Qof aan walaal ka dhigtay ayaa i dhaawacay Waraysigii Umu ahzaab qaybtiisa 1aad ||

  Рет қаралды 133,691

Hodman Show

Hodman Show

Жыл бұрын

Waraysigii Umu ahzaab qaybtiisa 1aad

Пікірлер: 155
@sadamsolteko8483
@sadamsolteko8483 Жыл бұрын
Her confidence is high and we proud Hamdi❤😊
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Hamdi is a beautiful person inside and out.
@abdulaahiabdiwali2005
@abdulaahiabdiwali2005 Жыл бұрын
Eyga markaad siiso cunto iyo jacayl, daacad buu kuu ahaanaya illaa dhammaadka noloshiisa. Dadka aan jecelnahay marka ay isku hubsadaan in aynu si daacad ah u jecel nahay, maxay agteena uga tagaan oo inooga fogaadaan😔💔
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
My Allah protect our Sisters Manshallah, Haweenkeena Waa Dhaymaluul.
@UmalkayrMaax-pt6yf
@UmalkayrMaax-pt6yf Жыл бұрын
Runti wan jecelahy inan ka warmo qiso igu dhacaday se wli kama bixin se wan rajanayaa
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
@@UmalkayrMaax-pt6yf Manshallah
@jamiilahassangaas6485
@jamiilahassangaas6485 Жыл бұрын
Umu axsaab aniga aad ban kuu taageera balse face book aan kugu arkay adoo leh ii soo duceeya ma xanuusatay hadday run tahay ilaahay Allah haku caafiyo Ammiin
@manaalabdurahman7248
@manaalabdurahman7248 Жыл бұрын
Ileen flimka laba xasle wxe ugu maqan thy We isku dheceen😮
@safa2363
@safa2363 Жыл бұрын
MashaAllah wareysi qurux bdn. Hooyo aqli miiran weeye UmmAhzab. Wish you both all the best 🥰.
@Nursalah2
@Nursalah2 Жыл бұрын
Waa wareey umu Ahzab waad dareen hadashay ee qalbiga Alle haku qaboojiyo. Waxaad ku hadashay waa saxiix
@sacdushinacumar3356
@sacdushinacumar3356 Жыл бұрын
Umu axzaab gabadh dagan qalbi fiican Aqlaaqiyan wanagsan sis allah ku dhowro
@UMUAhzabchannel1
@UMUAhzabchannel1 Жыл бұрын
All❤🙏🫂
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
I’m very sorry my sister I wish I can talk to you in person. I know I’m a woman I feel it I understand. I don’t know what to say but you are a good woman, strong be strong OK😭🇺🇸
@UMUAhzabchannel1
@UMUAhzabchannel1 Жыл бұрын
@@shamsirashid7853 thanks love I really appreciate ❤️❤️❤️❤️🫂
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
@@UMUAhzabchannel1 👍🙏🙏ok
@luulasworld5408
@luulasworld5408 Жыл бұрын
Xamdiyey nolosha kuma xumayso Ilaaahay hakula koriyo axsaab yar
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Жыл бұрын
Mansha allah umu axsaab alle haku dhawro
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 Жыл бұрын
Well done Umu Guleyso 🙏
@cakulemedia330
@cakulemedia330 Жыл бұрын
MnshAllah wllshy Xamdi aad baan u salaamayaa machine dhaqaajin jirtay film kii qiso dhab ah ee FM Tv ka baxda oo aan baryahan aan waynay markaan muuqaalkan aan daawadayna aan filayo inay jirto hawl ku timid Alle ha u gargaaro hana u sikhiro arimaheeda wllshh
@hudoe
@hudoe Жыл бұрын
Ax 😢gabdhan walhi wa maskiin support badan bay noga baahan tahay 😢
@MulkiAhmed-oy9et
@MulkiAhmed-oy9et Жыл бұрын
Walhi prank ma ahn
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 Жыл бұрын
Add iyo add
@FarduusMohamed-ik2dm
@FarduusMohamed-ik2dm 11 ай бұрын
M.a wllhy aada u jeclahay ani umu ahsab guulayso sis🥰
@abdimohamedsiad9294
@abdimohamedsiad9294 Жыл бұрын
Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)
@HamdiXarago-ef8jk
@HamdiXarago-ef8jk Жыл бұрын
M.a samiyey allaha ku xafido
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Жыл бұрын
Dadki waxay uwada dhaqaaqeen xaga qisooyinki hore soo maray Allah ha sahlo amuuraha
@sabriinahmed1041
@sabriinahmed1041 Жыл бұрын
Kkkkk Somaali tagtay O ilbaxday
@sabriinahmed1041
@sabriinahmed1041 Жыл бұрын
Hala wada fardi baxaa ka dhacday😂😂😂😂😂😂😂
@shaaficihussein6782
@shaaficihussein6782 Жыл бұрын
Masha llah umu axzaab horay usoco wakutagera
@ironmansolariofficial
@ironmansolariofficial Жыл бұрын
Hodman show salaamullahi
@zakariaadan143
@zakariaadan143 Жыл бұрын
Umu axzab gawar qalbi wngsn waaa wlhi dex ❤❤
@MulkiAhmed-oy9et
@MulkiAhmed-oy9et Жыл бұрын
Masha allah she's ❤hooyo fican 😢❤
@shaaficihussein6782
@shaaficihussein6782 Жыл бұрын
Allaha hakuxafido
@resilientpoi
@resilientpoi Жыл бұрын
Year of emotion 😅
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Жыл бұрын
Hamada wa inan yaro dacada miskiina ❤Ilahey ban ku baryay wllo mystaqbal qurxon iyo garab allh ku siiyo
@ahlamabdi-oh7qq
@ahlamabdi-oh7qq Жыл бұрын
Shutter aya gabdha xumeyay ma so labanayso dadkan wax ma oga aniga gabdhaha filimka hada wadan mid ka mid an sxb la ahay oo ii shegtay 🥲😭
@HiboNurra
@HiboNurra Жыл бұрын
Alleh uu dhibo dacwadada !!! waqtigi u xumaday walalhi wa akhira zamaan .
@fatimakeef203
@fatimakeef203 Жыл бұрын
Asc abyo ilhey hku barakeyo waxa laga fafinay mabenba cudur halisa hayo dina eyay jogta qoral ah aya fcboka ku arky hdy wax ka jiran allh ku cafiyo ,hdi benthyne wa alx😊
@muhanadmohamed2441
@muhanadmohamed2441 Жыл бұрын
Abayo guuleyso
@Queennouran336
@Queennouran336 Жыл бұрын
2023 waxay noqotay sandkii qisoyinka 😂
@nasriina12345
@nasriina12345 Жыл бұрын
Qisadii xanan ma soo dawatey 😢
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
@@nasriina12345 waxas yaa aamina heee😂😂
@nasriina12345
@nasriina12345 Жыл бұрын
@Ibraahiim 15 Kaley qof dhiban waa been ma la dhihi karo qofna been uma ooyo hooyo somaliyed oo dhan dhiban iyda uguma horeyso laakiin maalinta ilaahey hortisa la tagan yahay qof walba mudankisa helayaa binaadan xaq soore ma ah ilaahey ayaa xaq soore ah dhib haduu kugu dhici lahaa saa uma qosli laheyn
@shukri8964
@shukri8964 Жыл бұрын
Cometska waxn uso aaday wax ila qabo hadalkaa ka dhawajisay
@sabriinahmed1041
@sabriinahmed1041 Жыл бұрын
Doqontaa prank moodo dadkaan waa wada dhibanayaal fardi baxaayo si ey u nafisaan Somaali waa ilbaxday wax qaris waa dhamaaday♥️😅
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Жыл бұрын
Waxan filayaa in qofka ay umu ahzab sheegeyso inanu shaataa ahayn ☝️👑
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Жыл бұрын
No waa gabdhi group team waayab marish galab iyo rash boy toqabo umalena kuwas isla sogalen KZfaq
@badbedaney2458
@badbedaney2458 Жыл бұрын
Shuku baba u badi
@mariyanmohamed4837
@mariyanmohamed4837 Жыл бұрын
@@xaragodheyman5226 marish ayaa ku baratay qoftaan
@hudoe
@hudoe Жыл бұрын
@@xaragodheyman5226 Nin lacag lahaa laysku dagalaa waqtiga shegayso Umu Ahzab dhowaantaas ba asay ka dagtay asmo ninka qol bay xaraan iskala jiftay family keedana xireen xiritankaas bay u qadatay in ay hamdi xirtay ninka hada mu hormar gaarsiyo 😂😂ayada uff
@x.abdillahi
@x.abdillahi Жыл бұрын
Shatta naxariista ka helay cidna kama helin hore u tidhi is barashadoodii sidaa inay ahy filaa ilama aha shataa
@hudoe
@hudoe Жыл бұрын
Horay hadii Ay u tiri sow hada in uu dhawacay ma anaga og Qoftan dhawac ba lo gaystay kokey 😢
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 Жыл бұрын
Umu axzaab ❤❤❤
@yaasiriid
@yaasiriid Жыл бұрын
Wll hodan show umu axsaab maxaa ku dhacay miyay xanuunsatay .....I support you ❤
@ahlamabdi-oh7qq
@ahlamabdi-oh7qq Жыл бұрын
Shutter aya gabdha xumeyay ma so labanayso dadkan wax ma oga aniga gabdhaha filimka hada wadan mid ka mid an sxb la ahay oo ii shegtay 🥲😭
@NadarDahir
@NadarDahir Жыл бұрын
Masha allah wa gabar iyo hooyo wangsan 🥰
@ahlamabdi-oh7qq
@ahlamabdi-oh7qq Жыл бұрын
Msskiin way xumeeyen narmada 😢
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Жыл бұрын
Hamburger waa xaaraan chekin burger ama chees burger ama beef burger mid dooro
@abuquhafah4994
@abuquhafah4994 Жыл бұрын
Umu ahzab ya we wll qokas
@SSTV5080
@SSTV5080 Жыл бұрын
Umu ahzaabeey amaad sidii deeqa afro keeynta aadaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Waa rajaynayaa dadka xun inuusan kamid ahayn shaataa
@ayankassim
@ayankassim Жыл бұрын
Qeybta kale soogili abaayo please
@mdeaq
@mdeaq Жыл бұрын
Mar walbaa San ma u calan calay. Yaaa ku qayani marka athiga
@abdikaficiise7303
@abdikaficiise7303 Жыл бұрын
Hodman show waxaan jeclahay Inaan garab istaago see ku helaaa
@hudoe
@hudoe Жыл бұрын
Snpka kala xiriir waxa ogu qoran Therealumuahzab ❤
@MsLiongirl
@MsLiongirl Жыл бұрын
Wll hadda ka dib dooro wallpaper aan mashquul ahayn. Asalkani aad buu mashquul u yahay si ay dadku si fudud ugu attentionka qofka ka dhumi karo.
@kokoxiish7103
@kokoxiish7103 Жыл бұрын
Sorry walshey Hamda
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 8 ай бұрын
Ilmaha Social Media Lama Keena Waala Ileystaa
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Tollow ma shaataaa baaa 😢 kalana soo muuqato Chanel kiisa barayahan ee
@zaamwarzame4616
@zaamwarzame4616 Жыл бұрын
Fam tv shaata miya leh
@faizoyasin7247
@faizoyasin7247 Жыл бұрын
Aminad ma jirto walle
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Abayo bini aadam waxwalba waad Kala kulmi lkn marka horaba inaad aaminto qof waa qalad; naftaada Lee aamin .
@abdullahiaden8424
@abdullahiaden8424 Жыл бұрын
Lambarkeda isi walashey
@ibrahimjanagale835
@ibrahimjanagale835 Жыл бұрын
sorry my sister
@issackismael
@issackismael Жыл бұрын
asc all br and sister's
@maxamedaweys8535
@maxamedaweys8535 Жыл бұрын
war dadka shataa waa xaasid leh ma idinkaa arkay sheekada lasocda haka hor dhicina shutter maahee
@hudoe
@hudoe Жыл бұрын
Ma shutter kaliya ay dad ka taqanaa gadha may shegin qof magaciisa 😢
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Somalida
@idilsahal9907
@idilsahal9907 Жыл бұрын
Umu ahzaab wanku wataa gar iyo gardaraba dhiga ugu saree sister
@CadeyareCade-rf7dj
@CadeyareCade-rf7dj Жыл бұрын
Shaataaa waa nin aad u xun gabadha
@AliDaauudDaauud-ed5jo
@AliDaauudDaauud-ed5jo Жыл бұрын
Hodman shoow gabadhaan baadiyo in lugu arooso baadiyo aa cidlo ah oo qoosaska eey kala gogyihiin ayadana iigu salaan
@kingakramkingakram
@kingakramkingakram Жыл бұрын
Umaa ahzab adigu nawad ah sonoqo cadowgaga uma jawaysadaa
@saamiyomaxamed3308
@saamiyomaxamed3308 Жыл бұрын
Umu ahzabey sheekadi deeqa afro maad keenty waxy duurka sheegayso😂
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 Жыл бұрын
Wa ehel BA darood isku yihiin😁😁🤣🤣
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Dumarka qiso badan
@adandaudmohamed813
@adandaudmohamed813 Жыл бұрын
Ya ila dareemi qoftan wxay uugu maqantahy ruwayada shutter
@shakirahhassan2525
@shakirahhassan2525 Жыл бұрын
Asma som buety
@ismailcazka1329
@ismailcazka1329 Жыл бұрын
Horta markasta qofta wanagsan Uun mxa lo dhawca?😢
@sabriinahmed1041
@sabriinahmed1041 Жыл бұрын
Dadka wax dhaawacaayo naftirkooda waa dhibanayaal ayagaa laso dhibay markaasee wax dhibaayaan
@UmalkayrMaax-pt6yf
@UmalkayrMaax-pt6yf Жыл бұрын
Wa su asha kaleyenan jwp an ila hada u helin
@hudoe
@hudoe Жыл бұрын
Naag mj ah oo dagoodia reer abti u yihiin weye Umu Ahzab 😢cid wax ka qaadayso ma jirto
@malyuunh6895
@malyuunh6895 Жыл бұрын
Maxay uu tariff karaan laba ciid...MJ iyo dagodia. Gabdhaha soomaliyeed umbey dhib iyo dheef kala siman tahay. Hayeshe waa Gabar karti leh oo qurux badan Illah3y ha xifdiyo
@hamzeabdi7498
@hamzeabdi7498 Жыл бұрын
Hamda iska nolow inader
@mjofficial820
@mjofficial820 Жыл бұрын
ana qisadeyda yaa iga gudbinaayo sanadkan waba arkaa waa sanadki qisoyinkee😢
@dagancali754
@dagancali754 Жыл бұрын
Ani xita qisadayda cidan la wadago bn jeclahay
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Hamdi Waa Majeerteen. Yee ka tahay Oo ee ka sii tahay? Ninka cunuga ka dhalay aaway ?
@makahasssanhussein736
@makahasssanhussein736 Жыл бұрын
Wuu dhintey Allh unaxriisto
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@makahasssanhussein736 AUN
@xamdixassan7105
@xamdixassan7105 Жыл бұрын
Ax sory
@filsanjama3604
@filsanjama3604 Жыл бұрын
Hamda naag adag
@Mariooffical4350
@Mariooffical4350 Жыл бұрын
Wajir baa edla cusodawaw
@abdinasiradimalik3157
@abdinasiradimalik3157 Жыл бұрын
Indehedho murug iyo betrayal ayaan kaderemaye sorry wlhi
@alideeq1972
@alideeq1972 Жыл бұрын
Qalbi diiran bay leedahay🫀oo waliba si arki kara waxa aysan indhaheedu arki karin muddo dheer 👁♥️👁
@aliabdi2877
@aliabdi2877 Жыл бұрын
dadkaan halkey ka soo fakadeen hortay yaab
@bashirabdi1656
@bashirabdi1656 Жыл бұрын
Gabadhaan wali majogtaa waagii marish iyo suaad ku bartay kadib maba arkin Xagee qarisay
@dagancali754
@dagancali754 Жыл бұрын
Iyada iyo shuter bidar ba Isla joga
@MuuseAxmedAxmed-rm6mh
@MuuseAxmedAxmed-rm6mh Жыл бұрын
kada hafugan
@chineabdi6324
@chineabdi6324 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhh
@mariyanmohamed4837
@mariyanmohamed4837 Жыл бұрын
Amay dhahdaa marish iyo sucaad ba ixumeeyay views raadis miyaa tane 😂😂
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Жыл бұрын
Waa shukubaaba
@sumayocabdi
@sumayocabdi Жыл бұрын
Sheekadaan prank inee thy yaa ila dareemayaa😂
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Maxaa waaye prank waaba wareeysiye
@sabriinahmed1041
@sabriinahmed1041 Жыл бұрын
Prank beel waa waraysi
@alibashirahmedadow8333
@alibashirahmedadow8333 Жыл бұрын
Waxkasto prank lei mya
@ahlamabdi-oh7qq
@ahlamabdi-oh7qq Жыл бұрын
Shutter aya gabdha xumeyay ma so labanayso dadkan wax ma oga aniga gabdhaha filimka hada wadan mid ka mid an sxb la ahay oo ii shegtay 🥲😭
@aaseditz6667
@aaseditz6667 Жыл бұрын
​@@ahlamabdi-oh7qq😢 wah😢
@cabdifitaaxxasan3365
@cabdifitaaxxasan3365 Жыл бұрын
Umu ahzaab cudurka sadiney siin waxaan arkay abaayo sawirkaga facebuuga lafuwarajinayey adigaa xanuun lagugu habaryaraayaey halagusharfo
@HussenHassen-so5rd
@HussenHassen-so5rd Жыл бұрын
Ax ina gabdhaha la xumeyo waa khalad 😂😂😂 wlshy waxan waa adun yo ee waxan ku odhan laha hooray uu soco cidna ha uu jojin
@umuhamza5660
@umuhamza5660 Жыл бұрын
Dadkan shataa kuhayo layabanahay gabadha ayadabo masheegin cida tahaye tuhunka iskadaaya
@umufatimadegen9965
@umufatimadegen9965 Жыл бұрын
Dumarka somali midan dhibato soo marin majirto ilahay hayna cawiyo
@sabriinahmed1041
@sabriinahmed1041 Жыл бұрын
Haa wllhi waa dhibanayaal naagaha
@ismahanduale2162
@ismahanduale2162 Жыл бұрын
Sorry hamdi
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
Shataa is not good guy he married another woman he did he told me 😭😭😭
@ahzabwest2017
@ahzabwest2017 Жыл бұрын
Maxa na galay had uu guursaday koleey wa qaniis waxa fuulo uu qol la dagan yahay guru 😂😂😂😂
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
@@ahzabwest2017 🛑🛑🛑🛑🛑🛑🦟
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
@@ahzabwest2017 plus he’s not even human being. He’s just a loser. I don’t know how she comparable herself with him. She made a big mistake to deal with that guy first of all he sick guy. He is a trash. I wish I’m there.
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨
@amigos8552
@amigos8552 Жыл бұрын
Nin mu gursan laha marka another woman kulaha
@hussienhassan5059
@hussienhassan5059 Жыл бұрын
Sorry shata bdaar xaasid waaye
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Shata bas miyay la shaqeeysay
@aishahassan2783
@aishahassan2783 Жыл бұрын
Baryahaan dad been been kuso caanbaxaayo badanaa oo sheeko been ah la imaanaya😮🤣
@hudoe
@hudoe Жыл бұрын
Caanimada u dhiman maxa weye gabadhan Yt Ay leedahay dad uma shaqayso
@abdinajibisaak2186
@abdinajibisaak2186 Жыл бұрын
Walahi been maahan abaayo waxaa wanagsan ilahey in lawanagiyo binaadamka stupid waye
@hamdaxaliso3538
@hamdaxaliso3538 Жыл бұрын
Inta fahamty in ay shaataa bidaare jeedo Waaryaa shaataa maxaad ku suubisay inanta👊
@amiraadem2780
@amiraadem2780 Жыл бұрын
Shataa ma ahan waa glam by suu iyo mariish cidii daawan jirtaa fahmikarta
@hamdaxaliso3538
@hamdaxaliso3538 Жыл бұрын
@@amiraadem2780 Lkn filimkii laba xaasle sawta ka hadhay sidaa ayaan shaataa ugu maleeyay
@user-zl9vf9cb3r
@user-zl9vf9cb3r Жыл бұрын
shataa bidaar miyaa kugug booday walashey
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Shata bas miyay la shaqeeysay
@lulhashim1961
@lulhashim1961 Жыл бұрын
walaga xaasid oo jaahil wax haku darsanin
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
Hamdy ❤you’re very beautiful 😍 strong woman 💝 but shataa he is so trash 🚮
@monaahmed12468
@monaahmed12468 Жыл бұрын
Masha allah she's ❤hooyo fican 😢
@hasanmahamed9064
@hasanmahamed9064 Жыл бұрын
The bangle in your hand resembles LGBTQ flag💔
@anfalofficial1912
@anfalofficial1912 Жыл бұрын
Soo tii lahaa hindiyey tala
@hassangantal4231
@hassangantal4231 Жыл бұрын
Mj bojada dafaa
@SalmaJama-qg4on
@SalmaJama-qg4on Жыл бұрын
Sax.sax.
@MulkiAhmed-oy9et
@MulkiAhmed-oy9et Жыл бұрын
Masha allah she's ❤hooyo fican 😢
@MulkiAhmed-oy9et
@MulkiAhmed-oy9et Жыл бұрын
Masha allah she's ❤hooyo fican 😢
@MulkiAhmed-oy9et
@MulkiAhmed-oy9et Жыл бұрын
Masha allah she's ❤hooyo fican 😢
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 20 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
QISO XANUN BADAN WAY OYSAY UMU AHZAB 😭
10:01
Zaki Somali
Рет қаралды 65 М.
How i started my career as a food blogger.   Sidaan shaqada ku billabay
11:37
FACEBOOK GEYGA WAXAA JABSADAY QOF LA YAQAAN - UMU AHZAB
15:25
QASAAL TV
Рет қаралды 24 М.
INAAN GACAN U QAADAAN KU SIGTAY HASSAN SOYA CIIL AYUU IGU DILAY
15:04
umu Ahzab channel
Рет қаралды 16 М.
NATASHA EX KAGA AROSKISA MA TAGI LAHEED XANAAQ
16:18
Loosey8
Рет қаралды 173 М.
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 7 МЛН
Потоп из какашек??? @zackdfilms - автор анимации.
0:31
Время знаний
Рет қаралды 1,8 МЛН
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 12 МЛН