Qumbaha saliida faiidada ay leedahay/Cafimat Fican

  Рет қаралды 89,955

Cafimat Fican

Cafimat Fican

5 жыл бұрын

Пікірлер: 192
@sahramaye4833
@sahramaye4833 5 жыл бұрын
Abaay I don’t realy use but inshaa Allaah I’ll start to use it, Jazakallah kheyr abaay😘
@sahramaye4833
@sahramaye4833 5 жыл бұрын
Aamiin abaay, wiilasha Allaha noo daayo oo Allaha noo xafido meel alle iyo meeshey joogaanba
@ariesjay9947
@ariesjay9947 3 жыл бұрын
A trick: watch movies at flixzone. Been using them for watching loads of movies lately.
@sahramaye4833
@sahramaye4833 5 жыл бұрын
Wcs. Abaay Yaasmiin, Alxamdulillaah waa kuu fiicannahay Jazakallah
@fadma638
@fadma638 5 жыл бұрын
Biyo Qumbe waan ku soo koray reer asendo ama beeraley ayaan ahaan jiray alxmdllah💕
@naciimoxaaji4943
@naciimoxaaji4943 5 жыл бұрын
Mashallah abayo yasmiin wanku salamay jazakalaah qeer sida aad nogu faiideyso mahadsanid
@aishaaminamahmud1969
@aishaaminamahmud1969 5 жыл бұрын
Abay jasmiin ilaahow qerkusii adiga iyo familkaaga wixi waxtara noo keen camal💕🌹🌷🥥🥥
@f.n6491
@f.n6491 5 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah kheyr sister
@yasminmamaan5775
@yasminmamaan5775 5 жыл бұрын
Masha allah my wlshey yasmin allah haku xafido
@halimoabdullahi6783
@halimoabdullahi6783 5 жыл бұрын
Mashallah illahay haku hifdiyo jazzaka allahu khayra
@sadiamohamed6398
@sadiamohamed6398 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaasheey ane waan kaaqaaday caafimad kuwaar macaanto
@umuhtaymiya1086
@umuhtaymiya1086 5 жыл бұрын
Shukran jazakallah kheyr habo Yasmin ani aad ayaan u jclhy coconut oil Markan when I was pregnant timirta ayaan Ku cuni jiry korkana wligay waaa marsanjiry mashallah I like it😍🤗🤗🤗😍😍
@fatimafendi4153
@fatimafendi4153 5 жыл бұрын
Heyy from Canada ❤
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 5 жыл бұрын
Masha Allaah. Waan qaboobaa markaan kudhagesto😘💕❤️💕
@samsamahmed9664
@samsamahmed9664 5 жыл бұрын
Masha Allah thanks abaayo yasmiin.
@sacdiyomaxamud468
@sacdiyomaxamud468 5 жыл бұрын
Shukrn wallashay kheyr alle ha ku siiyo
@sacdiyoibraahimmaxamed7744
@sacdiyoibraahimmaxamed7744 5 жыл бұрын
Masha aallah Abayo yasmiin
@abrarmohammed4840
@abrarmohammed4840 5 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya wuuuw i love you habo
@zamzamiinahanshi4706
@zamzamiinahanshi4706 5 жыл бұрын
Abayo labo gabdhoda ijogto mid timey ledahay midna wa baby yar 5 bil ma u isticmali kara
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Abrar Mohammed , Yay Mashaallah 💋💕💋💕💋
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 5 жыл бұрын
Mashaa alaah Abaayo yaasmin was kumadsanthy
@nadifanuur7925
@nadifanuur7925 5 жыл бұрын
Mash allh yasmin cadey wan ku jeclahay qalnjo thanks
@saamiyasiyad4906
@saamiyasiyad4906 5 жыл бұрын
Masha Allah abaayo waan jecelahay qumbaha wax kale ma marsado nadiif wajigaa marsadaa
@rahmbillan9886
@rahmbillan9886 3 жыл бұрын
Mashaa Allah barikalah Illahey haku xafido amin amiiiiiin amiiiiiin yaa Allah
@qajo9403
@qajo9403 5 жыл бұрын
Asc habo I live in Canada and i use coconut oil for food hair everything and i love it very much thanks habo macaane jzklh
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
QA JO , awesome that’s wonderful sweetie 💕💋💕💕
@naimaahmed1932
@naimaahmed1932 5 жыл бұрын
Maasha allah ani aad ayaan u isticmaalaa rootiyada ayada ayaa marsadaa timaha wajiga waan marsadaa
@marianibrahimchannel566
@marianibrahimchannel566 5 жыл бұрын
Maansha allh abaay yasmiin
@farxiyamaxamud9609
@farxiyamaxamud9609 5 жыл бұрын
Jazaakillaah qeyr abaayo
@nimaabdi837
@nimaabdi837 5 жыл бұрын
Yasmiineey ka waran haddii cabitaan laga shiido qumbaha anaga reer Soomaali wa heli karnaa asaga oo dabiici ah iyo waxaan naqqnaa qumbe kashaato laakiin sonkor ayaa lagi sameeyay
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Nima Abdi , yes cabitaanada waa kushiidaa Mashaallah waaye sweetie 💕💋💕💋
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 5 жыл бұрын
Masha allah xbbti thank you
@saadiyaahmed4650
@saadiyaahmed4650 5 жыл бұрын
Asc wr wbr, Marwo Yaasmiin ,Allah ha idin xifdiyo dhamaantiin, aad baan u jeclahay barnaamijka aad soo gelisid Caagimaad fiican.
@sulekhaali1113
@sulekhaali1113 2 жыл бұрын
Thank you so much 💓 💗 💛 abaayo macanto
@sabrinsabrin5309
@sabrinsabrin5309 5 жыл бұрын
Habo yasmin when cooking can I use like heating in stew
@gaandicaligaare4422
@gaandicaligaare4422 5 жыл бұрын
mashaa allaah shukrn
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 5 жыл бұрын
Shukran xabiti
@queenmoon6999
@queenmoon6999 5 жыл бұрын
Shukran walaashay qaali💖
@fadumaabdalla1107
@fadumaabdalla1107 5 жыл бұрын
Ma sha allaah qeer
@abdirizakabdi7320
@abdirizakabdi7320 5 жыл бұрын
yaasmiin mansha allaah faido badan baad bulshada uhayasa
@naimaabdulahi6852
@naimaabdulahi6852 5 жыл бұрын
Asc abayo Yasmiin qeer alleh hakusiyo adiga iyo family alleh hanii xifdiyo aniga mar dhaw ayan kuso biiray KZfaq kada wane kahelay abayo waxa noshegta heerah yada wax ufucan ama dhun cuncunkah jazakallaahu kher
@kabtanqasali6230
@kabtanqasali6230 5 жыл бұрын
asc wan ku salamay sedeen usameya qobaaha wax haysta ilmo yar yarre sen ugu kariya bal ifahansii waan fansanahay salida ee ka lacunayo se la karinaya
@cookingwithsafiya7022
@cookingwithsafiya7022 5 жыл бұрын
Mashaallah 👍🏽👍🏽👏🏽🙌🏽
@shukriahmed3186
@shukriahmed3186 5 жыл бұрын
Waad mahadsan thy habo yasmin
@deqa868
@deqa868 4 жыл бұрын
Mashalahaa jzl qeer abaayo
@bisharomohamud7944
@bisharomohamud7944 5 жыл бұрын
mahadsanid qaali
@jeekoboss5200
@jeekoboss5200 5 жыл бұрын
Maansha allah abaayo
@marianibrahimchannel566
@marianibrahimchannel566 5 жыл бұрын
Asc abayo yaasmiin ina i cawiso karaba asxaabtada plzz abayo😘thanks
@seynabahmed3447
@seynabahmed3447 5 жыл бұрын
Mahadsaned sida at nagu faideyso qerbadan allaha ku siiyo
@Somalia2020
@Somalia2020 5 жыл бұрын
Way ii taal qunbo Sam,s club aan ka Soo gataa faaiidadee ma aqoon caraftiisan jeclahay thank sweetie
@abdifatahgoley9071
@abdifatahgoley9071 5 жыл бұрын
alx abaayo macaan aad ayàan uficanahay alx dhankaga xabiibti allaha kudhowro
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
Mahadsanid walashy
@roodos4684
@roodos4684 5 жыл бұрын
شكرا
@mahadabdulkadir5768
@mahadabdulkadir5768 2 жыл бұрын
Waa la faayaa abaaydiis.
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 5 жыл бұрын
Caraftiisa jeclahay aniga masha Allah
@fartunyusuf7595
@fartunyusuf7595 5 жыл бұрын
asc abaayo afakadho malagu c ayilaa midakale abaayo xulbada caloosha meyweyneysaa ?
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 2 ай бұрын
Asc Mashaa Allaah yaaseey Abaayo janalkaan noogu soonoqo hadaad Awoodo
@umuyusra2369
@umuyusra2369 5 жыл бұрын
Waan ku salamay mama yasmin wa lagu waayay ayantan, kheyr allaha ku siiyo waad no fa'ideysaa
@hafzaosman2613
@hafzaosman2613 5 жыл бұрын
jisaa kalaa abaayo qayr alaha kusiiyo
@najibkeder1718
@najibkeder1718 5 жыл бұрын
Kkk
@fadumodahir8593
@fadumodahir8593 5 жыл бұрын
Asc abayo Yasmiin wan ku la soco jiray lakin wali ku lamahadlin ee waxa iishektaa salid notral eh timaha aya iga dadanaayo ee thanks
@daganmohamud5900
@daganmohamud5900 5 жыл бұрын
Masha Allah
@nadifanuur7925
@nadifanuur7925 5 жыл бұрын
Like dhahay
@fartunhasan8224
@fartunhasan8224 4 жыл бұрын
A sc abaayo yaasmin aniga xasasiiyad an ku qabah e maxan sameyah walalashay qaliyey
@mahadabdulkadir5768
@mahadabdulkadir5768 2 жыл бұрын
Maashaa allaah.
@fawsiyoomar7661
@fawsiyoomar7661 5 жыл бұрын
Thanks xabiiti
@fadumoaden9941
@fadumoaden9941 5 жыл бұрын
Masha allah
@abduwalimohamuud922
@abduwalimohamuud922 5 жыл бұрын
Abyo wanku salaamey
@deeqoahmed4925
@deeqoahmed4925 4 жыл бұрын
Asc abayo yamiin waxan raba wax u fcn dhiigkarka i sha allah iso jawb
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 5 жыл бұрын
Masha alh
@fatumaabdille3978
@fatumaabdille3978 5 жыл бұрын
Asc abayo yasmin in badan ayaan ku salamayaa macanto sokorta maxaa dawo u ah qofka waliba ciirbada qaato ilahyba dawa hayee yasmin
@saadohussein8170
@saadohussein8170 3 жыл бұрын
Aslamucalekum abayo yasamin masha Allah shukaran xabiti aniga waxan ku dalacada cunatada
@khadromohamedali7469
@khadromohamedali7469 5 жыл бұрын
thanks love
@umuhaatukheyr7448
@umuhaatukheyr7448 5 жыл бұрын
A s c abyo yaasmiin anigoo ah qof weyn alle yaa weeyne anig xitaa caga wey i shiiraan
@sadikisse2766
@sadikisse2766 3 жыл бұрын
Mash Allah
@monasuja6232
@monasuja6232 5 жыл бұрын
Aniga iyo Kariisteeyda Lee Waaye. Midyar Leen Soo Gataa habo
@ayaanahmed5658
@ayaanahmed5658 5 жыл бұрын
Mam uwaasiciyo dagan wankuraxystaa hadelkaaga mum cocunat oil inbadand wn isticmala hada
@karlenabdi6839
@karlenabdi6839 4 жыл бұрын
Asc abaay mcn meeqa liter oo biyo ah baan maalintii cabi karaa ? Dad aa igu yiri biyo badan waxay keenaan cudur?
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 5 жыл бұрын
Doolshaha wax ugamacaan malaha meeshaa saliid cadeey kudarileheed ama subag maansha alaah
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 5 жыл бұрын
Abaayo sniga waa isticmasla timirtaan kucunaa iyo boorashka jirka iyo timahana waan kudhaashanaa aadan ujecelahay
@amaalmaxamed917
@amaalmaxamed917 5 жыл бұрын
Asc abayo yasmiin qumbaha 2 Sano aan isticmaalaa ilmaha an korka iyo Madaxa umariyaa lkn macuno abayo yasmiin vaseline ta ka soo hadal blz 💖💖💖💞💞💕💕😍😍
@XaawokiinXaawokiin
@XaawokiinXaawokiin 5 жыл бұрын
Shugran
@sirathalane5259
@sirathalane5259 5 жыл бұрын
Mashaallah
@maiza4163
@maiza4163 5 жыл бұрын
asc ukhti waan kusalaamaya jkh ilaahay ha idin xifdiyo barnaamijkaaga waan jecelahay laakiin codka kor uqaad xaga smaacada waayo codak meesha udambeesa ayaan geeaa hadana wuu yara hooseeya wsc ukhti
@RamlaRamla-vz7rz
@RamlaRamla-vz7rz 5 жыл бұрын
Asc abayo macan
@nafeesaali6126
@nafeesaali6126 5 жыл бұрын
Asc abaayo waxan raba ina ishgtit maxa lagu bixiya tiimaha ok
@sahramaye4833
@sahramaye4833 5 жыл бұрын
Bun👍
@halimaabshiro9112
@halimaabshiro9112 5 жыл бұрын
Mashallah my sister me I have problem with my mouth 👄 I Bite all the time I don’t know why 4 year now sometimes I am trying not to do that but I can’t stop I ask you not to forget me in your dua my dear dua for me to stop biting my mouth alhamdulillah we have you may Allah bless you 😍 every sister too dua for me inshanallah
@hakimosantur9272
@hakimosantur9272 5 жыл бұрын
Halima Abshiro ILAAH (swc) cafimaad deg deg ah haku siyo dembi dhaaf hakaga dhigo xanunka kuhayo candufta washay muhiim inoo ah ALLAAH haku maceyo anim
@iskufilanshire8691
@iskufilanshire8691 5 жыл бұрын
Abayo yaasmiin markaa yara ooo aan afgio jogay qunbaha biyahiisa waaan dadin jiray isagana dhexda cad baan ka cuni jiray 💃💃 hadana mesha aan jogo lagamaba helo
@mohamudiya
@mohamudiya 5 жыл бұрын
Yaasmiin waa ku taageeraa xbbti ilaahay haku ciseeyo
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Mohamud Abdi 💕💋💕💋
@hiboomar3992
@hiboomar3992 5 жыл бұрын
@@CafimatFican and the UK is the case you are not going to the case of the case you
@sulekhanoor7539
@sulekhanoor7539 5 жыл бұрын
Asc abay yasmin
@najmaabdulle7910
@najmaabdulle7910 5 жыл бұрын
Thank
@ayaanmuhumed930
@ayaanmuhumed930 3 жыл бұрын
Wan kusalamy wllshy qaali waxan kuwadiinay xagee kahel
@canabmaxamed8076
@canabmaxamed8076 3 жыл бұрын
After 2 years aan daawaday laakiin waxaa kuuhubaaa in bishimaha oo idildilaacay aan habeen sadexaad marday waxaad moodaa in ay dildilaac lahayn saliid qumbo safi ah waxaan kooga growe oo cimilada aad hada uqabowdahay walaalhi yaasmiin waan kutaageeraaaa💗💗💗💗💗💗
@faatuucabdi3975
@faatuucabdi3975 3 жыл бұрын
Jirka xataa la matsadaa
@maryammuuse2487
@maryammuuse2487 5 жыл бұрын
nice
@sacdiyoomar6279
@sacdiyoomar6279 5 жыл бұрын
masha allah wanka heley shekadada kkkkk
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
Asc yasmin saliida kowaad waa oliv oil ayad quraanaa ku soo degtey miraha zeytunka in la cuno saliidana waxa lagu iidaanto qumbaha macsarta coconot oil thiyrot qanjirka dhuuntey ufiicantahay iyo intaas ad sheegeeyso iyo in ka badan zeyt arkan zeyt quzaama ama levander intaasba waan isticmaalaa mahadsanid yasmiiney💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@mahadabdulkadir5768
@mahadabdulkadir5768 2 жыл бұрын
Waana ka faa iideysanaynaaa.
@ayaaney
@ayaaney 5 жыл бұрын
❤❤ Jazakallah qeyr habo mcn😍 xamar aanka soo taageeraa illaahey dartiis kuu jeclahy
@maryanruun6659
@maryanruun6659 5 жыл бұрын
Wcs
@ramaabyan856
@ramaabyan856 5 жыл бұрын
maansh allah yaska huuno ilahay hakuxafido
@hanassmoothies4643
@hanassmoothies4643 5 жыл бұрын
Asc abaayo
@naimaanur.2228
@naimaanur.2228 5 жыл бұрын
Habo plz adaa dhaqter ahee Maxaa ku sameeyaa Cunuga habeenki afka ka neefsanaya Oo khuuukh afka ay xunbo ka keeni Dhaqterkas geeyey wax haya ma lahan bay leeyihin Kaliya dhagahaa ekfeshin ka hayaa bay leeyihin Markaa habo ilmahaa maxan kusameeya sanad iyo badh bay jirtaa
@farhiasheik5107
@farhiasheik5107 4 жыл бұрын
Abayo yasmin qofka qunbaha hosta marsado urmaqadi kara waxan maqlay qofka ilmo rabo mahan inow isticmalo salid
@marwastarcooking
@marwastarcooking 5 жыл бұрын
Masha Allah abaayo yasmin thanks
@sirathalane5259
@sirathalane5259 5 жыл бұрын
Abaayo Yasmin my home asga len cuntat kukarasada abaayo kosko aya kaso ibasatay
@muzamiumu6349
@muzamiumu6349 5 жыл бұрын
Habo lanabrkaga isoo qor plz habo mcn
@farhia7328
@farhia7328 5 жыл бұрын
Yasmiin habo herballife kasohadal dadka dhan wa amanaayan majirkay wax utarta
@cafitaax
@cafitaax 5 жыл бұрын
Herberlife abaayo anigaa isticmaley sanad iyo bar kudhawaad waaxaa iska dhafey afar bil kahor waans isku cateyey markaa iska dhafey saaid ayaan ucayiley please abaayo ha isticmaalin kuma aqaano lakiin walashey ayaa tahey oo kale walahi awal waxaan ahaa intaa isticmalin herberlife 98.7 kg markaa iska dhfeyna 10.6 kg waxaa kubadbadaya dhirikeyga abaayo 1.90.cm. Isks ilaali herbelife
@Somalia2020
@Somalia2020 5 жыл бұрын
Herbalife bayba nugu waaleen Facebook gii thanks walaalo had a adiga jawab ka keentay xabiibti allow KU xafid oo KU badbaadi
@gabadheydalajeceleyallowii3503
@gabadheydalajeceleyallowii3503 5 жыл бұрын
@@Somalia2020 wax la qas qasay Lee mad ku noolaan kartaa Xisaabtam illahey muxu ilko iyo gooso kuu siiyey Mideeda kalena Hada cunta iska dhaafta qasab waad caatoweysaaa Hadane kiimiko ka buuxda Ado dabeeci iskaga rida kuu dhaantaa Haye.raac lama noqdo
@cafitaax
@cafitaax 5 жыл бұрын
@@Somalia2020 haaa wallo anaa kawar keney lakiin kudarso xisaabta aniga nin baa ahey qorolka iga sax
@cafitaax
@cafitaax 5 жыл бұрын
@@gabadheydalajeceleyallowii3503 kkkkkkk wax laqas qasey laguma nolalankaro lakiin aniga hayin raac ma naqon somalida waxey kumah maahdaa nin buka boqol utalisey aniga cayil baa ladagalamayey waana iska yareyey balsa marka joojiyey ayaa kasi darey
@fatminaskitchen3633
@fatminaskitchen3633 5 жыл бұрын
Asc abay yasmin salid macsarada kawaran
Faa’iidada saliida malaayga ay leedahay/Cafimat Fican
11:56
Cafimat Fican
Рет қаралды 14 М.
Caano loos laga sameeyey/Cafimat Fican
25:28
Cafimat Fican
Рет қаралды 140 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 12 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 55 МЛН
Dumarka hoos ka qalala xajiga isku tagaayaan/Cafimat Fican
12:58
Cafimat Fican
Рет қаралды 294 М.
Jeylaani “QUBADU waxay u fiicantahay Galmada”.
6:52
Goobjoog
Рет қаралды 23 М.
Raga shahwadooda maxaa kale aa lagu kordhin karaa/Cafimat Fican
11:59
XANUUNO BADAN AYUU DAWO U YAHAY QUMBAHA!
22:01
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 8 М.
Waa Maxay Faa'udooyinka Qunbo???
7:02
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 10 М.
MAKIINADA SALIIDA SINSINTA IYO SALIIDAHA DABIICIGA 🇹🇷
10:46
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 96 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 12 МЛН