ROSSO CADE FT MALYUUN MAANKA | CIDHIBLAAY WALAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 3,211,241

Y3A FILMS

Y3A FILMS

3 жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 536
@abshirabdi7608
@abshirabdi7608 3 жыл бұрын
Hees kastoo mcn qur, aanka ayaa kasii mcn wll✅✅✅
@malyuunhazzn528
@malyuunhazzn528 3 жыл бұрын
Xaqq wlhi
@fadumiinamuxdiin9365
@fadumiinamuxdiin9365 3 жыл бұрын
Xaqq wlhi m.a
@alimohamed2254
@alimohamed2254 3 жыл бұрын
@@malyuunhazzn528 waa xaqiiiq hadalkaaas
@xassansulub6974
@xassansulub6974 3 жыл бұрын
Hees qur aanka habardhigin caaqow
@kingshuksss7274
@kingshuksss7274 3 жыл бұрын
Saax lkn maxa heesta uu dhageeysaneysa Marka?
@cambaradabshid7833
@cambaradabshid7833 3 жыл бұрын
Gabdhaha rer muqdisho waxn kujclhy style iyo jirka dhuban masha allh no more cayil 😍😍
@sapriinaabdiwaliqueensaap1224
@sapriinaabdiwaliqueensaap1224 3 жыл бұрын
🤣😂🤣rer xamarku cayilka ayaga logu taga inanta maha rer xamr waa rer mudug
@tuuneyqueen3755
@tuuneyqueen3755 3 жыл бұрын
@@sapriinaabdiwaliqueensaap1224 adi maa mudug kadhigay marexan io shiqaal iska dhalay
@alimohammedsheikhdoon2802
@alimohammedsheikhdoon2802 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@sapriinaabdiwaliqueensaap1224
@sapriinaabdiwaliqueensaap1224 3 жыл бұрын
@@tuuneyqueen3755 wa nag marexan oo rer mudug ah hoyadena wa isaq huno
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 3 жыл бұрын
Dumarka muqdisho/xamar qurux style cid ku gaadho somali lagama helo
@Balanbaalis
@Balanbaalis 3 жыл бұрын
axsan hees iyo fanaaniin aan kala dhicin walaashay malyuun qurrux iyo walalkay rosso cadde heesta barteeda ayaad dhigteen my brother y3a good job sxb guuleyso
@cibaadulraxmaan7383
@cibaadulraxmaan7383 3 жыл бұрын
Saami cde
@khadanmohamed5090
@khadanmohamed5090 3 жыл бұрын
887yhns.jj
@mosabahmed2324
@mosabahmed2324 3 жыл бұрын
F s da
@hanisalaadwarsame7539
@hanisalaadwarsame7539 3 жыл бұрын
Maasha Alaah walalkay
@hamdadiamond6046
@hamdadiamond6046 3 жыл бұрын
@@cibaadulraxmaan7383 c ty crvurcc CA ru hhhhrrr ty the treetvr h tyhvh is a hhhh tand teu tuurh t the ty t huhr wewe huh uf tytyhh wee ty Tyrus ty hh te w the chfwx
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Qof kasto commentigyga arko waxan U rajenaya cafimat io cibado suban🥰
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 3 жыл бұрын
Amiin Insha Allah
@intifaacmuuse2030
@intifaacmuuse2030 3 жыл бұрын
Aamen yaa rabbi insha allah wll mcn
@maxamedmaankacadde5616
@maxamedmaankacadde5616 3 жыл бұрын
Aamiin wllo
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 3 жыл бұрын
Wow 😳 thanks 😊
@hayaaniabdi9003
@hayaaniabdi9003 3 жыл бұрын
Wow 🤩 congratulations 🎊🎈🍾🎉 good job guys keep going idin leeyahay niman yow waad tagteed
@shakirkater8629
@shakirkater8629 3 жыл бұрын
Rose cade Ila malinkan bartayy si ban utagera wlhie keep going pro shakhsiyadaada meel walpa Ku martaaye From Canada
@user-uj3lq8ix3q
@user-uj3lq8ix3q 3 жыл бұрын
Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴😢.
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 3 жыл бұрын
Adoo dawanaya hadi ad akhrinaysid qoralada commentiga bl like un noosaar hanala dhafine nacala shaydan kuyaale🙏
@ahlaamabdiqadir2611
@ahlaamabdiqadir2611 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂ku sari lagu dhufayey😂
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 3 жыл бұрын
@@ahlaamabdiqadir2611 thanks walashy👍
@ahlaamabdiqadir2611
@ahlaamabdiqadir2611 3 жыл бұрын
@@maxamedbare8377 adaa mudan bro🤴
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 3 жыл бұрын
@@ahlaamabdiqadir2611 telkaga iso baas
@ahlaamabdiqadir2611
@ahlaamabdiqadir2611 3 жыл бұрын
@@maxamedbare8377 🤣🤣😂🤣😂public io tel 😂😂😂walkey se cml hee
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 жыл бұрын
Inta ay soomaalinimadu ku wayn tahay 👍
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 3 жыл бұрын
Legend rooso cade iyo malyuun maanka xasuustii ahmed mooge iyo aamina fayr🔥🔥🔥🔥 Inta iga dambaysa like hayla dhaafina
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi hadaad awoodo waa codsi
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 3 жыл бұрын
@@hillaacfilms2447 hye wll
@hiikeeyofficial7808
@hiikeeyofficial7808 3 жыл бұрын
heestan inta sigaara u jecel love ii saara❤🙏 ciribla waa hees aan aad u jeclhy so saara yaasha mahdsanidiin @rosso cade ft malyuun manka pro... y3a guleysta
@sidiiqali3698
@sidiiqali3698 Жыл бұрын
Anaa kula jacel sxb
@lamafilaan507
@lamafilaan507 3 жыл бұрын
Inta maqashay inu sharmaboy arosay oo soraadisay like....
@alishabbe949
@alishabbe949 3 жыл бұрын
Ana ka mid ah
@nashaadmaryamamaxamed1670
@nashaadmaryamamaxamed1670 3 жыл бұрын
Asc wll macaan
@lamafilaan507
@lamafilaan507 3 жыл бұрын
@@nashaadmaryamamaxamed1670 wcs
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Alla Caatadu waa qurux walhi bal wiilka iyo gabadha arag Say kalay arag u yihiin
@maxamed7258
@maxamed7258 3 жыл бұрын
iyo cafimaad
@osmanabdullahi6074
@osmanabdullahi6074 3 жыл бұрын
Walaalkey ama walaashey marka ay heestu gaarto 100k views waxaad ii samaeysaysaa like kaliya ii saar 🙏🙏🙏🙏
@diamondomar6733
@diamondomar6733 3 жыл бұрын
Xasuus wlhi heestaan walalky IGA wayn ayaa dhageysan jirey ani oo aad u yar wlh ahaahaa ayaan Ka dabo dhihi jirey😂😂😂😂😂
@iqramohamed8022
@iqramohamed8022 3 жыл бұрын
Wlhi ani iyo adaa isku mid eh wllkey iga weyn ayaa dhagesan jiray waayo waayo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
😂😂
@mohameddeek2857
@mohameddeek2857 3 жыл бұрын
Wagas baa adna sida wax loo jeclado baratay🤣🤣🤣🤣
@araganinamhamed5174
@araganinamhamed5174 3 жыл бұрын
Ahaaha hhhh wan qosle wllhi
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🙈
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 3 жыл бұрын
Inaa isku egyihiin roose iyo malyuun Yaa ila arka ?
@wadanigadhabtaa4480
@wadanigadhabtaa4480 3 жыл бұрын
Gabadha aaad ayeey ucod macaan tahay rossina kama liito tick ayaa saaray waan qabaa in boorka laga jafo fankii hore 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mohazil4real898
@mohazil4real898 3 жыл бұрын
Y3A, laacib banaankiisa ku dhacay wlh, go forward bro wan ku wataa waana kaaga mahad celinaayaa sida qurxda badan ee aad mar wlba usoo bandhigto muuqaalka caasimadda❤🇸🇴🙏
@anfacofficial8092
@anfacofficial8092 3 жыл бұрын
Roze cde hamblyo hamblyo gurkada gur qeyr qabo allha kaga dhigo adi dum ❤❤💍
@ahmedbashii4448
@ahmedbashii4448 3 жыл бұрын
Nagta ogu quruxsan fanka😂😂🙏
@mariashiikhxusen5803
@mariashiikhxusen5803 3 жыл бұрын
Yaa ilawarkey malyuun maanka iney u cod u egtahey deeqa afro ✌️
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 3 жыл бұрын
Xata wajiga ku dar we isku egyahiin wlhi 😂😂😂
@hamdahayyi2822
@hamdahayyi2822 3 жыл бұрын
Anaaba hddda islahaa comment gaaga arky
@hamdahayyi2822
@hamdahayyi2822 3 жыл бұрын
😂😂😂
@mustafimaska5947
@mustafimaska5947 3 жыл бұрын
Xataa way u eegtahay
@abdullahimuhiadinadaani3710
@abdullahimuhiadinadaani3710 3 жыл бұрын
Rossa Cade WhaT a Came back❣, Y3A MUUQALADA MOGADISHO UGU SHIDAN NOO SOO SHIDA🔥
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 3 жыл бұрын
Hees iyo muuqaal xamaasadiisa wato ahaa heesihii hore in lasoo cusbooneysiiyo wey fiicantahay
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi hadaad awoodo waa codsi
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 3 жыл бұрын
@@hillaacfilms2447 waankuusaarey wll
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
@@xaajiquusiye393 haye wllo thankz
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 3 жыл бұрын
@@hillaacfilms2447 adaa mudan
@user-cv2yk1zj9p
@user-cv2yk1zj9p 9 ай бұрын
Rosso cade is not easy brother mcn weye hestay 12 jer baan dhagestay wllhi ku soco zxb mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 3 жыл бұрын
Wan so laptay marke ku dhacday 1m leke ma idinka hela hee hada farxadeda jeceshihiiin team y3a
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love
@m.shaanichannel877
@m.shaanichannel877 3 жыл бұрын
Muqaalada Y3A Inta Jecel Like Isaara
@cumarsudaani2189
@cumarsudaani2189 3 жыл бұрын
Y3A production an other leval Malyuun maanka and Rosa cadde keep up
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 Жыл бұрын
Hees wa dhaaftay fanaankey Rose -13-5-2023 dhagesanoya ano shaqa jooka hallow inta ika danbeso Codka 100% Stylka 100% Barteeda dhigteen horey usocdaa Muuqaalka 100%
@abdibaremaxamad3087
@abdibaremaxamad3087 3 жыл бұрын
Heesaha waa danbi waye wll iska dhaafa
@omarcaafi5486
@omarcaafi5486 3 жыл бұрын
Inta xaa kaso dontay
@NophaZ253
@NophaZ253 2 жыл бұрын
My oh my.. .Mashallah, qurux badanaa gabadhu!
@abdallayuu9017
@abdallayuu9017 3 жыл бұрын
Y3A pro best vedio graphy in mogdisho wlh hdan lais xaqireyn HORA LO SOCONAYS I.A
@takeoffemi8259
@takeoffemi8259 3 жыл бұрын
Heeta halkeeda dhigeen keep going brother and sister ✊✊✊
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 жыл бұрын
Sharma boy xaaskiisa wayen caawa gabartu waa dumaashidey, Puntland waa in aanu roog cas u dhigo markii ay timaado
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 3 жыл бұрын
Heesta oo macaan iyo malyuun maanka oo ah faniita aan fanka ugu jecelahy
@marwaan4389
@marwaan4389 2 жыл бұрын
Jah malyuun Manka 💝Hooyadey Samigeda 💝Cod baa Illhy U dhiibey🥳🥳🥳
@daacadofficial5674
@daacadofficial5674 3 жыл бұрын
Y3A studeo anku xiranahay anan ka dalin in bdn hormar wcn jiro joog
@joker_pro670
@joker_pro670 3 жыл бұрын
Heestaan qeybteeda beerta banaadir Marki la duubaayay ayn arkay aniga Aad Bn U Sugaayay runtii 🤩
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 3 жыл бұрын
Wanba so dahe wan ogahe y3a sxp lke wali iku cimamad
@abdulhakimismail4755
@abdulhakimismail4755 3 жыл бұрын
Cod macaana gabadha Masha Allah 100% ayaan siiyay
@rossivlogsfilms9785
@rossivlogsfilms9785 3 жыл бұрын
Good job boys what a come back rosso cade 🙏y3a another level
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 3 жыл бұрын
Hassan Rossi lgn walalke waku salamay
@saharasharif5754
@saharasharif5754 3 жыл бұрын
@@muxudiinmoddel916 00
@faatmadaahir3616
@faatmadaahir3616 3 жыл бұрын
t
@faazuuoffecial2397
@faazuuoffecial2397 3 жыл бұрын
P
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 2 жыл бұрын
@@saharasharif5754 ❤❤
@ilyaasraajaa6342
@ilyaasraajaa6342 3 жыл бұрын
Inanta codkeedu waa mansha allah
@mohazen1417
@mohazen1417 3 жыл бұрын
Y3A WLH N 1 STUDIO OF MUQDISHO WANI WATA DADAALKINA HALKAA KASI WADA CID IDIN GAADHO MAJIRTO WLH 🥰 Gacantina alaha barakeyo
@xasanrosse3338
@xasanrosse3338 3 жыл бұрын
keep going ma proh Rosso cade ❤🙏
@munacisman5891
@munacisman5891 3 жыл бұрын
Ww xasuustii 😍AXMED MOOGE LIBAN IYO XALIMO CABDI AFWEYN . ABWAN CABDI MUXUMAD AMIIN .LAXAANKI AXMED NUUR SANDHEERE.. ILAHAY HAW NAXARISTO QABRIGAN HAW NUURO dhamantood🤲
@mahameddayax388
@mahameddayax388 3 жыл бұрын
Wlhi video aa ika gadmay wlhi y3A keep going ✨🇸🇴
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
Y3A another level 💯 brother 🧡🔥 Malyuun and Ross cade the legendary
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi hadaad awoodo waa codsi
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
My love you 😍
@libannasa5130
@libannasa5130 2 жыл бұрын
​@@Siciidbashaash q
@salmacaqil4704
@salmacaqil4704 Жыл бұрын
Mm
@salmacaqil4704
@salmacaqil4704 Жыл бұрын
Nm
@nimcosaid3834
@nimcosaid3834 2 жыл бұрын
Waa hees iyo badh iyo dad qurux badan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Wwwww amazing video y3a production 🙌 roosa cade iyo malyuun laba legend 🙌 ❤ 👏 ♥ 💖
@MaxamedAxmed-zw4bm
@MaxamedAxmed-zw4bm 6 ай бұрын
Qqqqà❤
@ahmedmohamedahmed7891
@ahmedmohamedahmed7891 3 жыл бұрын
Y3A waa idinka harey wlhi. 💥💥💯💯
@amaanicade402
@amaanicade402 3 жыл бұрын
Gabadhaan malyuun maanka cod way heesa fanka lafaheeda ayuu kujiraa ee abwaan soo saaro ayee la dahay 😳
@qaniabdi9873
@qaniabdi9873 2 жыл бұрын
heskan helkeda baaa dhigteeen walee rosso n malyuuun
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Allah U Naxriisto Halyey Ahmed Mooge Codkiis Walaahi Inaan 10% Xidaa Keynin Ninkaan Cod Waa Hayey Allah Yaa Rahma 🤲🙏
@mohamedabukar4841
@mohamedabukar4841 3 жыл бұрын
High quality video y3A ✌
@fatahmohamed2698
@fatahmohamed2698 3 жыл бұрын
Hadaa hooyadaa jeceshahay Like saar I miss mam💙💜
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi hadaad awoodo waa codsi
@demxa3245
@demxa3245 3 жыл бұрын
Keep up ur spirit bro/siz😍💞
@asiaabdirahman3625
@asiaabdirahman3625 2 жыл бұрын
Another level 🥰
@axmadmuse8414
@axmadmuse8414 3 жыл бұрын
Isku day sxb mar un in aa wax cusub aa so sarto sxb ok kn sida kale waxa tahay ok wiri u soco sxb 👍👌
@trustdotcom8242
@trustdotcom8242 3 жыл бұрын
CAJIIB!!! Wllhi fankii waaloo soo dhigtay
@malyunsharafinanaden7329
@malyunsharafinanaden7329 3 жыл бұрын
Wwww cathi matihid samideyda keep going♥️🤞💯🙏
@nimcosayid4636
@nimcosayid4636 3 жыл бұрын
Gabadha qurux badanaa oo cod macanaa maasha allaah tabaraka allah
@duniyalayla567
@duniyalayla567 3 жыл бұрын
Malyuun Maanka, she’s so beautiful Masha Allah.
@zeyranvlogs3912
@zeyranvlogs3912 3 жыл бұрын
Wow wax kale🥰🥰🥰
@fadumoshugri6245
@fadumoshugri6245 3 жыл бұрын
Waa xasuustii Allah how naxriistee Axmed mooge Liibaan iyo Amina Fayr
@hamdiusman6951
@hamdiusman6951 3 жыл бұрын
Masha Allah marlabad dumashi ❤⚘🇸🇴🇸🇴👍👍
@alimohammedsheikhdoon2802
@alimohammedsheikhdoon2802 3 жыл бұрын
Heesihii Daarood wa la boobay 🙆‍♂️🥰🥰
@najmaabdirahman3963
@najmaabdirahman3963 3 жыл бұрын
🤣🤣
@faadilcaraale---
@faadilcaraale--- 3 жыл бұрын
Ross cafe inoo arose inta ila aragte love iisar
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi hadaad awoodo waa codsi
@BANTACUR
@BANTACUR 3 жыл бұрын
GabadhaN Codkeda Aan iska jeclaheY Qeybta bilowga 10 jeer An ku ceshtaH inta ila ArakteY like
@babydol9786
@babydol9786 3 жыл бұрын
Wooow ano dhana jacayl jacayl iska dareemayaa muqaal shidan
@MursalMAmiin
@MursalMAmiin 3 жыл бұрын
An other level Rosso cade Go forward bro fanka adga ayaa lagugu tala galay Abwaaninta indhahooda inay kuso jediyan rajaynaa Inanta cwa igu horeeso hadana She is Quite keep going sis Y3A muuqaladiina 100% waa meshi larabay Good job✌
@mushtaqcabdullah2698
@mushtaqcabdullah2698 3 жыл бұрын
Wale wan sugy manka and cade♥️🙏💉
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 3 жыл бұрын
2/3/2021/ Yaa Ila Daawanaya Asagoo Joodari Hal Nafara Dul Jiifa Hadhaafine Like Dhac Isagasii Wll
@xamdicabdiosman5874
@xamdicabdiosman5874 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeye🤟
@jamacjees2947
@jamacjees2947 3 жыл бұрын
Gabadha kali ah oo fanka nomatasha
@Ayub_252
@Ayub_252 3 жыл бұрын
Malyuun manka cod dahab🥰❤
@kingaqyaarlegend9186
@kingaqyaarlegend9186 3 жыл бұрын
Ninka kaliya ee Dayax ka caatesan hadaa ila aragtay like saar 🙏
@Casaro0
@Casaro0 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa Qaaday Axmed Mooge Iyo Xaliimo Cabdi Afweyn Cod cajiiba Iyo Jawi degan dad waa intii hore iyo heesahoodi 🤩
@elmiyare382
@elmiyare382 3 жыл бұрын
Axmed mooge iyo aamina feer ayaa horay u qaaday
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 3 жыл бұрын
@@elmiyare382 xaliimo afweyne weeyi wll si qaldan aya magaca amina feyr badana loogu qora
@atoorebaadiyewaxcuna6277
@atoorebaadiyewaxcuna6277 3 жыл бұрын
Aamina feer iyo Ahmed mooge Liibaan ayaa lahaa Alle how naxariisto Ahmed mooge Liibaan legend ayuu ahaa Wlhi Aamina feer inay Nooshahay iyo inay dhimatay ma huba
@rossocade2022
@rossocade2022 3 жыл бұрын
Y3a 🙏🙏
@hamdiusman6951
@hamdiusman6951 3 жыл бұрын
Masha Allah waa hees kala kacsan
@khalifeyfilmsvlogs6088
@khalifeyfilmsvlogs6088 3 жыл бұрын
Shaqo badan io muqal qurux bdn Axsan Hees rosso cade io malyuun manka hore u socda lipaxyada #Muqdisho_cadeeY 💯
@hanyimohamedhusseen7709
@hanyimohamedhusseen7709 3 жыл бұрын
Sharma boy marwadiisa hambalyo⚘⚘⚘
@drqaalixuseen8948
@drqaalixuseen8948 3 жыл бұрын
Wwww m.a kalay is ka arag waaye walaahi
@sheeymaakchannel375
@sheeymaakchannel375 3 жыл бұрын
Wwwwwww rose cade love u so much quruxlow 💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤hore u soco
@Mohamedukun
@Mohamedukun 3 жыл бұрын
Roose cade so nooleeyaha fankeenii cudoona fanan cod mcn 😍
@alexahd5112
@alexahd5112 3 жыл бұрын
Inta ila aragte ina waali thy like
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi hadaad awoodo waa codsi
@ridhimaray6190
@ridhimaray6190 3 жыл бұрын
Ana ugu horeyo gees io badh reaction ku dirsle sugooya ismujiYa team dirsle hd imaqlan🖖😘
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi hadaad awoodo waa codsi
@abdikafiabdulahi7898
@abdikafiabdulahi7898 3 жыл бұрын
Qofaan cudurba heyn Ceesh kama go'ee Ha cabsooninee Ha cabsooninoo Ceeb hamoodinee Ma cuntaad rabtaa? Heesta:cidhibley walaal Hobalada. Axmed Mooge &Amino feyr Aun labaduba
@titu2872
@titu2872 3 жыл бұрын
Hadaad xarfaantihiin music 🎶 heesta iisoo dira
@ayk5065
@ayk5065 3 жыл бұрын
Heestan hees lagu jaaso ma ahan waxay ahed inay dareen kale muujiyaan. Top👌
@user-jq3oj1nq5f
@user-jq3oj1nq5f 3 ай бұрын
Malyuun styl bay ku garacdy❤😂
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
Y3a production
@elianelman9146
@elianelman9146 3 жыл бұрын
Top 🙌🙌👌
@nawadjama7458
@nawadjama7458 3 жыл бұрын
Waaw dayax dalnuurshe ayaad u eegtahay rose cade horumar wacan
@ikranmoha580
@ikranmoha580 3 жыл бұрын
Legend 🙌
@apupakar_nuur
@apupakar_nuur 3 жыл бұрын
www axsan hees iyo muuqal qurux bdn
@hanathankshana8700
@hanathankshana8700 3 жыл бұрын
caadidi ma ahan heesta sida ee kubilaawaty warkoo kusucunaayo bada wwwwwwww❤😘👍
@caanocaddeofficial
@caanocaddeofficial 3 жыл бұрын
Welcome back to rosse cadde and malyuun manka
@xamdaqurux6717
@xamdaqurux6717 3 жыл бұрын
Another lavel😇💯😜
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi hadaad awoodo waa codsi
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Muqaal qurux badan Y3A wax kale 💯👁👏
@ayanalihassan6408
@ayanalihassan6408 3 жыл бұрын
Y3A maxaad ula jeda wllo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Wllo waa channelka magaciisa oo la soo gaabiyay sida cml iwm 143 i fhn
@alinuh287
@alinuh287 3 жыл бұрын
Love it
@muhzinboqori2954
@muhzinboqori2954 3 жыл бұрын
Dirisloow waan kuu jeedaa reac aa bixinoosaa hada 😂
@mokalid7870
@mokalid7870 3 жыл бұрын
Inta reactionka Balqiis iyo dirisle Sugaysa like i Saar 👍
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
ALLURA CIKIN RUWA SEASON 1 EPISODE 3 @YAKUBUMOHAMMED2EFFECT
1:01:37
YAKUBU MOHAMMED 2EFFECT TV
Рет қаралды 21 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMO NUURA | DAMAASHAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:23
Y3A FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
CCW OO GANTAALLO KU RIDAY MW XASAN SHIIKH (4175)
13:20
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,2 М.
KHAALID KAAMIL FT MALYUUN MAANKA NEW SONG BARMUUDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
3:19
Malyuun Maanka Fartan Doonaan Qoraa New Official Video 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
Rosso New Song  |Alam Dheh|  Offcial Music Video  2018
4:48
Curubo Films HD
Рет қаралды 4,5 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 329 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 171 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 46 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 324 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 256 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН