No video

Qisso Dhacday Xiligii Cumar Binu Khadhaab (حدَ القدف) Sh Xassaan

  Рет қаралды 74,636

Qalaafe Media

Qalaafe Media

6 жыл бұрын

Пікірлер: 113
@ibrahimbaraka9669
@ibrahimbaraka9669 5 жыл бұрын
Waa qiso fiqhi badan xambaarsan, Ilaahy hanugu anfaco
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428 2 жыл бұрын
Asc jazaka llaho khayran libaax islamka
@saadaqrunsheeg3622
@saadaqrunsheeg3622 6 жыл бұрын
cali binu abii daalib wuxuu ahaa xaakim buuxa oo aan caaadi ahayn ilaahow saxaabada dhammaantood ka raaaali loqo ilaaaahaw shiiicadad gaalada ah lacanad ku dhufo
@mB-ro8er
@mB-ro8er 5 жыл бұрын
Takfiirnimada iyo Lacnadu waa dhaqan Wahaabiyo Qof Islaanimo sheeganaya gaalaysiintiisa Ayada gaalnimo
@saxariicadde4937
@saxariicadde4937 4 жыл бұрын
@@mB-ro8er BMashiica muslimiin ah khawanada ku xad gudbay saxabada adiga taageersan lamid baatahay takfiir shiico mushrikiin waa wada murtadiin diinta alle ku xad gudbay
@mohazat5009
@mohazat5009 11 ай бұрын
@@mB-ro8ershiicadu waa gaalo diid ama yeel
@umusumayawabari4016
@umusumayawabari4016 4 жыл бұрын
Mansha allah
@abobishaara8510
@abobishaara8510 6 жыл бұрын
زادك الله علما يا شيخ حسان حسين وأطال الله عمرك على طاعته
@ibrahimbaraka9669
@ibrahimbaraka9669 5 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr Sheekh
@mB-ro8er
@mB-ro8er 6 жыл бұрын
Cajiiib Sayiduna cali Xakiiim
@sommedia870
@sommedia870 6 жыл бұрын
Farxad ayay ii tahay inaan joogay cashirkaan 😂😂😂😂 like dheh
@yeshuasage3724
@yeshuasage3724 6 жыл бұрын
xamar cadey waxad tahay mutakhalif markaa
@sommedia870
@sommedia870 6 жыл бұрын
Maxaa dhacay bro
@abuqital1741
@abuqital1741 6 жыл бұрын
Waar cashirada iskada siyasi yaad tahay
@ANomad1
@ANomad1 6 жыл бұрын
Mayee siyaasadda iska daa oo cashirada badso dheh.
@ahmedbarre2627
@ahmedbarre2627 6 жыл бұрын
xamar cadey xage jooga sheekh libx
@abdifataxawliyo9953
@abdifataxawliyo9953 6 жыл бұрын
Jazàaka laahu khayraa sheekh
@abobishaara8510
@abobishaara8510 6 жыл бұрын
واحسن الله عملك
@mB-ro8er
@mB-ro8er 5 жыл бұрын
Qisada waxa laga faaiidaya waa cadaalad daro iyo Xukunkii la qaloociyay waa haday run tahay
@taysibrahim8244
@taysibrahim8244 6 жыл бұрын
Allah haku xafido sheekh hassaan
@abobishaara8510
@abobishaara8510 6 жыл бұрын
Qiso cajiib ah cadawga juhalada ah waxey ku naceen kuna xasdeen cilmiga
@shiineali5987
@shiineali5987 5 жыл бұрын
Wlhi meesha waxbaa kadhacay
@abdisalanmustafe9690
@abdisalanmustafe9690 6 жыл бұрын
mansha Allah shekhana
@BrotherColombo
@BrotherColombo 6 жыл бұрын
Ilaaheybaa na lehe wax aadan si dhab ah u arkin lagama marqaati kici karo
@alonewolf4883
@alonewolf4883 4 жыл бұрын
😂😂😂 cumar markaa wuu galay illaahaw na astur
@abuluqmaanmedia6117
@abuluqmaanmedia6117 3 жыл бұрын
cumar ma ahayn wll
@alonewolf4883
@alonewolf4883 3 жыл бұрын
@@abuluqmaanmedia6117 kii garta qaadayey miyaanu cumar ibnu khadaab ahayn
@abdifataxawliyo9953
@abdifataxawliyo9953 6 жыл бұрын
Alaahu akbar
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
Qiso cajaaibkeda wadata
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Shiikhu waa shiikh furfuran oo dimuqraadi ah waayo Kama xanaaqayo su,aalaha lagu soo dhextuurayo isagoo casharka ku dhex Jira.
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
saadaat muuse war mawaalatay kkkkkkk
@aishayusuf5588
@aishayusuf5588 6 жыл бұрын
saadaat muuse macnaha diimuqaradi
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
Abdiqani mohamud kkkkkkkkkkkk naga da cayarta kkkkkkkk
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Abdiqani mohamud kkkkkkkkkkk
@ANomad1
@ANomad1 6 жыл бұрын
Dimuqraadi aa
@salahabdiahmed2030
@salahabdiahmed2030 6 жыл бұрын
Sheikh barakallah qisada cibar badan baa kujira
@user-pg7mk2jf3s
@user-pg7mk2jf3s 4 жыл бұрын
فماذا يكون معنى الزنا إذن ؟
@mohamedbashir6734
@mohamedbashir6734 6 жыл бұрын
Al shabaab qofka asagoon marqaatigu siil iyo gus arag beey ruuxa kale rajmiyaan Marka marqaatigu waa inuu silka iyo guska arkaaa
@ramlaruney8044
@ramlaruney8044 6 жыл бұрын
I can’t believe people are disliking the video
@TheEric03041
@TheEric03041 2 жыл бұрын
Coz this man is a shit man
@cigaalcabdicigaal331
@cigaalcabdicigaal331 6 жыл бұрын
Ma sha Allah a low kiwis ku canal fall a Anaya yell sane ka amass mari
@drabdirisaqdaahir9537
@drabdirisaqdaahir9537 6 жыл бұрын
Midka diiday inuu ka laabto wuxuu ka fikiray sharaftiisa lawada klana waxay ku dheelen sharaftooda.
@invisible6808
@invisible6808 6 жыл бұрын
Ma fahmin. Amiirka miyaan la waydiin waxa gabadhada aanu qabin dhakada ka saaray??
@Ahmed-hz1dv
@Ahmed-hz1dv 4 жыл бұрын
Kkkkk
@alonewolf4883
@alonewolf4883 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 toos buu u sinaystee Cumar wuu galay hlkaaa Isaga iyo Alle hii
@abdikadirmohamed4655
@abdikadirmohamed4655 6 жыл бұрын
Manta jigjig
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
Wxn layaaabay tii cumar bin khadaab aw kafujiyay cali ee ahayd Saxaabigii yiri fidnadan jclhy xaqa wn necbahay anoon waysa qaadan baan saliyaa dhulkana waxa iiyaal waxn u oolin allah samad howsha cali sow ufahman layaabanaa
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 6 жыл бұрын
hansab yare Ustaad qisadaasi maxay ahayd ?
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
Guuleed Maxamed saxaabi baa cumar soo maray xuthayfa inow aha ban umaleyn markuu xlda kawaraystu yiri saxaabigii 1.اكره الحق 2.واحب الفتنة 3.واصلي بدون وضوء 4.ولي في الارض ما ليس لله في السماء. Saxaabigii wow iska dhaqaaqay Cumar oo yaaban war ninka wxn kuhadlaya muxu ahaa leh baa cali soomaray markas buu ushegay saxaabigii hebel ahaa saan buu kadhaqaaqay wn yaabanahay cali wuxu yiri yaa amiiral mu'miniin run buu kuushegay markas bu yiri caliyow iisheeg bal runtas 1.يكره الحق وهو (الموت) 2.حب الفتنة "انما اموالكم واولادكم فتنة " وتحب اموالك واولادك 3.ويصلي بدون وصوء عندما سمع النبي " صلي الله عليه وسلم" ولا يشترض صله وضوء 4.وله في الارض اولاد وكذالك اب و ام ولكن الله عزوجل """ لم يلد ولم يولد""". انتهت Guuleed واضح ؟
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
Guuleed Maxamed marka cali durbaba wow fahmay afartuba inay xaq yihiin nin aad u caqli bdn una cilmi bdn buu ahaa
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 6 жыл бұрын
hansab yare Macalin inta sare oo dhan waan fahmay lkn muxuu uga jeedaa wayso la'aan baan tukadaa ? Ustaad midhkaa ii yara furfur
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
Guuleed Maxamed haa اصلي بدون وضوء Nabiga scw wxn ku saliyaa wayso la'an aya laga rabay marka cumar wuxu ufahmay salaadii faradka ahayd lkn "saliga nabiga aya loga jeda "
@cimraanaways9700
@cimraanaways9700 6 жыл бұрын
Asc
@riyaanhanad8524
@riyaanhanad8524 6 жыл бұрын
Cimraan Aways wcs
@samaraa6990
@samaraa6990 6 жыл бұрын
على أي مذهب يشرح الشيخ ؟ و أي البلاد ؟
@hamzafaqih9783
@hamzafaqih9783 6 жыл бұрын
مروة Marwa على مذهب امام الشافعى، البلد هو كينيا والشيخ صومالى!
@samaraa6990
@samaraa6990 6 жыл бұрын
hamza faqih mahadsanid
@maxamed2521
@maxamed2521 5 жыл бұрын
Abubakar (RC) iyo Cumar (RC) yaa khilafad kuhoreeyay Hadii Abubakar horeyay sidee Cumar dad u xakumi karaa?
@khalidsiidii3111
@khalidsiidii3111 5 жыл бұрын
Abuukar al saqiid ma aha qof lagu shegayo wa mid saxaabi kale ah wll
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 5 жыл бұрын
Abuubakar al-sadiiq ma aha ninka laga hadlayo. Magaca ayaa isku eg ee sfcn udhageyso
@khalidmohamed8138
@khalidmohamed8138 Ай бұрын
Maaha abubakar sidiiq waa abu bakar kale
@daoudakli
@daoudakli 6 жыл бұрын
Cadaabta alaha kugu fooge nacalad yahay doqon ka ah Qom marka la halaagayo wixi model u ah aya la fidneeya Haday somali naf ledahay kan o kale inay daldasho ayay aheyd Naclatullahi sheydan xasan
@abobishaara8510
@abobishaara8510 6 жыл бұрын
leo Conan lacnad hakugu dhacdee gaalyahow ma diintaad ku nacday walle adaa lagu daldalaa ninkan wa geesi tol iyo taageroba lahee maxa ka qaadi jahanamo allaha kugu fogeeyo
@abobishaara8510
@abobishaara8510 6 жыл бұрын
leo Conan موتوا بغيظكم يا منافقون
@naxariismedia9095
@naxariismedia9095 6 жыл бұрын
leo Conan nacnacleyn miskiin tabar mahayside iska caraatan
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
leo Conan Muxuu sameeyay oo aan ku qabanaa
@daoudakli
@daoudakli 6 жыл бұрын
abo bishaara tol iyo taageroba kkkkkkk Jahil qabil wax ku taageraya Ninkan brainwashed ayu ku hayaa dad badan o somali ah Inaad iska gsbatan weeyi
Kuwi inkiray gacan goynta iyo Jawaabti Culimada~ Sh Xassaan
11:14
Qalaafe Media
Рет қаралды 77 М.
Taariikhdii Cabdulaahi Binu Maslamah oo kooban || Sh Xassaan
7:39
Qalaafe Media
Рет қаралды 20 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 23 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 52 МЛН
Qisadii Dagaalkii Badar Taladii Cumar RA Ubixiye Iyo Siduu Quraanka Uwaafaqe Sh Xassaan
23:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 36 М.
Qiso Cajiib Ah  Sh Xassaan
11:10
Qalaafe Media
Рет қаралды 131 М.
Qiso Dhib Badan Oo Dhacday 986 Hijriyada ll Sh Xassaan
8:22
Daarul Xadiith
Рет қаралды 142 М.
Jawaab Kulul || Sh Xassaan Oo Cadeeyey Inu Ashaaciro Ku Been Abuuranin
30:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 20 М.
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 76 М.
Qissadii iyo Mucjizooyinkii Uweys Al qarani Sh Xassaan
10:06
Qalaafe Media
Рет қаралды 41 М.
Qiso Rer Xamarka Dhaqan Carab Bey Leyihiin Xaga Guurka Sh Xassaan Abu Salmaan
9:03
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 10 М.