XANUN! SAWIRO QAAWAN IGA HAYA RAKAATO IGU GURSADAY Sn2Pt7

  Рет қаралды 327,164

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 1 800
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa , uguna khayrka badnaa , uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤❤
@xijaasabdiqaadir8148
@xijaasabdiqaadir8148 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@ramadaanoabdirizak9768
@ramadaanoabdirizak9768 2 жыл бұрын
Scw scw
@suhuurmaxamed1845
@suhuurmaxamed1845 2 жыл бұрын
Scw
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@hodandaawo211
@hodandaawo211 2 жыл бұрын
Scw 💕 scw 💕 scw 💕
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Qofkasta oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimada iyo cibaado suuban ❤
@maryancb1351
@maryancb1351 2 жыл бұрын
Sidikle wll qali
@aadansaleemaan527
@aadansaleemaan527 2 жыл бұрын
Sido kale
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Amiiin sido kleh
@aishaadanyacqub7071
@aishaadanyacqub7071 2 жыл бұрын
Sidookale jizaakallaahu kheyr
@nuramohamed392
@nuramohamed392 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Yaa Rabbi 🤲
@ahmedxuseenmohamed9885
@ahmedxuseenmohamed9885 2 жыл бұрын
Dig niin ku socota gabdhaha waa wlh haday ragii soo goorsaaday ay saaan gabdhaha u galaayaan Anagii dhalinyarada ahaayna maxaa nagala fillan karaa gabdhoow isku badnaaada dareenkina xakameeyo hadaad awoodi weeysaana iska Guursada taasaa idin qeyr badane👏👏👏👏
@abrarb7114
@abrarb7114 2 жыл бұрын
InashaAllah Shugran wll
@sahroabdihakim1825
@sahroabdihakim1825 2 жыл бұрын
illahow cid wx no shegta hanowayin
@sabiriinmaxamuud5393
@sabiriinmaxamuud5393 Жыл бұрын
Mhdsanid wlle gabdha iney ka fiisadan ba fcn ninka ay shukan sanyan wllhi adunkan waa halaawey allow na xifdi oo guryahena🤲 nagu sug gabdhow rerkina joga
@ahmedxuseenmohamed9885
@ahmedxuseenmohamed9885 Жыл бұрын
@@sabiriinmaxamuud5393 waad waanisay waleee
@amaalmohaaz4529
@amaalmohaaz4529 2 жыл бұрын
Walai the world is coming to an end you people are making marriage something so easy🥺🥺
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙
@shankaron7427
@shankaron7427 2 жыл бұрын
Kii yurubna wuuw ku ogade lii kalene wuw ku ogade
@oumalahmed7824
@oumalahmed7824 2 жыл бұрын
Wayahay
@umuabdullaahi5130
@umuabdullaahi5130 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku barakeyo
@dahrandahran9830
@dahrandahran9830 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
@hassanosman3155
@hassanosman3155 2 жыл бұрын
Waa shekadi ugu layab ka badned oo an maqlo 😂
@aatan-1
@aatan-1 2 жыл бұрын
Wligy tano kle ma arag
@saynabxasan5213
@saynabxasan5213 2 жыл бұрын
Wlaahi waarun me xataa 😂😂🥺
@Tariikhda
@Tariikhda 2 жыл бұрын
Aduunyo waalatay ayaan kunool nahay Allow noo badbaadi gabdhaha amiin
@zamzamadan9654
@zamzamadan9654 Жыл бұрын
Wlh warunta bisinka
@rahmamohamed6374
@rahmamohamed6374 2 жыл бұрын
Aduuunk yaab leh aaayaan joognaa Subxaana'Allaah
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 жыл бұрын
War ridwaanow sheeko jeclidaa sidaad u dhagysanaso waan yaabe 😂 Inantana waxan leeyhy alle haku xifdiyo alle haku asturo walshay
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 2 жыл бұрын
Ani cml war jcl🤣🤣🤣
@qaalibeauty2544
@qaalibeauty2544 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
hhhhhhhh anoo yaabnaaa baad iga sii qoslisay
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 жыл бұрын
@@xaliimacali5595 xppt 👑
@issackhassan9298
@issackhassan9298 2 жыл бұрын
Very interesting and wondering story wlhi ,, for the first time since starting frm part 1
@haniqani1365
@haniqani1365 2 жыл бұрын
Asc ridwan iska wllo iwrn sthy wllo qofban raba inad itijabiso
@ogadengirl7925
@ogadengirl7925 2 жыл бұрын
Gabdha inay soda cabaan U imdaan kulaha I'm literally dying 🤣😂
@omar_yare
@omar_yare Жыл бұрын
Soda blackcurrant 🤣🤣🤣
@sadiahussen8608
@sadiahussen8608 Жыл бұрын
😂😂😂😭
@Xasnaa.
@Xasnaa. 2 жыл бұрын
Mahaan ku yaabaan fadhaa wllhi aduunyo maad ilaahii ku khalqay ka xishootid marka aad nin aanan ku qabin aad la wadaageysid waxa uuna alle raali ka eheen subxaanallaah 😳
@hassansaid9135
@hassansaid9135 2 жыл бұрын
Warki hore war soo dhaaf 😂😂 oo hada ma waxaa naleedahay meherki prank ayuu ahaa 😂😂
@hassansaid9135
@hassansaid9135 2 жыл бұрын
@@sihaamqurux4402 taas inaa fahmi weysaa xaq ayaad uleedahay😂😂
@ruwaydocraxmaan6184
@ruwaydocraxmaan6184 2 жыл бұрын
Alla dhip padanidaaa
@farhiyabashir6743
@farhiyabashir6743 2 жыл бұрын
Mafahmiin gabadhaan shekadeda🤣🤣
@caasha93
@caasha93 2 жыл бұрын
@@sihaamqurux4402 mafahmin 🙈
@baremohamedismail6274
@baremohamedismail6274 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@queenmohmed7430
@queenmohmed7430 2 жыл бұрын
Nin South Africa joga hdaba amintey wpa iga indho adgtey qofyahey😄
@aliismail9051
@aliismail9051 2 жыл бұрын
nin south Africa joga jin ma ahan abayo wa baqti dhintaya wllhi
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 2 жыл бұрын
​@@aliismail9051 ayago dhan waa wada rakaato south Africa nimanka jooga😂😂😂😂😂waa maqlay😂😂
@aishachannel8510
@aishachannel8510 2 жыл бұрын
Ooh my God
@abdidiria2867
@abdidiria2867 2 жыл бұрын
Wlhhi nimanka south africa jogo balayo waye gabadhah reerka kenya sawiro qaawan bay ka hayaan
@queenmohmed7430
@queenmohmed7430 2 жыл бұрын
@@abdidiria2867 haa wlhy benTa mhin
@maryanali9833
@maryanali9833 2 жыл бұрын
That’s so crazy history subhannallah 😱😱😱 but Ridwaan 🙏 thank you
@hakushyussif1174
@hakushyussif1174 2 жыл бұрын
She deserve to be forgiven since she talked about the truth free halimos🤘
@relaxingstressmusic354
@relaxingstressmusic354 2 жыл бұрын
free halimos iney is qawiyan miyaa 😂😂🤣😂
@samira-of3rd
@samira-of3rd 2 жыл бұрын
@@relaxingstressmusic354 my walhi mahan saa s dinda
@omom4248
@omom4248 2 жыл бұрын
she is stupid, she ruined everything
@nayka3781
@nayka3781 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Sheekada mafahmin ani yaa ila fahmin is muujiya😅☝️
@saynababdi1635
@saynababdi1635 2 жыл бұрын
Walahy sidokale mafahmin 🤣🤣😅😅😅😅🤣🤣aniyaabay
@qadrabishaar3983
@qadrabishaar3983 2 жыл бұрын
Sido kale ma fahmin 😅😅😅
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 жыл бұрын
Wlhi anigaba ma fahmin huda cadey sheekadaan maxaa ka dhihi laheyd adigaa dumar ah huda cadey❤🤝❤
@abdirahmanabdillahi4745
@abdirahmanabdillahi4745 2 жыл бұрын
Ma fahmin qudhaydu
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Aniga qaybta walida ku daray qoftan
@ismail.mo77
@ismail.mo77 2 жыл бұрын
😂 Waa sheeko kalee , codad la iskuma rakaateeyee , wax kalaa jiray 😂, gabadha way fududaatay
@heman5389
@heman5389 2 жыл бұрын
Laftigeeda qalad ayay kujirtaa
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 4 ай бұрын
Cod iskadaye anoo silka faraha kula jira layguma rikartaynkaro soodhig ba oranlaha 😂 selaiigumaysta maqaladkan galayba tirmaya wa maya
@adtggb9061
@adtggb9061 2 жыл бұрын
She needs a sheikh and not ridwaan in this case. This story is so much and the fact that he blackmailed her. May Allah fix this problem
@ciisemaxamed4296
@ciisemaxamed4296 2 жыл бұрын
Sidaasi waaye waa inay sheekh weydiiso ayay ahyday falkeeda xun oo anshaxa xun
@hanifarashid8484
@hanifarashid8484 2 жыл бұрын
Aminn
@saadiyaosman7333
@saadiyaosman7333 Жыл бұрын
😂😂😂
@munahussein2413
@munahussein2413 2 жыл бұрын
ridhwan maxkamad cdiya a furatey wlhi hhhh🤣🤣🤣
@najmociise5887
@najmociise5887 2 жыл бұрын
Subaxanalah waa shekadii iku yaabka badneed cajiib dumarka fudeed badanaaa
@abdirahmaanxarago7731
@abdirahmaanxarago7731 2 жыл бұрын
Waa ceeb in vedio qof aad udirto waana danbi wayn
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 2 жыл бұрын
Yaa ogeen heee kalaboow
@boqoradapuntland4985
@boqoradapuntland4985 2 жыл бұрын
@@abdirahmanabdiwahab7630war mxd ku caysay ninka 😁
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 жыл бұрын
Maskinta Sii Waliba Wa Lo Khiyamay Saxibaded Jaceylkedi Subxan Allah War Gabadhan Numberkeda ii Soo Radiya Sii walaltinimo Ah Ayn Kula Tali Lahaye
@calimaki732
@calimaki732 2 жыл бұрын
Walaltinmo inaa ku qiyanto ma rabta hhh
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 2 жыл бұрын
@@calimaki732 😂😂🤦🏽‍♂️🥴😟🥴😟🥴😟🥴😟🥴😂😂😟😅😁😟🥴😟😂🤦🏽‍♂️wlhi ma filayn reply gaga
@unknownuser7869
@unknownuser7869 Жыл бұрын
WllTinimO aaD ku Fara farayso ayaD rpTaa mHin😂😂
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
@@calimaki732 ma nooli😂😂😂
@hhf4781
@hhf4781 2 жыл бұрын
gabadhan maherkeeda hadii abehed ama aderked ama walalked bixiyay wa jira meherkas gabar ismabixin karto ninka iyo ayadane qalad aye sameyeen gabdhow asturnaada illahay ayaani asturay oo rag mas ul idiikaga dhigay hadi guryahay
@diamondmela3687
@diamondmela3687 2 жыл бұрын
Kkkkkk alla maxaa dad aduunka ku noool😂😂 waaa waalidi oo soconaysa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 supxanallah
@ubaxmaxamuud6577
@ubaxmaxamuud6577 2 жыл бұрын
Horta wiilka waa khaldan yhy xitaa gabadha 1 wiilka wuxuu ku khaldan yhy inaad gabadh xidhiidh ifinka dhaxeeyo oo ku aamintay inaad uhanjapto aad waliba kudhahdo aan is guursado hadii kale sawiraantaan soi dhigaa waa wax aad iyo aad Uxun 2 gabadha abaayoy Maa waalneed markaad nin sawiraan aad qawan thy udiraysay mideeda kale guurku maciyaarba subxaanalaah😢😢
@halimamohamed5327
@halimamohamed5327 2 жыл бұрын
Wonders shall never end
@mohamedabdirahmansaid2724
@mohamedabdirahmansaid2724 2 жыл бұрын
Wadadka meherka beenta sameynayaa waa in la qabtaa Diinta ayuu u gafey 😥😥
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@nasteehomohamuud8835
@nasteehomohamuud8835 Жыл бұрын
Wa saaaaax
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
Masha Allah Studio wuu weenaaday keep going legend
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 2 жыл бұрын
Xasbiyalh waa maroodi tararax taker celisey 😟 ilhey ceeb uu ku astur bananka lama keeno ilhey talo saaro abayo diintna baro🤲🏻😰 rabi tobad weydiiso
@abdirizaakhabdullah1515
@abdirizaakhabdullah1515 2 жыл бұрын
ya Allah dadkan maxa ka qaldan allow no dhowro no badbaadi gabdha 🥺🥺🥺
@qalanjoabdilaahi7071
@qalanjoabdilaahi7071 2 жыл бұрын
Videowgan ayub axmed ha Ka soo hadlo ☑️
@AeyziinAeyziin
@AeyziinAeyziin 2 жыл бұрын
Waan kula qabaa arinkas
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*💚بسم الله الرحمن الرحيم* 🌹 👈🏻 *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥* *Habeenkii inta aadan Seexan👈 1.)🌹Caafi ruux walba oo ku dulmiyay* *2.)🌹Uducee ruux walba oo aad jeceshahy* *3.)🌹nafsadaada rabi udhiib* *4.)🌹inta aadan seexan dheh* 📿📿📿 *Ku waa bariyaysta hurdo cafimaad .cibaado Suuban iyo raali ahaansho rabi. AMIIIIIIIIIIN AMIIIIN 👉 Raaruuulkii alle S.C.W Markii uu seexanayo habeenkii wuxu oran jirey* 👇👇👇 *Bismikallaahumm Aamuutuwa Axyaa* *Nabigu S.c.w .Wuxuu Saari jirey* 👉 *Sacabka* *Gacantiisa Midig Dhabankiisa Hoostiisa isagoo Go Goshiisii jiif* 👉 *intuusan Seexan ka hor oo oran jiray* 👇🔸🔹🔸🔹👇 *Allaahumma qinnii cadaabak yawma tabcathu cibaadak* 🌷.قبل ان تنام 👉🏼 *Seexo adoo weesaqabo oo Daahir ah, kadibna useexo dhinaca midig. bacdeen aqri yadul kursi. intaas Marka sameysid Kadib waxaa ku duceynaayo malak Allah kusoo direy, intaa jiiftid* 💕 *Allahu Akbar* 👉 *Wllfilh adigo raali i xaaasusi aan ku sooo xasuuusiyo 💎aan is caafino Allaa drtis* *wjazaakilllahu khyr*
@nuramohamed392
@nuramohamed392 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah Jazakallaah Kheyr 🤝🤲
@layloxuseenmaxamed6526
@layloxuseenmaxamed6526 2 жыл бұрын
Wacaleykumsalaam waraxmadulahi wabarakaad
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
اللهم امين امين امين يا الله يارب يارب العالمييين Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab
@sahrasalad461
@sahrasalad461 2 жыл бұрын
Salan sare. Ridwan. Waa sheeko kale. cajiib. ciyaamo caadi ah. 😄😁😃 ma fahmin. Hhhhhh macawista iga dhacdaa maqli jirney. Kkkkkkkk hada waa gabasartaa iga dhacdey. 😄😃😄😀. Ka ka ka ka ka Thanks bro. 💯🙏💯👌
@fatimohamed7392
@fatimohamed7392 2 жыл бұрын
Ridhwan good listener waye warka ka dhuray 😂😂
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Жыл бұрын
Alaahu akbar maxaa lawaashay naagtaan dhaqankeedu waa maxay
@qadroalinur3463
@qadroalinur3463 2 жыл бұрын
Wlh gabadhaan daacad wayaya wlh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qosolka iga dhamaday 🤣🤣 Marmarka qaar nolasha waa xanuun🥺🥺🥺🤣
@arafaat702
@arafaat702 2 жыл бұрын
Ha wlhi
@mohamudmursal1670
@mohamudmursal1670 2 жыл бұрын
Anga Waxaa igaa dhadhaceynin niin adaan waligis araag inoo walaan yahay inuu mirqaabo,, Wuxuu yahay aadan oogeen sideed caawradhada uguu diiree Dumarka Qaar Cebtoodaa Allah haa aasturooo Wlhi Waa aduun iyoo dabaaa damaadkisaaa😊😊😊😊
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 2 жыл бұрын
Waruntaa
@riyaan8038
@riyaan8038 2 жыл бұрын
Aragti iyo aqoon hadey jirta xitaa waa khalad in ay u dirtaa waana danbih🥰🤷‍♀️
@rayandahirxalane9985
@rayandahirxalane9985 Жыл бұрын
Walhi dhibato weye marka qof rayigu ku shaqenyo 🤔
@sultanhusen4522
@sultanhusen4522 2 жыл бұрын
I am Oromo First but i love you brother
@yuantv6428
@yuantv6428 2 жыл бұрын
Subxanallah on earth you will see everything...... Wonder's will never end...... Let's expect another thing 😉☺️😉
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 2 жыл бұрын
😁😁😁😁🤣🤣🤣qoftan caadi mahan wllhi fudeed😀naa kaas iskaga tag
@ziao.1359
@ziao.1359 2 жыл бұрын
Waa saqajaamad ah. Nin aan qabin ay sawiro qaawan u dirtay. Akh wasakh
@zahraomar6474
@zahraomar6474 2 жыл бұрын
@@ziao.1359 😂😂😂😂
@anizaqueen4761
@anizaqueen4761 2 жыл бұрын
@@ziao.1359 allow yaku ogaado wx thy nuuca qoftan swr video le wye adi ibal nuga loga siiyo la lacag lahaan😌😌
@ziao.1359
@ziao.1359 2 жыл бұрын
@@anizaqueen4761 wa ku dhacday lakin qofka ka xanaaqa Waa qof wax isku og. Afsomali qarjac booyaaso go to school. Kuwa sawirada dhiga in aad tahay sida aad u xanaaqday fiiri? Jawaab run Ah ba soo qoray sabab aad uga xanaaqday oo u taageeraysa? Waxa ay sameysay wa nijaaas like you urtooy.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@anizaqueen4761 War maxaa 😂😂😂😂🤭
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 2 жыл бұрын
Waalidiyo dhar xidhan weye tani ' Subxanallaah. Aqli iyo Diin Celiso midna maleh yaasadir .🥵😭😭😭😭😭😭😭😡😡 yaku yidhi Meher baa Ciyaar galo. Subxanallaah
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Waa cruur dad bdan ayaan diinta aqoon u laheyn... Mar hdii markhaati iyo sheekh la keeney guurkaas wuu jiraa ee ha iska furto hda.
@AsmaAli-zk3xb
@AsmaAli-zk3xb 2 жыл бұрын
Mehwrka say sheegtay waligeedu ma bixin markaas waa baadil meherkaasi mid cusub inay dib usameeyaan weeye
@cabdirashidcali5071
@cabdirashidcali5071 2 жыл бұрын
Waan fahmi wayay qofkan lkn ceebteeda Allah astuuro
@amuunmohamed6438
@amuunmohamed6438 2 жыл бұрын
Tan Maher maaha iyadoo.hooyadeed joogta aabaheed jooga in uu sheekh maheriyo ma.banaaana kaliya hal mid ayuu maherka an aabahaa ku.bixin uu jirayaa waa marka aaabha uu diido maxkamada isku kiin maherinysa lkn kan Maher maaha aan familkeedaba ogyn.iyadana waa bilaa.idabad qooqday 🤣 maxay iyado.qawan.nin wax ugu dirysaa.aanay waligiina.arag.xataa haday aragty maa loo.dira ilmana maahe waa naagta Wayne 😅😅😅😅
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
@@cabdirashidcali5071 iyo ceyb muslimba Alloow ducdeena Nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab
@aliqawrahofficial6554
@aliqawrahofficial6554 2 жыл бұрын
Qoftan way bugtaa Allah caafiyo .wiilkana Allah qalbiga udhiso wnka xumahay dadka xun aya adunka ka buuxa
@wirwiro
@wirwiro 2 жыл бұрын
Subxanallaah war diinta dhel dhel ma gasho guurna prank ma galo 3 aan katanka gali buu ka mid yhy alle ha idin soo hanuunsho wlhi baadi cad bad ku sugan thy
@aminasaid1523
@aminasaid1523 2 жыл бұрын
Maxa ciyaara walidba ma ogayne waa iska ciyaarkaasi yaabixiyay
@wirwiro
@wirwiro 2 жыл бұрын
@@aminasaid1523 qudba siradaba waalid ma oga
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Ridhwan Issack season 2 part 7🥰❤️
@dheymanluul2612
@dheymanluul2612 2 жыл бұрын
Ridwan kulahaa ma fahmin waalhi qoftan caadi mhn maxa maher ben ah ku geyey subxanallah family ma lihid miyaaaa o hada cebtada maxa waye bananka laso farisatay waxa arkaa ninka kle ku tashaneyso inu sidaaa kaga Amin baxo waaayo naag dhaheyso ninba ben ku mehersaday ninka adiga nag ka dhiganayo haku joga wale waa isku dheshay gabaray 🥺🥺🥺🥺🤣
@libaancali8549
@libaancali8549 2 жыл бұрын
Sax wllhi waa runtada wllshy
@hibanigesod5418
@hibanigesod5418 2 жыл бұрын
Waxani waa been dad is og baa meesha i imaada
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 2 жыл бұрын
had labada daroodbaa way wayday 😇😩
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 2 жыл бұрын
waaa yaaab adduunka maherka ayaaba meher noqoty subxaanallah
@adenabdulahiakwan3623
@adenabdulahiakwan3623 2 жыл бұрын
Haa wlh hdad ninki arosi rabi hduu maqlo wa tagay haku tashay
@maryamomohamed4644
@maryamomohamed4644 2 жыл бұрын
Gabadhan ninka dad ehelkeda ah ha u dirto dofaarka 😭
@bishmo7600
@bishmo7600 2 жыл бұрын
SubxanAllah
@haniqurux1037
@haniqurux1037 2 жыл бұрын
Waaxan layabye siideye uu yaratahy 🤔🤔🤔
@abdimoussa9363
@abdimoussa9363 2 жыл бұрын
@@haniqurux1037 0⁰
@hamdiabdihamdiabdi9126
@hamdiabdihamdiabdi9126 Жыл бұрын
Wayabte umalenaaa
@nimcoahmed4373
@nimcoahmed4373 2 жыл бұрын
Subxana allah even haduu kuqabo xitaa see wax ugu diree dumarka kalsooni bee afka kamaqleyn wax kalsooni ladhaho majiro be take care
@fadumodaror8229
@fadumodaror8229 2 жыл бұрын
subxaaanaaallah even kaduu kuuqbo xitaa see eax ugu 😭😭😭😭😭😭😭😭😭❌❌❌
@ahmedmo637
@ahmedmo637 2 жыл бұрын
Qoftan Xirir miyey Ledhhy mise waa Xaas Mafahmin😂😂😂
@aminacabdi7241
@aminacabdi7241 2 жыл бұрын
ani io adi cml waye
@ibagame8497
@ibagame8497 2 жыл бұрын
Walahi diiniyan waa xaas Subxanallh 🥺🥺🥺
@caasha93
@caasha93 2 жыл бұрын
Subxan Allah 😭 mafahmin 🙈🤪
@anfacmoha7910
@anfacmoha7910 2 жыл бұрын
@@ibagame8497 side xaas ku thy meshaba aabahed ma jogo ama niman marqaati ah so gbdha ma qabo umana ahan xaas
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 Anina mafahmin
@mahamedabdallahussein4483
@mahamedabdallahussein4483 2 жыл бұрын
Masha allah siifiican aad ku subiisaay inaan kaasta siidan haa ku subiiso niin xuun oo daayuus eeh
@ashogaab8525
@ashogaab8525 2 жыл бұрын
Ridwan meshu kuyabay Ayu fadhiya 🤣
@user-ty5lz7yn1o
@user-ty5lz7yn1o Жыл бұрын
😂😂😂😂
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Prt1 ilaa prt7 hadaa la socotay like isku muuji 👋
@alimahamudmohamed5133
@alimahamudmohamed5133 2 жыл бұрын
gabareey waan lagu nikaaxay ninkana waa ninkaaga
@sucdish3972
@sucdish3972 2 жыл бұрын
Shahuudba majoogin meesha iyo shaikh toona
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Sax... Laakiin wey iska furi kartaa waayo waa guur rikaato waa la khasbey.
@saqdhexe6088
@saqdhexe6088 2 жыл бұрын
Meher dumar kasoqab gale ma mehera 🤣🤣
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 2 жыл бұрын
gabadhan hooyadeed lama noola miyaa tolow🤔in la fahmo oo lo caqli celiyo ayey ubaahantahy miskiin naa nimanka iska celi wax walbo haye lama dhehe nimanka qaar waa waraabe😒🤐👎🏿mafahmin aniga shekadan😂😂😂😂😂
@muhamoudmohamad4401
@muhamoudmohamad4401 2 жыл бұрын
This is crazy wlhi qoftan baxar ayee dhexda ugu jiirta😂😂😂😂
@shamsaabdirahman6298
@shamsaabdirahman6298 2 жыл бұрын
Kamabixiseyd hhh
@masbal1493
@masbal1493 2 жыл бұрын
Illahow gabdhaheena ceebtooda astur
@aliadan1141
@aliadan1141 2 жыл бұрын
this girl is confused what will happen if her new boyfriend sees this clip ? if she have already shared all her secrets with an stranger and still she is narrating it in public ,she could have just keep quiet and get married to her new boyfriend
@Aysha_Abdullhi
@Aysha_Abdullhi 2 жыл бұрын
Haa walahi it could be Better but she is too young I feel sorry for her
@luul7651
@luul7651 2 жыл бұрын
Away meherki hore culumada in arintan wax laga weydiyo ila tahay
@somane512
@somane512 2 жыл бұрын
Ha walahi wayab umaada diinteni mexeey ogu ciyarayan this is bigg dambi ALLE haidin cafiyo
@mohamoudabdideria2469
@mohamoudabdideria2469 2 жыл бұрын
@@Aysha_Abdullhi I Wish she new the Diin and kept her body Private as it should have been, my main concern is if she did more than sharing naked photos with the Stranger. See the devastation and the regrets she's severing from..
@zamalmehrain6264
@zamalmehrain6264 2 жыл бұрын
Hehehe this people from somaliyaa wahas maqoran Hortatha aniga yabay🤣💔 subhanallah
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 жыл бұрын
💯 percent Dumarku waa Cadow, waa xaasid
@losterntorres7741
@losterntorres7741 2 жыл бұрын
Guurka Prank miyaa 🤪MaFahmin misa GorillaHa Lacagta$$ Lga DiLooya😅🤣😿
@alihooyo5599
@alihooyo5599 2 жыл бұрын
😆😄😆😁😆😄 ma fahmin
@fatumaceebkasalin1688
@fatumaceebkasalin1688 2 жыл бұрын
Wuu uqalma maxuu urikatena gabadha 😄
@ismail.mo77
@ismail.mo77 2 жыл бұрын
Inay 1000$ ka dhigato ayay ahayd
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💚
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
اللهم امين امين امين يا الله يارب يارب العالمييين Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab
@markazulikhlaas9157
@markazulikhlaas9157 2 жыл бұрын
Walahayga sharafta leh subuscarab isaara allh h idin sharfo adun iyo akhiraba
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 жыл бұрын
Ridwan is wondering and laughing at the same time. This is confusing wallahi
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
Ridhwan issak ma fahmin uu tagan yahay 🤣🤣🤣
@ahmedalinuur1730
@ahmedalinuur1730 2 жыл бұрын
scw
@jihaaninaboqortoyo900
@jihaaninaboqortoyo900 2 жыл бұрын
Part 2 video gaaan soo gali plzzz waapa shactaro 😂😂😂
@saqdhexe6088
@saqdhexe6088 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
Hhh funny wye qoftan😂
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Barnamijkan intan dawanayay wa muqalki igu yabka badna an arko🤣🤣
@maryancb1351
@maryancb1351 2 жыл бұрын
Kuwaklana sug way soo socdaane😂😂😂
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
@@ubahgeele6199 nag tan lacag intey fireysay ayey god isku riday ayada mel xun is dhigtay
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
@@ubahgeele6199 Hhjjjjj
@user-jn8lf8qd7g
@user-jn8lf8qd7g 2 жыл бұрын
Subhanalalah tani waamental wlhi nin aysan arag sewx ugudirtay ilahow cebeheena astur
@mariammoha745
@mariammoha745 2 жыл бұрын
Ninka marki la arko maa wax loo dira 😂
@user-jn8lf8qd7g
@user-jn8lf8qd7g 2 жыл бұрын
@@mariammoha745 kuma odhan wll hdal khldana hygagudbin sideedaba xitaa kan xlaasha kuuah unban wxyaalahy sheegyso lodirikarin hdu kmqanyhy iyo hdukulajogaba tedakle sida positiveka ind ufekerto wxan idhi nin aysn arg sewx ugudirty means an xlaal uahayn
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
Kaliya u duceeya inuu dhibka lagu hayo alle ka dulqaado haku diganina wllo
@apdallademoneyes...4164
@apdallademoneyes...4164 2 жыл бұрын
subxana allah allow sharaftena dhow dhocil cebteda inan meel dhigo sharafteyda ka qiima bdn💯😡
@fridayversion4581
@fridayversion4581 2 жыл бұрын
Qoftaaan warkeeda wuu cad yahay. South africa ma jecli ayay tiri America jeclahay 🤣 subxanallah. Walhi yaaab waye
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 2 жыл бұрын
American kaga dhagantahy South African ka boodsan tahy
@libanmalaq8807
@libanmalaq8807 2 жыл бұрын
Ma fahmim sheekadan😳😳😂😂
@sowdomaxamuud6955
@sowdomaxamuud6955 Жыл бұрын
Amba kulamid ahy kptn
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Wlhi waa fuuuray inalilahi qoftaan ma FIYOOOBO MA FADHISO😂😂😂😂
@zahrujibrahimi8667
@zahrujibrahimi8667 2 жыл бұрын
Mafaxmin🤣🤣🤣
@mubaragahmed9521
@mubaragahmed9521 2 жыл бұрын
subxanalah wx ay samaysan bal eg wxay dad madaxa isku galisay eg ilhy no ceb astur amiin amiin
@abdullahi9609
@abdullahi9609 2 жыл бұрын
Beeeeen badanaaaaaaaaaaaaa Nimankaan ay nooga sheekeyneyso iyagu xoolo miyaaa ( Anigu taa mafahmin) waaba another level.
@umosiham2650
@umosiham2650 2 жыл бұрын
Waxan maqle jiray ma ana walan ama caden baa laka hesaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣
@queentima6146
@queentima6146 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣meesha ku yaaba fadhiya
@umosiham2650
@umosiham2650 2 жыл бұрын
@@queentima6146 ani xata yaab 😂😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 жыл бұрын
aniga waxan u arkaa gabadha iney saxsan tahay sababto ah rikaato aankugu guursado wa qalad iyo xoog ninka aad ayu uqaldan yahay waxas looma baahna
@queentima6146
@queentima6146 2 жыл бұрын
@@abdikadirhaji6852 awood ay iskaka celiso leedahy maaho xoogga nin kugu yeelan kro mxa wye
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 жыл бұрын
@@abdikadirhaji6852 Sxb lkn qof waqtiga kaa lumisay oo inay kujeceshahay marwalbo bbe kuleedahay adoo africa wada joogo isjecleedeen hadii qof yurub ama america jooga lagaa raaco kawaran Inkastoo sawira ayleedahay aan soo dhigeenin waa hadaan jeclahay waaye
@moabdi3860
@moabdi3860 2 жыл бұрын
South Africa danyerada ugu wayn yaa jooga 😆 🤣 😂 😹
@abdallaaweis13
@abdallaaweis13 2 жыл бұрын
I'm happy you guys understand from Omaha Nebraska 😂😂
@musiclyrics7674
@musiclyrics7674 2 жыл бұрын
wllhi waa run daanyerada dhan south africa ayey joogaan🤣🤣🤣
@aminacabdi7241
@aminacabdi7241 2 жыл бұрын
@@musiclyrics7674 danyer igu sotura ana danyer rabo heee
@zeinabmohamed7807
@zeinabmohamed7807 2 жыл бұрын
@@abdallaaweis13 danyer inoqo😂😂
@abdallaaweis13
@abdallaaweis13 2 жыл бұрын
@@zeinabmohamed7807 okay where you at right now
@susushaywal9861
@susushaywal9861 2 жыл бұрын
Gabarey dhiqaa lugaha kula jirtaa😂😂😅
@nadiiramaxamed5876
@nadiiramaxamed5876 2 жыл бұрын
Ma fahamin😂😂sheekadan
@mohaaa0009
@mohaaa0009 2 жыл бұрын
Shekadan aniga mafahmi 😂
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 2 жыл бұрын
this is dunyaa wixii dhacay wey dhacen ee horey uga soco 🤗manooli😂
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 жыл бұрын
Paayo Shekada Saa moodo Mahan Gawadha Qatar weyn gashay alle ha u yasiree
@gablax
@gablax 2 жыл бұрын
Ha ha another level my haliimos 😂😂
@emem3711
@emem3711 2 жыл бұрын
ridwaanow kuraasta madaxda meesha soo dhik nio hore usoco saan dhawar xanun waaye sxb
@mdsli5181
@mdsli5181 2 жыл бұрын
nikaax iyo furiin wax lagu ciyaaro maaha😊
@shuriye2377
@shuriye2377 2 жыл бұрын
This iz heart-attack, wlhi qof talo fiican siiya ayey wayday 😞
@Aysha_Abdullhi
@Aysha_Abdullhi 2 жыл бұрын
Haa walahi
@umuraage8617
@umuraage8617 2 жыл бұрын
Taas ayaan beentaa aheyn illah ha kala furdaamiyo gabadhaa iyo wiilkaa.
@mohamedabukar3575
@mohamedabukar3575 2 жыл бұрын
Yahooooy meher iyo furiin dheeldheel ma galo ee waalagu qabaaaaa hortaada usoco
@xasanisxaqali2487
@xasanisxaqali2487 2 жыл бұрын
Sawiro iyo wax yaalo qaldanbuu haayaa kulahaa 😄 🤣 😂 😆 😄 caadimaaha
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 2 жыл бұрын
Hahahah I almost get a heart attack when she said aroosaa gali rabaa hahahah acuudu billaah what a nightmare???
@hanifarashid8484
@hanifarashid8484 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wonders shall never end
@nadiaabdirahmannadiaabdira7059
@nadiaabdirahmannadiaabdira7059 2 жыл бұрын
Subxana Allah
@bashiiyarekhan9166
@bashiiyarekhan9166 2 жыл бұрын
Ridwan best interviews
@sawdoali6
@sawdoali6 2 жыл бұрын
Sharafi dhimatey🥺🥺 Subxanallah Meshan ku yaaba fadhiya🙄😳😳
@beer-lula_22
@beer-lula_22 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 War qoftaan halay fahansiiyo😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi ma fahmin
@saqdhexe6088
@saqdhexe6088 2 жыл бұрын
Mela aqado garan wayay😅😅😅
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu 2 жыл бұрын
Kkkkkkk meher parank ah
@rayandahirxalane9985
@rayandahirxalane9985 Жыл бұрын
Ani xita mafahmin 😂
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
@@saqdhexe6088 😂😂😂
@zammyali3047
@zammyali3047 2 жыл бұрын
Subhaana llaah bal culumada weeydii
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 2 жыл бұрын
Guurkii prank miyaa noqday Waxani waa musalsal malaha 😀😀😀😃😃😃😃😃😃
@boqorka5tasomaliyed939
@boqorka5tasomaliyed939 2 жыл бұрын
There's something she's hiding behind it's better to be open and honest
@goodadvicemedia7439
@goodadvicemedia7439 2 жыл бұрын
Hadalka seey iskula ruxee iyo hadalka isqilaafaa walee been badan ku jirto meesha hhhhh.
@kowtharbulale4181
@kowtharbulale4181 2 жыл бұрын
Very true. We don't need half baked story. Lost dignity yahudeed
@sacdiyotaani2915
@sacdiyotaani2915 2 жыл бұрын
War qoftu indho adagaah wlhi waa iga yaabisays !!!
@mohamedissackabdullahi252
@mohamedissackabdullahi252 2 жыл бұрын
Heestii mafahmin oo practicle ah waaye wllhi
@xamdisaalax7621
@xamdisaalax7621 2 жыл бұрын
Hhhh
@abdullahimikail5708
@abdullahimikail5708 2 жыл бұрын
Wlhi Ridwaanoow barnaamijkaaga dhacdooyin layaab leh ayuu banaanka keenay ALLE haku garabgalo hawl wngsn.
@nimcokhalif5685
@nimcokhalif5685 2 жыл бұрын
Subaxanallah ar tan magaca IGA ciyartay walaley please nimco Lima dhaha dhahded lee
@deeqaluul7711
@deeqaluul7711 2 жыл бұрын
Subxaanallah rabbul cizza, waxan cml ina sogudbiso maficno wana fashix walal waxayna ahyd ina inanta ucaqliceliso culumana lalaxaariso io rerkoda io ninka rerkisa laisla xariiriyo oo hoos arintaal looxalilo.....
@iqrocali5809
@iqrocali5809 2 жыл бұрын
Sax😒
@muniroshafici5315
@muniroshafici5315 2 жыл бұрын
Sax wlhi
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 2 жыл бұрын
Xaqiq wxn cml wax meshan la kena ma ahn wa arin ad uweyn 😳😳
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 2 жыл бұрын
Waa fududaaaday abaayo mcn lkn sorry 😞 Wallaahi 🥰
@anisomurzal6104
@anisomurzal6104 2 жыл бұрын
Wlhi waad isku ciyaaratay sistrey nin see vedio igu dirtay adi bismilaahi
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 2 жыл бұрын
Abdifatah So sorry from South Africa 🇿🇦 Nimco has flied to America 🇺🇸 Good luck.
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 18 М.
AX! YAAB 3 NIN AYAY TIJABISAY MAXA KARACAY TIJABI JCYK Pt86
20:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 302 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 18 МЛН
XASKAYGA ITIRI IFUR SABAB LA AAN MAXA UQARSAN ITIJABI Pt108
25:12
Ridhwan Issack
Рет қаралды 234 М.
AX! CABSI! GUURKENA WAA BISHA SOO SOCOTA EE II TIJABI  Pt23
11:42
Ridhwan Issack
Рет қаралды 272 М.
hanad iyo asma oo waxpo isku rewan 🤣
6:46
Mrs qaramii
Рет қаралды 71
ALLAH DILAA DHINTA/WAA QISO LAYAABLEH!@sawdamqaalib
33:19
Sawda Qaalib
Рет қаралды 66 М.
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 135 М.
AX! QALBIGAY KAJABTAY LAKIN ASAGA WA FARXAY TIJABI SXB Pt40
17:50
Ridhwan Issack
Рет қаралды 288 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
0:18
MrBeast
Рет қаралды 37 МЛН
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 16 МЛН