Runta Iyo Beenta Iyo Daraawiish Kii Runta Adeegsan Jiray Nuur Warsama Yoonis Gambool Idaajaa Dhaqan

  Рет қаралды 44,197

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 62
@liibaanoday
@liibaanoday 4 ай бұрын
Alle ha u nxrsto Nuur warsame yonis gambool
@user-rj5td4vk5m
@user-rj5td4vk5m 4 ай бұрын
Allha kunaxaristo awowe nuur gmbool qabrigahakuwaasiciyo awowe mcn
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 3 жыл бұрын
allow ku naxariiso nuur gambool. idaajaa isagana cimrigiisa allaha ubarakeeyo
@user-rj5td4vk5m
@user-rj5td4vk5m 4 ай бұрын
Aamin aamin
@abdikadirabshir8714
@abdikadirabshir8714 11 ай бұрын
Gambool alle haku naxariisto awoowgay hooyo ayuu ahaa allow wadadiisii imari
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 5 ай бұрын
Aamiin illaahey how naxariisto awoowe Ganbool
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 жыл бұрын
Kkkkkk Allaahu Akbar illaahay ha u naxariisto runtaana janadiisa ha ugu deeqo.
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Rahmanku haw naxaristo marxumka janadii fardawsana ha geyo aamiin
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Qoraal kii ugu horeeyey bn yahy... Allow kuwa Runta sheega nagu dar...Runta Jannaa lagu helaa...Beentana Naar.. Mhdsnid Abwaan Idaajaa.
@capdalacomapany2532
@capdalacomapany2532 2 жыл бұрын
idaaja waa oday da! ah maasha allah cimri dheer iyo cibaado badan
@user-et1uo9qb8m
@user-et1uo9qb8m 4 ай бұрын
gambool waa awoowahy ilaahy hawnaxariisto gambool warsame yoonis
@harunsaiddiraac9397
@harunsaiddiraac9397 3 жыл бұрын
@Qarni joog keep posting this wonder ful awesomes Idaajaa is a great philospher and story teller!
@user-li3lr6dg5o
@user-li3lr6dg5o 22 күн бұрын
Awoowe Allh haku naxariisto
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s 7 ай бұрын
Gacan ku dhiiglayaasha dooni meyno
@azizaabdi604
@azizaabdi604 2 жыл бұрын
Abwaan faarax idaajaa alle ha ku xiftiyo
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 5 ай бұрын
AwoowgeyGanbool illaahey how naxariisto
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
wwww hidihii iyo dhaqankii somaaliyeed horey usocta
@ahmedmohamedmohamoud415
@ahmedmohamedmohamoud415 Жыл бұрын
Gambool maalinki koowaad aan noloshay maqlo baan ka helayo sheekadiisa Waxa nooga sheekeyay macalinkaygi dugsiga sare ee suugaanta ABWAAN SICIID BIID oo AWOOWO loo yaqaanay alle ha u naxriisto maclinkaygi wuxuu sanadkii 2020 ku geeriyooday magaalada jig jiga 🤦‍♂️🤲
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
Allah Ha U Naxariisto
@ahmedmohamedmohamoud415
@ahmedmohamedmohamoud415 Жыл бұрын
@@Qarnijoog amen amen
@Abdirahman_ali17
@Abdirahman_ali17 2 жыл бұрын
Gambool ❤️
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 3 жыл бұрын
Gambool warasadiisu waxay ku noolyihiin garowe waana qoys caana Waa miraha dhowrsanaanta.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Share U Dheh Bro Thanks 🙏
@haruncabdi5360
@haruncabdi5360 3 жыл бұрын
Anaa kamid ah
@abwaanabdirizakahmedbarre3604
@abwaanabdirizakahmedbarre3604 3 жыл бұрын
Waa awoowahy ganbool warsame yoonis Cali
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Waxa Sidaas Dhahay Dhowr Qof Oo Uu Walid U Yahay
@abdiazhraf6738
@abdiazhraf6738 3 жыл бұрын
Qarni joog wa janal an aad ugu xidhnaHy alle hku xafdo
@haruncabdi5360
@haruncabdi5360 3 жыл бұрын
AWOOWAHAY RUN AH NUUR WARSAME YOONIS GANBOOL
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Nasiib Masha Allah Legend Gambool
@haruncabdi5360
@haruncabdi5360 3 жыл бұрын
Wax lagu faano waayahay tnx lph
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
@@haruncabdi5360 ilaahay run sheegiisii haku geeyo janada darajada ugu sareysa insha Alllah.
@haruncabdi5360
@haruncabdi5360 3 жыл бұрын
@@Tasniim1 Aamiin byo
@fardowsocismaan9390
@fardowsocismaan9390 3 жыл бұрын
Asc
@user-gv7ym1pv3o
@user-gv7ym1pv3o 3 жыл бұрын
جزاك الله خير
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 жыл бұрын
Hore u socda. Bahda Qarni Joog
@ZakariaAbass-gs5gu
@ZakariaAbass-gs5gu 4 ай бұрын
Just wow❤
@yaasiinciise6342
@yaasiinciise6342 2 жыл бұрын
"Haddaan dibi xiran danti furnayn dabna waa shidnaa dibina waa xirnaa" saas weeye muritdu
@ismalure-25
@ismalure-25 2 жыл бұрын
🤣😅😆😁😂 walhi waan ku qoslay ninkaas run sheegnimadiisa walibo xigmad ayaa ka buuxdo hadalkiisa
@user-gv7ym1pv3o
@user-gv7ym1pv3o 3 жыл бұрын
مانشاء الله
@mucaadmohamed1683
@mucaadmohamed1683 2 жыл бұрын
"Nin aniga ihaya gambool madoono"👌
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Kkkkkk
@jarfof
@jarfof 3 жыл бұрын
Gaalada waqtigey heeysatay dadka ineey dhihi jiren ninki wax soodila oo xabsiga lagaliya oo hadana wiilkiso wax dilay laga kor keeno geesi geesi dhalay labaduba halasidayo sheeko ilahey baalonolyahay xabsi cid uguma jurnolugtan kajabee maluudi karee luuley laan roobal iikeney
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
Qarni joog walal halkeen lamabarkaga ka helaa
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
+25261 5643906
@Khadar-Ali
@Khadar-Ali 3 жыл бұрын
ℝ𝕪𝕣...𝕥𝕪𝕣
@osamaahmed6846
@osamaahmed6846 3 жыл бұрын
Machadka Damaj Islamic Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo Joogta Soomaaliyeed Bushaaro Bushaaro, dhamaan dadka Soomaaliyeed ee jecel barashada Diinta Islaamka iyo Quraanka Kariim lagu war galinayaa in Machadka Damaj Islamic Online oo horey looga bartay waxbarasho tayadeeda lagu tanaaday hada kusoo kordhiyay waxbarasho Online ah. Machadka Damaj Islamic Online ayaana kuu suurto galiyay in aad wax barato goob kasta oo dunida ka joogto adiga oo ku sugan gurigaaga, xafiiskaaga iyo goob kasta aad joogto, waxa uuna machadka wax kugu barayaa qaab Online ah. Casharada Dugsiga ka baran karto waxaa kamid ah Quraanka kariimka ah, Higaad,Ducooyin(adkaar),Axaadiis,Tafsiirka quraanka,Siiro,Luuqda carabiga,Fiqhi. Waxii Faah faahin ah kala xidhiidh WhatsApp , Viber iyo Skype Numbaradan +252633240932 +252634615390
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 2 жыл бұрын
Maantanah qofka runtah sheegah baa loogu nacabyahay beentanah loo jacal yahay aduunyo
@wadanisomaliyed3267
@wadanisomaliyed3267 3 жыл бұрын
Allaha ku danbi dhaafo subscribe ii saar.
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Qolyahay dooxada Nugaasha ku muruntay waxay ahayd dhulbahante vs majeerteen !
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
Xog Ba Heysa
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
@@Qarnijoog hh! Ka waran maanta nin ka dhahaya halkan xad ingiriis baa mara ,iyadoo ragii waagaa noolaa yidhaahdeen " Anigu ma arag meel harti xad ku kala leeyahay "
@burhaanmahamud3536
@burhaanmahamud3536 3 жыл бұрын
Rageedii baad tahay zxb qaarbaa dadka wax aan wuxuu yahay lagaranayn kasheekeeya oo camal la,aan lasoo fadhiya
Sheekadii Geydho iyo Guhaad Sheeko Dhaqameed Cajiib Ah Qarni Joog
16:05
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 38 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
DHAQANKA IYO HIDAHA 362-- 366  AXMED FAARAX IDAAJAA
48:32
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 230 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН