No video

qosol iyo shactiro salad cali jeele vs faysal cali waaraabe

  Рет қаралды 244,882

casri media

casri media

6 жыл бұрын

qosol faysal cali waarabe vs salaad cali jeele
An other vedios
• dal mise dad ? keebaa ...
• xaaska madaxweynaha la...
• somalia vs ciraaq isba...

Пікірлер: 134
@hasanshiiqa1768
@hasanshiiqa1768 4 жыл бұрын
Masuul sare salaad Cali jale waa nin xigmad badwn man Sha allah
@teamhorufadhimedia7168
@teamhorufadhimedia7168 4 жыл бұрын
Qofka dadka ka qosliya was qof calqi bdn midaa hala ogado somalay wadanka ukrain wx madxwyne ka nqdi nin comedian ah From dhulbahante 🙏🇸🇴💋❤♥️✔
@mohacade8773
@mohacade8773 11 ай бұрын
Masha Allah salaada cali jeele
@calicabdilaahi9299
@calicabdilaahi9299 3 жыл бұрын
MUDANE SALAAD CALI JEELE MAASHALLAH WAA NIN MOISAN LEH ASTASHILANA IN LAGU TASGEERO NINIMADIISA SABABTOO AH WAA NIN WAXNA GALA WAXANA GUDDA
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 4 жыл бұрын
War salaad iyo faysal hadii soomalidu waydo qosol waa waayeen good
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
Faysal Cali Xuseen ha ag dhigin Dameeraha muqdisho lagu dhaansado
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 жыл бұрын
war salaad waa nin oday aha faysal.ha garab dhigina
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 жыл бұрын
Sax. Aad iyo aad kugu racsanahay taaa
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
@@somaliano99kingkonghimself75 SALAAD WAA DOQON SIDA XAARMAAJO OO UU WASO ,FEYSAL WAA NIN WAX BARTAY OO LEYMA GARAB DHIGO KARO .LA TALIYAHA DABADA NACASKA UF.
@khayrohassan1286
@khayrohassan1286 4 жыл бұрын
Meeye dadkii salaad Cali Amaanayey Layla Hilowle 💯 wiil ka fiican
@omaniyare2458
@omaniyare2458 4 жыл бұрын
Salaad Cali Jeele Waa taageeraa lkn qofkaas Cuqdada qaba Ma ahayn in aad meesha Soo gelisaan
@maxamudcadow9448
@maxamudcadow9448 4 жыл бұрын
Salaad qabiil macaayo haweenka macaayo dadkana iskumadiro faysal lalasimimakaro
@omaniyare2458
@omaniyare2458 4 жыл бұрын
Sax Weeye wll
@mohamedaliabdalla206
@mohamedaliabdalla206 4 жыл бұрын
9
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 5 жыл бұрын
Salaad Cali Jeelle waa siyaasiga kaliya ee dhabta ah oo soomaalidu leedahay, balse nasiib xumo waqti qaldan oo soomaalidu aaney siyaasada garabayn ayuu kusoo aadey . Waana ninka kaliya ee fahmay waxa Qaranimo tahay iyo baahida loo qabo .
@377abdirahman
@377abdirahman 5 жыл бұрын
Walhi horumar ha sugin inta Kuwaan Na horjogaan caloshoda ku aqli ah ayaa la leyahay madax 😭😭😭
@unknownperson4596
@unknownperson4596 4 жыл бұрын
Ayatulahi faysal cali warabe lipaax cod kar ah
@user-zu7cw9ih1i
@user-zu7cw9ih1i 4 жыл бұрын
Salaad inama cadhi maha
@libandaacad1274
@libandaacad1274 4 жыл бұрын
Nina gaar uma aqaan kaliya muuqaaladooda aayaan daawadaa lkn labo kala fog weeye Salaad waa wadani soomaaliyeed aan qabyaalad iyo isku dir ka hadlin oo isku daya inuu dadka wax ugu sheego sida ay yihiin kana qosliyo Lkn feysal waa cagsiga oo qabyaald iyo isku dir ayuu sheegaa mar walbo habo ka qosliyo dadka.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Labadaan Waxay isaga egyihiin oo kaliya labadoodaba markay hadlaan dadku way Qoslaan😆
@ibnuahmed3761
@ibnuahmed3761 Жыл бұрын
Danta Hawiye iyo darod hadad Qaranimo u taqaan Danta Isaaqna Qabiil u taqaan aday kuu taalaa Faysalna waxad ka qaban kartaa ma jirto
@nimcaanmadar9632
@nimcaanmadar9632 4 жыл бұрын
Faysal ali waa nin hadal yaqana ? Noocan reer Somalia hagarab dhiig
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Salaad wa jeclahay
@jacejeremy848
@jacejeremy848 3 жыл бұрын
i realize I am kinda randomly asking but do anyone know a good place to stream new tv shows online?
@malikcallum5699
@malikcallum5699 3 жыл бұрын
@Jace Jeremy I would suggest flixzone. You can find it by googling =)
@jacobyarlo9422
@jacobyarlo9422 3 жыл бұрын
@Malik Callum Yea, been using Flixzone for years myself :)
@jacejeremy848
@jacejeremy848 3 жыл бұрын
@Malik Callum thanks, I signed up and it seems to work :) I appreciate it !
@malikcallum5699
@malikcallum5699 3 жыл бұрын
@Jace Jeremy Glad I could help :)
@abdifatahabdulahiyusuf6987
@abdifatahabdulahiyusuf6987 3 жыл бұрын
Ninkani waa Nin cajiib ah salad cali
@MOHAMEDMD1
@MOHAMEDMD1 4 жыл бұрын
Labanba waa khaldanyihin ee anigu ii taageera oo like iitaabta walayaal😁
@Abdal252
@Abdal252 5 жыл бұрын
Salad ✅✅✅✅faysa 🥁🥁🥁🥁
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Cadulahi hakala qadin saxiib ragu wa iskumido midwaliba halku joogo wa Comantiga dawlade bulshadana wax fcn in noocwalba laga hele jooji qabyalada
@axmedcanbern6590
@axmedcanbern6590 4 жыл бұрын
Zalad
@subagdhaansade9312
@subagdhaansade9312 5 жыл бұрын
Salaad waa laandheere Ahallu diin ah waana wadani dal jecel = Faysal waa laangaab Cuqdad qaba aqoon diimeed malaha marka yaan la simin
@marwaan2257
@marwaan2257 4 жыл бұрын
Aar hada bal eega caaliga reer somalia waa laandheerena wa leeyahay diina wa kahadlaya se layab malihido laba aflanimada rer somalia wa lagu yaqiina Faysalna waa laandheere reer guuuled ah oo saldanad layaqiino ka dhashay oo haysta dad iyo dal xor ah masalahana dagay afkana taagay ilaahay mooye cidkalena aqoon Halka ina cali jeele oo habargidir yahay intaa kuu udhaafi maayo
@omaniyare2458
@omaniyare2458 4 жыл бұрын
Sax weeye
@xassanxabbad750
@xassanxabbad750 2 жыл бұрын
Waxaa wax lalayaaba ah ajaanibta sida sharci darada ah ufadhida somalida dhexdeeda waa ayaan darro
@xassanxabbad750
@xassanxabbad750 3 жыл бұрын
Laan dheere hadad maqasho waa sidaa
@elmikamil9487
@elmikamil9487 4 жыл бұрын
Salaad Cali jeele iyo Faysal in leys barbar dhigo waa khalad 😢😢 maaha Rag isku mid ah .✅ Salaad Cali Jeele waa Nin Qalbi Fiican waa Nin somalinimada jecel, waa Nin ilaahay ku xidhan oo xasarada iyo xumaanta neceb. ✅❤️💪👍 Faysal Cali Waraabe waa Nin duli ah , Tuug weyn ah, Xasad ah, akhlaaq Xun, iimaan laawe ah, nacalad baa ka ifta, 😡😡😡😢😢😢😢🛑🛑🛑🛑🩸🩸🩸🩸🤫🤫🤫🤧🤧🤧🤧🤧😈😈👿👺👺👹👿👿👹👺👹👿😈💩💩💩💩💩💩☠️☠️💀💀👻👻☠️👽👽🤮🤮🤮🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑👎👎👎👎👎👈
@ilyaaskhadar2757
@ilyaaskhadar2757 4 жыл бұрын
Faysal cali libaax yayna qudhunku baran insha allah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 жыл бұрын
Faysal waaninxor ah
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Labadaan waxakaliya eey isaga Egyihiin Markay hadlaan dadkaa Qoslo. Lakin Faysal Faaruq Waa Nin Qabiil. Salaadna Waa Nin Qaran. Saas darteed Iskumeel Magalaan
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 4 жыл бұрын
Kuwa ag fadhiya cadanka ee uturjamaya maxay ahayen wakuwa gudbiya sirta wadanka iyo sirta shicibka somaliyed
@yasinjama3770
@yasinjama3770 5 жыл бұрын
Laba kala daran Waa riwaayad bilaasha Bilaash ku daawo
@amareveira9357
@amareveira9357 5 жыл бұрын
Niyow reer xamarku waa layaayacni Hadalkani hadalkoodu wax caadiya maaha
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Viva Faisal Ali Warabe
@taajirali9132
@taajirali9132 5 жыл бұрын
Madaxweynaha somaaliyeed 2020
@abdirahmanhassan2405
@abdirahmanhassan2405 5 жыл бұрын
Salad Cali jeele waaa fadlan ku shubo wlhi
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
Ma nacaskan walaalkiisii yariisaw laaluush ku qaatay oo ilaa maanta ku daawanaya qadiyadiisi ING yariiaw officekiisii lagu dhex qarxiyay.Allah yirxamank.
@saalahmahamoud8455
@saalahmahamoud8455 5 жыл бұрын
Salaad baa ka caqli badan oo ka madaxsan faysal cali
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 5 жыл бұрын
Salaad waa doqon
@yasinjama3770
@yasinjama3770 5 жыл бұрын
Nin caana lo, ku koray Caqligiisu sidaasu noqdaaa Haatan salaad cali jeele Waa iska qalbi caruur Iska qoslaya oo maadaynaya Caqligiisu ma korana
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 жыл бұрын
War xishoonmaysaane. Salaad waa masuulsare oo heer qarana faydalna waa fawaaxish iyo ceeb iyo caysoomaaliyeed shaqadiisu rag meel laguwada xidhi kari maaha xishooda
@diamondmohamed1468
@diamondmohamed1468 4 жыл бұрын
Feysal waa ruufyaan caan ah
@salmaanibrahin3844
@salmaanibrahin3844 4 жыл бұрын
Waar meesha kakaca bal day siduu farmaajo u fadhiyo halkay xamar intaa uu fadhiyo ay qarxayso on kabadan.... laakiin Insha ALLAAH waxaad heli doontaan madaxwayne kuwii idin soo maray ka fiican Insha ALLAAH AAMIIN AAMIIN AAMIIN idinkuna waxba cid ha ka suginee sidii Singapore oo kale isku tashadaan idin odhan lahaa laakiin iska jira in aad muslimiinta somaliland aad u tashataan 😡😡😡😡😡😡😡😡😠😠😠😠iska jira taas
@mohamedahmed8435
@mohamedahmed8435 5 жыл бұрын
faysal dufan jecel
@xsnysf5433
@xsnysf5433 3 жыл бұрын
Qof uray oo qabyaaladiiste ah iyo nin daacad iyo dadnimo le ayaad is barbardhigaysaa! Salad Cali jeele, Somalia dad sidiisa daacad u ah ayey u baahan tahay!.
@AHH677
@AHH677 4 жыл бұрын
Waa laba doqon Lagu shaleemaysto Isku caqli dhaw Dullinimo Ka muuqato Labadaba la iibsan karo Kala lahjad ah Kala midab ah Kalana degaan ah
@Istahil416
@Istahil416 5 жыл бұрын
adoonta south africa ayaa sidey heeso iyo dance dagaal u moodayeen cadaanka midab takoorka ihi dhameeyeen, hawiyana siduu u qoslayey ayay daarood ka hoos saareen waxkasta
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 5 жыл бұрын
Immika adaa shakhsiyaddaada wax yeelay kaliya bas faysal iyo salaadtoona cay iyo ammaantoona kaagama baahna
@Istahil416
@Istahil416 5 жыл бұрын
@@khalidaxmed3541 iska naso huuno ama macno ku hadal
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 5 жыл бұрын
@@Istahil416 maxaan macno ku hadlaa macnihiiba adigaa dilaye laba nin baad midna ammaantay midna cayday xigmadda aad ku hadashay maxay tahay ta aad iga sugaysaana waa noocma isku xishood adigu
@Istahil416
@Istahil416 5 жыл бұрын
@@khalidaxmed3541 ilaa hada wax macno ah ma sameyseysid waankuu khajiley
@ikraammohamudomar9376
@ikraammohamudomar9376 5 жыл бұрын
Wax wangsn ku hadl meshn cuqdad ma talee
@mahamedali6310
@mahamedali6310 4 жыл бұрын
Waxaan cimaamad xaal ah udirayaa salaad cali jeele Kaasoo lala simay qof aanu lasinayn
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 4 жыл бұрын
Waar kuwNi ma ing kay barbardhigayaan yaciista faysal Ninsare noolow libaax
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 4 жыл бұрын
Kkkkk salaad nooloow
@samasa436
@samasa436 4 жыл бұрын
War labada nin kaladaa. Shiikh salaad iyo faisal isku meel magalaan. Salaad wuxuu yiri ( fas’aluu ahla thigri) faisalna wuxuu leeyahay Anaa daadshy. Macnaha wuxuu leeyahay anaa mucalim.
@yasinjama3770
@yasinjama3770 5 жыл бұрын
Hoo koobka shaaha ii hadal qareen adoon ahay qareen ii noqo waa sidaas siyaasi ku sheegu Hadba kii jeebka wax ugu ridaa iska leh oo uu u naageeyaa Danta dalka iyo ta shacabkiisa Midna ma daneeyo afmiinshaar Hore looga quusay
@marwoyusuf906
@marwoyusuf906 5 жыл бұрын
Nimankaan hadalkooda waa siyaasan shactiro loobadalay intaafahmin oo buufsan caadi iskadhiga
@abuukardhaay9948
@abuukardhaay9948 4 жыл бұрын
Salad Cali jeele quraanka wuxuu u fasirtaa soda uu rabo, aaqirana naar ayuu ku nowonayaa
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 4 жыл бұрын
Faysal waa shaqsi qaliya hagarab dhigin dhiig miiratada jeele ee dadkiisa cunay
@sadikmuxuyaden5798
@sadikmuxuyaden5798 3 жыл бұрын
Waa rufyaan faysal wuu bukaa kkkkkkk
@halimaahmed616
@halimaahmed616 4 жыл бұрын
Asc
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Faysal dhurwaa iyo Salaad Cali Jeelle, Dam and daamer😉👈😂 Waa labo Qalbi xaaran. Ruwayadaha, Qosolka ayeey labadaas kufiican yihiin. Not Siyaasad.lol
@shaficisalebancileeye7731
@shaficisalebancileeye7731 5 жыл бұрын
Stupid ????
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
AMATALLAAH kkkkkkk gacalo sowma ogid bulshadu waxay ubahantahay inay noocwalba isugu jirto qosolkana waynu u bahanahaye in dhiiga cadi inooziyado
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
@@rahmaali2050 👍👍🤗
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 5 жыл бұрын
Adigu naftaada dawee ummada haku danbaabine Hadii Faysal ali iyo Salad ali tolkaa noqon lahaa waad noo amaani lahayn Alle ka baq
@khaalidali7368
@khaalidali7368 5 жыл бұрын
Faysal waa majaajilayste
@ahmedabukarhirabe7158
@ahmedabukarhirabe7158 5 жыл бұрын
Salad cali jeele mey dheheen
@cmcxasanm7979
@cmcxasanm7979 4 жыл бұрын
Salaad iyo faysal don't compare,salaad is smart and honist,faysal is foolis person
@gobdeeqmuuse171
@gobdeeqmuuse171 4 жыл бұрын
Hey
@Bux366
@Bux366 4 жыл бұрын
Salaad Jeele wuxuu la mid yahay Lax adhi ah oo iska ciday. Mana la baal dhigi karo Faysal Cali Waraabe oo ah Nin siyaasi fog ah. Welibina wuxuu aad uugu khatarsanyey inuu qadaadweynta karbaasho. I Love when he is doing that.. Bal ha la maqlo oo la fahmo wuxuu Saalad Jeele ku hadlayo adiga oon qoslin😂😂😂😂..waa jaahil dhego dheera ah.
@Zincxc
@Zincxc 4 жыл бұрын
DIOF sxb adigaa lax ninkaan waa xor waxaa uuna cabirayaa fikirkiisa maxaa ugu colaadineesaa marunta ayuu kahadlaa buu lax ku noqday.
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 жыл бұрын
Hanti dharka somalilad ayaa lacag 500 000 dolr ah u dhiibtey waziir ay saxibo yihiin waxa uuna kudhahay iihay marka xilka la iga qaado ayaan ayaan guri 3 biyaano ah kudhisanayaaye kadiba maxaa dhacay wasiirkii ayaa lacagtii ku qayilay kuligeed hanti dhorkiina xilkii ayaa laga qaaday hanti dharkii madacwayn karo wasiirka oo hadii la ogaado isga ayaa laxirayaa marka weligabax ayaa kudhacay hanti dhawrkii
@slacag5098
@slacag5098 5 жыл бұрын
FAYSAL JOOKAR IYO SALAD JUXA AYAA NOO JOOGA QOSAL HADII LA RABO.
@subagdhaansade9312
@subagdhaansade9312 5 жыл бұрын
Saxiib Salaad waa laandheere muwaadin ah Faysalna waa laangaab cuqdad qaba ha simin ilaahba ma simine
@nazwadsharif
@nazwadsharif 4 жыл бұрын
Haha ahaha Run sheegayaal waaye
@daadirdaadir9277
@daadirdaadir9277 4 жыл бұрын
Wlhi waa runtisa hhhhhhh tuugonimo lagama dhergo hhhhhhh
@deeqocali7081
@deeqocali7081 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁
@yusufali2900
@yusufali2900 4 жыл бұрын
Faysal waa aqoonyahan odaygan reer baadiyaha ah maxaa loo garab dhigay
@abdirahmanali5545
@abdirahmanali5545 4 жыл бұрын
Salaad diintuu yaqaanaa waana xigmad socota mana ihi qof hawiya ah.
@medetoo1765
@medetoo1765 5 жыл бұрын
Faysal Ali warabeh walahi ce un petit enfant il parle comme les filles
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
SALAAD BAAAAAC BAX WAX BARO EE KA BAX FACAA KA TUUG CANSHUURTA XAMAR, YAAAHUUU FEYSAL MEEL LAMA ISTAAGI KARTID WAXAA LAGU SIRAA WAA LA TALIYA XARMAJI NACAS KKKKK MAASHE DHIIG BAXAAYAANO UF.
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 5 жыл бұрын
Waa labo qof oo dhiman
@hassanabdi1558
@hassanabdi1558 4 жыл бұрын
Salad gudoomiyaha amisom
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali wuxuu ariga cawska ruuga wuxuu ku caqli dhaamo ma jirto waxaase ka sii liita dhulmahante iyo warsangali oo noqdaya daaduf gacanaha u hoorsanaya dhaqashka iidoor ee dooroobay, tan kale dawlada America somaliya inay dhisto mooyaane ma kazla qaybinayso oo ninkaani labo ayuu mid yahay: LGBT ay soo kaxaysteen khaniisyada iidoor ama waa mid haykalay iidoor hargaysa keentay oo ku tiri tolkay qaskayga aad baaradaada quruntay gashatay iyo baaradii aad qaskayga ka leeftay ugu sheekee tollayga iidoor ee caqliga kja dufoobay oo wax kasta iska rumaysta. Garxajis iyo culimada iyo wax garadka isaaq kuma jiro qoraalkayga aan ku canaanayo garacyada iyo adoontii ingiriisku somaliya uga tagay.
@user-np1ys9jd5b
@user-np1ys9jd5b 4 жыл бұрын
Faysal waa cod kar.
@mousaosman8264
@mousaosman8264 4 жыл бұрын
Faysal cali warabe faqshta iyo qadaadwynta ayuu buufiyaa..nolow
@noradinilkacaze3825
@noradinilkacaze3825 4 жыл бұрын
Somaliya muzuqmaasuqa nabar kow ka tahay hana zo marinina 😂😂😂😂
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 4 жыл бұрын
Yaahuu salad iyo faysal faaruq lalama Simi karo salad waa nin ragga ee nin karameedka caayda ka daaya salad Adeer xaal qaado
@nimahaider1921
@nimahaider1921 4 жыл бұрын
That's true viva salad ali
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 жыл бұрын
Salad cali maskaxda qaybta kaambiyaha ayaa bool kamaqan yahay
@khadarhassan74
@khadarhassan74 4 жыл бұрын
😂😂😆
@zahramunye1245
@zahramunye1245 5 жыл бұрын
.
@casrimedia101
@casrimedia101 4 жыл бұрын
daawo muqaalada kale ee youtubkeena kzfaq.info/get/bejne/iNmAntqS1KrOhIE.html
@ahmedumarmahamed6478
@ahmedumarmahamed6478 4 жыл бұрын
doqantu beentu waxba kumataraysa
@daudikazi6729
@daudikazi6729 4 жыл бұрын
Caqli ma jiro salaad cali jeele
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 5 жыл бұрын
Feysal iyo salad waxa roon salad sababto ah qabiil ma caayo salad wa odey wadani ah lkn faysel wa aalkulesta xawayan ah
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Faysal runtu dadka usheega waayo dadka iyo madaxda somalia qabyalad ayey kushaqeysta lkn waxey iskadhigan dad Somalinimada jecel oo aay dhabka tahey Somaliland wey idin taqana inaad cuqdad qabtaan oo iskayelyeshan qaar umada wax uqaban kara.Somali wey istaqana ee waxba hayskaga kaaya dhigina dad dacads. Viva Somaliland viva somaliland. Somalia amisoonta waligeed utalisa
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 5 жыл бұрын
Soomaali nin ka qabiil madax banaan majirto Cabdiraxmaan. Salaad hadaladii uu yiri markii Amxaarada joogtay uu ku duraayey beel Xamar joogtaa la hayaa!
@januarySl2024
@januarySl2024 4 жыл бұрын
Salaad Cali Jeel wuxu ka hadhay kuwii nasabadooda Hawiye ka iibiyey daaquutkii Afweyne iminkana dumaasha Farmaajo ku haysto.
@cawohashi3078
@cawohashi3078 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@kingsacad4039
@kingsacad4039 5 жыл бұрын
Waaar labada nin eed is agdhigaysaa mayagaa isku heerba ah nin cod kar ah oo hilib geeel lagusoo koriyay iyo mid muuska cuna ayaad isku matalaysaa maaan gaaab waaa adiga iyo garaadka
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 жыл бұрын
hilibka geela waa wuxuu ku waashay faysl faaruq muuska dadka cuna ayaa aqli ku dhan yahay inta faytamiin oo moosku leeyahay soobaro kabacdi cay salaad cali
@nimcaanmadar9632
@nimcaanmadar9632 4 жыл бұрын
Calankan buluga ah ee khasarey kada meesha xaran qadadweyna ayaad tahe
@haniahmed5547
@haniahmed5547 4 жыл бұрын
Nin xaruunsan baa tahay ee isbilka waalida tag
@hamzeabdillahi490
@hamzeabdillahi490 5 жыл бұрын
FAYSAL WAA WALE WA LIABX FUUUUCK SOMALIA IYO WIXI SHEGTABA
@mahamedabdirashidali3887
@mahamedabdirashidali3887 4 жыл бұрын
imaaci danaan
Salaad Cali Jeele oo Maraykanka Khudbad xiiso leh ka jeediyey
41:45
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 37 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
SOORAAN IYO XUSBIYADA MAXAA KALA HAYSTA 2017
14:26
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 814 М.
Qaaci Show | Axmed Jacayl & Canab Jidda | Astaan | 2020
31:25
WAREYSI ENG FAYSAL CALI WARAABE
18:13
Somali cable
Рет қаралды 25 М.
khudbadii Salaad Cali Jeelle ee shirka Mudulood.
9:52
Horn Cable Tv
Рет қаралды 38 М.
Majaajiliiste Mataan Kaftan iyo Qosol 2017 Minnesota
21:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 285 М.