Raaxada Maskaxda (3) - Ku Raaxayso Noloshaadaᴴᴰ┇Abubakar Mohammed

  Рет қаралды 30,892

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

Жыл бұрын

Inta aad nooshahay waxa ugu weyn oo farxad ama murug ku dareensiiya waa sida aad u fekerayso. Sababta aad ugu raaxaysan wayday noloshaada waa natiijad ka dhalatay qaabka liita ee aad u isticmaalayso maskaxdaada. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa:
Sida loo oggaado waxa si dhab ahaan kuu farxad geliya.
Sida aad u qaadan lahayd mas’uuliyadda nafsadaada.
Sida ugu fiican ee loo dejiyo hadafyadaada iyo sida degdeg loogu gaaro hadaf kasta oo aad leedahay noloshaada.
Sida aad ugu raaxaysan lahayd inta yar ee aad haysatid.
Sida aad ku oggolaan lahayd noloshaada.
Sida loo noqdo mid mar walba Alle u mahadceliya.
Sida wax walba dhinaca wanaagsan loogu fiiriyo.
In aadan is barbardhigin.
Sida aad u ahaan lahayd qofka adiga aad tahay, una joojin lahayd saamaynta hadallada dadka.
- --- - -- - - - -- - -- - - -- --
Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
kzfaq.info...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakar-z
MAHADSANID

Пікірлер: 128
@idiljibriil2666
@idiljibriil2666 Жыл бұрын
Waan ku salaamay sheekh abubakar mohamed jaamac😁
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 Жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭
@sabinahmed4585
@sabinahmed4585 Жыл бұрын
M.a sheq allah kuxafido
@sacdiyomuuse119
@sacdiyomuuse119 Жыл бұрын
Masha aallh Abubakar noso gili markasto bugana mahilkarno
@maandeeqmuqtaar2795
@maandeeqmuqtaar2795 Жыл бұрын
Wax walbo oo jeceshahay Allah hakusiiyo
@habibaali2031
@habibaali2031 Жыл бұрын
Scw scw scw Allah akbar
@nalimiyirnalimiyir578
@nalimiyirnalimiyir578 Жыл бұрын
Manshallha wllo jisakallah khayr ilahay haku xiftiyo ❤❤
@aliawale6296
@aliawale6296 Жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah walal Allaha ku sharfo
@osmaneeyofficial
@osmaneeyofficial Жыл бұрын
Mashaallaah tabaarakalaah Jazakalaah qayr
@ayaanmahamuud1049
@ayaanmahamuud1049 Жыл бұрын
Masha Alleh🥰
@maxamedyonis8476
@maxamedyonis8476 Жыл бұрын
ManshaAlleh tabarakalaah
@ugbaadahmed9005
@ugbaadahmed9005 Жыл бұрын
✍Waa runtaada caqabadaha nolosheena soo mara waa mid kaadhigaysa qof aadag taasna waxay kuu sababaysa ama kuu dhaweyneysa riyadaada guushaad hadafkaaga sidoo iyo horomarkaaga runtii anagu wn murugoona markaan weyno wxn jecelnahay sidoo kalena wn murugoona markaan weyno qorshihii aan nolosha u dhiganey lkn midna ogow qorshahaga iyo qorshaha illaahay ogow qorshaha illaahay ayaa herkalaya ee ma tahay qof ku qanacsan qorshaha illaahay oo ku samra kuna dhabar adeega riyooyinkaaga hadafgaaga guushaada hormargaaga ❤🌹🙏💯 Wxn ku rajeenaya kheyr fara badan Sidaas iyo amaano alle. 💫🌹💤
@maryanmahad5482
@maryanmahad5482 Жыл бұрын
Masha Allah allow ku barakeya wllken abubakar
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 Жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭
@asmaxaaji8283
@asmaxaaji8283 Жыл бұрын
M Allah wll qli abaalkaga jano
@maxamedyonis8476
@maxamedyonis8476 Жыл бұрын
Jisakallahu khyr sheekh Alleh haku barkeeyo
@aaminahussein-hx6he
@aaminahussein-hx6he Жыл бұрын
Alxamdulilaahi rabalcaalamiin 😇
@Aynimahamud9477
@Aynimahamud9477 Жыл бұрын
Masha allh wll abubakar allha ku xafido ❤ ♥ 😍
@hodaninacbdi4125
@hodaninacbdi4125 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤️♥️❤️♥️❤️
@iftin2024
@iftin2024 2 ай бұрын
Masha allah shiikh allah ha ku sharfo, talooyin muhiim ah baad nala wadaagtay. From Burco
@azwaan_abdirahman3799
@azwaan_abdirahman3799 Жыл бұрын
Masha Allah jiskallahu khayr wllo 🥰✨️❤️
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 Жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭
@Nasriinalv4bq1df5u
@Nasriinalv4bq1df5u 2 ай бұрын
Waan ku salaamay sheeq abubakar waxan jeclahay inan ku Aarku malinun🌄eshaAllah 😊
@husainhusain4765
@husainhusain4765 Жыл бұрын
Masha Alaah yutuyubka wad if timisan adiga iyo cumar ilaahay hanixifdiyo Mel walba ad adunka kajogtan⭐⭐🌹🌹❤️❤️
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 Жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭
@umadaahirumadaahir175
@umadaahirumadaahir175 Жыл бұрын
Maasha Allah
@user-ig5pc7xt1y
@user-ig5pc7xt1y 7 ай бұрын
Ale ha kuxifdiyo shiiq 🤲🤲
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah ustad Abubakar JazakAllahu khayran❤️
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 Жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭
@xamdimoxamed543
@xamdimoxamed543 Жыл бұрын
Masha allah
@user-eo1hu9ts9k
@user-eo1hu9ts9k Ай бұрын
Walaal abubakar qalbi ilaaheey hakubariyo. Aamiin yaa allaah❤️🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ImanIbrahim172
@ImanIbrahim172 Жыл бұрын
Mashaallah sheikh zakallah Ana Ali iman 🇰🇪
@ashaabdi2917
@ashaabdi2917 Жыл бұрын
Masha Allah 🥰
@jamacahmed5236
@jamacahmed5236 Жыл бұрын
Mashaalah
@nimcoabdi5326
@nimcoabdi5326 Жыл бұрын
Masha Allah 👍👍
@mouhoubodiredawa2742
@mouhoubodiredawa2742 Жыл бұрын
Jisa allah khar illahy daanbigaga iyo kawalidintadaba illahy hadhafo wax badan ayaa nofaideysy illahy hakuxifdyo walal
@nastehoayan1976
@nastehoayan1976 Жыл бұрын
Mâcha allah waad mahadsantahay 😭😭🥰🥰
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Жыл бұрын
Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo ❤️ ♥️ ♥️ ♥️
@sadiomahamed7472
@sadiomahamed7472 Жыл бұрын
Mashaallah mashaallah tabarakallah 💖💖💞💞
@sacdiyocumarshiikhey4087
@sacdiyocumarshiikhey4087 Жыл бұрын
Masha allah allah ku xafido abowe qaliya
@bararahmamahamuud4404
@bararahmamahamuud4404 Жыл бұрын
❤🌹masha Allah ❤ 🌹
@aasiyoshuceip4236
@aasiyoshuceip4236 Жыл бұрын
Masha allah wll 🥰
@rahma_h2y
@rahma_h2y Жыл бұрын
Masha allh maxaa ka qurxoon in buugii aad qortay aad aqrido keep going
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 Жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭
@halimaahmed3285
@halimaahmed3285 Жыл бұрын
MashaaAllah tabarakallah jasakallaah kheyr
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 Жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 Жыл бұрын
mashAllaah Akbaar 😭
@saciidojaamac9921
@saciidojaamac9921 Жыл бұрын
Jazakalah akhii
@hodaninacbdi4125
@hodaninacbdi4125 Жыл бұрын
Masha allha 3mar ayaa aqrigay bugan hadana marka adiga aqrisay macan gooni aduu yeeshay jasallha qer
@jamacahmed5236
@jamacahmed5236 Жыл бұрын
Ilaahay dartiibaankuujeclahay alehakubarakeeyo
@aniso-cy4gw
@aniso-cy4gw Жыл бұрын
Alle ayaan karajaynayaa in aan kaaro hadafkayga ❤
@dekamuse4776
@dekamuse4776 Жыл бұрын
Ilaha ha ku barakeyo wll
@saabaxkaaba4671
@saabaxkaaba4671 Жыл бұрын
الحمد الله يارب العالمين اللهم امين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@leylaluula1945
@leylaluula1945 Жыл бұрын
yallah🤲🤲🤲🤲
@user-ue5vq3lp9h
@user-ue5vq3lp9h 4 ай бұрын
ilaahayow noo daa dadka wangsan❤
@user-rd6ln3bq9i
@user-rd6ln3bq9i 4 ай бұрын
Masha allh ilaheyhakuxifdiyo shiqeena❤❤❤❤❤
@maynunaali4673
@maynunaali4673 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤ Shukaran
@fadxiyaaxmedfadxiyaaxmed1273
@fadxiyaaxmedfadxiyaaxmed1273 Жыл бұрын
Wlhi wx،badan ayaan kaa faiday wllky جزاك الله خير
@ifraaxcartan6588
@ifraaxcartan6588 Жыл бұрын
Asc
@sadiomahamed7472
@sadiomahamed7472 Жыл бұрын
thank you abudakar
@user-eo1hu9ts9k
@user-eo1hu9ts9k 16 күн бұрын
Haqiiqo. dadaala wagara❤️
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 Жыл бұрын
Thank you walalkey 🤗
@amiiradadan4444
@amiiradadan4444 Жыл бұрын
Shukran shiikh 🥰🥰
@faizacabdullahi4379
@faizacabdullahi4379 Жыл бұрын
Mashallah
@user-qx7bk5os5t
@user-qx7bk5os5t 3 ай бұрын
Mashaa waxan fa iday waxyaabo fara badan jasakalahu khayr❤😊
@nuurtosaid1043
@nuurtosaid1043 Жыл бұрын
❤abowe allah kheyr bdn kusiyo iy cimri dheer
@nimoco401
@nimoco401 Жыл бұрын
masha allh shukran wallky mcn
@user-bf7xt9fh9t
@user-bf7xt9fh9t 7 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam❤❤
@abubakarduule2168
@abubakarduule2168 6 ай бұрын
Alaha ku barakeeyo
@zoyamaxamed
@zoyamaxamed 11 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah
@asiamohmmedazuazu7409
@asiamohmmedazuazu7409 Жыл бұрын
Jzk kheyr😇😇😇♥️
@jamacahmed5236
@jamacahmed5236 Жыл бұрын
alehakuxafido aamiin
@user-eo1hu9ts9k
@user-eo1hu9ts9k 9 күн бұрын
walaal sug. fa ina. macacusri. yusra. ina maça. cusri yusra❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@asiyaabdinuur8691
@asiyaabdinuur8691 Жыл бұрын
شكرا أخي
@saabaxkaaba4671
@saabaxkaaba4671 Жыл бұрын
Mahadsanid wlo 🎤🎤🎤✅✅✅✅❤🤴
@AsmaFatouma-lf9mn
@AsmaFatouma-lf9mn Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي
@user-vt9ku8dw1e
@user-vt9ku8dw1e 8 ай бұрын
Masha allah ilahay haku barakeyo❤
@AbdulRahman-qk1ix
@AbdulRahman-qk1ix Жыл бұрын
shugrn
@MohamedIrad-tx5bx
@MohamedIrad-tx5bx 4 ай бұрын
Allahu 😊
@ayaanahmedfarah.1862
@ayaanahmedfarah.1862 Жыл бұрын
Asc ababukar ilaahay haku xifdiyo waxaan doonayaa buugaagtaada sideen ku heli karaaa hadaan joogo wadan kale adiga oo maadsan
@iqromaxamed6740
@iqromaxamed6740 Жыл бұрын
Abyo buuga xage laga helaa waa u bahna 🥺
@user-in3ie4zv5j
@user-in3ie4zv5j Жыл бұрын
Azc wll❤ ❤
@idilismail2034
@idilismail2034 Ай бұрын
Mash allh 🎉
@user-bf7xt9fh9t
@user-bf7xt9fh9t 7 ай бұрын
Maasha allah
@user-zv2yg6qw3d
@user-zv2yg6qw3d Жыл бұрын
Wadku mahadsantahay
@user-qx7bk5os5t
@user-qx7bk5os5t 3 ай бұрын
Yaa allah❤😊
@FadumoMohamedAmiin-hx5pr
@FadumoMohamedAmiin-hx5pr Жыл бұрын
Maasha alaah walal
@QuzeymaMaxamed
@QuzeymaMaxamed 10 ай бұрын
Ilhy dartiis ku jecelhy wllkey abuubakar
@ubahfaisal3349
@ubahfaisal3349 Жыл бұрын
Man shaala😊😊❤❤
@user-lf1jf9eo6c
@user-lf1jf9eo6c 6 ай бұрын
Masha alll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xabiibanuur-te1uq
@Xabiibanuur-te1uq 6 ай бұрын
mansha allaah
@user-bf7xt9fh9t
@user-bf7xt9fh9t 7 ай бұрын
Alxamdulilaah❤
@amuysuff3232
@amuysuff3232 Жыл бұрын
الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم ❤❤❤الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد
@ayaanibraahin96
@ayaanibraahin96 Жыл бұрын
So aal sh Abubakar ama sh Omar qalbi iyo wadane ma laba mise waa hala
@FadumoMohamedAmiin-hx5pr
@FadumoMohamedAmiin-hx5pr Жыл бұрын
Masha alaah
@NimcoCabdixeysow
@NimcoCabdixeysow 11 ай бұрын
Nosoo badi😢😢
@xafsaadoontiirabi2692
@xafsaadoontiirabi2692 Жыл бұрын
Thanks 😊 ❤
@user-ic6ri9vk4z
@user-ic6ri9vk4z 4 ай бұрын
mashallah 🎉❤
@ubahyahyenour8743
@ubahyahyenour8743 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا أخي كل خير Wxa Jira kumanaan somaliya oo dhibaato abaaro,xanuuno iyo waxbarasho la'aan sidaa daraadeed inaga oo dhan wax wn Tari karnaa haba yaraatee wxn Soo jeedin lahaa inaad meel dadkaa Laga caawiyo inaan sameysiin sidaad horeba u sameyseen lkn mid aad u balaadhn markan هذا هو رأيي فقط يا إخواني أتمنى أن تفعلوا كما تفعلون دائماً
@sadiomahamed7472
@sadiomahamed7472 Жыл бұрын
Waarun sheikh abudakar
@ifraaxcartan6588
@ifraaxcartan6588 Жыл бұрын
Aboowe ilaahey dartiis lambarkaaga iigu sheeg waxaan raabaa wax badan ooqaan inaan kaalahadlo
@user-ic6ri9vk4z
@user-ic6ri9vk4z 4 ай бұрын
mashallah
@HindaDayabe-nq8sj
@HindaDayabe-nq8sj Жыл бұрын
Masha. Allh allh hakubarekeyo wll aboubaker lkn play storeka nosogali marlabad wan waynay
@user-ic6ri9vk4z
@user-ic6ri9vk4z 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤masha
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 Жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭
@habibaali2031
@habibaali2031 Жыл бұрын
I,a wllkey
@user-td3kn5tf2q
@user-td3kn5tf2q 7 ай бұрын
𝕞𝕒𝕤𝕙𝕒𝕝𝕙
@amuysuff3232
@amuysuff3232 Жыл бұрын
الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي وسلم علي نبينا محمد الهم صلي وسلم على نبينا😭😭😭🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺😭😭😭😭😭😭😭🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽😭😭🤍🤍🤍🤍🤍🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@kingzizu9005
@kingzizu9005 Жыл бұрын
Bookan inte kahela sh
Почему 08.08.2024  - день, который нельзя пропустить | Нумеролог
21:37
Нумеролог Андрей Ткаленко
Рет қаралды 658 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 74 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 73 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
MASAR OO CIIDAMO USOO DIREYSO SOMALIA & ITOOBIYA OO LAGA ADKAADAY
9:38
LaNoolowQuraanka 18 | Sidee Alle U Xusaa ?
3:56
Abdurahman Salim
Рет қаралды 24 М.
USTAD ABUBAKAR "WALIGA JACEYL MAKU GALAY" || CAWEYSKA ADNA CHANNEL ||
26:58
SORRY SH ABU BAKAR IYO CUMAR WAXA IDINKU DHACAY San ceb Waye😱
13:47
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 93 М.
KULANKA ABUBAKAR & CUMAR IYO SU’AALO|| GABADHA UU GUURSAN DOONO....
14:07
Qandho ayaan dareemayaa!! | Sidee tahay 7 ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
18:45
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 21 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН