No video

"Reer Somaliland Maanta Xasan Sheekh Waanu Ka Adag Nahay" Madaxwayne Biixi

  Рет қаралды 121,867

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 784
@IsmailMahmoud-ou6vi
@IsmailMahmoud-ou6vi 5 ай бұрын
Somaliland ALLAH baa xafida Musooww guul baan ku leenahay INCHA-ALLAH 🤲🤲💪💪💪
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 5 ай бұрын
Bad iyo ictiraaf mad isla meel dhigaysaa😮
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 5 ай бұрын
Waa wax xanunsan dhibkow ka cabanaa mid ka xun ow soo dhaweysanaa duliga . Illahay maba aaminsanaa umalaynaa because wuxuu kusoo celcelinaa sanaa Nala yeelay Cid yeeshay way dhinteen Somalia dadka joogoo dhan maa dhib ugestay .dulmiyow ka gelaa wadamo musliminaa gaalada ufudeynaa meel ay ka dagaalaman . Gaal gaal lee waaye
@bulshoweynentertainment2163
@bulshoweynentertainment2163 5 ай бұрын
​@@samraabdullahi4779wara khamshaar weeyne ninkaaneti cabsi cabsi waaye hanagu dirin mugoo muuse biixyaa la,dhaha wara kii oo siyaad barre la dhahaayey wara muuse biixayow somalia uga ordey cabsi cabsi waye walaahay 😅😅😅
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 ай бұрын
Muusow adeer way wacantahay in an horu mar gaadhno laakin heshiiskan horumar ku gaadhi mano ee Ethiopia hano keenin kumay horan wan ku citarafaya ee wan kala shaqanayaa tasana dekeedana ku bixin mano ee inaga taa Ethiopia waa cadow khar kama soo socdo
@Hikma599
@Hikma599 5 ай бұрын
Xasan sheekhba isagoon waxba ku badalanyn ayuu siinayaa
@Nina-h12
@Nina-h12 5 ай бұрын
Calamku waxa uu kukala socdaa business deal Djibouti iyo Somalia Ethiopia aya midna ilaaliya midna dhaqale sisa adigana cidlo aya la raba inad ku bakhtido 😢
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 ай бұрын
@@Nina-h12 waa run oo waa lawada shaqata laakin Ethiopia waa dhul doon wanay inaga badan tahay oo way inoo soo qaxayan 100 sano kadibana caruurtanay kaga murmayaan dal ka waxay inaga hastan dhul balaadhan iyiy inaga hastan oon horimar ka jirin taa hadan ka gudbo berber hadi deked laga ag dhiso berber way xidh marka danteena maaha deked kale 196o baa horimadeeni iyadan loo hubsan laqaaday maantana inaanay fuduudan dawooladu
@husseinahmed1199
@husseinahmed1199 5 ай бұрын
Citiraf intuu cirka ku jiro o ku jiraa
@Hana-si3sk
@Hana-si3sk 5 ай бұрын
diyaradi ayu ka celiye ictiraf intu joga 😂😂
@AbdiAbdi-lb7ou
@AbdiAbdi-lb7ou 5 ай бұрын
Hh imika waa calacalaysaan ee hadhow miya walaansan
@user-eo5qi1ww8q
@user-eo5qi1ww8q 5 ай бұрын
Hoyada ayad iska dhaadhicineysa muse xaarle oromo ayad tahey
@mohameddheere2592
@mohameddheere2592 5 ай бұрын
Somalia waa hal wadan no Oromo no Tigray & no Amhara hal qabiil ayaad tahay walee adigo qabiila guur u tag itoobiya lakiin ma dhacayo dhibic biyo ah iyo dhul Somalia inaey Oromo qadato never ever
@MoAli-jw2lj
@MoAli-jw2lj 5 ай бұрын
Hassan sheekh wuu kaa badiyay ..SOOL iyo Sanaag way ku daayeen .Awdalna imika aya lagugu hubaynaya
@cirka4497
@cirka4497 5 ай бұрын
Beenta isku maaweely
@MoAli-jw2lj
@MoAli-jw2lj 5 ай бұрын
@@cirka4497 ma in dhulbahante inigu soo wasay sool ba been ah iyo sanag ba
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 5 ай бұрын
​@@cirka4497doogon
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w 5 ай бұрын
​@@MoAli-jw2lj😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@MoAli-jw2lj 😂😂😂😂
@user-qi6rf2fl4r
@user-qi6rf2fl4r 5 ай бұрын
Somali baan ahay buukuleeyhay calanka buluuganeh wuunacaa😂😂😂Somalia 🇸🇴 is one
@laylaali3024
@laylaali3024 5 ай бұрын
Calanka buluuga ah miyaa soomaali lagu noqdaa adeer soomaalinimodu waa jinsiyad waala wax ilaahay noo doorey cidna cid ka ma qaadi karto😅
@user-qt7ct3tm4q
@user-qt7ct3tm4q 5 ай бұрын
Politics is a dirty game but not on the backs of generations of Somali youth to come in the future
@user-vt3bv3ew1c
@user-vt3bv3ew1c 5 ай бұрын
Xebaha gobolada waqoyiyi waxa imanaya ciidanaka xoga dalaka samaliye😅😅😅😅
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 kaa lay hadaad karto kkkkkk welcome
@user-pb8ms9pk2v
@user-pb8ms9pk2v 5 ай бұрын
100 sano oo kiniin ayaan ku qori tii hore 33 sono ayay ahayde so doono 😂😂😂
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 5 ай бұрын
😄😄😄😄 Horta idinka xaarka iska leexiya kkkkk tan kale ka xishooda Ethiopia 🇪🇹 ciidamadeeda ayaa ku ilaaliya e kkkkkk
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 5 ай бұрын
Rageedi Alle ha Ku sharfo mudane Madaxyeyne
@user-xq9nx4mv4l
@user-xq9nx4mv4l 5 ай бұрын
Caruurta reer Soomaaliland dhaxalkooda Xabashi hasiinin 😮
@Nina-h12
@Nina-h12 5 ай бұрын
Caruur ta Somalia ee xabashidu ilaaliso marna abused ka hadal Somaliland international affairs bay ka hadlaysa not gumaysi 😅
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 5 ай бұрын
Muusoow ma waxaad u ooyneysaa itoobiya hana qabsatee xasanoow nadaa. War aqliga halkoo kaa maray. Subhana allah.
@mohamedhajji5995
@mohamedhajji5995 5 ай бұрын
Oroma iga kaa celin meeysee xageed galee ilaa adis ayaan ku eryaa
@Hana-si3sk
@Hana-si3sk 5 ай бұрын
waad maqasha dagalki 1977 inay ayaga ahayen
@Nina-h12
@Nina-h12 5 ай бұрын
Ethiopian baa ku ilaliya animal zoo kujira tahaye iska joog hadi kale wale bartaad jogta ayu Ethiopianka ku ilaliya kugu bakhtiin 😂
@Professor4555
@Professor4555 5 ай бұрын
​@@Nina-h12Ethiopia ciidan muqdisho kama joogo doqon camal ha isaga hadlin
@guledgled8695
@guledgled8695 5 ай бұрын
Muuse tuug maanta waa lagu hayaa
@AbdiAbdi-lb7ou
@AbdiAbdi-lb7ou 5 ай бұрын
Hhhhhh iska dayaa ohinta
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 5 ай бұрын
DANI DIBIRO DANI DIBIRO
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 5 ай бұрын
Aduunka illahey qofkaan ma carur ayuu ushekeynaa mida kale kuwa usacab tumaayo ayaan la yaabay waa dad maskaxda looga ciyaaray oo naf ka raadinaa inay. inkiraan nasabadoodii 😂 marna dadka dhiigooda daadiya habeen iyo maalin ay ka raadiyaan aqoonsi
@AbdiAbdi-lb7ou
@AbdiAbdi-lb7ou 5 ай бұрын
Anaaga ma xassan sheekh ayaa Nagu khaldaysa
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 5 ай бұрын
Dhulka saw Anita ilaahay iguma abuurin Bada sow anigu malihi Hawadana sow ilaahay iiguma deeqin Cidii nimcada ilaahay isiiyay ka xuney coil u dhimo
@user-cj5ci7nl3s
@user-cj5ci7nl3s 5 ай бұрын
Musa bixyow turkisa so socda car tabo wlhi dani ban ka ade jinaynah 😂😂😂
@bostoneorge1487
@bostoneorge1487 5 ай бұрын
🤣 Haye sxb wan sugey nah
@user-bz9sf3mt8w
@user-bz9sf3mt8w 5 ай бұрын
Reer waqooyi waa in badooda iyo berigooda loo ilaaliyaa ayagaana ku necfinaaya lkn. Marna itoobiya siin meysid
@AbdiAbdi-lb7ou
@AbdiAbdi-lb7ou 5 ай бұрын
Legend mudane madaxweeyne muuse bixii Bufi Cadowga iyo xasidka❤
@sheikhali1903
@sheikhali1903 5 ай бұрын
MUUSOW maantaa gurigaagii BA'AY
@jirdealiali3965
@jirdealiali3965 5 ай бұрын
Berbera maxaad u bixin wayday!!! Dantaadaad raacday soo maha. Waxad jabtay dhulkaaga bixi
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 5 ай бұрын
Toladad ka soo dhex hadal qabiil wakaas dadkeyga nin dhahayo inkirska I gumeysan jiray qof dhahyo miya dalkiis hormarin walalka waad lidi adi xagee karma ka hali ani wan yabay
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 5 ай бұрын
Hargeysa soo dhul somaliyeed somahan dadka jahaliga ka Buuxo eega somalida waligeed ayada unba is gumeysneyso dhexded cid kale maheysto Lkn inan dad liito nahay shaki igamasarano inkiriska meeqo ka dilay coqada Waa shey aad u xun
@shamisali4599
@shamisali4599 5 ай бұрын
@@sahimabdirahman8685qof kasta fikirkis waye ❤walal barbaraba cadaw uma ogolin anaga an is dhibateno lkn cadawgena inoo naga fa idesra sax mahan ❤
@manineima4398
@manineima4398 5 ай бұрын
​@@sahimabdirahman8685waa dhul xabashii ee iska ilaali
@aminajama160
@aminajama160 5 ай бұрын
mohamedabdulle9031 Somaliland iyo somalia waa laba wadan oo kala gaara
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 ай бұрын
Wiilashaa dhallinta yar ee uu misleading ka ku samaynaayo ayaa iigu daran.
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 5 ай бұрын
Waxaa la qaaday karaa in aad badeena xabashi ka iibisid waxaad eegeysaa Dante reer biixi balaayo ku citiraaftay
@User-gfhjdskla
@User-gfhjdskla 5 ай бұрын
Dhici maydo Muusow inta Gabar ka Nooshahay Somali inaad Bada Saylac iyo Lughaya ay Ethiopia Kuwareejiso.
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 5 ай бұрын
Badii soomaaliya turki ayaa la wareegay marakiibta dagaalka turkiga maanta ayey soo dhaqaaqeen itoobiya waa udhamaatey dhagaha ayaa laga tumayaa soomaaliya guul weyn ayey gaartey maanta saylac waa soomaaliya wixii hada ka danbeeyo muqdisho ayaa laga .maamulayaa waa goojacadii labaad maanta waa jabkii labaad muuse biixi bad iyo barigaba waa lagu jabiyey
@mounabile7136
@mounabile7136 5 ай бұрын
Guuleyso Madaxwayne Qaraan Musse Biixi Abdi Nolow 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🖤🖤🖤🖤❤️❤️❤️❤️
@laylashii
@laylashii 5 ай бұрын
Insha Allah guul Somaliland
@Nina-h12
@Nina-h12 5 ай бұрын
Allah maxa xasid manta uu barooranaya Muse hal mar buu hadlaa hasaana every day twice.. Somaliland waa dal xudud gaara laha 1960 and before after 30 years na kaligeed hore u martay Somalia na waa failed and embarrassing state marka laysma gare yaan laysku daba daalin 😂
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 5 ай бұрын
Aniga waan kuu garaabi lahaa hadaad bixin laheen barbara duli baatahay oo tuug eh
@sahnim7481
@sahnim7481 5 ай бұрын
Halyey Nincaasiyaa Naca. Halyeyga Qaranka Somaliland.M.Muuse Biixi Abdi. ❤❤🎉🎉🎉
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 5 ай бұрын
Xasan sheekh baa ku dhaama itoobiya maxay haysaa 33 million ayay iska bixin kari wayday
@thebeast09876
@thebeast09876 5 ай бұрын
Mr. President who are you trying to fool? We S/landers have not been consulted, your prime minister has not been consulted, the entire nation did not know anything about this deal.
@ashahassan9403
@ashahassan9403 5 ай бұрын
Mansha alaah barakala alxamdulilaah somaliland isha baxarka madaxweyne guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🕵️‍♂️🕵️‍♂️🕵️‍♂️🕵️‍♂️🕵️‍♂️🕵️‍♂️🕵️‍♂️🕵️‍♂️🕵️‍♂️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💗💗💗💗💗💗💗💗💗💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@CabdirashiidAbdilaahi-kv1dc
@CabdirashiidAbdilaahi-kv1dc 5 ай бұрын
Real leaderships
@1lookmanlook
@1lookmanlook 5 ай бұрын
💯 guul Somaliland
@meaktooni
@meaktooni 5 ай бұрын
Oromo hus
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 5 ай бұрын
Guulyso Madaxwayne garabkaaga Allah hagalo ❤❤
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q 5 ай бұрын
Guuuuul soomaliland 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪
@khadarali6105
@khadarali6105 5 ай бұрын
Nacdal eeebadiya ah balwuxuu kuhadlayo fiiri caamahani adeer dhul iyo badbaa lagadaa waar waxan umada hadaan ladhaafin wllhi waa laeedi doonaa wuu waashay
@saadaaboubaker5161
@saadaaboubaker5161 5 ай бұрын
Viva Je t aime beaucoup mon oncle
@user-sm7ve7mu9e
@user-sm7ve7mu9e 5 ай бұрын
Muse wali ma adigo dadan' Umbaad xumaan wadi ...Allah Akbar .badan amxaro iyo oromo cag' masoo dhigi karaan ..viva Turky
@hassanaliibrahim7251
@hassanaliibrahim7251 5 ай бұрын
Why he talking and talking about past war 😂
@kaysenur1592
@kaysenur1592 5 ай бұрын
waxaasaa madaxwayne ah eesh callaa ❤❤❤❤ waa nin dhulkiisa xukuma ciidankiisuna hal janan xukumo
@user-yy7mc6yo7w
@user-yy7mc6yo7w 5 ай бұрын
Viva somliland guuuuuul iyo gobanimo
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 5 ай бұрын
kuwaan ictiraaf beey ku waasheen Reer Somali land , Abiina Bad buu ku waashey ,
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Markuu Leeyahay Car kaalay Xassanoow asagu muutagi karaa Laascaanood? Awood Uuu Kutago maleeyahay? Afkaas Unbuu Kanoolyahay Colaadna waxkamayaqaan Nabadna waxkama yaqaan. Afkanoole Reer SSC Khaatumo Cashar udhigay.
@abdibosnia1867
@abdibosnia1867 5 ай бұрын
Guul Somaliland guul President Muse
@museibrahim2796
@museibrahim2796 5 ай бұрын
Maansha Allah mundane madaxweyne, waa nin adag
@AadamAhmad-ne1nu
@AadamAhmad-ne1nu 5 ай бұрын
Mashalaah ya madaweyne runta cusheg? Doqonka reer kofured
@MyViewKhatumo
@MyViewKhatumo 5 ай бұрын
Ciidanka turkiga laascaanood baan keenayaa oog😂😂
@IlyasIdleh
@IlyasIdleh 5 ай бұрын
Geesi
@SafiyaIsmail-nt2tg
@SafiyaIsmail-nt2tg 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@ashahassan9403
@ashahassan9403 5 ай бұрын
Mansha alaah barakala madaxweyne cadawgaga alaah ha jabiyo aabe muuse noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤👌👌👌👌👌👌👌✌️✌️✌️✌️✌️👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌❤️❤️❤️🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🕵️‍♂️🕵️‍♂️
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 5 ай бұрын
Ethiopia ictiraafka galay muxuu yhy iyadii baaba yaabane 😂
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 5 ай бұрын
Somaliland Guul iyo gobanimo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 5 ай бұрын
Geesi qaran ❤
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 5 ай бұрын
Kkk muxuu yahay sacabka la tumayo waligay maan aragon dad marlin kasta been loo sheegayo oo hadana rumaysanaya. Anigu waan taageeray inuu turkigu ilaaliyo bada somaliya from lowyacado ilaa xadka Kenya .
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 5 ай бұрын
Mujaahid geesiya oo halgamaa ah Madaxwaynaha jamhuuriyada barakaysan ee soomaaliland mundane Muuse biixi Cabdi guul guul guul
@asamadahmed1433
@asamadahmed1433 5 ай бұрын
Hhhhhhhh
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 5 ай бұрын
Geesi wadankiisa xoraystay dadkiisuna nabad Ku seexdaan ayaa Ku jecel cadawgaa jaban caafimaad Iyo cimri dheer Allah ha Ku siiyo
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 5 ай бұрын
Ninrageed ninrageed dhalay muuse biix cabdi xildiid keep going
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 5 ай бұрын
0:14 space-kaa lasiiyay aa? madaxwayne sawdigii laha waa la kireeyay?
@Professor4555
@Professor4555 5 ай бұрын
Nacaski Oromo nagu so hogaamiye , nacala maangaabnimo ku taal
@Lion_de_lion
@Lion_de_lion 5 ай бұрын
AWDAL STATE OF SOMALIA 🇸🇴 is on the way ✊🏼
@krazyville
@krazyville 5 ай бұрын
Maxaad u siisay badda Soomaaliyeed xabashida?
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 ай бұрын
From ogadenia state somalia somali baa leh madax wayne waa xassan sheekh oo kaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌎
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 5 ай бұрын
Maasha allah 😍😍 geesi SNM halyeey qaran 👊👊👊 xafidulaah mudane madaxweyne muuse biixi cabdi xildiid rooble 💚🤍♥️🙏🙏🙏🙏🙏😅😅😅 ilaahoow isha nacabka kaa haay ilxumi kaa deeyran deeyran deeyran deeyran deeyran, deeyran deeyran deeyran deeyran 🎉🎉🎉🎉☀️☀️☀️☀️💯🌹🌹🌹🙏🙏🙏👍👍👏👏👏👏💪💪💪💪💪
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 5 ай бұрын
Dhul isaaq biixi samaaroon iyo ciise hadaan nahay yeelimayno duuli yahay
@Bismillah846
@Bismillah846 5 ай бұрын
Muuse madaxway guulayso
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 5 ай бұрын
Madaxweyne dalka dagaal ayuu galay doorashada hala joojiyo
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 5 ай бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣😂😂🤣🤣🤣
@demalashjimmawakgari6529
@demalashjimmawakgari6529 5 ай бұрын
❤❤❤❤ Ethiopia and Somaliland 100% right
@user-qg6cp9zc6y
@user-qg6cp9zc6y 5 ай бұрын
Well done this is musa bihi abdi he the president of somaliland in our country there is no terrorist pirates we all rid out everything damaging ourselves and our lives
@user-vv3ji4ky7j
@user-vv3ji4ky7j 5 ай бұрын
Mansha allah geesi qaran noolow aabo
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe 5 ай бұрын
Iskaashiga Lascanood ka bilow, mujrim gogoshiisa gadanaya ayaad tahay, in tiirka lagu geeyo ayaa sax ahayd, Somaliya iska daaya waxad ku badbaaday In Somaliland daciiftahay
@nathra7351
@nathra7351 5 ай бұрын
Xasàn sh waa doqon. Badahii somalia goboladii koonfurta isagaa wada bixiyey. Lkiin Somaliland guuul cadowgeedu hajabo ishalah
@user-qi6rf2fl4r
@user-qi6rf2fl4r 5 ай бұрын
Intaad reer somaliland been kuaqrinkarte waad kuaqridee niyohow sooraca Somalia 🇸🇴
@Hana-si3sk
@Hana-si3sk 5 ай бұрын
Somaliland guul
@KaNiini792
@KaNiini792 5 ай бұрын
Awdal state 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌🏽
@user-yr7vq6pd8w
@user-yr7vq6pd8w 5 ай бұрын
Somaliland guul guul
@user-es3ly5ce9v
@user-es3ly5ce9v 5 ай бұрын
Keep going keep going adeer mcn
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 5 ай бұрын
Ilahay ha Ku cafiyo musow umada soomaliyeed shartaada ilahay ha ka qabto
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n 5 ай бұрын
❤❤❤❤somaliland guul itoobiya our brothers well come beside us cadawga somaliland waa soomaliya
@Cizzejr
@Cizzejr 5 ай бұрын
Haduu noolan lahaa xaaji cabdi waraabe somaliland meeshay maanta jogto Wlhi majoogteen❤
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 5 ай бұрын
Maqale iyo TPLF wa Dowlad ka Madax Banaan Ethiopia?
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 5 ай бұрын
Muse bihi you will be arrested and charged with treason by the Somali people mark my words inshallah
@user-nz5iz4mi4t
@user-nz5iz4mi4t 5 ай бұрын
MUDDANE MADAXWAYNE MUUSE. GUUL SOMALILAND GUUL. AAN KUSHEGO XASAN WAXU MARKIWAXASI DHACAYEN RUUN AAN QAAN GADH AHAN MAYARAN LAAKIN ISAGO WAN BUUGARAD SADAY OWAXU AHA DUUF LEWAN BUAHA
@sudaysmohamed6381
@sudaysmohamed6381 5 ай бұрын
Madaxwayne miyaad waalatay maxaa kaasiye maxay tahay bad baan mixinayaa mida kle ictiraaf ka aan sheegayso yaad siinaysaa ma isaaq oo kaliya ayaad siinaysaa ileen waadiga qabiiladii kula daganaa xasuusaqaye
@SaalaxCkariim
@SaalaxCkariim 5 ай бұрын
Ninkaaan waalan oo Sheybkaa is ka dhiciya dhalin yaro Somalia Somalibaaleh 🇸🇴 🫡
@abdifattahhassan3177
@abdifattahhassan3177 5 ай бұрын
Warya alla yaqan hadalkisa dadbaa dhagaysanaya ku lahaa maxaa kuu dan ah itobia bad anagana waxaa noo dan ah ictiraaf qofka marku hadlayo aqoontisa la egaa bal eega muuse bixi hadalkisa
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 5 ай бұрын
Guul somaliland ilaahow nasi
@akabdi9732
@akabdi9732 5 ай бұрын
Kkķkkkkkkkk xassan ma isagaa soomaliland soo hadal qaaday war xassan abi buu iska celiyee adinku waaba hal qabiile
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 5 ай бұрын
Xasssn abi baa hotel ku xidhay, xassan imaan la aan baa haysaa, meel walba lacag buu ka raadinayaa
@farhiya2269
@farhiya2269 5 ай бұрын
Badeena markuu leeyahay uu nadaba yuusayo ma hooyadii ayaa bada leh anagaa iibinaynee muxuu ka badali kartaa xasan gurguurte
@Iphone20249
@Iphone20249 5 ай бұрын
Hadaanunat halqabiil anaga leh bada awdal sheeganaysa reer isaaqa kamida oolayidhaa jibriil abakor inyaroo ciise ah iyo awdaloo iskaba yar aya isla dagta adeer anagoo 8 reer sheekh isaxaaqa baa iskaleh dhulkaa balaadhan ila badaha
@Iphone20249
@Iphone20249 5 ай бұрын
Muuse guul qac la teedh sii
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 5 ай бұрын
ITOOBIYA ma dhuuso ayuu XASSAN kaga celinayaa doqonka xun
@alimaqtari21
@alimaqtari21 5 ай бұрын
Guuuul
@soraya.a7956
@soraya.a7956 5 ай бұрын
Khaatumo state dhashii daraawiish 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 5 ай бұрын
KASTUUMA STAT PRANK 😂😂
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 5 ай бұрын
​@@brbynulolilumuqaali kamadan xisoon ninki kaa adkaaday oo hubki kaa furtay iyo 500 maxabisa kaa haya
@safamaxamad4480
@safamaxamad4480 5 ай бұрын
9 month oo silica 😂 prank state
@lii7560
@lii7560 5 ай бұрын
​@@safamaxamad4480 HORTA FAISA BOTAN AWAYE WAXA. KALE. HANOO DANBEYSE TANKALE IDOORKA YEEYE GALEEN FINALLY MA OROMA BORAAN MISE XABASHI ETHIOPIAN 😂😂😂🏃‍♂️🏃‍♂️😂
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 5 ай бұрын
@@lii7560 XAAROOD Yuu GALAA HORTA ZINZIBAAR BAA GASHAAN MARNA CANFAR MAR CUMAAN
@Iman2359
@Iman2359 5 ай бұрын
Oday laclac noqday o Aduunka kasi socdo a rabo inuu mustaqbal ki umada ku ciyaro
@user-oi7tf9rm1f
@user-oi7tf9rm1f 5 ай бұрын
Yeeeeeeeeeeees this is our president geeeeeesi president ❤ guuuuul somaliland❤
@user-pv1lj7sb1w
@user-pv1lj7sb1w 4 ай бұрын
❤😮😊😢qwertyuio😊
@hassanyare2298
@hassanyare2298 5 ай бұрын
Adigu maad la heshiisid Walaalahaa Soomaalia,hadii Dagaalada laga heshiiyo,waa Adiga Sodon Sano Xabaa laha qufayee.
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 idiinma baahnin
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 5 ай бұрын
MAXAA LALA HESHIIYAA MA DOWLADA FADHIIDKA AH😮
@user-rh5qb8yx1o
@user-rh5qb8yx1o 5 ай бұрын
Been bushegayaa Hadii isku dayo inu hadalka madaxweynaha u qadan wayo muuse biixi wlhi wu ka shalanayaa yuusan mogin inu yahay mamul goboled inu yahay
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 5 ай бұрын
There is no Somali Land Dhulbbahante Sool iyo Sanaag Iyo Owdel is going U are traitor . Hassan can’t sign anything so do u .
@najibabdi9676
@najibabdi9676 5 ай бұрын
Muse wa hogamiye koxed gacan ku dhigle eh taasna waxa cadeyn u eh xasuuqii lascaanod ee sanadki hore. Allah waxa ka barya inu gacan ku dhig lahan umada Soomaaliyed dhinac u dhafiyo 🤲🏾
@user-nu7mv3nn2t
@user-nu7mv3nn2t 5 ай бұрын
Geesi muuse❤❤
@user-qg6cp9zc6y
@user-qg6cp9zc6y 5 ай бұрын
guul somaliland ❤ mr bixi keep going somaliland president
@abuubakarhussein5345
@abuubakarhussein5345 5 ай бұрын
Hassan shiikh wa madax weynahada warkisa wa socona adi bal.aan aragno halke utopian ku geyan balan weya in nolashada ka dhiman xabsi ku dhameneso insha allah doqon hadi aad maqasho wa kan cml () 🦁🇸🇴
@leylanur8517
@leylanur8517 5 ай бұрын
Tuug Muuse biixi. You took somaliland down. Less then 3 hour had SSC TOOK YOU DOWM
@user-dw5rf3ut2m
@user-dw5rf3ut2m 5 ай бұрын
Guul guul guul masha allaah somaliland ❤❤❤❤ abo bixi cdawga hajabo
@adan10000
@adan10000 5 ай бұрын
Muusow mee Ciidankii iyo hubkii Qaranka, Muusow MAAMULKA SSC naxaad ka leedahey, PUNTLAND iyana kawaran kkk lol kkk. Goor aan dhaween waa laguu soo daadan axmaq hablaha Dhulalka Hargeisa ka booba, dadkana iska xirta hadal dartii.
FILO PART 114
32:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 29 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 79 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
UGU DAMBEYN DUMASHIDIIN WEY IMAATAY !!!!
9:06
Muniir official
Рет қаралды 17 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 79 МЛН