No video

Rag isku arkay jaandheer|jiib iyo jaan

  Рет қаралды 49,285

Garbiye Tv

Garbiye Tv

Күн бұрын

jaandheer tan waxaa ku wada qaaday laba nin ee daawasho wacan
waxaan idinka codsanayaa inaad nagu taageerto
#like
#subscribe
#share

Пікірлер: 42
@axmedjeeni1667
@axmedjeeni1667 2 жыл бұрын
Waa tuulada Habuura Hawdka Tog-dheer Ragga heesaya waa, Jama Ali oo reer daahir ah,iyo mr Xiir oo muuse carre ah. Xiligu waa habeen,. Goobtu waa arooskii Axmed Cisman indhayare
@garbiyemediaproduction8337
@garbiyemediaproduction8337 2 жыл бұрын
Sowmah zxb qali
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 2 жыл бұрын
Waaaw wan kula socodaa iga soo giiji
@ayaancabdiraxmaan4974
@ayaancabdiraxmaan4974 9 ай бұрын
Wuxuu yidhi hooyadaa Ha xaaley ee Xorod madaxa kaga jiidh oo xagayaga usoo carar
@MohmeT_omer
@MohmeT_omer 2 жыл бұрын
𝙼𝙰𝚁 𝙸𝙼𝙰 𝙳𝙷𝙰𝙰𝙵𝚃𝙾 𝙹𝙰𝙰𝙽𝙳𝙷𝙴𝙴𝚁𝚃𝚄 𝚆𝙰𝙰 𝚇𝙰𝚁𝙰𝙰𝚁𝙰𝙳 𝙼𝙸𝙸𝙳𝙷𝙰𝙽
@sayidsahal6717
@sayidsahal6717 2 жыл бұрын
Xagee la tumaya sxp sare
@garbiyemediaproduction8337
@garbiyemediaproduction8337 2 жыл бұрын
Sayid sahal Soo dhawoow marka hore wll waxaa weeye arooska dhacay tuulada la yidhaah habuura halka iminka laga ciyaarayaana banaan ina nuur muuse u dhow waana markii gabadha gurigooda laga soo qadayey waxubana waxay ka tirsan yihiin degmada gaashamo ee dds
@dalmartv8475
@dalmartv8475 2 жыл бұрын
@@garbiyemediaproduction8337 nin culus waad haysaa halkaa kawad sxp
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 2 жыл бұрын
Hore usoco nuur dhanto zhp ❣️💓❣️🤎🤎💕❣️💗
@garbiyemediaproduction8337
@garbiyemediaproduction8337 2 жыл бұрын
Hamse abdikarim mahadsanid zxp nin dhaqan jecel baadtahay alle ha ku sharfo
@shaaficikabadhe4019
@shaaficikabadhe4019 Жыл бұрын
Abahaa ha xaalayn dirir ducale bare
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 2 жыл бұрын
Masha alla ninkan ilaahay ha dhawro
@samaale7381
@samaale7381 2 жыл бұрын
Dhulka sidaa u cagaaran ma Gaashama? DDS waxa aanba moodi jiray In ay saxaro tahay
@garbiyemediaproduction8337
@garbiyemediaproduction8337 2 жыл бұрын
Samaale waa dhul cagaaran oo aad u qiimo badan xilli roobaadka soona dhawoow wll subscribe ta ku qabo channel
@samaale7381
@samaale7381 2 жыл бұрын
@@garbiyemediaproduction8337 Mahadsanid walaal noo soo duub dhulka somalida DDS, dooga iyo duurjoogta ku nool. Gaashama wey qurux badan tahay Gobolka Hiiraan ayey I soo xauusisay.
@garbiyemediaproduction8337
@garbiyemediaproduction8337 2 жыл бұрын
@@samaale7381 insha allah waan ku tala jiraa inan macluumaad dhamaystiran kasoo duubo quruxda iyo taariikhdaba dhulweynaha hawd
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waar waa bilaa DDS meeshu waa Caro isaaq habar yoonis iyo Habar jelo muuse Care iyo Reer daahir
@somaligavement
@somaligavement Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Haye
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Jandheer samsam sanaag
@cabdiqaniabdi9967
@cabdiqaniabdi9967 2 жыл бұрын
Wax aaadiya meesha soo Gali maxaa xigmad ku jira
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 9 ай бұрын
Garbiye Tv Xgee laga leeyhy Yaa masuulka ah 😅
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Cajiib ninkaa kale ma buundheliqaa sxb?
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waar meeshu Xaguuga u ekaa
@abdulwakeelmohammed3377
@abdulwakeelmohammed3377 Жыл бұрын
Waa cali jaamac mesho
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Waa warsangeli maakhir zamzam h xeelle calmadoow mirci macag
@Cayn1993
@Cayn1993 Жыл бұрын
Waa hawdka Ethiopia wll
@abdullahiabdi3930
@abdullahiabdi3930 Жыл бұрын
Ina adr tan oo faseex ah ma helaysaa
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Samsam jandheer
@hantidhowarmedia1715
@hantidhowarmedia1715 2 жыл бұрын
Ciyaar iga dheh
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 2 жыл бұрын
Lkin sxp labada nin way isu cod eeg yihiin ma walaala
@garbiyemediaproduction8337
@garbiyemediaproduction8337 2 жыл бұрын
Cabdalla Gurey mahdasanid geesi waxba isuma aha ee waa dadka hadalkooda yacni waa ay buuqayaan
@dalmartv8475
@dalmartv8475 2 жыл бұрын
Maxaa isukeenay jama waa nin reerdaahira Ka kalana waa muuse ismaciil wan joogay arooskii abtigay buu ahaa galap xararad lay ahayd afka laysla galay waliba markidanbana waa laysku layey
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 2 жыл бұрын
@@garbiyemediaproduction8337 sharfanid oo maamuusanid inder
@hamseisse7506
@hamseisse7506 2 жыл бұрын
Cayaaaraha waa laka yaqaaan waa jafle waxaa laga cayaara hawdka
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Warsangeli maxamud harti warsangeli
@hibonour9657
@hibonour9657 6 ай бұрын
Maya ciyaartan waa jaandheer hawd ka gobalka togdheer baa laga ciyaara waa gaashaamo iyo gawlalaale waa habarjeclo iyo habaryoonis
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Zamzam
@abdulwakeelmohammed3377
@abdulwakeelmohammed3377 Жыл бұрын
Rag culus aya isku helay allah maxaan jibiyay
@hamseisse7506
@hamseisse7506 2 жыл бұрын
Buuhoodle weeye
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Buuhoodle ma ah waa Haye Habuura ama Xaguuga,
@alcowdafarah307
@alcowdafarah307 Жыл бұрын
Wa idoor nimankan Gawlalaale aya ladhahaa meesha✅
Jaandheer Xiiso badan - hal saac
1:00:35
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 62 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 7 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
foodcade iyo fooley - cayaar jaandheer qaybtii labaad  #subscribe_like_comment
47:45
aflahar official channel
Рет қаралды 74 М.
Jawaabti Idoor Gabadh Darwishada uso Jawaabti.,,
3:58
Xoriyo Xarago
Рет қаралды 26 М.
jaandheer xiiso leh dhalandhool vs dhible [kardhiye]
15:04
Shaafici Dhaanto🇱🇷
Рет қаралды 27 М.
Dhegay iyo Saalax-Jaandheer Aroos Deeganka Gooxdheere
45:21
Jaceyl indho male
Рет қаралды 2,7 М.
jandheer jawab ah warsame jamac xigasho nuurdhanto
10:07
DABSHID TV
Рет қаралды 54 М.
Hees jaandheer ah- dhalan-dhool iyo xasan quulle .
1:39:21
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 38 М.
jaandheer xiiso leh nugaal abwaan guray jamac dhere
48:07
Shaafici Dhaanto🇱🇷
Рет қаралды 6 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН