Riwaayadii Shabeelka C-BOY FILMS

  Рет қаралды 854,066

Abdirahman C-BOY

Abdirahman C-BOY

5 жыл бұрын

Subscribe+Like+Share+Comment
it is Free As Cake

Пікірлер: 1 300
@qeunqalanjo7169
@qeunqalanjo7169 5 жыл бұрын
Hadii aad nabiga scw jeceshy like ii saar
@dontcare4444
@dontcare4444 5 жыл бұрын
scw
@mohahussein9224
@mohahussein9224 5 жыл бұрын
Wllo like haku raadsan ee nabiga afka kadhig maran yahyy
@khadirakhadar9131
@khadirakhadar9131 5 жыл бұрын
Scw
@isramawliid3593
@isramawliid3593 5 жыл бұрын
Waa jacelnaay nabiga scm💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞 Like fadLan saar
@xawaodowa314
@xawaodowa314 5 жыл бұрын
Scw
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 5 жыл бұрын
Quranka hadaad jeceshahay liketa haila dhaafin
@mrdirie2765
@mrdirie2765 5 жыл бұрын
Waar quranka dadkoo dhanba jecel haku dawarsan like lahayne waanaga ku saarne
@osmanismail21
@osmanismail21 5 жыл бұрын
Qoranka qofkii moslim wuu jecel yahay lkn like ina ku raad satid maha
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
Apdullahi Carab Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
Osman Ismail Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@bulaallagpris8288
@bulaallagpris8288 5 жыл бұрын
Walalo meshan waa filim ee quranka karimka sharafta leh hakenin waa IGA talo
@elmichannel188
@elmichannel188 5 жыл бұрын
Intii diinta islaamka jecel like iisara
@AhmedMohamed-ni9gx
@AhmedMohamed-ni9gx 5 жыл бұрын
SPORT channel 😂😂
@amiirilkacaze3466
@amiirilkacaze3466 5 жыл бұрын
SPORT channel r
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 5 жыл бұрын
SPORT channel dinto in like lagu raadiyo mahaan
@lajacleycusmaan2926
@lajacleycusmaan2926 5 жыл бұрын
War anigaa kun like ku saarayo ee maxaad ka faaide ii sheeg
@lajacleycusmaan2926
@lajacleycusmaan2926 5 жыл бұрын
Waa tan dadki dhan kuwada waashteyn like
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 5 жыл бұрын
Inta hooyo macaan jecel Inuu alle janooyinkiisa ka waraabiyo Aamiinta ila dhah
@hoodogood4066
@hoodogood4066 5 жыл бұрын
aamiin wll
@ayaanitamohamed431
@ayaanitamohamed431 5 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@raxmawiilashasomalilandwal884
@raxmawiilashasomalilandwal884 5 жыл бұрын
Amiiiin
@tamamolaadnoosobadi1607
@tamamolaadnoosobadi1607 5 жыл бұрын
Amiin yaa Allah
@qadanqueen8803
@qadanqueen8803 5 жыл бұрын
Ameen
@ridwaanhaji3054
@ridwaanhaji3054 5 жыл бұрын
Haddaad adoo fiirsanaya comments ka akhrinayso Like ta hayla dhaafin nacalaa shaydaan ku yaale
@xamzeqaylo5228
@xamzeqaylo5228 5 жыл бұрын
Ridwaan Haji but maxad ka faaidi
@AhmedMohamed-ni9gx
@AhmedMohamed-ni9gx 5 жыл бұрын
xamze qaylo kalsooni nafeed 😂
@mohahussein9224
@mohahussein9224 5 жыл бұрын
@@xamzeqaylo5228 doqon baad tahe nacdasha hagaadhin maraan yahaw
@fartunfarmino2241
@fartunfarmino2241 5 жыл бұрын
Kkkkkkk like isare away asxbteydiii
@jjvlogsfims8777
@jjvlogsfims8777 5 жыл бұрын
Qofkii inanta ka helay like ha ila dhaafin
@shaamshaam6731
@shaamshaam6731 5 жыл бұрын
Inta qur,aanka jecel like isaara wllo
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
shaam shaam Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@shaamshaam6731
@shaamshaam6731 5 жыл бұрын
@@abdulkadirabdifatah7332 waakuu saaray wll anigana subcribe ta igu caawi
@farahhussein647
@farahhussein647 5 жыл бұрын
Masha allaah
@hassansayit5136
@hassansayit5136 5 жыл бұрын
haaa
@zultanhaadi7186
@zultanhaadi7186 5 жыл бұрын
Oo yaa neceb quraanka😂
@najmaaxmed7373
@najmaaxmed7373 5 жыл бұрын
walayaal ku saliya nabigeena Maxamed Zcw like hla dhaafina walaalayaal
@axmedjaamac752
@axmedjaamac752 5 жыл бұрын
Scw
@sharmakecali4650
@sharmakecali4650 5 жыл бұрын
Scw
@saymudiinofficial
@saymudiinofficial 5 жыл бұрын
csw
@wizzdcd5056
@wizzdcd5056 5 жыл бұрын
Scw nnkhhto xbbkenii maxamed scw scw
@jiniishumi2301
@jiniishumi2301 5 жыл бұрын
Naayaa ilahey ka baq like intaa raadenysed cadaab ha shaqaysanin
@edebsanofficiall446
@edebsanofficiall446 5 жыл бұрын
Inta jiifka ku daawanaysa liketa igu deeqa caawa Dad igamayso horaynba
@bisharm4120
@bisharm4120 5 жыл бұрын
maxay kuu taray saa Apo like tu
@fahadbarud548
@fahadbarud548 5 жыл бұрын
Hibo Degan wll suaal aan qabo ayaan ku waydiin laha ado raali ah whats app iga soo wac. 00393511459427
@MM-eq2pj
@MM-eq2pj 5 жыл бұрын
@@fahadbarud548 😂
@ugaaskachannel1497
@ugaaskachannel1497 5 жыл бұрын
Hibo Degan hhhh
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
Hibo Degan Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@m-movies3957
@m-movies3957 5 жыл бұрын
ku saliya nabiga inta comment ga akhrinayza like ta hayla dhaafina
@amendeck3302
@amendeck3302 5 жыл бұрын
apdipasit lyrics scw
@khadirakhadar9131
@khadirakhadar9131 5 жыл бұрын
Scw
@boqoradakmpala1083
@boqoradakmpala1083 5 жыл бұрын
Scw
@shakimohamed2112
@shakimohamed2112 5 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@quuninahusen7501
@quuninahusen7501 5 жыл бұрын
scw
@ilamaaltrading7409
@ilamaaltrading7409 5 жыл бұрын
Walal hada Nabiga Jeceshahy ku Sali💔💗
@osmanismail21
@osmanismail21 5 жыл бұрын
Scw
@mohahussein9224
@mohahussein9224 5 жыл бұрын
Scw
@khadirakhadar9131
@khadirakhadar9131 5 жыл бұрын
Scw
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 5 жыл бұрын
MohaMett Justin Chanel scw
@ramaabyan856
@ramaabyan856 5 жыл бұрын
scw
@abdisalansuniyale9805
@abdisalansuniyale9805 5 жыл бұрын
Walhy nebi jeceyl idin kama ah ee waa like jecyl ilahy ka baqa like hakuu raadin nabigeena suuban اصلى عليه وسلم Ilaahy idin ma naxariisto doqon IYO duli meeran baa mesha ka buuxa
@anisaadan6466
@anisaadan6466 5 жыл бұрын
Scw
@cabdicasiisadam6233
@cabdicasiisadam6233 5 жыл бұрын
abdisalan Suniyale
@germanytoday4245
@germanytoday4245 5 жыл бұрын
Scw
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
*Xagan waxaan salaan uga dirayaa inta Comments kayga aragta iyo inta luuqada soomliga kuhadasha* 🙋‍♂️🇨🇦🇸🇴💞
@adenosman5768
@adenosman5768 5 жыл бұрын
Waa kaa qaaday Camaar
@alinoor8322
@alinoor8322 5 жыл бұрын
CAMAAR YARE SUHAYB waan kaaqadnay walal.
@maxamedzhimpir4732
@maxamedzhimpir4732 5 жыл бұрын
waan lgaa qaday
@nasteexamaxamed5327
@nasteexamaxamed5327 5 жыл бұрын
Wallo waanka qdy salamulaah
@shmakhluuqofficial8295
@shmakhluuqofficial8295 5 жыл бұрын
hhh
@Alone-fc6cs
@Alone-fc6cs 5 жыл бұрын
Hhhhh dadka waxan ka yabay diinta ku qarabnaya hda nabiga jeceshahay hda quranka jeceshahy hda islam tahy ha ila dhafin like ta Dee wa runtoodiye itasba hada jeceshahay ha ila dhaafin
@abdikarin11abdilahi86
@abdikarin11abdilahi86 5 жыл бұрын
maashl
@fuaadlazzol1299
@fuaadlazzol1299 5 жыл бұрын
Gaas 178 Hhhh GaraC WaR wan kuu SaraY Waa IGA QoslisaY
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 5 жыл бұрын
Waa waali cas ee ha layabin
@ayaanleayaanle6081
@ayaanleayaanle6081 5 жыл бұрын
aahaaaaaaaa
@farhanmohamed1960
@farhanmohamed1960 4 жыл бұрын
Wanlayabay ani hita
@diiriyejanan9217
@diiriyejanan9217 5 жыл бұрын
ilmo Nabi Adan like igu qabta way shidan tahy
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
Diiriye Janan Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@sagalmaxamed4037
@sagalmaxamed4037 5 жыл бұрын
Marsha - heestii raad
@mariyaaxlam2752
@mariyaaxlam2752 4 жыл бұрын
Diiriye Janan ngyxhejr,=nfg
@user-ku1yh1if2l
@user-ku1yh1if2l 5 жыл бұрын
Hablaha Reer burco waxan ku tagera xijabka kama tagan riywad kasta
@quuninahusen7501
@quuninahusen7501 5 жыл бұрын
runtaa weyeh
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 5 жыл бұрын
Hodan Deeqa wax kanikis bdn ayanba jirin
@ahahahkkk88
@ahahahkkk88 5 жыл бұрын
Nio waa nasab wllaahi hablahaasi ku hargiesaw ku dayda walaal
@ednaibraahim9467
@ednaibraahim9467 5 жыл бұрын
Acs
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029 5 жыл бұрын
...
@fahadhamud2822
@fahadhamud2822 5 жыл бұрын
Hadaad salaada tukato ood qof muslim ah tahay like
@shankaroonmaxamed4454
@shankaroonmaxamed4454 3 жыл бұрын
Thshajakms jwskslbxbdbj🤯🥳🦍🍉🍿🌯🍘🍣🥮🍤🍤
@abdiazizhussien3037
@abdiazizhussien3037 5 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi beer casaad inta ka heshay like saara
@qamarshiine6803
@qamarshiine6803 5 жыл бұрын
kkkk
@CabdirahmanAli-ue9hc
@CabdirahmanAli-ue9hc 2 ай бұрын
😢😢😢​@@qamarshiine6803
@khalidmeshal8488
@khalidmeshal8488 5 жыл бұрын
Hahahaha Qosol iyo maad iyo murtiba reer burcaa leh. ❤️😍 from Boosaaso.
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
Khalid Muse Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@khalidmeshal8488
@khalidmeshal8488 5 жыл бұрын
Waayahay, Walaaal.
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 5 жыл бұрын
@@khalidmeshal8488 reer burco afsomaligay inaGa iibiyaN ♥️ hadad taGto xitaa afsomali kuGu soor yaynayaN 😅
@khalidmeshal8488
@khalidmeshal8488 5 жыл бұрын
zacad apdirahman Masuul haa waan jeclahay burco
@zayidabdalla590
@zayidabdalla590 5 жыл бұрын
Masha alah Gabadhas waa boqorad Codkeda iyo labiskeda Inta ila aragta like isaara
@kinginahazhi8216
@kinginahazhi8216 5 жыл бұрын
Inta jecel reer *Purco* Like ta Hayla Dhaafina
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 5 жыл бұрын
Bal maxay liketu kuugu joogtaa isaarun wll😂😂
@alibrown3292
@alibrown3292 5 жыл бұрын
🤣😂
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
Adigiiyoo halkana like raadin la fadhiya..
@sayidkashilabo2414
@sayidkashilabo2414 5 жыл бұрын
Agah adigu maxaa kugu dhici hadaadan helin likta sxb
@mohayoussif635
@mohayoussif635 5 жыл бұрын
Magaladaydii burco uxiisay wllhy 💓💔👍wixii reer burca like 😍
@osamahersi1840
@osamahersi1840 5 жыл бұрын
KuguLa xiiznaY
@mohayoussif635
@mohayoussif635 5 жыл бұрын
Osama Hersi insh Allah waan tagi doona wllo
@mohamedabdi8393
@mohamedabdi8393 5 жыл бұрын
Anigu waan u xiiseh wlhi
@mohayoussif635
@mohayoussif635 5 жыл бұрын
Mohamed Abdi insh Allah waad tagi doontaa
@nuurmaxudt6393
@nuurmaxudt6393 5 жыл бұрын
Aliya Youssif reeR buRco 👎👎👎👎👎👎
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 5 жыл бұрын
Hadaad adoo jiifa videoga daawanayso comentina akhrisanayso ha ila dhaafin👉
@user-cl6bw5kw4y
@user-cl6bw5kw4y 5 жыл бұрын
Bro like ma kuu saari kari anoo fadiyo aan daawanooyaa
@user-cl6bw5kw4y
@user-cl6bw5kw4y 5 жыл бұрын
Maa daamoo calanka soomaliya kuu saaran yahay like IGA qabso
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 5 жыл бұрын
@@user-cl6bw5kw4y wan kugu ogaa somali jacylka quruxey nambarkaga iisheg noh
@amaalcabdilahi1394
@amaalcabdilahi1394 5 жыл бұрын
Wacal hhhwhhhhhhh kkkkkk
@tayosiirahmed381
@tayosiirahmed381 5 жыл бұрын
ww we zax
@somalianqueen2315
@somalianqueen2315 5 жыл бұрын
Hooyo mcn inta jecel like isar❤
@mahameda5706
@mahameda5706 5 жыл бұрын
ana jecel ilahay hadayo allh keep you mam mcn
@AbDu-od9jv
@AbDu-od9jv 5 жыл бұрын
Ani huno😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘
@hipoali5984
@hipoali5984 5 жыл бұрын
+Zuldaan Mexico aa
@somalijacaylgenel3217
@somalijacaylgenel3217 5 жыл бұрын
asc
@dhalmaygaagggabiley4968
@dhalmaygaagggabiley4968 5 жыл бұрын
.
@beelochannel6224
@beelochannel6224 5 жыл бұрын
inta quraan ka jecel like isaara
@apdirixiinhayaan4337
@apdirixiinhayaan4337 5 жыл бұрын
Kaabadan Yar Na waa mid jacayl ka Ku waaan kulahaaa
@user-gf5jm1od7y
@user-gf5jm1od7y 10 ай бұрын
Wrertytafggjjjjlf
@abdirizakismail7926
@abdirizakismail7926 5 жыл бұрын
dadka diinta iyo nabiga kusaliyidiisa ku qarabanayo illahay ka baqa like aya imanka idinka wadayee
@Cukaashe.
@Cukaashe. 5 жыл бұрын
"Haddii aad Rabto fawaa'ido dhankasataba ah Nagu soo biir haddii klna Raali naga ahoow"
@nagiibpildham5507
@nagiibpildham5507 5 жыл бұрын
Kolay inad comanti firo utimiye likta hala bakhiilin Akhiih😍
@kamaalinholinho907
@kamaalinholinho907 5 жыл бұрын
Waxkale
@muxumedxussencabdullahi5657
@muxumedxussencabdullahi5657 4 жыл бұрын
@@kamaalinholinho907 Kamaallnhojjnho
@muxumedxussencabdullahi5657
@muxumedxussencabdullahi5657 4 жыл бұрын
@@kamaalinholinho907 xa D
@sagalosman4364
@sagalosman4364 5 жыл бұрын
Hhhhh salad Hore intan min xuurto ku qabty Ayaan 12 duhurnimo lay baryayay kulahaa Oo dhimaypa markaase Wlhi kuwani qosolkii aduunka weeye 😂😂😂😂 Keep going walalhyga ❤❤❤❤
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT 5 жыл бұрын
Anaaba yaabay
@fadumocokiye813
@fadumocokiye813 2 жыл бұрын
Fhhjjk
@fadumocokiye813
@fadumocokiye813 2 жыл бұрын
Wan ladhacay
@fadumocokiye813
@fadumocokiye813 2 жыл бұрын
Komantiga yaa
@yoyomaxamuud4157
@yoyomaxamuud4157 5 жыл бұрын
inTii lipah ina warancade taqan like Hayla dhafina
@sahraabdirahman8386
@sahraabdirahman8386 5 жыл бұрын
Laascanood Ka so hadlay Kulaaha 😂😂😂😂😂 Indhaha ayaan Iska Ridayey ee Waxyabaha Qaar ayaan lagu Ciyaaarin 😂😂😂😂
@bashiirmohamed9437
@bashiirmohamed9437 5 жыл бұрын
Alla jecliyaa hablah laascaanood from muqdisho
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT 5 жыл бұрын
Wll Ha xanaaqin Kaftan Lee Waayee
@malickapdih3712
@malickapdih3712 5 жыл бұрын
Sahra Abdirahman poqorada laz anod
@warfanur3644
@warfanur3644 5 жыл бұрын
Sahra Abdirahman shu kamis weye
@yazn7978
@yazn7978 5 жыл бұрын
Reer laascanod KZfaqku muu gaadhay
@inaliidcaze9409
@inaliidcaze9409 5 жыл бұрын
Somali MohmeT Danbigina Alle Ha Dhaafe Amein DhaHa👍
@zaathimaj2579
@zaathimaj2579 5 жыл бұрын
hhhhh ritwo
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 жыл бұрын
Amiin
@zaathimaj2579
@zaathimaj2579 5 жыл бұрын
+SUUBAN ZAXARLA zaharLa
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
Ina Liid Caze Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
SUUBAN ZAXARLA Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@cabdalemaxamed3134
@cabdalemaxamed3134 5 жыл бұрын
Yaa Dhazhi Reer Burco aH. Like Hayla DhaafinaH😢
@zhiinaldoofficials5921
@zhiinaldoofficials5921 5 жыл бұрын
siil wayn
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 жыл бұрын
firs from hargaiza
@ayaanleayaanle6081
@ayaanleayaanle6081 5 жыл бұрын
MupaariK Heer Zare dddddfffffffffff
@megapolisplayer790
@megapolisplayer790 5 жыл бұрын
Waar dadku dawarsi xumaa! Waa maxay ujeedada laga leeyahay in muslimiin laga dhex yiraahdo inta "nabiga jecel like dhaha " , " inta diinta jecel like dhaha " iyo wax lamida?!! Diinta ciyaarta halaga daayo.
@farhitamoha7368
@farhitamoha7368 5 жыл бұрын
Wllhy way iga yaabiyeen yaab.com
@cabdirahmanosmanahmed7787
@cabdirahmanosmanahmed7787 5 жыл бұрын
cabdi iley
@cabdirisaaqmuuse186
@cabdirisaaqmuuse186 5 жыл бұрын
megapolis player cid kale.maaha waa.tima weynta shiicada dadka ku gabanaysa ey ey
@mohanhussein4540
@mohanhussein4540 5 жыл бұрын
Asxaabta inta iga danbaysa likta ugu buquujiya sxbayal
@zamzamsiciid3111
@zamzamsiciid3111 4 жыл бұрын
OK zxp
@zakimohamed5420
@zakimohamed5420 5 жыл бұрын
Inta jiifka kudaawanaysa like ta iigu qabta
@abdillahimohamed1039
@abdillahimohamed1039 5 жыл бұрын
reer burco rageedii wlahi 😂😂😂samadoon hore u socda sxbyal ❤❤
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Ala garaceey intaan horday soo yaaceen😆😆like iisaara bal 😐
@daanimedia6301
@daanimedia6301 5 жыл бұрын
Hadad diinta islamka jeceshahy like isaar
@alifprograms6702
@alifprograms6702 5 жыл бұрын
Hhh hhhh Ninkii murqaan ahaa way kazhifeen wllhaY Intii tageertaa dhlinta burco like👍👍👍
@abuhurayra8309
@abuhurayra8309 5 жыл бұрын
Soomalida wanka yaabay goormay il baxyaan waar saliga nabbigu NNKH waa waajib mida kle meel wlpa like ayaad ku raadinysaan saliga rsuulkena suuban SCW adeer bilaa caleeg caqli ku darra
@roobleluka5766
@roobleluka5766 5 жыл бұрын
Hada waxaan isleeyahay qofkaad dilaysoo kale coming-soon aad usiisamaysi 😅😅😅😅😅😅😅😅
@murtiiyomadadaalo8836
@murtiiyomadadaalo8836 5 жыл бұрын
C boy liketa kuqabo haladhaafina inta reer burca iyo inta tagertaba
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 жыл бұрын
Libaaxii ina waran cade bariguu soo baxsaday ninkii magaalada ka qabtay aniguu ahaa kulahaa 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
SUUBAN ZAXARLA xagana md jooogta maseer badan waadigi khadra silimo u dooodaye 😆😆
@na300meym8
@na300meym8 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 жыл бұрын
@@khadarcasoodofficial5314 adigu kii maanad ahayn burco caayay maxaad kasoo doontay adigu meeshan
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
SUUBAN ZAXARLA ree burco wan tageeraaye gbdh yar baad maskxda nagaga qaaadeen
@mawliidhassan1353
@mawliidhassan1353 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wuuku wada idhi midhaa
@Kenni77
@Kenni77 5 жыл бұрын
Reer somaliland salaanta iisoo badiya
@siidomarwaasuge6677
@siidomarwaasuge6677 5 жыл бұрын
Riwayadi ebed ugu qosolka badneyd marku suldaanka lahadlaaye 1000 maraa qoslay inta ila qososhay like isaara
@mujaahidmohamethargaisawi6103
@mujaahidmohamethargaisawi6103 5 жыл бұрын
HabLow Been Hadaanan Idin Sheegin Run Nagu Raaci MaysaNe Maxa La Yeelayaa Tolow😂😂😂
@nasramohamedmohamud3650
@nasramohamedmohamud3650 5 жыл бұрын
😂😂😂
@mohahussein9224
@mohahussein9224 5 жыл бұрын
Muujaahid noo dhaaf hno
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
😂😂😂
@aadancade3526
@aadancade3526 5 жыл бұрын
mnshaballh wan tagyre bootadooda ka helaa
@jamaalaliomer822
@jamaalaliomer822 5 жыл бұрын
WAABE KADHIG
@ziciidfantastic608
@ziciidfantastic608 5 жыл бұрын
Walaalayaal nepiga ku saliya Waa Jimce Ay taariikhdu tahay 11/09/2019
@mubarikibrahim6694
@mubarikibrahim6694 5 жыл бұрын
M
@ahassan1205
@ahassan1205 5 жыл бұрын
Inantu waa reer laascaanood ama buuhoodlay ka timid hadalkeeda ka garo😂😂
@ahassan1205
@ahassan1205 5 жыл бұрын
Cabdilaahi Dhoolayare inader inantu hadalkeedaan ka garaty dadka hadalkoodaan kala aqaanaa , Inantu waa adkad 😂
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
@@ahassan1205 😂😂😂😂
@laariofficial3245
@laariofficial3245 5 жыл бұрын
Inantu waa reer lascanod sxb wlhy ana aqan cawo aya ladhaha
@abdikhalaqibrahim7980
@abdikhalaqibrahim7980 5 жыл бұрын
Kolay rer burco maaha waa rer oog
@walwaal3533
@walwaal3533 5 жыл бұрын
M/Weyne Muse Bihi Abdi S/land presidient lascaanod kamay iman wll waa habar jeclo inantu ee waa goboladaa Bari un
@najahxarago7486
@najahxarago7486 5 жыл бұрын
Inamadaydi horumar wacn 😍magldydi Burco wan u xisey😭❤️
@munaabdulaziiz5353
@munaabdulaziiz5353 5 жыл бұрын
Second ahey wxii iga danbeeya likta ha igala bakhaylina ilmaaderayaal
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Muna Abdul Aziz xbbti subscribe isaar
@abdulkadirabdifatah7332
@abdulkadirabdifatah7332 5 жыл бұрын
Muna Abdul Aziiz Wll please subcarriers igu cawi waa iga codsi alle hamigag haku fududeye Thanks 🙏🏻
@mrdirie2765
@mrdirie2765 5 жыл бұрын
Xabiibi shalay sidaa mayga dhaqaaday waanigii mid dilay kkk
@abdiqayz6464
@abdiqayz6464 5 жыл бұрын
😂😂🙈🙈inta reer burco like sara
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 жыл бұрын
war cabdilahiyow cabdilahi man la odhn😂😂😂😂😂😂
@sowdaosman5949
@sowdaosman5949 5 жыл бұрын
😀😁
@sowdaosman5949
@sowdaosman5949 5 жыл бұрын
Diyaar sis😍
@hamzaaa_rahmaan7219
@hamzaaa_rahmaan7219 5 жыл бұрын
Hehe
@yasiinkaffijr2248
@yasiinkaffijr2248 5 жыл бұрын
l ❤ you your body
@alifprograms6702
@alifprograms6702 5 жыл бұрын
Rajo kama qabo tan 😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹 ApdilaahooW
@ninwaxbadanog2104
@ninwaxbadanog2104 5 жыл бұрын
Raggii Ay Farxaddu Afkooda Ku Jirtey Samadon Drams
@mohadigmo5166
@mohadigmo5166 5 жыл бұрын
Hhhh 2019 ayaa la marayaa ee yaa la xoraynayaa😂😂😂😂😂
@johnjemes1740
@johnjemes1740 5 жыл бұрын
samaliland
@abdiazizmideeye8664
@abdiazizmideeye8664 4 жыл бұрын
Mohamed Ali 💜💜💜💗💜💗💗
@user-vd9mj4ow3y
@user-vd9mj4ow3y 5 жыл бұрын
cidii ilahay adoomadisa jecel like sara
@shiineaqyaar3191
@shiineaqyaar3191 5 жыл бұрын
Dumarka wada naxariis baa laga dhigay inta dumar ah ❤like
@naasirkaarshe8773
@naasirkaarshe8773 5 жыл бұрын
Waar heedhe qolyahan reer burco like jecelaa horta oo meel kasta way ugu daba galeene 😂😂😂😂😂😂😂
@sadikibwoybwoy1955
@sadikibwoybwoy1955 5 жыл бұрын
BL like iigu qabto somalay wxbo inma tareysee Allah dartis igu saara Thnkx
@jiniishumi2301
@jiniishumi2301 5 жыл бұрын
Inta suuliga ku daawanyso like ii saara 😂
@naanitaanalka2494
@naanitaanalka2494 5 жыл бұрын
😂😂
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
😂😂
@abdiqaadirbaabaa8142
@abdiqaadirbaabaa8142 5 жыл бұрын
😂😂😂😂imika hada ku dhaho kaare baa sabaaxateyy miyaa qdnysaa cml🙄🙄🙄 murqaan wcl dheh
@hanadtube2826
@hanadtube2826 5 жыл бұрын
Balan daro waa diin daro Markaa cida igu raacsan Like ila qabo
@qamarshiine6803
@qamarshiine6803 5 жыл бұрын
waa sidaa
@sumayamaxamedmaxamed6454
@sumayamaxamedmaxamed6454 5 жыл бұрын
hhhhh lascanod kasoo Hadley www waa magaladayadii maad timaadanba 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@teg2132
@teg2132 5 жыл бұрын
Me tooo
@cshakuurTzilva
@cshakuurTzilva 5 жыл бұрын
ahdnvsbd. shgaiqvwus. ahyhabwngsuignw. akhb. wjwhllpiqweetyuiopasddfghjkllzxvvnmm
@rainbow56891
@rainbow56891 5 жыл бұрын
sumaya
@raxmawiilashasomalilandwal884
@raxmawiilashasomalilandwal884 5 жыл бұрын
Waan qoslee runtiii deer Burco love my dadkaygii
@fadumocokiye813
@fadumocokiye813 3 жыл бұрын
Xaax
@cabdiraxmaansalebanwayrah4658
@cabdiraxmaansalebanwayrah4658 5 жыл бұрын
inta reer burco taageerta farta taag
@djpolo687
@djpolo687 5 жыл бұрын
War nio wlhy laydinma gaadhayo sxpyal horay u socda 🤣🤣 .liketa isaara sxpyal inata nimnkan taagerta🤣🤣
@nusaibaabdulrhman3665
@nusaibaabdulrhman3665 5 жыл бұрын
laascaanood haduu yimaado waaba so dhawayn lahayd deeq maroojiye amuu garowe no dhaafay😂😂😂😂😜😜😜😜👌
@laylaidiris9295
@laylaidiris9295 5 жыл бұрын
nusaiba abdulrhman kkkkkkk
@hoododuale
@hoododuale 5 жыл бұрын
hadaad Ado jifa dawanyzo then ad comments kana akhriyeyzo liketa nio😂🤣
@cabdiwahaab3110
@cabdiwahaab3110 5 жыл бұрын
haboqaliaadiyoaadyoasmawakhtigagwanasn
@lamafilaanstudio778
@lamafilaanstudio778 5 жыл бұрын
War Gandhi cusub ibsatay kooxdu intii ila aragtay Like igu wants
@sacadtorres9411
@sacadtorres9411 5 жыл бұрын
Waa malintii ugu horaysay aan KZfaq comment kuso qoro sxbyaal like igu dhiiri galiya from burco ❤ sacad torres
@abdiazizabdullahi9534
@abdiazizabdullahi9534 5 жыл бұрын
Waaa dhigiinii reer glkacyood oo soorogaal celiyay xiniinyaha kadhalee liketa hayladhaafinina
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 жыл бұрын
Dhigeedee
@abdiazizabdullahi9534
@abdiazizabdullahi9534 5 жыл бұрын
@@mustafexeedhoburcaawi4338 xiniinyahaan wadaagnaa
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 жыл бұрын
@@abdiazizabdullahi9534 hhhh rageedi waad ka baxsatay
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 5 жыл бұрын
Nooma dhigmaan reer gaalkacyo aftahanimo iyo geesinimo toona naga daa cayaarta zxb
@barwaaqoahmed2802
@barwaaqoahmed2802 5 жыл бұрын
inta tageerta janalka AbdiRahmaaN C-Boy liketa igu qabo
@nabadnolol7892
@nabadnolol7892 5 жыл бұрын
Hda rer kizmayo cdy tahay like deee huno ha iga xazidin 👍
@germanafricatv9328
@germanafricatv9328 5 жыл бұрын
Hadii Somalia iyo somaliland rabo Inee kola go ina rabtid like isaar viiiv somali ween
@amiiraqn7998
@amiiraqn7998 5 жыл бұрын
Lascanodka so Hadley🤣🤣🤣Kuwan Markan arko izka qoslaaba wlhi
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 5 жыл бұрын
Hm yaa huba hunno
@somalilnddhalad8157
@somalilnddhalad8157 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ckhaalaqsalebaan3897
@ckhaalaqsalebaan3897 5 жыл бұрын
Shaaaandhaduba Ku Shaqayn mayso😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣like ila Dhaaaafa Dhamaantiiin
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 5 жыл бұрын
Masha alah asxaab igu qaaliya mahadsanidiin runtii riwaayadihiina waa weheshaanada gabdhaha durriyaddu qurux badanaa maashaa allah💯💯💯👌🏻👌🏻👌🏻
@januzajfilmsfalaqfalaqfala8428
@januzajfilmsfalaqfalaqfala8428 5 жыл бұрын
C_boy watching from Kenya bro hore usaco
@muxsinrashiid899
@muxsinrashiid899 5 жыл бұрын
Intii nabiga jecel SCW liketa saaara
@blvr10
@blvr10 5 жыл бұрын
Dowlada caaqil mid iga gaarsii shaararka tiixtiixa🐆 leh sida shabellkii ha mamnuucdo kkkkkkk
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 жыл бұрын
Shaadhadha ha la madnuuco tiix tiixa leh ......ba iinu waa idinkoo Like ta ka ilaawa🤞🤞🤞🤞
@sharromediapro8772
@sharromediapro8772 5 жыл бұрын
Igula saliya nabi mxmed csw ❣
@rajoonline2137
@rajoonline2137 5 жыл бұрын
Intii sacad muuse ah like ta isaara
@hodanadan6595
@hodanadan6595 5 жыл бұрын
Reer hargeisa ayan like uga bahnay an ku dhayayo qalbi qurbuhu dashaday
@cabdijibaarrendy3526
@cabdijibaarrendy3526 5 жыл бұрын
inta like ta jecel like iisaara
@Hooda36
@Hooda36 5 жыл бұрын
WAXAAN U SHEGEYAA DADKAN ILLAHAY IYO QURANKA IYO RASUULKII ALLAAH LIKE KU RAADINAYA ILLAHAY KA XISHODA ILLAHAY IDIN CADASBYE🙉
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 5 жыл бұрын
12:24 hahaha maxd ka fahanty
@akramabdalla9708
@akramabdalla9708 5 жыл бұрын
Anoo daawan ban akhriyay comentiga like da ku qabta intii reer somalilnd oo kaliya
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 жыл бұрын
She is good actress aflaam kale haydinla jisho gabadhaasi.
@user-oo6ks2ir9g
@user-oo6ks2ir9g 5 жыл бұрын
Waar iska daaya like isaara oo idinku like saar video ga eeg bal u fiirsada 50 qof ayaa dawanaya 25 ayaa like saraya waayo?
@kurmanyojr1121
@kurmanyojr1121 5 жыл бұрын
Ar ninku faan badanaa 😂😂
@axmedjaamac752
@axmedjaamac752 5 жыл бұрын
Kkkkkk ilig buu igu muday kulahaaa
@naimamohmed3477
@naimamohmed3477 5 жыл бұрын
Hhhhhh xasanow saad nola kaftamysaaa intii ka heshay like ta igu qabta
@faatuumohamed2109
@faatuumohamed2109 5 жыл бұрын
Mudhxiye proH haddad laascanood xustay wanu ku haynaa intii laascanood jecel like haila dhaafin ama jecel u dalxiiz dakdo goobaHa daraawiisha sida buurta zayidka iyi meela badan iwm
@AhmedAli-te4cp
@AhmedAli-te4cp 5 жыл бұрын
12:25" war so adigi dabada nagamaray ma ahan"🤣🤣🤣🤣
@apdisulthan3395
@apdisulthan3395 5 жыл бұрын
Xasanaw saad noola ciyaarysaa😂😂😂😂😂am done
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@munomaankaoffichal1635
@munomaankaoffichal1635 5 жыл бұрын
Inta soomaali jaceyl like ha iladhaafin
@salmasiman1706
@salmasiman1706 5 жыл бұрын
Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah zxp sacad qaali
Riwaayadii Gabadh iyo Sodohdeed Waa Col | C-BOY Films
30:14
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 967 М.
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 40 МЛН
GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXAA KALA HAYSTA
16:51
Djib Medias
Рет қаралды 546 М.
Riwaayadii Naago Nimay Lagdaan Kama Kacaan
26:27
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 1,7 МЛН
Riwaayad Cusub Shaydaanka | C-BOY MOVIES
15:11
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 444 М.
Filmkii Laxda Sooraan oo dhamaystiran Iyo Qosolkii Aduunka, 2021.
29:11
Qarri Jiqood
Рет қаралды 2,6 МЛН
Maseer Dumar Short Film 2023
26:16
Yahye Tiger
Рет қаралды 1,6 МЛН
Riwaayadii Nin Hinaasay Hawl Badanaa | C-BOY MOVIES
31:16
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 320 М.
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 63 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 121 МЛН
人到底去哪里了#海贼王#路飞
0:35
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 8 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 63 МЛН