No video

Qoyan Yar Oo Record Kii Indho Adayga Liqday😳🤔

  Рет қаралды 17,293

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Жыл бұрын

Пікірлер: 237
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Teaching our young girls self love is important Islamically as well. This is not her husband nor has he done anything for her. But this is not normal.
@minursa02
@minursa02 Жыл бұрын
This has been inculcated into Somali Girls by the community since time immemorial to be concerned about their marriage very early as though in competition with the other Girls in neighbourhood on who gets married first.
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 Жыл бұрын
I absolutely 💯 agree with you about Qoyaan Qatan 😂😂
@bey6598
@bey6598 Жыл бұрын
The ugliest outfit on a woman is desperation. And men can smell it miles away 😖. Many somali girls is tought to become qoyyan from home. She has parents that ignor her and tell her that her worth is in becomming a wife. Thats why she is forever thirsty for a mans validation.
@lulgane4654
@lulgane4654 Жыл бұрын
Haday Ilahay jeclaan lahayeen qof bina adan ah saan ugamay daba calaacalen. Jacaylka Allah ba idinkuyare Allah unoqda Dumarow😳
@mouminahoussein6786
@mouminahoussein6786 Жыл бұрын
As women they ashamed us omg its embarrassing 🤭
@asmaahmed1421
@asmaahmed1421 Жыл бұрын
Anu qosolkagan ka helaa edo lkkkkkkkk
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 2 ай бұрын
Indho adag fadxiyeey . Maantan dhegaystay.
@aminayusuf517
@aminayusuf517 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 you make me laugh everyday, real comedian 😂
@mounahassan8637
@mounahassan8637 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🥰
@saraelmi1495
@saraelmi1495 Жыл бұрын
Me 2😂
@NajahCabdulaahi-bb9ty
@NajahCabdulaahi-bb9ty 9 ай бұрын
Waa rental wlhy
@ubahabdi9267
@ubahabdi9267 Жыл бұрын
Masha Allah Fatxiya waa iga qos lisay caadi maahid hablaha meysan halin qof waa niya runta usheega🥰
@abwaanc.casiis4440
@abwaanc.casiis4440 Жыл бұрын
Mida kale Ninka Haday Gabar ku dhahdo Wan ku jeclahay Way ka Cararaan Oo Gabar Xun Bay Moodaan
@northernstar239
@northernstar239 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 unbelievable episode fathiyaaay i respect you walaalo
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 8 ай бұрын
Exactly right
@saedali4446
@saedali4446 Жыл бұрын
I wish they know us Runtii waa qayb aqoon ah oo haweenkeennu u baahan yihiin inay ragga bartaan. Look the even animals female are running and male chasing. Digaagad, ri' , dameer look waa abuur Alle Xikmadda kaloo ku jirta waa wax dareenka raggu ku shaqeeyo is xayeysiinta haddii sanka nalaga marmariyo dareenkeennu ma shaqeeyo Waa qayb abuurka ka mid ah laakiin waxaan kaa coddanayaa cilmigaas waa loo baahan yahay I like you
@zamzamali2122
@zamzamali2122 Жыл бұрын
😂😂😂Fathia you're beyond hilarious. It's true somali ladies truly lack confidence when it comes to men. Their whole life revolves around men, constant need for validation from men. Cheap foqal cheap!!
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 Жыл бұрын
Somali women are thought generationally who she should be. It’s our mothers who are a sufferer of the worst type of FGM/C continue to enforced the practice upon their daughters. Let’s not forget majority of the Somali women are still uneducated. Poor, and are under the spell of men.
@ramsaysnow
@ramsaysnow Жыл бұрын
Runta iyo xaqa ku taagno weliga sis jir oo joog guul iyo gobonimo Farixya Cabsiiye ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 Жыл бұрын
Wallahi waxaan ogaaday in nimanka inagu heerkaas . Waan joojiyey inaan wax ka sheego nimanka. Nin ma hayno naagina halkaa ma joogto
@munaubax24
@munaubax24 Жыл бұрын
I love you qaaliyeey, I watch all the time, Ilaahay ha ku barakeeyo qaaliyeey, Maasha Allah. :)
@ibrahimkhalif6259
@ibrahimkhalif6259 7 ай бұрын
Hahaha that's her action, she really full
@hodanabdallah8201
@hodanabdallah8201 Жыл бұрын
Exactly
@zeinababdi8385
@zeinababdi8385 Жыл бұрын
Allah runbadanaa farxiyay inaader Ben madsheegin weliba somali
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 Жыл бұрын
Fatxiya abaayo waa runtaa waxa la yiri raggu waa libaax wuunna u gaarsadaa oo bakhtigana ma cuno ragguna waa saas oo kale naagta daba oradda wuu ka cararaa xittaa haddii ay xaaskiisa tahay tankale aniguba marbaan qoyan noqday runtii wan ka shalaayey waxa meesha ka baxaya sharaftii alle ku siiyay iyo dumarnimadii waxanad nadatay shaqo aadan awood u lahayn marka waad ku mahad san tahay waxa somalidu dhahdaa waxa jira awoowgaa alle gub tolnimo ah hadalkaga qoyan badan ayaa ku toosi doona❤👍
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Inna Hoyo I miss you. Been busy That’s why I have not been active on your channel. My heart. Love and prayers are with you, my kids and all the Muslim.💝
@amishah2023
@amishah2023 Жыл бұрын
I took time to watch this, and I would like to tell Fathia that love starts from the household that unfortunately we never had our girls never got love from their parents specifically our fathers don't love their daughters 💔 the small love and care are usually given to the sons. That's why our girls are usually seeking for attention, love and admiration 😤.
@Aq12368
@Aq12368 Жыл бұрын
Wixii dhalaywaxba kama qaban karaan saana raali kama aha ee gabdhaha caqligooda alaha usoo celiyo
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 Жыл бұрын
subxanallh xalayna waxan arkay mid klo ooynaysa lkn caruur uheyso tri wan uwaalanya ninkaygi mlha wu ka guuray markasay ooynaysay alow ceebtena astur dumarki somaliyed way na ceebeyen kharkod
@Ali34388
@Ali34388 Жыл бұрын
Qatan iyo waxaawanaagan in inta qol laguxidho macaanjecel lagukordaadsho qosol igumahadhin maanta caadimaaha Farhia 🤣🤣🤣🥰❤️🥀❤️👍
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 Жыл бұрын
GAASHO AAN DHAMAAN HADAD ARAGTID WAA QOF AAN HOOSE ISKU EEGIN OO AAN IS BARAN. SUBXANALLAH ILAAHAY MEESHA BANAN HA U BUUXIYO BALSE WAA HUBAAL QOF AAN NAFTIISA AQOON DHIBAATO IYO DHAAWAC WALI GIIS KAMA BAXAYO. MAY ALLAH BLESS US ALL.
@susansomaliland1
@susansomaliland1 Жыл бұрын
You got a point hundred percent , girl ,woman you should respect yourself, so others can respect you
@amanijama9597
@amanijama9597 7 ай бұрын
So true waaa qoyan + caanyo,
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Qoyan Waa desperate, live ayay ba ku niicaysaa 😉yaab xishoodki mee
@zahrasiyad3083
@zahrasiyad3083 Жыл бұрын
Mid ku darso huno nimanku sir ayey heerkaa ku gaarsiyan bilaa arxan gabdhaha dacadaa ayaa la sirtaa
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Alla qoyaneey xagaan Ka qabanaa😒hapoy waad NGa soo gaadhey hdaan nahy haplaha iminka so kacay markan Ku Barty iyo hda labo qof kla ahy macalimad weyn noqday alxm, laga baraypa laga badi hda waan kaa badiya malaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂anoo faarax qasaare jecel ayaanan sida naagtan yar u hdli Karin acudubilah bahdil weynaa akh😳😳
@munasamater9392
@munasamater9392 Жыл бұрын
Naagta Somalië eed kalsoonii malaha Walahi Fadxiya ❤❤❤❤
@suhuurabshir2508
@suhuurabshir2508 Жыл бұрын
Wlhi wa runta wey is daba mareen nagihii baa niin ah nimaanki wa naag ilmahu ka miid yahay
@ayanjama7955
@ayanjama7955 Жыл бұрын
Absolutely 💯 i agree with you hpo fathia❤
@Ali34388
@Ali34388 Жыл бұрын
Waasax waa inaynu udayno raga shaqadooda edabdarada dhanwaadumarka ayagaa waxwaliba dhabarkauruta dumarka Somaliyeed
@abwaanc.casiis4440
@abwaanc.casiis4440 Жыл бұрын
Aniga Gabadh Ba idhihi jirtey Wan ku jeclahay Markii Danbe Nin iga weynaa Ban ku dhahay Gabadhan wan ku jeclahay Bay idhahdaa Mar Kasta Wuxu igu Yiri War Uur Bay leedahay inay Kuu Qariso Bay Rabtaa Wan Naxay Wana Rumaystay Gabadhiina Wan Ereryey Marka Gabar Uma Fiicna Nin inay ku dhahdo Wan ku jeclahay
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Жыл бұрын
Kkkkkk
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 Жыл бұрын
😅😅😂
@nasraosman7686
@nasraosman7686 Жыл бұрын
Nin la biilo, jecayl lala Horbodo, lacag lagu fataho oo xamaali loo noqdo naag soomaliyed Lee ugu imoow, xitaa markii la furo culumada ayagaa su'aal ula soo taagan meelkasto "dalaaq uu igu furay asagoo xanaaqsan ee qiil ma Lee yahy an isku noqono" yaab adduunyo 🤮
@hodonawil7025
@hodonawil7025 Жыл бұрын
Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso samo noogu waar hbo aad baan kuujeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏
@farhia4275
@farhia4275 Жыл бұрын
Dhakh dhakh heer caalamiya😂😂😂😂😂
@fardowssaid7711
@fardowssaid7711 Жыл бұрын
Kkkk walaahi waa fuuray caawa 😅😅😅😅 qoyan waa na ceebeysay…
@sacidoxassan2930
@sacidoxassan2930 Жыл бұрын
abayo fatxiyo mid ogow maskaxiyan au u xanuunsanyihiin gabar wax isku faleyso saas uma hadasho , adigana waa ku muhadsantahay wacyigalintada keep up darling😍
@Hooda36
@Hooda36 Жыл бұрын
Assalamu Alaikum farhiya cabsiiye wllo quruxay wallahi waarunta raga hadii ilove you lala daba ordo weey kasii cararayan🏃🏃‍♀️👈😁❤️🌺💕👍
@hani8826
@hani8826 Жыл бұрын
Asc. Fathia. Gedi khayr qaba🤲🏾😍🔥
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 Жыл бұрын
Waa bahdilan miiran fadxiya anigu hortaa baan yaabay walahi inan macalin school ah waxu itusay hablo yaryar oo say u baryi aad yaabi qaarba ku leh nin miyaadan ahayn saa rabto iyeel waa bakhti aan naftoooda qiimaheeda aqoon marka hore saas bay isula hor roori nin ay sheedaas uun ka aragtay hadhow markuu bakhtigeeda ka talaabsado na meelahay kasoo cabaadi oo dulmane iska dhigi Jacayl xataa ma taqaano
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 9 ай бұрын
Walahay farhia waa so funny badaxa muxuu ka xoqaa? waa inaan u fiirsadaa sheekadaa
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Жыл бұрын
Anigu waxaan umaleynaayaa gabadhaha soomaaliyeed haddii waalidkood tusilaheen iney jecel yihiin oo gabdhuhu agtooda muhiim kayihiin in'aaney daba ordeen nimanka iyagoo raadinaayo qof mar'uun tusa jaceyl
@Imraan12
@Imraan12 Жыл бұрын
Gabdhaha waxaan odhani ninka aad jeclataan hadaba ordina wicidana haku badin marka dambe isaga oo kudaba ordi ayaad arki ARINTAAS gabdhuhu hatijaabiyaan
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Жыл бұрын
we love ina cabsiiye very much
@gudonahmed6161
@gudonahmed6161 Жыл бұрын
Ninka somaliyeed isagoo ku jecel ayuu nafkaga kacayn ta jeclaataa waatu abeheed wastay
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Жыл бұрын
Some women don't understand sweetie
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Naagta jacyiil isoo ban dhigata ma jecliy waxaan jeclahyi midaan daba cararo oo is adkaysa 😁😁😁😁😁😁😁
@ifrahmahamoud8054
@ifrahmahamoud8054 Жыл бұрын
Your observation makes me laugh 😂, maduxu xoqdaa kulalahaa 😂😂😂😂 Love you from Djibouti 🇩🇯 Always watching you 😂
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 Жыл бұрын
Fathia I was watching live that night my blood was boiling 😡 I don’t know if that was real or she was pretending because of views this is unbelievable 🤔 it is embarrassing you made me laugh 🤣🤣🤣 you are so funny Fathia
@awoqu9860
@awoqu9860 Жыл бұрын
Thankyou!
@rodahersi2710
@rodahersi2710 Жыл бұрын
Asc wilihog weeye inaankasi gaabdhani habalihi Bay ceebays babsulit waa qaashanad
@abwaanc.casiis4440
@abwaanc.casiis4440 Жыл бұрын
Wacaleykuma Salaam Adigu Cadaan Baad U dhalatay Fadxiyo
@daahiroDaahir
@daahiroDaahir Жыл бұрын
Aad ban ku taagera fathia wxan ka helay Hab so gudbintada Wxan raba ina qiso jacayl o really ah ku dhibo o sidi mahadho buug ad ka samayso❤
@kiinyu6160
@kiinyu6160 Жыл бұрын
Wcs hno Fathia. Haa sida beya u wada madow yhn 🤚🏿
@abdikhadar7534
@abdikhadar7534 Жыл бұрын
Haa waa madownahay lakin waa nalagu jecel yahay nin madow hoos ka madow korna ka madow baa la yiri waaba la isku Kaa dilaa adiga Aya kow ka ah nin madow waa madaale howshiina dhan wada qaban Kara nin madow ku duceyso wllo 😌🥱🥱🥱
@hanalula2392
@hanalula2392 Жыл бұрын
The chasing is over.
@birimoboss747
@birimoboss747 Жыл бұрын
Nin aad eryatay kaasii carar waa mucjiso wllhi qosolkaa iga dhameysay aduunkaaba sidaa ah
@daawadkanaal
@daawadkanaal Жыл бұрын
Unakaa yaabney
@nasroali2077
@nasroali2077 Жыл бұрын
Caku qoyan
@darkfireprincess9557
@darkfireprincess9557 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 Жыл бұрын
Dhakhdakh yaa caalamiin. Wey igu gadan tahay. Fadaro fadaro . Waa yaab waxan yaa dhalay indha adeeg badanaa. Yaahuu
@milgoawad5206
@milgoawad5206 Жыл бұрын
Asc farxiya wllo❤❤❤
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Kkkkkkkk habo unukaa wax aragnay ❤❤❤
@ahlam7108
@ahlam7108 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk was runteed waxbaynu aragnay
@fadhyaduale5357
@fadhyaduale5357 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Ha sidaa bey u madow yihiin ( i looked at a lot of knuckles including men's and began to relax a lot) laakiin kuwa is cadeeyaa phobia ayeey nugu rideen. Iyagu kuwooda waa said madow hadda waxay keeneen inay cilaan knuckleska mariyaan. Cilaan baa intaa u marsan we meelihii maqaarkoodu Ku hadhay ku qarsanayyaan. 😂
@kookoo1864
@kookoo1864 Жыл бұрын
Waa laga yaabay
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Жыл бұрын
Alaqoyaneey😅😅🤣walee nin ad daba ordaa kurabin🤣🤣
@thegoats274
@thegoats274 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 fadxiya waa intixaan i love her ❤
@fadhyaduale5357
@fadhyaduale5357 Жыл бұрын
Fatxiya I love 💕
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 Жыл бұрын
Nin jacaylka waa laga soo tagay mid yar oo soomali ah ayaa shalay facebook ku soo qortay oo tiri qoomu luud baan ahaye habala aan la saaxiiban rabaa markakaan arakay naxadin naftaa iga bixi lahayd marka soomaalida wax ka indho adag maleh
@Amoeditor
@Amoeditor Жыл бұрын
waa gaalo dadka noocaas u hadlaayo waliba waa ilaah kood in la dilo ay istaahilaan
@hawofarah2365
@hawofarah2365 Жыл бұрын
😂😢walayaabey allaha xeeshod kiidhamah!
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanabdallah8201
@hodanabdallah8201 Жыл бұрын
Waa runta waa nacsyo
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 Жыл бұрын
Wa gabar yar oo dholoshu u cusubtahay lkn waxa ey aheed iney iska ilaaliso videoga ...I'm supporting 4 her love ...she will be ok ..no worries at all time...young love is beautiful...by from England
@rosemarie6347
@rosemarie6347 Жыл бұрын
Dad aan rabin haday daba orado dhaawacyo badan baso gaarayaa inantaas. Waxa haya jacayl dhab ah ma ahan waa xiiso yar oo ay noloshadeeda ku burburin karto.
@fadumohusein6766
@fadumohusein6766 Жыл бұрын
Walee waa qoslay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
that is not love that so call crush malaha wa lo soo diray wiilkan duubto mise crush baa ku dhacay waali ah yaaab marmar buu ku dhaca dadka waxas jacaylka wuu ka culus yahay crush lakiin markay yar waynato way isku qosli doontaa hahha bay odhan wixi walay bay is waydiin doonta wa wax iska soo mara dad yaryar balse tan xishoodkiba ka dhaqaday public ba ka hadlaysa codkeeda umada waa garanayan
@aishaahmed958
@aishaahmed958 Жыл бұрын
Ma nooli😄😄😄😄
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Жыл бұрын
So sad Subxanallaah mee waalidkii😢😢😢
@hamdi27889
@hamdi27889 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣fathay Adiga haku xiiqin kuwaan la yiraahdo ee u sheega wax wanaagsan. Sis 😢😢😢
@nastehoomar6604
@nastehoomar6604 Жыл бұрын
Walahi I laughed so hard, keep going, qoyan jacaylkii bay mel qaldan ka baaraysaa. Bal May nafteeda jeclaato.
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 istaqafurallah istaqafurallah
@nasrasaed3198
@nasrasaed3198 Жыл бұрын
Waa desperate women kulligood
@laylamabsuud1070
@laylamabsuud1070 Жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Жыл бұрын
Wa yaab iyo fajac 🥹🥺🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Wacan77
@Wacan77 Жыл бұрын
Haha omg Fathia habo walahi waxaad tahay qof ilahay somali uu usoo diray inay dhiiqada ka saarto wax kastad ka hadasho waxaad mooda inaad iga dhex hadlayso😆 Xushmad weyn ban kuu haya runtii 🫶🏾🫶🏾
@inaadam9250
@inaadam9250 Жыл бұрын
Waa sax waayo wax dhaqnka ku xun beey ka soo horjeedaa ragiibeey hor ordayaan.
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 3 ай бұрын
U so funny fadxia
@abwaanc.casiis4440
@abwaanc.casiis4440 Жыл бұрын
Ninka weeye inuu Gabadha Baryo
@faraxshiino7314
@faraxshiino7314 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Habo run badanidaa horta
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 Жыл бұрын
Hahahahahahahaha
@ifrahmahamoud8054
@ifrahmahamoud8054 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Qosolkii baa iga dhamaaday 😂😂😂😂
@abwaanc.casiis4440
@abwaanc.casiis4440 Жыл бұрын
Asxaabta Fadxiya Cabsiiye Cilmi Badan Ban ka Bartay Mar Bay Tiri Dadka Wejigooda 10ka Sano Hal Mar Bu isbedelaa Hada Aniga 4 Mar Bu is Bedeley Markii 5 inu is Bwdelo dhowr Sano Ba iiga Haray Marka intaanu isedelin Wa inaan Raadsadaa Naag Aan Guursado idinkuna iska ilaaliya idinkoon Ogeyn inaa Gabowdaan kkkkk
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Hapoy video aan tiktok Ku arkay gapadh yurub joogta ayu ninkii intuu naago kle la khiyaamey mrky ogatyna wuxu Ku dhahy naa ama aan Ku furo ama gurigaga joog yadna way yeeshay inay Iska joogto isna intuu dhulkii yimid ayu labo naagod wada mehersady ,waxan Ka naxay waxy tiri maskaxda I qarxaysa noloshydi Wu Ku ciyaaray sax iyo qalad waxan sameynayo makala garanayo😭😭😭
@ahlam7108
@ahlam7108 Жыл бұрын
Maxay ku soo gasha walaal
@Ruweyda-ez4cw
@Ruweyda-ez4cw Жыл бұрын
Fathia waa yaabey TikTok 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Жыл бұрын
Alla beerka maanta sidaan u qosley fathia cabsiiye oo kudaashey qoyan
@sahrasaid6958
@sahrasaid6958 Жыл бұрын
Baaye fahiya runta kahadash❤
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 Жыл бұрын
Jacaylkey qalad kafahmen
Qoyan Yar Oo Jacayl Galay Waa Sidan Oo Kale 🤣🤣🤣
29:47
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 15 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 51 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 40 МЛН
Бутылка Air Up обмани мозг вкусом
01:00
Костя Павлов
Рет қаралды 2,1 МЛН
RAGGA RAGGA AH AYAAN MUXADARADA MAANTA KU XUSAYAA ❤️🎉💯🎈
29:19
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 29 М.
Qoyan & Dulayste Qolal Ay Ku Dawersadaan Igasoo Furtay 🤣
28:32
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 7 М.
Iman & David Bowie ❤️ A beautiful Love Story😍
27:25
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 25 М.
Xaqiirnimo & Jahli Marka Uu Isku Darsamo Waa Sidan🤔
30:10
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 7 М.
Qof Aanad Aqoon Sidee U Jeclaan Kartaa? Waa Runtii 🤣
34:40
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 14 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 51 МЛН