RAAXO SHARIIF | MAGACADA MEEL WEYN IGA YAAL | TAHLIIL & RAAQIYA | OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 3,368,610

ABUU AFNAAN PRODUCTION

ABUU AFNAAN PRODUCTION

Жыл бұрын

Пікірлер: 555
@abdullfatahmohamed6349
@abdullfatahmohamed6349 Жыл бұрын
Hestan wlhi maan aqoon xaskeyga I qaaday Subax Subaxyada ka mida sida darted u so radiyay wlhi inaba caadi maaha 🥰
@salmosaciid1768
@salmosaciid1768 Жыл бұрын
Aniga maku qada kk😂
@xilwaali9953
@xilwaali9953 Жыл бұрын
@@salmosaciid1768 😂😂😂
@adelhussein3859
@adelhussein3859 Жыл бұрын
Sxb naag heysataa❤
@MohamedIbrahim-dn2nk
@MohamedIbrahim-dn2nk 4 ай бұрын
Shrmubuy
@user-pm5wc5jr1x
@user-pm5wc5jr1x 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@azadamiiruk1865
@azadamiiruk1865 Жыл бұрын
Codka inaba cadii maah from Djibouti respect ayaa uhayaa reer Xamar 🇩🇯🥺🇸🇴🙏❤️
@zaynabcali8671
@zaynabcali8671 Жыл бұрын
Isma fahmeynee mxaa naga soodontay 😂😂😂
@macab6141
@macab6141 Жыл бұрын
Somali baana ladhahaa 😂😂
@mohamedmouhoumedabdillahi4236
@mohamedmouhoumedabdillahi4236 Жыл бұрын
@@zaynabcali8671hadda wan baranay wax kaste cita af may may ka uu socona 😂
@yayamoalim2755
@yayamoalim2755 Жыл бұрын
@@zaynabcali8671 hhhhhhhhh
@cashomacalin-ys8bc
@cashomacalin-ys8bc Жыл бұрын
@@mohamedmouhoumedabdillahi4236 anaga reer baidoa ah ku bareyno😄
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 Жыл бұрын
Faananad raaxo shariif my favorite songer from hargaysa noolow Malmo wacan rer kiiniya habeenada aroosyada wawayn haloo yeedho fanaanada
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 Жыл бұрын
Jacayl ma lihi lkn heestan dareen jacayl ban ku dareemay commentigan wan u soo noqon doonaa maalin maalmaha ka mida Tariikhda:27/2/2023 Maalinta:Isniin🥰❤️
@abdifitahosman2069
@abdifitahosman2069 Жыл бұрын
Wali maku soo noqon miyaaa❤
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 Жыл бұрын
@@abdifitahosman2069 Reply-daada igu so celisay Thx🤌💯
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 Жыл бұрын
@@abdifitahosman2069 🥰🥰
@nasri1226
@nasri1226 11 ай бұрын
Soo laabo mar kle pls😢❤
@sadaqzah9087
@sadaqzah9087 5 ай бұрын
shaxaadka cmtiga aad ayaa utaqaan iga qabo kisteda 😂😂😂😂😂😂
@hoodohaypis3463
@hoodohaypis3463 Жыл бұрын
Ilahay ha isiiyo nin baari ah oo aan heestan uu qaado 🥺🤲😂
@mahamedhassansahal5833
@mahamedhassansahal5833 Жыл бұрын
inshaa Allah waad heli wll
@mohamedgiire7496
@mohamedgiire7496 Жыл бұрын
Walaal aamin taan kugu kabayaa walaahi niyo ahbaan kuugu duceeyay
@abdirazakharbiosfarah4074
@abdirazakharbiosfarah4074 Жыл бұрын
Maan hechina
@abduqadirbashir
@abduqadirbashir Жыл бұрын
nin baari? naag baari aa lagu duceysan jirey ma nin baari ah ayey howshu isku badeshay
@cabdiraxiimkhadar1647
@cabdiraxiimkhadar1647 Жыл бұрын
ameen ale ha kuso dhaweeyo
@faadumofaarax8622
@faadumofaarax8622 Жыл бұрын
2023/2/25 heestan waxaan dhageysan anoo qalbigeygu gubanayo anoo uboholsan garab hooyo iyo garab abbo iso duceya inaa ciilka hooyo iyo abbo la,aanta ka baxo😭😭😭😭😭😭😭
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
alle haga saro wll
@maxamedhadyad7830
@maxamedhadyad7830 Жыл бұрын
Wllo waad kabaxaysaa ciilka iyo kurbada kuhaysatana ilaahay ha kaafaydo
@khalidmohamud7359
@khalidmohamud7359 Жыл бұрын
Hees way dhaaftay😢runti qalbiga ayay Ka hestay Mamadan aan wan dareemo qofku ilahay calaf igu daray waxan leyahay JigJiga oo dhan adiga igu muhim san 😢
@masterburcoofficial
@masterburcoofficial Жыл бұрын
From tiktok gacanta taag ☝️
@marwadi1247
@marwadi1247 Жыл бұрын
Inta tiktok kaso racday💯😫😫
@maryamamusegarun577
@maryamamusegarun577 Жыл бұрын
☝wlhi aniga si aydo dhamestirn uhelo inta uso galy tiktok kuso arky
@agassihersi962
@agassihersi962 Жыл бұрын
😫❤️ay wa hesa from tiktok
@abdirahmanmuse5157
@abdirahmanmuse5157 Жыл бұрын
😅😅😅 waykn
@wadehfamilyfatoumaibrahim6281
@wadehfamilyfatoumaibrahim6281 Жыл бұрын
Kkkkkk waa runta aniga aya ka mid ahh.
@Rahmajama-mk6oq
@Rahmajama-mk6oq 10 ай бұрын
Me😂😢
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal Жыл бұрын
"Magacaaga aa meel igaweyn" 🙏🏿😭❤️ Fananad weyn Raxmo Shariifka.
@abdullahidayib4667
@abdullahidayib4667 Жыл бұрын
from tiktok hada katimid like isaare👌🤗🥰
@hibaaqmaxamud6817
@hibaaqmaxamud6817 Жыл бұрын
Same
@abdulahiabdigadir1149
@abdulahiabdigadir1149 Жыл бұрын
Haa wllh
@ayanxasan1960
@ayanxasan1960 Жыл бұрын
@@abdulahiabdigadir1149 eee2 ewee2e
@hiboadnan6596
@hiboadnan6596 Жыл бұрын
Same
@kaalayhalkaan434
@kaalayhalkaan434 Жыл бұрын
😂😂😂✋🏽✋🏽✋🏽✋🏽
@faleenboos9561
@faleenboos9561 Жыл бұрын
Am agyptian i love somali music because Somali ate really ancient agyptian
@ninween6865
@ninween6865 Жыл бұрын
No we're not Ancient Egyptians but we appreciate your love ❤
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 Жыл бұрын
@faleenboos9561 We appreciate your love but lemme correct your assumption that Somalis are NOT Egyptians. The only connections we have is that of Islam
@abdirahmanegal1241
@abdirahmanegal1241 Жыл бұрын
@@issaabdullahiaalim1334 and also africanisim and arab lol
@ummaarije2973
@ummaarije2973 10 ай бұрын
Sorry, but somalis are not Arab.......we are African and proud! ❤
@apdleseid2574
@apdleseid2574 Жыл бұрын
Heestan Waxay isku laxan yihiin heesta king khaalid qaado eee nagmay nagmay noloshaydiyay adaaa nagmay
@zeinabhussein8741
@zeinabhussein8741 Жыл бұрын
Waa iyaada oo la badala
@yahyehussein
@yahyehussein Жыл бұрын
HEEStan waxan dhagaysanaya aniga oo bas saaran waxan u socda tuulo ku taala dalka france wan ka helay runtii reer koongurku fankii waa bartay balo ku dagtay From gobolkii ragga somaliland ✅️
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Qadadweynti somaha🥺😂😂
@naciimodaauud1343
@naciimodaauud1343 Жыл бұрын
Jah
@yahyehussein
@yahyehussein Жыл бұрын
@@naciimodaauud1343 so dhawoow naciima magac fcn ayad wadata allah haku sharfo
@muhudinabbir
@muhudinabbir 11 ай бұрын
​@@naciimodaauud1343❤😮😢😂
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 6 ай бұрын
Af xumida
@Ayaan-sw1wr
@Ayaan-sw1wr 2 ай бұрын
hodon ilahay ha u naxariisto❤
@cjumer7431
@cjumer7431 2 ай бұрын
Hodan ilahay ha uu naxaristo😢
@khaalidsinkara7200
@khaalidsinkara7200 Жыл бұрын
Hestan sidayda okale yaa tiktok kasoracay😁🙏
@maryanabdi2893
@maryanabdi2893 Жыл бұрын
Magacaga mel weyn iga yaal❤️My Mohamud💍🥺❤️🥰
@samirasheik2135
@samirasheik2135 Жыл бұрын
Ilahy ayaan ka baryayaa nin wanaagzn o aan uqaado😂❤
@abdurazaqahmed1686
@abdurazaqahmed1686 Жыл бұрын
aniga dacad ku noqonayee isoo dhaway 😢😊
@cabdiraxiimkhadar1647
@cabdiraxiimkhadar1647 Жыл бұрын
amiiin amiin ale ha ki.so.dhaweeyo❤
@user-vh1dq2wm8m
@user-vh1dq2wm8m 2 ай бұрын
Aniga ee qad walal anaa kuelowi donin ee
@ayanyusuf9521
@ayanyusuf9521 Жыл бұрын
Laxanka heesta uun baan ka helee wlhy mid kama fahmaayo from somalilnd
@caanoboodheofficial2143
@caanoboodheofficial2143 Жыл бұрын
Dadka aan aan daacad ahayn uun baan ka fahmay anu
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 Жыл бұрын
@@caanoboodheofficial2143 Hhhh yaa inoo turjuma tolow
@wadehfamilyfatoumaibrahim6281
@wadehfamilyfatoumaibrahim6281 Жыл бұрын
Kkkkkk adiga ya kugu talagaley inad fahantu
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Ma fahmyi aa😳
@najiipxasan9499
@najiipxasan9499 Жыл бұрын
isaq isaq iska ka dhala tahay ee maxad fahmi😂😂
@mohamedadan3502
@mohamedadan3502 Жыл бұрын
War Wuxu cod macana 🥺❤️ Adaa daganow an ku doorte ee dhahday 😢❤❤wllhi iLike her voice ❤
@xamdiadan2384
@xamdiadan2384 Жыл бұрын
Aguagszkccbw
@abokorxamdi9348
@abokorxamdi9348 Жыл бұрын
From Somaliland💚🤍❤️iLove somalia 🇸🇴😭
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Sidokle wllo🥺❤🇸🇴🐎
@khalidayi7683
@khalidayi7683 11 ай бұрын
Xaaskeyga iiqaadi jirtay heestaan allaha unaxaristo ❤
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 10 ай бұрын
Amiin wllo 😢🤲
@Ishhh14333
@Ishhh14333 6 ай бұрын
Oh I'm sorry for you're loss Abowe take ❤❤❤
@habonhoussein5571
@habonhoussein5571 Жыл бұрын
From Djibouti i love this soon big ❤ my people somalie
@makadorhr6156
@makadorhr6156 Жыл бұрын
From Djibouti dhee on est là indr😊
@habonhoussein5571
@habonhoussein5571 Жыл бұрын
@@makadorhr6156 merci hn
@farujfarhan
@farujfarhan Жыл бұрын
noo
@maxamedsidiiq5668
@maxamedsidiiq5668 Жыл бұрын
magacaygu waa mohamed sidiiq apdiaziiz Heestan markaan maqlo waxaan xasuustaaa inan aan jeclahay oo I fahmi weysay laakiin I.A maalin uun rajaynayaaa in aan nolosha wada qaybsano 👨‍👩‍👦💑 iigu soo duceeya asxaapay ilaahay inuu qalbigeeda ii soo jeediyo 🤲😰 👸❤Marwa ❤Jaamac ❤Ismaaciil❤👸 Maalin uun waan u soo noqon commentigan anigoo faraxsan oo riyadaydu ii rumawday😰😰🤲🤲INSHAALLAAH🤲🤲🤲
@aaminoibraahiim9051
@aaminoibraahiim9051 Жыл бұрын
Is faham dhaxdina allaH dhiGo io jecla dhamanin allaH calfa isku kin daro
@deegfaysaldhagane7259
@deegfaysaldhagane7259 Жыл бұрын
Ado sida Kor oga ilashanaya oo ka xishonaya aman aniga ku yaca bro 😃😃😃
@israsaid9513
@israsaid9513 Жыл бұрын
Ilhy ha kuzojedio 🥺
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 Жыл бұрын
@@deegfaysaldhagane7259 ka xishood warya dumashida.😂😂
@mariamabdiqadir3072
@mariamabdiqadir3072 Жыл бұрын
Insha allah abowe anagana waxa kU leenahay ilahow calafku idin mideeyaa❤
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
Old is gold 🥇 heestaan waxa kuso xsuusaa. Doona gabar aan sxbo nahayyy oo ladhaho magacaga aa meel weyn iga yaal 26/02/2023 Saacada 10:45 pm ⏱️waan ku jeclahay sxb +wll 🥺❤️‍🩹👸🏾
@YaminaMe
@YaminaMe Жыл бұрын
Ilaahi haa idin kulmiyo labadiina janatul fardows.
@cumarbodboode4201
@cumarbodboode4201 Жыл бұрын
@@YaminaMe zfdS01064t 2tw6yrrtt
@abdi.som84nasir50
@abdi.som84nasir50 Жыл бұрын
P
@MadinoTalyow-qe5ci
@MadinoTalyow-qe5ci Жыл бұрын
AsC
@MadinoTalyow-qe5ci
@MadinoTalyow-qe5ci Жыл бұрын
Zzxx
@yahyeabdi5516
@yahyeabdi5516 Жыл бұрын
Heestan wn iska jclahy anigo hda wx jacyl ah leheen Ayn markasto dhagystaa, InshaAllah waxn fila malin malmha kamid ah inan heestan kusolabto anigo jecyl dhab ah leh Waxan kudhihi dona qofta jclado,.."... magacaaga aya Melwyn iga yaalee..." Wa haben axad 11.32pm 23/04/2023 Hdad ilamid tahy LiKE dhac kusii.. From Kenya 🇰🇪
@SuheymaAhmed
@SuheymaAhmed Жыл бұрын
From Tikok katimid like isaar
@IsmailabdiChannel
@IsmailabdiChannel Жыл бұрын
Heestan markan daawaday waxan Ex taydi 10 years kadib iyadoo 5 ciyaal leh nacalaa shaydaan kuyaala 😢😢
@elsharawisigad5500
@elsharawisigad5500 Жыл бұрын
Ilaahay kuma qorin 5 cayaal haday hesato Ilaahay ba uqoray ma shallh udheh
@xusseenaadaanxasan9950
@xusseenaadaanxasan9950 Жыл бұрын
MashLaaaah u dheh adigu intaas mxd qabnysay
@hassanhashi793
@hassanhashi793 Жыл бұрын
Mamadan waxay Isoo xasuusisay codkii magool AHN lovely voice ❤
@user-jj4id8vq2d
@user-jj4id8vq2d 10 ай бұрын
I am Kenyan bt I love this song ❤❤❤❤❤❤
@claahixuseen8355
@claahixuseen8355 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@yusra.ahmdd03
@yusra.ahmdd03 8 ай бұрын
Happy to hear ❤️❤️😍
@qweenofrespect182
@qweenofrespect182 8 ай бұрын
​@@claahixuseen8355wa been 😂
@omar7396
@omar7396 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Жыл бұрын
Heestaan waxey ii lahaa doonta xasuus ii gaara waxaa kasoo baxay dhowr maalin kahor baraasiil hada waxaa kusii dhawaha panama qoraalkan inta aragto somalia 🇸🇴 ducadiina ubahanaha PLS
@ayaanmaxamedayaan9874
@ayaanmaxamedayaan9874 Жыл бұрын
Walalky allaha ku nawad geeyo anaga no so duce ina tagno 😊😢
@hoodohaypis3463
@hoodohaypis3463 Жыл бұрын
Adigo nabad ah ilahay ha ku geeyo wlloh🤲🥺
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Жыл бұрын
@@ayaanmaxamedayaan9874 rayidaada hadey taha allaha kuu rumeyo walal mcn
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Жыл бұрын
@@hoodohaypis3463 amiin walal mcn Thank 😍
@MohamedTacabir
@MohamedTacabir Жыл бұрын
Alle haku nabad Geeyo
@khadijamohamed9420
@khadijamohamed9420 Жыл бұрын
Heestan lkn wax yar ayaan tiktok ka fiirsaday lkn really wan ka helay😩😫😭💔
@akdream5313
@akdream5313 7 ай бұрын
I am Barasili and i Enjoy Somali Songs ❤
@SagalDuran
@SagalDuran 6 ай бұрын
Miyaad walanthay mooryaan caadi iska dhig 🤦🏽‍♀️
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
Dabcigena hadi As is dortay Dadaa Dacwa Ween ka qawee Madaremi Karta Another level 🎤
@kamallpabdikadir6511
@kamallpabdikadir6511 Жыл бұрын
What a song wlh Raaxo Sharif Alle Cod Wuu udhiipaY aniga Oo Aan aqoon Heesta AYaa Wxaa I dareensiiyay Xaaskyga fowsiya Ahmed apdulahi Wllh Hees Dagan oo Dareemo Wadato wyeh .....🤞❤️🌏🫂
@caydaruuzmaxamed736
@caydaruuzmaxamed736 Жыл бұрын
🎉RAAXO SHARAIIF . Heesta an ugu jeclahy heeseheeda iyo heesta kowaad en ugu jeclahay af maay maayga ❤ Wax kastoo macaan adan jeclahy inad iguma raaxaysato kadib igala hesho /!/🖤 Magacaaga aaa meel wayn iga yaaal 💜🙌🖤
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
🥰🥰✋
@najahismaciil2157
@najahismaciil2157 Жыл бұрын
S. ,,,,,A,
@sayit9425
@sayit9425 Жыл бұрын
Heesta chenell wayn soo dhiga waa qarxaysaa anaa hupa
@aymanzackymohammed3286
@aymanzackymohammed3286 10 ай бұрын
Wankuwata hoyoo raxo mwac
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 11 ай бұрын
Mama raaxo shariif nuur magoosha qarnigan waxaa aad u jecelhy heesaheda haatuf iyo abduulahi waliba haatuf ani yar dhageysan jire mama guleyso galabnimo jumco 17;8 4-8-2023 muqdishu-somalia
@Hariir212
@Hariir212 Жыл бұрын
From tiktok like👍
@sadiiqcali1067
@sadiiqcali1067 Жыл бұрын
Hestan Gabar an Shukansado xalaY ii qaaday runtii aad ban uga helay 😃
@mohameddagueh1624
@mohameddagueh1624 Жыл бұрын
machallah fanaanada ayaa leh cod aad u qurux badan. balse haddaan ku xasuusiyo asalka heestan waxay soo taxnayd in ka badan 15 sano. heesta waxaa lagu luuqeeyay Canfarta🇩🇯 waxaana iska leh fanaanad Canfar 🇩🇯ah. cinwaanka dhabta ah waa (anu yinti ko nabam dagraa)
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Жыл бұрын
Sxb 15sano ka hor buu khaalid qaaday Heesta waxaa la dhahaa nagmaay Raadi waad heleysaa laxanka somali baa Asal u leh War raadiyay heesta balse 9sano 8sano ayey soo saarayan khaalid baa la dhahaa ninka heesta leh laxankeda heesta magacedu waa nagmaay
@ia5159
@ia5159 Жыл бұрын
This type of xamari hees is something else 🎉🎉🎉🎉
@mohamedrobleahmed9198
@mohamedrobleahmed9198 11 ай бұрын
Raaxo ShariiF Codkeeda iyo Quruxdeeedu Makal Dhacaan ❤❤❤
@farmacademanka1092
@farmacademanka1092 Жыл бұрын
Mar lee ila kulmiya edo wn rab plz wn jecelahye ❤💚💗💚🧡💚💯💥💢
@gheremewaraghaw4993
@gheremewaraghaw4993 11 ай бұрын
It is Classic Song(during ziyad Barre regim) it is sweet
@MohamedAhmed-bm3fl
@MohamedAhmed-bm3fl Жыл бұрын
Axsan cod Caadi ma aha heesta raaxo shariif
@maxamudcumar5348
@maxamudcumar5348 Жыл бұрын
ppppppp
@Ciidey
@Ciidey Жыл бұрын
Nolosheydiyeey adaa nagmaay nagmaay nagmaay
@NuuraGuureye
@NuuraGuureye 2 ай бұрын
Alla hodan baa ku jirta alle haku naxariisto wll😭🤲
@kimjezuublinkandarmy4031
@kimjezuublinkandarmy4031 Жыл бұрын
From TikTok 😂🙋‍♀️
@xalimayusuf
@xalimayusuf Жыл бұрын
I am marekan from somalia 🇸🇴 song 🎵 ❤ love you all
@Khalidkasim860
@Khalidkasim860 9 ай бұрын
Hees iga dheg raaxo one the best zong❤
@abdirashidmohamed5921
@abdirashidmohamed5921 Жыл бұрын
Qarnigan oo dhan heesti u horaysay ee somali kenya laga hayo weeye tan😊😊😊
@omarkabiilawajeer6375
@omarkabiilawajeer6375 Жыл бұрын
Much appreciated 🙏 raaxo shariifo
@damalaboodichannel9392
@damalaboodichannel9392 Жыл бұрын
jacaylkayga maadaama uu burburay 💔💔💔💔O aan hada go'aansaday in aan jacaylka dabada ka joogo balse waxaan rajaynayaa in maalin uun jacaylkaygii isoo laabato Oo aan heestan wada dhagaysano from hargeisa 🙏
@Hano12Yusuf-sz2jj
@Hano12Yusuf-sz2jj Жыл бұрын
Malin maalmaha kamida aya xazuuzan Donaa waxaan Halkaa ku Qoray iy0 waxaan iga jeedapa ilahay Halkaa Rapay Hay fudadiyo inshallllH []=[]
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
I.a
@somaliacommedy8444
@somaliacommedy8444 Жыл бұрын
I from gedo ilove somali music😘😍
@zakariyeibrahimahmed8450
@zakariyeibrahimahmed8450 Жыл бұрын
From bardhere ❤
@mustafedugsiiye478
@mustafedugsiiye478 Жыл бұрын
Raaxo Sharif ciyaalkii hore
@cabdiwahaab2851
@cabdiwahaab2851 Жыл бұрын
Ciyaalkii horaa Mise dadkii hore 🥴😄
@abdikadirsalah4636
@abdikadirsalah4636 Жыл бұрын
Wow best song
@zakariyeibrahimahmed8450
@zakariyeibrahimahmed8450 Жыл бұрын
Waxaa jirta gabar aan zhipo nahy lkn aan dareen jcyl uqaday.. ayada maoga Lkn anaa said ujecel uma sheegan Wali… waxaan sugaya ilaa ay ka fahanto ❤ like saar si aan maalin comentigan uguso laabto😢
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 Жыл бұрын
Uu shego wll nin raga alle ka dhigayee beri waxa ku so kacaysid war uma haysidee
@MohamedAli-uq1ig
@MohamedAli-uq1ig 8 ай бұрын
Iney ku fahanto ayaan rajeyna Insha'Allah
@user-dk1uv1kn3q
@user-dk1uv1kn3q 7 ай бұрын
Hada ma ushegatay madama 9bilood Kaso waregtay mise inay Ku fahanto ayaad weLi sugaysa 😂
@fadumabdi3523
@fadumabdi3523 Жыл бұрын
Jah 😭 hees iyo bar from Tiktok 🤣
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 Жыл бұрын
nice love song raaxo shariif thnks sis
@mahummedjamac7897
@mahummedjamac7897 Жыл бұрын
Raaxo Sharif waan kusalaayamay
@sundusAbdirizakjeebe
@sundusAbdirizakjeebe Жыл бұрын
Daren jcyl😢❤12/7/2023
@omarkabiilawajeer6375
@omarkabiilawajeer6375 Жыл бұрын
What a lovely 🎵 song
@user-nl1ls2dd8v
@user-nl1ls2dd8v 8 ай бұрын
masha allh raaxo shariif
@SuleekhoIslaan-xk4uh
@SuleekhoIslaan-xk4uh Жыл бұрын
Yees haaa mel weyn iga
@fatimamaani4465
@fatimamaani4465 Жыл бұрын
Beautifully sang!😍♥️👏
@OgeysSanaag
@OgeysSanaag 8 ай бұрын
😊
@nuurmaxamed7573
@nuurmaxamed7573 Жыл бұрын
Ala heestaan macan waaye wllhi
@sooranyare1335
@sooranyare1335 Жыл бұрын
Waa ay ig gadantay hay heeskaan whi
@DekMohamedDararDek-ie2wp
@DekMohamedDararDek-ie2wp Жыл бұрын
I love this song
@user-lm8rf5qv3h
@user-lm8rf5qv3h 4 ай бұрын
Husskàsadan
@AishoAbdi-lf9nd
@AishoAbdi-lf9nd Жыл бұрын
RESPECT fananadaan ayaa wax kataqaan ❤️🥺
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 Жыл бұрын
7kanba heestan heestan baa haysatey tiktok ta❤😂15/5/2023 yaa dawanaya salama😗😝adaa iga mutasaytay🎉❤
@dowsey640
@dowsey640 Жыл бұрын
15/3/2023 been leey🤣🤣🤣🤣🤣
@xaawonuur8827
@xaawonuur8827 Жыл бұрын
Ah waxaan lagaa dhahaa hees
@LadandaganXaawo-hc1bp
@LadandaganXaawo-hc1bp 8 ай бұрын
The best song raaxo shariif
@munasarabdalla7781
@munasarabdalla7781 Жыл бұрын
Alla Heeskaan Gabar Iiqaado aanrabi lahaa🥹❤️Markaa Dhagesto Jacela drema Qofteydiyey Waaku Ilaashan doonaa😢
@sabirinrashiid1200
@sabirinrashiid1200 Жыл бұрын
Jah anaa kuqadaa mcn😰
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush Жыл бұрын
Faraxow nagadaa pojada😂
@Abdullahgii
@Abdullahgii Жыл бұрын
Heesta Jawiga iisaxday(03/06/23)😁, Caawana(17/06/23)Safarkeyga Nairobi to Mogadishu to Hargaisa to AddisAbaba ii qurxisay😅😊. ''Magacaaga aa meel weyn iiga yaal''😊.Hees iyo bar.
@Maalin89
@Maalin89 Жыл бұрын
I'm Spanish I love Somalia beat 💓 😍
@gheremewaraghaw4993
@gheremewaraghaw4993 11 ай бұрын
The bit is Rege
@Mahadale
@Mahadale 11 ай бұрын
Maalin na malagu dhahaa😂
@suldaanzadkapoy7105
@suldaanzadkapoy7105 7 ай бұрын
Magacaga meel weyn iga yaal💔🥺 wxaan kugu soo dardaarmaaye iney dadka qaar yihiin______ 🥺💔 oH my remember qoftii ibartay maanta waa married 🥺 lknseH marban usoo noqon dona walipa anoo___________aH taarikhdu ay mareyso 8 december 2023 friday😪🤝
@Maxko-10
@Maxko-10 Жыл бұрын
Greatest song ever seen in somali songs 🎵 🙌 👌 👏 ❤
@zeynabshariif
@zeynabshariif Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Onur-km1bb
@Onur-km1bb Жыл бұрын
0plap
@Onur-km1bb
@Onur-km1bb Жыл бұрын
A
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
Heestan laxanku muuna ahayn nagmay nagmay
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
Love this song🥰
@CabdirisaaqIbrahim
@CabdirisaaqIbrahim 11 ай бұрын
Another level song❤
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 Жыл бұрын
Ada daganow an ka doorte intasaba wx kle ah🤒❤️🥺
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Codkeda mama raxo❤
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 Жыл бұрын
Raaxo qof masrixiyad leh ❤❤
@dushmoha1099
@dushmoha1099 11 ай бұрын
I'm Chinese bt I like somali songs❤❤
@atikaabdulrahim7657
@atikaabdulrahim7657 10 ай бұрын
Ma shege marka😅😂
@hodanosman4264
@hodanosman4264 7 ай бұрын
Caadi noo buusteeh 😂😂
@MKMOHAAN
@MKMOHAAN 6 ай бұрын
Maba fahmayside sidee ku jeclaaneysaa😂😅❤
@suhaybaadan1920
@suhaybaadan1920 2 ай бұрын
😂😂
@earthscrust9092
@earthscrust9092 Ай бұрын
Welcome to Somali music, sister.
@Beautyofanime1
@Beautyofanime1 Жыл бұрын
The melody is from King Khalid - Nagma
@fowsiohirso9741
@fowsiohirso9741 Жыл бұрын
Hees io bar weeye ru ahaanti❤❤❤🖐
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Жыл бұрын
From erataria 🇪🇷🇪🇷 ilove somali music &and my people 🇸🇴😭🙏🙏
@yahyehussein
@yahyehussein Жыл бұрын
شكرا واناكذلك اهل ارتريا
@digeabdi8811
@digeabdi8811 Жыл бұрын
Kkkk
@Awobmsjksn
@Awobmsjksn Жыл бұрын
Me from Ukraine 🇺🇦 😂
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Me I from costa rica 🇨🇷
@a.alaskaofficial3641
@a.alaskaofficial3641 Жыл бұрын
Much love 😘 from somalia 🇸🇴❤️
@abdiali965
@abdiali965 Жыл бұрын
Heestan waanku haysta
@Eliza470
@Eliza470 Жыл бұрын
from tiktok❤️🥺
@alisalah6622
@alisalah6622 Жыл бұрын
Jah hees iyo bar
@farujfarhan
@farujfarhan Жыл бұрын
wow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAli-uq1ig
@MohamedAli-uq1ig 8 ай бұрын
Wllhi Heestan Gabar An isku Dugsi Aheyn ii Qaadi jirtay Anigoo Yar Mana Fahan Saneyn iney Hees jaceyl tahay [ Adaa dagano Aan Kaa Doortee MAXAMADOW ] Heestan Manta Oy Taariikhdu Tahay 20/10/2023 Ayaan dhageysani Hayaa Waa Gii Heestan Ley Qaadi jiray Maanta Hadaa Ley Qaadi Lahaa Farxadeyda Lama Soo Koobi Laheyn Runtii Waayo Waa Hees Qiiro Leh Gabadhas ilaa Hada wey ila Soo Xariirta Lkn Waa Inaa Xasuusiyaa Heesta Kuna dhaha [ Magacaga Aa Meel Weyn iiga Yaal SEYNABEY ] Gabartas Aad ayey ii Jecleyd Runtii Balse Anigaa Fahmi Waayey Ujeedkeda Waxan Idin ka Codsana Hadad QorMadan Aqrido Like ii Saar❤ iiguna Soo Duceeya iney Iga Aqbasho Insha'Allah Commenigan Maalin Ayan Soo Booqan Doona Hadaan Calaf Ku Gaaro Jumca Wanagsan
@ishahamza5426
@ishahamza5426 7 ай бұрын
Kkjjkk
@fatounahmett3130
@fatounahmett3130 6 ай бұрын
Ana ku qadaye diyar mathy 🤔
@realwaryavevo2903
@realwaryavevo2903 6 ай бұрын
Hu9
@faysalbashiirfaysalyare2432
@faysalbashiirfaysalyare2432 6 ай бұрын
Sxb inaad hesho aa kugu raajeena ❤love is big pro niyaada kheyr usheeg
@Ayaan-kaafiya
@Ayaan-kaafiya 4 ай бұрын
maad raadisid haday wali inantahy
@serios9098
@serios9098 4 ай бұрын
Wax walba waxaa ka qiima badan codka fanaanada runtii fanaan aan iyada aheyn maba dhageesto raaxo shariif nolol iyo barwaaqo kugu ogahay
@Games_pugb
@Games_pugb Жыл бұрын
Je l'aime cette chanson
@erhadali4424
@erhadali4424 Жыл бұрын
Moi aussi fréro
@user-cy4kt7ri2o
@user-cy4kt7ri2o Жыл бұрын
Best song I like
@MariamMohamed-re9uw
@MariamMohamed-re9uw 2 ай бұрын
Hodan allah yaraxmah😢
Raaxo Shariif Rag Waa Nacab Iyo Nasteexe 2024 Xasuustii Amina Camaari
4:58
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 48 МЛН
RASMI REYS FT RAAXO SHARIIF | RIMEX HURDA KAMA BOGTOO OFFICIAL VIDEO 2023
6:28
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 524 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,4 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 4,7 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 9 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,3 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,2 МЛН