Riwaayad Qosol Badan Iskufilan, Ceegaag iyo Karestan Potts

  Рет қаралды 162,823

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 473
@amiiribraahimjibriil7055
@amiiribraahimjibriil7055 2 жыл бұрын
Woow qofki fahamay ayuba fahamay isha xasadku naaran😁🟢⚪🔴
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 2 жыл бұрын
Allow dhowr SOMALILAND SOMALILAND Guul Guul 👍
@cadceedchannel3734
@cadceedchannel3734 2 жыл бұрын
Waa riwaayad Xigmadeysan ninki fahmayaa fahmaaya Somaliland and Somalia
@mustafemohamed1760
@mustafemohamed1760 2 жыл бұрын
True
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku 2 жыл бұрын
Horncable TV Thanks🙏🇭🇺 Somaliland Guuuuuuul 💚🤍❤
@laylaali6976
@laylaali6976 2 жыл бұрын
Oh my god the man can speak Somali very well masha Allah.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Julian-Moon
@Julian-Moon 2 жыл бұрын
Why are you so excited?
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@barwaaqocismaan4808
@barwaaqocismaan4808 2 жыл бұрын
Somaliland iyo somaliyada weye ujedo🟢🟢⚪⚪🔴🔴Guuuuuul inzha allah
@barafbaraf983
@barafbaraf983 2 жыл бұрын
Kkk Ruwayadan sheko qatar ah aya ku jirta Somaliland vs Somaliya waye isku filan Somalilad ayu matalaya halka ceygaag uu Somaliya matalayo xasidnimada ma fiicne ha la iska sii daye reer Somaliland wey mutasteene magacood ha jiro
@farhiaabdi2222
@farhiaabdi2222 2 жыл бұрын
somaliland somalia waxay ahaayen labo dal o midoobay beri hore ayeynu kala baxnay 30 ayeynu mid ahay waxaaba hada ka badan intaanu somaliland laso noqonay awal horeba anaga idin nimi iyado cidna na qasbin marki danbena anaga laabanay e si baroorto un somaliland wa dal horumaray wlhi caalamki o dhan ba kuso qulqulaya
@farhiaabdi2222
@farhiaabdi2222 2 жыл бұрын
Xaasidnimo ayey no haystaan o noogu dhagan yihiin wlhi somaliland waxay so celin lahayd sharafti somalidu caalamka ku lahayd wlhi
@Saiss066
@Saiss066 2 жыл бұрын
lengen paad tahy runtii wax fahmin kara iyo waaqica taagan isku fikirbaynu nahay 🤣 keep going @Baraf Baraf
@zamzamjama5769
@zamzamjama5769 2 жыл бұрын
Yaa haystaa somaliland dhulkaa somali baa leeh lakin reerkaa isaaq haa adeen UK haday rabaan
@farhiaabdi2222
@farhiaabdi2222 2 жыл бұрын
@@zamzamjama5769 hadaa ma carab aya leh isaaq iyaga leh somaliland
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 2 жыл бұрын
😂 Soomaaliya fake news keedii hadda caalamku wu fahmey guul somaliland insha allah
@nuurkhan5639
@nuurkhan5639 2 жыл бұрын
@Falis A markadan sarbebta fahmayn ha iska hadlin nio
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 2 жыл бұрын
You are xaasid . Ayaa loogu jawaabay 🤣🤣🤣
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP 2 жыл бұрын
@Falis A Bayo ana Tix iyo Tiraab iskugu kaa dariye qodhaa iyo xeradaa ha u gafin Hoyga Fanka Iyo Murtida Somaliyeed ee Hargeisa😁.
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 2 жыл бұрын
@Falis A ictiraafka ma dhoof leys dhoofinayo ayaad u haysataa dalka iyo dadka ayaa isbedelaya barwaaqo intan kabadana ayu noqonaya insha allaah
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 2 жыл бұрын
@@SOMALIAIRDROPreer riyo kunoolayaal soomaaliyeed soomaaliyeed sidaad uleedihiin ayaad arkidoontaan insha allaah iyado somaliland caalamka wax laqeybsatey oo aanu idinka dul guurey iminkaba Siyaasadiina fadhiidka ah dalkayagu ileyn kuma shaqeeyee
@azmajimale6350
@azmajimale6350 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh inta fahamtey macnaha riwaayada iso raaca ☝☝☝☝
@kaledmahrez1423
@kaledmahrez1423 2 жыл бұрын
Somalia io Somaliland Qadaad wayntu waa xaasidkeena
@Weed829
@Weed829 2 жыл бұрын
Yeah walaalka wayn waa anaga Somalia habartiin usheega waligiin idin siidayn mayno 😂😂😂
@kaledmahrez1423
@kaledmahrez1423 2 жыл бұрын
@@Weed829 Ku adkaynta dhaafa oo nasii daaya pooweyaal😂🤣🤣
@Weed829
@Weed829 2 жыл бұрын
@@kaledmahrez1423 nio waa idin jecelnahay inaa naga tagtaana mayeelayno ❤️✌️
@kaledmahrez1423
@kaledmahrez1423 2 жыл бұрын
@@Weed829 Lkn anagu waa ini nacnay waxaad thiin cadawgayaga koopaad mxaad noogu dhagysaan marka Hadii aan nuclear samaysano cidaan ku tijaapinaynaa waa idinka😂😂🤣
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
Absolutely teacher xayo 🙏
@maaxo4106
@maaxo4106 2 жыл бұрын
Gurigaaga waa la shiidaa fahmaayaa fahmaaya😅😅😅😅😅😅😅😅
@asmaabdiruhman1285
@asmaabdiruhman1285 2 жыл бұрын
Waa la qarxiya means 😅😅😂😂😂😂😂
@jamelidris2686
@jamelidris2686 2 жыл бұрын
War dhakhtar ban ku jira oo balan cafimad oo caadiya ayaan lahaa sidaan u qoslayay ayaa la I arkay saka maad kululaatay baa la igu yidhi 🤣🤣🤣
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
Very funny 😄
@aishakuus60
@aishakuus60 2 жыл бұрын
Kkkkkk WAX WAALAN
@IbrosTravel
@IbrosTravel 2 жыл бұрын
😆 🤣 😂 😹 😆
@libanxaajiqabile8442
@libanxaajiqabile8442 2 жыл бұрын
Gaalki cadaa ee ingiriis ayaa garanaya in Somalia xaasidiin yihiin
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku 2 жыл бұрын
Jaarkiiyoooow wax ma ila fahanteen 💚🤍❤ Somaliland habaar iyo duco midna idiinkama baahnee bye 👋
@aminekahel3249
@aminekahel3249 2 жыл бұрын
Walahi this short film explaining a lot of things ❤️
@mohamedibrahim4711
@mohamedibrahim4711 2 жыл бұрын
Nio somalia inaaan sidaa u dhex qaadno oo wax jiifa iyo wax cararay ka dhigno ayay doonayaan
@mohamedhaadi497
@mohamedhaadi497 2 жыл бұрын
Abti wlhi waad iga qoslisay aniguba wlhi waan kula qaba halmar inan gacan saarno ayay rabaan qadaad weyntu
@somalimusic4591
@somalimusic4591 2 жыл бұрын
Cidii fahmaysa fahmaysa 😄 🤣 Insha Allah guul iyo gobonimo somaliland ❤❤❤❤
@abdallahadan9991
@abdallahadan9991 2 жыл бұрын
Wale Somali kala go i meyso war waxaaban kula yaabay gaalyarba haday arkaan dhulkaaba la wareegaya war wuxu gaala jecelaa bisinka 🇮🇷calan kaan iran baa iska leh hadh iyo habeena way isku xayeysiiyaane shiicanimana may kudarsadeen waa iyagii lahaaye duriyad beynu nahay 😂😂😂 wlh rer mudugu waa saleelo marka la eego indha adeega isaaqa waayo reer mudug way ku dhiiran waayeen inay duriyad sheegtaan balse isaaqa aad aragteen African nimadooda sankooga timahoda iyo midabkooga yaa kuleh duriyad baanunahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣lkn isaaqoo idil ma aha waa un inta siyaasiyiinta iyo inta ay qabyaaladu madax martay weeye waxaan aad ooga helaa kalmada ah waa ladoogiye yaan la dacaroon 😂😂😂 adaan kuusoo shaqeynayaa buuyidhi
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 жыл бұрын
@@abdallahadan9991 aqil dheh
@idirisjeeni8624
@idirisjeeni8624 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 In Tahay Xaasidka Somaliland ❤🤍💚 Way Iska Caday
@mufasa5957
@mufasa5957 2 жыл бұрын
Horn cable you supposed to tag along his channel on the video title. Besides that, this was fun to watch and funny as well 😄
@deqam.7747
@deqam.7747 2 жыл бұрын
Kala Guurkii Maahee Kala Gurasho Weeyee Garo 👏👏
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 2 жыл бұрын
Yusuf ceegaag is a Legend wlhi 😂😂
@arkaya5827
@arkaya5827 2 жыл бұрын
Cidi fahmeysa fahmi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nuradiinmahmed1626
@nuradiinmahmed1626 2 жыл бұрын
Guul iyo gobonimoh
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 2 жыл бұрын
Bahasha ama sidaa umatala ama iska daaya ruwaayadaha ..........cajiib good talent iskufilan iyo ceegaag
@nuur3272
@nuur3272 2 жыл бұрын
Brilliant storyline Somaliland vs. Somalia.
@isaqahmed6415
@isaqahmed6415 2 жыл бұрын
ceegaaga FARMAJO ku matalaya isku filan muuse biixi UGU Dambaytina MUUSE HE DID IT.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 жыл бұрын
Brisht somaliand welkom to London
@Ur_faVgirl742
@Ur_faVgirl742 2 жыл бұрын
My teacher Coach xayo ☺🖤
@Ur_faVgirl742
@Ur_faVgirl742 2 жыл бұрын
@@saxibkasaxibki7632 haa
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 2 жыл бұрын
Abwaan ceegaag 👌
@dhulgariir
@dhulgariir 2 жыл бұрын
Walaahi niyadbaan u qoslay Kulahaa you are xaasid aduunkii ayaa bartay xaasidnimada Faqashta
@mjamac5261
@mjamac5261 2 жыл бұрын
Extraordinary comedy based the truth between the thinking of the two nations!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Congratulations comediness
@fatimam5239
@fatimam5239 2 жыл бұрын
Haday caqli leeyihin hafahman bal 😂😂😂😂 ilhaw naga reeb
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
SOMALILAND guuule 💚❤💚❤💪💪💪💪✍✍✍👏👏👏👏💕💕
@ZakAli9904
@ZakAli9904 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 micnaha ruwaayadda waxaan u fahmay: Iskufilan = Somaliland Ceegaag = Soomaaliya
@sahramohamed8755
@sahramohamed8755 2 жыл бұрын
Somalia io somaliland halkee kula wadaa hal waye
@hoodoabdi6867
@hoodoabdi6867 2 жыл бұрын
Hhh🤣🤣🤣❤❤
@jamalabdulrahman6997
@jamalabdulrahman6997 2 жыл бұрын
Way socotay
@mohammedabdikalib6889
@mohammedabdikalib6889 2 жыл бұрын
Absolutely true walaahi
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
😂😂😂😂firix dhamaad 💯
@dhaskatumetube9882
@dhaskatumetube9882 2 жыл бұрын
Waa sheeko jirta very impressive
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 2 жыл бұрын
Barwaaqo cisman qoralkaga ayaan riwayada kufahmay mahadsanid
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
Askari jiifa hanoqonin🤣🤣🤣
@khadarmaxmuud8152
@khadarmaxmuud8152 2 жыл бұрын
Mashaa allaah wllo keep going 💚🤍♥️
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 2 жыл бұрын
Xaasidkii aan 60ki la midoobayoow Wax Ma maqlaysaaa 😂😂😂😂
@hannaha188
@hannaha188 2 жыл бұрын
Yuusuf nailed his part♥️🔥♥️ Laakiinse Somaaliyay yaynaan cadowgeen ku jabin bidaan runtii iyo dhabatii inakala jecleyn
@sharmakedigeed6564
@sharmakedigeed6564 2 жыл бұрын
You’re maahmaah yahan 🤩🤩🤩
@umalqueen1247
@umalqueen1247 2 жыл бұрын
Gurigaaaga waaala shiiida wll (hidden means is amizon baa qarxisa hhhhh ala dadkygoow aqligah alle hanoo daysto)
@naciimaxuseen9470
@naciimaxuseen9470 2 жыл бұрын
Mansha Allah ninkii fahmayaa fahmaya
@maxamedamiin1098
@maxamedamiin1098 2 жыл бұрын
Manshaaaa.alaaaaah.kiiii.fahmaya.fahmi.hore.usocda.rag.iga.dhe
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 2 жыл бұрын
Somaliland ❤
@ahmedabdi3629
@ahmedabdi3629 2 жыл бұрын
Waa kuwii aan lixdnkii la midawnay hhhhhhhhhh waa sidaas thnkzx jilayshaa
@nuuraaxmed5451
@nuuraaxmed5451 2 жыл бұрын
Masha allah guul
@shoolaycadbi9590
@shoolaycadbi9590 2 жыл бұрын
Xaasid farmaajo big bro
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
😃😃🤣🤣🤣😂😂😂😂😂💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤MASHA AALLEH CONGRATULATIONS TO SOMALILAND GUULL GUULL GUULL
@waaniye4164
@waaniye4164 2 жыл бұрын
ILAHAYOW XASID NIMADAYADA HEER CAALAMKU YAABO YAANAY NALA GAADHIN
@aishakuus60
@aishakuus60 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk QALDAAN MEELBUU NOOGA SOO HARAY. (XAASIDIIN BUU NAGU SHEEGAY)
@suadkassim5102
@suadkassim5102 2 жыл бұрын
Kkkk layfinla gaadh walalkayo
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 2 жыл бұрын
Askari jiifa 😀😃😄 this guy better then lots Somalis
@samiaali9059
@samiaali9059 2 жыл бұрын
😅😅😅🤣 somaliland guul insha allah. 🟩⬜🟥🇮🇪🇮🇪💚🤍❤
@qadanek744
@qadanek744 2 жыл бұрын
Waw Coach xayo hello
@stilldontknowmyname2295
@stilldontknowmyname2295 2 жыл бұрын
You are xaasid('' (laughing my hijab off)😅😅😅😅 this white guy understood the assignment
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
He speaks Somali well, he did participate last year the celebration of 2021 Minnesota Somali Musuiam concert. He was one of the actors.
@suldaanjamaacsalebaan3179
@suldaanjamaacsalebaan3179 2 жыл бұрын
Two legends
@ahzaab553
@ahzaab553 2 жыл бұрын
Kkkk walahi caadi Mahan walasha
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 2 жыл бұрын
Waa Sadaal wanaagsan Somaliland way ka tegi doonta somalia Insha Allah dhawaan wax kasta way is bedeli aynu si fiican u sugno
@dixoodnews5275
@dixoodnews5275 2 жыл бұрын
Masha allah arin sarbeeban
@Worldevents28
@Worldevents28 2 жыл бұрын
Riwaayadan micnaheeda nin wayn uun baa fahmikara 💚🤍❤️🙏🙏🌹
@jamiilaahmedmahmed8065
@jamiilaahmedmahmed8065 2 жыл бұрын
Keep going
@awoahmed1916
@awoahmed1916 2 жыл бұрын
It’s funny that’s funny oh my God I miss it🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Hornscope
@Hornscope 2 жыл бұрын
Waa bilaa macne... Ma nin cad ayuunbay ku xayaysiinayaan meesha
@mohamedeidofficial6145
@mohamedeidofficial6145 2 жыл бұрын
Couch xayo
@ridwaanali1447
@ridwaanali1447 2 жыл бұрын
Hanoqonin askari jiifa yacni isbaroda gawadhidada joojisa😇
@captainusopp4395
@captainusopp4395 2 жыл бұрын
sidaa maha bro askari jiifa hano qonin waxaa uga jeedaa horo marka ha hor istagin
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 жыл бұрын
Best rver 🤣🤣🤣🙏🏽🙏🏽idkufilan
@xalimomaxamudmaxamud1756
@xalimomaxamudmaxamud1756 2 жыл бұрын
Kkk very talent
@updyrazaaksomali2593
@updyrazaaksomali2593 2 жыл бұрын
Zheekadu wa zomaliland iyo Somalia wallhi😁😁😁😁
@maxaacusub9533
@maxaacusub9533 2 жыл бұрын
Another level
@nimcomahamed5019
@nimcomahamed5019 2 жыл бұрын
Gurigaaga waala shiida hhhh waa alshabaad ma nooli🤣🤣🤣🤣
@topsporttv9799
@topsporttv9799 2 жыл бұрын
Iskufilan waa Somaliland ❤️🤍💚 Yusuf ceegaag Somalia 🇸🇴 Ictiraafkii oo ruwayad ah
@user-tu6fs3pt2k
@user-tu6fs3pt2k 2 жыл бұрын
Hhh waa la shiiida @ al shabab
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Riwaayad qurux badan aad baad nooga qosliseen
@yaskayusuf865
@yaskayusuf865 2 жыл бұрын
Somaliland, vs ,somalia. GUUL IYO GOBANIMO Somaliland😍❤
@funnytvtv9654
@funnytvtv9654 2 жыл бұрын
We are Somalia
@bashirali9286
@bashirali9286 2 жыл бұрын
Wayso dhiigeen walahay somaliyay fahan riwayadan
@samadoonecali
@samadoonecali 2 жыл бұрын
Kkk. Xaqiiqo jirta ayey riwaayaddan ka mataleen.
@nuurtomohamed1692
@nuurtomohamed1692 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂 I love isku filan iyo ceegaan
@juweriamo1494
@juweriamo1494 2 жыл бұрын
ma fahmin walalkaa ingirisku kaxaysatay ma somali land baaaa .our big 🇸🇴brother is xaasid😂😂😂😂😂
@mustafemohamed1760
@mustafemohamed1760 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq runtii xigmadkle ayaaa kuduugan.
@deeqdarajo9476
@deeqdarajo9476 2 жыл бұрын
Inyar maan biishanayn hhhh that is really
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 2 жыл бұрын
Majirto dib unoqosho 🚫 There's no going back 🚫 Majirto dib unoqosho 🚫 There's no going back 🚫 Majirto dib unoqosho 🚫 There's no going back 🚫 Majirto dib unoqosho 🚫 There's no going back 🚫 There's no going back 🚫 Majirto dib unoqosho 🚫 Majirto dib unoqosho 🚫 Majirto dib unoqosho 🚫 Majirto dib unoqosho 🚫 Majirto dib unoqosho 🚫
@caaliyahasan1608
@caaliyahasan1608 2 жыл бұрын
Wa serbeeb arinkan
@zafwaanmawliid2758
@zafwaanmawliid2758 2 жыл бұрын
Somaliand guul
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Masha'Allaah Tabaraka'allaah riwaayad qiimo badan weeye somaliland guul iyo gobanimo 💚🤍❤💚🤍❤👍 somaliya xasidiin 👎🤣
@mooiemooie8397
@mooiemooie8397 2 жыл бұрын
SOMALIA 🇸🇴 IS XAASID 😂😂😂
@craxiinismaaciil8486
@craxiinismaaciil8486 2 жыл бұрын
Thanks pro🤣🤣🤣🤣🤣
@djamamohameddjama9244
@djamamohameddjama9244 2 жыл бұрын
Yes boys
@jimcaaeahmed7895
@jimcaaeahmed7895 2 жыл бұрын
Love from somaliland
@abdirashidmahamedkhayre1792
@abdirashidmahamedkhayre1792 2 жыл бұрын
Si fiicanbaan u fahmay u jeedada waa somalia cida wax xaasidaysa
@xikamiyoxikmad6399
@xikamiyoxikmad6399 2 жыл бұрын
Inyar maan biishanayn
@nourahmedofficial7287
@nourahmedofficial7287 2 жыл бұрын
Askari jiifa hakunoqonkulaha
@rudwanian4785
@rudwanian4785 2 жыл бұрын
Somaliland nd somalia.
@Burco.
@Burco. 2 жыл бұрын
The essence of the story is that Somali people begrudge each other, regardless of their relationship, very painful but that is the hard truth, and whoever take advantage of that I don't blame them
@xagaltube6872
@xagaltube6872 2 жыл бұрын
Ceegaag sxb salaan sare
@kalgacal123
@kalgacal123 2 жыл бұрын
Don't to listing this xaasid iskufilan umadeena maaha😂😂😂💕
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 2 жыл бұрын
Somalia is xaasid
@zulthanalpha6323
@zulthanalpha6323 2 жыл бұрын
Teacher xaayo😁😁🥰🥰
@hamdaahmed8258
@hamdaahmed8258 2 жыл бұрын
Guri maalin kasta la shiidayo u xidh xidhnaan mayno
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 жыл бұрын
Wlee isku filan iyo sxbkii Record by jebiyeen Riwayad noocana hadey dhigeenba Xigmad weynbaa ku jirta Askari jiifa Haygu noqon Hhhhhh fahmayaa Fahmey alleylehe Hawaalato Uk waxii lageyaa
Waad Adaa Qoslidoonee Iskufilan Iyo Ceegaag 😂
11:44
CADAANI SHOW
Рет қаралды 127 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 31 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 72 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 30 М.
Majaajillo aad u qosol badan cabdiqani isku filan qosolkii aduunka
8:46
"Waa ilma Furaash  Garaad Jaamac Garaad Cali "Boqor Cismaan Buurmodow
16:09
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Abwaan Dhagaafe
Рет қаралды 22 М.
Isku Filan iyo Yuusuf Ceegaag Maxaa kala Qabsaday || Fariin Muhiim ah.
15:27
WARKA SBC TV 6-8-2024 WARIYE CABDIWALI CAGAARANE || GAROWE ||
22:35
SBC SOMALI TV
Рет қаралды 2,3 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН