Qiso Xanuun Badan | Waxa Aad Beerato Ayaad Goosanaysaa.

  Рет қаралды 55,750

Sahanka

Sahanka

4 жыл бұрын

Boggeena Facebook:
aadansahan/?...
xigasho:
قادة الغرب يقولون دمروا الإسلام وأبيدوا أهله.
أحجار على رقعة الشطرنج.

Пікірлер: 128
@unstoppableman7608
@unstoppableman7608 4 жыл бұрын
*_codkaagu wuxu qalbiga u gaadha si dareen leh! Allah ha ku barakeeyo wll adam❤🙏_*
@abdikareemomar7364
@abdikareemomar7364 4 жыл бұрын
Macha allah wll Qliya waligaa dadka wax u FAA,iidee wxd thy lipah Qarnigan usoo baxay baraa rujinta islaamka waligaa dadka bararuji
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
gaalo Arxan daranaa, Allaah ha inaga qabto, aamiin yaa rabi
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 жыл бұрын
Islaamku wuu liicaa se ma jabo✊
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Ax ax ax wlh waan ka naxay dadkaas sida loo cadaabay Allow islamka awoodisa soo celi rag libaaxyo ahna inoosoo saar
@nadadiriye608
@nadadiriye608 4 жыл бұрын
Subxanalah ilaahy ayaa mahad leh oo xoriyad nagu siiyay diintayada alle hkaa jaasa'i siiyo wllo😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@user-yj4qv9gi2k
@user-yj4qv9gi2k 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@sharmakemohamed5755
@sharmakemohamed5755 4 жыл бұрын
Wll aadanow aad iyo aad u mahadsantahay
@abwaangaraneofficial2393
@abwaangaraneofficial2393 3 жыл бұрын
Alle ayaa dunidan leh waxaana hagaag ujogaya kuwa isaga uhogansamay 😭😭😭
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
Sahanka xogaha wan tagera from💚💬❤
@daryeelkabulshada9787
@daryeelkabulshada9787 4 жыл бұрын
ALLeH WaX iNa DhiPa iNaMa TuzoH DhaMaaN TeeN😊
@khaledwarsame1093
@khaledwarsame1093 4 жыл бұрын
Waaa inanka kaliya ee ku dayashada mudan😘😘😘
@ahmetqani2271
@ahmetqani2271 4 жыл бұрын
Masha allah wllky Aadan khadar cali waxd tahy wiil da'yar oo ilaahay caqli ,cilmi iyo indheer garadnimo siiyay oo bulshadiisa u adeegaya Ilaahay wll caqliga cilmiga iyo garashadaba hakuu siyaadiyo Waxa aanan rajaynayaa inaan maalin uun kula kulmi doono insha allah oo aan kaa faaidi doono From burao
@naniwee2584
@naniwee2584 3 жыл бұрын
Aamiin
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
aamiin yaa rabi
@sukiiahmed5079
@sukiiahmed5079 4 жыл бұрын
Ina lillahi na illahy raajucuun dadka dad ma ahn
@Story_time1432
@Story_time1432 4 жыл бұрын
Asc, walaalayaal waxaan idiinka codsanaynaa in aad ka qaybqaadataan horumarka channelka idinka oo: 💬SHAREGAREEYA 👍LIKEGAREEYA ✍COMMENTGAREEYA Hadaadan channelka Subscribe ku ahayna Fadlan subscribegareey si aad u hesho wixi cusub! kzfaq.info/get/bejne/ZpZjm9eCvNDGoZc.html 🚶‍♂️Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
@mahadomar9753
@mahadomar9753 4 жыл бұрын
This channel is very good ❤❤❤
@ahmetqani2271
@ahmetqani2271 4 жыл бұрын
Ilaahay waxaynu ka magan galnay ciqaabta noocaas ah ilaahy ha inaga nabad galiyo
@nimcojookarnimcojookarnimc8635
@nimcojookarnimcojookarnimc8635 4 жыл бұрын
Napoleon ma Muslim buu ahaa
@ogaalsan4991
@ogaalsan4991 4 жыл бұрын
Kk may gaal halaag ah oo farance kayalinjiray sidii alxendr the great oo kale
@nasriyasin2031
@nasriyasin2031 4 жыл бұрын
#..Aadan khadar caLi Maalin°kasta Oo kamida maal mihiisa waxa uu Galliya inuu inoo Muujiya wax aynan Aqoon ullahayn Ama Ayna Garaneyn isku`manuu koobin aqoonta Ee waaka maalin iyo Habeen ba #Umada Muslimka ah U Hawlan,,, #Waar bal DadkayGow Aynu #U Duceyno Oo aynu Duco la ag'joogno wllken iyo in rabi s.w.t U siyadiyo Garaadka iyo Aqoonta #Asc
@ogaalsan4991
@ogaalsan4991 4 жыл бұрын
Ilaahaw u siyaadi aaaaamiiin
@abdii9086
@abdii9086 4 жыл бұрын
Mahad sanid walalkey aadan sahanka sida aad noko haqabtirtid barnamijyada wngsn iyo xaqiqoyinka naka dahsona walalkey qeyska allaha ku xafido waxa tahay bara rujiye wngsn allaha ku xafido walalkey aadan
@hadiyaabdimuse7451
@hadiyaabdimuse7451 4 жыл бұрын
Waxan ka hela sida uu udeeqsinayo dadka hadalka sidii ad lef udawaYso ookale ku xarensinaYa wllhi ad utagera wllkY we love you wllo wllhi 💕💗
@najibhies6586
@najibhies6586 4 жыл бұрын
Mzhaa all3h
@caydaruusdaahir1792
@caydaruusdaahir1792 4 жыл бұрын
Qisooyinka inoo soo badi Brother
@minauhmeth1091
@minauhmeth1091 4 жыл бұрын
HaDaL karaamo leh Allah cilmiga haku brakeeyo
@axmedjuxa9678
@axmedjuxa9678 4 жыл бұрын
wll Aadan illaHy hakuu siyaadiyoH caqLiga saLiimka ah جزاك اللهُ‎ في أمان الله
@samotalisfilms4148
@samotalisfilms4148 4 жыл бұрын
Inta caafimaad ku DAAWATAY vidiogan ilahay haka ilaliyo corona vires subscribe iisaar
@craxiimaxmedmaskax1239
@craxiimaxmedmaskax1239 4 жыл бұрын
Mahadsanid zhp
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@fatexcabdi6382
@fatexcabdi6382 2 жыл бұрын
Shania maniaa
@reallifesomalilander441
@reallifesomalilander441 3 жыл бұрын
I love these revenge stories
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 4 жыл бұрын
ax ax ax ax ax muslimiinta shiinaha & burma ayaa sidaas oo kle loola dhaqmayaya imika😭😭😭😭😭😭
@sharmakemohamed5755
@sharmakemohamed5755 4 жыл бұрын
Waxaad beerataad helaysaa
@ziidaaaneziidaane8689
@ziidaaaneziidaane8689 3 жыл бұрын
alla hakaa,abaalmatiyo
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Xanuuun badanaH....!!!! Cadaabta jahanama ciyaar ciyaar looma samaYn walhi......
@arday2695
@arday2695 4 жыл бұрын
Mahadsanid zxp saad noola wadaagtay
@abokorismail8280
@abokorismail8280 4 жыл бұрын
الله یحفظک
@zakariyemohamoudabdi9514
@zakariyemohamoudabdi9514 4 жыл бұрын
Mashaa Alaah Wll
@sadamabdidahir8329
@sadamabdidahir8329 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@najmaali8565
@najmaali8565 4 жыл бұрын
Wad ku mahad santahay xogahada macalin
@hanicabdalla9469
@hanicabdalla9469 4 жыл бұрын
Masha alah alaha kubarakeyo
@hamzemohamed2096
@hamzemohamed2096 4 жыл бұрын
Keeeep goinG walaaaal Horey uSoco Wxd tahy Walalkey👍👍
@apdiii.s
@apdiii.s 4 жыл бұрын
Keep going😑
@abdiasiissomali8339
@abdiasiissomali8339 4 жыл бұрын
Jaskalahu khayr sahanka xogaha sxb waxaad video kasoo sameysaa qalabkii muslimiita andulus lagu cadaabi jireen.
@hasanadan342
@hasanadan342 4 жыл бұрын
Horre usoco
@mubarigsico313
@mubarigsico313 4 жыл бұрын
xaqiqo xanun badn😥
@yaasirkaamil6706
@yaasirkaamil6706 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ Adam wlle mnsha allah cilmi iyo caafimaad bn ku rajeynyaaa geesi
@husseinadan482
@husseinadan482 4 жыл бұрын
Muslim kaliya ma ahan xitaa yahuuda iyo ikii aan aheen caristain catolig waa lacadaabaa abti saas ufaham
@cabdirizaq5890
@cabdirizaq5890 4 жыл бұрын
Walaal aadanow inosobadi barnamij nucano kle ah si aan unoqono mujaahidiin ah
@ahmedkifle3245
@ahmedkifle3245 4 жыл бұрын
Horay usoco
@hamzajooker6716
@hamzajooker6716 4 жыл бұрын
Masha allah
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
Mnzha alllh chanel faido badan
@cabdilaahimaxamed6935
@cabdilaahimaxamed6935 4 жыл бұрын
mahadsanid
@dawoabdiaadan2473
@dawoabdiaadan2473 4 жыл бұрын
Mash-Allah wll caqliga illahey kama qaado
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mnsha allah
@odayladane2210
@odayladane2210 4 жыл бұрын
Maansha AllaH
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
Waxd tahay macalinka kaliye youtupe ka wakaGa faa iday
@nimcocayuuni8910
@nimcocayuuni8910 3 жыл бұрын
سبحان الله و الحمد لله 😱😢😭😭
@axmedkalun2400
@axmedkalun2400 4 жыл бұрын
aad baan u nasiib badanahay maadaama aan chanalkaan qeeb ka ahay
@saedaamin3345
@saedaamin3345 4 жыл бұрын
Mncha allh Ilhy cilmiga hku brakeyo adaan
@amiinanaskhalif1595
@amiinanaskhalif1595 4 жыл бұрын
M.a
@ahmedaser2942
@ahmedaser2942 4 жыл бұрын
m.a bro keep going
@iztrateexyarenouh6082
@iztrateexyarenouh6082 4 жыл бұрын
Msha Allah
@cabdiraxmaanaxmed4692
@cabdiraxmaanaxmed4692 4 жыл бұрын
Zhpow waxan rabna tariikhda sacuudiga ee koowad sida loo ridey
@deqaario723
@deqaario723 4 жыл бұрын
Ustaad adan waku salamay
@wiilboy2137
@wiilboy2137 4 жыл бұрын
walale wlhi wax badan ayaad iga badashay ilaah ayaa mhdle oo ikaa tusiyey
@xaqiiqadanoloshacalamka3468
@xaqiiqadanoloshacalamka3468 4 жыл бұрын
Msha alaH
@gurdan5841
@gurdan5841 4 жыл бұрын
Weldone hakacajisin ustaad ee sa usowad qisoyinka?
@xamsecalin912
@xamsecalin912 4 жыл бұрын
Mahadsanid USTAAD AADAN KHADAR CALI 🙏
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb 4 ай бұрын
2024 ❤
@ahmedaliyousuf9671
@ahmedaliyousuf9671 4 жыл бұрын
💛💛
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 жыл бұрын
Ustaad aadam✊✊😍😍
@tkofficial4514
@tkofficial4514 4 жыл бұрын
Hawlkar dhamaystiran
@lamafilaannews2429
@lamafilaannews2429 4 жыл бұрын
Xagen kahelaa booga wll
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb aadan sahan
@jamaaludiinstar4145
@jamaaludiinstar4145 4 жыл бұрын
Aadan khadar (aadan sahan)runtii marka aad barnaamij soo dhigto aadbaan ugu farxaa Mar marka qaar aan is waydiiyo talow ducaada islaamka ee wakhtigan sida:Dr zakir naik yaa dhaxli doonaa ayaan ku xasuustaa adiga runtii waxaad tahay wiil inuu bulshadiisa baraarujiyo u heelan Walaal ilaahay dadaalkaa ha kaa abaal mariyo miisaankana xasanaadka ha kuu saaro ee laakiin walaal ha ka caajisin ee halkaa kaga wad
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Жыл бұрын
Wll Mashallah mahadsanid guulayso
@abokorismail8280
@abokorismail8280 4 жыл бұрын
😓😓😓
@user-ty3wn3bh7t
@user-ty3wn3bh7t 4 жыл бұрын
Shugran adan sahan codsi walal inoo samee xalqad oo aad kaga hadleysid kitaabo muhiim ah iyo magacyadooda kuna saabsan tariikhdii islaam , hagardaamada reer yurub oona luqada carabi kaliya waxan rabaa in aan ka faa idno aqoontada walal
@lamafilaannews2429
@lamafilaannews2429 4 жыл бұрын
Markaan dawaday waan ooyay sababto ah maant anago nimcaan kujirnaa
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Ax maxaa Muslim loo awood sheegtay oo cadaab iyo ciqaab la mariyey Allah ha soo celiyo awoodii iyo sharaf kii muslimka
@husseinadan482
@husseinadan482 4 жыл бұрын
Muslim kaliya ma ahan xitaa yahuuda iyo ikii aan aheen caristain catolig waa lacadaabaa abti saas ufaham
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
@@husseinadan482 waan la socdaa blse aniga maxa iga galay yuhuud anigu Muslim ayaa i khuseeya bro
@hamdaxayoenaxiisanemyxayo5117
@hamdaxayoenaxiisanemyxayo5117 4 жыл бұрын
Mncha allh ilhy maskaxda hakuu barakeeyo Adaan zhp sidaad wax u arkeyso hadey somali uwada arki lahyenaduunkey waxla qaybsanlahayen
@iifiyechannel6868
@iifiyechannel6868 4 жыл бұрын
#ILaahbaaN #Kugu #Dhaarzheee #Subscribe #HaYLa #DhaaaFiN🙏🙏🙏🙏🙏
@faysalali8282
@faysalali8282 4 жыл бұрын
Cilmigaaga ilaah hakuu barakeeyo
@danielsomali5636
@danielsomali5636 4 жыл бұрын
👍
@apdirahmanhajii2768
@apdirahmanhajii2768 4 жыл бұрын
Adan aqoonyhn
@dahirmahad5305
@dahirmahad5305 4 жыл бұрын
Cuqubo halkii lagu galay caw ku hurudaaa. Waa dulucda vedioga
@dahirmahad5305
@dahirmahad5305 2 жыл бұрын
Markii labaad sanad kadib ee video han aan daawado 👍
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 Жыл бұрын
Keep going pro ❤
@honestman4046
@honestman4046 4 жыл бұрын
Keep going pro ...💯💯💯💯👌👌👌👌👍👍👍👍👍
@imaamulxaramaynalshariifay8366
@imaamulxaramaynalshariifay8366 2 жыл бұрын
Masha allah waaankugu haystaa wana kulasocda bro
@baosattutorials8622
@baosattutorials8622 4 жыл бұрын
it is amiss of my realy thanks like to me
@saeedgarad
@saeedgarad 4 жыл бұрын
Buugas meel aan ka heli karo iisheeg zxp
@dhugashoofficial4514
@dhugashoofficial4514 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/pNCSYMpnksCun4E.html Jasiirada Solomon
@abdiqaadirdinhojr6652
@abdiqaadirdinhojr6652 4 жыл бұрын
Walhi hadalkisa wuu iso jitay Aniga
@axmadkhadar3443
@axmadkhadar3443 4 жыл бұрын
Waata ilaahay Ka jaray ree somalia cuqabaday galeen Balse ma waano qaataan oo hadana mar labaad ayay rabaan inay sameyan wixi xuma ee hore usameyen
@SacredQuranHub
@SacredQuranHub Жыл бұрын
Kuwa gaalada hunguriga u doonanaya oo cayrta udoonanaya hadan islam sheganaya😢
@nuradiinapdi8489
@nuradiinapdi8489 4 жыл бұрын
thanks
@somalianopinion
@somalianopinion 3 жыл бұрын
Xagay marayan xogihii buugagta
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Subxanallaah
@MaxamedNasiye
@MaxamedNasiye 2 жыл бұрын
𝑲𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈 𝒛𝒙𝒊𝒑
@cayuushahmed6359
@cayuushahmed6359 4 жыл бұрын
Asc wllky adam xgeen ka helya kitaabka متجر بلي boragiraamka lagso dajiyo borogoriraamada wuu iso saari wayay
@sahanka97
@sahanka97 4 жыл бұрын
Buug kasta oo carabi ah googlekaad ka helaysa aisaga oo pdf ah
Kaftanka Robert Mugabe | Hadallo Qosol Leh.
11:19
Sahanka
Рет қаралды 604 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 24 МЛН
Dagaalku Adiga Ayuu Kugu Socdaa...! Islaamka & Liddigiisa.
12:55
Dhiiga aabehey || Qiso xanuun badan
55:35
ILEYS
Рет қаралды 18 М.
Soo Ifbixidii Cilmaaniyadda | Mawduuc cusub |
13:38
Cumar Cabdi
Рет қаралды 4,4 М.
Genetic Engineering | Masiibo Adduunku Ka Qaylinayo...!
11:04
048 | 08 | Sida dadka looga samaysto waxaad doomayso.
20:41
Sahan Podcast
Рет қаралды 37 М.
Maxamed Alfaatix | Amiir Uu Nebigu Ku Sii Bushaareeyay.
12:05
Khaalid Ibnul Waliid | Geesigii Aan Waligii La Jabin.
11:13
Sahanka
Рет қаралды 161 М.