Riwaayad Xiisa badan igarre , shugri oo gabadh isku haysta VIDEO

  Рет қаралды 114,715

LAAC TV

LAAC TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 129
@wardoabdi6397
@wardoabdi6397 4 жыл бұрын
Igarre iyo cabdi shugri rag culus masha allah allaha idun xifdiyo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Walee tanaa is bihin bihinoo natural ah suuro naageedna leh iyo soo riixasho badan caqli iyo aqoon iyo boqiradnimo kama muuqato xataa , tu iidhiganta maleh marwa yar dumar iftiintaanaay ddhamaysttiri waakuutan.mashalah.
@hodannur8444
@hodannur8444 4 жыл бұрын
Way iga gadantay riwayadani igare iyo abdi shukri cimridheer iyo cibado suuban lkn Cabdi shukri hasoo sheego wuxuu caloosha soo gashtay
@abdirmanmohmedali328
@abdirmanmohmedali328 4 жыл бұрын
Wlhy igare waa iga qosliyay😂😂😂
@khalafyare1260
@khalafyare1260 4 жыл бұрын
Igare markuu abdishukri calosha usha kaga muday baan kuu qoslay😂😂😂😂
@hawayusuf7493
@hawayusuf7493 4 жыл бұрын
Mansha allaah Igarre iyo cabdi shukri alle ha idin xifdiyo
@mahadafrika2945
@mahadafrika2945 4 жыл бұрын
Alla idin jeceliya wan idin xisa markan xoga idin arki wayo Mar Horan dawan laha e busy ban aha abdishukari iyo igarre ❤❤
@bashariibnubashari9583
@bashariibnubashari9583 4 жыл бұрын
igare + cabdi shugri hidiyo Dhaqan waa iskudhertihin
@munasheikhabdullahi3741
@munasheikhabdullahi3741 4 жыл бұрын
Hhhhh abdishukri oday calool weyn uu iska dhigay walahi qosol iguma harin😂😂😂😂🤣
@ikraaam1202
@ikraaam1202 4 жыл бұрын
Naagtu kulahaa bacdiyaa igu taal😂😂😂nag waalan inta ila maqashay farta taag 👆🏻👇
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 жыл бұрын
maxaay kawadda bacdiyaa👈igu xiran.
@omarw5124
@omarw5124 4 жыл бұрын
😂😂🙈🙈
@faisala4218
@faisala4218 4 жыл бұрын
@@faysayusuf3427 weli waan qodbanahay
@SAMI-sm2mh
@SAMI-sm2mh 3 жыл бұрын
Hhh ree burao ayaa yidhaa kalmda "Yacnii waan cusubay Inan ayan ahay😅
@quweenalxmcalakulixaal7802
@quweenalxmcalakulixaal7802 3 жыл бұрын
Hhhh
@istarguraycaduur5570
@istarguraycaduur5570 4 жыл бұрын
Maasha allaah wllhy aanjeclahay waan idin kufaanaa Noolaada intayNololijirtoh
@asiaaar5002
@asiaaar5002 4 жыл бұрын
Fariid gaadhan jiliinkeeda waan u bogey inay kooxda kusoo biirto👍
@zureer5014
@zureer5014 4 жыл бұрын
raG raGa igare iYo c/zHugri HorE U socDa boqorTooYo❤❤
@asiaaar5002
@asiaaar5002 4 жыл бұрын
Maxaa murti lagu shubay oo ay calool kuus ka raacday😂😂 Gabadhani waa fariid jiliinkeeda waan u bogey👍
@daahirxuseen5277
@daahirxuseen5277 4 жыл бұрын
d
@sheekhali8601
@sheekhali8601 4 жыл бұрын
Asc
@asiaaar5002
@asiaaar5002 4 жыл бұрын
Sheekh Ali wcs
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 4 жыл бұрын
Gabadan ad yey uguficanatahay jilitanka
@ali.konanziabdirisakyusuf3842
@ali.konanziabdirisakyusuf3842 4 жыл бұрын
Rawaydan wan wataaa wadaaa
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Waaw Reer Mii Masha allah Wan ka helaa dhaqankeena suuban
@jamaaljaran5000
@jamaaljaran5000 4 жыл бұрын
jilinka sahriina igaare mashallah horay usocad wan idin kufana
@suhaylamkarkaar8261
@suhaylamkarkaar8261 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh igarre iyo cabdishukri best youtuber wllahaygow idin jecliya rabbi ha idin la jiro
@abdirahmansaid8029
@abdirahmansaid8029 4 жыл бұрын
Diracay sidataa dhalaalinayee..hadday dhabo taal dhurwaa ma cuneen...waa hadal wayn..
@jamaali7485
@jamaali7485 4 жыл бұрын
Adeerow riwaayadan aad baa ugu farajabsateen 🤙🤙
@nuurolucky9624
@nuurolucky9624 4 жыл бұрын
Walalayeey aan jeclahay hormar wacan
@muftiabdirahmannoor498
@muftiabdirahmannoor498 4 жыл бұрын
Masha Allah sxb igarre
@muunadheeman207
@muunadheeman207 4 жыл бұрын
Waaaaaw igare igudhan ciyaartada
@ilyaasrambow863
@ilyaasrambow863 4 жыл бұрын
Horey uu soco igarre iyo shurgi
@AhmedAli-vs6tn
@AhmedAli-vs6tn 3 жыл бұрын
Raag wada aftahan ah wayo runti oo daqanka kudereyo keep going wllyal
@mohamedabdi5294
@mohamedabdi5294 4 жыл бұрын
Qofki oogu horeeyay waye yes
@nastaahmed9530
@nastaahmed9530 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cbdi shukri muxu calooshaa kasalaxy
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 4 жыл бұрын
Masha allaah horu mar wacsn
@salmasiman200
@salmasiman200 4 жыл бұрын
Igarre wan ku amin sanahy wll alle haku xifdiyo whatsppka iso dir
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 4 жыл бұрын
Kkkkk abdishukri caloshu my tajirnima
@jamaaljaran5000
@jamaaljaran5000 4 жыл бұрын
atariiisho hadal diraan nolow sahriinaaa hory usocda asxbta laac tv nolada
@sicdofarx8748
@sicdofarx8748 4 жыл бұрын
Guuuulsta bahdaa laac tv
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nin iyo ooridiisnasn isku ahaano sooma ehayn farxad isla qaadanoo isla riixno nolashu iyo waqti intaasmunbaan yeeli lahaa, diin iyo dabeecad wanaag aan ka qaatay.
@hawahassan6915
@hawahassan6915 4 жыл бұрын
Cabdi shugri nimcaa kamuuqada ee isaga raac iska daa reer miyiga
@abdisalamyusuf7389
@abdisalamyusuf7389 4 жыл бұрын
Diracey sidataa dhalaalinayee hadey dhaba taal dhurwaa ma cuneen kkkkkkkkkk
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
Abdisalam Yusuf @Sxb Wlhy Si Xun Buu Caayay hhhh
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 4 жыл бұрын
Igarrow jaandheertii naagu soo celi😂😂😂
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 4 жыл бұрын
wayowayoo 🤩🤩🙏🙏🙏🙏
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 4 жыл бұрын
Igare ayaan wataa 😍😍
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 4 жыл бұрын
Gabadh aad wixi aad awode ragatinimadada iskugu geese hadana inta kugu qososhey kaa dhaqaaqde qalbi jab weenaa😞😞😞😞😞😒😞
@farayareali8712
@farayareali8712 4 жыл бұрын
hore usoco
@iskasoco7923
@iskasoco7923 4 жыл бұрын
kkkkkkk abdishugri uur buuranaaaaaa
@wardoabdi6397
@wardoabdi6397 4 жыл бұрын
Yahu gabdhaha hada jiro dibad hadee maqlan wa bis aniga igare raaci laha
@wardoabdi6397
@wardoabdi6397 4 жыл бұрын
Nin calol leh wa la iga shidaa
@warqabwarqabe8998
@warqabwarqabe8998 4 жыл бұрын
Dadkeygi ❤❤❤❤❤❤
@habibaabdi7259
@habibaabdi7259 4 жыл бұрын
Hhhh kuwan caadi mahan
@mrsomali8690
@mrsomali8690 4 жыл бұрын
Abwaan igarre codsi hooyo amaanteed ceynka ku bilaaweyso oo Kuna dhameyneysid ceynka
@abdilatifmohamed9848
@abdilatifmohamed9848 4 жыл бұрын
Igarre inantu maxa kuorota in aan kuxodxodto ayan donaya.....,...Hhhhhhhhhhh..... Shukansi ileen waa digital aah
@sucdiqali7597
@sucdiqali7597 4 жыл бұрын
Waaw
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 4 жыл бұрын
Igare walahi gaafkii ayu iso xasuusiyay Kulah diracey wataa dhalaalinaye Haddey dhaba taal dhurwa macunen 😁 Xasuus😘 War igre raac nin ku amana oo reer miyi ah laraca naag kula guyrsan mayo hameenkasta dhaanto ku dheela😁
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
Hhh Zahriina Waar Anigu Nin Weynoo Saqsaqleh Marabo Ee Waxaan Doonayaa Lacag
@cosobvideos4531
@cosobvideos4531 4 жыл бұрын
Maanta bad gasheen 6_ 2=4 waa qabiil hayaay
@koraadahmed2602
@koraadahmed2602 4 жыл бұрын
Igare caadi mahan caafimad ku waar dhaqanka jecliyaa
@maxamedxariir4873
@maxamedxariir4873 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk
@iskasoco7923
@iskasoco7923 4 жыл бұрын
lkn deee dhinac by u badaty uurtiiiii zxp
@saydomer1861
@saydomer1861 4 жыл бұрын
Diraca ay sidato ayaa dhalaalinayee haday dhabo taal ma cuneen
@ahmedsurej5952
@ahmedsurej5952 4 жыл бұрын
Ragygi rag ah
@hayatwarsame441
@hayatwarsame441 4 жыл бұрын
Kkkkk macalool barabtaa mise niin
@suldaanka7576
@suldaanka7576 4 жыл бұрын
Naaa macalool ayad rabtay mise Nin wa iga qosliyay iggare Diraca ay sidataa dhalaalinaye hadey dhaba taal dhurwa macuneen hhhhhhhh istaqfurllh kal iyo laab aya uqoslay
@iq4waaatpepee478
@iq4waaatpepee478 4 жыл бұрын
Suldaan Ka 🤣🤣🤣😂😂😅😂😂😂😂😂
@maxamedcismaan7264
@maxamedcismaan7264 4 жыл бұрын
Kkkk carur teyda aabohod
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 4 жыл бұрын
SAASAAN IDINKA RABAA. HORAY USOCDA!!!!. MAHADSANIDIN.
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 4 жыл бұрын
Geeljire waa loo soogalay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dhiiranaa hadaaban saas aahaynb kumana tane suuro xataa maleh sanbaatiyo kunsanonhadanmnoolaadana saan.ma ahaanaaye, amyas naaguhu ama dumarku kala ahaa, wax walboo dhagdhag iiga dhigi lahas saan ahay haday ahaan.lahayd , horaynii dhaaf dheh noocan cayntaan .gaanjibo ruumay intaas.xataa lama jelaankaraba khadraay tilmaamahaygu tu iidhiganta maleh.iyaah eeeeeee.attttttttttt.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Hadiiba waanlaga didaaaa.
@xiirmastuur5249
@xiirmastuur5249 4 жыл бұрын
Iska daaya dhulka dadku dhisteen oo aada dhulkii ilaa hay idin siiyey oo dhista
@omarahmeddhaloole3564
@omarahmeddhaloole3564 4 жыл бұрын
Si Baad udhiiranatahaye ma Garoob baa tahay
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 4 жыл бұрын
igare wuxu I xasuusiyey ciyardhaqameedkii dalkii oo an ciyadhijidhay gaar ahaan sool iyo sanaag balagaciyara ciyartan
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
Magacii wll ciyaarta
@bushraahmed8448
@bushraahmed8448 4 жыл бұрын
Zxbow abdishugri maxay tahay caloosha kaa so dhacday
@mohamedalia9078
@mohamedalia9078 4 жыл бұрын
Igarre shukaansi owooyaashii hire baa wadaa hada miyi iyo magaalaba waa isku mid baadiye waa dhamaaday reer baadiyuhu hada waa il baxeen
@rooble14
@rooble14 4 жыл бұрын
War goormaaad isa Soo furaysaan dheh hhh
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 4 ай бұрын
aas, yaawaaye, yartanaa tanaa waa laguu yaqane. qatraaycadayyareey qiimobadan oori yareeey yariiseey murwodumaroo iyoiyo lee tttt iyaaa
@mohamedduale5520
@mohamedduale5520 4 жыл бұрын
Kuwa madowga in mesha la isku dagaali baay umaleeyaan
@omarahmadali9158
@omarahmadali9158 4 жыл бұрын
Cajiib
@qaalidumar8810
@qaalidumar8810 4 жыл бұрын
Kkkkkk abti cabdishugri waaxay caloosho kugu maan ogoyn. Mida kale igare baa ka helay suu u jilaayo reer baadiyaha isaga dhigayo
@anisamohmed8751
@anisamohmed8751 4 жыл бұрын
Sahraa www eedo
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk ciyaarta igare kahelay
@nastaahmed9530
@nastaahmed9530 4 жыл бұрын
ladu maxay garo iga cabtay
@daganinaxaaji5693
@daganinaxaaji5693 2 жыл бұрын
War hanabujin kulahaa😀😀😀
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 4 жыл бұрын
DHARKAY SIDATAA DHALAALINAYEE HADAY DHABO TAAL DHURWAA MA CUNEEN.
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 4 жыл бұрын
aaaR ma 9 biloodba
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 4 жыл бұрын
Kkkk
@shakrashibane4531
@shakrashibane4531 4 жыл бұрын
khadraay maxaad nimanka iskugu fiirsaneysaa maad kala qabatid
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Asww, No, qiftan qalanjo yar aan qaybsamin baan ahay lakiin waa cidnaqofna.waakuutan.
@siradm
@siradm 4 жыл бұрын
Suu usha ku lee yahay ban ku qoslay
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 жыл бұрын
Naa'ma calool baa Rabtay mise Nin
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Haaaa.iihiiiiihii.
@fardowsaadan7322
@fardowsaadan7322 4 жыл бұрын
😂😁😁😁 caaadi ma ahan
@garmaalchannel7064
@garmaalchannel7064 4 жыл бұрын
hh waabaan ku xasuustay intaa diraca ay xidhantaa dhalaalinaye hadday dhabo taal dhurwaa ma ma cuneen war ninku waaga miyuu i arkaayey
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Hodan iyo c.shugri xalay baan ku riyoonayay walaahi hhhhhhhhhhhh
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 murti haan gun la' ku dhacday
@cabiirahaldha6534
@cabiirahaldha6534 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@khadijac9841
@khadijac9841 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk cabdi shugri calool kufoolxumaa
@cabiirahaldha6534
@cabiirahaldha6534 4 жыл бұрын
Diracay qabtaa dhalaalinayee haday dhaba taal dhurwaa ma cuneen kuyeh
@hodannur8444
@hodannur8444 4 жыл бұрын
Diracaysidata dhalaa linayee Haday Dhabo taal dhurwaa macunayn kkkkkk
@abdigeeljirehabarbakhtiday4507
@abdigeeljirehabarbakhtiday4507 4 жыл бұрын
Suduu igarre afka u taagaya ka yaabay hhhhhhh hhhhhhh hhhhhhh
@nuurtomohamed1692
@nuurtomohamed1692 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@hodanqaali6340
@hodanqaali6340 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk uurka
@MohamedHassan-nc4wy
@MohamedHassan-nc4wy 4 жыл бұрын
Ma ninbada rabtah mase calool kulaha kkk
@umusumayawabari4016
@umusumayawabari4016 4 жыл бұрын
Kkkkk hadha hana gujin wax shaag
@muwaahib7119
@muwaahib7119 3 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣🤣
@mukhtarmaxamuddhabco6359
@mukhtarmaxamuddhabco6359 4 жыл бұрын
Iggare wallahi gabay qiiro leh
Igarre iyo shugri,iyo riwaayad aad u qosol badan video
49:57
Waad Adaa Qoslidoonee Iskufilan Iyo Ceegaag 😂
11:44
CADAANI SHOW
Рет қаралды 124 М.
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4 МЛН
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 75 МЛН
Dagaalka Badda Oo Waji Kale Yeeshay Ismacil Cumar Geele Iyo Xasan Sheekh
13:15
Riwaayad cusub (Af wax cunay xishoo)
16:10
Abwaan Heello
Рет қаралды 48 М.
KU CELIS XALQADDA 7AAD EE MUSALSAL KA WACDI IYO WAANO
33:47
Universal TV
Рет қаралды 1,1 МЛН
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
Warbixin Darawal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey kufsi
27:24
Somali Bridge - TV
Рет қаралды 27 М.
Пацан Шокировал Родителей 😂
0:27
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,4 МЛН
Идеальный день ребёнка😂
0:11
МишАня
Рет қаралды 3,6 МЛН
Все мы немного НИКА!
0:17
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 2,4 МЛН
Он сильно об этом пожалел...
0:25
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 8 МЛН
Когда научился пользоваться палочками
1:00
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,3 МЛН