No video

Recovering the Somali State by Dr Abdurahman Baadiyow

  Рет қаралды 7,570

isosmu

isosmu

7 жыл бұрын

Buuggan cinwankiisu yahay “Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Kaalinta ay yeelanayaan Islaamka, Islaamiyiinta iyo Caddaaladda Xilliga Kalaguurku”, waa iskuday lagu falanqaynayo “SIDEE DAWLADDA SOOMAALIYEED DIB LOOGU DHISAA?” Waxaa la daabacay 2016. Waxaa buuggan qoray Dr Cabduraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow, oo ah aqoonyahan, siyaasi iyo xubin firfircoon ee Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya. Buuggani wuxuu tusaale u yahay Dr Baadiyow-ga aqoonyahanka ah, ee ka mid ah xeeldheerayaasha cilmibaarista Soomaaliyeed ee xilligan. Hadalkani waa qayb kooban oo laga soo xulay hadal uu qoraagu ka jeediyay machadka ISOS 23 Noofambar 2016

Пікірлер: 9
@ilays7278
@ilays7278 5 жыл бұрын
Maasha allah, may Allah protect Dr Abdulrahman from all evil and give him happiness in this life and heaven in the hereafter. we need true Somalis like him. thanks for the enlightenment
@anonmessage9658
@anonmessage9658 3 жыл бұрын
he wrote a book on somali history
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Colonial mindset is to be overcome first.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 жыл бұрын
Masha Allah Very Intelligent Mudane A/Raxman Baadiyow Shugran
@khadaraden7681
@khadaraden7681 5 жыл бұрын
Maansha ALLAH dr baadiyaw
@faaraxcabdisaciid8242
@faaraxcabdisaciid8242 5 жыл бұрын
waa xalka somalia oo runta ah
@samawadesomaliyeed9274
@samawadesomaliyeed9274 5 жыл бұрын
Buuga inte laga helayaa wllo ISOS
@mohamudishak9994
@mohamudishak9994 5 жыл бұрын
Hdl wanagsan mudane. Mel dheer bad wx naga tusisay mhdsnid
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
daarood intu jiro somaali israaci metso.
Inside Story - Where are Somalia's missing millions?
25:29
Al Jazeera English
Рет қаралды 22 М.
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
China offers to mediate regional disputes in the Horn of Africa
5:35
TRT World Now
Рет қаралды 2,5 М.
Jawaabta Dooddii Halka Xaas  - Dr Baadiyow
15:40
Shaakir Maxamed
Рет қаралды 1,1 М.
Dr Baadiyow Xagguu Joogay 1991 & 1988?
4:05
Shaakir Maxamed
Рет қаралды 918
Xeer Dhaqameedka Soomaalida - Xeer Ciise
35:25
isosmu
Рет қаралды 17 М.
Qaybta 1aad Dood Cilmiyeed Dib-u-Heshiisiinta Soomaalida
49:48
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 2,2 М.
Wareysi gaar ah: Aqoon yahan Dr. Cabduraxman Baadiyow Qaybta 1aad
30:12
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН