No video

RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS EPISODE 7

  Рет қаралды 403,413

RTD WEB TV

RTD WEB TV

5 жыл бұрын

Пікірлер: 164
@somaliahanoolaato2323
@somaliahanoolaato2323 5 жыл бұрын
RTD iyo shacabka reer jabuuti ee sharafta wayn naga mudan Waan salaamayaa
@umushakir107
@umushakir107 5 жыл бұрын
waan kaa qaadney wllo thanks
@idalahow
@idalahow Жыл бұрын
Waaw reer jabutiyeey......waad naga hormansantihiin xaga jilayaasha .....Kenya waxaba kuma heeyno....Mashallah
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 5 жыл бұрын
Eesh calaa ruwayad wllhy mashaa alla reer jabuuti mooye majirtoh cidkale oo tanti inta leeg leh majortee from Hargeysa somLiland
@abdelghanyjibreel5201
@abdelghanyjibreel5201 4 жыл бұрын
Walaahi waan qoray ruwaayadan Reer jabuti ga luuqadooda waa cajiib Wax macquula oo dhaca ayay matataaln
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 5 жыл бұрын
First time watch jabuutian page wan idin salaamay salaamo muwdishoa
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
arwaax cade ASC wll subscribe isar
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 5 жыл бұрын
Kkkkkk rer jabuti wan jeclahy insha alllah wan imaan donaa fasaxa kalunki macana sow mayaalo
@osmanali610
@osmanali610 5 жыл бұрын
Haa Kaalun frecha yan kugu Macsumaya
@umushakir107
@umushakir107 5 жыл бұрын
Ahlan wa sahlan sister
@mohmedboootaan1890
@mohmedboootaan1890 4 жыл бұрын
Ma mocoydaa ban u ekaday isna may kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 RERJBOUTI WX KLEH
@iqroyarey1061
@iqroyarey1061 5 жыл бұрын
mnshlh rer Djibouti dad nol farxad warto waligin
@simansiman4012
@simansiman4012 4 жыл бұрын
Walee islaantaan waa cajiib waa naag nool balaayo afbaay balo ku dhigtay
@mahamadhasan9570
@mahamadhasan9570 5 жыл бұрын
Hhhh reer jabuuti waan iska jeclahy weligena maanan tegin xita maan ku riyoon in aan tagay jabuti. Lkn insha allah waan imaan doona jabuti. Wxan jclahy markay leeyhin wxaan ka idhi wxa lga yidhi hhhhh.
@mohamedabdullahi5309
@mohamedabdullahi5309 5 жыл бұрын
Rer jabuti wlahi waan jecalay barigaan tahriib ku maray wey i sharfen dadkaan iidinku jacelahay nolaada from Dds
@Yuna-dk3gi
@Yuna-dk3gi 5 жыл бұрын
Wani jecelnahah anagana lakin dds ma fahmin maxa ka wada
@mohamedabdullahi5309
@mohamedabdullahi5309 5 жыл бұрын
@@Yuna-dk3gi kilalka wlal DDS
@Yuna-dk3gi
@Yuna-dk3gi 5 жыл бұрын
@@mohamedabdullahi5309 haa ok walaal
@karimaqli9410
@karimaqli9410 4 жыл бұрын
Ma laga tahriba jabuti
@fodtv9911
@fodtv9911 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭i miss my home Djiboutibu Jacaylkayki yala
@Nadia4wrld
@Nadia4wrld 4 жыл бұрын
Same bro I miss my home country 😩
@fodtv9911
@fodtv9911 4 жыл бұрын
@@Nadia4wrld 🇩🇯😴😭😭😭😭😭 💐
@Nadia4wrld
@Nadia4wrld 4 жыл бұрын
@@fodtv9911 we can go soon don’t worry
@fodtv9911
@fodtv9911 4 жыл бұрын
@@Nadia4wrld Ncha allah if allah wants to, sister.🌹🙂💐
@Nadia4wrld
@Nadia4wrld 4 жыл бұрын
@@fodtv9911 thx
@cirofedhchennel1307
@cirofedhchennel1307 5 жыл бұрын
kkkkkk Reer jbouti xataa waayeelkooda ayaa shidan
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
Vive djibouti
@medhassan2788
@medhassan2788 4 жыл бұрын
Très drôle WoW 😂😂
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 6 ай бұрын
yaawaaye.as yartayarta gabadha yariiseey nicmaturabi tanaa layiraah yartayarta
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk goorman dibi shaqo ku lahayn sowtaad askariga ahayd
@inacumar170
@inacumar170 4 жыл бұрын
2020 from Somaliland ❤
@asiaahmed526
@asiaahmed526 4 жыл бұрын
Wan rajeen inaan imaado jbuuti melanjeclhy
@kadraomar2825
@kadraomar2825 4 жыл бұрын
Ma mocoyda ban u eeKadey oo wan yara habash habash leeyay 🤣🤣🤣🤣qosol ikuma hadhin😄😄😄
@dr.bilaniitaahmed6306
@dr.bilaniitaahmed6306 5 жыл бұрын
Xoriyo waa qosol wlahi noolow MaMa
@mohamedhousseinali7421
@mohamedhousseinali7421 4 жыл бұрын
Loooll DUMARKA SOMAALİYED HADEY XİNASAN WA DANGEROUS WALLAHI
@adeniidow3556
@adeniidow3556 5 жыл бұрын
Oday somali wacato hooyo somalina Masha allah yaab😂
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Shukri Iidow ASC wll subscribe isar
@habonoumar569
@habonoumar569 5 жыл бұрын
Hoyada caasriga weyan
@nimcokhadar7240
@nimcokhadar7240 4 жыл бұрын
Reer jabuti 😂😂😂😂😂🤘🏽
@guled_ansaari1525
@guled_ansaari1525 5 жыл бұрын
Waad kudhiman lugahyga kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂 Ala peeerka wllhi
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 жыл бұрын
Wll subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 6 ай бұрын
yyyyyyyyyyyyyyy, magacay nanaysahey yartaanaa tanaa tii haweendumaar inta hee hee yariiseey qiimobadandumaroo qatraan tirinaayey kaama yaraysti iyaa saanaan tawadaa
@majortuure1822
@majortuure1822 4 жыл бұрын
Habartaan hollywood kee gashay
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
Hadad qooqdey oon ku cuntami wayey bay tiri maad ishegtid ana ku dhisi lahaye🤔🤔 hadal weyn weeye wllhi
@cirofedhchennel1307
@cirofedhchennel1307 5 жыл бұрын
Marwo Ayaan kkkkk
@axmeddheereoffical7115
@axmeddheereoffical7115 3 жыл бұрын
Marwo ayaan adiga ninkaaga naag kale ma uguurin leheet yaa ukhtii
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
Mamadaan adabaan ujeclahay m.a❤🎉🎉
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
Jecliya djibouti ha dibilsyso kkkkkkkkk
@somaliahanoolaato2323
@somaliahanoolaato2323 5 жыл бұрын
Run miyaa hooyooyinku inay sidaa u masayraan mise waa dumarka reer jabuuti oo kaliya
@leyloqurax6420
@leyloqurax6420 5 жыл бұрын
Maye.waa.dumarkoo.dhan.walal
@hamdimiguil114
@hamdimiguil114 4 жыл бұрын
Ado somaliya Inan noloshu somalida ina wax lagaga shego wa ceeb ...😉🤔
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 жыл бұрын
Islaantu saw tii maqneeyd ee iloowdey odeyga imikay hinaastey
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 4 жыл бұрын
Ma macowda ayan uuu eegaday😂
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
reer jabuuti noolada😀😀😀
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 6 ай бұрын
yartaan baaba laga yiraahdaa haweendumar iyaa iyaa nonseseseseseses tii lag soo dhaweystoo dooqoo jeclaadayoo dumaar qatraaycadayyarey qaraneey murwodumaroo iyaa yaruiiseey nacam nin nololba hEehEE
@abdirahmancaqilyare2369
@abdirahmancaqilyare2369 4 жыл бұрын
Esh calaa ruwayad kkkkkk
@mohamedtriik4962
@mohamedtriik4962 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk yes ok
@munacady1542
@munacady1542 4 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯💋💋💋🤣🤣🤣 mashallh hhhhhhhhh
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
Wllhi ka wax baryaya wxu ixasuusiyey midan wllo nahay hooyo siduu ubaryo🤣🤣🤣
@halsuaalchannel3039
@halsuaalchannel3039 5 жыл бұрын
Marwo Ayaan muqayil miyaa
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
@@halsuaalchannel3039 may lkn Dee wax kaluu ku falla
@mrsayid3640
@mrsayid3640 4 жыл бұрын
😂😂😂 Heee miyaad nacday baryadiisa waar orad naftaada u shaqo tag ku dheh dee hooyo waxaa dhib ugu filan intay kusoo korisay maanta bilaahi calaykum ha dhibin Dibna hawgu soo noqon hadii aanad iyada subag iyo malab ba aaadan afka ugu shubi karayn
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Al maamad waa qosul 👏👏👏😄❤️👽👐👐👐
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 жыл бұрын
Aniga aya ku shegi hesta ay kuso gashu riwayadu wa hees arosa waxay ka bilabanta ilawad quruxey aman badaney sidi ubixi udgun badaney waxan aminaay ku un bixila adigu uriidaayda noqdu ubad dhala inataban kahaya fadlan
@nimcoyusuf681
@nimcoyusuf681 5 жыл бұрын
Waan isqabnaa hhhhhhh
@Maxamuudadan-nm4zw
@Maxamuudadan-nm4zw 3 жыл бұрын
Maashalah 👈👌👌👏👏👏👏
@thegalabs
@thegalabs Жыл бұрын
Reer jabuutigu wey is cadaabeen walahi. Kkkk meeshu waa kulayl haddana intaa sigaar iyo coke ayay cabayaan... waa naarullahi. Kkkk
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 5 жыл бұрын
Fantadi dalkayga u xisay qorma fanto an Cabo igu dhanbeysay
@arafatabdirahman3368
@arafatabdirahman3368 3 жыл бұрын
Kkkkk wayku qaba Tay miskiinka markasu dibidii dakhtarka malageyey ubadalay sheekada xariif
@sagalali5983
@sagalali5983 4 жыл бұрын
Waa islaan fariida
@simansiman4012
@simansiman4012 4 жыл бұрын
Good answer naa ma anaa ku qaba mise adi waan is qabnaa
@kingahmeddamso8791
@kingahmeddamso8791 4 жыл бұрын
Oui ce possible
@abdikanimuse1307
@abdikanimuse1307 Жыл бұрын
Alla hablihii maxaa laga waalay
@cirofedhchennel1307
@cirofedhchennel1307 5 жыл бұрын
ilove jbouti
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 4 жыл бұрын
Islaantu waa cajiib kulaah taad fodoneyso ma mid iga quruxbadanba
@najiib2235
@najiib2235 5 жыл бұрын
Alaa maxan qoslay waxuu idhi 29ayad ahyden adan kaqatay sidad igu sogashay wad ogtahy
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 жыл бұрын
Subscribe igu caawi abyo plz
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Matan yartaanaa wadayarwadajir xamar 5555555555555555555555555555
@mustafeashur5355
@mustafeashur5355 4 жыл бұрын
Ma Mocoydaa ayan u ekaday
@abdallaahmed9032
@abdallaahmed9032 4 жыл бұрын
Hhhhhhh wlh Qosol miiran
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
3:44 Ma mocoyda baan u eekaaday oo waan yar habash habash leeyey🤣🤣🤣🤣
@khalidloekhalidloe7039
@khalidloekhalidloe7039 4 жыл бұрын
Wonderful this video
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Waan isqabnaa
@mustaferoble
@mustaferoble 4 жыл бұрын
hihh misuktaa laga ga fadhiyey hhh kubkayga dee dibida hhh
@fathiyaamiinabdi-wx6of
@fathiyaamiinabdi-wx6of 9 ай бұрын
❤😂
@bintusomaalchannel2645
@bintusomaalchannel2645 5 жыл бұрын
Way duqowday kayiraahdeen hhhhhh
@YasminAli-ci7do
@YasminAli-ci7do 13 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Lol xoriyo role kasta way taqaan 😂😂
@user-tu3sb7gt5p
@user-tu3sb7gt5p 11 ай бұрын
😢😢😢.
@haniimaxmud488
@haniimaxmud488 7 ай бұрын
After?? MN V
@qureeshaahmed6983
@qureeshaahmed6983 5 жыл бұрын
Kubkaa May leedahy
@cirofedhchennel1307
@cirofedhchennel1307 5 жыл бұрын
Qureesha Ahmed kkkkkk
@yussufbishar3979
@yussufbishar3979 Жыл бұрын
Wanisqabnaaa🤣🤣🤣🤣
@YasminAli-ci7do
@YasminAli-ci7do 13 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤🤣🤣😮😅
@kalwais7880
@kalwais7880 4 жыл бұрын
My people WAlhi safad maha😂😂🤣
@jufsrdaghyijfrazdsfujngfgo2153
@jufsrdaghyijfrazdsfujngfgo2153 4 жыл бұрын
🔔🎪Haddii aad rabto inaad ku noolaato nolol nabad iyo barwaaqo leh waa inaad aqbashaa diinta Sananaatan🌻🙏
@cabdiasiisxaajinuur2687
@cabdiasiisxaajinuur2687 5 жыл бұрын
Cidlaan salaaxaayay kulahaa mamada way iga badisay wlhi
@bintusomaalchannel2645
@bintusomaalchannel2645 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh ma macow daaban uekaaday
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 жыл бұрын
Abayo isoo booqo
@bintusomaalchannel2645
@bintusomaalchannel2645 5 жыл бұрын
@@umamuzamilcooking3866 sidookale adnah wll
@bintusomaalchannel2645
@bintusomaalchannel2645 5 жыл бұрын
Wanku sooboqday xbbti
@kadmd
@kadmd 5 жыл бұрын
Dégage Facebookga hanka ciyaro 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk alla maxaaan qosley hooyadey xitaa lalama guursan
@nimasahal5320
@nimasahal5320 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@cigaalmohamed1585
@cigaalmohamed1585 5 жыл бұрын
Wlhi sidaan barafka usaraan ayuu saaraya nin hooyadii baryarayaa luguhuu u duugaa laba cisho ka horbaa loo duug duugaaye
@cirofedhchennel1307
@cirofedhchennel1307 5 жыл бұрын
ruwayada shidanbey matalan
@Abdi99999
@Abdi99999 5 жыл бұрын
heesta kuso galeyso iisheega plz magaceeda
@xidigajacaylkabashiir7120
@xidigajacaylkabashiir7120 5 жыл бұрын
DJ khaalid
@abdiqays7136
@abdiqays7136 4 жыл бұрын
Magool iyo sulfa heesta ilwaad qurux
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 5 жыл бұрын
Walayal waxad isheegtan qof anheysan sharciga jabuuti miyuu guri ka gadan karaa
@fartunsid1915
@fartunsid1915 5 жыл бұрын
Walal mey
@Hhaysdhibinwaliga
@Hhaysdhibinwaliga 5 жыл бұрын
Maya wll
@noorhassan2847
@noorhassan2847 5 жыл бұрын
Haa waad ka iibsan kartaa aduunkii money talks today midda kale sharcigana waad iibsan kartaa wax wyn maaha hhh
@saynabjaamac3943
@saynabjaamac3943 5 жыл бұрын
Maxad ku fali meesha kuulul e nolosheeda adagtahay e diimiska wayn meel kale ka raadso wllo
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 5 жыл бұрын
Wad mahadstihi inta iso jawabtey
@umucamaaroficial393
@umucamaaroficial393 4 жыл бұрын
Kkkk
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
JABUUTI HARGEYA AYAA KA WACAN EE AYADA DEGAAN KA RAADSO
@saynabjaamac3943
@saynabjaamac3943 5 жыл бұрын
Been mad sheegin
@ssdisse6701
@ssdisse6701 5 жыл бұрын
Waxaas meesha maxaa keenay.adeer jabuuti waa dubai.hargeisa iyo waxaas ag dhigaysid bal eeg.
@sawsanlucky5047
@sawsanlucky5047 4 жыл бұрын
@@ssdisse6701 boqor Iska dhab
@haniimaxmud488
@haniimaxmud488 7 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sumayaisman8022
@sumayaisman8022 5 жыл бұрын
Waan is qabnaa waleee waa runteeed hhhhhhhhhh
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 4 жыл бұрын
Ninkani muxuu la qaylyaa
@rayangouled6154
@rayangouled6154 4 жыл бұрын
🤣🤣😂😂😥😥
@qureeshaahmed6983
@qureeshaahmed6983 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@mahdiyaahmed1194
@mahdiyaahmed1194 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@sicidasicida7469
@sicidasicida7469 4 жыл бұрын
Fnac.
@yurubalijaamac1164
@yurubalijaamac1164 3 жыл бұрын
FCC
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 6 ай бұрын
@amiramhmd4719
@amiramhmd4719 4 жыл бұрын
🤣 🤣 🤣 🤣 🤣
@abdirhmnismail6831
@abdirhmnismail6831 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@ajmank1626
@ajmank1626 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS EPISODE 8
13:54
RTD WEB TV
Рет қаралды 187 М.
Tib Iyo Moye (Kal & Mooy)
17:20
Universal TV
Рет қаралды 727 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 41 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 33 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS EPISODE 5
13:44
RTD WEB TV
Рет қаралды 241 М.
Ruwayaadi Ugu Qosolka Badnayd Saydhiye Iyo Jawaan Iyo Sooraan Ee Wadaada
21:13
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 506 М.
RTD: TELE FILM SOMALI  16 / 05 / 2021
1:16:52
RTD WEB TV
Рет қаралды 847 М.
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 24
14:59
RTD WEB TV
Рет қаралды 152 М.
Iga Durug- Sheeko gaaban
14:18
Universal TV
Рет қаралды 164 М.
Djibouti: Telefilm Somali Shaqo Baajiye
1:01:56
Assajog Studio
Рет қаралды 180 М.
Riwaayad Jabuutiyaan  Hooyo ayaa Tiri
21:42
Universal TV
Рет қаралды 100 М.
GABADH IYO SODOH Q  2aad
19:54
Djib Medias
Рет қаралды 143 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 41 МЛН