Qof kasta wuxuu noqdaa siduu doortay

  Рет қаралды 65,209

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 172
@zaynabmohamood9985
@zaynabmohamood9985 Жыл бұрын
Walal your amazing 😢I’ve been through so much hardship and struggle and honestly you lift me up ❤
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Muqaalka anoo Safar Ku jiro daawanayaa WaXAAN doortay noolasha cusub inaa raadiyo😢
@guccigacal
@guccigacal Жыл бұрын
Ilahy haku fududeyo wll❤😢
@dhoolahmedeey3647
@dhoolahmedeey3647 Жыл бұрын
Hambalyo 400k wlala waad uqalanta intaas iyo inkabadn Wlhi hadaan millions ku gaarsiinkro wnku garsiinlaha wlala wamagsn baadthy alla aku shrfo anyway Hambalyo 🎉❤❤ wlalao
@KHAIRUL_DIIN
@KHAIRUL_DIIN Жыл бұрын
Ustaadi kasoo hadal xaqiiqada qurbaha ka jirto waayoo badanaa dadku meesha waxey umaleeyaan iney jano ka horeyso xitaa qaarkood badaha naftooda ugu halaagayo maadaama aad america ku nooleed in ka badan 17 sano nala wadaag xaqiiqada qaraar ee qurbaha ka jirto thanks ustaadii ❤️
@shucaybjigar1691
@shucaybjigar1691 Жыл бұрын
Shaqa tala bro dhibkeduna wu yar yahey
@umuamiira6098
@umuamiira6098 Жыл бұрын
Ustaad Ani ayaaa niyad jab wayn ihaysto waxan dhigtaa quraan Reerna Wan leeyhy mnta waan sogafay xisib kii laiga rabay 😢😢 niyadjabkaa kaqaaaday ILAA hada murug sariirta iyo saliga udhaxeeya😢😢 yaaa allh iifududeeey
@juweeriyo4
@juweeriyo4 Жыл бұрын
ilaahey hakuu fudududeeyo abaayo waan kuu soo duceynayaa
@NimcoHasan-ts3ph
@NimcoHasan-ts3ph Жыл бұрын
😢abyo ha niyad jabin fadlan alle ayaa kuu fududeynaayo madama aad kalaamkiisa barinaysid❤
@umuamiira6098
@umuamiira6098 Жыл бұрын
@@juweeriyo4 aamin yarabbi mahadsanid abaayo
@umuamiira6098
@umuamiira6098 Жыл бұрын
@@NimcoHasan-ts3ph hayeh abaayo mahdasnid
@sihaamqurux8398
@sihaamqurux8398 Жыл бұрын
Walalaha halkaan ku xiran waxan ka codsan laha ii soo duceeye wll muraad baan leyahay 🤲🤲🤲🤲🥺🥺
@kawsarmaxamedcabdi5149
@kawsarmaxamedcabdi5149 Жыл бұрын
جزاك الله خير اخي ايوب ..❤❤❤❤
@dhuuboqalbidhuubo-ob8mn
@dhuuboqalbidhuubo-ob8mn Жыл бұрын
Markaad aragto anigoo ilin iga socoto ma ahaa in aan ahay qof daciif ah ee waxaan ku qariyaa xanuunku ihayo💔😖
@boloalifaiza8435
@boloalifaiza8435 Жыл бұрын
😢Manshallah shukran walal ayuub runtii sual cajiiba waye wax walba nagudhacaya anaga kasbana oo dooranna ilahay hanadhigo kuwi wanaaga kasbada Kuna dhaqma acmaasha wanaagsan amiin ya rabi
@user-dt2uw8xx5l
@user-dt2uw8xx5l Жыл бұрын
Ayuub axmed sxp maalin dhawayd ayaan ku bartay runtii noloshaydana wax badan ayaad ka bedeshay waxan ogaaday xaqiiqada dhabta ah ilaahay cilmiga iyo caqligana ha kuu barakeeyo❤❤❤ waa run oo bin'aadanku iyagaa dhibta isku gaysta
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 Жыл бұрын
Allhu akbar alx alx wax runaa ka hadashay ustaad shukran jzakalhu khyrul jza
@aminaismacil
@aminaismacil Жыл бұрын
Wax badan ka faidey keep going pro❤
@NajiibAsam-he9wd
@NajiibAsam-he9wd Жыл бұрын
Ayuub ahmed the one and only wwlhi dhiiirigaliye kaa fiican youtuber kuma jiro saaxiib hambalyo 400k
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Thank you teacher❤❤🙏🙏💯💯
@achrafoffically4647
@achrafoffically4647 Жыл бұрын
thanks bro video anigu iga hadlayaa wlhi thnks kun jeer bro never give up💪
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju Жыл бұрын
ustad ayuub waxbadan baanka faaiday horay usoco 1m coming soon insh allah ❤❤👍🥰
@emric_apthalla624
@emric_apthalla624 Жыл бұрын
hambalyo ustaad 400k subscribe🥰❤ kabadan anku rajeena insha allh.
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 Жыл бұрын
Waxan ogaaday noloshu inay tahay dadaal ee aanay ahayn nasiib thanks wll
@Juniorkash-bh5lu
@Juniorkash-bh5lu Жыл бұрын
Good advice ustaad
@halimoabdi7947
@halimoabdi7947 Жыл бұрын
Teacher good Advice ❤
@zakichamac2561
@zakichamac2561 Жыл бұрын
Thank you ustaad ❤
@Hilowle-pc2cn
@Hilowle-pc2cn Жыл бұрын
thanks brother for your advise
@daganmahamedabdi3252
@daganmahamedabdi3252 Жыл бұрын
Mahdsanid ustaad ayuub
@cabdicarabcabdi8245
@cabdicarabcabdi8245 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad AYuub
@shaammahamet9029
@shaammahamet9029 11 ай бұрын
aDuun iyo Aakhiraba Alla haku sharfo wll ayuup axmeth🙋‍♂️🥰
@user-zh8kj8vv1p
@user-zh8kj8vv1p Жыл бұрын
Shukrn inbadan ustaad ayuub rabi ifka haku dhawro akhirana janadiisa hakugu casuumo
@aminakaaraan4783
@aminakaaraan4783 Жыл бұрын
Mahadsanid eeboow waalaguubaahanyahay sanad iyo sagaal bil ayaan kulasocdaa
@hachimdjama8491
@hachimdjama8491 Жыл бұрын
Walalkey ayub axmed wad mahadsantahey brother
@Shuceyb284
@Shuceyb284 Жыл бұрын
Hampalyo 400k ❤ inshllh one day Wad gaari doonta 1M subscribe Keep going i like your videos Mar walbo oo Notificationka isoo dhaco Wan kudaawdaa xitaa hadii aan Mushqulsanahy.👍🏻
@user-oo3oh1nh8f
@user-oo3oh1nh8f Жыл бұрын
Shukran ustaad 🤍❤
@ismailcrashiidomar8292
@ismailcrashiidomar8292 Жыл бұрын
Congratulations 400k🎉
@Hodaniisheyy34
@Hodaniisheyy34 7 ай бұрын
Best teacher
@nimcocabdi1881
@nimcocabdi1881 Жыл бұрын
Thank you teacher
@usaamaahmed106
@usaamaahmed106 Жыл бұрын
Thank you so much👍👍👍💯
@ramlaalimaar1366
@ramlaalimaar1366 Жыл бұрын
Alhamdulilah dhibato Allaha inaga haayo🤲🙏🤲
@habiilmedia7663
@habiilmedia7663 Жыл бұрын
Congratulations ❤❤❤❤ 400k
@zakariafarah7159
@zakariafarah7159 Жыл бұрын
Hambalyo 400k zxp qali
@said1552
@said1552 Жыл бұрын
Good advice👌
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
Thanks 🙏❤
@saidmostaphe3361
@saidmostaphe3361 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin ❤🙌😇😊
@NimcoHasan-ts3ph
@NimcoHasan-ts3ph Жыл бұрын
Ilhy hakaa abaal mariyo ustaad ayuup🎉
@Keeyowcomedian
@Keeyowcomedian Жыл бұрын
hambalyoo 400k🎉🎉
@Meelsan
@Meelsan Жыл бұрын
Walalkey muuqalda noocaan ah ayaan aad uga helaa gaar ahaanteyda ee noo soo badi muuqaalo ceynkan oo kale ah Mahadsanid👍
@apdinaasir674
@apdinaasir674 Жыл бұрын
Alle hku sharfo wll m🎉
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 Жыл бұрын
Best motivation dear teacher 🙏
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
Walal ayuub Alle Haku Xafido wlahi wax badan ka faiday niyada i dagta markan muqalkaga dawanayo❤❤❤❤
@MOHAMMADALI-jk5fl
@MOHAMMADALI-jk5fl Жыл бұрын
Asc ayuubow wll qaali jazakallahu khayran
@Kalid__
@Kalid__ Жыл бұрын
The real Top G
@salmanabdi957
@salmanabdi957 Жыл бұрын
Thanks brother 😊😊❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 11 ай бұрын
Alxamdulilah alahayow ada mahad leh 😢
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Wlhi ustaad xaqiiqda ayad ka hadashay nolosha wax ku dhibo alle kuma tuso salaman maclin qaali ayup axmed🤎 videoyda xirfadaha noso geli aad yaan ugu bahanhy hda nahy dhalinyarada ina itixgelisan rajayna maclin🥺 Allow qof walba riyadiisa u rumee oo khayr ah🤲😭
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
Xirfadaha ind barato miyd jeceshahy sido kle
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@Khalidyare2 haa
@muusemaracade3228
@muusemaracade3228 Жыл бұрын
Asc hore usoco bro
@user-qc1tv7yb7s
@user-qc1tv7yb7s Жыл бұрын
Congratulations 🎊
@nuuranalka414
@nuuranalka414 Жыл бұрын
Wlhi Manta wll ayub Qalbiga ayuu ka hadlay qofki wax fahmayo waa uu fahma Aniga ka ahaan waa jeclahay barnamijyadaad Dhirigalin ayuu ii yahay Alle ha nowadays cafiyo Nimcada alle uu nasiyaay Kuma xamdino Lkn dhibka Ayaan wax weyn ka dhigna Adna alle ha ka awal mariyo Mahadsanid 🙏 🙏 wllkey mcn
@sacdakilas5629
@sacdakilas5629 Жыл бұрын
Mhdsanid Ustaad ♥️♥️
@abdulrahmanfarahali5759
@abdulrahmanfarahali5759 Жыл бұрын
Thnks teacher
@MustafYareMustafYare-gq2dj
@MustafYareMustafYare-gq2dj Жыл бұрын
Good motivator
@Abdi20103
@Abdi20103 11 ай бұрын
Shukran
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Hamplyo 400k subscribers kbadn ku rjeyna wll 🎉😊
@amiinkeeyamiinkeey1244
@amiinkeeyamiinkeey1244 Жыл бұрын
Thanks 😊
@abdifatax9127
@abdifatax9127 Жыл бұрын
First one 🎉🎉
@abdifatax9127
@abdifatax9127 Жыл бұрын
0:27
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Жыл бұрын
Hambalyo 400K
@nimconuur3681
@nimconuur3681 Жыл бұрын
Alhamdulilaaah wlh dad naga daran ayaa jiro umada inta dhibaatesan Allaha caawiyo 🥺😰
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 Жыл бұрын
jasaakalaahu kher
@museabdile-fi1bb
@museabdile-fi1bb Жыл бұрын
Wll cilmiga alaha ku siyaadiyo ❤
@cadnaaniga7842
@cadnaaniga7842 Жыл бұрын
Alle ha Ku sharafo wallo
@mubarikfarxan688
@mubarikfarxan688 Жыл бұрын
Zhugran uztaaD Alle Ha ku zharvo❤
@muhimabile7959
@muhimabile7959 Жыл бұрын
Allahmduiiallaah
@hage375
@hage375 Жыл бұрын
Ala run badanidaaa ayubow. Nolosha xaqiideeda oo la fahmaa waa alah oo lagu xirmaa dadaalkuna meesha kama marna
@mrcarab7159
@mrcarab7159 Жыл бұрын
teacher good ❤
@mubarikfarxan688
@mubarikfarxan688 Жыл бұрын
Hanpalyo 400k🎉
@apdiaziizismail8294
@apdiaziizismail8294 Жыл бұрын
Haa wlhi waa silica dhalinnyar badan maanta ku jirtoh alleh haka saare😢
@safiyafaarax8570
@safiyafaarax8570 Жыл бұрын
Thanks🙏👈
@fadxiabdikariim4853
@fadxiabdikariim4853 Жыл бұрын
Xaqiiq👍👍
@najaxcali8270
@najaxcali8270 Жыл бұрын
M.a wll
@amiincabdi6819
@amiincabdi6819 Жыл бұрын
Thanks 🙏😭😭. I don't know why I'm crying
@user-sumayo
@user-sumayo Жыл бұрын
😢😢😢
@maancali362
@maancali362 Жыл бұрын
Waad ogthy ee inaa sheegto aad rawin, siwalbo ha ahaatee,allha qalbiyadeena haqawoojiyo.
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
It's OK to cry........I cry at times......everyone cries in one way or another do not feel that everyone is happy and they got things figured out in their lives, no one is strong enough to face every obstacle we are humans we are weak sometimes we're broken to be the best version of ourselves, hard times create strong men and good times create weak men YOU will be stronger, wiser and remarkably resilient believe me on this! Put your trust in Allah in all of your affairs no matter what the situation is.
@mohacabdih
@mohacabdih 11 ай бұрын
​@@ayuubaxmedmedia2:17
@bisharomahat
@bisharomahat Жыл бұрын
Wllayal qofwalbo farinteyda arko waxn idin kacodsanyaa isoduceya plz waxbrshda ina ñumber one inaakagalo ayan exam ibiliwdy mntaa isoduceyaa plz ❤😭😭😭
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Asalamacalaykum ayuub jasakallh waad kuu mahadsan tahay inad naa xasuusiso inaan nahay daad xishoon ilhay haaa inoo danbii dhaafo
@shukrisalat5022
@shukrisalat5022 Жыл бұрын
HAMBALIYO🎉400K Abowe
@CABDUWASAC
@CABDUWASAC Жыл бұрын
Wll keep going
@cabdifataaxmuuse802
@cabdifataaxmuuse802 Жыл бұрын
Somali anthony robbins Mr ayub axmed
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Wllhay waarunyaa ilhay ayaa jogaaa
@queenxubiqueenxubi2083
@queenxubiqueenxubi2083 Жыл бұрын
Ustaad kamadaalo wanadaada wayo marwalba nolashayda ayeey badashaa😢
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going
@cismanabikarabdi
@cismanabikarabdi Жыл бұрын
Alxamdulilah
@ziyadhosseyn5938
@ziyadhosseyn5938 Жыл бұрын
❤❤ RESPECT ❤❤
@abdirahmanabdullahi3077
@abdirahmanabdullahi3077 Жыл бұрын
Ustaad Ayuub aad baad u mahadsantahay,runtii hadalkaagu waa i taabtay waxaa jana jeclahay in aan wax un iga badali doona.
@user-jn7rg5eq2b
@user-jn7rg5eq2b Жыл бұрын
Hambalyo 400k
@smart.om23
@smart.om23 Жыл бұрын
Wlhi waa runta aniga masaka igu dhacdey wll qalbigeyga ka hada shey
@leyloahmes-ev2nh
@leyloahmes-ev2nh Жыл бұрын
haa wlhi waa sax
@princess_naduu
@princess_naduu Жыл бұрын
Haa ana doortey😭💔
@allafichannel9063
@allafichannel9063 Жыл бұрын
Legend
@abdirahiim0899
@abdirahiim0899 Жыл бұрын
Alxmd wllhi dhiba ta daas oo dhan ayaan hada ayan ku sugahay lkn alxms
@zhucaybamed9199
@zhucaybamed9199 Жыл бұрын
ustaad waxaad isheegta codka sidaa deep stylekah aad uaarto iyo [programmekah
@abyanshiekh6867
@abyanshiekh6867 Жыл бұрын
Xaswayo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sumayyoeducator5123
@sumayyoeducator5123 Жыл бұрын
Allah ku sharfo🥰🥰🥰❤‍🩹❤‍🩹❤❤
@fasxiyamxamed5902
@fasxiyamxamed5902 Жыл бұрын
Asc ayuub axmed
@sulekaabdullahi8859
@sulekaabdullahi8859 Жыл бұрын
Mansha allah mahad sanid walalkey
@WardaMuuse-el3cv
@WardaMuuse-el3cv Ай бұрын
❤❤❤
@ahmedsoomaali8409
@ahmedsoomaali8409 Жыл бұрын
M.a ustaaad dheree daqiiqadaha noona soo badi hal poscast oo emglish ahna noo soo duub
MEELAAD ISTAAGTID MA JOOGTID GORGORTAN MAGASHO
13:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 72 М.
Waad soo fogaatay dib ha u noqon ha ISTAAGIN!
9:48
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 60 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 80 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 116 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 9 МЛН
7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule
14:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 39 М.
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
3:18
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 18 М.
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta E09
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 20 М.
044 | 04 | Sirta Hadalka iyo haybadda | Xeerka 4aad.
15:02
Sahan Podcast
Рет қаралды 77 М.
DEG DEG Sida dhibka kastoo nolosha ku haysta looga BAXO
14:29
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 45 М.
Xageed u socotaa nolosha
9:59
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
3 Qofka is bara dhinac walba noloshiisa........
14:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 59 М.
Батя в общественных местах 😇
0:46
Время горячей озвучки
Рет қаралды 2 МЛН
Пранк над Махачевым🥶
0:19
FERMACHI
Рет қаралды 9 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 4,7 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 4,2 МЛН
Роналду совсем другой! 😱
0:45
КиноСклад
Рет қаралды 9 МЛН