Jeceyl 15jir iyo 45 jir muxu yahay sheekadan waa visa america
@Amiira96 Жыл бұрын
Jah teamkeygi single ka ahaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo
@saeedaminsaeed Жыл бұрын
Ridhwan you did great 👍 👌 👏 for this one and saved the love of this very beautiful couples 💑
@Maryan_Ali Жыл бұрын
Nio ad adeega iska dhaaf gabadha hadeyba ku tijaabinayso si weyn ayey kuu jeceshahay tan kale iney kugu kalsoon tahay ayey sheegtay kaliya ay rabto iney iska kaa tijaabiso wa gabar yar ee Ha xumeynin Insha allah guul ayan idiin rajeynaya❤
allah maskiin masha Allaah oo ahaay wiil aa dhaafay waliba daacad u ah ..barnamishkan qof hado xanaqin qofka kalaa xanaqayo oo waaga u baryaa
@hhoyohooyo4026 Жыл бұрын
Masha allah ridwaan si fiican ayaad umaslaxaysay .ninka waa mayal adagyahay.miskiin gabadha
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Gabadh way ku jeceshahay ee hasidayn wll wan quruxley mansh allah 🤍🖤💞🥰🙏
@ismaeilhassan0721 Жыл бұрын
Maskiinta Marki hore wey naxdey Marki dambe wey faraxdey😂😂😂😂 Walahi farxadeeda waan jeclahay gabdaha somaliyed wa maskiin
@Abdymaleek Жыл бұрын
Nowadays nimanka in labaryo be garte 🤣🤣 alxmdulillah adun gadon lee wayo saan filaayo...
@omaraboubakar6147 Жыл бұрын
Wallahi basboor American awood buu leyahay😂😂😂😂
@qamarbintuali727 Жыл бұрын
Masha alah dulqadka alaha kuu siyaadiyo wallashey😄
@ibrahimabdi1737 Жыл бұрын
Walaaley irsaaqadda Alle bixiyee Madaxa dhulka ka qaado 😂😂
@sheriffcheriffz Жыл бұрын
Waa lagu tijaabinaa dheh Waayo daacad inaa tahay yaa ku og. Abaayoy rag badan Daacad aya jiro oo ku qarineynin kuguna faaanayo. Nin daacad ayaa kuu rajeynayaa Walashay
@adnaanmohamed4450 Жыл бұрын
Gabdhaheena jareer weyne waa gabadha ugu qurxoon tan waa masha Allah haday kan kafakato anaa diyaar ah😂😂😂
@najiibmohamed6498 Жыл бұрын
Ridwanow qofta waad baxar fakisay hadi kale visa America aya dhaafi lahaa 🤣🤣
America aaaa Qalaas waaye 😃 😀 😄 😁 Xariif kaan Bir waaye .....
@aminakadid3847 Жыл бұрын
Hada jeceshahay lakulanka Allah acmashada wanaji
@aminad764 Жыл бұрын
Kan jareer miyaa dulufka rer baadiye dibadtagay 😂
@hababa8410 Жыл бұрын
Salalahu caleyhim wasalam
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@zuualfatupe1560 Жыл бұрын
Last part of clip is absolutely amazing 🤩🌹💯❤️
@ismailbattery_low_kidd9064 Жыл бұрын
Warya int maxa kahaeya zuu😂
@zuualfatupe1560 Жыл бұрын
@@ismailbattery_low_kidd9064 G rada hapa ni tamu wlh
@aminoibrahim8991 Жыл бұрын
alla manooli🤣😂😅😂Ridwaan thanks you wllo🙏❤🌹
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
Gabdhow raga qurbo joogta mad iskaga leexatan wlhi waa iga dardaaran War intooda badan wlhi rero ayey ku leeyihin halka ay joogan idinkana waxad amisan tihiin iney idin qadayaan ayagana waqti yar kaliya iney idinla qaatan Lee raban kkk
@abdipnuur8875 Жыл бұрын
I like it 👌😏
@fadumamacalinmukhtaar6183 Жыл бұрын
Jaceyl tuugsi galay jilbuhuu ku murxiyaa 🥺💔
@casiocurious8744 Жыл бұрын
🤣😂
@mohamedameen4439 Жыл бұрын
Oooh Jacayl waa xanuun dartiisa wax walbo waa u samayn kartaa, gabadha jacayl baa haya ee visa ma rabto sharafteeda camera horteed kumay bahdisheene, sorry huno Alle ha ku xfidiyo😥🙏
@marnita698 Жыл бұрын
Waxaas cml naxun waye wale 😅
@wizziguyo8709 Жыл бұрын
WAXA ADAA LAGU DHAHA VISA IYO LACAG AYEEY KU RACDEY VEDIO GAN VEDIO KAHOREYAA SODAWO LABISKA IGU QALADE E LACAG MALIHID KUMANA JECEYL AYAA KADHACDEY HADAN NAHEY DHALINYARTA JOGTA YURUB AMAA AMERICA? MA RABNO NAGO MALINTEY NOGADHO GURSANEYNAA
Kulahaa hye bbe sorry taasna waakaa raali galinaa ayadoo awal cadeyn raadineesay aa lagu adkeeyay 🥲🥲 Alla lacagta iyo passport ka mxey balaayo yihiin 🤸♂️🤸♂️😹🤸♂️🤸♂️🤸♂️
@qadrafiidow4874 Жыл бұрын
Subxanallah Maxe sas ugu tuge Habar tet madhashay Is micnes badana
@imkhatray8099 Жыл бұрын
Kan waa dhandhaan ilahay baa kutusiyay iskadhaaf waana Nin kulul meel xun buu kudhigi akhiiran
@ibrahimhusein9547 Жыл бұрын
Alla naagahan America jeclaa hada faraaxan haduu Somali joogi lahaa marka horay lagu damin lahaa jaceyl majiro Ee lcgta lee loo socdaa iska fahma dadow😂😂
@ayaanxasan9278 Жыл бұрын
wlhi gabdhihi basabor jecayl😂😂
@sadaqabdi506 Жыл бұрын
Soo dhacyeey
@Yasmiina230 Жыл бұрын
Masha allah wiilkan waa wiil illahay aaminsan sis intaan hadalkiisa uga jeedo. Masha allah Adigana dulqaad leedahay😀Aniga waanba xanaaqi laha Nin bye idhahaayo. Tlf uga dhex bixilaha. Illahay ha idinka dhigo labadii calaf isku yeelato.
@marnita698 Жыл бұрын
😂😂😂 same
@Yasmiina230 Жыл бұрын
@@marnita698 isug aniga tlf uga dhex baxaaya 😆
@ayaandheman1406 Жыл бұрын
Ridwan waad U Hilisay Walhi wan Kanaxay Marki hore Lkn Ridwan sifican bad u fahansisay
@maxamedcabdimayow5235 Жыл бұрын
Hhhhhh kan nin yar maahan yaah kukahaa ridwaan the legend
@munibaabdi1201 Жыл бұрын
Alla oday jeclow show wa sidan oo kale weyan.
@mandeqomar7713 Жыл бұрын
Gabadhu wa yaristo ee u samir haka caronin walal qaali 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdiwelidaud719 Жыл бұрын
Mansha allah sifcn buuhdley yarka hdlyo qof rabi iyo qofki wax kadexye amini wayey waxhiro maahan wan kuracsnhy cabdul kadir hadlkisa
@zakariadahir3880 Жыл бұрын
Ev3ry SouL WilL taste deatH🥺😭
@shuriye2377 Жыл бұрын
Gabadhu dulqaad kama aha ee lacagta iyo America kawaleesaa. Ninkana waaaba Duq iskumana qalmaaaan lkn advantage ayu kuqatay..