QIYAAS WAXA MASKAXDA AAN KU QABSANE GAME FUNNY AH

  Рет қаралды 159,218

KOKO BULLE

KOKO BULLE

2 ай бұрын

Пікірлер: 375
@fatmina08
@fatmina08 2 ай бұрын
Saanaa rabaa ani saanaaa rabaaaaa💃💃💃💃💃 caawa teamki saxda ahaa waa kan kabax 💃💃💃💃😂😂
@zahraahmed2962
@zahraahmed2962 2 ай бұрын
💃 💃 💃 😂 kabax
@Mohacr7-ff9bj
@Mohacr7-ff9bj 2 ай бұрын
Cumeer kamaqan
@sakimohamoud1672
@sakimohamoud1672 Ай бұрын
D
@sakimohamoud1672
@sakimohamoud1672 Ай бұрын
Ilahay ka cabso😢
@AxmadCabdiqorane
@AxmadCabdiqorane 2 ай бұрын
Kooko halagarsiiyo bishan 600k insha allh teem koko babiya
@Raaxo-nh5em
@Raaxo-nh5em 2 ай бұрын
Diyaaar team koko❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
Ok
@AaminoAadan-et5mb
@AaminoAadan-et5mb 2 ай бұрын
inta koko markay wax soo dhigtay arkeen soo ordeen one like
@ApkrinMakola
@ApkrinMakola 2 ай бұрын
Inta ceyda uxiistay inuu chanalka Koko ka soo muqdo one like❤❤
@hibaaqahmed9351
@hibaaqahmed9351 2 ай бұрын
Alla jecliyaa marka teamka dhan sidaa u wada joogaan koko mark
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@liibaancadde2731
@liibaancadde2731 2 ай бұрын
Dhogor maxa la dhahaa 😂 safiito waye kulaha 😂 amiira funny wlhi 😂🫵
@maryammacalinnuur4033
@maryammacalinnuur4033 2 ай бұрын
Duf miyaa u taqaan
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 2 ай бұрын
Koko maska meesha nooga qaad waa ka cabsanooyaa hee😂😂😂
@NimcoAbdiqadir-pg6eq
@NimcoAbdiqadir-pg6eq 2 ай бұрын
Yah 😂😂😂
@user-ce9wm6uf6x
@user-ce9wm6uf6x 2 ай бұрын
Yaah waana cabsanayaayaa Hush Godka dhotoloq 😂😂😂😂
@drsanuush
@drsanuush 2 ай бұрын
Koko mlmhn labis waali ah msha allh ilhy isha bani adamka hka qabto❤
@yusraabdllahi7131
@yusraabdllahi7131 2 ай бұрын
Ay warkan imaryo long time kadib wa is heleen my team.saa rabaan hbenkasto no so fariista❤😂
@keyfabdi8071
@keyfabdi8071 2 ай бұрын
Xayawanka puntland laga isticaamlo muxu yhy 😂😂😂
@BushraMaxamuud-zw5mq
@BushraMaxamuud-zw5mq 2 ай бұрын
😅😅😅 wllhy dacad bay iga qoslisay
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 2 ай бұрын
Magacyada qar ku kala duwanahay malinkii hore Canaqub bahalan unaqano bay kuley cali banjar dheheen marka dadku isku lehyad mahan layabna mahan reer xamrow😅😅
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 2 ай бұрын
yaa il jecel in ay mar walba ay saan iskul joogaaan kuwni.isoo raaca❤❤❤❤❤❤❤❤
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 2 ай бұрын
Xayawan puntland laga isticmaalo dacadaa uqoslay wllhi😂😂😂 sundusteena wan wadana ❤
@BushraMaxamuud-zw5mq
@BushraMaxamuud-zw5mq 2 ай бұрын
😂😂😂
@susumohaamin9006
@susumohaamin9006 2 ай бұрын
Cawa waa so dhaqsaty kokodeyda m.a sidaan lee ku wad.
@Qalbisaafichannel
@Qalbisaafichannel 2 ай бұрын
Sundus wlhi wan jeclahy saxibtey waye wlhi funny 😁 😅Sundus 😊😅
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 2 ай бұрын
Omggg🥺😩cawa farxd wlhi malmhni ano xnqsan jifnye wliba 3da hwen laso dhafee igu drned😂dad cusub le idhaha noga dalisen
@queenruun9709
@queenruun9709 2 ай бұрын
dadkaa baranay lee rabnaa hhhh
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
Dad cusub marabtiin miyaa ani waaba iigu baxdas
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 ай бұрын
Koko xalay ceyda iyo asad ka dalbaney wey no keentey thanks yaqay haben walbo no keen ❤️dalxiis iyo wareeg dad cusub waxas dhan wey naga so booden😅
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 2 ай бұрын
@ubaxcali2067 yahuuu🤣wlhi hwenki kowgi wn isku dhibe amiro io koko io sudus ana ljiren lkin 3daan hwen edbe wlhi weiga sodhx boden sas mrko iguso dhaco video ana 5tan oga jedin wiska,lbta🥺wlibo anigo xnqsan🤣💔
@queenruun9709
@queenruun9709 2 ай бұрын
Jah anaka dadkaan lee rabnaa dad isla kaftan yaqaan waakuwaanaa
@user-te3ls1co3y
@user-te3ls1co3y 2 ай бұрын
Wcs qali qosol wanag rabii haku xafido wlhi wada jirkan adban uku xiisanay noso badii qali inta ila jecel only like ❤
@ikraanaxmed1760
@ikraanaxmed1760 2 ай бұрын
Alla maska waka cabsanaynaa 😂😂Mesha ka qaad
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
Koko markasta asad iyo cegda noo keen❤
@user-lw6ue6by5g
@user-lw6ue6by5g 2 ай бұрын
Koko waa soo dhakhsatey sidaan ku wad❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@user-yr5wp2md8o
@user-yr5wp2md8o 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@CaraboMuxudiin
@CaraboMuxudiin 2 ай бұрын
Scw scw scw scw
@cabdinaasirMustaf-eg7og
@cabdinaasirMustaf-eg7og 2 ай бұрын
𝙎𝙘𝙬 𝙮𝙖𝙧𝙩𝙖
@FatmaHassanIbrahimFayare-kf3gy
@FatmaHassanIbrahimFayare-kf3gy 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@FatmaHassanIbrahimFayare-kf3gy
@FatmaHassanIbrahimFayare-kf3gy 2 ай бұрын
Koko iska daa marwaloba erayfan (uf ) ha oran wayo eraygaas ma ficno walashey ok
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226 2 ай бұрын
Koko Amira waa sxbtada ugu fiican ee 3 xeeye iska ilaali
@hindiyomisdhaf-fv3sx
@hindiyomisdhaf-fv3sx 2 ай бұрын
Abay abay maalmhn lebes nagu garaacdey saan kusoco nolosheydii❤
@UbaxMuxiyadiin
@UbaxMuxiyadiin 2 ай бұрын
Wllhi waan farxay markey shegtay sundus ❤❤❤
@atariishoqurux2455
@atariishoqurux2455 2 ай бұрын
Su aasha sundus ani inlaywadiyey cml waa farxay markii ay jawaabtay😂😂😂
@user-br6hu8ub5u
@user-br6hu8ub5u 2 ай бұрын
Koko fans aaku ahaye forme baydhawa malysiya maigasodhaweyne walashawaye
@SOMALIcomedy-es7em
@SOMALIcomedy-es7em 2 ай бұрын
KOKO i support you, tonight the real T27 ayan keentay, I'm big fan of you. hore u soco sister, bonne courage
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 2 ай бұрын
Koko bulle let's go 🚶‍♀️ 💪 600k 🎉
@shoodecade
@shoodecade 2 ай бұрын
Koko waa kusalaamay
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 2 ай бұрын
Walaly luguhu wa cawre qarsada wa wax idin fiican surwalkina xata muuqda sigisaan dhadheer xidha insha allah
@abul-fadli
@abul-fadli 2 ай бұрын
Wa lahadashay
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 ай бұрын
Cumeer kusodar koko❤❤
@mahamoudaicha9662
@mahamoudaicha9662 2 ай бұрын
Koko bulle fans aa ku ahaye forme Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@TufaxMaxamed-vh6of
@TufaxMaxamed-vh6of 2 ай бұрын
Kookoo😊
@TufaxMaxamed-vh6of
@TufaxMaxamed-vh6of 2 ай бұрын
💞
@TufaxMaxamed-vh6of
@TufaxMaxamed-vh6of 2 ай бұрын
🙏
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 ай бұрын
Back to reality koko iyo ceyda wllo aan jecelnahay comment ku dhiigle yasha yeysan isku kiin dirin wlaltimada ha waarto❤❤ jamacadley ayaga le is fahmi karo no more rufyaan😜
@BilanQaldane
@BilanQaldane 2 ай бұрын
Sas waye❤
@drsanuush
@drsanuush 2 ай бұрын
Waa lamaane ader❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
Sax
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 ай бұрын
​@@drsanuush lamaano nimadi o yaaban xuf igu dhaftey😅🤪 dadkan zaki bin xaaji qob moos u dhigay🙃 e wllo isku qalbi furan si wacan uwada shaqeyo le ha noqdan🫡
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 2 ай бұрын
TEAM 27 Mar Noo hoos yaqay 🎉🥳🎈❤❤ Qab Qab kabax meel Ee jogan funny Funny wye 😂❤❤❤
@BilanQaldane
@BilanQaldane 2 ай бұрын
Koko mapa ka maqnan karo wlhi love you qalpi❤
@salmamaxamed703
@salmamaxamed703 2 ай бұрын
Lax canaheeda waa lacabaa bee 😂😂😂
@Msshappy58
@Msshappy58 2 ай бұрын
Amira xariif wye sundus sifican ayey ugu sharaxdy 😂😂😂😂
@zakimuhumed2413
@zakimuhumed2413 2 ай бұрын
😂
@EsraMohamed-nr5fn
@EsraMohamed-nr5fn 2 ай бұрын
اللهم انصرنا اخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤
@Maryamacaydid
@Maryamacaydid 2 ай бұрын
اللهم امين 🤲
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 2 ай бұрын
Amiiro funny wye😅
@HawaLuuliyo
@HawaLuuliyo 2 ай бұрын
Kulahaa xayawaan butland laga isticmaalo aar sundusa😂😂😂
@LadanQueenladan-mk7le
@LadanQueenladan-mk7le 2 ай бұрын
Waaw caawa anaa uhureeyo❤❤❤😊
@nustehaali
@nustehaali 2 ай бұрын
Koko halagarsiiyo bishan 600k insha allh ❤❤❤❤❤❤
@user-yy9qu5oj5h
@user-yy9qu5oj5h 2 ай бұрын
Barnaamij kii moolaabtay ❤❤
@user-ng8ec1vb1e
@user-ng8ec1vb1e 2 ай бұрын
Warjiro moog noo dhex raaci koko😂😂😂
@Inacarale
@Inacarale 2 ай бұрын
Walhi funny waye teamkii asalka ahaa lakin cumeer kama qan😢😂😂😂
@iiqlaas5803
@iiqlaas5803 2 ай бұрын
Al maxan uxiisay ❤wad jirkiin 🎉😂
@farxiyacabdulahi5981
@farxiyacabdulahi5981 2 ай бұрын
Xayawaan puntland laga isticmaalo kulahaa sundus😂😂
@KingCeyda-t4o
@KingCeyda-t4o 2 ай бұрын
Hawaar Kuma quree wll ado mahadsan like isaar❤😊
@Dhameystiran12345
@Dhameystiran12345 2 ай бұрын
Adingoo saan u fadhididiiin waanba u xiisnay kuweygii jah jira oo jooka waligiin
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 2 ай бұрын
Team qiyaano is come back 😮❤😂😂
@Riyaana34
@Riyaana34 2 ай бұрын
Yes caawa xili hore noosoo dhigty koko ❤
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 2 ай бұрын
Sundusa usheegtay kulahaa Geel malagaran waya waa kadheryaha tirahdeen Xayawanka dadka kadheer waa geela iyo gariga Geela dhaqana waa fudeyd
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 2 ай бұрын
Teamkayga isla joogiina waa uxiisnay
@khadradahirali7759
@khadradahirali7759 2 ай бұрын
Sundusey mxa ciyal casir iskaga dhigaysa Geel waa lagu qadi jiray 😅 🤣
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 2 ай бұрын
Laxda caanaheeda waa lacabaa koko cayda waa idin gaadey😂😂😂
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 ай бұрын
Dadka xanunsan ba lagu daweeya sida caanaha lo'da geela iyo ariga malo isticmalo
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 2 ай бұрын
@@hayat-q8y saxwye dawo ahaan lo isticmalaa lkn hadi cabtana ado xanunsanen waa caadi ani baadiyo kusoo korey ayeyodeyna wey nasiin jirtay
@user-fr7hm7xe8y
@user-fr7hm7xe8y 2 ай бұрын
Zundus hhh wlhi wa qosol funny zundus wlhi xata wa abaha xanta Siday dhagta udhibayso day koko iyo amira markay hadlayan dhagtaa
@king______diini2777
@king______diini2777 2 ай бұрын
Teamka hal mar so wada fadhista u xisne Asad ceyda cumer koko io amiiro o isla fadhiya u xisney
@FadxiyaDaahir-mh8cl
@FadxiyaDaahir-mh8cl 2 ай бұрын
Koko noosoo badi Gameka walhi waa funny
@XaawoMaxamad-gw9uj
@XaawoMaxamad-gw9uj 2 ай бұрын
Koko inta jacel like aan saarno
@Bahjaomer-kx2hp
@Bahjaomer-kx2hp 2 ай бұрын
Wan nii xisay wlhi😊❤
@mustafhikam7437
@mustafhikam7437 2 ай бұрын
Su.aashi uga adkeyd Asad hagio ayaa laweeydiyey runti qof maskaxle waaye guulaysta team27
@JibarSamson
@JibarSamson 2 ай бұрын
*Arr Amira shaqa tag cathi waye wlx ceyda makahormara kulaha 😂*
@user-yn4mv5tc3v
@user-yn4mv5tc3v 2 ай бұрын
May waxee tiri barnamijkada masamey sane mise waka hormaraa asaga n.h wasameyna saan aad ufadhidaan ayuu yiri
@SimanSamaaraXuseen
@SimanSamaaraXuseen 2 ай бұрын
Ceyda qisha badanaaa😅wuu igayabiyay
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 2 ай бұрын
Amira labiskii koko copy dhahday cawa😂😂
@hindiyomisdhaf-fv3sx
@hindiyomisdhaf-fv3sx 2 ай бұрын
Isla dhaaf adi😊❤
@user-jv9rv2ik5l
@user-jv9rv2ik5l 2 ай бұрын
Oodharka ma amiir iske leh ooqofkasta aa xiran karah
@Inacarale
@Inacarale 2 ай бұрын
Nag wax copiyey sa wey kaweyn tahy amiiro dharka lacagteda kugadatay😂😂
@BilanQaldane
@BilanQaldane 2 ай бұрын
AR amus wxz lama shege😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
See wax yeeshey😂😂
@IfrahHassan-go1ni
@IfrahHassan-go1ni 2 ай бұрын
Sobadiya jah wa ka helay bee asad m,a walhi sagaro shegay😮😮
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍😢
@MaryanNoor-tf6mt
@MaryanNoor-tf6mt 2 ай бұрын
Koko dalxiska uxisney❤
@NishaMohamed-wh7lj
@NishaMohamed-wh7lj Ай бұрын
Hl😂😂❤
@drsanuush
@drsanuush 2 ай бұрын
Cayda kursigisa mrku ka kacy mrki lbaad uu soo noqonyey suu usoo socday koko lu ag faristy jah cayko🥺❤️
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
Hhh waa heysaa aqwaan❤😂
@queenruun9709
@queenruun9709 2 ай бұрын
Wlee shekadii tiktok wadaa war hurda ka kac qofkii la xareeyo inow meshaas fadhiisto logu talagaleee😂😂😂
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 ай бұрын
Wiilkan iyo gabadhan masakinta iska daya wlh 2doda waxba isma dhaman waa dad xishood badan heer ay kala cararan bad gaarsisen specifically ceyda nafti bad u Kenten asxabtisa ha is kala qaraaxeste wiilka yarka nafis siiya😅
@maxamed598
@maxamed598 2 ай бұрын
Sundus waa qof waalan oo kursiga isaga fadhiyo😅😅😅
@Amalhennadesings
@Amalhennadesings 2 ай бұрын
Laxda canaheda maxa lo cabi wayey wala cabaaye wah
@nafisladan2225
@nafisladan2225 2 ай бұрын
Caanaha laxda waala cabaa😂😂😂😂
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 2 ай бұрын
Channel kani waxaa lasameyey 28/jully 2023 28/jnly2024 aan gaadhsiino 1M in shaa allaah
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 2 ай бұрын
Kokoy sheladaan weyn ad celcelinaysid weyba kudhibtye noca ugasada maqadato
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 ай бұрын
Ceyda iyo asad sidey isku fahman waa 2bo ciyalka xafada asad marku su.alaha weydiyey ceyda markisa independence beerka uga garacay hada se dareeme cml😅😅
@shukriita4206
@shukriita4206 2 ай бұрын
Sundus wlhi marke sheektay waa bod boday jah😂😂😂❤❤❤
@djibouti8484-y8g
@djibouti8484-y8g 2 ай бұрын
Salam kokeey wadnahaa ayad naqabateey bilahi caleik horta Assad salaan iga gadhsiii hadad aragto qoralkeyga inshalalh 2 times malaisia imideey waxan rabeey an lakulmo bal see nasib daroo wey i suroo gali wedey mida xigtaa waxbad so dhigeysaan dhag waban dultagnahay waxaa cadoo inoqoteey in an markaan sisexanayoo an dawadoo team 27 waxeey so dhigaan walasheey ba idhahdaa plz hada koko ha ino dariin wax yar sexaneyna duhurka inaga dhaaf koko dhagaha naga badateey ooh shekoo halkasey mareysaa waxa iga codsii aah tartaan dinii aah ino sobadiyaa team 27 oo dhaan salan sare
@Mohamed-q9l
@Mohamed-q9l 2 ай бұрын
Fans koko one like ❤👍
@NafisoCadey-yq4lo
@NafisoCadey-yq4lo Ай бұрын
Ku saliya nabigena Scw ❤
@alcantara7731
@alcantara7731 2 ай бұрын
qees saanuu rabaa hakaa saarto hee wllka kuwan tilmaan xumaa sagaaro aa la dhaqdaa maa ii keenten 😂😂
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 2 ай бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@Suleiman2
@Suleiman2 2 ай бұрын
Koko beenta waaye sagaaro ma dhaqano😅
@user-lg5of3jk2z
@user-lg5of3jk2z 2 ай бұрын
Koko malinta 1kowad 1min dawado😊😊
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 2 ай бұрын
14:42 ceyda ayaa usoo sheegay var 😂
@muniiraarte4518
@muniiraarte4518 2 ай бұрын
Aawww teamkygiiiiii oo dhamysaa Canada wada jooga loveeee youuuuuuuu guys😢❤😂
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 2 ай бұрын
amiira afkey ka falan tahay sundus iyo asad eyada fahan siisay 😂😂
@ruqiyahMaxamuud
@ruqiyahMaxamuud 2 ай бұрын
Mas dhago leh miyaa jira cilmi cusub nigu jiray koko😂😂
@FiyoorMaxamed-qo7zh
@FiyoorMaxamed-qo7zh 2 ай бұрын
Suu wax umqla marka wuleyahay😂😂
@ruqiyahMaxamuud
@ruqiyahMaxamuud 2 ай бұрын
@@FiyoorMaxamed-qo7zh hada maxa idhahee mas dhago leh waa inaa sobaraa🤣
@user-zp3eh7os4g
@user-zp3eh7os4g 2 ай бұрын
Wca walaalayaal wa.idin tageeraa
@AnisoAbdi-bk3db
@AnisoAbdi-bk3db 2 ай бұрын
Wan isku jclh inta isla fadhisa ❤qof cusub ha isku sodarina
@zesi23
@zesi23 2 ай бұрын
Caawa teamkeygi baa meesha fadhiya omg like sar hada teamkan jeceshay😂❤
@Suuban225
@Suuban225 2 ай бұрын
Mashaa allah waligiina saan iskula jiraa
@QueenHawkish
@QueenHawkish 2 ай бұрын
My queen koko awaye hazazi wan uxise 😢
@samdaiid7712
@samdaiid7712 2 ай бұрын
Laxada caanaheeda yaa xaarantimeeyay😅😅
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 ай бұрын
أَعُوذُ بِكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ مِنْ شَرِّ مَا خَلَقَ🤲🤲🤲
@moments4519
@moments4519 2 ай бұрын
su aalaha waa in looga jawaba haa ama maya ee wala cabaa iyo waxaa cuna
@Raaxo-nh5em
@Raaxo-nh5em 2 ай бұрын
Ayyy kokodeen wayahyan waanoo dadaalaysaaaa❤❤❤
@user-cr8nm5yw1t
@user-cr8nm5yw1t 2 ай бұрын
sagaaro oo la dhaqanayo waligay ma arag😅😅
@cabdisalaanxasan4844
@cabdisalaanxasan4844 2 ай бұрын
Waryaaada cana xalda wala cabaa,, waxayna ufican yihiin, dadka afka ka xanuunsan
@apdisamed9368
@apdisamed9368 2 ай бұрын
salama koko iyo dhaman teamka horte Hazazi account male miyaa wlhi aad baan u taageera ninkasi😍
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 2 ай бұрын
One like 👍 team koko bulle marnaba nohoos 😢😮❤
@user-bf2ru3eq5i
@user-bf2ru3eq5i 2 ай бұрын
Gbrta xaad u qaldusaan mas dhago qaba mba la arkin wah dareemo uu qawaa eh
KOKO NIN AA JECLAHAY AA IQIYAAMAY FALCELINTEEDA KOKO SEE EHEED😡
16:36
SOO SAAR YAAA KUDHIGE BOXKA TEAM GABDHO  GAME ADAG
14:59
KOKO BULLE
Рет қаралды 130 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 84 МЛН
DAGAALKA ADUUNKA HHH
3:54
Jack cadnaan
Рет қаралды 10 М.
قسمة ونصيب الحلقة 78 - Qesma w Naseeb
1:39:17
Qesma w Naseeb - قسمة و نصيب
Рет қаралды 479 М.
KASHIFAAD YAA UGU SHUKAANSI BADAN TEAM27
18:16
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 706 М.
GAME ADAG TEAM CAYDA IYO KOKO VS ASAD IYO AMIIRA
10:56
KOKO BULLE
Рет қаралды 139 М.
KOOKO IYO AMIRA OO CAYDA UTABTEEN NO WAN AMINIWAYAY 😱……..
10:00
LASHEEKEESO SAXBKAA ADOO MAQLIN
16:42
KOKO BULLE
Рет қаралды 570 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН