QALBI JAB! WAX BADSO WAX BEL AY LEDAHAY TIJABI SXBKA Pt63

  Рет қаралды 370,182

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 1 600
@asiaosman6748
@asiaosman6748 2 жыл бұрын
Inta khiyaamada iyo bahdilka kadoorbiday single nimo waan idin salaamay 💔💔😭😭😭
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 2 жыл бұрын
Waankaa qaadny queen
@ayaanitaacashaq1830
@ayaanitaacashaq1830 2 жыл бұрын
Lkn jaceylku marbuu Nasteexo yahay❣️❣️
@aawowjinaay3264
@aawowjinaay3264 2 жыл бұрын
@@ayaanitaacashaq1830 beentaa ma aha.
@efraaxmaxamed7936
@efraaxmaxamed7936 2 жыл бұрын
Wanka qaadny
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 жыл бұрын
Wankaqaday dear
@daahircabdulaahicali7735
@daahircabdulaahicali7735 2 жыл бұрын
Marnaba saaxibtinimada jaceyl haku bedelan Laga yaabe jaceylka iyo sxbyinimda ina wada weysid✌
@XikmaAbdow
@XikmaAbdow 5 ай бұрын
Waa sax xan tahay❤ wll❤
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 2 жыл бұрын
Saynabeey wan ku salamay naag nool 😂😂😂✋
@zainadalidiini5624
@zainadalidiini5624 2 жыл бұрын
Wn kaa qaaday 😂✊🏽
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 2 жыл бұрын
Waan kaa qaaday🤣🤣
@sabarinxassan2518
@sabarinxassan2518 2 жыл бұрын
Manoli wlhi😂😂😂
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 2 жыл бұрын
@@sabarinxassan2518 😂
@nimcokood9301
@nimcokood9301 2 жыл бұрын
@@sabarinxassan2518 🥳ku jelhy Abayo
@aragsan9200
@aragsan9200 2 жыл бұрын
Kan wixii ku dhacay wan ku farxsanahay wlhi 😂😂😂😂😂😂
@deeqoyusuf3501
@deeqoyusuf3501 2 жыл бұрын
sax waaye wlhi
@ubaxrashid4097
@ubaxrashid4097 2 жыл бұрын
Haa sax wllih way ku sobaxysah in sidaalogaloho😂
@muhanadqoorka2553
@muhanadqoorka2553 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@maxamuudamoore3834
@maxamuudamoore3834 2 жыл бұрын
Kkkkk shekadas ma kentay
@najmosaleyman1013
@najmosaleyman1013 2 жыл бұрын
Ar kan waxbaa helay bisinka
@naimaneeruus1390
@naimaneeruus1390 2 жыл бұрын
C/Nuur iyo Nuur waa isla meeshii faataalow 🤣wixi kuhelaan layaabay 🤣
@zamzamsaalah7669
@zamzamsaalah7669 2 жыл бұрын
😋😂😂
@ahmedabdiafrahofficials6700
@ahmedabdiafrahofficials6700 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@honeyinahassan5967
@honeyinahassan5967 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sucdi2554
@sucdi2554 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂👍
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 2 жыл бұрын
Wlhi dacada u qoslay 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂Zeynab waa mahadsan tahay ninka jabka kuriday
@fahanmoha594
@fahanmoha594 2 жыл бұрын
adiga miya muna mida ladahayo oo laqayami rabay hhhhh
@shaficiyare6838
@shaficiyare6838 2 жыл бұрын
😂😀
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Muna adiga ama samidaa 😂🤣🤣🤣🤣🤣
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 2 жыл бұрын
Muuna adi miyaa
@farxiyocali3783
@farxiyocali3783 2 жыл бұрын
Waan ka simanahay inaad u WADA mahad celino seynab😂😂
@queensomali5463
@queensomali5463 2 жыл бұрын
😪Wa iska Sidaas De Ragu Yaab Intu Gabadha Ku Cayaarayo Isagana Mid Ku Cayaarta illhay Uga Baryaya Daanyeerka😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 жыл бұрын
Gabadha hore muna ayadoo tiri nuur iyo abdinuur waa iskumid oo dharanaysa buu kujaray telka Mac sonkor 🤣🤣
@hassanburhaanabdule4010
@hassanburhaanabdule4010 2 жыл бұрын
Khiyanada ma ficna runtii qofka hadadan fahmeen runta u sheeg inta Qalbiga ka jabiin lahayd ogoow waxa gesatiid adigay kugu so labaan markasta la jeclow qofka kula socda waxa naftada la jeceshahay sii qalbigaga u wacnaado Hal Qalbi Hal qof ❣️❤️💖😍
@afnaanmaxamed3333
@afnaanmaxamed3333 2 жыл бұрын
Qofka dacada qof dacad ah mahelo
@maashofficail8837
@maashofficail8837 2 жыл бұрын
haa wlhi gabdha wey jeceshahay lkn asaga ayaa qalbiga ka jabinaayee
@somaliangentleman9599
@somaliangentleman9599 2 жыл бұрын
Jacelka dhabta wa marka hal qof qalbigada ku qortid farxad badan aya ka heli 😍
@amaalasad9430
@amaalasad9430 2 жыл бұрын
Hadduu kaa tago qofkaasna.
@somaliangentleman9599
@somaliangentleman9599 2 жыл бұрын
@@amaalasad9430 qof ku jacel kaama tagayo
@amaalasad9430
@amaalasad9430 2 жыл бұрын
Inta badan ma guulayso jcylka dhabtah marka calfku marmar buusan kuu hiilin jcylkagana kugu darin
@naaziroffacialmp4396
@naaziroffacialmp4396 2 жыл бұрын
Hal qof ayaaba niyd jab ah kun qof la soco 500 niyd jabi 500 na hku niyd jabiyaan saas ka fcn anaa hl qof arky xnuun
@saharosheikh9573
@saharosheikh9573 2 жыл бұрын
@@somaliangentleman9599 absolutely qof ku jecel ayaad heli
@wardajamal1150
@wardajamal1150 2 жыл бұрын
Funny 🤣🤣🤣🤣aduunyadda daacadnimada Ugu Fiican wlhi
@losterntorres7741
@losterntorres7741 2 жыл бұрын
Home iyo Away 🤣qasaaro Team single ku soo bir nio Calaacal ku diLeee
@maxamedjeylaani4717
@maxamedjeylaani4717 2 жыл бұрын
Magac Muslim ku qoro walaal
@faraxsanabdullahiisse3211
@faraxsanabdullahiisse3211 2 жыл бұрын
Jecliyaa jabkaas qayanoole waaxid🤣🤣🤣
@aishaalicia1794
@aishaalicia1794 2 жыл бұрын
hhhhhhhh
@shacnidaimon6936
@shacnidaimon6936 2 жыл бұрын
Hhhh
@xasannuur222
@xasannuur222 2 жыл бұрын
Dhibka daa😃😃
@somaliangentleman9599
@somaliangentleman9599 2 жыл бұрын
Xarfankan gabadha hore ayado daacad ah oo dhaaraneso ayu isku dayay inu nolashisa ka saaro lkin midi uu filayay ine magacisa sheegto aya meel xun oga so baxday una aarguday gabadhi kle 😍 dulmi ma duugmayo wu so daahira 😂
@maaidoibrahim9038
@maaidoibrahim9038 2 жыл бұрын
Saxiix xaq Alle swt woo soo sar 🤣🤣🤣😅
@abdinoorisackmiris2785
@abdinoorisackmiris2785 2 жыл бұрын
1 io bee laidirey miya sorry dhibmlhn way igu dhacdy
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 жыл бұрын
@@abdinoorisackmiris2785 nuur ayaa naag kulabaxday Mac kugutahay saas ayaa logala qof qiyaano badan Ada bilabay adgeeso hee inkiraad cad gabadhi horo ayaa inkirtay adini maxaa sugesay Mac kugutahay iskadhaaf qiyanada maskiintaas aad soco iida kujecel aduunka bil cagsi waaye ogoow walaahi majecli qof lagudigto😏😏😏
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 2 жыл бұрын
Haaa waan kanaxay wallahi
@amalomar860
@amalomar860 2 жыл бұрын
@@abdinoorisackmiris2785 Muna ayaa kujecel daacadna ku ah sida hadalkeeda kamuuqata Nuur ayayba kuula baxday marka gabadhas nabsi hakagalin midii aad lahad waan jeclahay waad aragta siday kugashay
@makkadagan876
@makkadagan876 2 жыл бұрын
Gabdha hore walaga qaldanyahy aniga waxan aminsanahy iney ruun sheegeyso Nuur ay ugu wacdo 😥 🥺 Dacad waye amiin walhi 💝
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 2 жыл бұрын
Jecliyaa jabkaas 😂😂qofka damaca badan dariiqu ku dhintaa mac sokor 🤣🤣🤣🤣🤣
@mahadyare6945
@mahadyare6945 2 жыл бұрын
Waligeey waxaan maqli jiray xaqa haba soo daahee waa kii mar uun soo daahira Gabadhi koow magaciisa wey sheegty balsa wuu ku adkeyay tii uu calankeeda babinaayayna waxey taagan tahay halahoo ayaa ijecel 😂😂😂
@shankaroonabdikadirali4866
@shankaroonabdikadirali4866 2 жыл бұрын
😅😅wlee muna wad isga dheshy Zeynba way kugu dheshy🤧
@abdullahilapulga4856
@abdullahilapulga4856 2 жыл бұрын
😀
@alfaaropoi8072
@alfaaropoi8072 2 жыл бұрын
@@abdullahilapulga4856 nataash an Adiga ku ilashaa i kalag
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Ka xa xabi he adiba muna gaadi rabte seynabey keep going huuno 🤣😂🤣🤣🤣🤣😆😆😃
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 2 жыл бұрын
Samidey keep going qali Macnto
@saynabibraahim836
@saynabibraahim836 2 жыл бұрын
𝐀𝐛𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐦𝐡𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
@@saynabibraahim836 adaa mudan abyo
@hermajesty1753
@hermajesty1753 2 жыл бұрын
Waxbadso waxbeel eey leedahay😂😂😂😭
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 жыл бұрын
Qofkii qosli wayo dhaqtar ayuu rabaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@queenkhadra
@queenkhadra 2 жыл бұрын
Qiyanada maficno ,Allah rali kama aha ben iyo qiyano .Runta waa muhim sikaste uqarartahy .
@Ikraamtv759
@Ikraamtv759 2 жыл бұрын
Nuur haduuba magaciisa u danbeeyo muxu layma dhaho u leeyahay nacas waaxid dheh tan danbe aaba ku sugtay wlhi 👌👌🤣
@mulkicabdiqadir8407
@mulkicabdiqadir8407 2 жыл бұрын
Wlhi astaahil kiisa waye tii hore sidii uu dhahay tanaa dhahday macsokor somaali waxey kumaah maahday qof abaalkisa qof aya gudo
@anfacxshisheeno1242
@anfacxshisheeno1242 2 жыл бұрын
Sunta ka ilmeysista dadka aan dacada ahen rudwan wanku aamin sanahay blh keep going mdkle ninka asan dacada ahen sas in eey ku dhacdo aadban urabay bilacaleg aso kale sasba lo gala😝
@ahmedabdi2320
@ahmedabdi2320 2 жыл бұрын
Ninkan Doorashadi Wuuku Guuldareysaty insha allah Sanadka dambe Soo Training garee
@fatuushfatuush5324
@fatuushfatuush5324 2 жыл бұрын
Adoo Qiyaanole ah hadaa Dacadnimo raadisid wad qaldanthe😄
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 2 жыл бұрын
Doqonimadda u dheer khaainimadda
@abdiali481
@abdiali481 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@deqdarajo574
@deqdarajo574 2 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣🤣🤣 Waa sheeko kale, dhooqa lugaha la gashay…. Offsite🤣🤣🤣
@abdirahmanadan2897
@abdirahmanadan2897 2 жыл бұрын
The way he was trying to be rude to the first lady but the comeback from the 2nd lady is 🔥. Karma is a bitch bro. Kudos to the second lady.👍
@kowsarismail
@kowsarismail 2 жыл бұрын
yessss i was screaming wllhi he deserved it
@peacefighter736
@peacefighter736 2 жыл бұрын
wow!! m.a ridwan inan kulahariro jeclani lahaa❤
@blessedme8532
@blessedme8532 Жыл бұрын
Exactly Gabadha hore magaciisa sheegtey Daacad ula hadashey Codkiisa afkaa u xiran bee u garan weedey
@fadumoali6896
@fadumoali6896 2 жыл бұрын
Qof isagiba dacad ahayn oo rabaa dacad in lo noqado raga laga helaa wajiya xun 😂😂👊
@habibamohamad1717
@habibamohamad1717 2 жыл бұрын
Raga somaliyad lagahela nin dacad ahen dacad in lo noqdo rabo😂😂
@ciilaawkulmiye3281
@ciilaawkulmiye3281 2 жыл бұрын
Dadka isku mid maha waa sida Faraha oo kle masina ibna adamba ,🙏
@aishaabdi9897
@aishaabdi9897 2 жыл бұрын
Haaa you right ✅
@habibamohamad1717
@habibamohamad1717 2 жыл бұрын
@@aishaabdi9897 gabadheydi 1week jirto isku magac tihin Abayo Aisha abdi abdullahi ladhaha Masha Allah. Australia 🇦🇺 kaso salanay👋
@juweeriyocabdi2790
@juweeriyocabdi2790 2 жыл бұрын
Really wlee😂
@sihamm7969
@sihamm7969 2 жыл бұрын
sideydo kale dadka sugaaya in malin uun barnamijkan laga soo waco hadana aanan laso wacownin😭😭😂
@abdirahmanyussufhulbale369
@abdirahmanyussufhulbale369 2 жыл бұрын
Mr issck keep going m.a ur doing brilliant work
@nasrinlovely6699
@nasrinlovely6699 2 жыл бұрын
Ridwan qosolka iska dhaaf marka qofka niyad jabsanyahay waa inaa feeling kiisa ixtiraamto ka faraxsan la qosol it’s okay lkn kan lagu daadsho waa inaa niyada u dhisto oo dhahdo wan ka xumahay waxa kugu dhacay awalba qof ku qalmin bu ahaa oo waqtiga kaa luminayey in aad ogaatay waa muhiim hore uga soco qof dacadaa heli doontaa insha Allah lkn wll qosolkas wuxu kaa dhigaya like qof bilaa qalbi ah oo bilaa iinsaaniyad ah i hope ina qoralkan akhrisato
@asiaosman6748
@asiaosman6748 2 жыл бұрын
Jaceylow maxaad dhibkeentay maxaad dadka kala dhantaashay maxaad niyad dhowr sanayd iyo qalbiyo badan dhaawac yeeshay 😭😭😭💔💔💔💔
@ayaanitaacashaq1830
@ayaanitaacashaq1830 2 жыл бұрын
😭😭😭jacelow maxad niyada naga deshay waxan nacnay aduunka alla jaceylka xanuun badanaa😭😭
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi😂 😢
@ekranmohamud6683
@ekranmohamud6683 2 жыл бұрын
Ala Maxay ku sugtay nin isagaba magalka ku jiro yaaa u joojinaaayo 2022 hormar wacan gabdho❤️✊
@legendyuska7182
@legendyuska7182 2 жыл бұрын
Legend keep going.......walee manta qusul iguma xerin
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Finally part 63..Keep going Ridhwan Issack..Ridhwan Issack is a basically a good man saving a lot of innocent girls and innocent men..May Allah bless him for the good work Ridhwan Issack is doing🥰🥰❤️❤️
@khadanjama2924
@khadanjama2924 2 жыл бұрын
Baga kugu dhacaday istubidh bid buu siri bidan wuu rabaa jac
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 2 жыл бұрын
Yeah ameen
@muarabuchannel6918
@muarabuchannel6918 2 жыл бұрын
Haa🥰
@rksiyat5279
@rksiyat5279 2 жыл бұрын
😁😁😁😁
@zahraahmad8487
@zahraahmad8487 2 жыл бұрын
Umadu qiyyaano badanaa
@asmaibrahim2145
@asmaibrahim2145 2 жыл бұрын
Muna neh waad isku dirty Zeinab neh maad helin sorry🙄🥺😂😂😂
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
Hhhhh shaw ninku bille buu ahaa oo bilshiiba marbuu lahadlijirey
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 2 жыл бұрын
Hhhhh maskiinka waa Ku jiraa dhiiqada 😂😂
@maashofficail8837
@maashofficail8837 2 жыл бұрын
nio gabdha wu qalbi jabiyey lkn gabdha kale wey ku daadisay
@asmaibrahim2145
@asmaibrahim2145 2 жыл бұрын
@@mohamedabdimohamoud8328 waa macquul😂
@asmaibrahim2145
@asmaibrahim2145 2 жыл бұрын
@@abdirahmanyasinwarsame3473 ilaahy baa umaqan😂
@hibofarah1174
@hibofarah1174 2 жыл бұрын
Wllee ridwaan waa funny marka la dafirayey siduu u qoslayey u afka u qabsanyo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 funny ayaaba tahay
@abdimoalim6733
@abdimoalim6733 2 жыл бұрын
♥️ Every year teaches two things 👉 No one permanent 👉 Life has to move on
@shankronabdiqadir616
@shankronabdiqadir616 2 жыл бұрын
Waw sax waaye
@saduushsamanbadanofficial7906
@saduushsamanbadanofficial7906 2 жыл бұрын
Ture wllhi
@diiniomar2227
@diiniomar2227 2 жыл бұрын
Wooow keep going Ridwaan 1 ilaa 63 wax I dhafay malahan xitaa anoo bishaan mobel la.aan eh sidaa u jclhy lee barnamijkan
@happychannel8946
@happychannel8946 2 жыл бұрын
Single iso raaca free stress❤
@mohamedhanshi9673
@mohamedhanshi9673 2 жыл бұрын
Hi
@Zaisma7700
@Zaisma7700 2 жыл бұрын
🤣🤣😅
@amiiraabdulahiyuusuf2978
@amiiraabdulahiyuusuf2978 2 жыл бұрын
Wll ridwan wxaa kulatalinaa inaa qofka asoo niyada kajabsan aqoslee only qosolka iska day qof xNunka ladaremayo iska dhig xtaa 🥰🥰keep going wll
@drs.suadsuleimanabdirahin7715
@drs.suadsuleimanabdirahin7715 2 жыл бұрын
😅😅😅😅
@ab.a8353
@ab.a8353 2 жыл бұрын
@ amiira run ayaad ku hadashe abaayo
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 2 жыл бұрын
Wll ninkan dabeecad ayay ka tahaye xumaan ilama aha inay ka tahay. Waayo waxa jira dad naxdinta ama murugada la qosla iyada oo aanay farxad ka ahayn. Markaa aniguba sidaadaas waan kula taliyay dhawr jeer oo hore oo aan farriin u qoray, hadana weli wuu wadaa qosolkii..... Qofka dhibtu ku dhacday marka qosol loo raaciyo wuxuu u qaadanayaa in lagu farxay dhibtiisa, lkn dabeecad ayay ka tahay ee axmaqnimo kama aha sidaan filayo.
@ab.a8353
@ab.a8353 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmaan-casayrwa run way jiraan dad noocaas aa oo markay naxaan qosol geriir bilaad baan. Lakin kani wa barnaamij oo la u talagale aduunka daan inay daa wadaan. Wax yeer unu is gi jiyo. Waano yer oo walaal keene khayr ula rabno. Shukran.
@fatthihaji8056
@fatthihaji8056 2 жыл бұрын
Ani iyo ridwaan isku mid nhy wallaahi qafka mrki lgu dadiyo waba iska qoslaaa sabab tna ma ogi
@abbaziconeight
@abbaziconeight 2 жыл бұрын
Seynab gabadh Adag waaye, Tii horuu ku kibray, iyana tanaa ku tuftay woooow, imika khasab Muna ayuu ku noqon doonaa, haday aragto video ganna Wa inuu mar labaad jabo deedna uu keligii noqdo ninkii Godadlaha ahaa.. Muna Ha sasaban ayan odhan lahaa adeer
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 2 жыл бұрын
Haa wlhi kkkkk jecliyaa jabkoos😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@marwahabdalla4710
@marwahabdalla4710 2 жыл бұрын
😂😂😂😂Gabdha kowaad Qaylo Badna Bisinke na kan kacarar Walabo wajiiile e Waxbdso waxbeelbay dhasha 😂😂😂😂Wakugu macdahay khiyaanoole weye kan
@Ahmedramaas
@Ahmedramaas 2 жыл бұрын
Zero ayay ku soo dhamaatay cayaartu
@cabdicasiissaleeban5285
@cabdicasiissaleeban5285 2 жыл бұрын
@@Ahmedramaas hhh wlhi wan kugu raacsanahay way ku haboontahay laba wajiile
@cawocumar7193
@cawocumar7193 2 жыл бұрын
Asagii baa khanole ah suu dacad raadinayaa wlhi way kugu dhacday 😁😁😁😁😁
@ciilaawkulmiye3281
@ciilaawkulmiye3281 2 жыл бұрын
Ka ag carar 😊
@maryancabdi874
@maryancabdi874 2 жыл бұрын
Hadaladiisanba layaabay
@abdikadirgarad8872
@abdikadirgarad8872 2 жыл бұрын
How money qalbi ayad ledahay Subhana allah first markad adigu dacad tahay ayad dacad fishaa marka wllo adigaaba daacad aheen sidee dacad ku radisaa Anyway jaceylka ciyaarta halaga deeyo,
@ciyaardhaqameedofficial9576
@ciyaardhaqameedofficial9576 2 жыл бұрын
Abaalkiisaa helay wlhi thank you zainabey
@dagalsiciid7088
@dagalsiciid7088 2 жыл бұрын
Waxan leeyahay qofkasta oo aan daacad ahayni wuu guuldaraysanayaa maxaa yeelay wiilku Markii hore a isaga ayaa qiyaanoole ahaaa markaa sidee ku helayaaa qof u daacda tii uu lahaaa iyada uma madni ayaaba soo dhawaysay oo tidhi (n buu ka bilaabmaa tii klese way ku siday markaa waxan leenahay qofkasta oo daacdi ha guulayso qof kastoo qiyaanoolaani ha guuldayraysto 👍👍
@aqoonguud8420
@aqoonguud8420 2 жыл бұрын
Sanadka Guur diyaar unoqoto uun shukaansi bilaw inta kale iska naso intii qalbiga lagaa xadi lahaa, Mudo 6 bilood ah qofka la shukaansanayso waad ku xulan kartaa waanad ku tijaabin kartaa dhan walba
@ayaanitaacashaq1830
@ayaanitaacashaq1830 2 жыл бұрын
Guur shukansi la aan sidoo ku dhacayaa shakansiga aya ka horeyo guurka in leys fahmo ayaa la rabaa
@qamarabdi9587
@qamarabdi9587 2 жыл бұрын
I agree with you because wahaan 2 sano iyo 3 sano waa waqti lumis qof kaan adhoo 3 months ayaad Isfahami kartaan wahaaan waqtiga laiskacunaayo sidha iyadhoo jaamacad labaranaayo is crazy . Aniga mago jaceeyl wah ladahaa majirto
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 жыл бұрын
@@qamarabdi9587 waasax
@zein-204
@zein-204 2 жыл бұрын
Iska ahaw single No buuq No niyad jab can't wait part 64 🤚😂❤ Waxaan la yaabey dadkan iyagiiba daacad ahayn oo hadana raba I daacad poo noqdo 🤔🤨
@updiarhamnabas2058
@updiarhamnabas2058 2 жыл бұрын
😂😂😂
@sumayahabdirahman2604
@sumayahabdirahman2604 2 жыл бұрын
Waa Indaa adhegi oo qof ah lawa gawar ayu leyaxay halaitijawiyo 🤣🤣🤣🤣☹☹☹☹
@laylamohudin8145
@laylamohudin8145 2 жыл бұрын
No booq dheh😁
@ruqiyaahmed8528
@ruqiyaahmed8528 2 жыл бұрын
😁😁😁😂😂
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Meesha haku duqoobin saxiib
@farxiyofaraxsan2163
@farxiyofaraxsan2163 2 жыл бұрын
Hjhhhh🤣🤣🤣🤣wale dadkana keep going wallkey ridhwan👍😍
@issadiinbinuomaromar4433
@issadiinbinuomaromar4433 2 жыл бұрын
Forward ever brother InshaAllah
@marianor4588
@marianor4588 2 жыл бұрын
Alxamdu dheh hadan 63 qeyb adan ku jirin sideydo kle🤣
@calixusen3815
@calixusen3815 2 жыл бұрын
Jeclkaaga magiiciisa sheeg 👈
@ilhaaniitapea9523
@ilhaaniitapea9523 2 жыл бұрын
1 ilaa 63 waan fiirsanayey lee 🤣
@marianor4588
@marianor4588 2 жыл бұрын
@@ilhaaniitapea9523 🤣🤣🤣alx dheh
@sumayahabdirahman2604
@sumayahabdirahman2604 2 жыл бұрын
Ala berka kaan waji umayalo😂😂😂😂😂😂💔💔💔
@aminoosman7034
@aminoosman7034 2 жыл бұрын
Masha alah keep going my brother
@khadijoabdi7373
@khadijoabdi7373 2 жыл бұрын
Wax badso wax been ayey ledahay wixii helan layabay😂😂😂😂😂😂
@faisalabdishakur9146
@faisalabdishakur9146 2 жыл бұрын
Ardaydha bilaw ila hada lasocoto ismujiya
@zakisheikh5373
@zakisheikh5373 2 жыл бұрын
Wan ku zalamaaa. “Ane wan ka qadaaaa” ku qoslay wlhi😁😁😁😁🤔🤔😁🤔😁😁😁😁😁😁😁
@ramlakorean9161
@ramlakorean9161 2 жыл бұрын
😂😂
@nasapohmalapoh6664
@nasapohmalapoh6664 2 жыл бұрын
Kolay muna hadey caqli ledahy ninkan la sii socon mayso 🥺jacylku wa ey ey dhalay 😂tiiyuu ku qaylinaayo bay dajinaza 😢balo nin igu qayl qayliya padazan ka galaa 🏝
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 2 жыл бұрын
Abdi nuur reer badiye face mask 😷 buu xidhanyay saas bay muna codkiisa u garan wayday magacana way sheegtay guul iyo goba nimo walal muna kan hora uga soco
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Single mino nga bdn rer iska bulo🥰
@mohamedofficial5086
@mohamedofficial5086 2 жыл бұрын
Hi
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Xili hore sexo xili hore sokac salada jawi Dagan dambi laan
@mohamedofficial5086
@mohamedofficial5086 2 жыл бұрын
@@aminaamish242 I wrn cdey
@suheybaismail4814
@suheybaismail4814 2 жыл бұрын
Single kibarsaaan iskaaa ahaw sidey cml noo buq no stresss
@cuntomarkocadey9569
@cuntomarkocadey9569 2 жыл бұрын
Keep going my wllkega 🥰🥰🥰
@zaralulu3669
@zaralulu3669 2 жыл бұрын
Yes mac ayaaa kuk tahey maskiin Waa qayaanta adi neh waaa laka Harry😛😂😂😂
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 2 жыл бұрын
Xiriirka wa madax xanuun iska dhaaf, hadaad bilowdana yaanu kula dheeraan whyo jacayl lama dhaho waxa qofka kaala dhaxeeyaa ee waa xiiso & xaraarad...!
@behijabi1611
@behijabi1611 2 жыл бұрын
Absolutely
@soodamuhamedyalxow9530
@soodamuhamedyalxow9530 2 жыл бұрын
Haa😪
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 жыл бұрын
Radwan Isack wll Qofka haddii daacad loo noqon waayo ha ku qoslin ee niyadda u dhis Qosolkaasi wuu sii dhaawacayaa qofka xaqiiqatan.. Anigu waan ku garaaci lahaa walahi haddaad igu qosli lahayd hhh😅😅
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 2 жыл бұрын
Hhhh fudeed badanidaa shiikhow😯 waan kugu raacsanahay waan ka xumada marka qof ladhaawaco uu qoslayo . Xumaan kama aha lkn looma baahna qofka ayuu dhaawaca
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Maxaa u garaacsysaa sheekhow 😅🤣🤣 Lkn waa runtaayoo qosolka markaasoo kale ma fiicna xoogaa culays nafsaaniya baa qofka lagu daadshay haysta waa in ugu yaraan hadal niyad dhisa lagu dhahaa
@faizahasan4148
@faizahasan4148 2 жыл бұрын
hhh
@cudoonahmed8300
@cudoonahmed8300 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Iasaaga iska rafaaniyaaa eee xumaaan kama ahaa rudwaan waa qof wngzn
@abdiqafaarfanax6998
@abdiqafaarfanax6998 2 жыл бұрын
Kan cml in lugu q0sl0 wuu is taahilaaa gabadhii dacada u aheed ayuubo qiyaamee haka xaaxabiy0....😜😜🤪🤪🤣✌
@hanibisharhassan3353
@hanibisharhassan3353 2 жыл бұрын
Hadaba jecl sameeyo saan ha igu dhacdo😫😂😂😂
@cudoonahmed8300
@cudoonahmed8300 2 жыл бұрын
Reeer mudug qaylaadaa lagu yaqaana🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
Adore the one who loves you not the one that you love!! Always the person that loves you cares and gives you the passion for ❤️
@zamzamsaalah7669
@zamzamsaalah7669 2 жыл бұрын
Right
@isdaahilmuuse5641
@isdaahilmuuse5641 2 жыл бұрын
Thanks gabadha dafirtay 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 жыл бұрын
sax sifiian baaloo galy, asaguba 2buu isku wady😂😂😂😂
@papiobashka5401
@papiobashka5401 2 жыл бұрын
Wll Rudwaan hadaa comments keyga aqrisid please 🙏 asc ku bilaw taasaa sharafleh thanks bro ✌️
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
xanuun guul kolley hadi waga kugubaryo xanuunkeda ledahy runti
@cabdiraxmaanmuze404
@cabdiraxmaanmuze404 2 жыл бұрын
Lengend dad badan oo indha xirnaay ayaa indhaha u furtay lph keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisamadofficial3663
@abdisamadofficial3663 2 жыл бұрын
sxb nuur iyo abdinuur waa isku mid enyway saynab good job dabaalkaan runtaa usheegtay kkk naag nool from gaalkacyo xayi
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 2 жыл бұрын
Cajaaaib Sheikhow Single Nimada Alla Macaaanaaa Sida Suugo 😂😂😂😂😂
@zamzammirre4040
@zamzammirre4040 2 жыл бұрын
Walee bentaa maah 😂😂😂
@mohaburhan222
@mohaburhan222 2 жыл бұрын
Ma nooli wlhi dhintay 😂😂🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 2 жыл бұрын
Waaba dhimatee maxaad laqoslysaa😂😂
@najaxupdy9594
@najaxupdy9594 Жыл бұрын
Waar hospital an ku geeyo weli maad dhimane🥺😂
@abdillahimado703
@abdillahimado703 Жыл бұрын
Axx wiilka waan kanaxay wlhi huno gabdhahodaan saan mahaa wlhi ee iskaducayso Allah badaal khayr kabaa haa ku siiyo from Djibouti
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w 2 жыл бұрын
I like this program 😸😂😸😸😹😹😹😹😹 i love Somal boys,i love people of my mother 🥰🥰🥰🥰
@nimoali5420
@nimoali5420 2 жыл бұрын
We love you too sis
@mariayussuf-ih6fj
@mariayussuf-ih6fj Жыл бұрын
We love you too siz
@asmaibrahim2145
@asmaibrahim2145 2 жыл бұрын
Jacayl majiree jiliinka yaan laidinka badinin🤌🏼😂😂
@ayaanitaacashaq1830
@ayaanitaacashaq1830 2 жыл бұрын
Alla been
@steveng8190
@steveng8190 2 жыл бұрын
Finally part 63 😝😪
@hodanjaamac2634
@hodanjaamac2634 2 жыл бұрын
Cabdinuur qoralkyga hadaa Aragto inanta hore Ayaa daacad kuu Ah kuna jecel markaa nabsi haka galin wll mcnaha nuur & c/nuur waa isku mid badanaana somalida waa u dabeecad in ay magaca dembe qaadan hadii 2 magac is dulsaran yihiin
@suurobadan5606
@suurobadan5606 2 жыл бұрын
Ridhwan ani xita i tijawi jacelkeyga abwe😭😭😭😢😫
@Ade_dirie
@Ade_dirie 2 жыл бұрын
Sxb ❤ keep going 💪
@beerluula2390
@beerluula2390 2 жыл бұрын
Anagoo isku furan kulahaa mr kadiboow meeshaada ayaa ku salaaman tahay
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
sax fariid inanta dambe waa legend wllhi Kkkkkkkkkkk baga baga
@raymabintuwarsame8583
@raymabintuwarsame8583 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😜😜😜qof khaayina qof daacada ma helayo war waxbaa kugu dhacay
@ayaanitaacashaq1830
@ayaanitaacashaq1830 2 жыл бұрын
Been mahan wlhy qof asagaba qiyaanoolo ah inuu helo qof Dacda ayuu rabaa marka hore asgaa dacad ha noqdo
@abdullmedia
@abdullmedia 2 жыл бұрын
Fast comment be4 watching
@hadiyamaxamed9494
@hadiyamaxamed9494 2 жыл бұрын
Kan wxi hela la yabeY 😂😂 doqon afsomali xun weyi wlhie 🙆🏽😂😂
@AbuZeyd
@AbuZeyd 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali
@yahyaaxmed4510
@yahyaaxmed4510 2 жыл бұрын
😁😜 Ax waa ku dhacday wlhi xaq aa ka soo baxay tii hore oo ka kalay 😯🙉
@ikraanaxmed411
@ikraanaxmed411 2 жыл бұрын
😂 Ani Muna isku midnahy wlhi tolow ma ku laabta jacykygii hore 2018 Isbarany hadane labo sano kle mqany😩
@khadrishaa
@khadrishaa 2 жыл бұрын
Abyoo 2 yrs dhan aa kasoo wareegte hore usoco dib haulaabanin weligaaa Alle mid ka kheeer badan kabari ok abyoo ❤️
@abdirahmanabdille6479
@abdirahmanabdille6479 2 жыл бұрын
Jaceyl ad kala tagten wlhi dhib ayu kala maqanyahay iska dulqado
@aminoosman7034
@aminoosman7034 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk alaaaaa ma nolii pole sana my brother 😢
@mascuudpulshaawi8779
@mascuudpulshaawi8779 2 жыл бұрын
War ani Gabar Walbo Qurux Badan Wa Jeclahay Maxaa Sameeyaa🥺😂😂
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 2 жыл бұрын
Hhhhhhh Dhib baa ku haysta
@hadabomaxamed2977
@hadabomaxamed2977 2 жыл бұрын
Www
@maxamedmaxamud6345
@maxamedmaxamud6345 2 жыл бұрын
@@mascuudpulshaawi8779 shaaftada inta kabilowday miya😂
@anisnoor4413
@anisnoor4413 2 жыл бұрын
Shahari aabihis inaa thy kuqirey wllkeyow😃
@mascuudpulshaawi8779
@mascuudpulshaawi8779 2 жыл бұрын
@@anisnoor4413 Adaa Umaleeyo🥺
@hafsuja114
@hafsuja114 2 жыл бұрын
Waa ku macdahay muna awalba ku jartay🤣🤣🤣🤣🤣
@munayusuf3352
@munayusuf3352 2 жыл бұрын
My name Muna 😂😂😂anigaa ismooday Dee🙄🙄🙄
@darwishhirsi6016
@darwishhirsi6016 2 жыл бұрын
Munaa
@N_mamedov
@N_mamedov 2 жыл бұрын
LEGEND is always the one who accept the situation and moves on
@abdulahijeegocj76
@abdulahijeegocj76 2 жыл бұрын
Wey ku macdahay neefka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 naag la aan ku dhacday😂😂😂😂😂😂
@baxdomedia
@baxdomedia 2 жыл бұрын
wlhi qoslkaa iga dhamaaday 😃😀
@abdishakurhussien8950
@abdishakurhussien8950 2 жыл бұрын
THIS DUDE IS FUNNY AS HELL
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 136 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
AX! ALA QIYANADA DUMARKA RAGA KADARAN TIJABI JACAYLKA Pt68
16:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 198 М.
Kan umadeena Manha xuseen og meel lasaaray lama waalan is heshay
4:44
EX KAADA WAC....
16:18
Aj style
Рет қаралды 653 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
AX WA OYSAY NIN AYADA JECEL USHEGATAY MA DACAD NIMO KASUGAYSAY
16:44
Ridhwan Issack
Рет қаралды 186 М.
AX EX JACAYL WACDAY WUXU DHAHAY WA GURSADAY XASKA ILA JOGTO
11:48
Ridhwan Issack
Рет қаралды 91 М.
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 17 МЛН
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58
Don’t Stealing 👵Moral Stories for kids #kidsvideos #goodhabits #youtubekids #cartoon
0:21
Elizabeth and Briceida Learning & Fun
Рет қаралды 43 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 22 МЛН