RIYAD NIGHT & Cabdikariin Cali Shaah 2021

  Рет қаралды 207,208

Fadumo Riyaad

Fadumo Riyaad

3 жыл бұрын

Waraysi Xiiso leh iyo Heeso kala soco Riyaad Night

Пікірлер: 928
@joker_pro670
@joker_pro670 3 жыл бұрын
Axsan Fanaan WllHi Fav Singer Over The World Fanaan , Laxan Sameeye , Kabanle ❤️✊🏼 Abdikariim Ali Shaah Legend Si Gaara Bn U Salaamay Wllkey Iga Gaarsii Faatimaay , Adna Wn Ku Salaamay BaayOH From : Muqdisha We Love Hargeysa Iyo Hoyga Fanka ❤️❤️❤️❤️ Next Wxd Nooga Dhigtaa Qamar Suugaani 👆🏼
@HamzaHaaji
@HamzaHaaji 3 жыл бұрын
Riyaad Cabdi Karin Naga gaarsi Rer muqdisha Hadaanu nahay marwalbo waan jeclan laheyn inuu mar un noo yimaado😊
@naimanadar4035
@naimanadar4035 3 жыл бұрын
Muxuu idinkasoodonaya war hush
@gurcasacidgurca7285
@gurcasacidgurca7285 3 жыл бұрын
Nacima nabar fanaanka wuxuu shegay inuu yahay fanaan somaliyeed mogdishana waxaa dega soomai marka isku laabo😷😷
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 3 жыл бұрын
Wll qaali wuu idiin imsnaya insha allh xamar caday anaba waan idin jecelhy Wllhi
@najiibabtidoon7396
@najiibabtidoon7396 3 жыл бұрын
@@naimanadar4035 wax lojawabo maba dhamid waayo manka alla Nama tiro adna allaha kucafiyo insha allah
@naimanadar4035
@naimanadar4035 3 жыл бұрын
@@najiibabtidoon7396 🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
@sharmarkey.5165
@sharmarkey.5165 3 жыл бұрын
Fanaan waa kan Abdikariin ali shaah top star ⭐️🙏💪
@fardowsaabdi6372
@fardowsaabdi6372 3 жыл бұрын
Fananiinta rer hargeyso waan wada tageera all wiilasha ismacil arka saalax sanaag Ali zaki c/kariin ali shaah wxne si gaar ah favaritekyga ah c/kariin ali shaah iyo ismacil aarka sanaag dhmn alle haidin amansdo🤲❤🥰
@ugaazcaytoofficial8794
@ugaazcaytoofficial8794 3 жыл бұрын
Fananka xiga qamar suugaani ka dhig inta igu raacsan love saar
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
walaal qaali subscribe noosaar
@Khadarhaybekhadarhaybe
@Khadarhaybekhadarhaybe 3 жыл бұрын
Fanan xumo yaana lagugu cadaabin
@maxamuudmaxamed775
@maxamuudmaxamed775 Жыл бұрын
@khalitmukhtar02
@khalitmukhtar02 3 жыл бұрын
Saalax Apdizak Mohamet salax znaG soo qabo fadumo riyadeY🥰🥰🥰
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 3 жыл бұрын
Ninkaan fankaa u baahan wacadka ilaahay🌹❤️
@missmushtaq6566
@missmushtaq6566 3 жыл бұрын
Wowwwww cabdikarin wlahi sidaan u soo orday markaan isaga arkay fanaanka fanaaniita ali shaah wan ku haystaa 😁🥰🤩👍
@abdiwalisayidka1100
@abdiwalisayidka1100 3 жыл бұрын
Ninkaas abdikariin ah waa nin tagay wlhi salaan guud zxb haday fariintaydu ku soo gaadho ❤🙏
@user-nq8mc6wz2s
@user-nq8mc6wz2s 3 жыл бұрын
Qofka labaad ee aan niyada kuhayay ayuu aha abdikarin yre✅✅💖💯💯💯
@shaaficicaqlizame5116
@shaaficicaqlizame5116 3 жыл бұрын
Abdikariin iyo najma nashaad labadooda soo wada qabo mrkle faadumoy janizka labaad✋👑
@boqorabdihakin7507
@boqorabdihakin7507 3 жыл бұрын
Kkkkk abdikarin abdale saacadii wuu kaga dhameeye sidiibu kaga qadaye inta ila aragty like saara
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Muuqaalkana Ka Horeyay Oo Hal Bil yaala Halka Saacadad Sheegayso 4days Yaalo
@rafaaziabdihakiim1530
@rafaaziabdihakiim1530 3 жыл бұрын
Riyaaday adi all fanaan abdikariin ali shaah Waan idin taagera from muqdisho 💓💓✌
@hamzemanovesto1304
@hamzemanovesto1304 3 жыл бұрын
Cabdikariin cali shaah 🥰🥰🥰🎤🎶legend waa kuwataaaa
@abdirahmanhaji5022
@abdirahmanhaji5022 3 жыл бұрын
ANigO muqdishO joga ban Hadana abdikarin ad u jecLahY FankiSa LegenD ..king aLi sHaH
@ayaanahmed116
@ayaanahmed116 3 жыл бұрын
Thank?
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 3 жыл бұрын
Mucjisada Fanka ee Qarniga Ibn Shaah 💯👏
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 3 жыл бұрын
War xagana maad joogta 😂😂
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 3 жыл бұрын
@@zuniita_isse3105 haa dee 🙆‍♂️😂
@ayaanmohamed5988
@ayaanmohamed5988 3 жыл бұрын
Ninkaygii sakariye sunni ninka haayada ugu caansan😂😂🤣
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 Facebookaga ku eekow
@Somali1970
@Somali1970 3 жыл бұрын
Next abdi yare 😍😍 riyaad night
@quruxzanhaplod9132
@quruxzanhaplod9132 3 жыл бұрын
Qamar suugani soo qapo huno😍c krina wan jclhy ee ika gaarsii 😓😍
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Cabdikariim cali shaah iftiimiyaha fanka maanta keep going bro 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@nimcoyuusuf9078
@nimcoyuusuf9078 3 жыл бұрын
Abdikarin waxan Ku qosla sidu waxa ueego hore soco wllky
@abdikadirfarey5394
@abdikadirfarey5394 3 жыл бұрын
Ay ay nin adag ayaad keentay caawa 😍😍😍🙏
@mohmetmukhtaar4360
@mohmetmukhtaar4360 3 жыл бұрын
The one and onley legend apdikarim ali shaah respect full wll❤🤴
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 3 жыл бұрын
Abdikariim Ali shaah waa qof hibooyin badan leh wooow rabi haku sharfo wllo ,wax no so casuuntaa najma nashaad
@sameratime7149
@sameratime7149 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 I love him with out reason wlhi
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 3 жыл бұрын
Cl kariin Ali shaah rooxanta fanka only one legend and riyaad nin wayno haayad idin soo salamy
@aragsanfarah5835
@aragsanfarah5835 3 жыл бұрын
Nin wayno hayada wanka qaadny indr hhhhh
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 3 жыл бұрын
@@aragsanfarah5835 inadero quruxey qalpiga ku salamay gabadh wayno haayad hhh
@abdihussein8020
@abdihussein8020 3 жыл бұрын
The one and only singer in haragiza legend a.ali zhaaah 🙏👍
@Maarey59
@Maarey59 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/ia1mnpOoqta6pIE.html
@rastafather5575
@rastafather5575 3 жыл бұрын
Dee waa nigaa dawada kagalay😂✌️ Abdikariin Ali shaah ciyal xamay waxay ku dhaheen legend baad thy Sxb From muqdisho 😍
@sakibariis3869
@sakibariis3869 Жыл бұрын
Slaaan iga gaadhsii fanaan aan taggers ckariim ali maxamuud xuseen abdi
@Nuuria665
@Nuuria665 3 жыл бұрын
Waan ku taaageera wanan ku jclHy wll cabdi kariin cali lkn waxad ku xumaTay hapkii jirida ayaad suniya xiiratay waad ku foool xuntee ale hakuso saaro wll nin qurux badan ayaa Tahee adigu hayz kharipin ee hapka casriga u dhaqan oo suuniya ha xiiirin timaHana sidaadi hore kuso celi walal yaanan ana ku nicine 😄 waxa la yidhi qof ku jcl ayuunpa wax kuu sheega xita faadumo keep goin bay ku leeday ee kuma laha wax kaa siyaa eeesh caleeeg ada farxad abuuure qalpiga noo ilaali QORAL KA YIMI ILAAA buRco ♥ hore u zoco wll fananita kale waxpaad dheeerte
@foziaabdillahi6028
@foziaabdillahi6028 3 жыл бұрын
Tageere from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@abdirisakjama413
@abdirisakjama413 3 жыл бұрын
Wllhi c.karin sida filinka la iskaga jeediyo wuu yaqaanaa Kualaha inaatsoo million baa fanaxda lagu qaataa Abtigay waan wataa🤣🤣
@6ix9ineupdates57
@6ix9ineupdates57 3 жыл бұрын
Wooow wala yapaaaaaaaaaay
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
Indr cabdikariinow codkaagaa wn ku gam'aa😅❤🔥my favourite singer golden voice
@Mazim_izmail67
@Mazim_izmail67 3 жыл бұрын
Var 😅
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
@@Mazim_izmail67 duriyadiibaa😅😅
@yuusufcabdi501
@yuusufcabdi501 3 жыл бұрын
Faadumo ismaciil fadumo riyad gabadh qosol iyo kaftan badan keep going wll qali qamar sugaani so qabo mucjisada fanka
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 3 жыл бұрын
Wa gabar cunsuryada ah haadad ka hor intaan fb ku darsadey oo ay Isla markiiiba I aqbshey bn ku iri wley wad qurux badantahey aqbalda wad kunmahdsantahey bey I block gareysa inta runtii aduunka ugu necbahey
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
@@yahyesalad9701 walaal qaali subscribe noosaar
@hanadkampo9781
@hanadkampo9781 3 жыл бұрын
Abdikariin ali shaah waxaba lagama qaban karO ibnu salamullaH from swedan 🇸🇪
@umaymaahmedchanal9930
@umaymaahmedchanal9930 3 жыл бұрын
Subxanalaah wllo cabdikariin in sunayaasha la xiiro waa danbi waayn waliba adoo danbigi fanka ku jira haku darsan sunayaasha wllo 😭😭😭😭
@dagan1122
@dagan1122 3 жыл бұрын
Woow 🥰 Legend C/Pdikariim Ali Shah Fanan Tagayyy full Recpet LooL keep going proH 💓🔥🥰
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Cod baa u baxay wiilkaan🎸🎸❤❤❤
@axmedc.raxman7778
@axmedc.raxman7778 3 жыл бұрын
Abdikariin wuxuu ma oronkaro wxn ahay top lkn anaa u oranaya wlhi wxthy top pro faniintii hore LA haysta
@ayaanguure9080
@ayaanguure9080 3 жыл бұрын
Fanaxdas wa qurux
@amooreyareoffical3110
@amooreyareoffical3110 9 ай бұрын
Fanaan ,jilaa,mulaxan,kaban tume Intaba wu Isku yahay Waa Ay Yartahay Intaas Oo Talent Ah in aad Hal Qof Ka wada Heshid aadban Usalaama
@hamzeabdisaiid9922
@hamzeabdisaiid9922 3 жыл бұрын
Ilaahay kuma dilo braadar adoo Ku Jira fanka Insha alaah ♥️♥️
@hadiyaaxmed310
@hadiyaaxmed310 2 жыл бұрын
Aamin
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 3 жыл бұрын
Next mucjisada fanka qamar suugaani so qabo
@salmaantimoofficial690
@salmaantimoofficial690 3 жыл бұрын
Cabdikariin cali shah keep going pro
@zuzumahamed5525
@zuzumahamed5525 3 жыл бұрын
Dadka leh fanaxda xidho waa xaaasidiin 😂 ha xidhan abdiyoow Mida kleen ku qoslay wxa weeye dharka labada kabataanka xidhan baan xidhaa😂😂😂adke adke dhalay Abdikariin ali shaah rooxaanta fanka🎤🎤🎤🙏🙏🙏🙏💕💕
@deeqhoodaale7861
@deeqhoodaale7861 3 жыл бұрын
Haddii aan psychology'ga wax ka aqaano Wiilka iyo gabadhu inta aanay barnaamijka furin way isku xanaaqeen. ama Isagaa soo habsaamay oo Caajis iyo cadho ayay dareentay, kadibna go'aan waxay ku gaadheen in ay barnaamijka qabtaa shaydaankana la naaro. War waan iska leeyahay ...
@qaniitocazeye4202
@qaniitocazeye4202 3 жыл бұрын
Apdikarem aLi zhaaH faNanKaYga K0wad💞
@saredoahmedsareedo8688
@saredoahmedsareedo8688 3 жыл бұрын
Fatouma wll Abdikarim ali shah labarqisa isi huno wan love Abdikarim inolow ❤❤❤🙏😭😭😭
@mamoxaliim0ciisemaxamuudxa92
@mamoxaliim0ciisemaxamuudxa92 3 жыл бұрын
mashaala abatigaya cabdikariin cali shaaha noolowo abti
@leilaomar8966
@leilaomar8966 3 жыл бұрын
ABDI KARIN ALI SHAAH LOVE YOU ALLAH KUXAFIDO 😍😍😍😍❤❤❤
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 жыл бұрын
Wakaa wakaa Hadaan Legend kaa Hayaa
@amiiraomar420
@amiiraomar420 3 жыл бұрын
Part two nosoogali hadiiba ay soortagaltahey cabdikariin ali shaah the legend horumar wĺl💞💚
@mukhtaarindho6829
@mukhtaarindho6829 3 жыл бұрын
Updi kariim io faadumapa waa la idin zaLamy❤
@sahralucky7772
@sahralucky7772 3 жыл бұрын
Fanaxdu waa qurux ha is ka xidhin c/kariim
@zudayziyare7zaymer187
@zudayziyare7zaymer187 3 жыл бұрын
What voice LEGEND ZHAAAH🥰
@aisham.5979
@aisham.5979 3 жыл бұрын
Coming soon arooskini iyo meherkini abdikariin ali shaah iyo edo Nafisa
@shariifmaxamad8059
@shariifmaxamad8059 3 жыл бұрын
Yaa ku sheegay ileen cid ku taqanaa maba jirtee
@haniahmed5490
@haniahmed5490 2 жыл бұрын
Walalow hadaa noo shahy heestiina waala soo qaady arooskoodina wuu dhcy 😂🥰
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 3 жыл бұрын
Waad mahdsanty faadumooy saidaad codsigayagi cabdikariin aad noogu fulisay🥰 Qamarka duula noogu xiji Mohamed wardi💪🏻❤❤
@hasanpogba1078
@hasanpogba1078 3 жыл бұрын
Legend apdikariN ali shaaH my brother
@amaldahir9131
@amaldahir9131 3 жыл бұрын
Qurux ayuu kuyhy fanaxda wllkey saaln iga gaari from muqdisha
@ifrahitotoolmon477
@ifrahitotoolmon477 3 жыл бұрын
MnzHa AllaH Apdikariin Ali ShaaH FanaaN Aan JecelaHy Hore Usoco Wll 🤴❤️
@appasapdyawl471
@appasapdyawl471 3 жыл бұрын
Apdikariin Ali ZhaaH Legend 🥰
@fathiahasen4665
@fathiahasen4665 3 жыл бұрын
Next program noo soo qabo mucjisada fanka qamar sugani
@sacdiyocadey2043
@sacdiyocadey2043 3 жыл бұрын
Faaadumo iyo c/kariin aad baan idiin salaamaya laba ruux aan taageero
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Faadumooy Saalax sanaaag ku soo xigsi ♥️♥️♥️
@ahmedjeeztostudioproductio1684
@ahmedjeeztostudioproductio1684 3 жыл бұрын
Waa kgu raacsanehay khadra
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
@@ahmedjeeztostudioproductio1684 inzha allaah way soo qabnysa hno ninki waa fanan tagay
@caynboahmedali338
@caynboahmedali338 3 жыл бұрын
Ina calishaaaaah niyow alle dartii ban utaagera sharaf buu leyey mana aha nin isla wayni ku jirto qalpi safiya uu leyay
@ugbaadsaleban461
@ugbaadsaleban461 3 жыл бұрын
Fadumo riyaad respect full hppti mcnyyyy ❤❤💯💋
@abdirisaaqali454
@abdirisaaqali454 3 жыл бұрын
Rooxanta Fanka✔💯 Ena aLi zhaah
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 3 жыл бұрын
maslax mideeye so casuumo suuL iga gaadhSii inuuu qaado codkiiza heesti wadamada ee u so saaray 2020 💯🔥🙏
@maxameabdirashied1001
@maxameabdirashied1001 3 жыл бұрын
Mcha allh wan tageera cabdikariin cali shaah kuwata keep going ❤
@farxiyasaalax9197
@farxiyasaalax9197 3 жыл бұрын
Thanks faadumo waxaad soo qabatay fanaanku fanaaniinta codsi saalax sanaag nogu xeji
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Fanaan Maaha A.Kariin Ali Shaah Ee Waxaan Odhan Karaa Waa Fanaano❤✌🤙Go4ward Pro
@chamaapdyofficial4162
@chamaapdyofficial4162 3 жыл бұрын
ApDyKarin aLi shaH FroM sanaaG ka Soo SaLmayaH✊
@asmalafabuleuse1298
@asmalafabuleuse1298 3 жыл бұрын
Mon artiste le plus préféré Abdikarine Ali 😘 keep going
@shuunfagadhe3242
@shuunfagadhe3242 3 жыл бұрын
Barnamijka waxan kga helay bilaa musica codka kliya mcn wlhida ❤ Najma nashaad ☝️❤
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Legen weeye ninkani 👌 Ciyaal xamar iyo ciyaal hargeysa✋ 👇👍
@luulagurey2882
@luulagurey2882 3 жыл бұрын
War halayka doono abdikarinow hpi wn kujecelahee🤣🤣🤣🤣♥️
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 жыл бұрын
Boqorka fanka waan wata Waa nin wixiisa fanka ku jooga
@ahmedsiciid934
@ahmedsiciid934 3 жыл бұрын
UPdiKaRiiN Ali Shah nin isku filan Keep going bro🤗
@hodangalgacal8906
@hodangalgacal8906 3 жыл бұрын
Wlhi wan jeclahay ninkan ee iga gaadhsi faadumooy hadad tol aad thy wlo love waliba waxba ku xidhi mayo haduu jacaylkaga ogaldo
@muscaboffical7542
@muscaboffical7542 3 жыл бұрын
hmmm ilaahay kuuma soo dhaweeyo nacas yahy😂
@abdismaedyusuf3281
@abdismaedyusuf3281 3 жыл бұрын
Qalbi wax jecelbaa wax dareemee inanta ilahaay ha usoo dhaweeyee ninka codka leg ee legend ka ayaay calmatee hawarao jacylku guuleyso wllo
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Aniga Wax Igu Xidh Kan Ku Haleli Mayee Iska Daayoo🤣🤣🤣
@ahmett8808
@ahmett8808 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 oo illaahayna ila kaasho U raaci🤣🤣🤣
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@ahmett8808 🤣Ilahay La KaasHoo Ani I Jeclow🤣🤣🤣🤙
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
Abdikarim Ali Shaah Legend 👏👏
@kornelhanat
@kornelhanat 3 жыл бұрын
Salax Sanaag Nagu xigsii Fadumo riyaadey Ina cali shaah na hore u soco iga dhege fanaan👐
@rethwankareh7148
@rethwankareh7148 3 жыл бұрын
Mzha allh hore usoco riyad night ...and apdikarin cali shaah 💖💖
@nimcanqalinleofficial8192
@nimcanqalinleofficial8192 3 жыл бұрын
Fadumo riyad wll qalbifuran kep going wllo qali
@salimsahal8883
@salimsahal8883 3 жыл бұрын
Cabdikariin cali shaah legend WeYaN,💯
@eroofficial7577
@eroofficial7577 3 жыл бұрын
Abdikariin cali shaah legendary waxaan kaa soo salaamaya magaalada laascaanod ee gobolka sool waxaan kuu haynaa taageero buuxda sxb gobolka iyo booqashadaadi waa la sugayaa
@fadxixaashi3282
@fadxixaashi3282 3 жыл бұрын
APDIKARIIN CALI ZHAAH waa ninkaan fankiiza ka helo izagiyo QAMAR NEXT waxaan codzanyaa QAMARKA HIRGALAY
@caashacuud6769
@caashacuud6769 3 жыл бұрын
Cabdikarin cali shah wn ku salmay 🥰
@farhiaabdilaahi7046
@farhiaabdilaahi7046 3 жыл бұрын
qali fadumay cabdi yare ku xig sii pla 🙏😁
@nadiyamaxamed9529
@nadiyamaxamed9529 3 жыл бұрын
Fanan aan jecelhay hore u soco wll wlhi ilaxd wan ku tagera 🥰🥰🥰
@ruweedocabdulahi3279
@ruweedocabdulahi3279 3 жыл бұрын
M.a faanan cod dahbiya leh walky cabdi krin ali shaah iyo walashey qiima badn faadumi riyaad ruux igu qaaliya fanaanka xiga Abwaanka codka tolmoom.maxamed wardi cabdi cabdillahi qamar sugaani sooqabo qamarka hirgaly
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
Fanan personal iskq jecelahay keeping going bro
@istaahilabdirahman3933
@istaahilabdirahman3933 3 жыл бұрын
Waxn ahy qofki ugu horeeyay leve dhac dhac fadumo and abdikariin wan salmyaa abdikariinow hees mgc istahil ku jir so saar inder plz♥️💭💚💪💪💪💪💋💋💋
@aapokhalid2538
@aapokhalid2538 3 жыл бұрын
Abdikariim ali shaah si qaaz ah baan ku tageeraa lagend allha ku xafido❤❤❤💯💯
@raadraac4236
@raadraac4236 3 жыл бұрын
Legendary ❤🌍
@faadumoqali957
@faadumoqali957 3 жыл бұрын
cabdi kariim ali wn jecelhy lkn wll sunaha maxd sidaa ugu gashy fadumooy nooso celi Abdi kariim
@ahmedmaow2320
@ahmedmaow2320 3 жыл бұрын
He's legend serious😘
@maxamedkulmiye6370
@maxamedkulmiye6370 3 жыл бұрын
Wllkey Abdi Karim Ali shaah Allaha shrfo wan jeclahaY AbaaYo mcn 💗🙏🙏🙏🌎
@abdijibarthoughts6782
@abdijibarthoughts6782 2 жыл бұрын
The one and only fanaan soomaliyeed aan kal iyo laab u taageero heesihiisa
@ahmedjeeztostudioproductio1684
@ahmedjeeztostudioproductio1684 3 жыл бұрын
Walalkay ckrn ali shaah Kal iyo laab bn ku tageera Keep going bro
@siciidzadio194
@siciidzadio194 3 жыл бұрын
Hore u socod wacan wlalday💯🥰
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Fanaanka xiga cali saki kadhig Fankii uu lugaynaya weeye cali saki 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@nasralaki2778
@nasralaki2778 3 жыл бұрын
My favorite singer abdikariin ali shaah very talented and comedy so handsome
@zarahhassan4823
@zarahhassan4823 3 жыл бұрын
You are great singer ,
RIYAD NIGHT & MUSTAFE DOLLAR  2021
29:04
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 115 М.
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO KAFTANKA FANKA
22:44
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 682 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 34 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
deg deg daawo wararkii udanbeyay geerida ismaaciil haniya
20:52
DFC Somaaliya
Рет қаралды 5 М.
Riyaad Night & oo Cod Cajiiba Lagu Soo Bandhigay
28:42
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 92 М.
Guri bawaaqo iyo abdikarin ali shaah 7 Su aalod iyo 3 Heesod
17:46
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 230 М.
ABDIKARIIN Ali Shah &GURIBARWAQO😂::AF MAY MAY 😂😂QOSOLKII ADUNKA
14:17
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 194 М.
Riyaad Night & Maxamed Maame
18:12
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 39 М.
小路飞跟姐姐去哪里了#海贼王#路飞
0:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 45 МЛН
БИМ БАМ БУМ💥
0:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4 МЛН
小蚂蚁那么小气干嘛!#火影忍者 #佐助 #家庭
0:26
火影忍者一家
Рет қаралды 9 МЛН