No video

RAHMA HASSAN | MA DICTOR IS NACAY BAA | SHOW DJIBOUTI CIID EL-FITR 2023

  Рет қаралды 1,758,680

DALSAN Media

DALSAN Media

Жыл бұрын

Пікірлер: 304
@guutaalechanel4502
@guutaalechanel4502 Жыл бұрын
Heestaan dad kaa leh Eraya qaldan ayaa ku jira Waa dad aan fahmin sugaanta macnaheeda heestaan Qiso abwan kasameeyay ku dhacday ayey ka hadleysaa Abwaan cali gaab ayaa leh Erayada horay waxaa u qaaday nimco yaasiin gabar reer jabuuti ah Abwaan kaariye ayaa uga sheekeeyay abwaan cali gaab inuu gabar jecelyahay oo uu kala taliyo abwaan cali gaab kalama talin ee waa ku jeesjeesay waana katagay kadib cali gaab ayaa jaceyl galay oo soo xasuustay nabsigii uu kaariye ka galay Heestana sidaas ayuu ku sameeyay . Hal qabsi ina kaariye ayaa ku jira heesta oo waa ka leh Diinkii nabsiga waday Ina kaariye u diray Dib urogoshadiisii Ama anuu igu soo dagay Dibnihiisu kululaa ma dabaa Kasoo bixi Diirdiiranaayoo Dabuubtiisy adagaa Mid deyr cad geeliyo Dambarkiis lagu anqariyoo Duulaan ukacaybaa Marka fahma suugaanta Oo iska daaya Qooqiina aad raaceysaan meesha wax kale mayaalaan
@user-dl8dz2mb1e
@user-dl8dz2mb1e 11 ай бұрын
quraana soo aqri wll mcn😊waankahelay codkaage😊
@mohamedadan3924
@mohamedadan3924 Жыл бұрын
Somali yaa odhankara romantic maaha Heestan ayaaba marqaati u ah Erayada cali gaab Aun Heestan waxa hore ugu luuqaysey oo abwaanku u dhiibay nimco yasin caraale Ina kaariye heesta ku jirtaa waa maxamed cali kaariye oo ay saaxiibo isku dhow ahaayeen Hargaysa ayuu ku dhintay ali gaab 2018 AUN
@user-eu5zu3yo1y
@user-eu5zu3yo1y 7 ай бұрын
Appelle moi
@user-eu5zu3yo1y
@user-eu5zu3yo1y 7 ай бұрын
Oui ❤🎉🎉😮😊😊😊😊
@FarxaanMaxamed-gk1zo
@FarxaanMaxamed-gk1zo Жыл бұрын
Jacaylkan igu soon dagay I darbayy wa maxay wow Waxan ka dhagaysnayaa tellkii noloshayda manta ay tariikhdo tahy /5/4/2023 Malin khamisa♡♡ 3:00
@LibanAbdoulkader
@LibanAbdoulkader 8 ай бұрын
Queen rahma vas de l'avant beauty and voice.🇩🇯❤❤❤❤❤
@nasarcisman5837
@nasarcisman5837 Жыл бұрын
Walhi barteeday dhigtey axsan yaa cod queen 👸 🙋🙋🤴🤴🤴
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 Жыл бұрын
6/5/2023 Jacelkan igu so dagee idarbeey waa maxey😥💔
@ayanlexuzzen1566
@ayanlexuzzen1566 Жыл бұрын
Wlhii bartedey dhigtay rahma hassan sawtu ramxa👸💉🥺
@fadumocabdi8980
@fadumocabdi8980 Жыл бұрын
Wa Malin axad bishi5 shanda sandaka 2023 waxan ku.lehya qofaki aan jeclylyw alle ha ika xafado mcn wllhy xili.walaba waan ku ducaye alle gacanta cadogwa ha kaso furfuro waxan rajayanay malinka manta xiga en diba u firin dono qorlkan Ina wada farxasanan dono qali igu iso ducye wilkan jeclywo.magafe iga haysto asxabey
@aminoawes7802
@aminoawes7802 3 ай бұрын
Amiin abyo
@kassimismael8358
@kassimismael8358 Жыл бұрын
Rahma japonai pour tu a venu a djib😊😊❤
@iamdeco
@iamdeco Жыл бұрын
Machallah rahma Hassan xasuuti de la diva neima yacin (neima harbi)🇩🇯 du groupe harbi
@asmaxasan37
@asmaxasan37 Жыл бұрын
Heestan raxma i fahansiisayba awalkii hore ma fahmi jirin😂
@amalkkaaba8139
@amalkkaaba8139 Жыл бұрын
Duubka igu yaalo marhooraan dushiisa ❎️diirka igu yaalo ma huraaan dushiisa laygu daadshay malab tana sax halka wY qalday😂✅️
@user-kh5mn7xd6h
@user-kh5mn7xd6h 9 ай бұрын
Amazing her voice 🎉 raxma Hassan ❤
@MucaadAhmed-ov6mx
@MucaadAhmed-ov6mx 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤wwwwwwwMa
@amalkkaaba8139
@amalkkaaba8139 Жыл бұрын
Masha Allh tabarka raxmaan dhiigaygi ixtaraamka shacbkeeda naag kartile iyo kasbasho❤
@iltiredoualedirecteur
@iltiredoualedirecteur 11 ай бұрын
❤@ j aime cette chanson de mme rahma
@NastehoNassab-ee5bd
@NastehoNassab-ee5bd Жыл бұрын
Machallah Rahman Hassan ❤️❤️🥰🥰
@user-eu5zu3yo1y
@user-eu5zu3yo1y 7 ай бұрын
FATOUMA ❤❤❤Rahma 😊😊😊😊
@fartuncabduqadir3352
@fartuncabduqadir3352 Ай бұрын
Allow ugargaar walaalahen falastiin😢😢😢😢😢
@sharmaakempape2700
@sharmaakempape2700 Жыл бұрын
heesaha waxa kaliya fahmi kara dadka xasuusaha la kaliyoobay ma garan karo inaan isku soo laaban doono lkn waxaan ku leeyahay aduunyada farxad iyo nolal fiican iigu noolow meel kasta oo aad joogto marwo
@UsameMahad-hq6yg
@UsameMahad-hq6yg Жыл бұрын
Rahma 😍🥰❤️top voice 👌 👏 🙌 😍
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 Жыл бұрын
Hablaha Jabbuuti❤🎉
@fadxaxassan9846
@fadxaxassan9846 5 ай бұрын
Wlahi barteeday dhigtay ku soo Co wll raxma zxp waan idii ducaynay ad iyo xajigaaga zxp 🎉 caafimaad dheerada hel😊
@Mourabacboy
@Mourabacboy Жыл бұрын
Rahma ..cabdishakuur Lasoyees
@khadrahussein7926
@khadrahussein7926 Жыл бұрын
walee daadkii hoorey uqadaay RAXMA kaga cood macaan waaw eedo ishaa cadoowga ALLAH WEEYN AKAHAAYO💞💞💞💯💋🌹
@NimcoIdris-up6xk
@NimcoIdris-up6xk Жыл бұрын
Heestan abaayo kamaqli jiray best song❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 viking bullring ppe24/25 (eagle-eyed).
@fadumamohamoud67
@fadumamohamoud67 Жыл бұрын
WOW. Beautiful voice 🎉
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 10 ай бұрын
What a great song ❤️
@rachidosman8637
@rachidosman8637 Жыл бұрын
LYRICS Dubka igu yaallo mar horaa dushiisaa leygu daadshe malaboo anoo daayaayoo ka tan baxay galkacalka jaceylkan igu soo dagay i darbeeyay waa maxay Soo taan u dagayee balantii dhaxdeeniyo dooxyadi banaana u dabaalo caashaqa hor ugu dardarmeen diinkii nafsiga wadayee ina kaariyo dirayee iga rogashadiisi ma anuu igu soo dagayee Dibnihisu kululaa ma dabaa kasoo bixi diirdiiranaayoo gubuhiisu adagaa ma mid deyr cad geelidyo gambo lagu anqariyo duulaan u kacayba isagoo i dilaya ma damqado jirkeygu ma diktoor is nacay baa ma dayaa hiiladada anoo dayaxa dhaafoo dunidaba ka tagay buu dusha igaga yimidee duulaan la adagiyo ma dabeylaha sida hadii kula kashadayee haatan kuu il doorsadayee ayaa iga daweeya dadow ayaa iga dabiiba dadow ayaa iga dul qaada dawadiisa heli kara
@aishamoha5059
@aishamoha5059 Жыл бұрын
P
@amalali6951
@amalali6951 Жыл бұрын
Mahadsndi❤
@ahmedmursal502
@ahmedmursal502 Жыл бұрын
❤❤
@user-fv5df6wb2u
@user-fv5df6wb2u Жыл бұрын
Heesta ereyadeeda qoran wax badanbaa qaldan
@maanchanel738
@maanchanel738 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊
@user-hm8mi7dz1z
@user-hm8mi7dz1z Жыл бұрын
Rahma roose ayaa ku fiican runtii 🎉❤
@Revenue_roadmap1
@Revenue_roadmap1 5 ай бұрын
Waxkasta original kaa baa fiican
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz Жыл бұрын
Rahmo is the best but old is gold
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 5 ай бұрын
J aime ce chanson❤❤❤
@maxamedarizola7330
@maxamedarizola7330 11 ай бұрын
Rahma hassan ayy Gapadhii qaataY adaa kaga cod mcn xaqiiqdi what a voice❤😮
@SaredoQueen-tk3df
@SaredoQueen-tk3df 11 ай бұрын
Kk❤
@mariamtaoulanehmariam3250
@mariamtaoulanehmariam3250 Жыл бұрын
hesti reer jabuti raxma rose uul bey kagasoriday rahma japonais
@Kingmoha883
@Kingmoha883 Жыл бұрын
@mariamtaoulanehmariam3250 walaahay way kasoodiray cod xaada dhaqaajinaya laguqaaday
@user-vw2nl6yd9s
@user-vw2nl6yd9s Ай бұрын
I love 8.1billion ❤️
@DahaboDjibouti
@DahaboDjibouti 4 ай бұрын
Se mon chanson préférée
@mohamettapdinasir1901
@mohamettapdinasir1901 Жыл бұрын
Heeskani waa hees dabsaar ah only legends bes aa fahmi karta😂😂😂😅
@hamzehpogba9283
@hamzehpogba9283 Жыл бұрын
Fav song❤
@user-of3eu7cw3h
@user-of3eu7cw3h Жыл бұрын
❤❤
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 Жыл бұрын
Fananadi hora Rahma rose tan hadana Rahma Hassan makala dhacan 🥰 ma anu igu sorogay🥺
@rukiaadan7446
@rukiaadan7446 Жыл бұрын
Fav song ❤❤
@user-up8pu2ic9x
@user-up8pu2ic9x 5 ай бұрын
Wow rahma Hassan keep going d.jabuti 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@khadanabdillahiaden7690
@khadanabdillahiaden7690 Жыл бұрын
Rahma hassan nolow walashay ❤❤
@axmednajax9577
@axmednajax9577 Жыл бұрын
Raxma xasan cod tolmoon heesta bartede ayaad dhigtay run ahaanti dadki fanka ayaad tahay talent ayaad leedahay respect
@HudeyfaNasir
@HudeyfaNasir 2 ай бұрын
Golden voice ❤
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 3 ай бұрын
Ano dayaxa dhafo dunidaba Ka tagaybu Disha igaga yimidee donan la aragiyo ma dabelaha sida ax ya jacyl 😮22_4_2024 habeen isnina
@saadokhadar2485
@saadokhadar2485 Жыл бұрын
Voce gold Rahman hasan❤💎✨👑
@yaasminabdullahimakaraan6201
@yaasminabdullahimakaraan6201 Жыл бұрын
WOW Ishcalaa hees 😍
@Abdifatah3
@Abdifatah3 Жыл бұрын
WALEE WAY KU RAAXAYSATAY HEESTA WOOOOW
@nadiiramaxmud3741
@nadiiramaxmud3741 Жыл бұрын
Masha llh eshcal hees❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamzeapdilahi1449
@hamzeapdilahi1449 Жыл бұрын
Nice voice raxma hassan
@munaragaad7984
@munaragaad7984 Жыл бұрын
Manu iguso dagay👑🥺Hees wa dhaaftaY💋
@choueibhassanchoueibhassan8045
@choueibhassanchoueibhassan8045 8 ай бұрын
Rahma Hassan respecte 🫡🫡
@user-vt6yx1yg7p
@user-vt6yx1yg7p Жыл бұрын
Mazha allah Axya Cod ❤
@AyanMahamad
@AyanMahamad 8 ай бұрын
Machallh 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaaaaaaaaaw my legend noolow
@hamdaabdi-vr6ky
@hamdaabdi-vr6ky Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waaaaaaaaaaàa w my
@aska805
@aska805 Жыл бұрын
Wow elle a vraiment des milliers de fans!!!!!!!! horey usoco
@wllqarshe2286
@wllqarshe2286 Жыл бұрын
Hello keep going
@user-pk8qu4go1j
@user-pk8qu4go1j Жыл бұрын
Glod voice 😍
@ayehhamda5532
@ayehhamda5532 Жыл бұрын
Rahma Hassan ❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedaden1986
@ahmedaden1986 Ай бұрын
Machallah ❤
@asmamohamed1253
@asmamohamed1253 Жыл бұрын
RahMo full respect ❤
@haboonmahdi8063
@haboonmahdi8063 Жыл бұрын
jeceyl🛍🇧🇼🇧🇼🇧🇼🇦🇷
@ugbadhassan
@ugbadhassan Жыл бұрын
​@@haboonmahdi8063 ❤
@warsamaabdi2090
@warsamaabdi2090 Жыл бұрын
Qze❤😂🎉😢
@hindaxasan5989
@hindaxasan5989 Жыл бұрын
@NimcoaadanNimco-cd4rz
@NimcoaadanNimco-cd4rz Жыл бұрын
@MunaMuxumed-ry2mw
@MunaMuxumed-ry2mw 11 ай бұрын
MANU IGUSO DAGAYA 2020/11//13 C❤😢
@barkhadcnaasir1815
@barkhadcnaasir1815 4 ай бұрын
Ma.😊
@user-xu8eq4to3d
@user-xu8eq4to3d Жыл бұрын
Wa wa raxma hasan way hagajisay runti ❤❤❤ horey uusoco
@alphaalpha3507
@alphaalpha3507 5 ай бұрын
Raxma Hasaan ayaa heesta sax day. Heestan micnheedu waxaa weeye . Ethiopian iyo eritrean waaa isku mid djabuti waaa wadan gaara oo somali jabutian neceb ma ar kaan eritrean somalida kalena waxay necebyihiin Ethiopian ka kale laakin zoomaali waaa soomali Ethiopian eritrean waa orthodox waa isku mowqif
@moussaabakari1315
@moussaabakari1315 2 ай бұрын
Rahma armiqa Ani Hay ❤
@user-uv1ug6or5r
@user-uv1ug6or5r 10 ай бұрын
Waaw raxmo hasan caadi ma ahan❤❤❤❤❤
@AlkalineLine-wm2my
@AlkalineLine-wm2my Жыл бұрын
MashaAllah walashey mcn 🙏🫂♥️ waku wataa wlhi
@Kader_5932
@Kader_5932 Жыл бұрын
Machallah❤❤❤
@abdiqani214
@abdiqani214 10 ай бұрын
1:42 markey mareyso🔥🔥 Full respect
@samybourhan6476
@samybourhan6476 5 ай бұрын
Rahma Masha.Allah 🎉🎉❤❤❤
@mariaahmeth6423
@mariaahmeth6423 Жыл бұрын
Rahma is not easy ❤
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 Жыл бұрын
Ax yaa sowt ina xasaneey adaba kaga shidan gabadhi heeska lahayd❤
@heidibloomheavenlyh
@heidibloomheavenlyh Жыл бұрын
MashaAllah 🎉🎉❤❤
@MohamedAliArtekela
@MohamedAliArtekela Жыл бұрын
Mascha allah xidikta rer jibuti
@sunshine-ch1tc
@sunshine-ch1tc 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-po2dj6vo7l
@user-po2dj6vo7l 6 ай бұрын
bientôt ❤❤❤❤
@user-fr8zp9pp9b
@user-fr8zp9pp9b 5 ай бұрын
Song caadi ahayn walaahi waa boqorada codka
@hassanyoussouf8523
@hassanyoussouf8523 11 ай бұрын
sorry, done❤ha bb deee bas udhahay, xbb on travaille maha, chz ns(Dj) dee waxkaste nosocda mais pour l'instant ya pa de soucci dhulku wa nbd. Gtaim ogthy dee❤
@CabdiSalaan-tt5dc
@CabdiSalaan-tt5dc Жыл бұрын
Waaw❤❤
@Hanyabdullahi2062
@Hanyabdullahi2062 Жыл бұрын
Cod dahabeey siseey 🎉❤
@user-di3dk1yg6s
@user-di3dk1yg6s Жыл бұрын
Wow wow nice laygu dashay😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤
@user-of3eu7cw3h
@user-of3eu7cw3h Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@IqraismailYussuf-kw3ps
@IqraismailYussuf-kw3ps Жыл бұрын
M.a💜💙
@aminissa7685
@aminissa7685 Жыл бұрын
Ce Quoi ça je même pas rêvé que Rahman utilise les mixer pour ça voix
@Rodostokes023-eb5wc
@Rodostokes023-eb5wc Жыл бұрын
Wow❤️🔥
@hafsahaji7840
@hafsahaji7840 Жыл бұрын
Raxma xasan oo cod mcn inay ogaden thy bn ku faraxsanhy ❤️
@MaxamuudXasan-ht3dx
@MaxamuudXasan-ht3dx Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@enggorod34
@enggorod34 Жыл бұрын
Ayy amaizing her voice
@AbdulahiDuwane-qp4bo
@AbdulahiDuwane-qp4bo 10 ай бұрын
M.a Rahmo ka helaa heesaheeda
@aadan_machadka
@aadan_machadka 4 ай бұрын
10 minutes iyadoo taala imi adnah😂
@UBAXCabdiraxmaan-ew2td
@UBAXCabdiraxmaan-ew2td 2 ай бұрын
17-5-2024;
@halimohasanhalimohasan5593
@halimohasanhalimohasan5593 Жыл бұрын
❤❤❤ woow songg
@hibohussein3047
@hibohussein3047 Жыл бұрын
Allahyw nolasha nagu midhe😢oo wlh ifkan ogu jclhy 1 week ayan kala maqane nolashina ciriri ayey igunoqote
@AsmaHousseinAhmed-k9l
@AsmaHousseinAhmed-k9l Ай бұрын
❤❤Rahma xassan IS not eays❤😢
@user-mo6qr1if7v
@user-mo6qr1if7v Жыл бұрын
Rahma Hassan ❤❤❤
@user-el1kc7tw4b
@user-el1kc7tw4b Жыл бұрын
Raxma cod iga dheh keep going sis
@abdarasakmohamed7998
@abdarasakmohamed7998 Жыл бұрын
What a voice👑👑
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 Жыл бұрын
Rahma❤
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Жыл бұрын
This song is own by nimco yasin Originaly djbuutian.
@mowlid72
@mowlid72 11 ай бұрын
RAXMA ROSE yaa original kii leh
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 11 ай бұрын
@@mowlid72 heesta col.cali gaab oo djbuutian ah aya allifay Nimco yasiin oo ciidanka djibuti kooxda ahna weey. Markii ugu horreysay Rahmo Rose weey bliliqeeysatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 soo baar.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 10 ай бұрын
Col.ali gaab djibuutian about love history for mohamed ali kariye ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sisteriqlas7866
@sisteriqlas7866 11 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 4,5 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 20 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 31 МЛН
RAHMA HASSAN | INDHAHA KALIGA KU EEGTA | OFFICIALL MUSIC 2023
3:34
Mudey Studio
Рет қаралды 298 М.
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
ASMA OMAR HASHA MAQASHA ISKA CELIN RAHMA HASSAN SHOW SAINTVALENTIN
5:29
RAHMA HASSAN CALASHAN JACAYLKAYGA SHOW SAINT VALENTINE
4:27
DALSAN Media
Рет қаралды 42 М.
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
RAHMA HASAN | QALBIGA LAYGALA WAREEGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:26
FAFY HAROUN SHOW RAHMA HASSAN SAINTVALENTIN 2024
6:33
DALSAN Media
Рет қаралды 43 М.
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 4,5 МЛН