REER GALBEEDKU MA KU KALA QAYBSAMI DOONAAN IN LA XIRO RA'ISALWASAARAHA ISR4IL?

  Рет қаралды 22,519

HBN Online TV

HBN Online TV

29 күн бұрын

REER GALBEEDKU MA KU KALA QAYBSAMI DOONAAN IN LA SOO XIRO RA'ISALWASAARAHA ISR4IL?

Пікірлер: 22
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 27 күн бұрын
Oo Maraykan hadii laga xannimo aadisteeda mxy kala maqanthy nacalad haku dhacdo Biden iyo wxii la galmaala Thnks wllky Mawliid❤
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 27 күн бұрын
allah burburiyo mareykan yahuud aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti iiraan xusbullaah aamiin
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 27 күн бұрын
bismillah asc masha allah waasax cidi dhibka xamas jcl illahey gacan adag haku qabto cidi ugargaarta illahow ugargaar illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa xaqqooda usoodhici illahow cadawgoda burburi oo ciidagali illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow aamiin
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 27 күн бұрын
Waar Mawliid barmaamijkaaga update garee waxa Aqoonsaday Palestine Norway, Spain & Ireland.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 27 күн бұрын
Gaal oo dhani way IS ogyihiin cadawga kobaad waa maraykan yahuudi waa maraykan carabtuna maraykan ayay u shaqeeyaan falastiin carata ayaa xasuuqaysa
@Shihaab464
@Shihaab464 27 күн бұрын
Hadii Aana Saxiixin waa wax fiican please 🙏 hadane yaan la saxiixin Aana iska dhaafno Somalia 🇸🇴 Kuwa Danbiga ka galo Dalleen only Dalkeena Aaan ku xisaabin in sha Allah
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 27 күн бұрын
Allha isku diro ree galbeedka
@XalimoSahal
@XalimoSahal 27 күн бұрын
Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedmuse327
@ahmedmuse327 27 күн бұрын
Asc Mowliid Maxkamdu Africay Qabataa mamalaynayo inay cidkale Qaban. Karto
@xasancali438
@xasancali438 27 күн бұрын
Mawliid wll waxad wax nooga sheegtaa marekanku ma kaligiibaa loo ansixiyey inuu dowladaha iyo qofkuu doino inuu cunaqateeyo maxaa u diidey dowladaha kale sida shiinaha ruushka iwm
@AbdillahiHoussein-um2vm
@AbdillahiHoussein-um2vm 27 күн бұрын
Wa inlaso qabto nataniyahu
@XasanCumar-eb6db
@XasanCumar-eb6db 27 күн бұрын
Maraykanku macawanbaa misewaanacas bal cudkiisadhegeeyso maxkamadihi caalamka.intuudiidey. ayuu. Leeyahay. Hadiilataniyaahu. Maxkamad. Lasaaroh waxaan kudhawaaqaaynaa maxkamadaa. Wixikudhawaaqay maxkamad baansaaraynaa xageey kutaalaa maxkamaduusheegayaa waacawaanquwadleh balfiirsada. Caalamka. Halkuu uhorseedoh
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 27 күн бұрын
Norway, spain iyo Ireland ayaa maanta aqoonsaday dawladnimo falastiini
@AbdillahiHoussein-um2vm
@AbdillahiHoussein-um2vm 27 күн бұрын
Waa Sax in la so qabto
@MohamedAden-hz5wt
@MohamedAden-hz5wt 27 күн бұрын
H.B.m.waxa.cadaatay.inay.maxamaduay.maamulumo.maraykaku.loonasamaystay.dadka.muslimka.uyo.cidataagdaran
@IsmacilHassan
@IsmacilHassan 27 күн бұрын
Maxkamad lugu sheegi jiray maxkada aduunka hadii mareeykan kahor yimid waa inlaga mamnuuco dunida muslimka
@SadoHoussein-ur1hx
@SadoHoussein-ur1hx 27 күн бұрын
Djibouti a participé à la cpi
@Gmaaad
@Gmaaad 27 күн бұрын
Mareykan ka waxuu ogyahay hadii uu tageero xukunka maxkamada mareykan iyo ingiriska ayaa dambiila yaal noqonayaan
@ahmedmsaid4836
@ahmedmsaid4836 27 күн бұрын
Reer galbedka haday didan inay tix galiyan xukunka maxkamada maxkamada waxay xukuntay nin danbilah marka reer galbedka yaaka caqli litah maxkamada way burbur raysa
@falisa576
@falisa576 27 күн бұрын
Xasuuqa lagu haayo shacabka reer Falastiin waxa kow ka ah Marayakan Iyo Ingiriiska sabab to ah waxay ku Taageersan yihin Israel hiil iyo hooba Cudud military dhaqaalo hubka lagu Xasuuqaayo ayagaa u dhoofiya Argagixiso weeye islaamka neceb Ilaahay garabkoda haka baxo mujrimiinta Yuhuuda wada ah
@khalifadan515
@khalifadan515 27 күн бұрын
Un wa dukan amerika uqasa yahudi yA gadgada in lakaladiro un wa gumeysi aqleysan faiyido malaha pen
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 27 күн бұрын
Bur iyo biyo u Kala bax baa soo socda .
Maxaa Laga Baran Karaa Falanqaynta Dhimashada Raisi
1:01:57
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 28 М.
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 52 МЛН
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 60 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 6 МЛН
NETANYAHU OO GODKIISA BIYO UGU GALEEN | DHUL GARIIR | ICC
25:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 58 М.
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
Ax! Jacelki 7 Sano Ladhibana ee igiliyay Damiir Lawe Eeday Dhashay
47:12
Palestine and the Promise of Allah
50:50
London Colney Islamic Centre
Рет қаралды 1,4 М.
Эдуарда сырғалым атанды!
1:24:11
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 337 М.
Fix Mellstroy Face With Sadako and Alex
0:24
Mazizien
Рет қаралды 4,3 МЛН