RIWAAYADII REER BADIYE LAGURSADAY BULO QOSOLKII ADUUNKA🤣🤣

  Рет қаралды 103,745

Bulo Official

Bulo Official

3 жыл бұрын

Ruwayadii Reer Badiye Guursaday Reer Magal

Пікірлер: 214
@khairecadde6262
@khairecadde6262 3 жыл бұрын
Qoftan anigoo xanaaqsan hadaan daawado Waan qoslaa wlhi inta sidayda oo kle ah #like ii saar
@sundusaraweelo7864
@sundusaraweelo7864 3 жыл бұрын
😅inta Bullo u xisty like dhac ku sii 🥰❤
@ayaan8621
@ayaan8621 3 жыл бұрын
Alla bula qosolka iga dhameysay Hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh Caawa qosol iga dhameyen Ruwaayada waa kusoo wada baxdeen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@agofficial3250
@agofficial3250 3 жыл бұрын
Hadii Ilaahay Idankeeda Leeyahay Ugaaz😂
@awilalimuse1025
@awilalimuse1025 3 жыл бұрын
maalinta ay kulmaan Buulo iyo nimco jookar halaisoo qabto hadaan tol nahay soomaaliwaynay
@sactuushcilmi8158
@sactuushcilmi8158 3 жыл бұрын
Ana kuso qabnYa sida uqosla wala yabayhe
@xabiboxusen7499
@xabiboxusen7499 3 жыл бұрын
@@sactuushcilmi8158 .....n .9k 99n9n8
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Haysku kusoo qaban bulo iyo nimco jookar nimco waa latay niiko iyo xigmad la aan illaahay hasoo hadeeyo qofta bulo ah waa qof dhaqankii iyo asluubtii ku dhagan dhalinyar dana dhaqankii bay KU maaweelisaa
@najmaapdyzalatt3628
@najmaapdyzalatt3628 3 жыл бұрын
Magacyada ha isa saarin ppe layma dhahe bulo idheh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 3 жыл бұрын
Wow nin wanaagsan habada waa maxay ila cun buu yidhi nimanka somalidu waa romantic bay soo noqonayna
@abdikadirnikelyrics419
@abdikadirnikelyrics419 3 жыл бұрын
Bulo my only comedian 🔥🔥🔥🔥
@Bbemom458
@Bbemom458 3 жыл бұрын
Hadii ilhy idankeeda leyahay waa iga qosliseen 😂😂😂😂😂
@falhadoabdullahi930
@falhadoabdullahi930 3 жыл бұрын
Buulo gbdh an jeclhy hdlkeda❤❤❤❤
@aniiitahmed4478
@aniiitahmed4478 3 жыл бұрын
Masha allah byo dhaqnki suubanaaa baad laheysaa hbbty wana ku mahadsanthy sida aad noola wadagto jiilkan cusub oo dhaqankodi ka faanayah ❤️🙏🏿
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 3 жыл бұрын
Buloooy ma bartaanaa joogtay tiktok kaa soo raacay 👌👌🥰🥰🥰❤️❤️❤️🌺🌺🌺
@munishaamunishaa425
@munishaamunishaa425 3 жыл бұрын
7:07 berka wlh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣bullo Cagadas kama dhunto miyaaa🤣🤣🤣🤣🤣from tictok isodhaweya hdualla idamkedha leyahy🤣
@ashrafhakimi6508
@ashrafhakimi6508 3 жыл бұрын
M.A riwayadhaha inosobadhiya wll qali 😘
@haniabdiraxmansamatar5090
@haniabdiraxmansamatar5090 3 жыл бұрын
Keep going wllshy mcn 🥰✋
@nahwanuura1797
@nahwanuura1797 3 жыл бұрын
kkkkk bulo riwayadaha wa jili taqana hore usoco byoo nooso badi muuqaaladada
@rumaanmaxamuud5258
@rumaanmaxamuud5258 3 жыл бұрын
keep going wllyal💋❣
@saxardiidofficial4618
@saxardiidofficial4618 3 жыл бұрын
Ilahay hadu idimkeeda leyahay waa idinnsalmay 🤣🤣🤣
@cabdallegaaleef9777
@cabdallegaaleef9777 3 жыл бұрын
ppe payma yiraahdo bulla lay yiraahda hhhhhhhh
@ayandegen9665
@ayandegen9665 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Bullo wllhi waaaa xaraaane cadiya.
@rayaanahmed
@rayaanahmed 3 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏
@10ksubsfornovideochallenge58
@10ksubsfornovideochallenge58 3 жыл бұрын
Waan ku saaray ana isaar
@umaaxabsaumaaxabsa4005
@umaaxabsaumaaxabsa4005 3 жыл бұрын
Wllo maxa ku helay
@cllaahiosman8816
@cllaahiosman8816 3 жыл бұрын
Masha Allah
@saafiabdull452
@saafiabdull452 3 жыл бұрын
bulo waa kusalaamay hadii ilahay idamkeeda leeyahay love baan kugu ahay
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 3 жыл бұрын
Keep going sis ♥️
@nahwanuura1797
@nahwanuura1797 3 жыл бұрын
Buloy abyo wan uxiisnay riwayadahaagi ee nooso badi muuqalada
@baariyeya6693
@baariyeya6693 3 жыл бұрын
Horay usoco abaaYo 🥰🤗
@azliazli3004
@azliazli3004 3 жыл бұрын
Bulo reer badiye caadiya lagu moda💔😂
@manalone6359
@manalone6359 3 жыл бұрын
😀😀😀😀😀✔️✔️✔️✔️ rer mudug caadi ma ahan buulo keep going
@ayaanilmi2757
@ayaanilmi2757 3 жыл бұрын
Mansha allah heer laasanad waan wataa❤🙆‍♂️
@hassancabdullahi8031
@hassancabdullahi8031 3 жыл бұрын
Marka aaad ugu horeyso waxa aad soo qartaba garaymaysid inta iga danbaysa like dhac igu sii
@ahlaammoahmed3371
@ahlaammoahmed3371 3 жыл бұрын
Alla jecliyaa dadkeyga keep going bolo🥰🥰🥰🥰
@faisaali3498
@faisaali3498 3 жыл бұрын
gabartaan waa tusaale dhaqsnkeena siduu yahay umatasha❤❤❤❤
@farduusmohamed2179
@farduusmohamed2179 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh wlhy way iga qoslisay bulo ❣️❣️❣️❣️❣️
@amrannuur9596
@amrannuur9596 3 жыл бұрын
Funny wye wllhi bulo nolaw
@zupriyaapthi4944
@zupriyaapthi4944 3 жыл бұрын
Xabibti party two ka soo dhiig🥰
@aliabdullahi4024
@aliabdullahi4024 3 жыл бұрын
Magaca isma saranah😂😂😂😂
@sahramohamud5923
@sahramohamud5923 3 жыл бұрын
Bulo waa imtixaan wlhi markasta on daawado aad ban u qoslaa wlhi 🤣🤣🤣
@lakinasiib5969
@lakinasiib5969 3 жыл бұрын
bulo riwayada waxay ku dhigtay gayigii gobonimada iyo gobolkii daraawiishta😘
@sacdasiman4649
@sacdasiman4649 3 жыл бұрын
Ala hooyoy beerka saan uqoslayay hhhhhh ma hanba lagugu sokoriyay kulaha funny
@ayaan8621
@ayaan8621 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh Allaa bula qosol iga dhameysen Waana isku soo baxdeen ruwaayada Qatar hhhhhhh
@queenmilanooffcial8438
@queenmilanooffcial8438 3 жыл бұрын
Part 2 kasamee scml bulo meel mcn ayaad naga jarry ruwaayada teeda kale reer magaal manaqotay rawaayadii adoo lagu ilbixinaaya noga ogday taasi waa kaftan wllshy mcn alle ha ikaa xafido
@saafimohamed1664
@saafimohamed1664 3 жыл бұрын
Nagta bilista ayeeyo baa soo xasustay😂😂
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@abdikadirmohamed9055
@abdikadirmohamed9055 3 жыл бұрын
Bullo. Sxb loooxisaay HoYADA DHAQANKA IYO HIDAHA BULLO.
@deeqoali3838
@deeqoali3838 3 жыл бұрын
Wlhi wan furay oood qadis iyo jidid wa is la guri geeyn🤣🤣🤣
@xurmobadanofficial1700
@xurmobadanofficial1700 3 жыл бұрын
Bulo waxn jeclahy sideey umatasho reer badiyanimada
@bureeqoqueen3538
@bureeqoqueen3538 3 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀kkkkk bulo wan uxiizay ruwayadeda
@shamsoxasan2939
@shamsoxasan2939 3 жыл бұрын
Bullo jecliyaaa keep going sister
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 3 жыл бұрын
Afar kulaha🤣ar wiilasha hanaga waalin😜
@cabdulqadirwisil
@cabdulqadirwisil 3 жыл бұрын
Masha.alaaah madax sare
@jaamacdhako4264
@jaamacdhako4264 3 жыл бұрын
Bulo iyo Maxamud CABDIRAXAMAN wan isalamay💋❤🥰
@esrahodan3291
@esrahodan3291 3 жыл бұрын
Naagaha melaha lagu haysto bu idhi Cida haysata adi many ahayn nin manu ahayn Somalida filmkoda ma fahmin
@munadhali1691
@munadhali1691 3 жыл бұрын
Bulo love you byo mcnto horay u soco Mcnto 💗💗💗💗💗💗❤❤❤❤❤❤
@haldhaaaupdirahim3596
@haldhaaaupdirahim3596 3 жыл бұрын
Hadii illahaY idinkeeda leyhay waan idin salmaYaa🤣🤣💋❤
@faadumomaxamed4055
@faadumomaxamed4055 3 жыл бұрын
🤣🤣
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 3 жыл бұрын
bulo so funy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😘🙏❤
@lhulanduamlak1394
@lhulanduamlak1394 3 жыл бұрын
Tollow markay youtubekan furanaysay maasasa loogu dhibtooday fahansiintedi 😁
@salmacabdinaasir9169
@salmacabdinaasir9169 3 жыл бұрын
🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😄😅Bullo Tu Jecley mcnto From Hargeisa
@quruxdumar1355
@quruxdumar1355 3 жыл бұрын
Bbe laima yerahda🤣🤣🤣bulaaaaa
@jmcleahmed3129
@jmcleahmed3129 3 жыл бұрын
Im first
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 3 жыл бұрын
Ruwaydan fg ayan arkay waan so raadiyay ugu danbayn waan idin so helay ugu danabay waan idinla jooga
@farixaabdi2142
@farixaabdi2142 3 жыл бұрын
My bulo 🥰🥰🥰
@mohamedabdikadirofficial7967
@mohamedabdikadirofficial7967 3 жыл бұрын
Babe leyma yiraahdo hhhhhh
@farduussoomalilander7187
@farduussoomalilander7187 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk kkkk bulo. Ku Jecliyaa horu soco
@mohamedsayid7757
@mohamedsayid7757 3 жыл бұрын
Riwaayadii iigu qosolka badnayd abid 🤣
@mumtazali9512
@mumtazali9512 3 жыл бұрын
Keep going
@najaxsiyat5944
@najaxsiyat5944 3 жыл бұрын
Cagadan bas so kama lunto horta 😂😂😂😂😂😂😂😂
@aminaandalus2120
@aminaandalus2120 3 жыл бұрын
Wallo qaaliga reeer miyiga yaan wax xun laga dhigin iyaga runtii reer magaalka ka sharf iyo xadaarad badan ragana digsi wax kuma siiyaaan halkaa waad kuqaldanteen
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Haaheey waa sax
@sahriina9368
@sahriina9368 3 жыл бұрын
ishii iska tuurayba kulahaa😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@jaaburkaamilabdi6986
@jaaburkaamilabdi6986 3 жыл бұрын
Nagtan dhib badana bulo lagushegaya😂😂
@fartuunbirimo5067
@fartuunbirimo5067 3 жыл бұрын
Afar caadiyo kulahaa tanaaa🤣🤣🤣🤣
@wacanwarsame4165
@wacanwarsame4165 3 жыл бұрын
Walal mohamuud cagagane hore usoco🥰😂
@faaraqnuuri2411
@faaraqnuuri2411 3 жыл бұрын
47
@mahdiyamahamed2952
@mahdiyamahamed2952 3 жыл бұрын
Somalidii reer magaalka wax kle oo ay ku riwaayadeeyaaan ayay waayeen reer miyigii ayaa ka aman waayay
@garowefunnyboys2293
@garowefunnyboys2293 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk mr micnaha meeshaa ku wacnaa
@shamsoxasan2939
@shamsoxasan2939 3 жыл бұрын
Wilkaan woow daganyhy welcome
@munocumar7414
@munocumar7414 3 жыл бұрын
Youteka dukaan mia🤣🤣🤣
@aisamohamud8470
@aisamohamud8470 3 жыл бұрын
Hhhhh funny wlhi😂😂😂😂
@tusbaxdheereofficial6278
@tusbaxdheereofficial6278 3 жыл бұрын
Buulo riwaayadaha Aad oo duub taan Adiga iyo Team kaagu ka soo sameeya qaladaaka plz
@hafsahafsa5323
@hafsahafsa5323 3 жыл бұрын
bulo naag adag iga dheh allah kujecliya
@burhaanhayir5410
@burhaanhayir5410 3 жыл бұрын
Riwayada reer badiyo nimada bulo wa jili taqan
@xamdicumar3865
@xamdicumar3865 3 жыл бұрын
Keeq going kkkkkkkk
@xafsacabdilahi7183
@xafsacabdilahi7183 3 жыл бұрын
Kulaha ma habo lagu gu koriyay wlhi wan qoslay
@zamzamjama162
@zamzamjama162 3 жыл бұрын
Bulo wallhi waad iga qoslisaaa
@aminahujaleh4618
@aminahujaleh4618 3 жыл бұрын
Alaa yacisag gawartan anjclhy sidey ujileyso daqankeni fcnaa m.a Abayo mcn horaay usoco Wlshy mcn
@hudakhaliif8762
@hudakhaliif8762 3 жыл бұрын
Bulo wlhi waa xaraabad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 3 жыл бұрын
😂😂😂😂afar caadiya kulahaa😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Reer baadiyaha laba naagood oo laysla qabo ayaa isla dagan laba Aqal ayagaa isumiciina oo isudarisa ma kala masayraan naag kasta arigeeday maashaa wayna isla cunaan oo isla cabaan
@deeqoibrahimmohamed7522
@deeqoibrahimmohamed7522 3 жыл бұрын
Bulo wan ku salamey qof nool ayad thy Ben Lama shegee kkkk
@sucaadmaxamuud4269
@sucaadmaxamuud4269 3 жыл бұрын
Bulo ku taageeraaa Mcn WlahI plhi
@saidocadar9399
@saidocadar9399 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 mr kas ta an dwado wan ku qosla
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Anigu bulo ka hor maba qoslin kkkklkkk distidii ayay soo hor dhigtay
@nuraibrahim8319
@nuraibrahim8319 2 жыл бұрын
Kkkkkkk al aya iqos laa
@hudacismaan8296
@hudacismaan8296 3 жыл бұрын
tani balayo ku dhaxdaye reer miyigii bay ceebaysay Naa anaga badiye ka nimide badawtinimadan AAD kusheegaysid maaha dhulku Kula rabasye
@fatumaadam3358
@fatumaadam3358 3 жыл бұрын
O xbb sidey u ogolaatey bulo 🤣🤣🤣
@ubaxcabdulahi1507
@ubaxcabdulahi1507 3 жыл бұрын
qaladaadka nosoo gasha bulooy
@najmaapdyzalatt3628
@najmaapdyzalatt3628 3 жыл бұрын
Ma hanpaa lagugu koriyey hahahaha
@amiiratubaxarbantuqudefe2200
@amiiratubaxarbantuqudefe2200 3 жыл бұрын
Ppe layma dhaho ku teh😅😅
@Mowliid2024
@Mowliid2024 2 жыл бұрын
Naagmiyi
@abdirisaqyare4232
@abdirisaqyare4232 3 жыл бұрын
ilkacasze iwalay masodhaqdaY kulaha
@keyfmohamed6470
@keyfmohamed6470 3 жыл бұрын
Am dead qosol🤣🤣
@beerlula2515
@beerlula2515 3 жыл бұрын
Bullo baliminafataaag 😂😂
@sundussundusyarey4051
@sundussundusyarey4051 Жыл бұрын
Kkkk kkk 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂
@xaashijaamacahmed5466
@xaashijaamacahmed5466 3 жыл бұрын
youtupeka lama dhizo kulaHaa😂😂😂😂😂😂
@haygadiintaislaamkaislaam7489
@haygadiintaislaamkaislaam7489 3 жыл бұрын
Hhhhhhkkkkk waigaqoslisay bulo
You
3:15
One Dollar Bill Fan
Рет қаралды 12
Dumashi oo diraac ka farxisay❤️
17:02
Bulo Official
Рет қаралды 72 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
Riwaayadii Reer Miye Lumay😂😂
13:32
Bulo Official
Рет қаралды 51 М.
RIWAAYADII  MASEER DUMAR IYO SHAQALE part 3
10:51
Bulo Official
Рет қаралды 113 М.
PRANK|| ASAD DIYABI O AAN KA XANAJINAY ANIGA IYO DIRAAC
11:51
Bulo Official
Рет қаралды 64 М.
30 June 2024
4:50
Zaytuna ali
Рет қаралды 1,4 М.
SHORT FILM {{ NAAYAA MUSIIBO }} BULO OO KADEDAY MR.MICNAHA
14:08
Bulo Official
Рет қаралды 88 М.
RIWAAYADII MASEER DUMAR IYO SHAQALE part One
12:06
Bulo Official
Рет қаралды 145 М.