ROUTINEKRYNA IYO SAFARKEYGA DIYAR BUSINESS CLASS

  Рет қаралды 120,695

Rayaan Bajaaj Production

Rayaan Bajaaj Production

Ай бұрын

Пікірлер: 155
@shukriali4487
@shukriali4487 Ай бұрын
Xumaanta ilaahay wuu kacafiyaa qofkuu doona balse qofka muujinayo alle macafiyo marka wll ilaahay ka xishoo waxaa hormar iyo ree magaalnimo midna ma ahan ee danbi
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc Ай бұрын
Wll Aqiradada ha ilawin sxbtinimo wa xaran e gur xalal ah gal wll dar Alle ayan kugu nastexeyey
@naimaadan2635
@naimaadan2635 27 күн бұрын
Jazakallah
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Wll miyaanad ahyn qof muslim ah oo anad xishoonyn ilhy ka xishood aqiradaad u tur dambigaag cid qadysa ma jirte
@shukrimohamud9402
@shukrimohamud9402 Ай бұрын
Madow waa color Allah ku sii yey ceeb ma lahan cayil hada rabtit cunta ka dharag lacag taada sun ha ku iibsan Campany waa ween aduunka Cream ey sameyan ankee saas qaali ma u aha qaali ey gadey soh
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Nagaha somalida cabayada khalad ka fahmeen wey isku qawinayaan umada islamka na wey isku asturaan
@user-ho8pi8mn1w
@user-ho8pi8mn1w Ай бұрын
ManshaAllah waa iska jeclahay rayaan Allah ha idin XAFIDO abaayo ❤ keep going 🎉
@hodanf2829
@hodanf2829 Ай бұрын
Rayaan Maasha Allaah gabar kartileh baa tahay laakiin plz dhanka Allaah in loolabanaayo oo xisaabi jirto ha illaawin. Shaqaa sharafleh laakiin waxa Allaah raali ka ahayn kafogoow sis
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Ай бұрын
Ilaa goormee kiimiko is marinaa walaaleey. ilaahey ayaan ka magan galey wax jirkeyga iyo midabkeyga bedelaayo . Adigana ilaahey haku soo hadeeyo wll
@shukricabdilahi5724
@shukricabdilahi5724 Ай бұрын
Wlhi waa xariifad inti anay umulin iyo uurka ka hore miyanan arg inaydo waji buuran ka sheekaynaysa markay dhasho ee ay umusha ku jirta hilibka kora ayay ku xayaysisata cidi run ka moda lacagta ka furo😂😂 inantani waa umul taasibay ku naaxday
@user-vf8ug3lm7c
@user-vf8ug3lm7c Ай бұрын
Abayo rayaney wilka number kisa sodhig int😭🥺💔😂😂
@cukashadancukashadan3000
@cukashadancukashadan3000 Ай бұрын
My queen
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h Ай бұрын
Rayaaney aniga WA jigeya dar ale u cayilan yahay alxamdullillah
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
HORE Mar wacan. Abaayo
@bilanjama4820
@bilanjama4820 Ай бұрын
ASC Rayaan iska daa nimanka ajnabiga ah gabar caqli badan baad tahay ajnabiga ma guursadaan gabdhaha anagaa qurbaha joogna way isticmaalaan;; caruutaada maalin bay arkayaan hooyadood oo lagu dhagdhagaayo markaasaa lagu caynayaa please stop ✋ aad baan kuu taageera caruurtaada sharaftooda ilaali adna cadaabta kulul iska ilaali waa ku baryaayaa please horumar ma ahan in nin ajnabi ah lagu dhegdhego ❤❤❤I love you sister
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Ajnabi Muslim ah waxba dhimi maayo ee kan siib kana saarta ka waani inanta
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 Ай бұрын
Ilahay umada hakaa qabto rabi umada ha ku dhaafiyo godkaaga allah so dadajiyo islaam iya gaal waxa tahay manaqaanee naagta caruurta haysata oo hoyada ah hadana nin ka ajnabi ah xabadkeda ku dhadhajinaysa lugaheda iya jirkeda oo dhan mid mid umuujinaysa inta ay wax xayaysisa isledahay akhira inay jirto wa ilaawday ilaahow hadad hanun uqprtay so hanuuni hadikalana fisqigeda umada dhaafsii yarabi
@shankaroon_YOUTUB
@shankaroon_YOUTUB Ай бұрын
acudu billah ha habarin abyo keliya u ducey
@AnasCadceed
@AnasCadceed Ай бұрын
Amiin
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 Ай бұрын
Na bal dhig gabaha bisinke ilahey umadii asaa xisabinaayo xagee uhabaree ma xaq baa kuleedahay ilahey umadiisa afkaga ha ka aman helan
@asmaomer5311
@asmaomer5311 Ай бұрын
Subxanallah naayaa waad quudhi wayday eee habaarka la hel hoostaada
@samiraige4360
@samiraige4360 Ай бұрын
Yaahuu qumayo. Miyaad u quudhi wayday nolosha? Orod adigu samayso nolol. Maxaad u daawanaysaa hadii aad adigu Ilaahay ka baqato? Orod camal yeelo haku mashquulin dadkee waxay samaynayso xumaanta adiga kugu jirta ayaa ku jeer ka darane
@AnasCadceed
@AnasCadceed Ай бұрын
Subxaanalaah gabadhan mee alle ka xishooto oo jirkeeda qarsato ilmaheeda qariso nimankan cadaanka ah dhaxtalka ku ah marku mid ku furo jirkan aad qaawisey markad dhimato soo alle kuma weydiinayo isqaawinta aad isqaawisey rayaane saan waaa xaaran kanacsigaga waa xaaran waayo jir saan loo fiiqey kwrn
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 Ай бұрын
Masha Allah
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Ай бұрын
Abaayo wagii hore inan yar bad aheyd imikana wad habarooday marki la weynado jirka wa fidaa ee gabdhaha yar yar beenta ka daa jirkagan asturo aduunkan wax yar waye
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 Ай бұрын
M.a keep going sister 🎉❤
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw Ай бұрын
Rayanayy İllaahay kheyr haku Siiye😊Hadda Routine+Vlog+Xayesin+Safar Ugu Dambeyn Dubai ma na kentay Kuma Si ekeynin Xita Salanka Hotelka wax Dhan Hal Mar ba na tustay Wllhi😂😂😂😂 Ar Rayana İsku Daahir Dhan malan😂😂😂😂😂 Cute😂Qosol igu dishi Wllhi Huno😂
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Ай бұрын
Subxananallah subxananallah abyo is astur
@fardosa9749
@fardosa9749 Ай бұрын
Acuudu bill Allah daamyn caysaan bay yerlaty say usocoty
@ilhamwandow8757
@ilhamwandow8757 Ай бұрын
dadka caanka ah qofta kaliya kalsoni isku qabto👏👏👏
@user-mm2lv6yv7y
@user-mm2lv6yv7y Ай бұрын
rayaaney shawaama so cun & coktel ❤❤ shawarmada suq dahabka❤❤❤❤
@nimcomuse7125
@nimcomuse7125 Ай бұрын
Asc Abaayo dadka jooga jarmaka xayeka Healy’s garimka
@warsandubbed8456
@warsandubbed8456 Ай бұрын
anaa yabay cadanka rayaneey
@NasteexoCabd
@NasteexoCabd Ай бұрын
Borama keen wll
@Min-zk2rd
@Min-zk2rd Ай бұрын
Please do not influence Warda to use those chemicals . She looks so beautiful mashallahHealthy tone and healthy skin.
@asmaomer5311
@asmaomer5311 Ай бұрын
Maxaa kaa galay adi😅😅 dumar shaneeye ha noqon
@Min-zk2rd
@Min-zk2rd Ай бұрын
@@asmaomer5311 saving you from your own ignorance. Weirdo
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r Ай бұрын
Hhhh
@naimaadan2635
@naimaadan2635 27 күн бұрын
I totally agree with you
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r Ай бұрын
Alahey ALLAH
@aaya576
@aaya576 Ай бұрын
Maryaha sifiican udhigo
@subaydadegan1241
@subaydadegan1241 Ай бұрын
Allah SWT qalbigaaga ha galiyo Cabsida Alle maxaayeelay mar naba qof hadal uu ku yidhaah iskuma badalaysid waa Hanuunka Allah Waxaanan Allah SWT kuu waydiinayaa Hanuun Allah SWT ayaa bixiya Wlshy Qali Rayaan Allah SWT ha ku soo hanuuniyo Qof fcn Ayaad tahay
@amiiraahmed3188
@amiiraahmed3188 Ай бұрын
rayaaney xabibti waku tagera dadnimadada lakin please nimanka ajnabiga naga daa soomaali ha dhaafin quruxey
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r Ай бұрын
Kub iyo qarka danbe awe mark
@ashadaud3759
@ashadaud3759 Ай бұрын
Abu dhabi
@Sumayo987
@Sumayo987 Ай бұрын
Subxanalah
@Arabelmi
@Arabelmi 25 күн бұрын
Abayoo mcn creamki waa imiso
@Jawhara112
@Jawhara112 Ай бұрын
Cadaanka Allah aya bixiyo gabdho midabko eebe kusiiyay kuqanac
@idilhassan4358
@idilhassan4358 Ай бұрын
Yeab self-confident always important.
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Ай бұрын
Barakalaah
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 Ай бұрын
Wale markii hore baad qurux badneyd
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv Ай бұрын
Aaqirada ha ilobin abaayo
@AyaanXasan-cy8mk
@AyaanXasan-cy8mk Ай бұрын
Wall etpiya iyan joga Wall man xage kahli kara wll kirem
@kaltunismacil4680
@kaltunismacil4680 Ай бұрын
Ala ya ushega inu wajigedu dhubnanata ku qurx badn yahy hada jidhkediy wajiga qariyay madx barsrsn bas ban arka anigu
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x Ай бұрын
Amaa saan kudhimataa walaaleey
@NawaalnalkaNawaalnalka-sq4zn
@NawaalnalkaNawaalnalka-sq4zn Ай бұрын
My queen 👸
@qamarquddus1475
@qamarquddus1475 Ай бұрын
👮‍♀️💝MAASHAA-ALLAAH💜👮‍♀️
@anabh5771
@anabh5771 Ай бұрын
Bisinka qamiiriso miyaa wajiga marisay
@user-tf7io4uh4t
@user-tf7io4uh4t Ай бұрын
Masha Allah ina adratey❤❤❤❤
@user-hf3zx7nt8l
@user-hf3zx7nt8l Ай бұрын
Istaaf kuteh istaaf jeclidaaa
@user-hb3kk9mw4x
@user-hb3kk9mw4x Ай бұрын
Wll Egypt joogaa ma ikeeni kartaa😢plz isoo j.w.b
@fadumoabdi7368
@fadumoabdi7368 Ай бұрын
Sweden ma yaala abaayo
@hanieman9318
@hanieman9318 Ай бұрын
rayaan Ethiopia jooga abaayo xageen ka helaa what's up wd iijawabi waysay
@shugrishacni9733
@shugrishacni9733 Ай бұрын
Nolosha kuu niikisey wlhy😅😂
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Ай бұрын
Naa miyaanad islaam aheen waa maxay nimankan aan kuqabin ood dhaxda haysataa ninmacada rabi xasuuso ilaahay wuu ku imtixaamayaa hadaad siqaldan nimacadiisa uuu ciyaartidna waqti kasta ayuu kaalala laaban karaa yaanad bari kashanlayn ee isdaba qabo
@user-zq5mp2ej7d
@user-zq5mp2ej7d Ай бұрын
Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Mudan-
@Mudan- Ай бұрын
Hortaa uqdadaan aad qabtaan eed calankinaa aad laa ordaysan meel waalbaa wamaaxay yaab
@FaisoCabaasAbuukar
@FaisoCabaasAbuukar Ай бұрын
Ww❤❤❤❤
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Ай бұрын
Oo ciddadii goormad kabaxdey hadaba lagu furaye Subxanallaah 😮
@HodanNuura-ki9mx
@HodanNuura-ki9mx Ай бұрын
Masar Mala keeni karaa quruxeey
@fartuunabdi4909
@fartuunabdi4909 Ай бұрын
Waceysle cade miyaa xsrifka😂
@xafsoxubbi4482
@xafsoxubbi4482 Ай бұрын
M.a waa cabaas inta tasgan
@RaxmaMaxamed-nq7fg
@RaxmaMaxamed-nq7fg 25 күн бұрын
Nin ajaaniba ina dhexda qabsato sharaf xumo iyo dambi
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Ай бұрын
Naa horta routinkagu maxayaysinba
@halwoali5532
@halwoali5532 Ай бұрын
Igaarka waa waceysle cade no more mashquul dan iyo heelo yeesha ka dhamaada gabadha yar waqtigeeda haydinka qadate
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Ай бұрын
Jah qurux badanaa wiilka😂
@HadiyaMaxamuud
@HadiyaMaxamuud Ай бұрын
Wax dhimatay
@user-xc9vx8uc9x
@user-xc9vx8uc9x Ай бұрын
M.a❤❤
@user-cv8th6vc6u
@user-cv8th6vc6u Ай бұрын
Ilaahy kabaq
@aminaogas6831
@aminaogas6831 22 күн бұрын
Melanin iskadishay....hunguriga meeshuu dadka Qatar kagalay.
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 Ай бұрын
Boqoradena vidiyow adan so dhigin oon dawan malahaan keep going queen❤🎉
@user-pb6ni1sd3g
@user-pb6ni1sd3g Ай бұрын
Suxana llah
@orlandonunez3924
@orlandonunez3924 Ай бұрын
Mansha allah abayo telka maqaba neysid aniga nabar aya idhibay marka xagen kala xarira adigo mahadsan
@MahadMed-rj4ue
@MahadMed-rj4ue Ай бұрын
M a ❤❤❤❤
@user-rj1bc1fm4p
@user-rj1bc1fm4p Ай бұрын
Rayan aniga oppo I gad nh wanku tagera
@user-qv8nu4to4g
@user-qv8nu4to4g Ай бұрын
Naayaaa cayilka zaaid ka foolxumo ku tahay wajiga iyo jirka dhaxdhaxaaadka ku qurxoon yahay
@hudarahma2465
@hudarahma2465 Ай бұрын
Ilhay umadaa fasiqnimadada hakaaqabto macishoto cabsi rabi kumajirto rabiyow umada kaqabo
@UmuSara
@UmuSara Ай бұрын
Alx waji cayil cadan qurux ilahay aya nasiye ee waxan ad ku rogtay kada umada walalo ilahay aya qurux hayo
@SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq
@SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq Ай бұрын
Rayaan abooyo Alle kaxishoow dumarka wax waansan uguyeer cadaal Alle ayaa bixya 😢walaalow Alle kabaq wllhi waa ladhimañaa qof walba taas xsuuso
@user-jo2qu7zi7h
@user-jo2qu7zi7h Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂ar rayaan ba waxanagudhamaysay qarabada
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 Ай бұрын
Warya bilow aadan haduu waxyr helo ilaahay wubahilmamaya
@IfkaIfka-nq7nb
@IfkaIfka-nq7nb Ай бұрын
Abayohishow😢😢😢😂
@Happy-go-l
@Happy-go-l 28 күн бұрын
Ninmanka aad marba Nin cad iyo Nin madoow yeey kaa fara xumeyn 😢😢😢
@IbrahimCabdulle-fq6xt
@IbrahimCabdulle-fq6xt Ай бұрын
Ma wiila aarif wall mise gabar
@user-tf3sz1og3k
@user-tf3sz1og3k 26 күн бұрын
Horto adi ma asturntahy mise waa qawantahy waabo fhmi waaye 🤔
@Ali22008-
@Ali22008- Ай бұрын
wajigaga futo bala moda
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 Ай бұрын
Acudu bilaah gabartan hada wax xumaan ah ugama jeedo mise waxba ma arko aniga illahey ka baqaba o idiinku iyada Cadabta alle haku muteysaniina
@filsanabukar1097
@filsanabukar1097 Ай бұрын
indaha ladahy
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Abyo ilahay ka cabso is astur noloshan waa iska gaaban tahay
@MariyaMohamed-wh9yw
@MariyaMohamed-wh9yw Ай бұрын
Yaa allah xanuunka iga Fuji waiska cayili donaye
@sumayoahmed9475
@sumayoahmed9475 Ай бұрын
Aamin ya allah
@Suu02
@Suu02 Ай бұрын
Rayaaneey kanna cadaankii hore cml intaa soo dhawaysato lacag yusan kaala fakan 😂
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 Ай бұрын
Yaa igu cawinkaro guriga aay rayan dagantahay waa sidii guryaheyna marekan kenyan u soguurayaa pls
@umuayman6814
@umuayman6814 Ай бұрын
Abyo ani xata wan so guri raba insha alh lkn baaklan aya guryo shidan maqlay ka war don
@AyaanYacqub
@AyaanYacqub Ай бұрын
Alle ka baqo qabri madow ayaa dabeya
@asiliboorle998
@asiliboorle998 Ай бұрын
Waji Cayelan waa ceeba iyo foolxumo
@user-gu4qg2fl7u
@user-gu4qg2fl7u Ай бұрын
Ilmaha yaa ku koriya marka kolba mel u safarto saw kama silcayan
@canabiinadia
@canabiinadia Ай бұрын
Qof is cadeeyo ma ahi aaaaaa😂😂😂😂😂 before iyo afterkada isku mid ma tihidee kiimakada cancer laga qaada herbalada marsada
@Jawhara112
@Jawhara112 Ай бұрын
😂 kiimiko socoto oo lugo leh
@HalaMuuu
@HalaMuuu Ай бұрын
Maasha Allah horey usoco
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r Ай бұрын
😂😂
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Ай бұрын
Illaa qiyaama wax lee maa is marinee Kalsoonidii aaway
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r Ай бұрын
Qabriga iska daa codkaada wuu badalmay
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 Ай бұрын
👌👌👌👌👌👌
@ayniayane1965
@ayniayane1965 Ай бұрын
Naya shubo
@aaminamukhtaar7667
@aaminamukhtaar7667 Ай бұрын
Abaayo routine ka ayaad Ku soo baxaysaa
@ugbadosman2616
@ugbadosman2616 Ай бұрын
😆 rayan madow mudulood baad u tahay 😂😂
@munasudi3392
@munasudi3392 Ай бұрын
Cudurka iska dawee
@muniiromank8371
@muniiromank8371 Ай бұрын
Wax lagu cateyo isheg
@user-md5vr4qd5o
@user-md5vr4qd5o Ай бұрын
Mnshlh kkk
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Artificial face
MANTA ARIF CUNTO UU BILBAY IYO ROUTINEKENA
8:22
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 52 М.
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 56 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,5 МЛН
MANTA IYO  TOUTINKEUGA ASGA CUNTA NO KARIYAY
8:27
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 148 М.
Night routine keyga cawo Aniga iyo family isku duban 
27:29
Rasmi Rays
Рет қаралды 124 М.
SIDA LOO SAMEYO QURAC Fudut O SIINBALAH
8:36
Farhio channel
Рет қаралды 1,5 М.
Qiso Cajiib: Gabar Soomaali oo Kaluumeysato ah
2:29
Shariifooow
Рет қаралды 349 М.
WARAYSI XASAASI AH | FANAANADA CAANKA AH EE *NAJMA NASHAAD*
29:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
SIDE BU AHA SAFARKEYGI KENYA 🇰🇪 ILAA AMERICA 🇺🇸
18:18
SAFARKII  RIYADAYDA AYAAN GALAY 9 SANO KADIB WIILASHAYDII AYAAN
20:24
ROUTINKRYGA IYO DUBIA JAWIGEDA
6:12
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 65 М.
MANATA IYO  ROUTINEKEYGA RAYAN BAJAJ
6:44
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 241 М.
Райымбек Нысанбек - Сүйдім аруды
3:39
Райымбек Нысанбек
Рет қаралды 83 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 44 МЛН
5УТРА - Как твои дела
2:55
5УТРА
Рет қаралды 1,5 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 6 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 2,4 МЛН
Mona Songz - Erkelesi (Lyric video)
2:41
Mona Songz
Рет қаралды 66 М.
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 7 МЛН