
@capdifataaxdaahir5023
@capdifataaxdaahir5023 8 ай бұрын
Jacayl Waxan Bixiyay Midka Ugu Qalisan Ugu Sharfon Ugu Dacadsan Lkn Waxaa Laygu Abalguday Dhawac Xuman Murug Iyo Ciil 😭😭 Aan Wali La Daruufaysanahay 14 December 2023 time 2:24am 🥺xasuusteda hurdadi Ii diidayy
@Ciiltira
@Ciiltira 7 ай бұрын
Ax wllkey iska sabaar😢
@AamiinmukhtarcabdiWantan
@AamiinmukhtarcabdiWantan 4 ай бұрын
Ax waan kula dareemaya wllhi wllo alle qalpiga hakuu qaboojiyo😢
@CanabCumarmaxamud-yz6oo
@CanabCumarmaxamud-yz6oo Ай бұрын
Wlhi been mahan nusqaaan weyaan jecel nalkiisuna wuudama😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xasanmohan237
@xasanmohan237 2 жыл бұрын
Walhi areyo xaqiq ah lkn hestan mar hore ayey igu ficned wayo hadan dhegesan laha ima helen waxi ihelay wayo wan iska ilali laha lama qiyas karo xanunkaan somary😭💔 waxan xasusta anigo dadka dhan hadalkoda nacay wala famali xiliga tariqdu waxey ahed 27 April 2022 xununki iso gare wali kama bogsan runti 😰🥺💔💔💔
@aanaahmett983
@aanaahmett983 2 жыл бұрын
Wad ficnaanee abwe 🤒🥰
@Axyaadunya
@Axyaadunya Жыл бұрын
Mudo sanad ah ka dib hada ayaan isticmalaya emoji 💔👈🏽 Waxan in badan qarsanayay dhawacyo qalbigeyga ku jira Axyaa dunya💔🥺 Rabiyow Xanuuunka aan jacylka ka maray qof bini’amad ah aynu marin Aduunka wax uGu xun qofkiii aad jacylayd oo mar Hore kugu danbaysay aaad hadalkiisa iyo muuqisaba wayday lagu shegay geeeridiiisa🥺😭😭😭😭 adoo naliyo samaan nasteexo ka radiyooo Niyadda ka dhawacaaaaaaa💔💔💔💔💔💔💔💔🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@SacdiyoCabdicasiis-hi2ms
@SacdiyoCabdicasiis-hi2ms 6 ай бұрын
Adoo naaliyo samaan 😢 Nasteexo ka raadiyooo🫶🏽❤ Niyada ka dhaawaca💔🤷🏼‍♀️
@dauddamaari4800
@dauddamaari4800 2 жыл бұрын
Listening 🎶👂 12:52am thu 19-5-2022 In Nairobi Kenya 🇰🇪💔🥺
@samiracabdirahman4891
@samiracabdirahman4891 2 жыл бұрын
21 may 2022 20:18 sabti 💔
@nasruunipea7355
@nasruunipea7355 2 жыл бұрын
5/7/2022 tue 18:17 😒kenya 🇰🇪 Nairobi
@abukarali3558
@abukarali3558 Жыл бұрын
Midka mida Sababaha ugu wayn ee heesuhu danbi unoqden wxn kamida inay emotional ka dhigayaan kuna xasusinayaan wax tagay oo una alle kuqorin. Let us take care. Allaha ina cafiyee
@Ayaan319
@Ayaan319 Жыл бұрын
Noolow kaligaa xornimo tani waa heesteyda 🥺😊
@user-fc7ir3nl7c
@user-fc7ir3nl7c 2 жыл бұрын
Wlhi waqti u ihayo jcl bad iso qaday waxan daremaya ina ka marmikaro marka hestan dhageystay qofki thanks yaqey abwaanka iyp fanankaba noso gudbiyay🙏
@deeqobbe2335
@deeqobbe2335 6 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa ano aad u qalbi jabsan runtii qalbigu aad ii gubanayo😭😭 lkn marna rabi lagama quusto🤲😭😭
@bellaofficial659
@bellaofficial659 2 жыл бұрын
Qalbigaa xanuun kadaremayaa 1:43 am ano ilinta ika socotaan hestaan dhagesanoyaa illaahow dhibkan iga saar😭💔
@deeqoxassan619
@deeqoxassan619 5 ай бұрын
Dada qalpiyada nugul ayeey hestaan ku socotaa😢😢
@hamdaayyaneyy3981
@hamdaayyaneyy3981 2 жыл бұрын
Nasiibkuna waa madoow Haddu waayuhu ku nabo🥺🖤🕊
@hiiradofficial1765
@hiiradofficial1765 2 жыл бұрын
This song is depressing not every one can feel unless someone really loves something and IAM a criminal ,😭😭😭😭
@smartmm6267
@smartmm6267 2 жыл бұрын
I am also a criminal of ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ILAAHAY HA IGA CAFIYO HABLIHII
@Ikrina
@Ikrina 2 жыл бұрын
@hiirad official true
@yaristagalangal2207
@yaristagalangal2207 2 жыл бұрын
jacayl gulaysty yara mid xumadana badna🙄🙄🙄
@lulabdullahi5668
@lulabdullahi5668 2 жыл бұрын
excetly
@user-dz6pf2lf9b
@user-dz6pf2lf9b Жыл бұрын
I feel 😪 broken heart 💔
@wanaagsaneofficialchannel6160
@wanaagsaneofficialchannel6160 5 ай бұрын
Illah amarkiis waa la ikhiyaamay laakiin alle ayan baryay si fududna waan ku iloobay alxmdulilaah🤲
@omarraage87
@omarraage87 2 жыл бұрын
Cishqigu waa Naafo daran Niyada rabitaan kuwado Nimcada wuu duudsiyaa Nasrina Waligii Ma falo Waan dareemay intaas xaqiiqdii dadku isku dareen maaha balse dadka wanaagsan mar walbo ayaga ayaa wax walba dareema.✍🏻💔💯👋🏻
@zakiyareofficial2322
@zakiyareofficial2322 2 жыл бұрын
Listening 19.00 in switzerland 🥰😰
@munaxusen2003
@munaxusen2003 Жыл бұрын
Heestan waxaan umaleynaya in aaniga laygu talaa galay wakhtigan laa jogo jacaylkaygii wuu igaa dheer yay lakiin aad ayaan uu jeclay 😭😭😭😭😭😭😭waxaan ku rajaynaya nolol qurux badan 😭😭😭🥰aniguna oohinta ayaan wllo noqonay
@hamdiiina
@hamdiiina 5 ай бұрын
2024💔 ina wax jeclanyo ma anaba modayey o niyada la iga jabinayo 😢
@user-pb8ez1oh8o
@user-pb8ez1oh8o Ай бұрын
Sorry wll🥹😭
@nimaanshaqale7865
@nimaanshaqale7865 2 жыл бұрын
Nafyahay muxibada kajoog Hagelin lridaha Nobsiga Hamudan Nabarriyo layaab Noolow kaligaa xorNimo 🧍🏽‍♀️La Noolow kaligaa xorNimo 🥲 😩💔
@ubahal8907
@ubahal8907 2 жыл бұрын
Heestu waa biyo kama dhibcan wllhi weyna dhacda inta u abwaanka qoray waa wax sax ah
@axmedcrixmaan3201
@axmedcrixmaan3201 Жыл бұрын
Qof waliba noloshisa qisa aya so marta waxa jirtay gabar an jecla runti waxay ahayd gabR ad u qurux badan adna an u jecla xita niyadeyda kamay bixijirin balse wa lagursaday waliba ano maqrib kaso baxay aya meherkedi la i shegay 2016 ayey ahayd galabtas waxan balan qaday inan gabar danbe salamin waxan arkay xalay mudo 6 sano kadib waxan leyahay nolow intay nolol jirto blse qalbigayga kama baxaysid intan nolahay KUNOLOW XORNIMO
@mumtazahmetcabdi1441
@mumtazahmetcabdi1441 Жыл бұрын
Ani balan ayan qaday Inan Dabadi qof jeclan 3 sano ayana kaso waregtay inta hadhay ilhay balanta haygu dhameyo balanta wa waxa ugu culus eel laqado
@mrfilfil4370
@mrfilfil4370 Жыл бұрын
@@mumtazahmetcabdi1441 lacnad ha ku dhacdo jacayl iyo wixii la halmalaa😭😭😭
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam 6 ай бұрын
Heestannii Diinta iyo sunnada ayee ka soo hor jeedaa macanaheedu, lakiin qofki malin iyo labo oo cidhiidhi ku jiro haduu ku gudbayo niyad-jabkan. NIyad-jabnaanta in hees loo samayno doono maan is lahayn .
@ubahomar7349
@ubahomar7349 2 жыл бұрын
Naanaysana wuu badaa qofkii u nuglaada ooo 🫣💔
@abdihakimmohamed4561
@abdihakimmohamed4561 2 жыл бұрын
Kali nimada mar bey qurux badan tahay
@Mohaziofficial
@Mohaziofficial 7 ай бұрын
181/2024 ha galin iridaha nabsiga😢😢😂❤
@user-um1lm8gw8y
@user-um1lm8gw8y 6 ай бұрын
20/1/2024😢❤
@najiibxariir_Vlogs
@najiibxariir_Vlogs Жыл бұрын
Run ahaantii maan aaminsanayn jacayl ka balse makan faaloyinka akhriyay waan qiiroday wx badna waan la dareemay inta qisoyinkan jacaylku kudhacay run ahaantiina waadareen aan loo adkaysankarin
@Butterfly-dq5oh
@Butterfly-dq5oh 2 жыл бұрын
Nusqaan weyan jaceyl nalkisana wuu damaa😭😭 qof sida kutaqanay hal mar iska badalay xuma😭
@mohamedgacal4683
@mohamedgacal4683 2 жыл бұрын
Aniga intaan baa si weyn ii damqisay waliba iyadoon i quseen ilaah baa ka magan galay Naxdini waa kuu walaal Nasteex waligaa ha filan Nasiib kuna waa madoow Haduu waayhuhu ku nabo
@inaismail4860
@inaismail4860 2 жыл бұрын
Aniga xaaladayda xataa anigu ma fahmi karo wlhi waxan jaray isla sanadkan jacaylkan 7years soo waday sababa jira aawadood sidoo kale waxa isoo noqday 3qof oohore xidhiidhkooda u diiday anoo markaa ha khiyaamin lahaa ex kaygii imika mid niyadba uma hayo midna reer buu leyahay oo isna waan jaray mar labaad kii aan islahaa ha dhayo boogahaagana isagaa ii jaray waa aduun is daba marsan!!!
@JawaahirJawaahir-qe3ge
@JawaahirJawaahir-qe3ge Жыл бұрын
Waligaa nabsi hagalin wllo wa nabsigad kuwa hore ka gashay
@jaamacgeedi6940
@jaamacgeedi6940 2 жыл бұрын
Nafyahay muxibada ka joog Hagelin iridaha nabsiga Ha mudan nabar iyo layaab Noolow keligaa xornimo. Waaa dareen uu garankaro ama fahmikaro qof wax jeclaaday oo laga fogaaday ama laga tagay.
@sunduscartanboss1063
@sunduscartanboss1063 Жыл бұрын
Nusqaan weyaan jacyl Malaha nuur io ilys💔💔💔
@MiinaApdi
@MiinaApdi 6 ай бұрын
10 Sano hadda soo socto xtaa jacayl marabo😊
@Hawajama12
@Hawajama12 8 ай бұрын
Naxdin Waa Kuu Walal .. Nasteex Waliga Ha Filan .. Nasiibkuna Waa Madow .. Haduu Waayuhu Ku Nabo.. 😭💔😢
@khaalidyareofficial912
@khaalidyareofficial912 2 жыл бұрын
walla yapay walkay liipan door best somali singer🔊
@difataxoismail1501
@difataxoismail1501 2 жыл бұрын
8
@Faadumofaysal-jg7xz
@Faadumofaysal-jg7xz Ай бұрын
Walahi waxan dhagaysanaya wa xili habena sacadu waa 11:58 sac tarikhdu waxa wayee/27 /6/ 2024 🥺 ilahy waxan ka baryaya qof walo hamilee inu hamigisu u🥺🤲 rumowo
@Marjuu7
@Marjuu7 27 күн бұрын
Habeen Saacadu 22:50 Taariikhda 20/7/2024 aamiin xpipti😊jacayl ima galin wiligey lkn wn iska qiiroodaa wxan cml marka maqlo😫😂
@xaawoasad2906
@xaawoasad2906 2 жыл бұрын
nfyahy muxibada ka joo ha galin iridaha nabsiga😭❤
@ceynaanshexaajiabuukar9535
@ceynaanshexaajiabuukar9535 Жыл бұрын
Nolasha waa ay adagtahay markaa qof doqomad aa jeclaato oo dhawac kuula taagan 😢😢
@queenmunera8415
@queenmunera8415 2 жыл бұрын
Codka dahabka Iyo ereyada danabka, cajiib wlhi Dadka broken heartska ayaa dareemaya heestan💔😥
@ashamuse3092
@ashamuse3092 2 жыл бұрын
Jacaylka waa xanuun maha waxa malayn karysid. adoo faraxd sugaya qalbiga siyar laga dhawacaa 4/2022/arbaca heesta marka dhagystay dareen iyo xalad gaara galay waxan kudhegysan jikada anoo qado samynaya allow dadka isjecel is helaan 😢😘❤️‍🩹
@abdallabile6451
@abdallabile6451 2 жыл бұрын
| Nafyahay Muxibada Ka Joog ❤️🤔 Ha Galin Iridaha Nabsiga 😶 Ha Mudan Nabariyo iyo Layaab 💔😢 Noolow Kaligaa Xornimo 😊😎 |
LIIBAAN DOOR | NOOLOW KALIGAA XORNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:45
KASKEY PRODUCTION
Рет қаралды 2,7 МЛН
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
AXMED AARSHE┇HEES CUSUB (AFKAAGA MASUUL KA NOQO ᴴᴰ)┇LYRICS
8:20
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН