XANUN! MARKAN UUR YESHEY AYU TELEFONKA IGA DANSADAY PART 2

  Рет қаралды 239,140

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 2 000
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Жыл бұрын
Dunida Maso Marin Qof Lamid Ah Nabiga Scw
@raxmaaden5858
@raxmaaden5858 Жыл бұрын
Scw ♥️ scw scw ♥️ scw ♥️ scw scw scw ♥️ scw ♥️ scw scw scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️❤️🥰
@shukrimohamud7848
@shukrimohamud7848 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@abdulkadermohamed8977
@abdulkadermohamed8977 Жыл бұрын
Mugdigu wuxuu isku bedalaa iftiin,
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ like sara❤🤲
@wllkawein3847
@wllkawein3847 Жыл бұрын
Legend is always taking minute arimaheena🤪
@nafiisaxmed1385
@nafiisaxmed1385 Жыл бұрын
Scw scw
@salma114
@salma114 Жыл бұрын
Magaca nabiga csw like ta aad ku raadsanayso jooji
@queenfaatma3225
@queenfaatma3225 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 Жыл бұрын
Scw scw scw
@idrissabdullahi6600
@idrissabdullahi6600 Жыл бұрын
I feel sory for this lady , she is brilliant , tough and humble This is your history tomorrow is your success .keep going my sister .
@fadumoaden3080
@fadumoaden3080 Жыл бұрын
Qof uur leh oo xanuunkan dhan maraysa abayo Allah ku gargaaro 😢
@nawalhasam7535
@nawalhasam7535 Жыл бұрын
Amin amin
@shamsamohamed656
@shamsamohamed656 Жыл бұрын
Rag barkot wa ar han lawa yaal markay qoqanyin umbay is jilcinayan ilahey haugargar gawadan
@Servant10
@Servant10 Жыл бұрын
Ninka gabadhaan helay ee hadana iska dayacay nasiib badnaa oo nasiib xumaa 😢
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 Жыл бұрын
Rooti nimaan cuni aqoon ayuu agyaalaa
@Servant10
@Servant10 Жыл бұрын
@@cabdirisaqxusencali9409 Really 😇
@matchreview6743
@matchreview6743 Жыл бұрын
Haaa wlhi hana bahati runtii
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
She brilliant
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Wiilasha dhan qiro jaban been ayaa inoo jileysiin nin wax la jaceeelaado oo nafta loo hibeeyo ma ahan wlhi
@cumeerfans941
@cumeerfans941 Жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم
@akaweys1564
@akaweys1564 Жыл бұрын
Yas
@sacdiyoxassan3052
@sacdiyoxassan3052 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@CristianoRonaldo-lf9oy
@CristianoRonaldo-lf9oy Жыл бұрын
@@akaweys1564 Wow
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤️ 💖 ❣️ 💕
@nawalqurux1730
@nawalqurux1730 Жыл бұрын
Sorry sister 💔😭😭
@marwoabdirahman6018
@marwoabdirahman6018 Жыл бұрын
Habaar qabe joojin kara hoostiisa ha dhigin hablaha somaliyeed rabiyoow😭😭🤲🏽
@Zamzam534
@Zamzam534 Жыл бұрын
Gabadhaan waan latalinayaa abaayo ilaahay isku xir cibaadada badi ilaahay baa wado kasta kuu furaya habeenka saacadihiisa danbe ducayso waqtigaas ilaahay uu ajiibaa ducada Abaayo horay usoco sabirka badi meel baad gaariye
@aliabdielmiaae2031
@aliabdielmiaae2031 Жыл бұрын
He has no Instagram no Facebook no Twitter but he has 2 billion followers prophet Mohamed scw ❤️
@hassansalat6370
@hassansalat6370 Жыл бұрын
Sxb maxa kawada 2bilion nab taas i lidis ayey ku tahay adigana amaan ayaad u maleysa iskada taas sxb
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Hadaa ujeedo magac nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar ❤🤲
@farhiyoomar1148
@farhiyoomar1148 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 Жыл бұрын
Scw
@osmanhassan9471
@osmanhassan9471 Жыл бұрын
💔💔
@hidaayoabdinaasir1165
@hidaayoabdinaasir1165 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤
@naima6734
@naima6734 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Byo sorry wlhi 😢 Gabadhan lacag baa u aruurinaynaa ridwaan Lambar soo saar aan ugu wada shubnee Hada dad badan baa Dawaday waa ugu wada tuuri laheen sorry byo qli Qof iiman leh baathy. Guulayso❤
@kamolove
@kamolove Жыл бұрын
Qalbi wanaag 🥰
@nakriimakhader
@nakriimakhader Жыл бұрын
alllha hakugargaro
@user-ke3zj1pc9w
@user-ke3zj1pc9w 9 ай бұрын
Tnk so much brother ❤
@abdirahmandiriye1453
@abdirahmandiriye1453 Жыл бұрын
Asc ridwaan ilaahay khayr hakusiio gabadhaa xaalkeeda saa ha uga harin ee aan caawino, iguyaraan intay ka umulayso.!
@ayaanliibaan1628
@ayaanliibaan1628 Жыл бұрын
Cabrixmaan naxariistiiyoo qof ah
@Haykal5
@Haykal5 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@abdihakimahmed768
@abdihakimahmed768 Жыл бұрын
Wllshah mcn
@ShariifobShariifo
@ShariifobShariifo Жыл бұрын
Ridwaan isaaq fadalan gabadhaas ilsooxariir
@kahiyemohammed8556
@kahiyemohammed8556 Жыл бұрын
can i have her number pliz ridhwan may Allah make easier for U my sister
@khadarcrouch
@khadarcrouch Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable able and the most shine allh created prophet Muhammad ❤
@honanhassan7062
@honanhassan7062 Жыл бұрын
Scw❤️❤️❤️❤️❤️
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@aminasalad9205
@aminasalad9205 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@amaalcandi
@amaalcandi Жыл бұрын
😭😭😭 YaaAllah nimanka soomaaliyeed saan miyaa Alle ha ugargaar dumarka soomaaliyey 😭😭😭
@cabdiyoome420
@cabdiyoome420 Жыл бұрын
Baba jeey gabadhan u kaca please garab ayey u bahan thy yurub yan lagu haleyn qof kasto wixii uu u qaban karo ha u qabto wax ha leysu dar daro
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Жыл бұрын
Gabar fiican ayaa tahay oo dadaal badan laakiin nasiibkaaga ayaa saas noqday alxamdulilaah dheh ilaahey kuma dayacaayo insha allah
@nawalhasam7535
@nawalhasam7535 Жыл бұрын
Horta dadka dacada maxa loqayanaa
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
@@nawalhasam7535 aduunkaa ku dhisan sow.maahan hee waxii fcn wax xunaa ku aada opposite ayay isku yihin
@warzandahir5915
@warzandahir5915 Жыл бұрын
Masha Allah waa gabar dagan imaan leh khadarta aaminsan allaha ku caawiyo midkaa dhaqa allaha ku siiyo 🤲🤲
@BRG.
@BRG. Жыл бұрын
Waxaa kugu waajiba dhammaan wixii lacag ah oo kaasoo gala video yadaan labada ah ee wllsheen ay ooga sheekaynayso xaaladeeda in aad siiso waa ra’yigqyga 🙏
@abdiaziiz362
@abdiaziiz362 Жыл бұрын
Haa zax wa runta
@mohamedaadanwarsame3766
@mohamedaadanwarsame3766 Жыл бұрын
ridhwan issack waa kugu wajib gabadhaan garab istaageeda ullen adiga lajiogee
@Arawelo552
@Arawelo552 Жыл бұрын
Sax waye
@ilwaaddahir2108
@ilwaaddahir2108 Жыл бұрын
Haa wlhi
@abdullahabdi2986
@abdullahabdi2986 Жыл бұрын
.
@AsadAli-om1wu
@AsadAli-om1wu Жыл бұрын
Wallahi wa iga dacad ana gursanayo hadey mustaqbal iyo nolala farxad kudhehantahay doneso
@freuhassan8175
@freuhassan8175 Жыл бұрын
Abow intee jogtaa horta
@AsadAli-om1wu
@AsadAli-om1wu Жыл бұрын
@@freuhassan8175 Mombasa walal
@alfiyaa8548
@alfiyaa8548 Жыл бұрын
Hadad guursato wad faiidaysaa
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Lejenaw maxaad guursataa ilmihii bayba caloosha ku wadaaye ridwaan labarkeeda weydii oo la hadal please guurkuna wax sahlan maahan
@AsadAli-om1wu
@AsadAli-om1wu Жыл бұрын
@@abdullahiahmed581 walal insha allah wan daryela ila ay kadhasho
@yasiinyusuf
@yasiinyusuf Жыл бұрын
Ilahay Waxaan Kaaga Baryayaa In Uu Naburadaas Kusoo Gaaray Kaa Bogsiiyo Walaashay.🥀🙏
@rayaanmoha3373
@rayaanmoha3373 Жыл бұрын
Aamiin
@ahmedbishar2987
@ahmedbishar2987 Жыл бұрын
A very strong and an intelligent girl. Such is a rare opportunity to get the likes of her. May Allah ease for her
@muhuboabdallah3431
@muhuboabdallah3431 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@eng7252
@eng7252 Жыл бұрын
Very true bro
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ
@fardosa9749
@fardosa9749 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Жыл бұрын
SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
@@SuperMan-kv8fy scw 🤲
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
SCW
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@DeeqsiFunny
@DeeqsiFunny Жыл бұрын
Hablaheena saan hadii lagu wado waxaa laween doonaa gabar soomaaliyeed oo fursad nasiiyo 😭 wlalayaal aan udhimrino walaheen ayaga ayaan wax ku nahay walee🥰🥺
@bilanabdi5214
@bilanabdi5214 Жыл бұрын
😪😪😪 gbr Nairobi joogto oo gabdhan ila nolow dhahdo mala waayay😭😭😭😭😭😭
@ahmedhussein5754
@ahmedhussein5754 Жыл бұрын
Feel sorry for this sister of ours. Congrats to this gentleman Mr ridhwan Issac for play a role to ease her prblms. Walal jiro .
@yurubcumarfaarax6916
@yurubcumarfaarax6916 Жыл бұрын
😭😭😭Wlhi waa qiso xanuun badan wxaa tahey runtii gabar adadag abaayo ilaaheey badal kheyr qabo iyo irsaaqad waasac ah haku siiyo
@tayyibmohamed4468
@tayyibmohamed4468 Жыл бұрын
I feel for this lady , I'm sorry for her ! I wish I were in a position to help her ! May Allah Grant her ease in her difficulties! Amiin ya Allah
@mohamedabdi2323
@mohamedabdi2323 Жыл бұрын
Xanon badanaa wlhi ilahi wacadalatsame
@jjbashir2064
@jjbashir2064 Жыл бұрын
Don’t feel sorry for her she made stupid decision and she won stupid price
@tayyibmohamed4468
@tayyibmohamed4468 Жыл бұрын
Noooo, wait , she never did any mistake but that stupid man was traitor, imagine she was after his success and he did such horrible things to her.....hooran ayaba loyirih ..abal ningala walaarki balsi ningudha lamaarag ....lakni the world will teach him a lesson inshlh!!
@najaxnalka8817
@najaxnalka8817 Жыл бұрын
Ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@maryamamoallimmuhamud5754
@maryamamoallimmuhamud5754 Жыл бұрын
Allh qalbiga ku qabojyo abayo amiin
@rahmamuhumed9903
@rahmamuhumed9903 Жыл бұрын
Dadka wanagsan baa ifka lagu dhiba😭Allaha u gargaaro waa gabadh geesiyada nacas base helay
@abdinasirhassan857
@abdinasirhassan857 Жыл бұрын
Ya Rahman ya Rahim ya Malik ya Qaliq ya Aziz
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
Life is so sweet when you get a person who loves you deeply while you're understanding them well by not hurting back. Take it, easy sister pain is a part of life that will make you stronger to conquer yourself from suffering. NO ONE is lonely on earth our creator is with us to ease every risk we face. Say Alhamdulillah that you're life.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
What a beautiful comment mashaallaah
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Love is nothing to be honest. Love comes and goes. It changes based on the person's situation. What is important the most is kindness, caring and humanity. All couples don't live by love but they live by humanity, kindness, patience and respect. Only he who is righteous can understand others. May Allah protect us from any harm.
@binthassan3577
@binthassan3577 Жыл бұрын
@@fouzifouzi3393 caring and humanity is part of love so love is the most important thing ....love is not telling the person i love you most of the time but it's how you care and Carry that person
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
@@fouzifouzi3393 caring, concerns, and humanity are the aspects of love ❤️ I love you without all that I mention is nothing but just meaningless words. Most people love someone who cares and gives them attention a lot
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
@@issackahmed4868 I disagree with you. Just read the aaayah from Quran. When Allah says mawada wa raxma. Allah started with love and added kindness. Why? Because love ends. For instance, if your partner's youthnes, beauty, strength, health and money changes love also changes unless you want to be unrealistic but if you have kindness and caring personality toward your partner you would possibly stay with them for awhile. The other important example is, ALLAH is merciful for all, Muslim, Christian, jewish, Buddhist, even those denied his existence like Ethiests, agnostics and many other nonsense faiths but he loves the Real Muslim who is righteous. What would you say about this? Last but not least, as human being we help, give money, care and support people we don't know, people we have no connection with, people we may not share religion, culture, language or race. We only hepl them in humanity purpose. Would you say we love them? I am not sure if ❤️ is something new to you but I recomend you to grow mentally by reading and researching. More importantly study your own religion with deep understanding and attention. I also recommend you that you go from your head not from your heart in decision making process of your future or important life events.Thank you again for yiur thoughts. It's nice reading yiur comments.
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
😭💔 Yaa Rabi Ha Igu salidin Inaan Gabadh Sidaa Ula dhaqmo Wlhy waan Ilmeeyay😭💔Runtii Waan Naago Jeclahay🥰❤️ Balse Rabi Baabn Ka Baryaa Inaana Gabadh xumeenin, Oona Qalbigeeda Jabinin😭
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 Жыл бұрын
Aaamn wll illhy kuma kaso xuman odhan
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
@@mariamelmiofficial7541 mahadsanid wlshy❤️🥰
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Caqliga iyo qalbiga naxariista leh Allaha kuu xifdiyo.
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
@@fouzifouzi3393 aamiin Huno 🙏 shukran
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Hdad saa u naago jeceshahy qaar bdan waad xumeyn intaad marba mid ku boodo... Hhhhhhh
@hawalulmusdaf3623
@hawalulmusdaf3623 Жыл бұрын
Ala! Xanuun badana, MashaAllah abaayo gabar iman leh baa tahay, Allah sw test us based on the level of our iman ,your very strong 💪 abaayo and you have patience MashaAllah wlhi I just watched your story waxaana rajeyna inaad already umushey nabad gabtid
@asmasuleiman9740
@asmasuleiman9740 Жыл бұрын
Qalbi jab waynaa Alle aya kuu maqan isna Alle haka jaro ciqaabtiisana xaga Alle ayuu ka helayaa
@boystar6670
@boystar6670 Жыл бұрын
Gabadhaan hala garab qabto soomali weeyn kheerka allaah ha ku waa fajiyo sister
@basmoali6062
@basmoali6062 Жыл бұрын
Please an cawino alle dartis waa qof hoyo noqon rabto please
@amrankorone6760
@amrankorone6760 Жыл бұрын
Xage kala xariiri karna gabadhan
@boystar6670
@boystar6670 Жыл бұрын
Waxaa lagala xariiri karaa ridwaan isaaq
@ilwaaddahir2108
@ilwaaddahir2108 Жыл бұрын
@@boystar6670 ridwaan xage ka helaa nambarkiisa
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Waa talo fcn in la caawiyo number keeda hala soo share gareeyo
@aishaosman8366
@aishaosman8366 Жыл бұрын
She’s so beautiful inside and outside, how could we help her?
@mahatshire4975
@mahatshire4975 Жыл бұрын
yes we can help her waan in aan garab istaagnaa gabadhaan ilaa ay ka dhaleyso wey i taabtey xanuunka gabadhaan walaahi
@cabdullaahiaxmed8593
@cabdullaahiaxmed8593 Жыл бұрын
Asc abyo hore usoco
@khadiijoadan5125
@khadiijoadan5125 Жыл бұрын
Asc
@bidhaamiye8997
@bidhaamiye8997 Жыл бұрын
sax waye hal caawiyo
@mohamedaadanwarsame3766
@mohamedaadanwarsame3766 Жыл бұрын
aaad iyo aaad ❤❤❤🙏
@farahabdiaziz8276
@farahabdiaziz8276 Жыл бұрын
Ilhay swt meel aadan Ka filanaynin haka siiyo wax khyr qaba o wngsn iyo nabsi Bax wlhi waa qiso murugo wadata lkn markasta waxad thy strong woman Allah haku xafido abaayo 🤲🥰
@laylaomar469
@laylaomar469 Жыл бұрын
May Allah take all her pain away, and give you strength to deal with this horrible situation
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Жыл бұрын
Awey yutubkeda
@laylaomar469
@laylaomar469 Жыл бұрын
@@habiboanshur9989 kzfaq.info/get/bejne/a8qErNSlqtfZimQ.html
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Wadkabixi abayo MCN dib lugumawaro inshaaAlaah 🤲🏼😭😭😭😭😭kaasna wukasobixi sidu kudayacay waliba adgoo kaligaa eheyn cunugisa wado weykasobaxayan nabsigaga
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Жыл бұрын
Insha Allah ALLAH SWT 🎤🤲🏻☝️ baa kaaga aari doono bi'idnillah
@suldanahmed4111
@suldanahmed4111 Жыл бұрын
Asc walal ridwan waxaan kacod sanaya gabadhaas numbar keeda isoo siisid
@cabdiraxmancarab329
@cabdiraxmancarab329 Жыл бұрын
قل ثلاث مرات [استغرالله الذی لا اله الا هو احی القیوم واتوب الیه]یغفر الله ذنوبک إنشاءالله💕
@_salman_19
@_salman_19 Жыл бұрын
Let’s all help our queen sisters not hurt or pain them because they worth smiles nd pure love🥰no one on earth beautiful nd kind than our Muslim sisters let’s all protect them please men🙏🙏waidhin jecelnahay gabadhena somaliyedh❤
@sadkamedia9872
@sadkamedia9872 Жыл бұрын
Ale ayad ledahay wllqli 😢😢😢😢
@calidheere5657
@calidheere5657 Жыл бұрын
Wll nabarkaaga iisoodir
@ramasabdirahim966
@ramasabdirahim966 Жыл бұрын
Manshalah my bro ridhwan issack. This is nyc .plz help our ladies
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Жыл бұрын
Sorry abayo mcn😭😭😭Do not worry abayo :What goes Around comes back Around ..May Allah heal Your heart❤️Time 20:46😍😍❤️❤️
@ubaxqurux4440
@ubaxqurux4440 Жыл бұрын
dhib ween baku dhacay gabdha Walhi abayo😢😢😢 ma cawino a🎉oo lacag iskugu dar darno si ee u nafisto 😢😢😢
@qwensundus1829
@qwensundus1829 Жыл бұрын
Thanks mcny
@abdiaziiz362
@abdiaziiz362 Жыл бұрын
Allahu akbar magacaga wa iloobe wllshy alle ha ku gar garo qof qiimo badan tahay 😰😥
@bashkadkms7450
@bashkadkms7450 Жыл бұрын
Always nice people faces difficulties. I’m sorry what happened to my sister 💔your story is touching for everyone specially me I cry for u. I’m glad u didn’t regret what that man did to u. Keep going my sister and never give up. Recite the holy Quran and pray Allah will give u everything u need Insha Allah.😢😢😢😢😢😢😢❤
@AbshirAAA
@AbshirAAA Жыл бұрын
فرج الله همك وأزال حزنك وأسعد قلبك ويسر أمرك ورزقك من حيث لا تحتسب. Abayo ilaheey hakaa saaro murugta
@nasteexoomar54
@nasteexoomar54 Жыл бұрын
Strong woman abayo ialahay hajuu fudeediyo nolosha waxad tahay hooyo adag oo karti leh ❤
@teyzan4009
@teyzan4009 Жыл бұрын
Walahi waxan jira 14 jir waxan ahay wil waxan lawyers nin kas damirka lahin lakin insha alah nolasheda susocto waxe noqon donta nolal ee ku faraxdo iga qoro manta wamalin ilahey aniga waxan ku dhahaya abayo Good luck ❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤
@hamidayipofficial6217
@hamidayipofficial6217 Жыл бұрын
Qalbiga Allaha kuu qaboojiyo abaayo bedal khayr qabana Allaha kusiiyo
@Sadiq-bulshawi10
@Sadiq-bulshawi10 Жыл бұрын
Ya Allah Uu qabojiii qalbigeeda gabadhaan wanagsaaan kamiiid tahay saabirintaaaa Amiin
@Iamsahal143
@Iamsahal143 Жыл бұрын
Waxaan rabaa ama doonayaa in aan ilaahay dartiis ucaawiyo gabadhaan ee Ridhwan Issack ha ila soo xidhiidhsiiyo waxaan jogaa Sweden
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 Жыл бұрын
Abowe no weydiii number keeda
@yaxyemaxamed9620
@yaxyemaxamed9620 Жыл бұрын
Pro adna wakugu tageraa bls hla cawiyo wa codsi wax walpo awodaan
@asmaabdirahman4004
@asmaabdirahman4004 Жыл бұрын
Strong woman keep going sis alle haku caawiyo wllaalaha soomaliyeedna hakuu sakhiro qof wanagsan ayatahay lkn doqon damiirlaawa kuhelay
@omardolal1319
@omardolal1319 Жыл бұрын
Ninkasi Nacas weeyan… i am so sorry abaayo.. a very painful one .. May The Almighty Allah help you endure that painful situation.
@triplemhirib.465
@triplemhirib.465 Жыл бұрын
She has iman MashaAllah ♥️ May Allah put you out this darkness i.a
@muuseyusuf631
@muuseyusuf631 Жыл бұрын
Insha allH wanag fara badan iyo guulo wa wayn ayan ku rajaynaya wllo
@xabiiboiprahim8311
@xabiiboiprahim8311 Жыл бұрын
Masha all waa. Gabar. Imaan leh wad guleysaneysa. Xbbti
@samiiyamuuserooble2199
@samiiyamuuserooble2199 Жыл бұрын
Ax sorry 😞 abayo wlhi ad ayan kaga dabqaday lkin wlhi gabdha badan tusalo utahy hadey qisadada qadan donan adna allah kuu qabojiyo qalbiga qali waxan wax ka qaban karo ma ahan ee malin un xaqada wa lagu gudaa alllh tala saro abayo 😭🙏😞horay usoco ha u jojin always 🚶‍♀️👍👈
@janaad9933
@janaad9933 Жыл бұрын
Wlh wan ilmeyay😭😭😭 raga somaliyed mexey sidaan noogu ciilayan Dalki wey naga bur buriyen qabyaalad iyo dhibaato ayey wadaan meel walbo wey nagu dhibeen Abaayo adi iyo ubadkaaga alle ha idiin gar gaaro Ninkaasna wuu ku dulmiyay alle xaqaaga hakasoo saaro😭
@abdirahmanahmed8730
@abdirahmanahmed8730 Жыл бұрын
Raga somaliyeed ma wada ahane Caqli laaway baa helay gabadha Lkn, gabar kastoo nin hor carartaa Sidaan ba ku dhacaysa Shaqaan uraadinray, walidkay baan kaqariyay, mobilkaygan siiyay, waadba hor Carartaye Abyo alllaha ku sahlo Shaqo aan lagu dirsan bad qabataye
@faizahfaiso9052
@faizahfaiso9052 Жыл бұрын
Amiin yarabi
@mohamet35
@mohamet35 Жыл бұрын
Ale nagaha somaliyeed mxy sidaan nagu ciilaan weyna dhibeen dalkii wey burburiyeen qabyald socota weyn io dhibaato ayay wadaan meel wlbena weynagu dhibeen
@janaad9933
@janaad9933 Жыл бұрын
@@abdirahmanahmed8730 aniga nin ma hor cararin waalidkey kama qarin sharaf baan isku guursanay markaan aqal galnayna siduu iila dhaqmay alle waa ogaa ee qiil taas haka dhigin wax hor cararid ladhahaa majirtee noloshiiba macaanki ayaad ka dhameysen meel la idiinka baxsanayaana majirto ragii somalida badankod waa xumaaden ma aqaan wax ku dhacaye
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
@@janaad9933 Sax... Iyagey u daran tahy oo ku dumar waayi waayo hablihii waa kuwan hda ajanibiga wada guursadey.... Nin kaligeed qaba, shaqeysanaaya, 3 crura ka badan aan rabin, qabyaalad iyo fadhi ku dirir aqoonin , jimicsada oo jirkiisa dhista ayey heleen!!! Faarax lugo baastana waa kan Tiktok ka dhex ooyaaya.
@abdirisaaqshire7163
@abdirisaaqshire7163 Жыл бұрын
Wlh waa walashey oo kale allaha badal wanagsan oo rafaadkaad soomartay ku illawsiiyo haku siiyo insha allah wax mawayneysid waad heleysaa wixii aad ku dhali laheed iyo ubadkaa dhashana qayrkiisa ayow wataa wax uwayn meeysid insha allah wll
@maymamohamed8987
@maymamohamed8987 Жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan wlh ilahey ha u fududeeyo fosha ilaheyna garab haku siiyo nafsi baa jiro ogow oogle adaa dareemi doono maskiintaaan aad saan u gashay wxan alle ka rajeynayaa in nafsigeeda ku haleelo
@maxamadxasan8344
@maxamadxasan8344 Жыл бұрын
Walaahi waa gabar caaqil ah guuleyso wll qaali waad ka ba xee dhib ka in shaallah adna samir ka badi abaayo
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Gabadha taageero weyn haloo muujiyo Ilaahay baa taageeradiisu weyn tahaye. Ridhwan adiguna shukran.
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 Жыл бұрын
Gabadhan siloo caawiyo meel lagala xidhiidho ha la sheego insha allah
@mohamedamiinhidig3193
@mohamedamiinhidig3193 Жыл бұрын
Oh Qof Uurleh Xanuun waye wllhi Ridwan gawadhan caawi wlkei 😢 plz ilahy dartiis
@umu-muna6817
@umu-muna6817 Жыл бұрын
Xabibti imankada ma sha Allah Allaha ku xifdiyo 😭.wad ka baxaysa farajqeyr qaba Allaha kuufuro❤❤❤
@qadroabdikadir1
@qadroabdikadir1 Жыл бұрын
amiin yaa Rabii
@queensool6372
@queensool6372 Жыл бұрын
manshaallaah waa gabar maskax badan😊
@rukhiahassan
@rukhiahassan Жыл бұрын
Dumarow aan garab isku noqono oo gabadhaan aan caawino maadaama ee xaamila tahay
@hadiilchocola
@hadiilchocola Жыл бұрын
Subhaaana llaaah dulmiga intaaa leeeg qofkii kaa galay waxaad ogaataa in ay isagana ay u dambayso cuqubada uu kaa galay adigana waxaad tahay gabadh strong ah hore u soco wllo insh allah nolol farxad iyo rayn rayn leh baan rabiga kuu waydiinay hore u soco wllo runtii waa qiso xanuun badan 😢 😢 😢😢😢
@nuronalkaabdi9714
@nuronalkaabdi9714 Жыл бұрын
Aboowe Ridwaan mahadsanid sida wanagsan ee aad gabdha rag ku ciyaaray i garabsiso ❤❤
@guledmohamed8258
@guledmohamed8258 Жыл бұрын
Allah ku fududeeyo sister maalin waad kabixi dhibka inash allah
@amaalabdi4267
@amaalabdi4267 Жыл бұрын
Intaaz ka baden wey igu dhacdey lkn alle swt ayaa cadaalad ka sugaa illahow raga xun naga qabo
@GUN-GAAR
@GUN-GAAR Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created is our prophet Muhammad scw
@ahadamohamed8093
@ahadamohamed8093 Жыл бұрын
This story makes me cry wlhi may Allah help u abyo gabar kasto nin aya dawaca wlhi
@nafisafarah9560
@nafisafarah9560 Жыл бұрын
😭😭😭 wlhi nabsiga meel dheer ma jiro bal kwrn nin canugiisa caloosha lagu wado ee hadana aanan ka war heeynin xanuun badanaa alle waa aboodaa inuusan awlaad kale dhabarkiisa ka soo bixin ar maxaa aduunkaan dhib yaalaa alle waxaan ka magan galay guur aan lagu xasilin ee dhib iyo murug ii horseeda رب لا تدرني فردا و انت خير الوارثين
@ayoubmohamed5939
@ayoubmohamed5939 Жыл бұрын
Xakee lagala xariira gabdhaan si loocaawiyo insha Allah waad kabixi inamacusri yusraa walaal
@mabrukaadan2216
@mabrukaadan2216 Жыл бұрын
Wll wayn radineynaa isku fikirna wayn nagay ee siden usoo wada xidhiidhnaa
@mmuuseofficiall1458
@mmuuseofficiall1458 Жыл бұрын
Wacal Xaraan kudhashay ayaa helay Gabadha allah ha ugargaaro gabadhan Aaamiin
@mahersaeed812
@mahersaeed812 Жыл бұрын
Keep going sister Qof iiman leh ayaad tahy Garab kaaga Allah a gallo
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 Жыл бұрын
Dadkan oo kale markaan arku wan ilow xanuunkayga Alla maxaan naftayda dumiyay 😢
@muscabyare1341
@muscabyare1341 Жыл бұрын
Maskiin
@ilhancabdi2889
@ilhancabdi2889 Жыл бұрын
🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭
@dhufka1876
@dhufka1876 Жыл бұрын
Ridwan wll wxd tahay qof wanagsan alle hakugu xifdiyo shaqada ad hayso gabdhana alle nolasha ha u hagajiso
@aasiyah2601
@aasiyah2601 Жыл бұрын
Ninkii nabsi qof ka gala beri bay u danbayn wllhi 🥰sorry abaayo💔😰
@tayzeahmed546
@tayzeahmed546 Жыл бұрын
Broken Heart💔😢💯
@khayrwade_islamic_channel
@khayrwade_islamic_channel Жыл бұрын
Runtii waxaad tahay qof awood Rabaani ah leh💪🏻 waxaad helaysaa badal wanaagsan ale agtii balan qaad leh maan marnaba been noqonayn Wlhy qalbigu dareen waa bixiyaa selkn dareenkiisa waxa leh cid uu kasoo baxayo😢😢😢
@Iqaro22
@Iqaro22 Жыл бұрын
gawadhan lambarkeda isoo diir waaxn raba inaan cawayo insha Allah
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 Жыл бұрын
Sister gob baad tahay nin guna uu helay lkn ishalaa waxaad mudan tahay wax ka badan baad heli dontaaaa caqabadu waa hadafka badhkeed noloshaadu way sii socon dontaa caqabada aad la kulanatay waa hadafkaaga guuleed xagtin soo gaadhay uun keep goin waxad tahay NASAB kaamila xaqiiqatan waxa kugu dhacayna maad mudnayn lkn waxad rajayanayaa nin gob ah oo garasho dheer inaad nolol kale la wadaagto
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 Жыл бұрын
Allah hakula garab galo abyo inshallah xalaad wanaagsan bee ku danbeen ❤rer Kenya waa in gabadhan la garab istagaa pls 🙏 🙏
@muste996
@muste996 Жыл бұрын
Wll ridwaan Allah haku sharfo dhaxaa ruux ciil iyo caloolyow qaba oo meel uu ku calaacalo Waayay aad soo dhaway Thanks 😊 ridwaan issak🙏
@fatimaali4343
@fatimaali4343 Жыл бұрын
SubhanaAllah very Sad abayo macaan may Allah make it easy for you Ameen .In Shaa Allah next time do the right thing
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Жыл бұрын
Ala iimaan badan waa gabar diin leh allhu akbar 😢😢😢
@ridhwanissack
@ridhwanissack Жыл бұрын
DHAMADKA VIDEOGA GABADHA SIDA U CAAWIN KARTID! CHANELKEDA 👇 kzfaq.info/get/bejne/a8qErNSlqtfZimQ.html
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Жыл бұрын
Allaah ku barakeeyo sxb wa dad ku Allaah cawiya ina yidhi
@ahmedhassan3002
@ahmedhassan3002 Жыл бұрын
Ridwan walal. Ma aragno walashen chanalkeda
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Жыл бұрын
Aboowe please number ma I siinkartaa waxii awoodeyda u soo diraa 😢😢😢
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Жыл бұрын
Aboowe ii weeydii number keeda gabadha please waxii tabarteey u soo diraa intaan caawikaran caawin please 🙏 😢
@safiyaahmed5567
@safiyaahmed5567 Жыл бұрын
Asc habo gabadhan xagen kala xariri kara
@Libaaxnaga-lz1fd
@Libaaxnaga-lz1fd Жыл бұрын
Allow ku fududee wllo mcn walhi wan ilmeyeey abyo Allah hakula garab galo gesiyaad baa tahay runtii hore u soco walshay salad kastana wan kugu ducayn
@mustafeabdi2650
@mustafeabdi2650 Жыл бұрын
Ridwan Allah ku caawiyo wll Wanaag aad same yso insh allah adun iyo akhiro Allah Mubarak's to aamin
@Sultan21070
@Sultan21070 Жыл бұрын
walal gabdhas aan caawino wa wakhtigii ay hiil iyo garab inoga baganayd walalaha musliminta ah aan gabdhas garab istaagno meel walba oo aan joogno wa gabadh yar waanag iyo dadnimo ka muuqto ridwan adna isku day dadkas oo kale inad isha ku hayso oo aad wixi aad ku tarikarto aad ku tarto walal aad bn uga xunahay dhibkas kuso maray wanan kula qaybsanayna wax walba ALLAH badel khayr qaba ayan kagaaga baryayana walal
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 Жыл бұрын
Alh u aqbalo Ducada,wa run wnna kugu raacsanhy
@ahmedhassan3002
@ahmedhassan3002 Жыл бұрын
Sorry raga sharaf bey leyhiin lakin in badan oo warabaa ku jiro lakin waxaad uga arsankartaa markaad guurkaga iyo sumcadada iyo donistada lagula ogyahay waalid iyo walal iyo umada oo dhan ayaa kaga aargudayo lakin qodbo siro waa warabaha faaidadisa gabdhaha aan wili lagursanow gabadhas walashenaa kuwana qaata oo marnaba qodbo siro iyo gaabsi ha ka aqbalina warabayasha
@leilabntuabdullahi9353
@leilabntuabdullahi9353 Жыл бұрын
cafwn wallashy qaaliya illahy kula jiro illahy nabad kugu kalakeeno qofka sabra illahy la jiro qalbiga alle haku qabojiyo..😢
@hiyadaarulqaraar6941
@hiyadaarulqaraar6941 Жыл бұрын
Wallaahy waa dhibaato aad udaran wllo waxan ubahannay gabdha tilfoonkeyda iyo Janl keyda sianulaxidhidho insha allaah
@zahraa-jh8do
@zahraa-jh8do Жыл бұрын
Xanunka allah ka qaado abayo فرج الله همك ويسر الله أمرك
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Жыл бұрын
Gabadha aan dhaqale aan ku caawino seey isku filnaansho ugaarto noo soo sheeg sheeg mersha lagala xiriiro inshalah
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 Жыл бұрын
Xbbti allah khayr haku siiyo ee ridwan weydii telka gabadha wlhi wa ka naxay waxba uma awoodo
@munaabukar2688
@munaabukar2688 Жыл бұрын
Wan kugu racsanahay sen kula xiriirna
@adanmohamed8142
@adanmohamed8142 Жыл бұрын
Haaa wlhi
@amishaaxmed5766
@amishaaxmed5766 Жыл бұрын
Allah ha kuu gargaaro wllo Allah ha ku gargaaro insha allah
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Жыл бұрын
Rajada ALLAH ha u wanaajiyo wax ay ninkaa ku hilmaantana ALLAH ha siiyo AAMIIN INSHAA ALLAH.
@abdullfatahmohamed6349
@abdullfatahmohamed6349 Жыл бұрын
Gabdhaan qofki yaqano ha igu soo xiro wllyal abaayo adneh Hdda i aragto ila so xiriir Wixi xumaan eh wlhi Aniga ka kafinayo insha Allah 😊
@zakariaahmed3672
@zakariaahmed3672 Жыл бұрын
masha alah
@preciousheart4237
@preciousheart4237 Жыл бұрын
WALAL caawi Alle hakaa abaal mariyo
@nasriinakayf942
@nasriinakayf942 Жыл бұрын
Wall lambarkada meshaan ugasoqor garbsi siduu ilahy adna garbkusiyo
@Fardoxaaji099
@Fardoxaaji099 Жыл бұрын
Maxaa uqaban kartaa
@Ruuja38
@Ruuja38 Жыл бұрын
ridwaan lambarkiisa raadso hala caawiyo gabadhaan waa nasab guur u qalanta lkn nin xun ayaa helay
@zamzamgeedi5137
@zamzamgeedi5137 Жыл бұрын
Ilahay haku caawiye aby blz soomali yey caawiya gabadhaan 😢
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 9 ай бұрын
M.a wllhi wan qiiroodya wllhi abyo nolsha kuma xumeeyso guuleyso mcaanto
XANUN! ASAGO ILMAYNAYO JACEL KADIIDAY HORTIISA KUSUUXEY
26:03
Ridhwan Issack
Рет қаралды 199 М.
AX ANAGO WALID NA OGENA IS GURSANAY UUR YESHEY TEL DANSADAY
30:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 499 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 5 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
PART 3 MARKAN UUR YESHEY AYU TELKA IGA DANSADAY
5:25
Team Laaleys
Рет қаралды 79 М.
FILO PART 2
34:14
Abukar Mahdi
Рет қаралды 501 М.
Hazal Ahmed Anigaa Jecel Waxaana Rabaa Inaan ..
12:26
Kafi Abdi
Рет қаралды 144 М.
AYAGO NAFTA ISKA JECEL AYA LA ISKU DIIDAY LAKULAN EX PART 7
15:55
Ridhwan Issack
Рет қаралды 452 М.
XANUUN! NINKEYGA HORTEYDA KUDILEEN PART 2
25:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 376 М.
AX! LUGTADA & WAJIGAGA ISMA LAHAN WIIL-NA  WATAHAY DOORO DOQADA
23:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 138 М.
IELTS Speaking test band score of 9 with feedback
17:24
Ross IELTS Academy
Рет қаралды 10 МЛН
BARWAAQO MARKII LOO SHEEGAY XANUUNKA AYUUB AYAY ISTAAGA KA DH..
29:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 80 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3,4 МЛН
Когда ты младший в семье
1:00
Ерболат Жанабылов
Рет қаралды 2,9 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 20 МЛН
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 17 МЛН
😇 or 🔥 ? #shorts
0:43
A4
Рет қаралды 6 МЛН