Ruto oo dhageystay dareenka shacabkiisa & shacabka Somalia oo Madax Tamashle ku jira kala xigsanaysa

  Рет қаралды 33,856

Gaylan Media

22 күн бұрын

Ruto oo dhageystay dareenka shacabkiisa, & shacabka Soomaalida oo hoggaamiyayal Tamashle ku jira kala xigsanaysa

Пікірлер: 80
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 21 күн бұрын
Soomaaliya waxay aduunka UGA hadhay waa qabyaalad, shacabka soomaaliyeed 85% qabiil qabyaalad ayey ku fanaan
@mohamedibrahim7236
@mohamedibrahim7236 21 күн бұрын
somalidu haduu barafasoor yahay iyo hadii uu sheekh yahay waxaa ka dhaadhacsan xoolaha dowlada iney xalaal tahay oo ay dadka somaliyed boqolkiiba 99 ay qabiil ka dambeeyaan keenyaanku qabiil mayaqaanaan ruto xitaa dadkiisa ayaa kasoo horjeestay somaliyey qabiil afartan sano wax tari waa ee hurdada ka kaca
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 20 күн бұрын
Sifican hawiye iyo daarood lee micnaha wadani maaha somalidu balo idin dartay
@seed3966
@seed3966 17 күн бұрын
Aad iyo aad waa run dheh
@nuurdiinxasancabdigashiin2961
@nuurdiinxasancabdigashiin2961 21 күн бұрын
Asalaamu caleykum Ku biloow wararka
@abdirizakahmed2801
@abdirizakahmed2801 22 күн бұрын
Qaybta somalida
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 21 күн бұрын
soomaaliya reer ssc ba kanool oo reeryadi gumeysiga diiday iyo lacagtoodi layskaguran jirey oo gaalo raacyada idoor iskaxoreyay maashaa allaah
@abdirizakibrahim4671
@abdirizakibrahim4671 22 күн бұрын
Gylan fadlan warar kenya tabintaada kuso badhi saxib Shukran
@mohameddiisbille6710
@mohameddiisbille6710 21 күн бұрын
Waa marki labad wayo marki 1aad wa kibaki time
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 21 күн бұрын
Ma arki donaa madax tooyadaa oo lodaatay kacdoon Shacab awgi illahow natusi taas ❤❤
@aweyscadexsn5526
@aweyscadexsn5526 21 күн бұрын
habaar mise duco 30 sano oo kale oo dagaal ah miyaa hadane😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 21 күн бұрын
@@aweyscadexsn5526habaar Ma Aha Xagee ka dhacday Dhamaan dowladii Somalia ee Somali Soodooratay In MD Hassan sheikh Qabyaalad ka dhigo Intee ka dhacday Halyeeyadii Somalia Qabuurahoda Dib loosoo Fago
@ShacraawiIsmaciil
@ShacraawiIsmaciil 21 күн бұрын
Madaxweyne daacada
@NajiibMohame
@NajiibMohame 16 күн бұрын
allow madaxweyna dacada
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 21 күн бұрын
Waa Dad Aan Hurdin Sida Soomaalidookale,Soomaalida Nin Wasiirah oo Tuugah Waxkamasheegi kartid,Waxaa Difaacaya Mid Ay ilma,Adeer yihiin,Oo Qabiil Kaliya kudifaacaya,Oo,Aan Fiirinaynin Dhibaatada Dalka iyo Dadkaba uu kuhayo,Xataa Kandifaacaya Wax Danah Umahaayo,Dhaqaalahaas uu Dhacayana Waxka,uusiinmaayo,Waxaana Sabab U,Ah JAHLI iyo QABYAALAD isbiirsaday,Waxaan Kutalinlahaa In Wariyayaashu Ay Wacyigalinta Badiyaan,Mahadsanidiin
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 21 күн бұрын
Sbbta Kenya burburisay qaa bangiga IMF , oo ah Musiibo
@yunismacalim2542
@yunismacalim2542 21 күн бұрын
This is the second time in history please not the first
@Ahmedadow09
@Ahmedadow09 21 күн бұрын
Markii ugu horesay ma ahan Mar hore ayay dhacday tanoo kale 2005 waqtigii kibaki
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 21 күн бұрын
QABIIL iyo Qori lagu dheehay isu quuri waa iyo QUURSI ayaan kaalinta koowaad kaga jirnaa adduunka.
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 21 күн бұрын
Yaad u sheegaysaa Gaylanoow?! Adiga ayaa koow ka ah, waayo waxa aad ka hoos shaqaysaa "Saciid-Deni", oo ah kaligii taliye musuqmaasuq & maamul-xumo ku caan baxay.
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 20 күн бұрын
Wataa dhiigi ku qaaday kuma dhigo laandhere kkkkkkk saas ku wad ilaa qiyaamaha
@zahramohamedcadey7108
@zahramohamedcadey7108 21 күн бұрын
Dhalinyaradii Somaliyeed waxay bareen qabyaalad laakiin.dhalinyaro kenya waxay ku koraan waddan jacayl laakiin somali waxay ku koraan qabyaalad jecel isku mid ma noqon karaan dhalinyaradaas Marka. My opinion
@abdirahmanhassanaden5284
@abdirahmanhassanaden5284 21 күн бұрын
Ma ahan markii uhoreeysay Oo waziirro lakaladiro Kenya waxaa jirtay mar kahoreey say ooo ah xiligii kubaaki
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 21 күн бұрын
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 21 күн бұрын
Ninkaan weriye miyaa mise siyaasi?🤣🙆‍♂️
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 20 күн бұрын
Wariye waa siyaasi... shaqadiisa ayaaba ah ..waxaad moodaa inaad si nacasnimo ku jirto aad su'aasha u keentay
@mohamedalijoho
@mohamedalijoho 22 күн бұрын
Mwai kibaki ayaa uguhoree 2005
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 21 күн бұрын
Xasan munaafaq wili ma ogan shacabka xuquqda uleyahy taane waxay kasocotaa shacabka oo an wili isku dubneyn alle ha mideyo shacabka somaliyed amiin dhaha
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 21 күн бұрын
dowlada xasan sheekh wa fadhiid wa hadalki ugu runta badnaa dee soomaalina way ogyihin
@saja9892
@saja9892 21 күн бұрын
@user-ok7yy4ou3faamus dayuusad yahay daaroodkaaga maahane xooloyohoy maanta hadaad dad dhiigii ku nooshahay dalkaan haduu burburi adigaba wuu kaa burburin xaaraan maraagto laakiin hadaad itoobiyaan tahay waad rabtaa inay soomaali baa’bado maalmahaan soomaali waa lagu wada hadlayey
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 21 күн бұрын
Maxaa soomaalida Sidaas udiiday inay danaha shacabkooda Ka shaqeeyaan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 21 күн бұрын
MD Hassan Sheikh Wuxuu Ka Shaqeeyey In Caasimada Somalia Inuu Ka Dhigo Caasimad Qabiilkiisa Leeyahay Oo hadii Shacabka Ku dhibaateyo Meydadkooda uu Fakto In Aan lagu Dhex Hadli karin Dowladii Dhameeyd ee Dalka Iyo Shacabka Somaliyeed Lageyd Inuu Ka Dhigo madaxweyne Ilaa Ispasiini ama dhul xaaqe Inuu MD Hassan sheikh Keligiis Matalo yaab Anagaa Aragnay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 21 күн бұрын
mareykan ba kadambeeyay oo soomaali kudulmin rabay mudaharaadka oo laguso dhuunto
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 22 күн бұрын
Maxa kabaran karna arinka kenya?
@user-le3ki9dp5f
@user-le3ki9dp5f 21 күн бұрын
Anaga wasiiradeena yaa wax u dirsada Xassan wuu Ka maarmay waa keligiis duul ( shattle flights ) aan natiijo iyo dhamaan midna lahayn iyo sahay Safar . Xassanow is casil maanta lacag uma ciil qabtid Bahamas iska deg sifa ay Somali kuu hilmaanto
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 21 күн бұрын
Aan aragno natiijafa
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 21 күн бұрын
Kenya dad ayaa dagan iyo Tanzania sambia luzaka wadamadaas af kiswahaliga lagaga hadlo waa dad dun xariir leh xabashida afka qadhmuun wy dhaamaan
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 20 күн бұрын
Hawiye intaa yaa fahansinaya dowlad nimada waxeey tahay
@suadfarah5701
@suadfarah5701 21 күн бұрын
kenya shacabkaa soo doortay Ruto. Soomaaliyana 4.5. shacabka soomaaliyeed waxaa qarkood ka reebay qabyaala xadkabax ah.
@enghassansaid9814
@enghassansaid9814 22 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Shacabka qabuuraha ayaa lagala so baxaa 😢 .
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 21 күн бұрын
Shacabka somaliya xadi xaqodha ukacaan.wadanka wuu xagagaya
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 20 күн бұрын
Dan kama laha sacabka somalidu iyagaa isku muuqda hawiye iyo daarood micnaha naceebka isku qabaan waxeey ka dor bidayaan in galadu la wareegto wadanka nabadeey balo idin dartay
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 19 күн бұрын
Asc allow allow badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-un4yj1xu6j
@user-un4yj1xu6j 21 күн бұрын
War qofkaanu waa cbb nacasa weliba qabyaaladu dilootay
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 21 күн бұрын
Kwrn the failed state of Africa
@mohamedabdullahi2356
@mohamedabdullahi2356 21 күн бұрын
Somalia wili dowlad manoqon qabil daqanlee
@mohamedomar-sx9oh
@mohamedomar-sx9oh 21 күн бұрын
Dadka waxas sameeya ee abaraha bulshada ka difaca cidisa kawbad ka tahay
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 21 күн бұрын
Qabyaaladda iyo qoriga Qabiilka ayaa na naafeeyay oo Soomaaliya ka dhigay FADHIID aan meelna gaaraynin.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 21 күн бұрын
Ala Muuqaalkaan maxuu wacyigayga Badalay.. Mahadsanid Mudand Gaylan
@Abdinoor51
@Abdinoor51 21 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 dawlad kama jirto,shacabkuna maaha dad saxal baxsan, waa dad cudur qabyaalad la dhaho uu diley
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 21 күн бұрын
Somalia xornimo kama jirto iyo dowladba
@user-xr9my8rg3j
@user-xr9my8rg3j 22 күн бұрын
Gaylan❤❤❤
@dahirali5436
@dahirali5436 22 күн бұрын
Sax waa heerka qabyaalad Soomali
@ogaalkadadweynaha9992
@ogaalkadadweynaha9992 21 күн бұрын
Walaal somalia sida kenya ma noqon karto Waxaan kala nahay Reer muqdisho Reer puntland Reer Jubaland Hirshabeele KGS Galmudug Hadaba bal isweydii midkasta dawlad buu leeyahy oo ka madax banaan dawlad dhexe sidey dadkaasi isku dan iyo isku duruuf ku noqon karaan Dhalinta soomaaliyeed dawlad maleh ee dadka dawladaha leh hala bar bar dhigin Hadii ay iyagu midoobi lahaayeen gobol gobol odayaal imaan beelay umay qeybsadeen
@ShaahbanMohammed
@ShaahbanMohammed 21 күн бұрын
🫶🙏🙏🙏✅
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 22 күн бұрын
Raysal wasaarahe xamsana waa inuu kala diraa wasiirada ganacsada tiktokarada iyo daba dhilfyada is kugu jira
@yunankkays3901
@yunankkays3901 21 күн бұрын
😁somalinimadu waxay wacan tahay marka naftada ka bilow did shalay marka farmaajo doorasha qabo laga karin wayay kaliya waa khaldan tahay xadan u dhihin cag sideed isku koox ahadeen wana ku qanac saneed kuwa maanta jooga nah sidaan bay ku qanac san yihiin FG: maahi ina qolo gaar ah difaaca ama nec bahay lkn xaqiiqa ah qofka somaliga ah in uusan xumaan u arkin marka koox uu ku qanac san yahay wax kasta qasayan lkn qolyaha kale xuman tooda uu arko
@ugaasmedia7987
@ugaasmedia7987 22 күн бұрын
Guul Ssc-khaatumo
@guuldoon1
@guuldoon1 21 күн бұрын
Faarax shacabka adoo kalaa kala qaybinaaya oo labo madaxwayne midna wanaag ugu sheegayo midna nacsiinayo oo xumaantiisa faafinayo waana qabyalada adiga ku qaaaday ee aad faafiso ayaa shacabkana bartay noocaaga ayaa shacabka waalay Sheekh mustafe aya yiri dowlad tabar yar waxay ka wanagsan tahay dowalad la,aaan
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 21 күн бұрын
Dawlada meesha ma joogto wll😊
@guuldoon1
@guuldoon1 21 күн бұрын
@@alcamaarifardo7334 orod tahriib walal anagaa dowlada ku qanacsan 2010 iyo maanta qofkii jogay xamar ayaa dareemi kara isbadalka
@40Durkiya
@40Durkiya 22 күн бұрын
Kaaf iyo kala dheeri
@user-vq7ir2vu2v
@user-vq7ir2vu2v 21 күн бұрын
Wilyam ruto iyo soomaaliya waxay ukalamuqdan dawlad io Qawlaysato kamacasha dhiiga shacabka . Balse ilahay hagaransiyo shacabka inay iyagu yihiin dawlad
@Hunger388
@Hunger388 21 күн бұрын
this is true wallahi
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 21 күн бұрын
Dhalinyarada Soomaaliyeed Dushooda ayaa Siyaasiyintu ku Dul Shaxayaan Musiibaa na Haysta
@ashahassan8878
@ashahassan8878 21 күн бұрын
Soomaalidu markey miyir qabtey waxay ku maahmaahi jirtey raga waxaa ugu xun ciilkamakace iyo calooshi lacayaar labadaas sifo oo raga lagu caayi jirey ninka lehna aan wax tirsan bulshada ka ahayn yaa maanta soomaali u taliya waa ciilkamakacayaan oo nin faciisaa ama kaliita oo waliba gaal africaana oon kaadida iska dhaqin yaa farta ugu yeera ooy u hogtaab waxay rabaana ka saxiixda kuwii you foorara mayana ma dhihi karaane waxay ku bayootamaan waan idiin saxiixaynaaye hana soo bandhigina markaas yaa inta laga saxiixdo lagu baadaa oo lagu handadaa ooy gaalada adoon u yihiin mid cad iyo mid madawba waa calooshooda lacaayaaro oo waxaan calooshooda iyo reerahooda ahayn mayaqaanaan dal iyo dadna kama naxaan waxay xoogaa sandareero ah dhaafsadaan masiirka dalkooda iyo dadkooda shacabkuna waa istaahilaa waxa ku dhacaya qabyaalad yey diin kadhigteen ilaahay na waa ku ciqaabey oo 34 sano oo iskadabawareeg ah yuu kuriday waana siisocon hadaan latoobadkeenin ooynaan shucuubta aduunka kudayan darsin yaa ugu sugan shacabka soomaaliyeed kan keenta waxa ay sameeyeen laakiin soomaalidu waa dad xumaanta uin ku deyda een wanaaga aqoon sida loogu deydo
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 21 күн бұрын
Soomaalidu markey miyir qabtey 😢 İlaahayow iimaanki iyo damiirki iyo miyirkii Soomaali usoo celi اللهم ردنا اليك ردا جميلا
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 22 күн бұрын
Shacabka somalida wa xayawaan wa duli
@NuurAbdisamed-r2f
@NuurAbdisamed-r2f 21 күн бұрын
Nio ha ugafin umadda
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 21 күн бұрын
Waa runtii waxaanu nahay xayawaan daaqa cabsan siyaasiyiinta Soomaliyeed
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 21 күн бұрын
@@NuurAbdisamed-r2f uma gafin eee xaqa cadeya waxay tageeran daaliminta iyo xun dhamaantii
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 21 күн бұрын
@@Jaalejaale12 xagee lagu arkay qof kun qof oo shacab ah oo laleeyahay wa geesigii an godob lahayn? Ama caleemo qoyan lagu sodhawayn
@Fays2010
@Fays2010 21 күн бұрын
Ergeyga xyz oo wada ah caruurta mw Xasan Sh, kkkk. War ha dilin Rutto, kuwan Soomaali ba'saday ee inay boobaan dalkooda raba hala simin mw shacabkiisa la duuban. XSHM waa qabyo aan qabyaqladda & boobku ka dhamaan.
@user-un4yj1xu6j
@user-un4yj1xu6j 21 күн бұрын
Yahuu nacas beernlow cuqdadu dhimo maxa iska galay Kenya & Somalia
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 21 күн бұрын
Wll shacabka kenya iyo kan Aduunka iyo inaga ??? Waxa ino dhexeeya qaran! Iyo qabyaalad !!
@User7654suy
@User7654suy 21 күн бұрын
Dowladdaha afrikoo dhan fadhiidh hareeyey musuq.👎🏿👎🏿👎🏿
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc 21 күн бұрын
Xasan xaraash go’aan kaas maqadan kara hee waa asaga meydka baranaye 😅😅
@calisalaama4419
@calisalaama4419 21 күн бұрын
Gaylaanow,fariintaadu waycadahaye ilayn waatii soomaalidu hore uu tidhi ''Irbado la urururshay ayaa masaar noqda'e '' xogay dhalinyar ah iyo diyaarada inoosoo binbin.Xassan Burshe iyo Xamse Kaarshe aynu daaqada midkoodka tuurne.Hhhh. Salaan sare
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 9 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 46 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 9 МЛН