No video

Dilalkii Qorsheysnaa ee Dawlada Jibuuti ka fulin jirtey dalkeeda oo la fashiliyey iyo siro kale

  Рет қаралды 9,244

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Ай бұрын

Пікірлер: 33
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Dowlada somaliland wali wax ficila kamay gaysan arinta jabuuti oo ay ahayd in loo yeedho wakiilka somaliland u fadhiya somaliland oo wasaarada arimaha debada u yeesho
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul somaliland
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Inaga mucaaraydkuunu waa wadani oo dalkiisii cadow ku ah
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Professor.wariye.Siciid Ciise.ilaahay.ha.kusharfo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Ай бұрын
Wariye siicid ciise ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin aad iyo aad baad uu mahadsantahay warysiyada isdaba jooga ah ee wakhtigan imka loo bahan yahay thanks
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Ай бұрын
Guul Somaliland
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Maasha Alaah wariye Profosoor Siciid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤
@sumrom4818
@sumrom4818 Ай бұрын
Go ahead ❤Sutti Gaashaan❤
@sumrom4818
@sumrom4818 Ай бұрын
Halkaa kaga haya oo soo saara masiibooyinkiisii aad u qarin jirteen
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 Ай бұрын
Thanks for both brothers
@kaisarali6520
@kaisarali6520 Ай бұрын
Maxamed LAALIIDI WEY YARA ILBAXAYAAN HADA EE MAHADSANID
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
1988 xasan guuleed ayaa jabuutinhaystay not calool wayne
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 Ай бұрын
It about time for Somaliand to get rid the brutal dictator Mr Geel3, to relieve the good people of Djabouti❤
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Xuduuda halatnaga xidho
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 Ай бұрын
Waa good point mucaaridka smlnd iyo kuwa jabuuti
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Ай бұрын
mucaradka jamuriyada barakayane somallad maha xisbiga faqashte wadani ee mucaradka somaliland waa xisbiga ucid iyo gudomiyahoda oo hadh iyo haben difaca qadiyada qaranka mida kale mucaradka jabouti ee odaygani noga dhigayo inay dalkoda uu tudhan manay ahayn kuwan had h iyo haben caya kali taliyaha jabouti ee dadkoda ku yidha kacdon sameya ee ku bararujiya inay gudaha ka dagalaman
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 Ай бұрын
Saxfi Saciid cise iyo aqonyan Mohamed wad ku mahadsantihin falaqanta
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Mhdsnd mdne muwadin Sacid cise ileye jsl guuul
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐆𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Maxamad Jabuutawi cilba ka haya reer Somaliland…. Wayo wa dad dantoda garanayn…. Maxay ku dhacday inay jabuuti afka uga galan iyago og Somaliland halkay ka tagnayd ey mantana ka yagan tahay
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf Ай бұрын
Un pion français.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤😂🎉😂❤❤❤❤
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Ай бұрын
odaygani dad baqaya oo fulaya ayu ka dhigaya ilbax war ilbax mahe wa fulay donaya inu kali taliye cumar gele ayar iska tago oo waxay a baqayan inay naftoda huran adunkana ma jirto xoriyad ayar cira kaso dhacda haday dad ibaxa ay jabouti jogan waa qomiyada canfarta ee garatay in dictator xabad la is kaga xoreyo oo naftoda huray lakisne cise warabe fulaya oo dhimashada iyo naf hurida ka baqaya ilbax ha noga dhigin
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Ай бұрын
Ilbax wuxu uga jeedaa Ma rabaaan in wadankoodu Ka burburo oo ay sabab u noqdaan maanta waakuwaa la mabda ah dowladooda
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Ай бұрын
@@abuhanaan9009maya la mabda maha waa kaso horjedan ee waaxay donayan in ayar uu kali taliye cumar gele iska tago iyadon cidi ku dhiman marka benbay isku shegayan adunka ma jiro kali taliye iska taga ayar iyadon xabad lagu sarin marka mucaradka jabouti way baqayan maha rag donaya inay naf iyo mal huran siba cisaha lakin mucaradka canfartu iyagu jabhad ayabay samaysten oo dagal ayey kala hortagen lakin waxay garab ka wayen cisihi oo baqaya qarna ay basasin uu yihin kali taliye gele
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Ай бұрын
Waar kuwa jabouti waxba aqoon male nagatag
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Ай бұрын
HORTA WAXAANI WAX WARAYSI YAQAAN MAHEE DADKA HALAGA QABTO!!! DDADKA OGAAN BAA LOO LAYNAAYAY SIDII FAQASHTA OO BADA LAGU TURAAYAY AYAA LAGU YIDHI EE SIDEED U LEEDAHAY DADKOODII MA AASEEN. KKKKKKKKK BAL WAXAAD NINKA WAYDIINAYSO EEG MIYAANAD WAXBA FAHMAYIN?
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Siciid wa warite wadaniya wad axuntay hagutagnaato fashilka
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Adigu ma runta ayaad ka xanaqaysaa ,jabuuti qof hadli karaa ma jirto imika 2024 ,25 sano ayuu haystay ,adeerkii 25 ayuu haystay ,maxa jabuuti u soo kordhay ,biyaha iyo haydhkab etoobiya ayaa siisa ,
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
@@asiyahmed-cs3ft nanagalatag jabuuti hana horwadin maxay qadikaran albaabkeedanu iska xidh na nagu filan
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Ай бұрын
war kani waa oday asasaqay waaxba ma kala oga bal dad dictator haysto oo baqaya ayu ku leyahay waa ilbax haday ilbax yihin maydictator ka iska turan mida kale gormay cise warabe ilbax noqden gabigodaa waaxa waax baray xita quranka baray iyago kitabka quranka kambadh ka dhigta duriyada reer sheikh issaxaq aya waax bartay oo ila xafisyadoda ila bayacamushtarka uu kala wada war odaygagan asasaqay ilbaxnimada geeska africa waa duriyada reer sheikh issaxaq waxana ku shegayna in jabouti ay ka dhici donto wixi somalia ka dhacay akhirkana ay qabsan donan xukunka qomiyada canfartu kadibna jamuriyada barakaysane somaliland iyo qomiyada canfartu yelan donan cilaqad ad uu wanagsan oo lagu wada nolado jarnimo wanagsan iyo is xaqdhowr
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
GARAAD LAGU QABTAY SANAAG IMIKA ARIN YAAB LEH
12:22
waridaad TV
Рет қаралды 34 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН