No video

Quruxda deegaanka Dagaar ee gobolka sanaag may 17 2024 sanaag gobol qaniya

  Рет қаралды 6,506

CADCEED VLOGS

CADCEED VLOGS

3 ай бұрын

Пікірлер: 20
@sagalahmed7222
@sagalahmed7222 2 ай бұрын
Maasha Allah Noloshii miyiga ee macaanayd Allow xafid
@faisalsamow3565
@faisalsamow3565 2 ай бұрын
Waa Meel aad u Qurux badan,, Nasiib daro , waxey aheyd in dhulkaan laga soo saaro cunada somaliland Oo dhan,, !!
@faisalsamow3565
@faisalsamow3565 2 ай бұрын
Qofkii maalgashada dhulkaan beer aha iyo cool aha Waaba taajiri..❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 2 ай бұрын
Hambalyo dhamaan reer somaliland jelaanlahayaa in aan idinla dabaaldego
@sadiamohamed3414
@sadiamohamed3414 2 ай бұрын
Scm hambalyo reer soomaali waqooyi galbeed naba waarto iyo nimco horumar wanaagsan baa allah idiinka baryaa aan isu duceeyno xamar u soo duceeya in ay nabad alle siiyo hade anniganna halkan dagaar ha la i dejiyo.kkk allaha idin barakeeyo.
@AbdihakimAliHassan
@AbdihakimAliHassan 2 ай бұрын
Alle nabad,barwaaqo iyo guul ha siiyo Xamar iyo walalahay. Soo dhowoow waa dhulkaagi waa dadkaagii walaal❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Ree sanaag guulaysta tolkeey
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
I love sanaag❤❤
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 2 ай бұрын
ASC habalyo wllo UK baan Kaa soo salmayaa
@cadceedvlogs
@cadceedvlogs 2 ай бұрын
Waan kaa qaaday wllo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Maansha Alaah ♥️ ♥️ rabow nabada noo siyaadi
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 ай бұрын
Ku dalxiisa dhulkiina Hooyo runtii waa arrin aan cidkale haysan. Waad mahadsantahay saaxiib runtii qurux baad na daawisiisay Gobolkaygii Sanaag❤
@Abdulkga
@Abdulkga 2 ай бұрын
Dadkii xoolihi way ka yaraadeen, berigii hore reeraha dooxada yaala waxay haysteen 500 - 1000 adhi ah qoys kasta.
@leylaa3666
@leylaa3666 2 ай бұрын
Hadaad saxaday jawagii dhulku waxa u qurax badan yahiin marka roobku da,aayo waa dhulka cagaran yahay waa jawagii waa degan yahay ku noqo hawad soo duub
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 2 ай бұрын
Dhirta ka dhaafa jarida ama gaynta sababtoo ah degaan guur baa dhici kara reer dagaar aad baan u salamayaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Waar dhirta yaan la jarin
@hibonour9657
@hibonour9657 2 ай бұрын
Waar ceel maaha ee waa gal
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 2 ай бұрын
Aniguba ma karo
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 33 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 15 МЛН
quruxda iyo bilicda magaalada berbera 2024
26:16
CADCEED VLOGS
Рет қаралды 1 М.
بادية الصومال | Miyiga Soomaal
38:11
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 1,1 МЛН
أجواء موسم الولي الصالح مولاي عبدالله امغار
24:12
Boujm3a Bou9al | بوجمعة بوقال
Рет қаралды 26 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 538 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16