RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTA 2AAD PART 7 HD

  Рет қаралды 319,349

Abukar Mahdi

6 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 339
@mowliiddaryelee1073
@mowliiddaryelee1073 6 жыл бұрын
Intaa rasuulka jecel like isar 🙏🙏🙏 wsc wsc wsc 🙌🙌
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 жыл бұрын
Mowliid Daryelee ma like iisaara camal baa😂
@munoabdilahi5020
@munoabdilahi5020 6 жыл бұрын
Mowliid Daryelee like jecela hhhhh mowliid scw scw scw
@daaniyocabdikariim2548
@daaniyocabdikariim2548 6 жыл бұрын
Mowliid daryeele scw scw scw
@amalhassan6735
@amalhassan6735 6 жыл бұрын
Mowliid Daryelee scw scw
@queendagan2359
@queendagan2359 6 жыл бұрын
Mowliid Daryelee scw
@mariaqueen22
@mariaqueen22 6 жыл бұрын
Inta quraanka jecel ❤️like ii saara hno
@AhmedOmar-zt5hf
@AhmedOmar-zt5hf 5 жыл бұрын
Meesha Quran ha keenin
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 6 жыл бұрын
Inti Hooyo mcn JeCel ❤️ Like isaar saan u ogado 🙏🙏
@suldaanmuhammadmillion7541
@suldaanmuhammadmillion7541 6 жыл бұрын
Inta Fican Walaalkood liketu waa diyaare subscribe pro adna
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 6 жыл бұрын
Suldaan Muhammad Million aniga igu ogtahay curadow
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 жыл бұрын
Inta Fican Walaalkood imika sheenedas ayaa soocta kkkkkk wan ku saray
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 жыл бұрын
Anaaba hooyo eh ilaahey hadeysto hooyooyinka oo dhan
@sheenoadey5976
@sheenoadey5976 6 жыл бұрын
Hooyoo illahey illahow nodhoor
@abdirahimahmed825
@abdirahimahmed825 6 жыл бұрын
Somalinimadda inta ku faanta like ii saar
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
hamani ahmed wall iku qabo SUBSCRIBE
@jamaladem9945
@jamaladem9945 6 жыл бұрын
hamani ahmed waxaa jira dad badan oo somalinimo ku tuusada markey joogan somalidana iska dhiiga inay somali ahayn
@jamaladem9945
@jamaladem9945 6 жыл бұрын
hamani ahmed iam proud somali
@princessumuayman331
@princessumuayman331 6 жыл бұрын
Oma ikid qof soomali ah waxaa lagu mooda itopiyan haku toogsan somalinimo iyo adi kala dheer
@aishaqueen8665
@aishaqueen8665 6 жыл бұрын
😩ani mawa laii soo sheegin see cml war 10like xitaa iisaara ilmo aderayalow😍
@mrlagaabte5877
@mrlagaabte5877 6 жыл бұрын
Inta Aabo mcn jecel like isaar
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
Waryaadha waa dadka mesha soogalayow hadaad ilaahay taqaanaan Like ta hayla dhaafina ama sidii xoolaha iska kay ag mara dee 🤪🤪
@maandeeqmaandeeq6056
@maandeeqmaandeeq6056 6 жыл бұрын
Yaa qasab ku leedahay markaad dhaheeysid sidii xoolahii iska keey ag maro
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
Raaxo Xaaji 10 Raaxo Xaaji cidnee booto lee waaye haw bixin ee Like ta xun naga keen 😂😂😂
@gahayrabdu8493
@gahayrabdu8493 6 жыл бұрын
War waxaaga waaba xooge wad iga haysa
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 жыл бұрын
Dhal Wadaad kkkkkkk sidii xoolaha iska Kay agmara kulahaa waad iga qoslisay😂😂
@hamzeburhaani5024
@hamzeburhaani5024 6 жыл бұрын
gahayr abdu kkkkkkkkkkkk
@mohamedmohamud4901
@mohamedmohamud4901 6 жыл бұрын
Waa soo daahay inta faynus iyo murtile taagerta like I saara cawa kahor ma codsane
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 жыл бұрын
Fadumiina iyo idho inta jecl Like cawa ka hor Like ma codsan cawa Ayan codsaday
@saadoibrahim125
@saadoibrahim125 6 жыл бұрын
abaaaayo isku aaabaynu nee like igu soo badiya
@dghhgdyuyg1111
@dghhgdyuyg1111 6 жыл бұрын
hani Ibrahim
@i.x.j8764
@i.x.j8764 6 жыл бұрын
Wa cusbahee like halaigu sodhaweeyo asxabeeey 😍
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
Hdii aaad u timid inaaad comments akhristO riwyduuu way shidaaan yhy like isaara hdii aaan tooool iyo qaraaaPo nhy
@mrlagaabte5877
@mrlagaabte5877 6 жыл бұрын
Waan idinsalaamy wllaalaha somaliyed Number 51 ahy caawa
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 жыл бұрын
Hooyo mcn qeybta qaraarka waye mamo feynuus cadi maha
@bulashawi8926
@bulashawi8926 6 жыл бұрын
Asxabta sharfta badan inta iga danbeyso like isara wadna mahad santihin
@maymuunabdirahim6596
@maymuunabdirahim6596 6 жыл бұрын
intii Allah jecel like ha ii saarin
@OneState_277
@OneState_277 6 жыл бұрын
Dhulka jiifaaa qosol dartiiis😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 жыл бұрын
Faadumo iyo mom faynuus Salaan hadaa iga gaarsiin laheydeen wan idiin duceyn lahaay wlhi
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 6 жыл бұрын
Wooooow waan soo daahay maanta 😊
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 6 жыл бұрын
Qeybtaan waan sugi waa illaa iyo caawa intii ila qabto like waa niituugaa walaalayaaloow midkoo sxbky ayaa iiga faani KZfaq ayaa 300 like lii saaraa
@mohammedyonis2581
@mohammedyonis2581 6 жыл бұрын
abdalle haaji 😂 like jacyl le mii
@channelkeenamaanta4673
@channelkeenamaanta4673 6 жыл бұрын
ar dumaar xasiisana. inta ay ledahay xaaskisa hora ahay dheh. axsaan mey ku leemiso. ama ay ku wa rejiiso. xasid dheh. hadi ad saas u fikirteen like ii saaro hee😃😃
@amiiraadey1331
@amiiraadey1331 6 жыл бұрын
Ina aderyalow xalay saan usugaaye hurda aa ila tagtay wlle ee like alle dartii iii siiyaa 😂
@dreamgirl-wl3pg
@dreamgirl-wl3pg 6 жыл бұрын
inti somalinimada jecel like ta iku qabta 😍😍❤🆘
@saciidoladan3423
@saciidoladan3423 6 жыл бұрын
Hadaan hor fadhiyaa tvga daawashaan kujiraa thanks abuukar mahdi
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 жыл бұрын
Wlhi fadumiina iyo aniga Aya isku dabeecad ah bisinkoow wlhi yaab
@Guledgk
@Guledgk 6 жыл бұрын
Nasteexo kulaha : War hawl weyn ayaad haysa lkn libaax baad tahay meesh rufiyaanimada ayay ka gashay libaaxnimadu
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Guled is Back wall iku qabo SUBSCRIBE
@feysalmadoobe7905
@feysalmadoobe7905 6 жыл бұрын
Abukar waa Ku salaamay
@ummucabdiraxman1609
@ummucabdiraxman1609 6 жыл бұрын
Mashalaah anigu nasteexo ayan ka hela nalka mel iga darna reer mudug iyo reer buco wa isku mid
@nadiraali7135
@nadiraali7135 6 жыл бұрын
Qofkii sadaxaad like to waa xagiina
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 жыл бұрын
Ala beeka fadimiina 😂😂😂😂 san u qoslaay waan daalay fadimiina I love you
@sheekoshaax1843
@sheekoshaax1843 6 жыл бұрын
Meshan dadka like ta jecel unba u Sara balyo tuusiga badane 😂😂😂
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 6 жыл бұрын
anita pretty hhhhhhh mayla aragtay
@cowmenoai5170
@cowmenoai5170 6 жыл бұрын
Rrre
@cowmenoai5170
@cowmenoai5170 6 жыл бұрын
😐😐
@cowmenoai5170
@cowmenoai5170 6 жыл бұрын
sagal abdirahmaan e
@cowmenoai5170
@cowmenoai5170 6 жыл бұрын
Egexddefh Yefhvc H
@ayaan7931
@ayaan7931 6 жыл бұрын
first comment 😎😎
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Ayaan Abdullahi iku qabo SUBSCRIBE
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 6 жыл бұрын
Aniga waxa ka hela fadumina iyo nasteexo
@hadiilchocola
@hadiilchocola 6 жыл бұрын
Nasteexo iyo faadumiina ❤❤❤💋
@qalbiuroon6359
@qalbiuroon6359 6 жыл бұрын
Qooto qooto aaad ayaaaa ugu helaaaa 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 Abukar Mahdi thnx
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 жыл бұрын
Kkkkk waala is dheyrena walagu gaabina wali beytil xabad kulaha fadumiina
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 6 жыл бұрын
Aakhiro hadaa camal fiican sameysatid ayaa laguugu aroosaa hadii kle jidbeys ayaa laguugu bilaabaa kulahaa😂😂maama feynuus caadi maaaha
@allianzanders7375
@allianzanders7375 6 жыл бұрын
Gow jow bow now haw kaw
@suldaanmuhammadmillion7541
@suldaanmuhammadmillion7541 6 жыл бұрын
allianz anders hhhhhh huuno subscribe ii dheh
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
allianz anders caw iyo dhaw baad ka tagtay
@hooyojecel9674
@hooyojecel9674 6 жыл бұрын
Cadi mahn nastexo adban ufarxay markan ruwyad ka dhex arkay
@Somaliprotv
@Somaliprotv 6 жыл бұрын
71 aaad ayaan noqday bismilaah dadku qooto qooto jeclaa bal like igu qabo
@najmajocle2775
@najmajocle2775 6 жыл бұрын
CaawA waan soo dhaqsaday waxan islaha cidu kama horeeso shoow wataa iga horeeso 43 toloow meeshu ma looj baay idiin noqotay
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
BiSiNka Iyo burdaha Ani Wan YaabaY sariir ma idinbYaalo Intan Dhan Maa ika Horeeso AsxsbeY like Iku sharfa Iyo subscribe Gorme Qofka Ugu horeYo noqona Waayaabe
@ikraanmohamed6314
@ikraanmohamed6314 6 жыл бұрын
Dadkan see idhahayeen inte jecel hooyo like inte jecel quraan like aabo inte ku hilmaamten hada like saara anaa keenay
@sucdisiman3732
@sucdisiman3732 6 жыл бұрын
Mahad sanid.abukar mahdi iyo dhaman asxaabta.kale
@hodoosman3276
@hodoosman3276 6 жыл бұрын
nasteexo cadimah 😍inta nasteexo jecl like sara
@khadiijoahmed191
@khadiijoahmed191 6 жыл бұрын
Xuseen nuriyow bro my dhiiga waka helay jiliinkaga rug cadaa ayaa tahay
@ilwadbire5054
@ilwadbire5054 6 жыл бұрын
Viva indho and fadumiina
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 6 жыл бұрын
Ninkaaan gaban isku dirooow waaye bismilaahi
@anababdul7733
@anababdul7733 6 жыл бұрын
Abukar mahdi Thanks for you
@cabdiraxmaankaamil3677
@cabdiraxmaankaamil3677 6 жыл бұрын
Fadimiina cida ka hesha like igu reeb
@fartunaden7653
@fartunaden7653 6 жыл бұрын
Woooooow woooooow masaha allha
@umucasaam3122
@umucasaam3122 6 жыл бұрын
Somali yaa wax iibilaabo lee waye ish like iisara unbey afka barteen war wax iskula hara oo hinasaha daaya dadkeygow
@yasinmed3678
@yasinmed3678 6 жыл бұрын
Abukar mahdi sxb thanks weekend sifican ayad yeshay wayo xayeysiski iyo movie way islahayen mashaallah keep going brother
@Simanqaali
@Simanqaali 6 жыл бұрын
Waxi Ayeeyo korisa like iisaaara
@maxamedtawaad326
@maxamedtawaad326 6 жыл бұрын
Bisinka intaan Telka furaaye 21comen aa Umada wax kale ma qabtaan miyaa lol 😂😂😂😂😂
@shadiyamoha2219
@shadiyamoha2219 6 жыл бұрын
kkk
@maxamedtawaad326
@maxamedtawaad326 6 жыл бұрын
Shadiya Moha Hhhh😂😂😂lol Waa dadaa ka yaabey
@shadiyamoha2219
@shadiyamoha2219 6 жыл бұрын
Maxamed Tawaad madaaba fahmi karaba asxbtan telka gacanta kuwada haystaan 😂😂😂
@fatimadimond6828
@fatimadimond6828 6 жыл бұрын
intee ilahey jcyl like isiiya
@sumayahyasin374
@sumayahyasin374 6 жыл бұрын
Wllhi shekadaasi aniga ayayba igu dhacday qofkan mudo badan la socday Aya inaderti igu dirtay so naag saxibtinimadeda ma fiicna taga hada jogana ilahay ha sahlo 🙏
@faniabdallah121
@faniabdallah121 6 жыл бұрын
yaa iga so horeyay dee agaah 😂😂
@mohammedyonis2581
@mohammedyonis2581 6 жыл бұрын
surmindi qalow qalow Ha abtirsan dee qofyahay 😂
@najaxmaxamud4820
@najaxmaxamud4820 6 жыл бұрын
oo mala sii dhex fadhiyay wad uhoraysan lahaaye 😣😣😣😅😅
@suldaanmuhammadmillion7541
@suldaanmuhammadmillion7541 6 жыл бұрын
Najax Maxamud hhhh dadka sariiraa u dhexyaal meesha lol Subscribe ii dheh wll
@najaxmaxamud4820
@najaxmaxamud4820 6 жыл бұрын
+Suldaan Muhammad Million iga haysaa wll
@amaal8282
@amaal8282 6 жыл бұрын
Alla fadumina jceliyaa
@yemaniofficial23
@yemaniofficial23 6 жыл бұрын
2 mint 19 views KZfaq ma la seexdayna bal like inta iga dambeyso
@drjabir8136
@drjabir8136 6 жыл бұрын
Too much i like
@hamzeburhaani5024
@hamzeburhaani5024 6 жыл бұрын
Faadumiina anaa maroodi jeexa oo ku jecel xaqiiq hhh
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 6 жыл бұрын
1
@fartuunfarta723
@fartuunfarta723 6 жыл бұрын
ar asxapta like ii saaara
@nanuartahmed2099
@nanuartahmed2099 6 жыл бұрын
Waligeey like la iima saarin pls ii saara caawa
@hamdimohamed5216
@hamdimohamed5216 6 жыл бұрын
Kkkkkkk qofki sidedat ay noqtay kkk cadi mahan qotoqot😆😆
@boramamusic6745
@boramamusic6745 6 жыл бұрын
Nice qooto qooto
@haryancadey3117
@haryancadey3117 6 жыл бұрын
😍😍😍😍
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Haryan Cadey wall iku qabo SUBSCRIBE
@zihamabdi6729
@zihamabdi6729 6 жыл бұрын
Hooyo qeebta qaraaarka waaye faynuus shiekh wlh waa iga qoslise
@bilanadan4981
@bilanadan4981 6 жыл бұрын
Fadumiina nasteexo indho amaara faynuus sh one love yaqee❤❤❤🔥🤚
@ridwaanlula96
@ridwaanlula96 6 жыл бұрын
asxabta suuuqa xolaha salama like isiya nooh
@idilzhmohamed626
@idilzhmohamed626 6 жыл бұрын
Horta waa su aale dadku muxu like u Tara waa yabe
@nasraahmed6542
@nasraahmed6542 6 жыл бұрын
Waxad tihiin cunee cawa macasheen like aan rabaa 😜😜😜😜😜
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Waxan hay first time haila dhafin LIKE IYO SUBSCRIBE Thanks
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 6 жыл бұрын
kkkk Waaaw Boqorka shribka Nuuriyow intii ila taagerta like ha ila dhaafina
@abdirahimahmed2721
@abdirahimahmed2721 6 жыл бұрын
Waa ii cawa inan dawado qoto qoto wanan ka helay ee like ta igu soo dhaweeya sheeko ayan idin ku hayay asaxabeey
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 жыл бұрын
Nasteexo indho liked
@yasinmed3678
@yasinmed3678 6 жыл бұрын
Abukar mahdi waxan raba arinti Amina dhool halkey marayan wayo waa fananad qaran
@mustalifaquen1580
@mustalifaquen1580 6 жыл бұрын
Anigaaa udanbeeya dadkaan dhan Number 223,420k away kawarama heee inta iga danbaysa liketa igu salama
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 6 жыл бұрын
Intaa Allah jecel like ii sara..
@nimoritadiamond9501
@nimoritadiamond9501 6 жыл бұрын
Asxaapta aniga like marabo yaah yaa la ii saarin
@shariifwaasac371
@shariifwaasac371 6 жыл бұрын
Waa waali cas
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 жыл бұрын
Walhi caawa waa qoslay 😀😀😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fartainahajji7648
@fartainahajji7648 6 жыл бұрын
Acuudkoow adaa 1ah islhaa war ma hoyginaa halka
@munosaid1411
@munosaid1411 6 жыл бұрын
Inta ku xiran qoto qot like igu cawiya 😍😍
@boqoradaayaan272
@boqoradaayaan272 6 жыл бұрын
Wlh love yu fadumiina iyo nasteexo indho 😂😂😂👌👌👌 sifican u qaraxeynayan kkkkkk
@cabdulahicabdi7596
@cabdulahicabdi7596 6 жыл бұрын
waaaaw nasteexa indho iyo aasvara ku haystaaaaaa rufiyaana way dhameyen lavadaas mesha yaaan laga saarin
@faanusamatar1420
@faanusamatar1420 6 жыл бұрын
3
@abdirahmanabdiaadan9829
@abdirahmanabdiaadan9829 5 жыл бұрын
Masha Allah
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 6 жыл бұрын
inta farmaajo tageerta liketa iisaara
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 6 жыл бұрын
Ala fadumiina wlh we iga qosolsiisey
@shueibjovial1296
@shueibjovial1296 6 жыл бұрын
hhhhhh walahi fadumino funny socdo waaye
@jamaadelmi4466
@jamaadelmi4466 6 жыл бұрын
Dabka iyo baasiinka is qabadsii wixii jabaya ha jabeen.
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 6 жыл бұрын
Qoto qoto aniba qoto qoto coment kuqore 😂
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Hibaaq Cabdirashid wall iku qabo SUBSCRIBE
@nasraabdihakiim9644
@nasraabdihakiim9644 6 жыл бұрын
Hibaaq Cabdirashid
@ifrahabdi7941
@ifrahabdi7941 6 жыл бұрын
inyow cid like usara malahan amba waligey xabad badan mahelin
@Mariish9331
@Mariish9331 6 жыл бұрын
Nasteexo indho waa catowday ma is dhah deen😂 Fadumina, Nasteexo and Farax murtile😂la’antod ma ba soconeso Qooto Qooto😂😂😂
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 6 жыл бұрын
Fadumiina iyo Nasteexo indho gacanaa utaagay kkkkkkkkkk
@bellakiin
@bellakiin 6 жыл бұрын
waa wareeeeey meeshaan waa ka qeyliyey gacan u taagay qofkii soo horeeye mala kala yaqaano kulli 1hour ago ugu wada qoran ixiiiii micnaha isku mar soo wada gasheen ixiiiii
@keyfqueentidumar2637
@keyfqueentidumar2637 6 жыл бұрын
Inta faadumina iyo nasteexo indho jecel like iisaara 😊😊😊😊
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 6 жыл бұрын
Dadki Cawa Inyarba Sojeda Miya Laxalufiyay 😂😂😂😂
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,3 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 37 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 210 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 56 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 172 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 133 М.