Qolka Qalliinka | Meeshu Waa Afrika

  Рет қаралды 49,431

Bile TV

Bile TV

4 ай бұрын

Qolka Qalliinka
Waa xalqadii 5aad ee muuqaladii gaagaabnaa ee Meeshu Waa Afrika
#bilemedia #biletv #somalia

Пікірлер: 39
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 ай бұрын
Meeshu Waa Somalia Ayey ka dhacayaan kkk Africa Sidan Maaha Ee Waa Somaliya Oo Kaliya wllhi Dhibta ugu Badan
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 ай бұрын
Aaad u weyn afrikay kuso ganbanaayaan somaliya dhibka ka jira mayara dunida kale afrika asiya amerika iyo yurub saaan kama jirto somalidayn waa sheekhu kule waxaas ma naqaano ma kasaayaan bees le u daran naftana xagooda waxba kama aha RABIGAYGOOW na badbaadi YAARABI🤲
@a.h441
@a.h441 4 ай бұрын
Xalqaddan waxa ay gudbinaysaa farriin muhiim ah oo wacyigelin ah iyo sida dhaqanka faafiyay ee xarumaha caafimaad ee dalka loogu baahanyahay in wax laga beddelo... Waa jilliin balse waxa ay ka turjumaysaa waxa sida dhabta ah u dhaca... Sii wada wacyiga noocaan ah...
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed Ай бұрын
Jilayaashan waxay u baahan yihiin maalgelin si clips--ka ay ugu bedelaan films saacado socon kara, waayo waxay ka turjumaan xaaladaha dalka ka taagan
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 4 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN KARIIM ☪️ ❤
@Danteena17
@Danteena17 4 ай бұрын
Muuqaalkii iigu qosolka badnaa abid aan daawado ayuu noqday
@cjumer7431
@cjumer7431 4 ай бұрын
Nio Dr somalia waa KU ciyarta sida wax ma yeelan
@suldanyare6855
@suldanyare6855 3 ай бұрын
Wan ku farxaa runti markan arko isbadal ka ku socda habkii hore ee wax loojilijiray in hada castigated lala jaan qaadayo
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 4 ай бұрын
Inta hore waa macquul waana dhacdaa lkn inta dambe waa buun buunin , macquulna maaha in qof sidaa qaliin loo geliyo 😢
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 4 ай бұрын
Waa xaqiiq midaas waliba isbitaal digfeer baa dhaqankaa ku shaqaysta intay ku dhahaan qofka keena aan idiin dawaynee bay ku dhahayaan maydkiisa soo doonta bal marka hore may dhahaan waxba kama qaban karno yaab dib dambe miyaan u aaminayaa hade😢😢
@CIKPRO-tl2mi
@CIKPRO-tl2mi 4 ай бұрын
Waa wx jira
@abdirihmancade8018
@abdirihmancade8018 2 ай бұрын
Alla manooli😀🤣😆😟🙆‍♂️🏃‍♂️
@Ibnalba
@Ibnalba 4 ай бұрын
Faraska ummadeena maahin😂
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 Ай бұрын
Waa lagu biraynayaa
@kinglion5349
@kinglion5349 22 күн бұрын
😢😢
@Barka0706
@Barka0706 15 күн бұрын
Wlh jiradeyda guriga ula joogi karaa saan hadey thy haisoo marina
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 ай бұрын
Runtii waa barnaamij xiisa badan oo cajiib ah 😂😂😂😂😅
@user-pk7wg9lg6y
@user-pk7wg9lg6y 4 ай бұрын
wll allle sonka haks aqbalo hada channkeyga poqo🎉😢
@CoD_Abdi_YT
@CoD_Abdi_YT 4 ай бұрын
Abti maslax😂😂😂😂
@adnohashi2782
@adnohashi2782 3 ай бұрын
Meesho waa SOomaali 😂😂😂
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 2 ай бұрын
Magaca Somalia Ayaa Lugooya ka Samysan Ba wlha😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 ай бұрын
Soomaalida oo dhan waa lugooyo😂😂
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 ай бұрын
Kilyahiida midee lala baxay iska hubiya ninkaas intaan lcgta laga fikirin
@luqmaanaadan1852
@luqmaanaadan1852 4 ай бұрын
hdi laga so tago dhanka funny ga ah waxa ad umihiim ah inaad fahantan fariinta ay xambar san tahy
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 4 ай бұрын
Ciyow ayaa xayaysiin loo sameeynayaa 😂😂😂
@suldanyare6855
@suldanyare6855 3 ай бұрын
Kkkk Inaba caadi maaha hore umaan daawan lkn cajiib runtii sheegada iyo is isku duba ridka
@maxamedxariir575
@maxamedxariir575 4 ай бұрын
Meeshan maxkamad miyaa😂😂
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo 3 ай бұрын
Legends faraska madow😊
@ifiyahanolosha777
@ifiyahanolosha777 Ай бұрын
😂😂
@CaliQadar-cj5jw
@CaliQadar-cj5jw 3 ай бұрын
Isbitaalka magaciiba wali ah 😂 ciyow kulaha😅
@user-sb4pg3zz9k
@user-sb4pg3zz9k 4 ай бұрын
Walaahi marka laga tago jilliinka hore ee fecbooka wax isku qorayaan inta kale waa dhab saasay dadka u galaan adoon waxba qabin baa lagu qalayaa lacag badana waa laga dirsan oo qaliin ah hadhawtano qaliinkii xanuun kugu keenaya ka dib hindiya ka dib waxba lagaama qaban karo inaad mar hore timaada baa la rabay xanuunka qaliin na u maad baahanayn markii hore😢
@Almuftaax
@Almuftaax Ай бұрын
Kkkk
@Qisoyar
@Qisoyar 4 ай бұрын
Arinkaan somalia oo kaliya ayuu ka dhacaa 😂
@drahmed410
@drahmed410 Ай бұрын
😂
@user-ng3ig3zi7h
@user-ng3ig3zi7h Ай бұрын
Farsaka hada hargab darti uu qalin ugaly😅
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 4 ай бұрын
Dhaqaatiirta waxba uma reeban
@Yamanifilms12
@Yamanifilms12 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 ай бұрын
😂😂😂
Shukaansi | Meeshu waa Afrika
6:08
Bile TV
Рет қаралды 97 М.
Anagaa kula soo hadlayna!
5:02
Bile TV
Рет қаралды 106 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 19 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 26 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 61 МЛН
CILAAJ | Meeshu Waa Afrika
4:54
Bile TV
Рет қаралды 39 М.
Barnaamijka Faduul - Ma dhiiragelin mise dhabar-jebin?
6:22
Sabta (Alle bariga) Soomaalida | Meeshu Waa Afrika
4:03
Bile TV
Рет қаралды 103 М.
Khadar & Khadra EP 1
6:28
BUuTI Television
Рет қаралды 816 М.
Marka gacan fudeydkaaga maxkamad laguu soo taago
6:46
Bile TV
Рет қаралды 246 М.
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 366 М.
Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad!
7:15
Bile TV
Рет қаралды 83 М.
Ma is furteen
5:47
Bile TV
Рет қаралды 19 М.
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 2,2 МЛН
ПИЩЕВОЙ ВАНДАЛ НАКАЗАН
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 2,2 МЛН
Waka waka 🤣 Which video is the best 1,2,3,4? 🤩
0:13
Adani Family
Рет қаралды 5 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 32 МЛН
КАРОЧЕ НЕУДОБНАЯ СИТУАЦИЯ😱🔥 #shorts
0:45
ПОПОВИЧИ
Рет қаралды 7 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
0:19
PAVLOV
Рет қаралды 19 МЛН