Riwaayad qosol badan || Calaf doon iyo cunto doon || Najma.cudoon. Libaax kabeeye Odey waa.

  Рет қаралды 338,390

Libaax k Channel

Libaax k Channel

2 жыл бұрын

Riwaayaf qosol badan
jilayaasha
libaax kabeeye
najma.cudoon
odaywaa

Пікірлер: 232
@AsadDiaby
@AsadDiaby 2 жыл бұрын
Riwaayad lama oran karo in magac kale loo bixiyo ma ahane My legends Libax Kabeeye iyo Najma Cudoon madaxa ii saaran tihiin horey u socda Fuuq Nuurow Tuug tuug ayaa u egtahay kkk
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhh lagend
@suwedaabdi5623
@suwedaabdi5623 2 жыл бұрын
Asad adiga iyo najmo idn ma hayondee
@suwedaabdi5623
@suwedaabdi5623 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@apdulrahmanxidig5472
@apdulrahmanxidig5472 2 жыл бұрын
Lh
@apdulrahmanxidig5472
@apdulrahmanxidig5472 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@ahmeddheere4937
@ahmeddheere4937 2 жыл бұрын
libaax wakuwataa wallh &Cidoon
@yasminali5763
@yasminali5763 2 жыл бұрын
Najma cudoon waa rageedii my hometown iyo gabdhaha galkacyo way kaqaalisan yihiin wax walba halkeeda ayay dhigtay najma good to see you hbo
@xaashiciise9602
@xaashiciise9602 2 жыл бұрын
Reer biciidyahn gang😂😂😂😂🥰
@somalishortvedio4207
@somalishortvedio4207 2 жыл бұрын
Libaax keepgoìn
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 2 жыл бұрын
Libaaxooow nabar xaqdaro alla ha kaaga dhigo. Iskana ilaali najomo codon
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 Жыл бұрын
Najma cudoon fariid yar 💐 dhiig baa inaga dhex dhacaya cidi ku dhimanayn wax ku dhalanaysaan kk fariid yar 💐 weeye 💓 jecliyaa 💞
@mohamedcabdulaahi6412
@mohamedcabdulaahi6412 2 жыл бұрын
OP caawa ANAaa ugu horeeya comentiga waxaan adinka soo salaamaya Bursaalax mudug
@jamhuurijoogaye8354
@jamhuurijoogaye8354 2 жыл бұрын
laandheere weeye yyartu waa RB
@Duale20
@Duale20 2 жыл бұрын
Qombob is a good word I'm learning fr u. Thank you
@cawaalekulmiye9883
@cawaalekulmiye9883 2 жыл бұрын
Qombob:Isku rooridda uu isku soo rooro wx kala baxsanaa engeg ama kulayl dartii.
@zulekhasahal8997
@zulekhasahal8997 2 жыл бұрын
KKKKKKKK NAAG NOOL NOOLOW CUDOON SOO BADIYA RUWAAYADA WELL DONE ♥️♥️♥️♥️😂😂😂😂😂
@boqoradagarowe5964
@boqoradagarowe5964 2 жыл бұрын
Libaax kabeeye iyo najmo cudoon cadi maha walhi waa isku nuraysaan riwaydaha noo soo badiya
@hawaabsiye5769
@hawaabsiye5769 2 жыл бұрын
keep going brother aad ban kuula socdaa
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 2 жыл бұрын
Legend is back libax K.channel
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 2 жыл бұрын
Masha allah keep going
@istaryarey2787
@istaryarey2787 2 жыл бұрын
ddkeedii baa is hely libaax keep going
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Miyaaaa.tahayba.mashaaaaaaaaaaaaalah
@musemohammed6226
@musemohammed6226 2 жыл бұрын
War wxaan magic waye rer muduga
@osamaabdi1448
@osamaabdi1448 2 жыл бұрын
Najmo cudoon Madhaxa isarantahy Quruxy 🥰🤎
@abdikaremcagey3648
@abdikaremcagey3648 2 жыл бұрын
Naa ma xeradii Xorgoble mia Rasaas laga Rabaa kulaha Libaax kabeeye wale waa Qosolkii Oo Qofa Aad Ban idin Zalmya Dhamaantii😁✊
@MahamudHagimuse
@MahamudHagimuse Жыл бұрын
Wey u sameysantey qosolka iyo xaraabada Waa mid Qosola afsomali meel dhigtey hhh😂
@Qacqaac101
@Qacqaac101 2 жыл бұрын
xaafuun bn ka imi kulahaas 😃
@user-oz8mv8pz1y
@user-oz8mv8pz1y 7 ай бұрын
Dagaal kan galno meel dhiig kudaato wiil kudhasha kkkkkk😮😮😮libaax kaabeye😮iyo najma horay😅😅uscda❤❤❤
@libaanali9278
@libaanali9278 2 жыл бұрын
Najma cudon war mayeleyso😂😂
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 2 жыл бұрын
Kkkkk.... Najma iyo libaaxa iyo odowaa... Wa idinku haysta... Najmaaay noso badiya ruwaayadaha
@mursalabdirahman4127
@mursalabdirahman4127 2 жыл бұрын
Maantoo dhan baan kual taag naaye see wax la aan ii diraysaa kulahaa🤣najmo waa dhaarsan tahy
@macalimuuhsuhayb4428
@macalimuuhsuhayb4428 2 жыл бұрын
Libaaaxa kabeeyo nin kaaan riwaaydii hore baad si xun u gashay wuu kaa jaran🤣🤣🤣🤣
@guureguurre338
@guureguurre338 2 жыл бұрын
Hada caadi isaga soco😂😂
@maxgaroowe3732
@maxgaroowe3732 2 жыл бұрын
Waawarey,libaax kabeeye,iyo nimco maa riwaayad isku helay,inaba caadi maaha.😂😂😂😂😂😂
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 2 жыл бұрын
😂😂🤣😂🤣dagaaal dhiig ku daato oo aan wiil ku dhiman 🤣🤣🤣dagaal hlkee ka dhacay aan ka qayb galee🥰🤣
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 2 жыл бұрын
Kifah said mohamed😅😅malahaa reer mudugaa yaqaan ee noosoo ogow ana aan kala qayb galee 😹😹😹😹
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 2 жыл бұрын
@@fathiahmed9428 😂🤣😂🤣adna soo ogow
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 2 жыл бұрын
Ana ku haya dagaal aan dhiig iyo wiil midna ku dhimanayn... Ee baayo... Iso qabo.... Dhabtuu jcaylku yaala aan ka dhignee 🌹😂
@mohamudaxmed5501
@mohamudaxmed5501 2 жыл бұрын
Najmo cudoon gabadha aanjeclahy
@mohmaedanshax4689
@mohmaedanshax4689 2 жыл бұрын
Sibaa tug tug ugu egtahay
@ahmedmartin172
@ahmedmartin172 2 жыл бұрын
Libaax kabeye aat baan ku slmy sxb
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
WAA Soomanahay soonay ii tahay waana mailin mana afurin.qiimobadantan aqoon iyo caqli let qadarina foojigsan.yartaan iyaaaaaaah absolutely
@kingrujaal
@kingrujaal 2 жыл бұрын
Libaax kabeeyow wlhi adaa qabiil aan gar aqoon faraha la galay wana qabiilka reer bicidyahan reerka haka ag dhawaan nasabow🤣🤣
@daudmadey920
@daudmadey920 Жыл бұрын
Najmo cudoon really my sister i love you am in kenya thank you
@dayibidd194
@dayibidd194 2 жыл бұрын
Waa sax xaalka qaada gabadh somaliyed kuma rabo lama dhihi karo waa xaal
@yaxyeonelove8228
@yaxyeonelove8228 2 жыл бұрын
Najmo cudoon waa farid Lkn way hdal adag thay
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 2 жыл бұрын
Yaxyeone Love Hadal adkaanta Reer Mudug bey utahay soomaaha hhhhhhhh😂👏👌👍👈
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 2 жыл бұрын
Sidaan islaan guri lageyo kuma noqonkarto absolutely 😂😂
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 2 жыл бұрын
War dad culus baa is helay najmo iyo libaax kabeeye waa isla rabay
@habiibabdibotan4676
@habiibabdibotan4676 2 жыл бұрын
Part 2 bwe plz 😂😂😂😂😂
@raanindhajacayl5382
@raanindhajacayl5382 2 жыл бұрын
😂😂😂😆 Wa mar kii 2 Aad oo Aan Dawanayo Walina Kama Xiisa Dhicin
@jamacaadanmahamed7248
@jamacaadanmahamed7248 2 жыл бұрын
Caku naasahaa dhulka jooga
@sultantube5361
@sultantube5361 2 жыл бұрын
Taxsi miya tahey kulaha Reer bicidyahan gang najmo cudon🔰😂
@sacdiyocadey2043
@sacdiyocadey2043 2 жыл бұрын
Najmo cudooon qombob kulahaaa🤣🤣🤣
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 2 жыл бұрын
So funny najmo wlhi
@ismaildash5329
@ismaildash5329 2 жыл бұрын
Waaaw ishcala wan kuwataa cudoon
@akmaofficial9648
@akmaofficial9648 2 жыл бұрын
Libaax ninkaa wixiisu aarsi ahaan miyaa
@shaaficioadymaxamuud6624
@shaaficioadymaxamuud6624 2 жыл бұрын
Reer mudug lagama dhamaado Asxaabeey pagekuna waa cusubyee sbscirka taabta
@mralmasali7571
@mralmasali7571 2 жыл бұрын
Dagalka Kurontada la diminaa Libax wax fahan Dhamac Ku shid
@sahraahmed6971
@sahraahmed6971 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk cudoon caadi maaha
@alilangotelangote7028
@alilangotelangote7028 2 жыл бұрын
Keep going
@abdulahiomar7397
@abdulahiomar7397 2 жыл бұрын
Nio libaax kabeeyow xaafada maa caamerada iiga daysid mise xabad baa doonaysaa in aan madaxa kaala dhaco.
@apdiqadirmahamuoth8321
@apdiqadirmahamuoth8321 2 жыл бұрын
Hhhh kulaha imisa qofbad dhacdey 🤣😅😅
@lionafrica8349
@lionafrica8349 2 жыл бұрын
Hhhhh🤣🤣🤣🤣🤣Dagaal baan galaynaa kulahaa najma cudoon caadi ma aha🤣🤣🤣🤣
@legenddrift6395
@legenddrift6395 2 жыл бұрын
Najma cudoon socod xumaa
@Schwarzer_Mann
@Schwarzer_Mann 2 жыл бұрын
Sibaaad tuug tuug ugu egtahay 😂😂😂😂
@cusmancateye4786
@cusmancateye4786 2 жыл бұрын
kalah waa lagugu tuugsan karaa waan in buskud dhiiq laguu qoraa Najma imaanka beele
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 2 жыл бұрын
mudug adadeega waa laguyaqaan kkk
@maxamednuurtifow9621
@maxamednuurtifow9621 2 жыл бұрын
Najmo ruwaayadaheeda soo badi
@xasbadbaado5523
@xasbadbaado5523 2 жыл бұрын
Ugu danbayn wuxuu yiri caadi baan usoconayaa kkk
@mudugboy1206
@mudugboy1206 2 жыл бұрын
Najma yaan leeygu kaasawirine hadalka iiboobsii kulahaa kkkkk
@abdikarinosman7324
@abdikarinosman7324 2 жыл бұрын
Sibaa tuugtuug ugu eegtahay
@shaaficishayga1442
@shaaficishayga1442 2 жыл бұрын
Sibaaa tuug tug ugu eg tahy kulahaa najma dhibadanaa
@qalbifuraninamohamed2482
@qalbifuraninamohamed2482 2 жыл бұрын
Legend
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Nunseseses dumaarba waa tanoo qura iyaaaah yarta dumaa naago dumar waa uwataaa yarta.
@macalimuuhsuhayb4428
@macalimuuhsuhayb4428 2 жыл бұрын
Hhhhh alwaaxa tooray ahaa u gali🤣🤣🤣🤣
@sagalcabdicasiis5597
@sagalcabdicasiis5597 2 жыл бұрын
waa qosol miirfan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
mashaaaaalah tabaarakalah sumaryaasooiy goidgirl qateaayEeey qiimobadan dumaroo offcourseeeee offcourseeeee
@guulhartigeesiguule6004
@guulhartigeesiguule6004 2 жыл бұрын
War xaafuun baa ka imid
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk Жыл бұрын
I iimaanso kulahaa😮😮
@mohamudbashiir5623
@mohamudbashiir5623 2 жыл бұрын
Caaqow ilqayte miyaad noqotay🤣🤣🤣🤣😂😂 Libaax kapeya sxbkey
@hodanmaxamed6488
@hodanmaxamed6488 2 жыл бұрын
kkkk rer mudugaa
@ahmeddahirshiikhabdi6138
@ahmeddahirshiikhabdi6138 2 жыл бұрын
Socod reer mudug🤣🤣🤣 lkn ilahay necenyahay
@samiirzonaldo9342
@samiirzonaldo9342 2 жыл бұрын
Azad diapy meeh 😐😁
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Xasawahaa majertenka Allahlow adakaa... Dumarka majerteen Allahlow i dhafii.. Amiin🤲🏼
@ismailzanwayne3290
@ismailzanwayne3290 2 жыл бұрын
War Dumar majeerteen adaanba goyn karin ee afsoomaaliga si wacan u qor Ma oromaan gabdho ku darsanaa🤔?
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
@@ismailzanwayne3290 Ya.. ladiif walahi waa talataa besteen.. Maha qali.. Who wanna buy the problem life😨🙄🤔
@nasrinajamaali5675
@nasrinajamaali5675 2 жыл бұрын
@@ilko-dheere are you for real?? qof wayn o caytamayo maxay tahay... mida kale ma mid mj ah baa kugu adkaysay mise qarar baa kuhayo.
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
@@nasrinajamaali5675 inader 5 aruura aye qurbaha i ka ka baxsatay.. 😭 5 ayan qoriyaa.. Siilka majerteen adaaga...
@nasrinajamaali5675
@nasrinajamaali5675 2 жыл бұрын
@@ilko-dheere ki ad kasobaxday miyu ka adagyahay mise...inlen intan oga silku waa iskuwada midee. Islanta ilmaha kala carartay daqan xumada bay didaysay inad ilmaha kabarto it seems like good environment lugugu ma sokorin ee dhaqan yelo.
@mohamoudosman621
@mohamoudosman621 2 жыл бұрын
Waar xaafuun baan Karim kkkkkkkk
@MaxamadSiciid-yf9cd
@MaxamadSiciid-yf9cd 6 ай бұрын
Ku saliya xabiibka scw scw scw
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 4 ай бұрын
socodaa dhamaaday
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk. Keep going ayaan idin lee yahay noosoo badiya short filimayada aad ayaa idin jeclahay
@raanindhajacayl5382
@raanindhajacayl5382 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 Qosol Daraadiis Dhuunta Ayaa igo.i Gaartay Libaax Kabeeue Nimco Cudoon iyo odawaa Dad Nuucaan is ah oo idin ka idin ka Horeeya ma arkin Waad is ku soo Baxaysan Nimco Cudoon kulahaa soo Dagaal Gilimeyno oo Dab Naga Dhexdhicimaa 😆😆😆😆 Libaax Kabeeye Kulahaa i Came From London iyo Nin Nin Wado
@qalanjoqurux5940
@qalanjoqurux5940 2 жыл бұрын
Allah najma dhibadanaa🤣🤣🤣
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Libaax kabeeye waxad moda atoore baadiye
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 жыл бұрын
#Najma cudon am dead 💀 girl 👧 waad dishay maskiinka ina adeer. Digaal iyo Qarax ayaa naga dhax qarxi rabo kulaha hhhhhhhhhhh
@iqrocumar6729
@iqrocumar6729 2 жыл бұрын
siba dugdug ugu egtahay hhhh cudoon
@saedadam9947
@saedadam9947 2 жыл бұрын
Waraa xalay wan xanuustay ileen adu aha 😂😂😂
@abdullahifarah6564
@abdullahifarah6564 2 жыл бұрын
Hhhhhh sisibaa tuug ugu egtahay🤣🤣
@aaj8916
@aaj8916 2 жыл бұрын
Siba tuuug tuug ugu egthy😂😂
@raanindhajacayl5382
@raanindhajacayl5382 2 жыл бұрын
Riwqayado Badan Aan idin Kaga Fadhiya
@sagalcabdicasiis5597
@sagalcabdicasiis5597 2 жыл бұрын
noosoo badiya
@ahmednoorhassan6778
@ahmednoorhassan6778 2 жыл бұрын
Riwaayadaha nocaan soo badiya dowlad goboleed maa ciidan loo aruurinaya kiyo libaax kabeeye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedcoofle8090
@ahmedcoofle8090 2 жыл бұрын
Soo Dagaal naga dhaxdhici maayo kulahaaa Najmo
@daudabdi2496
@daudabdi2496 2 жыл бұрын
Next part
@saidshuriye3874
@saidshuriye3874 2 жыл бұрын
Ma dawlad goboleed ciidan loo aruurinayaa kķkkkk
@kaysecilmi6491
@kaysecilmi6491 2 жыл бұрын
socodka ropetkaa ba ku qoslaa markaste kabeeye
@dayaxdaljaofficial6513
@dayaxdaljaofficial6513 2 жыл бұрын
Najmo cudoon naaag adag rer mudug hhhhhhhhh
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale 2 жыл бұрын
Libaax kabiye foonka ayaa laga shiiray
@shaafkamedial
@shaafkamedial 2 жыл бұрын
Kama rabo kulahaa🤣🤣🤣🤣
@sacdiyodiyo3507
@sacdiyodiyo3507 2 жыл бұрын
Kķkkkkkk buskod dhuq
@mohamedaden4322
@mohamedaden4322 2 жыл бұрын
Laacag aankugu daari gawadha igu daar 😂😂😂
@cabirmaxmed366
@cabirmaxmed366 2 жыл бұрын
War ileen niman aan maqlayey galkacyo waxbaa Laga furtay waa sidaan nacalaa shaydaan kuyaal San baabuur isugu dhigayey naftu ihaysaaye,saan waa inaan kuwo udhaco
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Riwaayad Cusub| Dhabar Ka Taabasho|2020 by Asad Diaby
32:32
Asad Diaby
Рет қаралды 117 М.
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
Riwaayadii Masayr iyo Male been ah Qaybtii 8aad
13:54
Sancad Official
Рет қаралды 748 М.
KALIAN HAPAL LAGU INI GAK GAES? #leika #shorts #viral
0:14
leika garudita
Рет қаралды 25 МЛН
😅🤣🤣#ตลก #โบ๊ะบ๊ะshorts #funny #fyp
0:12
ทิม..ยโสธร​ ครับ
Рет қаралды 7 МЛН
Nutella won’t stick 🤣👻 #shorts
0:36
Yoeslan
Рет қаралды 17 МЛН